7 su aalod iyo 3 heesod ismacil aarka

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 280

  • @kingmahad6627
    @kingmahad6627 2 роки тому +45

    Abdikiriin ali shaah waa nin qalbi wanaagsan wlhi fanaaniin badan buu soo garab qabtay ismaaciil aarka legend nin abaalka gudi yaqaana🙏🙏🙏

  • @asiaqueenmohamett2748
    @asiaqueenmohamett2748 2 роки тому +18

    ismaciel guray inbadan baad naga maqnayd lkn waxaanu ku ilaawaynaa nin legend ah baad noo soo qabatay ismacil aarka best fanaan haa baan uhayaa ninkaaa😘🥰

  • @xamdasaleebanaw-daahir4856
    @xamdasaleebanaw-daahir4856 2 роки тому +2

    Ismaacil aarka codka lama haysan karo woooow rajeenyna dib ugu so noqon doontid hiygii fanka aad codka talantiga leh ku so baxaday ku so noqon doontid insha allah allena haku sharfo

  • @crizaaqmaxamuud7850
    @crizaaqmaxamuud7850 2 роки тому

    Keep going bro Ismail arka & guri barwaaqo lajend of to lagend

  • @sakariaali6791
    @sakariaali6791 2 роки тому +21

    Legendkii is back after one month we miss you

  • @xaliimocabdi5926
    @xaliimocabdi5926 2 роки тому +6

    Wooow Ismaaciil Aarka madaxa fanaaniinta ugu codka tolmoon ❤👏👏👏

  • @fahmiahmed2434
    @fahmiahmed2434 2 роки тому

    Barwaaqo horay u soco tageero qaybtaa Rerr djibouti

  • @nuuxiyadamediamusic1
    @nuuxiyadamediamusic1 2 роки тому +3

    ismaaciil aarku waabu iga dhex hadlay caawa waayo
    hees aan taagro io yurub geenyo ayuu soo qabtay masha allh

  • @ahmedmuniir9346
    @ahmedmuniir9346 2 роки тому +16

    Legend Ismaaciil AARKa 👏💯

  • @amiirhanad8440
    @amiirhanad8440 2 роки тому +16

    Labada ismail keep going ❤️from hargeisa somaliland💚🤍❤️👈

  • @carwir7932
    @carwir7932 2 роки тому

    Iscaal cali guri barwaaqo
    Iyo
    Ismaaciil aarka
    Aad baan idiin salaamayaa
    Walalayaaal

  • @abdishakorsalpo8490
    @abdishakorsalpo8490 2 роки тому +1

    Guriyoow xqqda wxy thy mzhidna mnta brnmijku Zwptoo ah Khaamti io jinyihi wndremya in dantu keneyso in life laga dhigo hadana izlafa dhiguu kumacan yahay Hadda kdip nga hpee odey
    Full respect

  • @Mohamett72
    @Mohamett72 2 роки тому +8

    The one N only Legend guri barwaaqo keep it 💯
    Welcome back 🙏 ☺
    Wow Aarka fanka 🤴 👑 ♥️

  • @nimcocismaan9919
    @nimcocismaan9919 2 роки тому +5

    Gurayoow waad ganaaxantay kolba waad baxsanaysaa♥️❤️❤️❤️💋💋

  • @Oska-iz2qf
    @Oska-iz2qf 2 роки тому

    IsmaaCiiil Arkaa Waaa fanankaaa oguu shiidaaan mantaaa hooraaY usoocooo broooooo👍

  • @sadiaahmed5782
    @sadiaahmed5782 2 роки тому

    Asc guri barwaaqow waa mest adiga kugu socda aarka waa legend ee hargeysa gabar uga guuriya koonfurta qiimihiisa ma yaqaanaan

  • @khalidharuunibrahin2302
    @khalidharuunibrahin2302 2 роки тому +2

    Codkana mash llh allh ha udaayo ismaciil aarka inka kaliya eee aan fanaanin ka tageero 💜💜💚❤❤❤❤❤❤🙏🙏🙏🙏

  • @bbenacnac
    @bbenacnac 2 роки тому +10

    Legend of the legend guri barwaqo 💛
    Iyo aarka fanka 🦁🔥

  • @ahmedjr7902
    @ahmedjr7902 2 роки тому +9

    War waa ninkii la waayey we miss you guddoomiye 💯💯

  • @khalidharuunibrahin2302
    @khalidharuunibrahin2302 2 роки тому +1

    Waaaw. Mash allh mash llh waar yaabaye zhp Guri barwaaqo and ismaciil aarka wallhi wxaan odhan laa noi ismaciilada oodhan ayay balo kadhacday wllhi waan idnwataa zhpoyaal qali waan indin tageeraa

  • @khaalidfuaad5417
    @khaalidfuaad5417 2 роки тому +9

    Guri barwaaqo legend always legend 🔥

  • @mahedbaaba6326
    @mahedbaaba6326 2 роки тому +4

    Cabdikariin Alishaah wllhi waa ninka isku haya dhalin yarada fanka ubaahan zxp apaalkaaga cid gudi kadhaa majidho lkn cidku iloopta ayaa yar wxd thy shaqsi aad uqalbi wngsn m.a hla isku duubnaado dhalin yaro

  • @muniirhindi1723
    @muniirhindi1723 2 роки тому +4

    War guri barwaaqo xage ka dhacday legend

  • @sultanyaresultanyare6729
    @sultanyaresultanyare6729 2 роки тому

    Buona fartuuun nasiiib fiiican weeeYaan micnheHeeeedu waaa Kalmad talYaaani aH

  • @nasralaki2778
    @nasralaki2778 2 роки тому +2

    abdikariin ali shaah soo qabo mar labaad wlhi anather level weyan

  • @abdirashidnmuhumed2949
    @abdirashidnmuhumed2949 2 роки тому +1

    Sidan noo dhaan AL abwaan guribarwaaqo hasoo daahindee bilaa caleeg.

  • @nksbsj
    @nksbsj 2 роки тому +20

    Legends guri barwaqo and Ismail aarka 🤞🔥

  • @1yearago664
    @1yearago664 2 роки тому +4

    Cabdikariin cali shaah soo qabo gurow ❤️

  • @mushtaqeytaninmadownagtii1808
    @mushtaqeytaninmadownagtii1808 2 роки тому +2

    Aarka legend of legend

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 2 роки тому +2

    iney wada jogan ayan jecla❤❤

  • @ismailhassanshiine9440
    @ismailhassanshiine9440 2 роки тому +1

    Sami Ismaacil aarka libaax guuleyso 💪💘🥰❤💯

  • @maxamedapdidayib1104
    @maxamedapdidayib1104 2 роки тому

    Guri barwaaqo ama ismaaciil apdilahi omer sxp hore usco

  • @nastehoabdullhi9399
    @nastehoabdullhi9399 2 роки тому

    Guriyow ayantan xagee kabaxday wn ku tabnaye nala soco

  • @yacquubxalane6019
    @yacquubxalane6019 2 роки тому +3

    Waar soo dhawoow gureyoow waanu kuu xiisnaye..♥️🤝

  • @Lander02
    @Lander02 2 роки тому +1

    Ma sha allah , i love ismaciil arka

  • @thekingmohmeth1435
    @thekingmohmeth1435 2 роки тому +3

    Two Legends EsMaCIL aarka Nd EsMaCIL Guri 🤴🏿

  • @mullahshow4743
    @mullahshow4743 2 роки тому +3

    Legend of legends ismaciil aarka

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official1113 2 роки тому +2

    Legend ismaaciil aarka iyo guri barwaaqo 🥰👋

  • @nafisaabdi8708
    @nafisaabdi8708 2 роки тому +2

    Legend ismail aarka guribarwaaqo m aalleh aalle ha idin sharfo ku xijisi salaax sanag

  • @maxamedibrahim
    @maxamedibrahim 2 роки тому +2

    Waan idin salaamay dhamaantin labo ismacil

  • @muqdisho205
    @muqdisho205 2 роки тому

    Legend Ismaaciil Aarka 🦁

  • @sucaadmuhudiinmohamed5137
    @sucaadmuhudiinmohamed5137 2 роки тому

    legendary moqdisho keep going libaaxa libaxyada🥰🥰

  • @zubeerjunior9863
    @zubeerjunior9863 2 роки тому

    Markad tahay ruux horumaray C/ kariiin cali maxamuud xuzeen

  • @aaminaabdullahi4560
    @aaminaabdullahi4560 2 роки тому +1

    Gurayoo sharma poy ama ali zaki soo wabo

  • @wllanshax4275
    @wllanshax4275 2 роки тому +2

    Guriyow next dayax kadik nyw wan kusugeyna legend .. keep going bro

  • @rahmaismail1123
    @rahmaismail1123 2 роки тому +7

    Aarka fanka
    Wa ninka keliye codkisa an tagro❤

  • @ahmedjamac3042
    @ahmedjamac3042 2 роки тому +2

    Next Sharma soo qabo legend

  • @kingak6053
    @kingak6053 2 роки тому +1

    Legend gb is back after 2 months welcme back

  • @yahyetygah9118
    @yahyetygah9118 2 роки тому +11

    two legends ✌️🤗

  • @cabdifataaxmaxamedmaxamuud9922
    @cabdifataaxmaxamedmaxamuud9922 2 роки тому +4

    Yurub maxamed cabdi geeyo sawtu rahma🥰🥰🥰🥰🥰💚🤍

  • @shakiibxuseen8727
    @shakiibxuseen8727 2 роки тому +4

    Legend is come back waa lagu waayey 🤣😍

  • @nafisadahiraxmed9401
    @nafisadahiraxmed9401 2 роки тому +2

    Guri barwaaqo kiialhaahee soobadi sxb

  • @abdikariinabdullahi7839
    @abdikariinabdullahi7839 2 роки тому

    Igend ismail arka io guri barwaqo thn you

  • @anisamohamed5749
    @anisamohamed5749 2 роки тому +2

    The only legend Ismail arke❤️🇸🇴

  • @isahaaqcabdi8166
    @isahaaqcabdi8166 2 роки тому +3

    Xagee aaday ismaciil c/lahi cali

  • @khalidharuunibrahin2302
    @khalidharuunibrahin2302 2 роки тому

    Al fanaan ismacii aarka waan ku tageeraa pro qali qalbiga igaga talaan labadiinuba wllo

  • @khadraaadan9001
    @khadraaadan9001 2 роки тому +1

    Guri barwaaqo anaa ugu horeeya maanta keep going✌️✌️✌️

  • @abdirizakomar8793
    @abdirizakomar8793 2 роки тому

    Aarka

  • @abdihakimraabbi5369
    @abdihakimraabbi5369 2 роки тому +2

    Abdihakim ali shaah qof walpa meysaga tababaray???? Waayaaaab

  • @BUUQ__SIRAATE
    @BUUQ__SIRAATE 2 роки тому +4

    Dee guroow wllo aadbaad nooga raagtay doorkanee maxaa kugudhacay👍🔥🔥🙏🙏

  • @mukhtaarindho6829
    @mukhtaarindho6829 2 роки тому +3

    Qofka koowad ayaan ahee likta igu booba nacaLa shaydaanku yaaKe🤣🤣❤❤❤

  • @romanticboy1442
    @romanticboy1442 2 роки тому

    Guri barwaaqo goormad lascanood ii maan

  • @apdirisaaqpersio9833
    @apdirisaaqpersio9833 2 роки тому +10

    legend rageedi is Alway legend

  • @yuusufshobaro2675
    @yuusufshobaro2675 2 роки тому +7

    Sharma boy soqabo legendnow

  • @mohaachannel7916
    @mohaachannel7916 2 роки тому

    Waxba ka dhacey best song

  • @sharmoak4713
    @sharmoak4713 2 роки тому +3

    Abdijibaar gacaliye soqabo lph

  • @shafieboy5109
    @shafieboy5109 2 роки тому +4

    Ismail Aarka Geed adayg ❤💯

  • @ApdilaahiIsmaacil01
    @ApdilaahiIsmaacil01 2 роки тому +4

    Ismaacil Aarka best fanaan 🎤❤

  • @yaxyewarsame3496
    @yaxyewarsame3496 2 роки тому +1

    Part to cabdikariin cali shah

  • @abdikafitalasame3257
    @abdikafitalasame3257 2 роки тому

    M.a codkada waa kii lagu yaqaanay legendary

  • @ismaaciilciise5173
    @ismaaciilciise5173 2 роки тому

    Keep going zhp Guri barwaaqo

  • @ismailkrontoafficial4888
    @ismailkrontoafficial4888 2 роки тому +2

    Ma.sh legend ismail arka waa nio ka helaba

  • @ahmedapdi_rahman6423
    @ahmedapdi_rahman6423 2 роки тому +1

    Guribarwaaqo zxp baryaahan Loguma arkiin max ku dhacay zxp

  • @guptaonetwo7770
    @guptaonetwo7770 2 роки тому +2

    𝚂𝚑𝚊𝚛𝚖𝚊 𝚋𝚘𝚢 𝚕𝚎𝚐𝚎𝚗𝚘𝚠 𝚜𝚘𝚘𝚚𝚊𝚋𝚘

  • @abdikarimmowliid9071
    @abdikarimmowliid9071 2 роки тому +2

    Legends ismaaciil and ismaaaciil😎

  • @ahmedzaakin4395
    @ahmedzaakin4395 2 роки тому +3

    Legend Guray Barwaaqo Nin Lawaayey WaaN ku zalaamay MazuuL Keep going zhp 🙏

  • @ahmedabi1405
    @ahmedabi1405 2 роки тому

    Gurow aaad baaa lagu tebey wana lagu waayey bro balse mar hadaad iskeentay ada sheegaya mesha jidhay aaad bana ku salaamayaaa mucjizo

  • @yasinmaxamed7172
    @yasinmaxamed7172 2 роки тому +1

    Adeer guroow birkimadaad dheeraysate see wax u jiraan dee boqortooyo

  • @mohamedmukhtar1358
    @mohamedmukhtar1358 2 роки тому +3

    GURAY BARWAAQO ADBAN KU ZALamey LeGeNd...😃❤❤❤❤

  • @elmiwarmahaye5464
    @elmiwarmahaye5464 2 роки тому +1

    Guri barwaaqo legend nin

  • @amiirhanad8440
    @amiirhanad8440 2 роки тому +1

    ismail Gurey legend and ismail arka inthe building

  • @ibraahimhasan9477
    @ibraahimhasan9477 2 роки тому +1

    labo halyeey barnaamijka xiiso leh mahadsanidiin

  • @sharmoak4713
    @sharmoak4713 2 роки тому +5

    Legend is back 🤩

  • @Jamalbashir5297
    @Jamalbashir5297 2 роки тому +2

    Welcome back guri barwaqo wan ku hiisnaye fanny

  • @apdipazid______3665
    @apdipazid______3665 2 роки тому +2

    Ninki La Waayay tHe LeGenD Ismail ApdilaHi Ali 😇

  • @aminamohamed9010
    @aminamohamed9010 2 роки тому

    Guri barwaaqo waa kuu xiisnay intaad ka baxday wllo

  • @petkovaivoda2821
    @petkovaivoda2821 2 роки тому +1

    Ragbaa ishelay

  • @ahmedjamac3042
    @ahmedjamac3042 2 роки тому

    Guri barwaqo

  • @dhereye44
    @dhereye44 2 роки тому +1

    Yurub geenyo wlhi anaa tageeraa

  • @caliaxmed7048
    @caliaxmed7048 2 роки тому +2

    @guray barwaaqo zxp soo qabo socdaal plz naga aqbal codsigaa

  • @zacadmustafa8339
    @zacadmustafa8339 2 роки тому +3

    Guri barwaaqo wll qamar zuugaani kusoo xigsii fadlan 😍

    • @apdizamed2825
      @apdizamed2825 2 роки тому

      Qamar sugani hore ayu uso qabtey wll

  • @waxogow358
    @waxogow358 2 роки тому

    Marka'aad leedahay fannaanad gabadha only waa xaliimo khaliif magool

  • @hamsejarmal9955
    @hamsejarmal9955 2 роки тому +1

    IsmaaciiLow waaa lagu tabay legenow

  • @waxwalba1542
    @waxwalba1542 2 роки тому +1

    Guraw xagaad kadhacday xashiish Boy sooqabo nio

  • @guuleedkhadar8232
    @guuleedkhadar8232 2 роки тому

    War guri barwaaqo niow baryahan xageed ka dhacdey mise anagaa tiktoka u yaacney niow

  • @hamsesuuriya5911
    @hamsesuuriya5911 2 роки тому +2

    Legend kii lawaayay guribarwaqo 👊♥️

  • @شافعيفرحان
    @شافعيفرحان 2 роки тому +1

    gurow riwaayado ayaan rabnaa ku wii miiga

  • @adengoumaneh5232
    @adengoumaneh5232 2 роки тому

    Ma tahriib Baad gashay sxb

  • @dhuuxcabdikaafi7669
    @dhuuxcabdikaafi7669 2 роки тому

    Lagang to lagand gray

  • @mustafeyare3028
    @mustafeyare3028 2 роки тому +2

    Legend Guri barwaqo wan ku wata prother