@@cabdalecawil6275 Intani waa intii hawlgalada Doolaal sheegay ku jirtay. Doolaal Wuxu sheegay rag badan oo kala qabiil ah haba u badnaadeen hy iyo hj. Intii hy ee uu magaacay uun baa soo qaatay
Illaahay cimri dheer, caafimaad taam ah iyo cibaado suuban mujaahidka ha ku simo. Mujaahidkan iyo mujaahidiintii kale ee SNM abaalkooda ma gudi karno. Halgankii xalaasha ahaa ee SNM intii ku dhimatay Illaahay ha u naxariisto.
Mujaahid doolaal wa nin run sheeg ah waana geesi aan gaban oo dagaalada gala isaga oo iska qoslaye wuxuu ku dhaataa saxibkii harawaafi oo ay dagaalo badan wada haleen AHUN, mujaahid mahadsand .
Aaga bari jama wuxuu ka muujiyey wacdaro dagaal oo aan la ilawi karay maaha geesi keliya ee wuxuu ka mid yahay ragga nasiib ku leh mar walbana soo hooya guulo dagaal wuxuu aad u qadariyaa saxiibkiisa dagal ee mujaahid HAragwaafi oo ahas ninka ay aad isu asmineen oo walaalo dhaw u ahayeen goobaha ay ku naafayn jireen dadowga.
Waryuhu mujaahidiinta qasr ayuu u ducaynaya mujaahiidkuna halgankii lagu wada jiray rer ayu ku so koobay Alle ha u naxariisto dhamantood intii ku shihiiday halganki dalka lagu xoreeyay
@@ayaanaadan3204 maye wll waxuu ka sheekaynaya waa qaybtii bari waayo galbeed war uma hayo ma been buu kugu sheekeya galbeed waxa kasheeg doona mujaahid galbeed maalin walbana way ka sheekeyan mujaahid tii barina cidi masoo hadal qado dadkuna isku caqli maaha qaarba markiiba haday maqli wayaan mujaahid reerkoda magicisa moodaya in halgankii reer qudhi sheegtay lakin macnuhu sidaa mahaa snm waxa beys u ahayd nin waloba halkad dadkeda iyo degaankeda raganayso ka dagaalan iminka doolaal iyo haragwaafi la gaayn lahaa galbeed ka hargaysa ma kula tahay guul bay soo hoyin lahaayen maya ee haraad iyo gaajay u bahtiyi lahayen oo yago hedadowa yay faqashta ugeli lahayen markaa bari buu doolaal ka dagalami jiray barina waxa ka dagaalamyay labada reer ee reer bariga loo wada yaqaan ee habarjeclo iyo habar yoonis markaa sidaa darteed ayaad u maqlaysa labada reero qudha bal dhegeyso mujaahidtii galbeed marka lawaraysanayo hal mujaahid oo reer bari ka maqli maysid magacisa hadanu hawlgal galbeeda wax ka fulindee
@@adamalsomali9341 ha wllo dadku waxkaste qabyald bay ka dayayan waxa u rag shegay qolo Kaste way leyin lkn dadka iska radinayah dad an dagal galin magacodah
@@faryaddhudii4060 haa lakin nin waxii uu ogaayun buu ka sheekeyay waana ku saxan yahay maalin walba qaar reer hargaysa lawaraysta oo hargaysa iyo mujaahidtii reer koda ka sheekeya ma nidhaahno reer baa halgankii sheegtay ee waanu iska dhegeysana yaguna maantay doollaal arkeeno waxay yidhaah deen reer baa halgankii keligii sheegtay miyanay wax lala yaabo ahayn
Beenale xabashidu bilash uma dagalanto dhul aanay lahyna kuma dagalanto 1977 marki adis ababa loo dhawaday ayay si cadiya u dagalamen marka quwada snm ee holaca idin lefsiisay ileen ciidan xaqu dirira ayay ahyene ayad u haystan in quwada kale idinla diriren
inadeero allah idinla jirey walee SNM wada lixle ahaayeen allah yaa arxamuu
Anigu waxan marag ka ahay 1986 in mgca dolal Bariga qabzadey
Mujaahid Qiimo badan,,weeye Jaamac doolaal,,waxa BADAN AYAA ku duugan,,,3aad iyo 4aad
Kolba intii aad ka qaadi KARTID WAREYSI kale
Ilahay janadii fardowsa hageeyo inti shahiiday intiina noolna cimri dheer iyo cibaado suban ayaan idin rajaynaya
aamiin Yaa Allah.
Big Respect sir, and thank you for your service.. long live SNM❤️🤍💚
❤🤍💚💯💯💪💪💪
No more snm
@@kanomohamed4637 🍆🍆🍆
Maxamed Cali
Haragwaafi
Axmed Mire
Feyr
Cabdi Aar
Cawil Cadami
Siciid
Dhamaantood Waa habar Yoonis
Iyo dhawr kaloo sheegay mujaahidku
Allah ha unaxariisto intii dhimatay. Muj Doolaal waa quality . Waa Isaaqi la yaqaanay
7 qof snm ma ahayn reerkasta waa Lahaayeen intaas aad sheegtay
@@cabdalecawil6275 adiguna soo tiri intii idinkaga jirtay habar awalay 😁😁😁
@@cabdalecawil6275 Intani waa intii hawlgalada Doolaal sheegay ku jirtay. Doolaal Wuxu sheegay rag badan oo kala qabiil ah haba u badnaadeen hy iyo hj. Intii hy ee uu magaacay uun baa soo qaatay
@@jetli2086
Hy baa snm ugu bad nayd
Hj baa ku xigta snmta la sheego waa intaas ba
Illaahay cimri dheer, caafimaad taam ah iyo cibaado suuban mujaahidka ha ku simo. Mujaahidkan iyo mujaahidiintii kale ee SNM abaalkooda ma gudi karno. Halgankii xalaasha ahaa ee SNM intii ku dhimatay Illaahay ha u naxariisto.
May 26 1988. dhaqdhaqaaqa qaranka SNM oo doonaya in aan Burco habeenkii 29th May 88. Hadda waxaan ahay 59 jir. Allaha u naxariisto Soma
Maansha allaah xusuus baad mudan tihiin taariikh aan ebid xumaaan
Maxamed Xaashi Diiriye Lixle AHUN, mujaahidiintii xaq udirirka ahaa ee SNM illaaahay janada ha wada geeyo. Somaliland ha noolaato.!❤
Isaaq clan ciid ma dulman waa reer umada kle ka nabad gasho balse iyagu isma indho buxiyan any way markii naloo bahdoo waanu daglmyN hadanu nahay jilkii 1991 dhashay oo
Allah ha u naxariisto dhamaan intii dhimatay ururkii snm walee ragg ayay ahaa yeen talaw raggaa oo kale ma la heli karaa imaka
Illaahay intii dhimatay haw naxariiso
Aniga oo ah aamina jufeen caasha c/haahi xasan dhaga dhago xaaji yuusuf waxaanu ahayn jimce raacii oo dhaawaca iyo dhimashada ayaanu ilaa gooncad geyn jirney habeenkiina waxaanu soo saari jirney baabuurteenii geerash yada ku jirtey markaa biladayadii waanu u fadhinaa aad iyo aadna waanu idiin salaamaynaa wareysigan hada unbaan daawaday here uma arag
Bilada aad qaatadatay wa in maanta dhulkagi ,xoriyad ku bashaalayno anakaana idin og
Mujaahid doolal ilaahay cimri dheer haku siyo halyeey halgankii xalaasha ahaa
Part 3 ayaanu sugeynaa,,,abwaan sidiiq aw Faaraxaw,,,ADIGOO mahadsan ind MuJ doolaal wax badan ayuu ogyahay,,
Ouy6{{uu 8 7 9 yo ouo
Mujahid dolal nin xalala hadhawbay heego odhan wa habar jeclo isku rer bad tihin anigu nin h.y ah bn ahay
Alle cimriga haku dhereyo ader
Bisiqa Iyo Lebi Sagaalo Iyo Balidhiig Hawlgalkaa Waxaa Lahaa Oo Ciidanka Watey
Mujaahid Axmed Mire
Siilaanyo Xafidu lahi SNM Wa Wada Lixle Manshah Alah Wakii Kumusanabay
❤️❤️❤️❤️Helyaygiii 💗💗
Mansha Allah cimriga illahay haku dheereyo mujaahid dollaal niin adag
Reerna wuu ku Amaanayaa snm reerna waa ku duuLimaad mr doolaal oo qorigiisu galbeed ayuu ku jeedaa
Waad la raagtay part 3 iyo 4 abwaan dadka meesha waad ku dishay marraa waaxid Salla calee
SNM Wa Ragii Somalilaan Xoreeyay Guuuuuuul
Wuxuu yidhi darwiishkii Taleex barasho waa doore
Dagaalkaan abaabuley ragii duubka wada qaaday
Daaraawiishta nimankii la baxay waxan u sii daayey
Daliilkii illaah iyo waxaan diinta ugu dhaarshey
Xeer laba dibleeyiyo waxaan daawo ugu yeeley
Waxaan daabcad iyo soodh af badan ugu durduuraayey
Haddii duullan loo baxo waxaan ula dardaarmaayey
Kolka ay dareeraan waxaan duco u taaraayey
Waxaan duhur illaahay baryee tiriyey deeqdiisa
Waxaan Daayimow idhi habeen doqonta oo jiifta
Darfooley la ii dhigay waxaan gees iga duubay
Dug madow waxaan keli ahaan umal la dooyaystay
Dibnahayga waxaan ciil saq-dhexe foolasha u daayey
Dawankaygu qaylada wuxuu gelinna deyn waayey
Dood iyo heshiis iyo waxaan nabad u diidaayey
Waxaan duubi weynow sengaha ugu duulaalayey
Dirkii Xiin-Finiin iyo waxaan seef isula doontay
Dabkaan shiday, waxaan gaal cad diley dabatadaan laayey
Dabayl ii cad goysiyo waxaan kiciyey duufaano
Danab iyo hillaac iyo waxaan weedh is daba joojey
Dillaalkiyo gumaystaha waxaan gooyey dabarkooda
Dulmadoobe iyo Cayn waxaan dhiigga ugu daadshey
Nolol dalab leh oo jaban waxaan geeri uga doortay
Gobanimo daryeel baan lahaa dawladnimo taage
Doorkiyo barbaartaan lahaa dawliska u dhiibe
Deegaanta Hawd baan lahaa goray ha daajeene
Maatada ha deeqdaan lahaa sidigta Doolaabe
Dadkii dhaxal la'aa baan lahaa doogga haw hadho'e
Dakharada bogsii baan lahaa doogta kugu taalle
Ha yeeshee sidaan damacsanaa Daayin odhan waaye
Dagaallamaye daad xoog leh iyo daafi bay ridaye
Halkii laygu duugiyo anoo jiifa duni hoose
20:10 madheedh qalalka meel bari ka ka xigta oo meel ay ah ayaan beebee guban ku arkay anigoo yar malaa waa kuwa barigaa lagubay
Mujriimiin bay ahaayeen
Waliba way ku dubaynayan mujrin ninka dhul anu lahyn ku duula aya la dhaye nin dhulkisa difacda lama dhaho
maashaa allaah waa daacad sarkaalkani maaha nin wax ilooba wax walba wuu xifdiyay sababtuna waa qaybii uu ku lahaa halganka geesi geesi nooloow allaah cimriga hakuu raajiyo
Ninka noocasa ayaa maanta khaayimu wadan iyo xamar bd xidhiidh la sameysay kuxidhanoo 2 sano lagu xukumay
Maxamuud wadaad maaha reercadaawe ee mujaahidku ha saxo waa obokor ciise waaxaanuu joogaa hargeisa waana reer kuweyd mahamuud Ahmed xasan (maxamuud wadaad)
Abtiyashay ♥️abokor ciise
@@engnuradin4228 Abti aad baan kuu salaamay, iinoolow.
@@ahmedbarre1283 abti adban kaaga qaday dacarta ma garan 😂 tolow iyo dooxi galaalka laha 😂
Mujahid jamac dolaal nolow inader
Mujaahid adeer caafimaad iyo cimri dheer . HUUNADU darajay raadisa aanay awoowyaashood laheyn
#SIDIIQAW,,,WAXAAN KAA CODSANAYAA HADII AAD WEYDIIN KARTID MUJAAHIDKA MAADAAMA AY AAD ISUGU DHAWAAYEEN ,,
DHIMASHADII MAXAMED XAAJI MUUSE #HAGARWAAFI 1987 AYAAN FILAYAA INUU DHINTAY
XOG KOLAY WAA KA HAYAA EE FADLAN BAL WEYDIII,,,ADOO RAALIYA
Abahay iyo batiga harWafi saxib isku dher bay ahayen wax badan ku ka ogyay alle haw naxaristo abtiyo harWafi marku abahay ka shekeyo aniga oyah
Wuxuu dhintay1988
@@faryaddhudii4060 walee waan ka xumay wll
@@faryaddhudii4060 oo kaalay adiga ma haragwaafiba habti kuu ah aabahana waa doolaal oo waa wax isku tuse halka qofka labada nin waalid uyihiine
@@adamalsomali9341 ha wllo hoyaday inderked bu ah alle haw naxaristo
Maansha alaah
Geesiyaal SNM
Waa run weliba Muusa Cabdale nimankii Berbera Xoreeyey
Mujaahidka intaas baa lagu cunay 😡😡😡😡 waa maxaad u amaantay garxajis 🤦♂️🤦♂️🤦♂️🤨🤨 illaahey hakaa soosaaro jeelka heego cadhooley 🤨🤨🤨🤨 mujaahid doolaal nin jira 💯💯💯💯
Runtaa weeye ujeedadu waa mxd u amaantay garxajis siiba habaryoonis
@@zakijunior1107 walal wakhtiga igu qabo hlkas uu ku sheegy
Snm guul hero
Maxamed xaji cisman
Dolaal wariyo laan ba ku haysata
Mujaahid Dheh doolaal walee
Dheg lam dhaho Doolaal qudha
Mujaahid doolaal wa nin run sheeg ah waana geesi aan gaban oo dagaalada gala isaga oo iska qoslaye wuxuu ku dhaataa saxibkii harawaafi oo ay dagaalo badan wada haleen AHUN, mujaahid mahadsand .
Aaga bari jama wuxuu ka muujiyey wacdaro dagaal oo aan la ilawi karay maaha geesi keliya ee wuxuu ka mid yahay ragga nasiib ku leh mar walbana soo hooya guulo dagaal wuxuu aad u qadariyaa saxiibkiisa dagal ee mujaahid HAragwaafi oo ahas ninka ay aad isu asmineen oo walaalo dhaw u ahayeen goobaha ay ku naafayn jireen dadowga.
Waa geesi dalkiisa usoo dagalamay Mujaahid Doolaal
19:38 Halkaso kele marka wararku marayan lama dhex galo, wa la sii daaya xooga warka...
Emotioneel ayan Noqday
Weriyuhu muu xanuunsanaya mise wuu qiirooday sidii weriye uma dhaqmayee
nooooon soo badi waragaisiga mujaahidka
Hadaad wax iska dhicin kartaan waan isa sugaynaa iidoorn
Ciyaaraha hada waa dhamadeen maxaa dacarta kugu kiciyay
Wariye mujahidinta uu wada duce dhamantod!!!!!!!!!
Waryuhu mujaahidiinta qasr ayuu u ducaynaya mujaahiidkuna halgankii lagu wada jiray rer ayu ku so koobay Alle ha u naxariisto dhamantood intii ku shihiiday halganki dalka lagu xoreeyay
@@ayaanaadan3204 maye wll waxuu ka sheekaynaya waa qaybtii bari waayo galbeed war uma hayo ma been buu kugu sheekeya galbeed waxa kasheeg doona mujaahid galbeed maalin walbana way ka sheekeyan mujaahid tii barina cidi masoo hadal qado dadkuna isku caqli maaha qaarba markiiba haday maqli wayaan mujaahid reerkoda magicisa moodaya in halgankii reer qudhi sheegtay lakin macnuhu sidaa mahaa snm waxa beys u ahayd nin waloba halkad dadkeda iyo degaankeda raganayso ka dagaalan iminka doolaal iyo haragwaafi la gaayn lahaa galbeed ka hargaysa ma kula tahay guul bay soo hoyin lahaayen maya ee haraad iyo gaajay u bahtiyi lahayen oo yago hedadowa yay faqashta ugeli lahayen markaa bari buu doolaal ka dagalami jiray barina waxa ka dagaalamyay labada reer ee reer bariga loo wada yaqaan ee habarjeclo iyo habar yoonis markaa sidaa darteed ayaad u maqlaysa labada reero qudha bal dhegeyso mujaahidtii galbeed marka lawaraysanayo hal mujaahid oo reer bari ka maqli maysid magacisa hadanu hawlgal galbeeda wax ka fulindee
@@adamalsomali9341 ha wllo dadku waxkaste qabyald bay ka dayayan waxa u rag shegay qolo Kaste way leyin lkn dadka iska radinayah dad an dagal galin magacodah
@@faryaddhudii4060 haa lakin nin waxii uu ogaayun buu ka sheekeyay waana ku saxan yahay maalin walba qaar reer hargaysa lawaraysta oo hargaysa iyo mujaahidtii reer koda ka sheekeya ma nidhaahno reer baa halgankii sheegtay ee waanu iska dhegeysana yaguna maantay doollaal arkeeno waxay yidhaah deen reer baa halgankii keligii sheegtay miyanay wax lala yaabo ahayn
Ereyga mujahid waalagu kufsaday halkan nin ku fanaya qof Islam ah baa dilay wale adna war baa ku yaala
Sxb waa mujaahid xalaal ah oo asxaabtii beder ayay isku ajar yihiin
Sababtoo ah dadkiisii oo la xasuuqayo oo hantidoodii la dhacayo oo maatadii la laynayo ayay ragani u guntadeen
Qofka dhul aanu lahyn ku duula waa daalin islam saxana maaha maamina maaha marka jihadka ilaahay ba u baneyay mar hadii dhulkoda lagu soo dontay
Ma amud wadaad wa abokor ciise
Isaaqoo dhan Solomadow iyo wax lagu qurxiyey weeye horeeto illaa dambeyso wallee hhhhhh
🤣🤣7 Ka tiriyay o 3 kornayl yihin
@@adamalsomali9341 kkkk kalcas yay ahaayeen markaa? Waaba reerka keliyaa kuwa sooca lahaa laba ey baa iska kaa dashee
@@adamalsomali9341 Xaasha nin libin kaa xistiyay xumihi waa yaab
Solomodow haday carato waa ciidankii yurub 💪
@@adamalsomali9341 haddaad HJ tahay maxaad sida dhediga ugu hadlaysaa markaa? Yaadse ka tahay HJ?
Dolaaal xaguu ku ilaabay Cali afdheer!
Nin rag ahi ma faano
Buunbuunin shakhsiyaysan baa ku jira mujaahid ka hadal kiisa
Walaaladay sadex baa ku jiray SNM mid dhintay iyo laba jooga oo mid dhaawac yahay ka wayni wuxuu tallaabay 83gii dagaal geliye ayuu ahaa xatta haddaan waydiiyo wixii dhacay lagama sheekeeyo buu igu yidhaa wallee
Can't wait,,,part 3
Waxaasoo dhib ah baad usoo martay burburintii soomaaliya lkn abaalkaaga muuse biixi baa ku waraabiyay bagga
Muuse biixi kabihiisa ma gaadhi karo maantana khasab baa lagu sii daayey. Iska ooy kolley dhillaa ku dhashee
Buhodle snm.kama dagalamin benbad ka sheegtay halkaa
Hadaad qabsaten maad kaaxaysataan hubkii dawlada waaka yaale sagoo macal Tangi yadisi ehe
Kkkk maysagaa ku Dhaca buuhoodle is isagoo solyo madawa
Jama dollaal ma Hy mise wa Hj?.
Hj
Waa habarjeclo waliba maxamed abokor waliba solomadaw waliba bare cabdule waana saraakishii raaca dagaalka aadka caanka uga aha doolaal waxa loo qarin jiray ma manaxaanka haragwaafa ugu yeedhi jiray marka layidhahdo hawlgalka yaa fulinaya ayuu odhan jiray anigiyo manaxaanka oo uu doolaal uga jeedo anagu midna isku reer ma nihin lakin waan aqaanun lakin reer shiikh isxaaq baanu isku nahuno waxuba waa tolkay
@@adamalsomali9341 wad mahadsantahy sida fiican ee aad iigu tilmaantay.
@@ahassan1205 ada mudan wll waa waajib in layska faaidayso oo qof waliba waxanu aqoon laga jaahil saaro
waa nin h/jeclo ah solomodow ah barre cabdile ah
That isn't good policy to your coalition dhulbahante lwarsangeli fiqishini and majerten some of them.
Faatadhugle
Ragasay maanta xidhayaan kuwii la xoreynayey
Sidiiq wll aad baan kuu so salamayaa , aad baan kaaga mahadcelinayaa inaad taariikhdan dhaxalgalka ah ka reebto mujaahid ka .
Wll waxaan aad kaaga codsanayaa inaad wareysi ka soo qaado mujaahid Cabdiraxmaan Maxamed case ,
Oo inuu UK joogo laygu sheegey.
Waa mujaahid magaciisa inbadan la maqlo oo aan hubo inuu waxbadan oo taariikha inala wadaagi doono .
Labiyo toban beebee baa waxaa jabiyay hal sakaawe
Bal arinkaa wax ka dhaha
Ileen faanku waa nimco alle bixiyo
Adiga maxaa beebee iyo sikaawi ku kala baray?
@@mohamedmire8646
Alle baa i baray
C K U hadaad maqashid Bbe waa wadkiisa sida Jiibka uu caaraha u gubo oo kale weeye nooh midiba midbuu ka adagyey oo lagu gubaa
Ileen reerkn hy snm ubdn
4 Nin ayuunbaa lagu celcelinayaaye uma badna walaal
@@cabdalecawil6275 bal tiri inta idinkaga jirtay habar awalay 😁😁😁
@@cabdalecawil6275 waar indr maxaad u xaqiraysaa reer shekh isaxaaq hadaynu nahay habaryoonis baa halganka inuu gu badnayd saarakiil iyo ciidanba
@@cabdalecawil6275 habaryoonis ayaa u badnayd waxaa ku xigtay habarjeclo
86 dii snm lama aqoon
Xabashi keliya ayaa soo werari jiray xuduuda dheer ee somaliya iyo ethobia
Beenale xabashidu bilash uma dagalanto dhul aanay lahyna kuma dagalanto 1977 marki adis ababa loo dhawaday ayay si cadiya u dagalamen marka quwada snm ee holaca idin lefsiisay ileen ciidan xaqu dirira ayay ahyene ayad u haystan in quwada kale idinla diriren
Laaxawla walaa quwata malaaigtu magasho dagaal xaqdaro
Maanta ka hor man jeclaysan cayda muujaahidiintii snm lkn waxa igu kalifay caadifada uu doollal hormuudka uu yahay
Miyaad ka wayday cidaadii
@@mahamedmohomoud1122 hhhhhh waar sxb waf iga qoslisay
Ninkaan yuu ku jahaaday.
Kuwii hooyadaa Iska fuuli jirey....
dalimiin dhulkisa rabay
Been ku xoogwaynaa odeygu
Waa kuwii hooyadaa xoreeyay ee sanweyntii ka kiciyey...kkk
wax uu yahy kama xumi halgamaga lkn niyow mujaahid bad madaxa nagaga qaadene sowka ninku nool