madaxweyne xan kuma hadlo mahad salaad eediina waakutirtey waana hubaa waad qiyaantey diyadisa bixi

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 94

  • @habiba6531
    @habiba6531 6 місяців тому +2

    Wll Jamaal cimrigada iyo owlaadada Allaha barakeeyo ❤

  • @habiba6531
    @habiba6531 6 місяців тому +1

    Walaakey Jamaal Ciid wanagsan ❤

  • @habiba6531
    @habiba6531 6 місяців тому +1

    Jah jah maxad run sheegtay ❤

  • @AbdulNaleie-kc2qe
    @AbdulNaleie-kc2qe 6 місяців тому +2

    Ciid Wanaagsan. HG waa halyeeyo, geesiyaal, la'aanteedana aan waxba Soomaaliya ka hirgeleyn.

  • @safiyo3722
    @safiyo3722 6 місяців тому +2

    Ahlu shrafwalkaram will habargidir xoogiisa kuxisaabtamo iyo awood ilaaheey siiyay oo aanawood download aheyna noloow jamaal❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @macowmacow1083
      @macowmacow1083 6 місяців тому

      Safiyo kanmaa taladiisu kulafiicantahay abaaayo
      Ninkan wuxuu caynayaa galmudugta ninkii isukeenay

  • @Baraka-f9j
    @Baraka-f9j 6 місяців тому +1

    Ciid Mubarak aboowe mcne. Alle swt ha ku xafido aamiin yaa Allah ❤

  • @suugcabiro6415
    @suugcabiro6415 6 місяців тому

    Hg waligeed ma noqoneeso madaxweyn maxaa dhacay hg jabter 7

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 6 місяців тому +1

    MAHAD SALAAD WAXA LAGA DHIGA WASIIR❤❤❤❤❤❤❤

  • @batulabilan983
    @batulabilan983 6 місяців тому

    Afki aad ku amaantayXassan Sheik miyaad hadana ku cayneysaa dhegahaada iyo Afkaaaga isma maqlaan. Abgaal iyo Xassan ayaad ku waalatay Iimaanka Allaah haku geliyo.

  • @Ciiltire572
    @Ciiltire572 6 місяців тому +1

    Ead mubaarak Jamaal

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 6 місяців тому +2

    HAMARGIDIR WA INDHAHA AQLIGA HORUMARKA TARIIKHYAHANADA CILMILAYASHA TOOSHKA HAWIYE ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hodanjaamac4092
    @hodanjaamac4092 6 місяців тому +1

    Guulguul waan ku garab taaganahay huray usoco

  • @Ciiltire572
    @Ciiltire572 6 місяців тому

    Mahad salaad ha iga tegin naagihii dartaa aan ula diriray baa farxsane mahad dal xoreeye ha iga tegin

  • @yahyeibaar6089
    @yahyeibaar6089 6 місяців тому +2

    Walaal is neceb kheyrkooda waxaa la siiyaa walaal isjecel iasagoo heli kara inuu walaalkiis taageero ayey cadaw doorteen

  • @AmnaUn-t8q
    @AmnaUn-t8q 6 місяців тому

    jamalow mashruucaada waxaa kamaseyray dahir alasow ee wax kasii lacagta

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 6 місяців тому

    ADIGA MA OG HADA WAXA LO DHIIBAYO TALIYE MAHAD SALAAD XAFIDULLAH ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Qalanbawi
    @Qalanbawi 6 місяців тому

    Viva Hawiye jooji sxb dagalka Hawiye

  • @abdirashidfarah2474
    @abdirashidfarah2474 6 місяців тому

    Habargidir dhulkooda ma dhisna dhul aysan laheen ayey kuwaasheen

  • @batulabilan983
    @batulabilan983 6 місяців тому

    Allaah ayaa Xassan keenay nin keenay ma jiro.nin sidaas u hadlaayo Abgaal kuma jiro oo cayaayo Habargidir adigeey ku gaar tahay. Hawiye ka hadal kiis ayaad nago qaladay Jamaalow waa ku baranay.

  • @safiyakulmiye7460
    @safiyakulmiye7460 6 місяців тому

    Amiin
    Aamiin

  • @mariamsidi3263
    @mariamsidi3263 6 місяців тому

    ADIIGA CAABAD LE MAD KU JIREYSA M.SIYAD BARRE HA U GEEFIN MORYAN MA AHEYN ILLAHEY HA U NAHARISTO MUSQUSHAN BU KU KOR FADHIIYEY

  • @Suaad8
    @Suaad8 6 місяців тому

    Ciid mubaarag

  • @sucdisiad3316
    @sucdisiad3316 6 місяців тому +1

    Guryaha Xamar ku yaala HG ha iska xaraashaan oo dhulkiina dhista aan aragno siday Xamar noqota. Eeyo iyo Eelaay iyo AB oo is cunaayaan arkayaa

    • @alimahamed8166
      @alimahamed8166 6 місяців тому

      Ma jiingadaha tarabuunka sonakey shiirkole iyo dhulkii dowlada ayaad guryihiina moodaa

  • @safiyakulmiye7460
    @safiyakulmiye7460 6 місяців тому

    Ilahow
    Afka
    Hakaageyn

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 6 місяців тому

    Mahad salaad waxaa ladilay markii dable caydiid ladilay

  • @sacdiyash3775
    @sacdiyash3775 6 місяців тому

    Abaal ruuxa kuugala waa laga fogaada 😂 oo sawir ah Mahad vs Xasan

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 6 місяців тому

    HG madax wayne ma ahee maxaa weerar loogu yahay

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 6 місяців тому

    JENERAAL DAUUD WAXA SUMEYEY EHELU NAARKI AF WEYNE

    • @MIDNIMOJANAQOOW
      @MIDNIMOJANAQOOW 6 місяців тому

      Badda Soomaaliya waxaa QASHINKA in lagu daadiyo lagu LAALUUSHAY dab-baalkii CALI NAFTO JAHANAMA ILAAH HA GELIYEE.
      CALI MAHDI (QORAYGAYGII CADAAY) waxa uu siyaasada ku soo galay gabdho uu u geeyn jiray TALYAANIGA, gaar ahaan JOON KAARLO.

    • @abdirahmanhusien6174
      @abdirahmanhusien6174 6 місяців тому

      ​@@MIDNIMOJANAQOOWmoryaan xun tahy caabadaya hg somaali dhan nacban caydiid baqtiyey wx ka xun miyaa jrey

    • @MIDNIMOJANAQOOW
      @MIDNIMOJANAQOOW 6 місяців тому

      @@abdirahmanhusien6174
      Ina dameere dhaaniyoow!
      Ma adinkaa la idin jeclaadaa marka!
      XAMAR waxaa ka degtiin KAARAAN ila XALIIMO HEEYTE, geber iska dhaafe. XATAA XUSUL-BARUUR kuma noolo!
      Dagaalkii KUFSIGA IYO ISBASRADA ee CABDULLE CAROONE iyo WACEEYSLE QOMBOR, horta Sheekh Shariif maku guulelerystay DAMINTIISA?
      Nabadeey.
      Moxog iyo Waanbe.
      Kabad iyo Liijaan.

  • @SiciidSiciid-m3g
    @SiciidSiciid-m3g 6 місяців тому

    Jamaal xasan arey khsab buu xakumi jiray

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 6 місяців тому +1

    WAN U MAHAD CELINEY TALIYE MUDANE DOTTOR MAHAD SALAAD WE LOVE YOU❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @isamaancumarcilmiyaash9586
    @isamaancumarcilmiyaash9586 6 місяців тому +1

    ducuf baa tahay ciilan jamal nuur galeey mahad maxamed salaad geesiga Allah noo xafido waan jacelaay in NiS jogo lkn ciil qab baad tahay abgaal rabtaa iyo Habargidir in aan cawinay abaal aniga kulahe habargidir aniga adiga cadowga ii soo raco farmajo kabah kaa jaray

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 6 місяців тому

    Xasan deni aa keenay oo kuraastiisii siiyey iyo axmad madoobe

    • @mustafahassan2555
      @mustafahassan2555 6 місяців тому

      DAAROOD OO DHAN BAA 60 KURSI LEH!!!!!.SOMALIDA KALE, XAGEED GAYSAY?????.

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 6 місяців тому

    Digtatoor rada waxay iska ilaaliyaan ooy dilaan kuwa kursigooda oga baqaan

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 6 місяців тому

    JAMALOOW TALIYE MAHAD SALAAD WA XILDHIBAN WOODKA SHACABKIISA HEYSTA WAXANA LA SIINA KURSI KALE

  • @habiba6531
    @habiba6531 6 місяців тому

    Ab waa cawaan wax abaal loo galo mahan hadeyse no bilaabatay

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 6 місяців тому +1

    XAARMAAJO MINGISTE KABAHA QAWARIJIINTA QARAXYADA DHIGA KIRIMINAL MAFIA GANGISTAR ABEES KIRIMINAL TUUG WUXU DILEY 100 KUN O QOF

  • @habiba6531
    @habiba6531 6 місяців тому

    Jamaal magacii reer bahaahin so celi sidey noo jimesten ayan u jimeysaneynaa reer ooofey 😂

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 6 місяців тому

    TALIYE MAHAD SALAAD KUWA EDEYEY WA AL SHABAAB IYO KUWA LA SHAQEYSTA O QUUTA DHIIGA HAWIYE HANTIDA HAWIYE

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 6 місяців тому

    DUQA MAGALADA AYU NOQONA AMA WASIIRKA HORUMARKA HAWIYE

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 6 місяців тому

    CIID MUBARAK ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 6 місяців тому

    WOODKA MAAD KA CABSONE

  • @kismayo612
    @kismayo612 6 місяців тому

    Hawargidir waxa kunace xook waaxkasto waa xook ayee kurawan Mahad salad waa kastumada hassan sheikh marku raawo iska badalo sidas jastumadisa waa hadii uu qaado

  • @Liidibeacg65
    @Liidibeacg65 6 місяців тому

    Maliibana lagu liibanay

  • @QARDHAAS
    @QARDHAAS 5 місяців тому

    Kii xasan leef leefaaye maahanoo kan 😂😂😂😂😂 hg mabda' maleh

  • @safiyo3722
    @safiyo3722 6 місяців тому

    Amiin yarabi

  • @habiba6531
    @habiba6531 6 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @safiyo3722
    @safiyo3722 6 місяців тому

    Amiin amiin amiin amiin amiin yarabi

  • @Suaad8
    @Suaad8 6 місяців тому

    Dowlad dhiiqo

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 6 місяців тому

    SALAAD GABEYRE AF WEYNE ASA KENEY KADIBNA WA TOGTEY AF WEYNE WUXU YIRI LABO SANO AYU MIISKA I SARNA INAAN DILO SALAAD GABEYRE IYO JENERAAL DAUUD ASAGANA WAXA SUNEYEY AF WEYNE LABADODA INU DILO MIISKA AYEY U SARNAYEEN

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 6 місяців тому

    JAMAAL WAXAD LASO BAXDEY AQLIGA BALWAAN

  • @حسنمحمد-د5ل5ر
    @حسنمحمد-د5ل5ر 6 місяців тому +1

    Tuug qaab daran oo wajiyo badan waa la dilaa hadad umadda lasinaatiina waa leydin danaanihaa adiguba nooma danaaniside saan kuugu danaanaa afkaaba kuu furane weynaaday oo dhargeyn war bal bisnka so barta kana bilaaba

  • @deqawarsame-nd9yd
    @deqawarsame-nd9yd 6 місяців тому

    Habargidirey xamar abgaal karan ad ku kusten wa cilqabayal bahahin ah galmudugna weceyalaha waku cishan sas madaxa ugu tagnada dowladan baqtiga dameraha ah iska dhafa

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 6 місяців тому

    Mooryaantii baa isku kacday kkkkkkk

  • @Shankharon
    @Shankharon 6 місяців тому

    shariif waxaad ka dhigateen tabeelo lagu so gelo maxakiimta weji aadf umad hor imadaan malidiin yaa slev dowldi cqasim waa ku diideen kuwi ku raran jiray abgaalna RW laga tuuga yaa slev

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 6 місяців тому

    JAMAAL WOOD AYA LA GALA WA DHAMADEY KURSI QABIIL

  • @حسنمحمد-د5ل5ر
    @حسنمحمد-د5ل5ر 6 місяців тому +1

    Hyo jamaal xasan iyo mahad iyagaa iska kaa xigo maanta adigana ugu danbey aad ku sharaf beeshay inaad tuugo dadka xoolahiisa ku dilaayey ee ma warkaaga aaba faa,iido leh garba ma taqaanide aakhirana waa iska ilowday qabiilkaaguna waxi khaldan xaa loo dilaa xaase loo xiraa kii dhahaayey aad tahay ku dhageysa meynee meelahaaga ka cabaad awalba qabiilada isku dirkooda aa tiqiine adunyo dhanba ceyraa wax ah iyo ayagaa hawiye ah xaadan alshababka isaga dhicin ? Ileen gebi dadkaagaa ah alshbb iyo ka xun qaajo cijiya dheer qofka walaashada gurigiisa ku werarayo hadana dhumanayo o dilayo war naga taga aboor walaal magalaa tihiine aboor heydin dhuuqee

  • @143-k1d
    @143-k1d 6 місяців тому

    jamaal dhuusamareeb aa jirtay nabad sugida waxaa qabtay dafle oo dhulbahante ah kadibna jibriil baciid yahan ah kadibna cirdaye oo leyl-kas ah taariikhda halagu baro muqdisho 1992 aa soo gashay

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 6 місяців тому

    ADIGA MA OG IN LAGA DHIGAAYO WASIIR

  • @Zaak100
    @Zaak100 6 місяців тому

    oohinta naga dhaaf gudoomiyaha parliament u tartan saas abgaal uga adkaani iyo daaroodka

  • @kismayo612
    @kismayo612 6 місяців тому +1

    Saxib xoog kumalahit Hassan sheikh

  • @sedson02
    @sedson02 6 місяців тому

    Jamalow horta ciid wanaagsan laakiinse wa baryow ciideede maxad timaha iskaga jari weydey ?
    Ma waxad katirsan tahay suufiyaasha uraya ee deggan Galgaduud Guriceel ?

  • @AmiiraAhmed-u1e
    @AmiiraAhmed-u1e 6 місяців тому +2

    Adinaa run sheegaayo marka?

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 6 місяців тому +1

    WAXAAN YAA KASAAYA MIDKAAN HABARGIDIR MAA YAQII HADII MIDKAN HABARGIDIR YAHAY WALAAHI HABARGIDIR BAJAQ WAAYE MIDKAAN BAJAQ WAAYE MAR KASTA WAA OOYNAYAA

  • @AmiiraAhmed-u1e
    @AmiiraAhmed-u1e 6 місяців тому +2

    Walaalkeeyow qalbika aaku madoow

  • @axmedcaruush2952
    @axmedcaruush2952 6 місяців тому

    Wcs

  • @ahmedaliugaar1312
    @ahmedaliugaar1312 6 місяців тому

    Waryaa waxaan maqli jira waranka ku dhufashadiisa ku dhaqdhajintiisa ka daraan kkkkk mu yiri isagaa go aa satay in uu sanbaloolshe xilka u dhiibo oo mahad ma saasuu u jilic sanaa muxuu u dhihii waaye maya xasan adigaa iga qaaday

  • @safiyo3722
    @safiyo3722 6 місяців тому

    Qadanay

  • @Shankharon
    @Shankharon 6 місяців тому +2

    inaad disheen yarisow waxaa hadana ku dhibeyso in ilmhiisa wax lo dhiibo udhimo cuqdada abgaal

  • @safiyo3722
    @safiyo3722 6 місяців тому

    Sax

  • @sedson02
    @sedson02 6 місяців тому +1

    Mahad Salaad dhiiqu luggaha lagalay 😂 . Musqul xaarba luggaha loo geliyey .
    Xasan Sheekh Maxamud niin loo geli karo maaha 😂 .
    Mahadow igaarkaygow mahaan iska tag laguuma baahna .
    Sedson02
    wiil shiikhaal.

  • @MIDNIMOJANAQOOW
    @MIDNIMOJANAQOOW 6 місяців тому +1

    Arreey, XASAN DALABEEY nabee waa BAHDILAY MAHAD SALAAD.
    Markii uu qoorta u geliyay SHIRKADDA HORMUUD, ee uu LIX SAAC weeraray, ayuu XILKA-KA-QAADIS KU SAMEEYAY.
    XASAN DALABEEY waxba ka ma XISHOODO.

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 6 місяців тому +1

    YIBIR OOHIN BADANAA INAN GUMEED CIIL QABE AH ILAAHEY ABGAAL HA KARAAMEEYO

  • @sedson02
    @sedson02 6 місяців тому

    Doqonku meel lagu kaftamay ayuu mooda iin lagukala tagey .
    Mahad Salaad haddi la fasaxay dee Hawiye waxba kama dhimeeso waxna kumasoo siyaadineeso .
    Jamaalow caadi iska dhig jiljileeca naga jooji .
    Sedson02
    Wiil shiikhaal ah.

  • @Shankharon
    @Shankharon 6 місяців тому

    gabeyre sharaf buu ku dhintay idinka xoolo aheydeen 2qabiil kala lal dilay isaaq iyo daarood wa kawada culus yahay 2daas qabiil gabeyre

  • @lilcoookie2415
    @lilcoookie2415 6 місяців тому

    Maad habar gidir ceshatid maxaa kuu geeyay abgaal hasan dhalil afka mahad hadaad ku hadlaysid maad mahad ka reebtid

  • @Shankharon
    @Shankharon 6 місяців тому

    salaad cali jeele waa kan idin fahmay doqonimdiina iyo xoolanimdiina umada ku leyseen kuwii idin qambasadatyna ka kadisiin 92dii waxii ka dambeyey 2danin daarood so kortay slev unbey bah dileysay allsomali

  • @HassanMohamed-jl8ou
    @HassanMohamed-jl8ou 6 місяців тому

    Sheydaan ciid uma aha adiga dad xamataa sheydaan qurmey mahad kawaanle waa sheydaan

  • @abdirahmanhusien6174
    @abdirahmanhusien6174 6 місяців тому

    Eng yariisow wxa diley Hg sababta wxa aheyd wxa u aha qaf an jecleen Hantida dadka shacabka teedkle sababta u dilen wxa aheyd asga hoyadii Heer kgs wx dhahen lawdii ugu darned kaso jeeda Dauaad & Raxweyn iska dhal nafta dhafiyey Awey ninki tuulax la shaqen jrey meel ku danbeyo shega wa ninka kamirada damiyey

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 6 місяців тому

    RAXAN WEYN WAXA SHEGEY ABAA GADHAAA WUXU YIRI SOMALI ARIREEY WA ITOPIAN OROMO MARKA NIN ITOPIANA O RAXAN WEYN KU DHAX DHUNTEY IN LO DHIIBO WA QALAD

  • @saidahmed-vt4ew
    @saidahmed-vt4ew 6 місяців тому

    Hg xasuusta .. lo kisi hanoqanina .. farmaajo waxa uu kusameeye HG. C/abdi kariin dhagajuun janaraal galaal ina mako ama c/rahmaan abdi shakuur.. abdi casiis Africa.. weerarkiii ahlusuna waljameeca ... war iska daaya mooryaanta ad dhageysaneysaa..

  • @Shankharon
    @Shankharon 6 місяців тому

    idinka disheen walaahi yarisow nin moog maleh yarisow yes man ahay iyo farmajo dilay ism qabto ayy slev

    • @abdirahmanhusien6174
      @abdirahmanhusien6174 6 місяців тому

      yariisow sababta u dilen wxa aheyd qaf naceb u ahaa xaqa dadka masakinta Hoyadiisa Rw & abgaal wxa is dhahen ninkan wxb kama cuneysa u dhameya ninki dhanka amnga u qabilsana awey tuulax ninka diley mel ka baxey ma maqshey wlka abtiga u nahy Hg dishey

  • @Shankharon
    @Shankharon 6 місяців тому

    hawiye adaa u xun slev ah xaa iska celiseen c/yuusuf iyo farmaajo dalkaso maray hg seey yeeleen hawiye ma yeeleen fulayahow slev ka ah wadnaha weyn xaywaana ah u xoog weuyyn tahay umada kale adna ku baabaday

  • @moalinmohamud3682
    @moalinmohamud3682 6 місяців тому

    Beenlow