Mid ka hoos baxan macalinkan gawdha xanunki umareso raga Hada nahy mala marnaa ? Hade Maya noqoto jwbt so macanheda maha in Gawdha rafatka Carurta iyo xanunka u marayan ayağa u tala marka had rag nahay dib isku noqona indha adeeg a joojino dib isku noqon wax ka hadleno
Faradhaqa yaa ku qasbay gumaysiga halkaasuu ka bilowsay adiga lacagtaada waa ku xisaabtantay nagoow markiisa kareem lugaha ha kuu mariyo markaagan faraha ha kuu dhaqo
Gabadha waxaa uga baahan tahay waa Taran waxa tarwaayo waa adiga oo ilmaha kuugu aftirsanaayaan qabiilkaada badinaayaan marka adigaa u baahan diinayana marashadeeda iyo masruufkeeda waajib kuugu yahay
Sharmarke wiilkan xaqiiqada u ka hdly ❤❤ noso bdi waxyabaha nuxurka leh ee laga faaido waxyaabo bdn❤❤❤
Mid ka hoos baxan macalinkan gawdha xanunki umareso raga Hada nahy mala marnaa ? Hade Maya noqoto jwbt so macanheda maha in Gawdha rafatka Carurta iyo xanunka u marayan ayağa u tala marka had rag nahay dib isku noqona indha adeeg a joojino dib isku noqon wax ka hadleno
Bil caksi sax wasu baahanhy guurka isdhaafsi waaye weliba anagaa u baahan ilmaha in nala koriyo oo markii ilmo nagala fatootiyo naga cararaaan.
Beentiis ninkii ilmihiisa rabo si walba iyo kasta u maraa lakin qofka haduu yiraahdo ilmaha waaley diddey asagaan rabin mar marsiyo u arkaa.
❤❤ wax badan ayaan ka faaiday ❤❤ keep going ❤ sharuu❤
Gabadhu Waa walacdaa, Waa xaamiloowdaa, Waa sexan weydaa, wey fooltaa, weynuujisaa, weydhafartaa, teeda kale illahay xaqooda maba simin ee hays wareerin wiiloow isdaji hadaad korkortameyso mandhoow Iska iskaabulee
Maherka waa xaqa ilaahey gaberta siiyey inkastoo tabertaada tahy
Warkiiyo kooban! Waxaan maqli jiray Rag iska celi iyo Rabbi ka baq meel ma wada maraan. Maah maahdii cagsigeeda oo casriyeeysan...
Faradhaqa yaa ku qasbay gumaysiga halkaasuu ka bilowsay adiga lacagtaada waa ku xisaabtantay nagoow markiisa kareem lugaha ha kuu mariyo markaagan faraha ha kuu dhaqo
Intaas qof dood ka qabta miyaa jira?
Raga yaa wax ka qaato horta waa la yaabay waxba idinkama qaadano ilaahaa na leh meher xataa ma bixiyaan
Ninkan xaqiiqada u ka hdly Lkn somali aa u nahay qaab xumada
Faanaaye Ali yaaab wlhi
Macalinka waxban ka faii.day waa tageersanahay
Wlhi nin maskaxle
laabo jaaahilaa oo isku caamiraaya wa qosol walahi
Ninkaan malaha kitaabkii sunadii nabiga waa laalay. Siduu isugu wax u arkoo. Wixii dhan ka dhigay
Wll adiguba gabdha ayaad dhashey sidaad sheegtey mana u maleynayo waxaad ka hadleyso inaad happy ku noqoneyso runta ka hadal 🤔
Ma diintaiyo caqligaaga ayaad isku cabiraysaa walal figrad cilmaani ayaa ka muuqda ninkaan aan isku daneysano aana kaladaneysano kkkkkkk