Routine{malinta labad ciida}my family sidaan u qadanay 🥰♥️

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 96

  • @suleeqoahmed4374
    @suleeqoahmed4374 Рік тому +4

    Walaley famil fiican ku qabo oo ku jecel Masha Allah ina adeer reer kaada Ilahay hakuu barakeeyo❤

  • @fadumoabdulaahiadeen880
    @fadumoabdulaahiadeen880 Рік тому +2

    masha allaah ilaheey haa ku barakeyo reerkaga abayo

  • @NSalah2006
    @NSalah2006 Рік тому +2

    “Waa iska dheeli lahaaye waa xishoonaa”🤣 Ciid Mubaarak...... Maasha ALLAH, qurux sidaa u ciideen.

  • @NastexaYusuf-yd2ch
    @NastexaYusuf-yd2ch Рік тому +8

    Abyo Hani dar alla kuu jeclahay Allah caafimaad taam haku siiyo in.a abayo quraan isa saar in.a caafimaadka Allah ha kuu siyaadiyo abayo ❤️

  • @Umayma12
    @Umayma12 Рік тому +1

    Masha allah tabarakalah abayo hani allaha idin xifdiyo ciid mubaarak I ‘am happy for you❤❤❤

  • @munabarud9614
    @munabarud9614 Рік тому +2

    Mashallah 🥰 my allah swc bless ur family walaal

  • @MohamedAbdullahi-yk5zj
    @MohamedAbdullahi-yk5zj Рік тому +3

    Wcs wr wb 🤝 ciid mubaarak ilaahay haydiin barakeyo ciido badanna hayna wada gaarsiiyo aamiin 🤲 mahadsanidiin 💯✅🍇☂️

  • @maryan3892
    @maryan3892 Рік тому +2

    Masha Allah Allaha u saqiro ilkaha waa xanuun badan yihiin

  • @nafisalifestyle9094
    @nafisalifestyle9094 Рік тому +2

    Masha Allah family qurux badan isku wara

  • @عيوشةعقولي
    @عيوشةعقولي Рік тому +3

    ماشاء الله تبارك الرحمن الله يزيدكم ويهنيكم

  • @feeto1118
    @feeto1118 Рік тому +4

    Naa haniyey wlo waan kutagera vediokaga ima dhafo xajiga gacanta kuqabo wuu catobay

  • @kdejamoh6416
    @kdejamoh6416 Рік тому +1

    Sasab oo hooyo macaan dheh allaah ha kuu barakeeyo

  • @MonsifSara
    @MonsifSara Рік тому +2

    ماشاء الله 🇸🇴🤍🇲🇦

  • @sahramohamed7031
    @sahramohamed7031 Рік тому

    Ameeen YAA ALLAH

  • @deeqaabdinoor1242
    @deeqaabdinoor1242 Рік тому

    Masha allh mujaahid markan arko ilin ayaa iqabata alx allaha kuu barakeyo abayo waad uso jihaaday runtii

  • @wardaabiib1446
    @wardaabiib1446 Рік тому +1

    Haniyeey Dad ka xun noloshada aya Gadaal kagaso biiray keep going zizter

  • @sahramohamoud8636
    @sahramohamoud8636 Рік тому

    Timo gaduuudey sigaaran usalaamayaa mash allah frxd

  • @nimcocabdullahiabdi6052
    @nimcocabdullahiabdi6052 Рік тому +1

    M.a abyo ciid mubaark ilhy farxdina hidiin siyaadiyo abyo qalninkga wuu cusub yahye cuska badn iska ilaali ilhy cafimad kaga hakuu siyaadiyo

  • @safiyomaxedmacalin6419
    @safiyomaxedmacalin6419 Рік тому +1

    Waa qalan tahay is dhowr ilahey haku sacide

  • @falxadcisman6768
    @falxadcisman6768 Рік тому

    Masha allh abyo farxd igu ciid family qurx badan farxd ku nolada

  • @sacdiyocabdulahi833
    @sacdiyocabdulahi833 Рік тому +2

    Hadoo duqyahay maxaakarabtaa ayadaa kujecel ninka meesha ugu fiican waaye masha allah family isku faraxsan waaye ciid mubarak

  • @NimcoRashka10
    @NimcoRashka10 Рік тому +1

    Ma. Abyo soo alle ha idin baraketo❤

  • @zamzammohamud4420
    @zamzammohamud4420 Рік тому +1

    Yes first comment iyo first like noqday somaturk family hore u socda♥️❤️

  • @NastexaYusuf-yd2ch
    @NastexaYusuf-yd2ch Рік тому +2

    M.a ciid Mubarak family qurux badan Allah ha idin siyaadiyo ❤️

  • @umalkhayrclwaliumalkhayrcl8054

    Mansha all ciid mubarik ❤❤

  • @musaafirah999
    @musaafirah999 Рік тому +3

    Masha Allah famil qurux badan

  • @MaymunaA.qaadirMaymunaA.-bc5en

    Masha Allah mamiyl

  • @sahramohamed7031
    @sahramohamed7031 Рік тому

    Dumashiigen usheek wan saarena

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 Рік тому +4

    Maasha allaha family 👍❤️❤️

  • @AishaMohamed-lx5yp
    @AishaMohamed-lx5yp Рік тому +1

    walaaley culees haqaadin waad qalantahaye

  • @idildaganofficial9137
    @idildaganofficial9137 Рік тому

    masha Allah abayo hani ilahay ha ku barakeeyo. reer fican bad gashay

  • @lailaadam7894
    @lailaadam7894 Рік тому +12

    Please fasten the seat belt for your daughter in the car for her own safety ..

  • @hodandahir3863
    @hodandahir3863 Рік тому +1

    Haniyey meqasano ayajirtaa

  • @hanaanfeysal2294
    @hanaanfeysal2294 Рік тому

    Masha allah

  • @hudamohamed6810
    @hudamohamed6810 Рік тому +4

    You have a beautiful family, you are convincing me that love has no race. Farax luga baasto hadaan mid ka waayo, I would look outside 😊
    Happy birthday to dumaashi 🎉🎉
    Eid Mubarak ❤❤

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Рік тому +1

    Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @farxiyfilsan6116
    @farxiyfilsan6116 Рік тому

    M.a xbt alle haydiin siyaadsho farxad cafimadna haydin siiyo❤❤🎉

  • @sacdiyokaariye7552
    @sacdiyokaariye7552 Рік тому

    Amiiin abayo

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 Рік тому +2

    Manshalah😍ciid mubarak all family ❤

  • @AnisasaladcaliAnisasalad-wg6wn

    Abyo Amiin guul

  • @SugehDhhsu-nw2xj
    @SugehDhhsu-nw2xj Рік тому

    Masha alaaah abaayo

  • @cabdirisaqmohamuud9999
    @cabdirisaqmohamuud9999 Рік тому

    Masha allah tabaarakallah

  • @D.m.m1338
    @D.m.m1338 Рік тому +5

    Ciid Mubaarak 🎉 🎉 🎉 reer xididka igu salaan gaar ahaan eedada shaatiga gaduudan aad ayaan uga helay sidey u shiday meesha 👌

  • @halimojibril5684
    @halimojibril5684 Рік тому

    🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @alishaaaqurx6742
    @alishaaaqurx6742 Рік тому +1

    Ala haniyey xfda deyda imtay mantee😮 mxa iso mari weysay 😂

  • @ayaanalisahal2615
    @ayaanalisahal2615 Рік тому +2

    Hani ciid wanaagsan my dhiiga hg❤❤❤

  • @abshirofarah2484
    @abshirofarah2484 Рік тому

    Eid Mubaarak hani 🎉🎉🎉🎉❤

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 Рік тому

    Eid murak 🌸🌹🌹🌹

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 Рік тому

    Asc mashallh Allha gulinshallah

  • @queenZuzi-n4u
    @queenZuzi-n4u Рік тому +1

    Eid mubarak❤🎉

  • @saharwafa7539
    @saharwafa7539 Рік тому

    Maasha Allaah abaayo gabadhaada 5 jir waaye soo maaha haday dhalatay 2018 Jun

  • @zayanabinyuusuf7713
    @zayanabinyuusuf7713 Рік тому

    Abaayo waad naga caajistay

  • @NastexaYusuf-yd2ch
    @NastexaYusuf-yd2ch Рік тому

    Abyo culeeska ha qaadin sharfey

  • @HodanCali-wg2hn
    @HodanCali-wg2hn Рік тому

    Wll ilkuhu mayleeyihiin xanun kasohadal

  • @ruqiyoxasan8119
    @ruqiyoxasan8119 Рік тому

    Eid wanaagsan somturk family

  • @shukrishacni5270
    @shukrishacni5270 Рік тому

    Hanyey dumashida timo gadud comments eber loga siyey 😂😂

  • @Nafteedauroon
    @Nafteedauroon Рік тому

    Hani waa qalanthy culeeska iska ilaaali

  • @aishaahmed3185
    @aishaahmed3185 Рік тому

    Culees ha qaadin waa qalantahay is ilaali

  • @taysirhaji2893
    @taysirhaji2893 Рік тому

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @iftinnuura1952
    @iftinnuura1952 Рік тому

    Abaayo noso geli saa isku baraten adiga iyo xajigada

  • @kaltunismacil4680
    @kaltunismacil4680 Рік тому +1

    Habrtan madxa Cas mislin mah miya max marimba qawiyay

  • @cashacade4017
    @cashacade4017 Рік тому

    Mashallah

  • @arawelo9504
    @arawelo9504 Рік тому +1

    Gabadha timaha gududan hijab maxa udiiday 🧐🧐🧐

  • @MunoMaxamed-q6h
    @MunoMaxamed-q6h Рік тому

    Asc❤

  • @safiyomaxedmacalin6419
    @safiyomaxedmacalin6419 Рік тому

    ASC abaayo culeyska ha wadin was qaldan tahay is ilaali

  • @laylahussein1493
    @laylahussein1493 Рік тому

    ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @najmayusuuf8642
    @najmayusuuf8642 Рік тому +1

    Dadkan Muslim maha miya bisinke

  • @yasminhersi3793
    @yasminhersi3793 Рік тому

    ❤❤❤❤❤

  • @nouramayow7887
    @nouramayow7887 Рік тому

    M a🎉❤❤❤❤

  • @Kiki-xx9hp
    @Kiki-xx9hp Рік тому

    Hi Hani can i ask you a question how many kids does your sister in law has?the red hair🧑‍🦰

  • @Zaara548
    @Zaara548 Рік тому

    Haniyey An kula Kaftamr Hal Okiyal Bis Miya Qabta Quruxeey 😢😂😂😂😂😂😂

  • @AmalAbdirexmaan
    @AmalAbdirexmaan Рік тому

    I love you dheel hhhhhhh

  • @kaltunismacil4680
    @kaltunismacil4680 Рік тому

    Odygiy wa catobay maxd ku samysay ma ku daratay

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 Рік тому

    👍🏽🌺👏

  • @Khalanjo673
    @Khalanjo673 Рік тому

    ❤❤❤maashaallaah

  • @KhadroNor-ei7vt
    @KhadroNor-ei7vt Рік тому +1

    Nin duq ah😢

    • @naimadaahir2482
      @naimadaahir2482 Рік тому +5

      Naa ninka marka uu camara soo galayo is astur dheh qofka عورة رجل ما بين سرة وركبة lkn bulsho dhan qof soo hor istagaya waxaa qurux badan in uu is asturo

    • @wardaabiib1446
      @wardaabiib1446 Рік тому +1

      Naa noloshada ku mashquul waxba kama galineh

    • @naimadaahir2482
      @naimadaahir2482 Рік тому

      @@wardaabiib1446 naa wixii qalada wa laska saxayaa

    • @wardaabiib1446
      @wardaabiib1446 Рік тому +1

      @@naimadaahir2482 abayo adiga maaha naagta nin Duq ah soo qoraysa jeeda aduu wax saxad usheegtay

  • @safiihappy1566
    @safiihappy1566 Рік тому +2

    Mansha allah famil qurux badan

  • @rowda318
    @rowda318 Рік тому

    Mashallaah tabaarakallaah

  • @aishaali6473
    @aishaali6473 Рік тому

    ❤❤

  • @ikranabdullahi8947
    @ikranabdullahi8947 Рік тому

    ❤❤❤❤