Ibrahim Caydiid oo waraysi uu siiyey Red Sea News kaga hadley xoggo kasoo kordhey heshiiska MoU ga

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 25 чер 2024

КОМЕНТАРІ • 101

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 10 днів тому +11

    Soo daa warka #MUJ_IBRAHIN 🦁

  • @aminahassan4566
    @aminahassan4566 10 днів тому +10

    Salaan sare my Brother İbrahim 😊

  • @osmanhassan4267
    @osmanhassan4267 10 днів тому +2

    Yes manshall Allah Tabarakallah brother Ibrahim caydiid thank you 👍🙏

  • @alaalealmahdi5566
    @alaalealmahdi5566 10 днів тому +2

    Mahadsanid ibraahim ceydiid. Mijaahidka dhabta ah allow dhower.

  • @user-ku3qt9yi3m
    @user-ku3qt9yi3m 10 днів тому +7

    Ibrahim caydiid geesiweeyi qaranka Somaliland guul ❤❤❤❤

  • @fardusajamamire2929
    @fardusajamamire2929 10 днів тому +6

    Mansh Allah gulayista gesiyada qaraan ❤Allah ha idin xafido Amin yaa Allah ❤

  • @mxmedadn4194
    @mxmedadn4194 10 днів тому +5

    CNaasir Dahable mid kale ma xusuusan...Ibrahim Caydiid mooyee..thx
    Xalay CNaasir baan xusuusin lahaa iyo kuwa kale ee u xidhan

  • @user-dg8us1om1f
    @user-dg8us1om1f 10 днів тому +7

    Geesi qaran

  • @Caweys-pt3qs
    @Caweys-pt3qs 10 днів тому +2

    Mujaahid Ibrahim Caydiid waxa uu hor mood u yahey inta fara ku tirsiga ah ee wadankan udagaalama tariikhda ayaana ku xusidoonta❤️🙏🏻Dadku waxa ay bedelmeen wakhtigii Xirsi joogey ayuu Somalia Iyo SomaliLand isgu mid uga dhigey dhalin yarada

  • @user-xq2hf3ws4h
    @user-xq2hf3ws4h 10 днів тому +15

    Guulayso Ibraahin Caydiid inta guuli jirto. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @anebabuker6240
    @anebabuker6240 10 днів тому +7

    Guul guul Somaliland cadawga jab jir ojooga weliga dhisnoow aamiin ❤❤❤❤

  • @yassinobsiye2736
    @yassinobsiye2736 10 днів тому +7

    Asc Soo dhawaw mujaahid aad iyo aad ayaanu kuu jecelaha mujaahid ibraahin

  • @safiakhalinle204
    @safiakhalinle204 10 днів тому +2

    Allahukagrab Ruunbadana Ibrahim waa qiiro hadalku cadowga hajabo ❤❤❤

  • @safiakhalinle204
    @safiakhalinle204 10 днів тому +2

    Away dilkii iima muse dahaale iyo kuwa cidhan ee waliganda ugujira ❤❤

  • @qaniahmed9241
    @qaniahmed9241 10 днів тому +3

    Muj. Ibrahim ILAAHAY ha idin barakeeyo adiga iyo Muj Siciid .
    Cadawga Somaliland ha jabo kuwa daba dhilifka u ahna ILAAHAY dhulka ha la jaro..
    ❤❤❤Guul iyo Gobanimo waarta Somaliland ❤❤❤

  • @princesshawd6859
    @princesshawd6859 10 днів тому +1

    Guul iyo gobanimo Somaliland ❤❤❤

  • @idrismhussein3691
    @idrismhussein3691 10 днів тому +3

    Mujahid Ibrahim caydiid iyo wariye siicid ciise illeye ilahay ha iidin xafiido masha allah guul iyo goobanimo somaliland cadawgeenu ha jaboo walle uu jabay ee ha jabo good iyo dibadba ❤❤❤🎉🎉🎉❤❤❤❤❤

  • @husseinmohamoud4227
    @husseinmohamoud4227 10 днів тому +3

    Laba mujaahid oo uso jeeda difca Qaranka Ibrahim Caydiid iyo Saciid cise 🎉🎉🎉🎉🎉

  • @naasiraxmed4734
    @naasiraxmed4734 10 днів тому +2

    Wadani ictisaam oo diidan qaranimada soomaaliland ayaa hogaaminaysa maxay ka soo qayb galaan malinka xoriyada ee 26 jun qaranimada soomaaliland ba ma ogola e guul iyo gobanimo qaranka soomaaliland illaahaw guusha sii qaranka soomaaliland goor iyo amin I LOVE MY COUNTRY SOOMAALILAND ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @caashayarcaashayar8488
    @caashayarcaashayar8488 10 днів тому +4

    Suti Gashaan Allah ha no kiin daayo. Muraradilaac maqusteen huwanti dibada iyo ti guduhu. Allah yaxfadak Daaha Gaas iyo inta Somaliland jecel. Ethiopia wa ta dadkayga haysay marki afweyne iyo regime kisi is lahayeen midh haka reebina. Ethiopia cidna maabta ma dhaafsanayno. Ninki hadlayaaba ha iska hadlo. Allahayow noo da Madaxweynahayaga iyo Suti Gashaan iyo inta Somaliland jecel inta necebna naga qabo.

  • @abdinasirmohammed4595
    @abdinasirmohammed4595 10 днів тому +3

    Somaliland guul ❤❤

  • @MohammedMuhumed-yb6uh
    @MohammedMuhumed-yb6uh 10 днів тому +3

    Rer sheekh isaxaaq somali oo dhami waxay kataantahay halkay yu huudi kataagantahay falastin 😂😂 waxase mahadleh Allaha rabilcaalamiinka ah ee nagu guuleeyay inaanu lasoonoqono xoriyadii naga luntay 60kii mantana nasiiyay dawladnimo nimco iyo n̈abadgeyda somali land guul guul guul barwaaqo ❤❤❤❤🎉🎉🎉❤❤❤🎉🎉❤

    • @Aqoonsi_2024_Allah_keenay
      @Aqoonsi_2024_Allah_keenay 10 днів тому

      Dagaalkii la magac baxay dabar goynta isaaqa ee 1978 - 1991 ee dawladda Somalia ku gumaadaysay dadka isir ahaan ka soo jeeda Isaaq. Waxa dagaalka ka qayb qaatay dhammaan dadka afsoomaaliga ku hadla iyagoo taageeraya xukuumaddii Somalia. Xataa qabiilada dega Somaliland ee aan Isaaqa ahayn waxay la safteen Somalia. Midgaha iyo Gadabuursigu ha ugu darraadaane. Dawladda Jabuuti dadka Isaaqa ee u soo qaxa, waxay ku celin jirtay Somalia si loo laayo. Waxa kaliya ee Isaaq ammaan ku helayay dalka Itoobiya.

  • @safiakhalinle204
    @safiakhalinle204 10 днів тому +1

    Mawaxaad dilkii Ina Muuse Dahable iyo kuwale lasilcinaayo 😢😢😢

  • @cabdixuseen2686
    @cabdixuseen2686 10 днів тому +3

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @laylaa3698
    @laylaa3698 10 днів тому +1

    Inshalah. ❤❤❤❤

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 10 днів тому +2

    ILAAHEY IBRAAHIN CEYDIID HA INOO DAAYO WAA GEESI GEESI DHALAY OO NASAB AH NOOLOW NOOLOW MUJAAHID IBRAAHIN CEYDIID ❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-rt8hv6wv7e
    @user-rt8hv6wv7e 10 днів тому +1

    iinsha allah allah ha ruumeyo aamiin aamiin guuul iiyo gobanimo soomalilnd❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @aadammax9534
    @aadammax9534 10 днів тому +1

    Ibraahim Cadiid, a real nationalist viva.

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 10 днів тому +6

    CABDILAAHI QARDHO KULAHAA KKKK CADILAAHI QARSHE AYUU U JEEDAA ALA HA U NAXARIISTO TAKALE KANA SIIB KANA SAAR HEES MAY AHAYN GABAYBUU AHAA UU KU LUQAYNAYEY SULDAAN TIMACADDE

    • @mxmedadn4194
      @mxmedadn4194 10 днів тому

      Faqash wixii aan ammaanaynin waa Hees. Dib u socod. Kacaan diid

  • @ZuaadHeiz-tf6oi
    @ZuaadHeiz-tf6oi 10 днів тому

    Ibraahin caydiid geezi Geezi dhalay guulayzo adeero

  • @JamalAli-pz6kn
    @JamalAli-pz6kn 10 днів тому +7

    MUJAHID IBRAHIM CAYDIID WAA HAYLEY QARAN❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤THANKS FOR SPEAKING THE TRUTH

  • @zahraabdula1553
    @zahraabdula1553 9 днів тому

    Salaan sare ❤❤❤❤❤❤❤ ♥ ❤ 💖 😍 GUUSHA YAALEH SOMALILAND Guul iyo gobanimo Somaliland Cadawga jaban ❤ 🎉❤♥ 🎶 👌 💖❤ ♥ ❤ 🎉❤♥ 🎶 👌 Mahadsanid 🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤

  • @DulqarneynXagaah-wq7bz
    @DulqarneynXagaah-wq7bz 10 днів тому +1

    👏💐✨السلام عليكم و رحمة الله و بركاته✨💐👏
    👏🌹💐 ما شاء الله الله أكبر الله أكبر🌹💐👏
    Dhamaan Reer Somaliland illahey hakarameyo sitokalenah illaahey hahirkaliyo heshiiskaa Allaahuma Amiiiin
    SML GUUL IYO GOBONIMO

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 10 днів тому +2

    UCID WAA XISBI CAADYA

  • @zahraabdula1553
    @zahraabdula1553 9 днів тому

    Hambalyo Happy 26 June and Somaliland Guul Guul Guul Guul ❤♥ 👌 ❤ 💖 ♥ 💕 ❤♥ 👌 ❤ 💖 ♥

  • @user-rn8id1ym4u
    @user-rn8id1ym4u 10 днів тому

    Masha Allah Somaliland guul iyo gobanimo 💚🤍♥️🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @kaahalive3505
    @kaahalive3505 10 днів тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @shadiaelmi-ke1ru
    @shadiaelmi-ke1ru 10 днів тому

    Geesi qaren ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @mahamedhussein9118
    @mahamedhussein9118 10 днів тому

    Thanks for both brothers

  • @shuenhassan9489
    @shuenhassan9489 8 днів тому

    Aad iyo aad baan u salameya ibraahim caydiid iyo wariye saciid cise Koley Anigu warka saxda ah waxaan kasuga un waa Ibraahim iyo wariye saciid somaliland guuul l ciidanka qaranka guuul jamuuriyad barkeesan guuul ❤❤❤❤❤❤💚🤍❤💚🤍❤💚🤍❤💚🤍❤💚🤍❤👍👍👍👍👍👍💚🤍❤

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 10 днів тому

    Guul guul soomaalilaan❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤

  • @makebravo7133
    @makebravo7133 10 днів тому +1

    DAAHE GAAS GEESI WAAYE

  • @user-tu8nt7js1n
    @user-tu8nt7js1n 10 днів тому

    Amxaar axmaar dhalay adoo somali magansanayana waan arki doonnaa

  • @user-kw9di6lk9t
    @user-kw9di6lk9t 10 днів тому +4

    Hadaanu nahay shacabka sonamlilaan qokasta oo difacaya qaranka waanu garabjoog naa ❤❤❤❤guuuùuuuuuuul❤❤❤❤been wayna somali talyaani waa munaafiqiin

  • @user-ur1qd6gt3h
    @user-ur1qd6gt3h 9 днів тому

    Wax waooyi layidhaa majirto wax kon fur majirto somaliland iyo som Italy somaliland bari som Italy konfur ethiopia galbeed ethiopia ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Internet_n_Things
    @Internet_n_Things 10 днів тому +2

    Weligaa ma is weydiisay sababta Soomaaliya ay ugu fashilantay dowladnimada adduunka oo dhan? sababtoo ah waxay ka been sheegeen xaqiiqooyin si fudud loo xaqiijin karo. Somaliland inay 26-kii June xornimadeeda qaadatay Kaliya mahe ee waxa aqoonsaday 34 dawladood.

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 10 днів тому

    Soomaalilaan 2cadawbay leedahay waana geele iyo gurguurte iyo inta lafikirka ah

  • @Abdiqadir_Omar
    @Abdiqadir_Omar 10 днів тому

    Somalliland is in full control of our own territory and border. Somaliland wasn't built on begging. We shed blood, sweat and tears to be the independent successful country we are today and can negotiate and co operate with any country in the World. There is absolutely nothing failed state of Somalia can do because we made it clear that we are not part of them!!!. So As the People of Somaliland we welcome this great historic agreement between Somaliland and Ethiopia.
    #VivaSomalilandandEthiopia

  • @OsmanFaisal-mu6sz
    @OsmanFaisal-mu6sz 10 днів тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-dd3yu1nn7p
    @user-dd3yu1nn7p 10 днів тому +1

    Mujaahid Ibrahim, aan ku saxo, Garaad Gala dagaalka aabihii buu ahaa Garaad Cali Garaad Jamac, ninkii ka mid ahaa Baarlamaankii Somaliland ee 1960. Ma hayn awoowgii sidaad sheegtay. Guulayso Mujaahid, waa inoo dabbaal degga Aqoonsiga Somaliland..VIVA SOMALILAND 💗💗💗

  • @aadammax9534
    @aadammax9534 10 днів тому

  • @aaralikahin7042
    @aaralikahin7042 9 днів тому

    Insha Allaah Guul iyo goobanimo iyo Midnimo somaliland, illaahaw Jabi Cadawyada Somalailand illaahaw Fashili Dhagaraha Cadawga Somaliland

  • @MohammedMuhumed-yb6uh
    @MohammedMuhumed-yb6uh 10 днів тому +2

    Ururkii isbadaldonka midaynta somaaliya ee wadni ee mashruuca kusooqaatay duminta qaranimada jamhuriyada somali land oo kasoo horjeed saday xuskii xorayada somali land 26 juun kasoqaybgalo

  • @mubarigyusufawed7075
    @mubarigyusufawed7075 10 днів тому +1

    Somali xaasida
    Midka xamar kunoliyo
    Kooda xeebta jogiyo
    Kii amxaarku raran jiray
    Xadhigii isku xidhaa
    Uu yahay xumeeiyo
    Xiqduu aniga iiqabo
    Miyaan xabashi dayoo
    Yuhuud aniga iga xigin

  • @jamaabdullahi4736
    @jamaabdullahi4736 10 днів тому +1

    Waa xaqiiq ibraahin caydiidoow ninkaa weriyaha sheeganaayey comentigii aan ka bixiyey waraysiguu qaadayey ee hon cable ayaan ku qoray inuu faqash u adeegayo loona baahanyey in qudhiisa la qabto oo uu daba dhilif yahay isku si ayuun buu u arkaa caqliga fayoobi ee yarkaa hala qabto

  • @safiakhalinle204
    @safiakhalinle204 10 днів тому

    Beeniradmale somaliland guul iyo gobonimo❤❤❤❤

  • @makebravo7133
    @makebravo7133 10 днів тому +1

    WAXAN AD SHEEKAYNAYSA WA MXY YAA QABSAN KARA DAAHS GAAS HEESTU WAA SAX WAAYE SOIMALI CUDUR WAAYE AXMAARA INOGA DHOW DABA-DHILIF WARKIIS DHAAF DIR-CIRO WAAYE HEESTASU WA IN ACTIVE LAGA DHIGAA BACTERIYADU HAYNAGA BAXDEE

  • @aliwaays3501
    @aliwaays3501 10 днів тому +1

    Ciyaalkan mikarafoonka la ordaayo iyaga waxa ridaa waa $50 ooy cadowga somaliland ugu shaqeeyaan

  • @princesshawd6859
    @princesshawd6859 10 днів тому +1

    1000 sano haday qadato iyo hadan weliged la aqonsan faqash Somaliland imanmayso

  • @AbdiMohamud-wu9kp
    @AbdiMohamud-wu9kp 10 днів тому

    Geesi nolow ibrahim😢

  • @user-ug1ri9tc9w
    @user-ug1ri9tc9w 10 днів тому +1

    Soodaa.wararka

  • @maxamednasteeex4359
    @maxamednasteeex4359 10 днів тому +2

    Waxaad filataa maalmaha soo socda heestaasi oo masaajidada somaliland ay ictisaamka buuxdo khudbado toosa iyo kuwo dadbanba lagaga hadlo iyadoo la odhan doono mawduucii walaa walbaraa iyadoo si khaldan loo adeegsanayo iyo gaalo raac baad ahaydeen iyi qudhunkaa ay waligoodba ay inagula dagaalamayeen ha u joojinina markaa

  • @shuenhassan9489
    @shuenhassan9489 8 днів тому

    Koley warka saxda ah adigaanu kaa sugna Walaalo Inshallaah guuul

  • @user-xw5yt5zs5k
    @user-xw5yt5zs5k 10 днів тому

    Ibrahim caydiid iyo siciid ciise ileye labada halyey ee ay xussi doonto taa riikh da cusub ee somaliland ku waana rag ay mudan tahay in ay ku day daan arag tidooda ku sa lay san waddani jacayl in laga ga day do dha maan reer somaliland waa guul iyo gobanimo.......

  • @zahraabdula1553
    @zahraabdula1553 9 днів тому

    Faqashta IYO Huwantuba iyo Canasiirta cadawga Cayayaanka Hadhaceen

  • @myway3801
    @myway3801 10 днів тому +1

    Anu real somalilander ban ahay lakin somali iyo xabashi isku mid ima aha

    • @userxmvw031
      @userxmvw031 10 днів тому +1

      Mxd ku haysata somali wadigan isku dhajinaye mxay ku taren amxar ka naloqatay wayo dalkisu inaguso dhaweyay nabadgalyo kujognay markay xaladu inagu akirned somalida shegeysid wati shaley muqdisho halyeyadi isaaq lagu gawracayay qarna jelasha ku riden kuwa kalena kulaha car hadla magalo kalo somali ledahayna hadalkedaba da waxba kama tihid marka somalinimo mxay kushegeysa afkunbay kashegtan marke dan leyihin faqash iyo kuwakleba

    • @alexkeith1260
      @alexkeith1260 10 днів тому +1

      somallander ma tihide huwan faqasha oo xaran ku dhashay ayad tahay waxan ku shegayna inay ethiopia no dhanto oy noga fican tahay 100% faqashta daliminta ah ee shadhka somaliweyn benta ku gabata

  • @AXMED-kj4mf
    @AXMED-kj4mf 10 днів тому

    A

  • @makebravo7133
    @makebravo7133 10 днів тому +1

    SUXUFI MA HAYSANO WA WECELO DHABASO DHUUSTAY

  • @faisalosman9906
    @faisalosman9906 10 днів тому

    Gabal Jarey dheh❤

  • @sahramohamed3380
    @sahramohamed3380 9 днів тому

    Cirro caag farxadda wadanka ayuu ka muquurtaa

  • @user-nw8de5lo4i
    @user-nw8de5lo4i 10 днів тому

    Haa waa runta lkn waa caydiid ka yar ee wariyaha ah waa sayid ku yaro buka ma maanta kugu horaysay sidaasa u hadla marwalba .

  • @aminahassan4566
    @aminahassan4566 10 днів тому +1

    Samali dhiig ay shubto mooyee iyo xaasid mooyee maxaan ka faaiidnay
    60 sano oo aanu aduunka ka hadhnay
    Qiyaamihiiba wuxuu dhacayaa anagaan wax khayraad ah ka soo bixin😢
    Waar somalinimada idinku Cirka la taga
    Waa idinka tegaynaa !!!😞

  • @asiyahmed-cs3ft
    @asiyahmed-cs3ft 10 днів тому +1

    Hadkan way garanayaan 26june ,waxay tahay lakiin waxay is leeyihiin dhalinyarada somaliland iyo somali waa mijo hababib iyo been,beentu waqti yar ayay socotaa ,somaliland guul iyo gobonimo

  • @qadanmohamed3659
    @qadanmohamed3659 9 днів тому

    ❤️🤍💚❤️🤍💚💯💯💯💯💯

  • @MustafemuuseMuuse-wl4gg
    @MustafemuuseMuuse-wl4gg 10 днів тому

    YGTTFT

  • @user-hu3gt4nb3e
    @user-hu3gt4nb3e 10 днів тому

    IBRAHINOW TAARIIKHDA AYAA KU XUSI

  • @abdallaibrahim1684
    @abdallaibrahim1684 10 днів тому

    ibrahim caydiid ninadag guulbaan kuu rajaynaynayaa

  • @halimadirie5301
    @halimadirie5301 10 днів тому

    Jar iska xoornimo reer somaliland weligood loogama taag helo waar heshiisyo lahaanine ummada ha halaagina goormuu beer lafo yeeshay goormaa yuhuud madow iyo mid cad heshiis lala galay uu shaqeeyey waa run somalidu dhib mooyee dheef inooma leh lakiin dhibka inagu dhaca inta ugu badan inagaa leh cadowgeenana inagaa barbaarina go'aamadana wakhtigooda ma qaadsno'e waynu dib dhignaa

  • @KeinanJunior4233
    @KeinanJunior4233 10 днів тому

    Ibraahim naaso dheer heego

    • @alexkeith1260
      @alexkeith1260 10 днів тому +1

      abaha aya naso dher oo nasaha sharabadka le huba yahay hubadu dhashay huwan yahay huwantu dhashay

    • @KeinanJunior4233
      @KeinanJunior4233 9 днів тому

      @@alexkeith1260 adna naaso dheer maad thy mise oromo😁

    • @KeinanJunior4233
      @KeinanJunior4233 9 днів тому

      @@alexkeith1260 naaso weyne 😁

  • @MohammedMuhumed-yb6uh
    @MohammedMuhumed-yb6uh 10 днів тому +3

    Somali Italian ma heshiinkaraa nimanka xaasdnimo iyo xuumanta ay wali inooqabaan afkooda kadhawrayo 26ka juun waa maalitii ay xornimada qaadatay somali land piretoctireite ??

  • @aminahassan4566
    @aminahassan4566 10 днів тому

    Tolow haday Dafirsan yihiin ama aanay garanayn waayo? Maxay u xusayaan? Maxay ka hadlayaan?😮

  • @ummulbaniinal7029
    @ummulbaniinal7029 10 днів тому

    Odayga ciro waxa sidasoo dhan u nacsiiyay dalkiisa baan garan wayay waxan kalo ka yabay qofka ku odhobaya somaliland baa jeclahay hadana isaga tageersan

  • @seadhuad2445
    @seadhuad2445 10 днів тому +2

    Mou ethopai Cawa waykusaydhisay Maxad
    Sowadaa ciidacun somali waa lamahurane

  • @user-km7zl5ph9z
    @user-km7zl5ph9z 10 днів тому

    Gudoomiiyaha ibraahim caydiidaw dadbadan aya dawaaysee wa.xaan kusoo gooyay 25l miliqsiga hilaaciyo cassarkiyo mardaadiga meexaana carashada maadhiinka gaaxdiyo mayal sumaca haw xidho haka maydha meegaarka waabayda lagu muday runta habarttii maserray halka maca didediyo maxasteedu yaaliin hajabsado musciraha maqashana hakala tago iyadana hamaraqsado hadraawii by baaruud muuse diiriye allaa mahadle somaliland guuuuuu

  • @cabdiazizosmanmudanesanka777mu
    @cabdiazizosmanmudanesanka777mu 10 днів тому +1

    Yaab kanaa wax laga shegeystaaa

  • @EmanAhmed-fk4cy
    @EmanAhmed-fk4cy 10 днів тому

    💚🤍❤️

  • @somalilander01
    @somalilander01 10 днів тому

    💚🤍❤️