Minnesota oo lagu qabtay xaflad lagu taageerayey Xeer Ciise

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 9 лют 2025
  • Minnesota oo lagu qabtay xaflad lagu taageerayey Xeer Ciise

КОМЕНТАРІ • 70

  • @muktarige9966
    @muktarige9966 23 години тому +6

    Reer awoowgey guul iyo dhaqan wacan

  • @MaxamedYuusuf-v6f
    @MaxamedYuusuf-v6f День тому +6

    Hambalyo munasibada xuska xeer ciise ee calaamiga ah ee lagu qabtay magallada minnesota ee gobalka mineapolis.Guul soomaali weyn dhamaan l.✌️✌️✌️✌️✌️✌️

  • @medaboubaker2583
    @medaboubaker2583 7 годин тому +1

    Hambalyo tolkay cisse Nort America Minnesota

  • @Yahyeibrahimabdilahi
    @Yahyeibrahimabdilahi 17 годин тому +2

    Masha allah hadanu nahyay besha cise waxan lenahy ❤❤❤❤❤somali hamidawdo

  • @rosigeulleh58
    @rosigeulleh58 7 годин тому +1

    My tolakay ciise ❤❤

  • @waberihassan7867
    @waberihassan7867 22 години тому +3

    Machaallah runti wa xeer wanagsan hambalyo besha ciise iyo somali oo dhan wa farxad noso wada hoyateey
    illahay ha unaxaaristo dadki xeerkan qooray
    inti kaso shaqeysey naa ilmi dheer iyo cafimad ku nolada ishaallah

  • @zeinabelmi
    @zeinabelmi 8 годин тому

    Wiilka wardiiq waan salaamey Mashaallah waa nin dun fiican

  • @Miicaadyare
    @Miicaadyare 18 годин тому +3

    XOGMAAL Waad Mahadsantihiin Xeerkii Anaga Hada Wuu Nadhaafay XEER Somaliyeed Ayuu Noqday Oo UNESCO Aqoonsatay👍👍

  • @aichadjama1097
    @aichadjama1097 День тому +3

    Cisse power ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @osmannasab9842
    @osmannasab9842 19 годин тому +2

    Guul somaliween Isha allah

  • @abassabdillahi726
    @abassabdillahi726 22 години тому +4

    Xeer ciise wa xeer somali

  • @abchirabdillahi3036
    @abchirabdillahi3036 16 годин тому +1

    Ciise weyn noolada tolgey ❤

  • @loulayoussouf1680
    @loulayoussouf1680 День тому +2

    Vive Issa et somali wyne

  • @SahraYa-j6p
    @SahraYa-j6p День тому +1

    Dunida xerka ciise wada garay lagar waqsado calami yahay hader❤

  • @hisaliartan1047
    @hisaliartan1047 23 години тому +1

    Presidente la ripuplica somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴☝️☝️☝️✌️

  • @guesaleh
    @guesaleh 5 годин тому

    waw waw.............Bravo et Félicitation Reer Minnesota xaflad wanagsan....Vive la République de Djibouti City...Salan sare cheick Abdirahman Bachir vs avez tout bien détaillé xeer ciise.

  • @mohamedallaleh-v9h
    @mohamedallaleh-v9h День тому +1

    Guul somaliyeed❤

  • @MouminDarar-m4p
    @MouminDarar-m4p Годину тому

    Mashaallah ❤❤❤❤❤❤❤🎉

  • @Nasserblood66West
    @Nasserblood66West 16 годин тому

    Ina isse madoweh ❤

  • @Moussa-m6m
    @Moussa-m6m 19 годин тому

    Mansha alla, guul somal'ise₹₹❤❤❤

  • @HaweyaGuirrehAllaleh
    @HaweyaGuirrehAllaleh 3 години тому

    alhamdulilaah alhamdulilaah illaahay iya mahadli iga beeray adoo aaqli baadna oo ayudheertahay geesinimo wan farxad ooyaya alhamdulilaah

  • @sahrailtrihe9389
    @sahrailtrihe9389 17 годин тому

    Maschallaha ma Alin ziyed

  • @Bashir-n5q
    @Bashir-n5q 49 хвилин тому

    Masha alah

  • @osmannasab9842
    @osmannasab9842 19 годин тому

    Woow masha allah guul

  • @moustaphasoubagleh
    @moustaphasoubagleh 6 годин тому

    MachaAllah

  • @rosigeulleh58
    @rosigeulleh58 6 годин тому

    Mashallah

  • @KhalidAhmedaden
    @KhalidAhmedaden 18 годин тому

    Masha allaah

  • @nadiradaher519
    @nadiradaher519 День тому +2

    ❤❤❤🎉🎉🎉

  • @AliWarsame-rl9pj
    @AliWarsame-rl9pj 19 годин тому +1

    Xeerka ciisa sameeyay xeerku ciise masamay cheikow

  • @mohazat5009
    @mohazat5009 20 годин тому +1

    Walahi shareecada islaamka ayu ka hor imanaya bila shaki

    • @Cleo-bk3xz
      @Cleo-bk3xz 20 годин тому

      Sidee uga hor imanaya , bal no sheeg

    • @mohazat5009
      @mohazat5009 18 годин тому

      @@Cleo-bk3xz waaka sheekhuba sheegey

    • @Cleo-bk3xz
      @Cleo-bk3xz 18 годин тому

      @@mohazat5009 muxu yiri Sheekhu, 3% bu khilaafsan yahay , ok qof marku dil gaysto islamku hala dilo ayu dhahay ,lkn xeerkan lama dilayo ee maag ba la bixin , sababtu na wa dawlad ma jirto xukuumada fulineyso oo xoog leh , marka wax u firson qabyaladan qayrken naga rebtey n'a iska daa

    • @mohazat5009
      @mohazat5009 18 годин тому

      @ 😂😂😂 qabiik ma so hadal qaadin anigu
      Xeerku hadu shareeco waafaqsan yahay gaalo ma ay aqonsateen

    • @Cleo-bk3xz
      @Cleo-bk3xz 17 годин тому

      @mohazat5009 xeerkan madame u qabil leyahay sida darteed ba u shabadeyneysa sharecada ma wafaqsano. Culumo waweyn a shegey inu ka hor imaneyn islamka , marka adiga u hambalye kaliya ,xerkan dadba sameystey kuna dhaqma , amba wax ka sheg ama ha ka shegin wa tu ku tala

  • @Asajoog-d6z
    @Asajoog-d6z 19 годин тому +1

    Somalidu aad bay u mahadsan yihin

  • @barrexajiCabdi
    @barrexajiCabdi День тому +2

    Sheekhaw ebahay xugun buu iga abuuray waxay kadhigan tahay xugun waa shaawada raga ama waa biyaha raga

  • @dekaltoss1129
    @dekaltoss1129 12 годин тому

    Waxaa lasoo xulay rag waxba ka aqoon wilwilaha lkn haday isku dayeenba waa sax

  • @hisaliartan1047
    @hisaliartan1047 День тому +1

    #watey ubahantahey oggi somalia,somah???

  • @deeqoibrahimmohamed233
    @deeqoibrahimmohamed233 День тому +1

    xerka cise maxa waye

  • @madaryonis1845
    @madaryonis1845 7 годин тому

    gar. waa. xadhig
    soorna. waa. wadagis. ama. qaad

  • @AbdiHassan-vn9xi
    @AbdiHassan-vn9xi 6 годин тому +1

    Cheek abdirahman Al Bashir way not wear issa traditional close because you are real issa please thing about if you next issa ceremony agen thank you brother cheek abdoulkader Al bashir

    • @MandekDuale
      @MandekDuale 6 годин тому

      😂😂😂 sheekh cimaamada haka tuurin ina adeer

  • @madaryonis1845
    @madaryonis1845 7 годин тому

    sheekhoow

  • @madaryonis1845
    @madaryonis1845 7 годин тому

    garyayadana. noo. qaad

  • @Hanna-mz8nw
    @Hanna-mz8nw 13 годин тому

    👏👏👏👏 it’s really amazing those man the those men are right in this constitution they was amazing. God forgive them Allah forgive them.🇩🇯🇩🇯 congratulation

  • @dekaltoss1129
    @dekaltoss1129 12 годин тому

    Khadar waxay ahayd inuu daayo mikrofoonka daadihiyaha barnaamij ka si aw ugu yeedho Buraale isagu lkn wuxuu si toosa ugu yeedhay ina adeerkii

  • @farahsaid-rl9xc
    @farahsaid-rl9xc 14 годин тому

    Ma lahubaa in Xeerka CISSE uu fikirkiisa leeyahay
    Maryland arko side uu Ciissuhu u noolyahay oqoontooda fikirkooda iyo xalka Ayan joogan manta ilama aha

    • @MandekDuale
      @MandekDuale 5 годин тому

      Hhhh mxaa dhacay ina adeer maad cayda naga daysid😅 ciisuhu siduu unoolyahy?
      Ciisuhu sidu unoolyahay dhaxdooda cadaaladbu kunoolyahay ragu way iskuyar dayaan kuraydu siiba inay xooga iskuyara dayaan ninka ciise markuu xanaaqo uu jufasiida kudhaato anaa hebelto buu dhihi markaasa lawada xanaaqi warniku miyuu nin ciisa ah ahayn taas macnaheedu waa ninku miyuu ninka xuquuq lasiman lahayn kadaaya "XARAGADA" ( gardarada kibirka yacni xarago waa santaaga ) lkn horumar kaa naga sugayside kle maki ree galbeedka war afrikan 77 qaarkod xornimada qaateno 24saac jaad cuno dumidaba war ka haynba nahay😂🤣 ina adeeraw lkn damiirka na nool xaqdarada cadaalad darada ka gadoodna ree sitti cabdi iilay marki kaliyu saqajamnimadisa nala soogalay liyu bolis shacabka kutumanaya anagu waan layaabney ku gadoodney xukumadiiba ka tuuray ma dad isku tunta naqaana

  • @omardarar3007
    @omardarar3007 21 годину тому

    Habalyo

  • @Bashir-n5q
    @Bashir-n5q 40 хвилин тому

    Somali wasoomali ninna niin caaro madhero

  • @madaryonis1845
    @madaryonis1845 7 годин тому

    hadii. lagu. yidhaa. noo. gar. soor. waa. isku. kayo. keen.

  • @MandekDuale
    @MandekDuale 2 хвилини тому

    Dr Ibrahim Ahmed Ali isago cimrigiisaba intii ubadnayd kashaqeeynayay oo qoray 9buug hab academic looqoray kuna saabsan sooyaalka xeerka ciisaha, hab dhaqanka bulshada iyo dhamaan sooyaalki soomalida dhaqanki somalida 9buug ka qorey mataqaanan miya lamaba xuso magaciisa lama yaqaanan umaleeyey maadama afsomali wax kuqorey

  • @madaryonis1845
    @madaryonis1845 7 годин тому

    af somaligii. waab dhex. gadhiisatey. waayo.
    Garsoorku. waa. hadalka. ku. bilowdey. soo. dhadhac. macnihu. waa. lawadaagaa. garta. hadii. dhinac. qayb. noqon waydo. waa. gar. dhinac. ah. markaa.

  • @Bashir-n5q
    @Bashir-n5q 49 хвилин тому

    Way isracday

  • @omardarar3007
    @omardarar3007 22 години тому

    Haaa wan ku qosle walhi ninika sheekanayo qisata

  • @mouhamoud5605
    @mouhamoud5605 День тому

    Xaflada waxaay ahaayd in lagu qabto misumka manisota

  • @Asajoog-d6z
    @Asajoog-d6z 19 годин тому

    .HANBALYO HANBALYO HANBALYON