Malinta sadaxaad ciid iyo casumaad🤗my👨‍👩‍👧‍👦❤️🥰

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 156

  • @fathiawaberi70
    @fathiawaberi70 Рік тому +7

    Masha allah huno reer jibuti ahay wan ku firasad huno
    Waxan ku nolahay sweden ani iyo xajigeyga iyo carurteyda

  • @fardosodiriye7544
    @fardosodiriye7544 Рік тому +9

    MashaAllah tabarakaAllaaah Allaha idin xifdiyo mujahid wan ogaa xlda lamartay MashaAllah hda barbaarv

  • @rukiyamohamed3728
    @rukiyamohamed3728 Рік тому +3

    Naa heedhe wiilka wuuba cafimaad qabaaye maxey kuwaali jireen dhaqatiirta calaa kuli xaal ilaahey haidin barakeeyo Lakin caruurta social media kadaa please ilmaha yar yar kadaa public ga umafiicno

  • @Sahan12341
    @Sahan12341 Рік тому +9

    Masha allah Hbo Hani baako aadbaan oogu faraxsanahay inaan arko Mujaahid Allaha barakeeyo iidhunkko 😘Munamalak too 🥰🥰🥰

  • @deqaali8633
    @deqaali8633 Рік тому +6

    Mashaallah Hane Qali Qurux badan waxan odhan lahaa gabdha soomaliyeed ha guursadan raga turkiga waxan ku idhi iinolaada ❤❤❤

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 Рік тому +12

    Masha allh dad wacan ayaad ka guursatay allha kuu barakeeyo

  • @mustaqbalchannel7589
    @mustaqbalchannel7589 Рік тому +2

    Haniyeeey muna malak fudeedkii somalidaa ku jiro wlh masha allah gabdheyda markan bananka adeyno waxey rabtaa borso shan maro wax lee iney sii jiido wlh waa isku dabeecad walee dhiigeenii mel musan marin ilmaha ajanibta wey amusanyihiin

  • @yasmin-ix2qp
    @yasmin-ix2qp Рік тому +7

    Masha'Allah Masha'Allah ilahay hidinbarakeeyo Aman Turkish gursadaa cuntadooda aan kaheelaa😂😂

  • @AmiiraQurux-jd4wk
    @AmiiraQurux-jd4wk Рік тому +4

    Haniyey ani waxa ku wedin lahaa gbdhada muno malek a dhahda wilkagana mujahid orhan ninkana alpaslam see ugu aftirisaa ilmaha kala Abe cml hdana abahod ma ugu wacdid turkida magacyadod ma sas ah

    • @ruun565y
      @ruun565y Рік тому

      ABYO wa magacyadoda

  • @Elissa35
    @Elissa35 Рік тому +34

    I love you Somali UA-camrs in the world 🌎❤

  • @najaxupdy9594
    @najaxupdy9594 Рік тому +5

    Masha allah muna malek maalin dhaw iyada idin shaqenaysa waa baari allah hakaga dhigo tii aad ku nasan leheed xbbti🥰🥰eid mubarak adiga iyo familkada

  • @sahramohamed7031
    @sahramohamed7031 Рік тому +2

    Ciida wanaagsan abyo adiga iyo family quruxda badan MASHAALLAH tabarackaALLAH we love you

  • @hudamohamed6810
    @hudamohamed6810 Рік тому +7

    Ma Sha Allah I love how Munamalik is serving you guys. Qofka ubadkiisa ayaa bari wax u noqonaya. Mujahid waa weynaadey Barakalaah. Waana jeclahay familigaga oo dhan. Sodohdaada dumashiyada. Alle ha idin barakeeyo ❤❤❤

  • @Nasta-r5g
    @Nasta-r5g Рік тому +6

    Iso duceya inuu ilahay ubad baariya isiiyo😢😢😢

    • @iqlasiqlasilla7072
      @iqlasiqlasilla7072 Рік тому

      Mataano allaha kusiiyo oo bariyaal allaha kaagadhigo

    • @Nasta-r5g
      @Nasta-r5g Рік тому

      @@iqlasiqlasilla7072 aamiin abayo ducadaada allah aqbal haiga dhigo

    • @Raliyaibrahim-xt2zx
      @Raliyaibrahim-xt2zx Рік тому

      ilahey awlad badan oo bariyal hakusiyo abyo❤

  • @libinmohamud834
    @libinmohamud834 Рік тому +7

    Mansha allaah abaayo hani Eid Mubarak ayaan ku lee yahay iyo jawi qurux badan

  • @ilwaadqurux8281
    @ilwaadqurux8281 Рік тому +7

    Masha.allah abayo eid mubarak adiga iyo caruurtada dumashigeen iyo familkisaba eida eideda cimri dheer iyo cafimaad allaha nagugarsiyo❤️❤️❤️

  • @wanaagsaninmacalin-pb8zj
    @wanaagsaninmacalin-pb8zj Рік тому +9

    🎉😮 Eid Mubarak walal adiga iyo AlL your families 👏🏼🇸🇴

  • @hiboabibmuhumed
    @hiboabibmuhumed Рік тому +3

    Asc xabibti wan kujecelahay ilahay dartii adiga iyo family gaga masha allah ❤❤❤❤ ciid mubarigi qaali ifusalan sedigen idhunuko balag iyo baybig

  • @umuikraan9508
    @umuikraan9508 Рік тому +7

    Maasha allah boqoradeena allah noo kaa daayo xabiibti ciid wanaagsan adiga iyo dumaashiyaalkaa insha allah mat turki waa imaan doonaa waana kusoo reading doonaa markaas ha igu adkeyn gabadheyda ayaa aad idiin jecel marwalbo idin fiirsanayo habaryar hani iyo muno malek waa jeclahay ayey leedahay

  • @sevdaomer4666
    @sevdaomer4666 Рік тому +2

    Manshaa allah❤ abayo haniyey gabdhaha yarta ah hijabka ku ababi inta ay yar tahay hijabka wa wajib waa ayad qurana waad ogtahay afkaaga hooyana bar gabdha yarta ah waqti gali

  • @FaisaFaisa-h4w
    @FaisaFaisa-h4w Рік тому +2

    Ala abyo ilahy hakuu dhafo masha alah lkn wiilka yar kamirada ka leexi siqarle ku dhashee ❤❤❤❤😂😂😂

  • @shukrinoor5997
    @shukrinoor5997 Рік тому +6

    Ala baye mujahid kadaa youtub walahi wa khatar

  • @aliyamustafa8466
    @aliyamustafa8466 Рік тому +5

    Eid Mubarak Adiga iyo family quruxd badan

  • @mustaqbalchannel7589
    @mustaqbalchannel7589 Рік тому +1

    Bismilaah masha allah ❤❤❤ abaayo reerka wey ku jeclyihiin wlh allaha idin xafido muna malak iyo mujahid allaha xafido

  • @alipu70
    @alipu70 Рік тому +8

    Ciid wanagsaan🎉 herkesin bayramı mübarek olsun❤

  • @kaeya_kun3368
    @kaeya_kun3368 Рік тому

    Maasha alaah wuxuu uegyahay eedadiis 🎉🎉

  • @rahmoabdule9067
    @rahmoabdule9067 Рік тому +4

    Masha allah eid mubarak ❤❤❤

  • @halimaalawi3044
    @halimaalawi3044 Рік тому +2

    ماشا الله، اللهم يحفظكم،
    عيدكم مبارك وكل عام وانتم طيبين،

  • @wardaabiib1446
    @wardaabiib1446 Рік тому +4

    Manchallah family quruxsan

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 Рік тому +6

    Maasha allaha family 👍❤️❤️

  • @Sofiagedi-sg4zy
    @Sofiagedi-sg4zy Рік тому +1

    Ciidmubarak😍 myfamliy😍😍

  • @ayaanahmed7946
    @ayaanahmed7946 Рік тому +3

    Masha Allah tabarakalah❤❤❤❤

  • @NastexaYusuf-yd2ch
    @NastexaYusuf-yd2ch Рік тому +5

    Ciid Mubarak my family ❤️💉

  • @khadroroble7096
    @khadroroble7096 Рік тому +1

    asc walshey Hani adiga familkaga Allaha idiin xafido abayo bakhlafa macmacanka turkida ma isoodhiibtid walshey way igaheysaaye

  • @shuuchannel3135
    @shuuchannel3135 Рік тому +1

    Cunugta afsoomali bar wa iga codsi ❤

  • @safiyohussen9969
    @safiyohussen9969 Рік тому

    ciid Mubarak mcnto masha allah abaayo allaha idin xafido wlh markan idin arko Aad Baan idinku farxaa guuleesta

  • @najmaabdalla3415
    @najmaabdalla3415 Рік тому +5

    Mashallah❤

  • @Hannniboss
    @Hannniboss Рік тому

    Ciid wanaagsan Adiga iyo munamalika iyo ninkagaba illahay ha inadaayo❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉😊😊😊iyo baby gaba bye😊😊❤

  • @AbdiShireWarsame-y5k
    @AbdiShireWarsame-y5k Рік тому +2

    Eid Mubarak to you and family

  • @qalidega5055
    @qalidega5055 Рік тому +1

    MashaAllaah Eid Mubarak ❤❤❤

  • @ifra206
    @ifra206 Рік тому +1

    Boorsada inu abahed sameyay ayey cadeyn u thy 😂😂😂😂mashlh

  • @faizamohamoud6809
    @faizamohamoud6809 Рік тому

    Waku farxay aragtida mujaahid masha allah

  • @nadifoabdi9606
    @nadifoabdi9606 Рік тому

    Mash Allah

  • @zeitunadan
    @zeitunadan Рік тому +4

    MashaAllah ❤❤❤

  • @meryummohamed6742
    @meryummohamed6742 Рік тому +1

    Abyo adi io family kga wa idin jclhye Allaha idin xafido❤❤❤🤲🤲🤲

  • @aminaabdirahman4223
    @aminaabdirahman4223 Рік тому

    Abyoy Allaha kuu adoomiyo dad an kugu dhaqan aheen si loola noolado wa dhib badan tahaye.

  • @Rihameyy
    @Rihameyy Рік тому +1

    My family LoVe You👨‍👩‍👧‍👦🥰❤💫✨

  • @NimcoRashka10
    @NimcoRashka10 Рік тому

    Ma. Abyo ilxun iyo cadowba Alle ha idin ka heyo insha Allah

  • @essiahassan5157
    @essiahassan5157 Рік тому

    Masha Allah tabarakallah beautiful family rabi swt haa isku kin dayo forever 😘😘😘😘

  • @saktabashier8414
    @saktabashier8414 Рік тому +2

    Eid Mubarak

  • @realitydream6229
    @realitydream6229 Рік тому

    Masha Allah ❤❤❤❤❤❤

  • @maryan3892
    @maryan3892 Рік тому

    Masha Allah hani mujahid eedadiis buu u ekyahay so barbaar

  • @Maanka-eo9it
    @Maanka-eo9it Рік тому

    Wcs masha allah keep going my dear sister

  • @sabirincabdulahi6242
    @sabirincabdulahi6242 Рік тому +4

    Eid mubarak my family 🇹🇷🇹🇷🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️

  • @dhaqandahir7749
    @dhaqandahir7749 Рік тому +1

    Maasha Allah

  • @shukrisharaflovehoyomacaan9134

    Masha allha ❤❤❤

  • @bashka2953
    @bashka2953 Рік тому +1

    abaayo dumashiyadaa in aad duubto raali mey ka yihiin

  • @malyuunabdullahi1819
    @malyuunabdullahi1819 Рік тому +2

    Ciid wnsgn nolosheyda ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @boqole8533
    @boqole8533 Рік тому +3

    عيد مبارك

  • @Iman-321
    @Iman-321 Рік тому +2

    Abyo ceeb waye dumashiyasha camerada hala dabo galin

  • @lderow2192
    @lderow2192 Рік тому

    Ilaaahay ha kuu barakeyo qoyskaada fiican

  • @asmaamohamedomar1227
    @asmaamohamedomar1227 Рік тому

    Mashaallh walashay Allah ku xafido

  • @MaariaAhmed-th4kk
    @MaariaAhmed-th4kk Рік тому

    Kandine Duşen aglamaz
    Kaligaa hdii ad dhacdid Ma oyneysid wayy macnaha 😊❤

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 Рік тому +5

    Ciid wanagsan beautiful family ❤❤❤

  • @asma4837
    @asma4837 Рік тому +3

    😊😊😊

  • @munasaidchannel5767
    @munasaidchannel5767 Рік тому +1

    Ciid mubarak

  • @najahomar2597
    @najahomar2597 Рік тому

    My abaayo ❤ dhamaantin illaahay ha idin xafido insha allah markan Ankara imaado waa in aan idin soo booqdaa eid mubarak

  • @ruqiyoxasan8119
    @ruqiyoxasan8119 Рік тому

    Maasha allah beautiful

  • @munaali3676
    @munaali3676 Рік тому +1

    Masha allh

  • @fathiawaberi70
    @fathiawaberi70 Рік тому

    Ciid mubarek huno farxad ku nolada

  • @Haniahmed573
    @Haniahmed573 Рік тому

    Saddex boorso muna malek waa qosol😅😅❤️

  • @nasriinabdiaziiz3610
    @nasriinabdiaziiz3610 Рік тому +2

    Hani abaayo waa ku jecelhy adiga iyo familykaga ❤❤❤ had iyo jeerna wa ku fiirsada

  • @munoqali826
    @munoqali826 Рік тому

    Masha Allaah guul insha Allaah

  • @naimahassan8305
    @naimahassan8305 Рік тому +1

    Maxaa waye dumashida ma xijabno

  • @shaafiyaismaaciil569
    @shaafiyaismaaciil569 Рік тому +1

    Abyo tin gaduudey maxada qarso dhe😅

  • @SugehDhhsu-nw2xj
    @SugehDhhsu-nw2xj Рік тому

    Masha alaaah❤❤❤ abaayo ciid wanaagsan

  • @Iman-321
    @Iman-321 Рік тому

    MashaAllah muna malek waa jaclhy ❤❤

  • @ifrahfarah-su9ws
    @ifrahfarah-su9ws Рік тому

    msllh bby gii yare waa waynaday msllh allaku xadido abayo kaada kamara plz

  • @ruqiyocumar6983
    @ruqiyocumar6983 Рік тому +2

    Ciid wngsan Ina adeertay

  • @NaanaMaxamed12-of9ky
    @NaanaMaxamed12-of9ky Рік тому +1

    M.a family ❤

  • @farahfartun3961
    @farahfartun3961 Рік тому

    Masha alah eid mubaarak

  • @iloveallah3519
    @iloveallah3519 Рік тому

    Eid Mubarak ❤

  • @cookwithme8048
    @cookwithme8048 Рік тому

    Wn iska jeclhy gabadhan ❤

  • @MaymunaA.qaadirMaymunaA.-bc5en

    Masha Allah famiyl

  • @mulkiomar8004
    @mulkiomar8004 Рік тому

    Masha allah abyo ❤❤❤

  • @samiraali1770
    @samiraali1770 Рік тому

    Wll dumashida yarista ilaa hada ma arag meday islanta timaha cas Lee aragna nabar gabadha kale

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 Рік тому +1

    Ciid wanaagsan hbo

  • @HamdaMaxamed-s5y
    @HamdaMaxamed-s5y Рік тому

    Mashaa allaah abaayo

  • @samiirsaciid-pw3xv
    @samiirsaciid-pw3xv Рік тому

    MN shallh family qrux badn wada noolada❤😊

  • @dhoolabdi1
    @dhoolabdi1 Рік тому

    Masha Allah 👍❤️❤️❤️

  • @hawaartanhusein7618
    @hawaartanhusein7618 Рік тому

    Ciid Mubarak ❤❤

  • @ubahadan8902
    @ubahadan8902 Рік тому +2

    👍👍👍❤️❤️❤️❤️

  • @samsamabdi8865
    @samsamabdi8865 Рік тому

    Abbyo ale hakubarakeyo

  • @MohamedAbdullahi-yk5zj
    @MohamedAbdullahi-yk5zj Рік тому

    Wcs wr wb 🤝 safar salaama inshallah

  • @aishaahmed3185
    @aishaahmed3185 Рік тому +2

    Banaanka aada xafada ha maxaa uwareegesiin

  • @gachastorys1956
    @gachastorys1956 Рік тому

    ❤❤❤

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 Рік тому

    MaanshaAllah 🌺

  • @osmandaad8275
    @osmandaad8275 Рік тому

    mashaalaah abaayo mcn 😂❤❤❤

  • @ruqiyoese1193
    @ruqiyoese1193 Рік тому

    Maan sha allaah baaraka

  • @zahradahir2811
    @zahradahir2811 Рік тому

    Mashallah tabarkallah ❤