LABO GABDHOOD OO SOOMAALIYA MAGAC KU LEH AYAY DADKA ISKU QALDAAN.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 жов 2024
  • HUBAAL MEDIA GROUP

КОМЕНТАРІ • 8

  • @faadumocabdi8644
    @faadumocabdi8644 4 місяці тому +2

    Soomaali badibaa ubadka boga ugu wanbaaraa baahida ka reebaan bidixda badeelada ku qaadaa ka illaali cadawgaan midigtta boobah ku sidayaa

  • @AhmedMohamed-tn5yg
    @AhmedMohamed-tn5yg 4 місяці тому

    Royal engineer kulahaa

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 4 місяці тому

    LEE, Yariiseey minyarooy bahbahbah bahbahyareey Ta gabadha cadceeddumaroo iyaaiyaa QatraaayqaranEEy systems familiessss jiilbajiilba

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 4 місяці тому

    YawayE, Familyyyyyy dumaaar haween Qatroos liinaliina Qiimobadan murwodumaroo samsamEey yariiseey dagan fariidad facyaashay troonEey bilyans dumarood ugu qiimobadanEEy waanba ugu wataa Brinseseseses boqorad antan baa layga yirahda

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 4 місяці тому

    Familibanaheyba yaawayE, Qaasatan Noocyadey facyaashay troonEey ba lay yiraah murwodumaroo samsamEey yariiseey dagan fariidad lagufarxeeeey. Yartayarta

  • @MadiinaOmarali
    @MadiinaOmarali 4 місяці тому

    Xaawo taako hadii ay wadaniyad ahayd maxaa falaarta ku riday.?
    Falaarta waxaa ku dagaalamay
    Soomaalida Talyaaniga wuxuu ku dagàlayey xabbad.

    • @muumincumar7417
      @muumincumar7417 4 місяці тому

      Sax nin wax og baad tahay been waaye dabadhilif gumeysi Bay ahayd talyaaniga ayeyna u fuushay oo ay la jirtay ee dad taariikhda sameysanaayey ayey taariikh u sameystay

  • @muumincumar7417
    @muumincumar7417 4 місяці тому

    Xaawa taako talyaaniga ayey u fuushay gumeysiga ayeyna la jirtay iyadoo alalaaseysa ayaa falaar carabka looga shiishay ee naaska hataa ma ahayn ee taariikh daarood loogu sameeyey waa sidii siyad bare loo yiri halgamaa uu ahaa isagoo askari talyani ahaa oo soo xirxiri jiray dadka halgamaayey been ha noo sheegina baal dahab ku lahaa beenaalayaal goobjoog ayaanu ahayn annaga adinka dhegta la idiinku sheegay in halgamaa ahayd