Wararkii u Danbeeyey Itoobiya oo Ka Cadhootay Xogo Been Abuur ah oo laga Baahiyay Heshiiskii bada ee

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 25 чер 2024

КОМЕНТАРІ • 97

  • @Internet_n_Things
    @Internet_n_Things 7 днів тому +14

    Xirsi Khaayin your days are numbered.

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 7 днів тому +5

    TaarTv Wariye qaaliya wanku salamay Alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤ Guul soomalilnd 💚🤍❤️ Guul ictiraafka jamuriyada barakeeysan soomalilnd 💚🤍❤️

  • @princesshawd6859
    @princesshawd6859 7 днів тому +6

    Somaliland guul iyo gobanimo

  • @najahdarajo4689
    @najahdarajo4689 7 днів тому +2

    Reer Waddani warkiina Waa lahaya

  • @aishabarakalaafikummahadss1670
    @aishabarakalaafikummahadss1670 7 днів тому +2

    Xirsi hadalkiisa waan ka wiwisaa anigu

  • @yaasir1936
    @yaasir1936 7 днів тому +3

    Xasan xabaalo qodo 😂😂 xaarkii ka dhamaaday

  • @engabdihussein7596
    @engabdihussein7596 7 днів тому

    Thanks so much Taar tv.

  • @user-rn8id1ym4u
    @user-rn8id1ym4u 7 днів тому +2

    Naga daa Dr caboolo warkisa

  • @najahdarajo4689
    @najahdarajo4689 7 днів тому +1

    Yamyam iyo Qadaadwayn Waashe

  • @AsliDucale-qi2ox
    @AsliDucale-qi2ox 7 днів тому

    Guul iyo Gobonimo Somaliand cadowgiina ha jabo ❤

  • @salemanhusseen9189
    @salemanhusseen9189 7 днів тому +1

    guuuuul sland

  • @user-rn8id1ym4u
    @user-rn8id1ym4u 7 днів тому +4

    Xirsi monafaaq no one bleave you

  • @CabdiMacalin-cl8sv
    @CabdiMacalin-cl8sv 6 днів тому +1

    Warwanag sen

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 7 днів тому +3

    Kkk isbedel

  • @XamseDahiir-u3t
    @XamseDahiir-u3t 7 днів тому +2

    Taar welcom

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 7 днів тому +1

    Xàsan garguurteh dhiqo waa fashilmay warkisu warkisa😂

  • @Maxamed51989
    @Maxamed51989 7 днів тому

    S/land guul iyo gobanimo❤❤❤❤

  • @KhadaryYusuf
    @KhadaryYusuf 7 днів тому +2

    HUWAN KALKAAL CARUUR LA HADLAYA....

  • @hassanelmi5405
    @hassanelmi5405 7 днів тому +1

    Xirsy toog

  • @Halgame334
    @Halgame334 7 днів тому +1

    TUUUG NUS MITIRA

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 7 днів тому +2

    Sheeko beeraley xirsiw hurdo kale keen

  • @user-cj4lc2zc8f
    @user-cj4lc2zc8f 7 днів тому +1

    Xirsi markuu hadlayo runtu wey ku adagtay

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 7 днів тому

    HASSAN DHIIQO ILLAEYE NAGAKA QAABYE OO IMAANKA KAA CARAR BERBERA RAAGA LAAHA BAA UU TASHADYE YAAHUU

  • @hassanwarso3764
    @hassanwarso3764 7 днів тому +1

    ❤❤❤❤

  • @fartuunfartuun8784
    @fartuunfartuun8784 7 днів тому +1

    Horta yaa xukuma alshababta ma qadar waa yaab

  • @nkm3449
    @nkm3449 22 години тому

    Walay ka tahay soo noqosho xassn gurguurow

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 7 днів тому +5

    Reer soomaalilaanoow ururka jar iska xoorka ah ee dhiigii ciidanka gacmaha kusita ee huwanta ah ildheer haloo yeesho

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 7 днів тому +3

    Guul soomaalilaan❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @mohamedadenahmed7644
    @mohamedadenahmed7644 7 днів тому +1

    Qodobka doorashada ayay ku qoran tahay in qofka codbixiyaha ah laga hubiyo isha iyo kaadhkiisaba kolkaa cidda diidan in qodobkaas lafuliyo si aan wax laysku qabsanini u iman isaga ayaan doorasho doonayn

  • @faizaali2889
    @faizaali2889 7 днів тому +4

    Xirsi gaab beenaale 8 sano ayaad siilaanyo sixraysey

  • @hiboxuseen7852
    @hiboxuseen7852 6 днів тому

    Xasan gurgurte waa washay😅

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 7 днів тому

    FAAQASHA IYO MUURARDELCE UU DANBEEYE

  • @siraadxasan2770
    @siraadxasan2770 7 днів тому

    Xìrsiyoow cid ku aaminaysaa ma jirto, Ilaahay hà naga kaa qabto,xùkunkà dalkana gacanta kuuma geliyo.

  • @user-gt3gw1fb8f
    @user-gt3gw1fb8f 7 днів тому

    الريس موسى
    شيتم ام البيتم

  • @user-uy2ir1vh2v
    @user-uy2ir1vh2v 7 днів тому

    Xirsi biinallaha faqash kalkal faqash ah

  • @Halgame334
    @Halgame334 7 днів тому

    DOORASHO NA DIIFA ISHAA LAGU GELAYAA. GALAL SAKHRANYOW ICTIRAF DODKA SHI

  • @Aqoonsi_2024_Allah_keenay
    @Aqoonsi_2024_Allah_keenay 7 днів тому

    Xirsi: waxaanu gaadhi xuduudihii Somaliland si nabad ah, annaga oo dawlad-goboleed ah oo ka mid ah Somalia.

  • @MaxamuudCabdilahi-gb3sl
    @MaxamuudCabdilahi-gb3sl 7 днів тому

    Gadar oo heshiisiinaysa darood iyo hawiye iyo argigixiso oo u heshiinaya somaliland

  • @user-tz4hy6tw8f
    @user-tz4hy6tw8f 7 днів тому

    Hawiyow ha loo digo xasan wuu dabayshadaye

  • @sahradhoolchannel8657
    @sahradhoolchannel8657 6 днів тому

    Xirsi cali xaaji xasan sunta cayayaan noolow inaader xaq bad uleedahay inaad dalka madax sare kanoqdeen

  • @abasemohamed6827
    @abasemohamed6827 7 днів тому +1

    Xirsi oo weligii qorshe cad la imanaya ma arag waxaasi waanu bislayn.

  • @princesshawd6859
    @princesshawd6859 7 днів тому +1

    Faqash o dhami waxay ka baroranaysa wa xasidnimo

  • @anabmohamed344
    @anabmohamed344 7 днів тому

    Xasan sheekh imika miyuu waalanyey ma somaliland ayuu hawada ka maamulayaa wadankan inaanu shaqo ku laheyn miyaaney ka dhaadhacsaneyn

  • @MohammedMuhumed-yb6uh
    @MohammedMuhumed-yb6uh 7 днів тому

    Xasan sheekh xaarkiibaa kadhamaaday maquustow quuso😂😂😂bacaac bacaac

  • @anwarfowziismaciil1040
    @anwarfowziismaciil1040 7 днів тому

    Uhurda horta toos dhiqo

  • @MahamedclahiAadan-cm9uw
    @MahamedclahiAadan-cm9uw 6 днів тому

    Malin walba masjidka miya ladhagaxdhiga

  • @yahyemahamed1134
    @yahyemahamed1134 7 днів тому

    midnimo haku riyoon, somaliland guul xirsi iyo xertiisana allow dalka ka qabo, xadkana idinkaa ciidanka shirqoolay

  • @Zainudhawrsancadarrecabd-sc7mm
    @Zainudhawrsancadarrecabd-sc7mm 7 днів тому

    Turbaadhi hhhh waar horta waxan yaa kuu soo sheega?

  • @user-gt3gw1fb8f
    @user-gt3gw1fb8f 7 днів тому

    لماتقلون مالاتفعلون؟

  • @user-jw2pp7yw9n
    @user-jw2pp7yw9n 7 днів тому +5

    Anaga dhiiga u shubayna somaliland

  • @user-fd6pn9jg4y
    @user-fd6pn9jg4y 7 днів тому +2

    Beenaale.faqash.idinkuu.baa.lugku.leh.oo.kadanbeeya

  • @user-km7zl5ph9z
    @user-km7zl5ph9z 7 днів тому

    Hadaad waali duushaan iyo hadaadmaan ku dirirtaba hadaad soo durdurisiyo hadaad xeel ladurtaba soomaLiland way jiraysaa mou dhaqan galayaa allaa mahadle hadrawi by baaruud muse diiriye isaros

  • @cabdicano8698
    @cabdicano8698 7 днів тому

    Caro eedeg wa Halkeee ? Epow ?

  • @hiboxuseen7852
    @hiboxuseen7852 6 днів тому

    Xirsi waa munafaq😅

  • @cabdalacawilyoohiye3
    @cabdalacawilyoohiye3 7 днів тому

    Argagixisadu waa mashruuc reer gaLbeedku Lacag siiyaan waxayna ujoogaan somali itaLiyaano markaa waa medadaaLo waxani

  • @MaxamuudCabdilahi-gb3sl
    @MaxamuudCabdilahi-gb3sl 7 днів тому

    Somaliya waxa weeraray somaliland oo itoopia ka soo gelaysa.beledwayn ila muqdish

  • @user-bf4ue4te5o
    @user-bf4ue4te5o 7 днів тому

    R4

  • @jamalibrahim2472
    @jamalibrahim2472 7 днів тому

    Wa niin walan galaalku wana nacaas

  • @maxamuudnuux2287
    @maxamuudnuux2287 7 днів тому

    Tuug

  • @anwarfowziismaciil1040
    @anwarfowziismaciil1040 7 днів тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂dhiqo 😂😂😂😂😂

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 7 днів тому

    XIIRSOW XAMAR RAAJADKASO WEEYDE KKKKKK

  • @user-op2lk3vl2n
    @user-op2lk3vl2n 7 днів тому

    Ninkan madaxweynaha ka hadlayaa miyaanu ahayn ninkii tiwiterka ka hadlayey ee ka soo horjeeday aqoonsiga soomaaliland

  • @anwarfowziismaciil1040
    @anwarfowziismaciil1040 7 днів тому

    Benaale

  • @KokoM-wp6ok
    @KokoM-wp6ok 7 днів тому +2

    Xirsi waa beenaale Wuxuu is leeyahay marka aad qabato aad Ku dhigto waxaad doonto samee inkani waa kii saynab galaal u hanjabey xirsina waa beenaale tuugaga oo wadankana horr u doo maamulay

    • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
      @FaadumoMaxmuud-qu9kh 7 днів тому +1

      Kii aaminaa kaliita warka xirsi mahuduu dhashay miyaanu kii ahayn

  • @jaamacnuur4004
    @jaamacnuur4004 7 днів тому

    Kkkkkkkk yaa idindooranaya horta

  • @engabdihussein7596
    @engabdihussein7596 7 днів тому

    Maxaa huwan kugu lifaaqey hadii aad xalaal tahay, xirsow waxaa tahay nin fudud oo aan u qalbin inaad ummad is gortaagto maxas iyo makas u badan

  • @MariamMohamed-gq9pg
    @MariamMohamed-gq9pg 7 днів тому

    Hersiyaw khaznadi lacagtou wadigi shillinadi ougo dambaya y wadi gi qatay intaan l talaa dadwaynah laah wahba haa ousoo hay haydan waa layskou dacarayay no more corruption bye bye hersi

  • @user-gt3gw1fb8f
    @user-gt3gw1fb8f 7 днів тому

    😂

  • @abasemohamed6827
    @abasemohamed6827 7 днів тому

    Galaal miyuu waalan yahay sowkii aqoonsiga diidey

    • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
      @FaadumoMaxmuud-qu9kh 7 днів тому

      Keligii maaha way kamidaysanyihiin arinkaa fikirkooduna xamarbuu yaalaa

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 7 днів тому

    Muuse markuu dalkii difaaci kariwaayay ee uu ciidankii qaranka soo jabiyay waataa layna hoondhaystay

  • @Kilaaspodcast
    @Kilaaspodcast 7 днів тому

    Reer wadani yow isku qabashada iyo kala qabashada kala joojiya. Marna muuse doorasho diidan dhaha, marna isagii oo ah kii awooda ulahaa inuu doorasho xaq iyo xallaal qabto, dhaha maxaad ufaragalinaysa, war amuurtan eega.smh

  • @SaluuglaSiciid-qm3sy
    @SaluuglaSiciid-qm3sy 7 днів тому

    Xamar umasoono adigaa yidhi ee Ciro ma odhan ee Hana hosasin

  • @mohamudahmed5353
    @mohamudahmed5353 7 днів тому +1

    MD Hassan sh guul iyo gobanimo

  • @idrismhussein3691
    @idrismhussein3691 7 днів тому +1

    waar nin kan xiirse indho adago dadka ma wuxu moodaya caruuta yayar ee uu meesha ku haysto ee uu beenta uu sheegayo war xiirsaw waxa nool dadkii gaxa iyo jabka oogaa ee wixii aad siirayo ku samaysay oog iyo waxaad muse bixi ku samaysay iyo dalkan godobta aad ka gashay caruutu ma ooga lakiin dadkii ku yaganay way noolyiihiin beenaleh na iibin maysid mar labaad

    • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
      @FaadumoMaxmuud-qu9kh 7 днів тому

      Inuu indho adayg inala horyimaado inagaa ugu wacan hadaynu faquuqno khaladkiisuu ogaan lahaa lkn dadbaa hoosta kuwata

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 7 днів тому

    Xirsi tuug tuug dhalay

  • @Ahmed-jp3eh
    @Ahmed-jp3eh 7 днів тому

    Xirsi beenlow 🤥

  • @salmafarah8428
    @salmafarah8428 7 днів тому +1

    Waarya ninka reer yoonis waxa heshiis ahi majiiro iska ilali beenta ina biixi iyo aabi waxaan bulshada labada dhiinac ayaa lagu jeedinaya

    • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
      @FaadumoMaxmuud-qu9kh 7 днів тому

      Reer yooniskiisa maxaa kaagalay yaa ehlu faqash hadaad xirsi gaab tahayna agtayada waad kadhimatay

  • @MaxamuudCabdilahi-gb3sl
    @MaxamuudCabdilahi-gb3sl 7 днів тому

    Fasax bay somaliland u haysataa inay ka soo gasho aydoo 10000 ciidan ah halkaan.laqabsado xamar ilaa jawhar

  • @aishabarakalaafikummahadss1670
    @aishabarakalaafikummahadss1670 7 днів тому

    Xamar haddanad u Socon maxuu cadawga somaliland u taageerayay beenaaledhe

  • @Yosef-ev6wl
    @Yosef-ev6wl 7 днів тому

    Beenaale xirsi iyo taartv qabiilaystee is helay

  • @cabdilaahicali1333
    @cabdilaahicali1333 7 днів тому

    Xasan gurguurte wabajun dagala uukubaqayo cida u wato habaragidira ayakufilan darooda nakufiln

  • @danabguuled5491
    @danabguuled5491 7 днів тому

    Odaygu wuxuu rabay in xooga af loo gelgeliyo way u suurto geli weyde

  • @MohammedMuhumed-yb6uh
    @MohammedMuhumed-yb6uh 7 днів тому

    Imaan laawe xisi mawuxuu dafirayaa heshiiska maql iyo muuqaalbale iyo hesiiskii uu soomaliya kulasogalay somali land iyo inuu kumidayndoono sadex sano gudohod waar Eileen munaafaq afkiisa iyo dhagihiisu isma maqlaan yaab😂😂😂bacaac bacaac bacaac

  • @AbdiMohamud-wu9kp
    @AbdiMohamud-wu9kp 7 днів тому

    Ka alaakhaysta somaliya

  • @nimcoyusuf9903
    @nimcoyusuf9903 7 днів тому

    halaga digtoonaado xisbiga wadani doorasho moye aan jiritanka qanimada somaliland aan rabin