BARNAAMIJKA RIYAAD NIGHT | ISMAACIIL AARKA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 лют 2021
  • Waraysi Xiiso leh iyo Heeso bilaa Music ah kala soco Riyaad Night
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 523

  • @nalkaifah4146
    @nalkaifah4146 3 роки тому +128

    Ismaaciil aarka burcan kaasoo salaamayaa fanaan qaaliya🥰💚🤍❤️

  • @abdikanijunier6770
    @abdikanijunier6770 3 роки тому +183

    Apdikariin cali shaah noogu xeji faadumooy inta igu raacsan👍✌🏻

  • @ugaazcaytoofficial8794
    @ugaazcaytoofficial8794 3 роки тому +65

    Abdi kariim ali shaaH soo qabo faadumoy inta igu raacsan love saara

  • @othmanmohomed4836
    @othmanmohomed4836 3 роки тому +45

    Waa fanaan cod cajiiba leh oo aan jecelahy alfanaan aarka wxuu jogaa hoygii fanka ee somlida hargeisa fankisu waa sucunoya inta igu raacsan👍

  • @najiibnaalo822
    @najiibnaalo822 3 роки тому +32

    Fanaan qaaliya ismaaciil Aarka lagend wayn nin aan taagero🗣🙋‍♂️🙆‍♂️

  • @faataxcomedyinter6093
    @faataxcomedyinter6093 3 роки тому +61

    Ismaciil waa wiil dhalinyaro oo aan Hal meel kusoo wada kornay ilaa yaraantiisa waxa uu Jeclaa fanka, waana wiil dhalinyaro ah oo han Iyo Himilo Fog kuleh.

    • @ftugumbe4578
      @ftugumbe4578 3 роки тому

      Yaaqshiid xafadeyda uu ka imaday

    • @cumarmacow8781
      @cumarmacow8781 3 роки тому +1

      Ismaciil morgan
      Wiilkan mar ayaan isla joogi jirnay
      Lknse xiligaas waxan isla qaadi jirnay
      Salawad waxna ku qaadi jirnay
      Yaqshid xfda siliga

    • @sheekadaDahab
      @sheekadaDahab 3 роки тому

      @@cumarmacow8781 siliga si fiican ayaan u aqaan reer Towfiiq ayaan ahaa 👌🏾

    • @sumayoabukarcumar8886
      @sumayoabukarcumar8886 3 роки тому +1

      Taas waabeen fan markoo siinay ayuu kubartay asalkiisa xer ayuu ahaaa ninkii soo saray wuuna dambaaway asoo xer iska ah ayuu money tusay sohaad ku arag

    • @naimam.9551
      @naimam.9551 2 роки тому

      @@ftugumbe4578 waan gartey inuu halkaas yahay ma xaafada towfeeq baa dadka qaar baa mooda reer waqooyi laakiin hadalkiisa gartey ma,lumayo

  • @somalivlogs6780
    @somalivlogs6780 3 роки тому +13

    Hawiye waa dadkeenii halasoo dhaweeyo oo haku raaxaystaan hoyga fanka welcome walal Ismaaciil Aarka👨🏽‍✈️🇮🇷🇮🇷😊😊😊😊 Faadumo Riyaad soo badi muuqaalada

    • @wehelashaq3368
      @wehelashaq3368 3 роки тому

      😂😂😂😂😂😂 bahashu way kuu aasan tahay maystidhi fan baa meesha lagu hayaaye xageed aaday ?

    • @qurbetube
      @qurbetube 3 роки тому

      Ma qasab baa inad wax kasta dhinaca qabiilka ka eegto🤔

    • @inacumar170
      @inacumar170 3 роки тому

      @@qurbetube haaa 🤣🤣🤣

  • @truelovesky8922
    @truelovesky8922 3 роки тому +142

    Ma Aqaan Qofka Aqrin doona lkn inan uhoreyan is Arkaa Like Dhac Igu ziiya Wlahyga iga dambeye☝️💋💋🙋‍♀️🙋‍♀️🙋‍♀️

  • @zupeeercade485
    @zupeeercade485 3 роки тому +36

    Legend weyn ismaaciil aarka adaa hargeysa leh lipaax wanki wataa nio

  • @noradinomer5457
    @noradinomer5457 3 роки тому +10

    Mancha AllaH izmacil Aarka codbaa ku dhan lkin wllo abdikarim Ali shaah soo cazuuun riyaadeY

  • @nimcoindho1003
    @nimcoindho1003 3 роки тому +16

    Fadumo riyad wlo cabdi yare so qabo ad ayan ku salamay always be smile😊😊

  • @Kinghuska
    @Kinghuska 3 роки тому +20

    Ismail aarka hesihisa wxn ugu jclhy hesaha u lasoqadey najma nashad fananada codka baxsan nolol ila dhis iyo jaceyl lahilmami Mayo 🇰🇪👍

  • @Ibby_hashi
    @Ibby_hashi 3 роки тому +42

    EsmaiL_aarka aabaHa Qaaciga waa talented Ninkazi wan wataa 🥰💯
    Next Video Abdikarem ALi sHaaH zo qabo 🎵

  • @Sabirina12
    @Sabirina12 3 роки тому +5

    Best hees shey mire dacar 😢😢😭💔💔 wlhy wiilkaas ismacil aha aad baan u tageera isku dookh baan nahay haduu hees hore so qaado iyo kuwa hadaba waqtigaan maanta ah qofka keliya ee aan taagero waa isaga aad na waan u jeclahay heestiisi cusbeyd goorme soo baxaysa ✌✌ dhaantada waanba ku haystaa

  • @quenaisha696
    @quenaisha696 3 роки тому +47

    Ciyaal yaqshid is mujiya shakti team👋

  • @fatimaliiban1243
    @fatimaliiban1243 3 роки тому +35

    Waxaan nasiib uyeeshay inaan noqdo qofkii ugu horeeyey ee daawada video gaan✌✌

  • @samiiracadaani3137
    @samiiracadaani3137 3 роки тому +31

    Ismaaciik Aarka ninka aan sheekadiisa iyo heesihiisba ka helo burcan kasoo salaamayaa

  • @hodanbarwaqo9539
    @hodanbarwaqo9539 3 роки тому +6

    Aaraka si kala iyo laaba ah yana ku tageeraa horayi u soco insha Allah

  • @MBmubaarig
    @MBmubaarig 3 роки тому +2

    walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞

  • @MustafYare-
    @MustafYare- Рік тому +1

    M.a ismaaciil aarka fanaan qaaliya

  • @asmanasab3027
    @asmanasab3027 3 роки тому +13

    😀😀😀😃😃😄😄😄😄😁😁😁 aarka waa nin xaraba waan kuwata fanan qaliya sidokale fadumo riyad weriyada farxada ladhalatay waa kusalamay zxb

  • @asmaismail6905
    @asmaismail6905 3 роки тому +14

    Maashlh fanaan ismaaciil aarka iyo faadumo riyaad zalaan zare ilmaaderayaal

  • @ANFACAABDI
    @ANFACAABDI 3 роки тому +9

    Hibo faneed oo cajiib ah ayuu leeyahy ismail aarka codkiisa aadbuu ufiicanyahy m.a♥️

  • @Somali1970
    @Somali1970 3 роки тому +24

    Wlhi ninkan waa geed adayg 😍😍

    • @wehelashaq3368
      @wehelashaq3368 3 роки тому +1

      maxad uga jeedaa bro

    • @craxiimmaxamed4014
      @craxiimmaxamed4014 3 роки тому +1

      @@wehelashaq3368 hhhhhh wuxu uga jeedaa waa libaax libaax dhalay bro

  • @istaahilabdirahman3933
    @istaahilabdirahman3933 3 роки тому +45

    Aarka hadad message argto il so xirir wllo waxn ahy gabdha si aad ku jacal ♥️ fadumo aad ban ku salmyaa tageero buuxdah ku ahy ♥️♥️♥️💭💚💪💪💪

    • @cabdifataaxguure4754
      @cabdifataaxguure4754 3 роки тому +1

      Leng

    • @khadarfaalo9234
      @khadarfaalo9234 3 роки тому +1

      naaag waln wa ado kle

    • @bogaayeofficialtube4233
      @bogaayeofficialtube4233 3 роки тому +2

      @@khadarfaalo9234 mxaad u caayaysaa gabadha wllo ceeb maaha oo gabadhu way jeclaan kartaa wiilka
      Waana laga yaabaa in ay wayday meel kale oo ay kala xiriirtee
      Waynu ku xiriirinaynaa hadii rabi idmo

    • @khadarfaalo9234
      @khadarfaalo9234 3 роки тому

      @@bogaayeofficialtube4233 qudhadu cadi ma tihid ma wax bad so yar cabty bro kkkkk jcylka jira wa ke miyaynan somali ahyn gormynu qalpiyada yelanay hbnksta nag banu la jogna anu jeclnhy hbn ka kale tanu la jogne miyaynu is walna kkkkk

    • @khadarfaalo9234
      @khadarfaalo9234 3 роки тому

      @@bogaayeofficialtube4233 mida kale gabadhu miyay walantahay ma qof anay noloshisa iska daye kabaheda ka aqon bay jeclanysa malaha inantu daway qadata

  • @saedhassanabdirahmaan6327
    @saedhassanabdirahmaan6327 3 роки тому +2

    Fanaan kujira fanaaniinta topka ah
    Ismaaciil aarka keep going bro
    👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @abdiaziizmohamud2104
    @abdiaziizmohamud2104 3 роки тому +40

    Wlli waan jecelahay Ismaaciil arka Legend abti waan ku taageernaa from Burco🙏🏾🎊🥰🥰

  • @ridwantimo4164
    @ridwantimo4164 3 роки тому +23

    Ninkan yar waa fanaan cajiib ah wlhida indhawayd Ayan bartay reer hargaysa Ayan modayey. any way keep goin pro 🥰

  • @safakayse6774
    @safakayse6774 3 роки тому +35

    Aarka waan jeclahay dadka is wayneeya ma ah hargaysa uu amaana

    • @haniuk4064
      @haniuk4064 3 роки тому

      waan kula taageeraH pilahi

  • @maxamedsaciid9728
    @maxamedsaciid9728 3 роки тому +17

    Fatima riyaad markan ku arkaba wad faraxsan thy fantastic girl

  • @cabdallagurey6628
    @cabdallagurey6628 3 роки тому +13

    Cabdi kariin calishaah ayaan sugaynaa❤

  • @bushramohd9927
    @bushramohd9927 3 роки тому +21

    Cabdikariin ali shaah ku xeji 🥰
    Ismail aarka wlhi si niyada u tageera ♥️🥰

  • @sahalmohamed4503
    @sahalmohamed4503 3 роки тому +6

    Fanaan dahaba aarka wlhy heesta aan heesihiisa ugujeclahy weeye go forward aarka♥️♥️💥

  • @halimoheego4984
    @halimoheego4984 3 роки тому +15

    ismaaciil aarka wn wataa nin cod mcn

  • @Daud_Barkhadle
    @Daud_Barkhadle 3 роки тому +8

    Ismacil Arka Zahipkie
    Aan waqti Isla Soo qadanay
    Alaha Ku Xfdo Wllkie

  • @faadumomaxamad6087
    @faadumomaxamad6087 3 роки тому +5

    Maasha allaah fanaan codmacaan oo dhalin yalaraa

  • @sadaamabdi4746
    @sadaamabdi4746 3 роки тому +16

    Abdikariin Ali shaah ino so qabo faduumo riyaaad 🙏

  • @hodanxuzeen8861
    @hodanxuzeen8861 3 роки тому +6

    Maazha Allah hore uzocoh izmciil aarka wiil aan taageroh👏👏👏👏👏

  • @umuraage2984
    @umuraage2984 3 роки тому +3

    🥰🥰🥰🥰🥰Reer muqdisho is soo xaadiriya.

  • @hanadugsiiya3681
    @hanadugsiiya3681 3 роки тому +29

    Faadumo riyaad suxufida kaliyee tageerayaasheda daryeesha Long life she is my queen fatima riyath😍😍😍😍

  • @hanadugsiiya3681
    @hanadugsiiya3681 3 роки тому +21

    Faadumo riyaad keep giong 😍😍😍😍😍

  • @shuunfagadhe3242
    @shuunfagadhe3242 3 роки тому +20

    Amazing voice and active man 👑

  • @hamdadiriye2256
    @hamdadiriye2256 3 роки тому +3

    Ismaciil aaarka alle haku xafido walalo form burco 🤩

  • @wizer1594
    @wizer1594 3 роки тому +5

    Legend ALFANAN ismaaciil arka best Fanan wlhi cod ha dhihin❤👏👏👏👏👏👏

  • @mio629
    @mio629 3 роки тому +3

    Ismail Arka wlhi naftaan kuu bixin lahaa 🌹🌹💖💖💖💝💝💘💘 we love you bro in badan

  • @arizoonajr7625
    @arizoonajr7625 3 роки тому +9

    Amzing voice ismaciil Aarka

  • @naimanaima2527
    @naimanaima2527 3 роки тому +7

    Wlh wiilkeyna walamahelan allow inoodaa cod alle siyey hifdullah arka xamar 🇸🇴❤️

    • @user-ru9vx3mp8w
      @user-ru9vx3mp8w 3 роки тому

      rer hargeisi way jecel yihiin qof kasta oo dalkooda jecel ama xamar haka yimaado ama kenya haka yimaadee

  • @Kinghuska
    @Kinghuska 3 роки тому +30

    Gabdaha rer hargeyso mashallah daman waxey soqorayan ismacil wanukujclnhy ana hadan idhindoho Fathuma Riyad quruxey wankujclhy ma ceeba hargeysa am coming soon inshallah from🇰🇪🙏💕

    • @khadraciise2044
      @khadraciise2044 3 роки тому +1

      Wlcm bro yaa ka xiga kaalay

    • @hafsayuusuf7210
      @hafsayuusuf7210 3 роки тому +1

      Welcm bro

    • @ayaanmohamed5988
      @ayaanmohamed5988 3 роки тому +2

      Gabadhaha hargaysa haku ci barane hadad wax odhanayso adigu sidada u dheh hablaha hargaysi ismaaciil aarka wax ku fali mayaane raggoodi oo raggba u wanaagsan bay haystaane

    • @Kinghuska
      @Kinghuska 3 роки тому

      @@ayaanmohamed5988 isdaji ayan walal oo cadhi iskadig

    • @Kinghuska
      @Kinghuska 3 роки тому

      @@hafsayuusuf7210 thanks wll

  • @rahmobaariyow9525
    @rahmobaariyow9525 3 роки тому +8

    Yaaqshiid ban kaso salaamayaa aarow😜✌

  • @safakayse6774
    @safakayse6774 3 роки тому +13

    Cabdi kariin cali shaah soo qapo ama maslax mideeye

  • @gujismursalchannel8882
    @gujismursalchannel8882 3 роки тому +5

    My pro aarka &Riyad saln gobed saln sharafed

  • @zumizhqlnjo199
    @zumizhqlnjo199 3 роки тому +12

    Cabdi karien Ali shah hanoqdo qofka labaad ples🙏 fathumoyyy wllo♥️💋💯

  • @mukhtarfidhiidhe18
    @mukhtarfidhiidhe18 3 роки тому +21

    Faadumo Riyaad Ismaaciil Walaal aan jeclahay guulayso idam alle Walaal ♥️♥️

  • @ugbaadsaleban461
    @ugbaadsaleban461 3 роки тому +6

    Faadumo riyaad wllhi hno mcnyyyy aad ban ku tageeraa video nosoo badi qali 💯❤❤

  • @chamaapdyofficial4162
    @chamaapdyofficial4162 3 роки тому +4

    IsmaCiL aarka FroM sanaaG kasoo saLamay♥️

  • @ailyabdi3368
    @ailyabdi3368 3 роки тому +3

    Fadumaay I love sidu magacayga uguu dhawaqaayo waa wiil yar oo illahay cod, ixtiram iyo wanag baa uu dhameeyay.

  • @actorman5428
    @actorman5428 3 роки тому +24

    Ismail aarka keep going🔥😍
    Hoyga fanka intaad joogtay
    fankaagu korbuu u kacay 🟩⬜🟥

  • @sacdiyomohamedcabdi3664
    @sacdiyomohamedcabdi3664 3 роки тому +9

    Reer yaaqshiid is muujiya

  • @ayaanlehmohometh1370
    @ayaanlehmohometh1370 3 роки тому +7

    Adiga iyo yurub geenyo waan idin sugaynaa ❤☺☺☺🙏

  • @wehelashaq3368
    @wehelashaq3368 3 роки тому +28

    anshaxa wariye nimo waxbaa kaaga dhiman faadumo qofku eray uuna fahmayn hadaad waydiiso waa loo jilciyaa erayga hal ka dheh ismaciil muuna fahmin sorry

  • @farhanapdinour9371
    @farhanapdinour9371 3 роки тому +10

    ApdikariiN Ali shaaH soo QaPO ✋

  • @nimoabdiweli975
    @nimoabdiweli975 3 роки тому +3

    Mansha allh wllky ismacil aarka and fadumo riyaad hore usocda ❤

  • @amounkeize4202
    @amounkeize4202 3 роки тому +4

    Fadumoy clkriin cali zhaah
    Nogu xejii hppti
    Adiyo arkaba buhoodlan idinka soo salamyaa❤✌

  • @ramaazruuxi173
    @ramaazruuxi173 3 роки тому +4

    Waa heesta ujclhy heesahaga ayaan fanan aan tageero aarka eebow wanku wataa ani keep going abowe 🙏🏻❤️🔥

  • @aymanraashid6001
    @aymanraashid6001 3 роки тому +6

    cabdikariim Cali shaah ku xigsi walal ♥️

  • @murtahsacath8313
    @murtahsacath8313 3 роки тому +4

    Ismacil arkah 🥰 fanan an tageero 🩸

  • @asiyaismaiil9484
    @asiyaismaiil9484 3 роки тому +4

    HoRaY uu socoH wllkia ismaciL aarka ❤

  • @yacquubdheeg8042
    @yacquubdheeg8042 3 роки тому +3

    Heestaa waddaniga ah ayaan ku bartay ismail aarka...☝

  • @sakariyecazka1533
    @sakariyecazka1533 3 роки тому +4

    Ala ala Ismail Aarka Waan ku wataa wllhy Cod Baad HayZaa Sxb

  • @shabbacal-gaadeer
    @shabbacal-gaadeer 3 роки тому +10

    Faadumo waa fariid wlhi bilaahi

  • @ugbaad48
    @ugbaad48 3 роки тому +2

    Waaaaw Aarka the best fanaan lagen labo ma ahan ♤♡♡♡♡

  • @axmediimaan9722
    @axmediimaan9722 3 роки тому +4

    Lahjadiisa reer xamarba lama moodo walaahi si fcn buu codkeeni hargaysa u keenay, runtii waa wiil maskax fcn oo active ah

  • @kopend8638
    @kopend8638 3 роки тому +10

    Wow amazing voice, mashallha.keep going bro

    • @Supr93
      @Supr93 9 місяців тому

      I’m I the 😅 there regime of is a then😂

  • @joker_pro670
    @joker_pro670 3 роки тому +4

    Ismaaciil aarka legend
    Wxn waqti kusoo wada qaadanay
    Tan iyo yaraanteeni , maaha ruux isla weyn
    Aarkow Sxb Yaaqshiid Halki Baan Kuu Joogaa Oon Kaasoo Salaamayaa 🥰🖤👌🏼👑

  • @shuunfagadhe3242
    @shuunfagadhe3242 3 роки тому +10

    Masha allh amazing voice 🥰👑

  • @somking901
    @somking901 3 роки тому +3

    Ismail Aarka waa libaax 👑👍🏽

  • @abdiwali15_london
    @abdiwali15_london 3 роки тому +6

    Wlc ismail to jamhuuriyada barakaysan ciyaala xafada laguma moodaba sxb.

  • @ramloabdirizak5917
    @ramloabdirizak5917 3 роки тому +10

    Salax sanag iiih noguu xiji intaa igu racsan like daac kusii

  • @cabdirazaaqaxmed3019
    @cabdirazaaqaxmed3019 3 роки тому +4

    LeGenD AarKa TaaGeero🔥

  • @hamsaomerahmed5816
    @hamsaomerahmed5816 3 роки тому +6

    Legend imaa,iiL Aarka🙏

  • @lakuufarah7013
    @lakuufarah7013 3 роки тому +3

    Ismaciil aarka Codka Mansha Allah

  • @abdullahiahmed1212
    @abdullahiahmed1212 3 роки тому +15

    Fadumo aarka fariin igagaadhsii wll fariin-taasoo ah waxaa tahay fanaan mustaqballe lkn balwada iska ilaali sida qaadka iyo wixii lamida oo berri af aad kuqososho hawaayin

  • @wardaosman3478
    @wardaosman3478 3 роки тому +4

    Abdikarim Ali shaaha noo soo daaa GcladaYaa Fadumo quruxa

  • @dailyxiin
    @dailyxiin 3 роки тому +13

    *ismaaciL AarkaH Hobol Cod Halaasi ah leh*

  • @a.darovic112
    @a.darovic112 3 роки тому +9

    Next apdikarin ali shah so qapo✌🏻

  • @ifraaxcismaan8960
    @ifraaxcismaan8960 3 роки тому +2

    www mash Allah ale codka ha kuu barakeeyo fanaanka kaliya oo aan tageero

  • @kaarto_Style
    @kaarto_Style 3 роки тому +1

    Mashalah libaax meel fiican baad howsha ka wada Ismail halkas kasii wad shaqada bro..👈👈👈

  • @fcwiriqclub1680
    @fcwiriqclub1680 3 роки тому +5

    Qalbiga Qalbiga adigaa daweeya faduma riyaad❤️

  • @masocona90
    @masocona90 3 роки тому +1

    Mansha Allah bilaa music. Macaan. Wllhi cod waa hayaa. 💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞👆💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️👈

  • @hanaibraahimibrahim4401
    @hanaibraahimibrahim4401 3 роки тому +11

    ismaciil aarkah hore usoco wll 😍

  • @theaweilpulshaawi9658
    @theaweilpulshaawi9658 3 роки тому +2

    Legend Bartiiisa Ku Dhacay KeeP Going Fanaan👏
    Abdi Karin Ali Shaah iyO Salax Sanaag 👏👏👏

  • @zkriyeapdikariinalizhaah6523
    @zkriyeapdikariinalizhaah6523 3 роки тому +2

    Alfanaan ismaacil aarka hore usoco zxp👌👌👌

  • @zahraayan636
    @zahraayan636 3 роки тому +2

    Ismaïl Aarka bn chanteur mahaalah continu cmmt sa😍😍😍😍😍😍

  • @ahmedck4208
    @ahmedck4208 3 роки тому +7

    legend of the legend this aarka

  • @bahjaapdirahman4570
    @bahjaapdirahman4570 3 роки тому +18

    Tan inan hal u bixiyo ka baqaya hal ka sheeg baynagu wareerisay😂😂😂

  • @wardaosman3478
    @wardaosman3478 3 роки тому +5

    Codkiisa ayaan ka hela anigu kolYa Ismail

  • @ashakinchannel5042
    @ashakinchannel5042 3 роки тому +2

    Gabadhaan waxaan jeclahay say dadka u soo dhawayso maashalaah

  • @nalkaifah4146
    @nalkaifah4146 3 роки тому +114

    isagoo hadlayaba man arag ismaaciil ma rer xamarbaa rer hargeysan walahi moodi jiray😂hadal adakaa😂ku raaxayso somaliland fanaan aan jecelnahay oo cod macaanba tahaye🥰💚🤍❤️

  • @sabaninamuuse9980
    @sabaninamuuse9980 3 роки тому +8

    Abdikarim cali shaah noo soo qabo

  • @amaalhabiib3899
    @amaalhabiib3899 3 роки тому

    Mansh Allah Arkaa wuxuu ku hadlaya hadalki rer harkesa 👏🏼👏🏼somaliland hargesa❤🤍💚👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼 adbey uuso dhawesaa fananintaa