Maryooley, baryo iyo ina adeerow waa waxa nala haray ee wiilkaas dhibkiina kala dheeraada oo muriqiina maala fadlan.ciyaar ciyaar kuma keenin hantidaas ee ilaahey ha u barakeeyo
15:20 Deeq darajo waaba DULEYSTE ninkan LIVE reekiisa khalkhal galin rabo. Ma mid walashiis ah ayuu raba inuu millionaire u kuu noqdo? Wareysii miya la odhan kara waxan oo kale? Walibana wuu ku qasbaya oo ku celcelinaya suaasha. Pffff I feel sorry for Deeq runtii. ISAAQ na kula mid maaha ee ogow taasi.
hhhh xisaabta mid ku darso qof walbo oo hantiilo ha ahaado gaal mise muslim ☪️ ha ahaadaan masheegaan xaqiiqda cadada lacagtiisa hadeey B tahay M ayaan heestaa ayeey dhahaan allaha u barakeeyo wllky inta uu heesto inta kle muslim ah iyoh somali ahne ayagane allaha u barakeeyo
hhhh xisaabta mid ku darso qof walbo oo hantiilo ha ahaado gaal mise muslim ☪️ ha ahaadaan masheegaan xaqiiqda cadada lacagtiisa hadeey B tahay M ayaan heestaa ayeey dhahaan allaha u barakeeyo wllky inta uu heesto inta kle muslim ah iyoh somali ahne ayagane allaha u barakeeyo
Rabigii isaaq hantidaas u sahalay inuu tabcado anagane wuu noo awoodaa asna allah u barakeeyo hantidiisa anagane mid qayr qabta allah Hana siiyo 🤲
Amiin walalkey dhamanteen dheh insha Allah
Aamiin Aamiin
Aamiin
Meesha Isaaq aad kuqortey, waxaad kawada ISAGA maad kawada?
Allaha barakeeyo wlaalkan soomaaliyeed ha guulaysto insha allah
Maryooley, baryo iyo ina adeerow waa waxa nala haray ee wiilkaas dhibkiina kala dheeraada oo muriqiina maala fadlan.ciyaar ciyaar kuma keenin hantidaas ee ilaahey ha u barakeeyo
Masha allllah isaaaq cawale nolow❤
Maashaa Allaah Tabaarak Raxmaan
Allaahuma Baarik .
He is not Ali mafakare his good guy mashaa Allah ellahay reerkiisa ha u barakeeyo
Maasha allaah illaahay haku barakeeyo walaal isaaq anagana illaahay hanoogu deeqo dadaalkeediina hala noo sahlo mid khayr qabta hanti uun maahe mid ba balo’a xaqiiqdii
Mansha allaha ilahay ha isku kiinbarakeyo waa ninka kaliya ee an inta an arkey runta kashekey guurka
Well playd isaaq 😂 and rest of guys Mr Shiine , Dalmer habeen Xasuus mudan 😄😁 well Done 😉
Baraka Allah Tabaaraka Allah 💯 ♥️.. thanks for sharing with us. ❤❤❤❤
Aldoorka Somalida. I love it ❤️
Alle ha u barakeyo isaaq cawale oday soomaaliyeed guul iyo gobanimoo 👋🏾👏
Masha'Allah Allaha u barakeyo maalkiisa iyo iyo reerkiisa Somali
jaceylka
Masha Allah, baraka Allah walaalkay 💖💖
Mashallah Tabarakallah
We love Fatuma. Isaaq adiguna hore u soco walalo
Kaftan lakiinse Isaaq marku Dalmar Yarey xaasiikii rakay muxuu gabadha sidaa ugu dhaygagay?😂😂😂😂 ninku lakiinse xadhko ayuu isku hayaa😂😂😂anyways Mashallah
Mashaallah
Kalsonida waa qaali dhiri gelin no qayaali baraakalahufik.
Mashaa allah allah barakeyo
Masha Allah ❤❤❤❤
Allah ha u barakeeyo walaalkeena
Gentleman weeyaan qofku waa inuu garanayo qiimaha qofka nolosha lasoo samray alle haydin guuleeyo isaaq iyo xaajiyadiisaba
Well done. Bilyaneer Isaaq Cawale Ilaahay haku barakeeyo
million waaye
@@mataanciiideed4046dadku millionaire iyo billionaire ma kala garanayaan
Ma Sha ALLAAH
Isaak, you're an icon and a good example 👏 to our Somali community. Xafidaka Allah walaalkeen.
Masha'Allah Masha'Allah lacagtu luqaad kumaa xirnaa
Well done sir isaak
Masha Allah barakallah
Big respect Isaaq cawale
Asc horay usoco walaal waridkaaga iyo casabada hailaawin alhakuucalfo waxaad shaqaysatay kuwa tuugsanaaya haubixin qaar hayto oo tuugsi udhashay baa jira
isaaq cawaale nimcadan hayso wax ka keen waa loo baahan yahay cash every time labada daaroodba thanks
Guuleyso 👏
Millions somalida wa Atore Abdi barqadle
Masha Allah Xaaskaaga allah ha isku kiin daayo
Ayadaa kula soo sabartay
Not looking kuwaan lacgtaada usocdah
🤩
Mashallah
Allah ha u barakeyo walaalkeen, Laakiin waxaan jeclaanleheen in uu somaliya madaxweyne isku sharaxo,
When you have One wife you successful
Xaliimo
@@jazerabdi9316😂
@@jazerabdi9316😂😂😂😂😂😂hal xaas ayaan kugu ogahay aad guulaysatide
nomses
Xalimo waxas majiran ee waxbo niyada haa isku dhisin
15:20 Deeq darajo waaba DULEYSTE ninkan LIVE reekiisa khalkhal galin rabo.
Ma mid walashiis ah ayuu raba inuu millionaire u kuu noqdo?
Wareysii miya la odhan kara waxan oo kale?
Walibana wuu ku qasbaya oo ku celcelinaya suaasha. Pffff
I feel sorry for Deeq runtii.
ISAAQ na kula mid maaha ee ogow taasi.
Isaaqow Do Contribution for the country and your suffering people . Kumalihi Qabiil laakin Dadkaada Iyo Dalkaada .
Taajirkeena masaajid madhisay wali hadii aanad dhisin waxaan kuu hayaa dhul waasica
Toronto 6 Building Waaye 320,330,340, Dhinaca Kale 370,380,390 Dixon Road
U are exemplaire like think too much so u don't care most people somalie lazy go head from Djibouti somali
hhhh xisaabta mid ku darso qof walbo oo hantiilo ha ahaado gaal mise muslim ☪️ ha ahaadaan masheegaan xaqiiqda cadada lacagtiisa hadeey B tahay M ayaan heestaa ayeey dhahaan allaha u barakeeyo wllky inta uu heesto inta kle muslim ah iyoh somali ahne ayagane allaha u barakeeyo
Slay
Issaq go head so don't care about people
asc afsomali sidan miyuu kaa yahay milyen neerkii milyan dheerkii maxay tahay
taajir
Faadumo naag ka fiican ma jirto😂😂😂😂
Isaaq rageni ima kunacna darta ileen sanadkan lacaga nalagarace
Isn’t easy fadumo
Milyan neerkii ma aha milyan dheerkii.
Ninkan wuxu kabaqaya iney lcgtaa kaqadato.nagtaa hadu gursado eh warabaa nag 2bad
Ayub karlo shaqo sii
😅😅😅
balac muu ooga sheekeyna marka
alle hasiiyo bilim aadan waxba masiinkaro ee alle hasiiyo dhammaan teen alle ha nasiiyo aamiin aamiin ya allaah
👏👏👏👏👏👍👍👍👍🫶🫶🫶
Dumarkii ninkan uso hanqaltagayey ha ku qustan
Million-dheer mise millionaire muxuu ciwaanka idiinka sixi waayay million-dheerku kkkkkkk
milan dheerka iga gaarsii FARAANTIGA farta dhexe waa dambi ee usheeg
Maka dacadba wll mise wakaftan
@@maxamedcrisaaq2791 haa wll Cali ibn abi dhaalib ayey kasugantahay inuu nabiga kuyiri farta dhexe iyo farta suulka kuxigta ma banaana iyo faraanti lagaliyo waxii faafhin ah oo intaa dheer waad raadsan kartaa wll
Maryaney , waxey ku nooshahay Washington DC. Bashiir been uu ka sheegey. Arji iyo heeso ka loo badan aa loo tiriyey.
Heestan waxaa loo tiriyay Sitay Maajoor oo reer Muqdisho ah, sida as ayan maqli jiray
Shiini Colay Waa Oday Aan Caadi ahayn!
Miskinkaan hawalina tajirnimo wax kama ogee
Somalida melkasta ay joganba ma dhar lee gadan ganacsi kale mayaqanan miya 😂😂😂 , inta wadan an maray wlhi Somalida ogu badan dhar lee gadan,
Daarood markay arkan nin hawiye lacag leh sidanaa loogu qosla marku hadaa baxo u dhahayan Damerel hawiye
Who is Daarood And Hawiye What the Fuck, That Is POOR MENTALITY.
1bilion cali madaxweyne ooga saar jahilnimada
hhhh xisaabta mid ku darso qof walbo oo hantiilo ha ahaado gaal mise muslim ☪️ ha ahaadaan masheegaan xaqiiqda cadada lacagtiisa hadeey B tahay M ayaan heestaa ayeey dhahaan allaha u barakeeyo wllky inta uu heesto inta kle muslim ah iyoh somali ahne ayagane allaha u barakeeyo