Noloshii miyiga ee maal-qabeenka ku dambaysay. Dadaalaa uu gaadhaa.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 24 лис 2024

КОМЕНТАРІ • 2 тис.

  • @xawom3016
    @xawom3016 Рік тому +325

    Waa nin imaan badan mash allah!, walina luqadiisa hooyo ku hadlaya, kibir kama muuqdo iyo isla wayni, dadaal dheer marey,, mahasanid hereri, xaqiiqda qof intaa gaara waa yartahay,, alaha u barakeeyo., hadalkiisa wuu cad yahay, waliba waxa uu sheegay in uu dalkii iyo dadkii caawiyey. Inuu nolol wanagsani ku noolaado waxba ma ahan lakiin in aad tahay qof wanaagsan ayaa qiimo badan leh runtii.

  • @ASAD.HAJIO27
    @ASAD.HAJIO27 Рік тому +374

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet muhammad❤️❤❤

  • @ahmedardoof8629
    @ahmedardoof8629 Рік тому +40

    Nin somaliyeed oo mudan in lagu faano in uu somali kula yahay Mashaa alla alle hakuu barakeeyo business kaaga walal

  • @jirdecabdi610
    @jirdecabdi610 Рік тому +16

    17 saacadood oo kamid ah 24/saac ee maalinkii ayuu shaqeeyaa asaga oo mulkiila ah, wax walbaa waqti ga aad galiso waad ka arkeeysa maalintii. "Hadii aad rabto inaad guulaysatid waa inaad si adag u shaqeeysaa"ayuu yiri. Legenow horey u soco shaqada & inaad lacag sameeyso waa sharaf tan ugu sareeyso dunida 👏 👏.

  • @TAMED4
    @TAMED4 Рік тому +94

    Aftahanimo, reer magaalnimo, wadaninimo, hawlkarnimo truly inspiring story ❤

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 Рік тому +40

    Qof walbo wuu dadaali karaa laakiin Allah aa cidii rabo maal siiyo cidii uu rabana faqri ka dhigo karo. Maal ama faqri labadaba waa imtixaan aduun. Alxamdullilaah intuu Allah i siiyay

  • @nimomohamoud5963
    @nimomohamoud5963 Рік тому +90

    Mashallha waa nin daadalay uu haadafkiisa gaaranaya, jecel reerkiisa, aamanay xaskiisa, somaliinamaduu kuu wayentahay.

  • @abdiadendigale
    @abdiadendigale Рік тому +39

    This Man is really a good example of what the Somali people should aspire to be. Proud of you brother.

  • @mohamedjama6282
    @mohamedjama6282 Рік тому +125

    I am extremely moved by how passionately he introduced our sister at the finance office. "Ayada haday ahayn waxbo maan qabsaneen" best appreciation remark for your staff. Proud of you my sister❤

    • @shamisnor7448
      @shamisnor7448 Рік тому +4

      Adoweyn boss kan o kale nafta loohuraa

    • @loolan01
      @loolan01 Рік тому +1

      i like that point

    • @mohamedjama6282
      @mohamedjama6282 Рік тому +4

      @@shamisnor7448 xaqiiq wlh. Qofka dadaalkuu laba jibaarayaa oo wuxuu dareemayaa kalsooni iyo mudnaan badan. Waa gabar qiimo badan oo heshay qof qiimeheeda dareemi kara.

  • @abdikarimahmed5763
    @abdikarimahmed5763 Рік тому +98

    Nin asoo dan leh seexday nin maaha igu haleey inaanan seexan Thanks for the motivation, god bless your business

  • @abdikarimali3144
    @abdikarimali3144 Рік тому +66

    Waa ninki oogu horeeyey ee somaliyed ee aan arko ee success gaara isago waxba is daba marinin.
    Mashallah Tabarakallah Ilahay SWT Haku barakeeyo brother.

  • @healthyforpurpose1898
    @healthyforpurpose1898 Рік тому +282

    Am proud of any somali reaching a peak of success after what happened to our country we deserve to be successful around the world

  • @AbdinasirNaale
    @AbdinasirNaale Рік тому +96

    Hats off Mr. Isaac, you’re not just millionaire but an inspiration to me and all young people who are struggling and working hard to achieve their dreams. I feel motivated by this video Thanks legend Hareri.

  • @Mohaaa99
    @Mohaaa99 Рік тому +18

    "NIN ISAGOO DAN LEH SEEXDAY NIN MA AHA" Isaac Awale.
    Waa oraah iga gadan, thanks brother Isaac for sharing with your motivational and inspirational story. We are very proud of you, may Allah bless you, your family and your business as well.
    Hereri Media waad mahadsantihiin please noo soo badi barnaamijyada noocaan oo kale ah ee waxtarka u leh bulshada.

  • @iskaciyare1075
    @iskaciyare1075 Рік тому +112

    Mansha Allah Cajiib !! Nin Somali Oo proud ah Oo waliba ku faanaya qofnimadiisa, Waa dadaala xaaji cabaas Waa gaadha wana dhaafa, Tusaale Ayuu u yahay dhamaan umada somaliyeed in aanay Rajada. Ka quusan , ilahay ha kuu siyaadiyo 🎉❤

  • @Entire-World
    @Entire-World Рік тому +216

    I have been living in the US since 1998 and I had never thought that such a millionaire Somali businessman existed in the US. This man is very business minded and had grasped his opportunity.
    Abdi Salaan Hereri, welldone your presentation. It is very motivational and convincing.
    Every hard work pays off.

    • @cabdulahidubad2018
      @cabdulahidubad2018 Рік тому +20

      Af somali inaad qorta ma dhibay kugu tahay qofka aad dhageysaneysa waa somali

    • @Ahmed-ww6ws
      @Ahmed-ww6ws Рік тому

      😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊

    • @Ahmed-ww6ws
      @Ahmed-ww6ws Рік тому

      😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊

    • @yahya-wadani
      @yahya-wadani Рік тому +9

      He's not a billionaire, he's wise hard working successful somali entrepreneur

    • @waleedmohamed3311
      @waleedmohamed3311 Рік тому +3

      He not billionaire, millionaire, his net worth is 7 millions

  • @YasserAA93
    @YasserAA93 Рік тому +33

    School grade 6
    Tahriib.
    Wareer
    I wish I could have sit down with this brother 😊
    Very very very proud somali .
    My last word Manshalla brother Inshalla more to come ❤

  • @SamiraQueenQueen
    @SamiraQueenQueen Рік тому +10

    Waa video kaliya een toos ugu bareray daawashadiisa. Very insightful. Thanks Mr Hareeri for informative and innovative interviews.

  • @daarulkheeyr2798
    @daarulkheeyr2798 Рік тому +16

    Illaahayow inta kheeyrka jecel oo kheeyrka dartiis Igu soraacdo muraadkeeda oo kheeyr ah usahal amiin yarabi 🤲🤲🤍💜💟✨✨🤍

  • @globalreacher5416
    @globalreacher5416 Рік тому +36

    ''Nin asagoo dan leh seexday nin ma aha'' what a very awesome statement

  • @dantadadkaiyodalka7594
    @dantadadkaiyodalka7594 Рік тому +56

    Maashaa Allh waa nin dadaaley dadaalana waa guuleystaa waxuu tusaale uyahay qofkastoo somaliya oo ku haminayo ineey guul gaaran waa qof kudaysho mudan inta wanaaga jecel oo somalinimada aaminsan ku dayda dadkeena wanaagsan oo faquuqa iyo dagaalka hormar ha u arkina Allh u barakeyo maalkiisa iyo reer kiisaba anaga somali hadaa nahay waxey notahay haybad iyo sharaf qofsomaliyeed oo ku tilaabsadey meel sare harari waxaan leeyahay waad ku mahadsan tahay hoowshaa dadkada u hayso ood nosoo tabiso mahadsanid noona soo badi arimahan oo kale wariye sare guuleyso😍🇸🇴💪🏾✅

  • @rodahassan929
    @rodahassan929 Рік тому +32

    Masha Allah.
    Allah hakuu barakeeyo hantidada familigaga sharna oo dhan Allah hakaa qabto .ninkaa waxa uu Allah ugu gargarray .1 waa nin Allah kuxidhan 2 waa xalaal quute 3 qabyalad buu kaxorobay 4 kibir buu kadheeraday . 5 isagaa is aqoonsaday qofkuu yahay .6 familiy problems buu kabadbaday 7 xaaskisii nolosha adag lasoo qadatay buu madaxa saaray naga guursi iyo maskax Wareer buu kabadbaday. Masha Allah anaguna somali nimaan kuu jecelnahay Allah hanoo kaa xafido adiga iyo inta adoo kale ah hana noobadiyo adookale.

  • @Suu02
    @Suu02 Рік тому +6

    MashaAllah wax kale wey igasoo bixi wayen wlhi, Ixtiraam uu uhayo shaqaalahiisa, somaalinimadiisa uu ku faanayo, Iyo sidoo kle xaaskiisa sida uu uga war bixinayo wanageeda, Inuu dadkii iyo magaladii uu kasoo tagay ilaawin oo u caawiyo 💞💞💞

  • @dalmar199
    @dalmar199 Рік тому +47

    Abdisalan Herari ! I just wanted to take a moment to appreciate this incredible video and the amazing story it tells. The content is truly captivating and well-produced, and it's clear that a lot of effort and passion went into creating it.
    Moreover, I'm deeply moved by the stories of the people featured in this video. It's inspiring to see their journeys, struggles, and triumphs. It reminds us all of the resilience of the human spirit and the power of determination.
    Thank you to the creators for bringing these stories to light and allowing us to be a part of them. It's through videos like these that we can gain a greater understanding of the world, connect with others, and find hope and motivation in our own lives.
    Keep up the fantastic work, and I'm eagerly looking forward to more videos like this in the future!

  • @abdinasirhusseinali5898
    @abdinasirhusseinali5898 Рік тому +140

    Nothing makes me happier than seeing Somalis succeed, I’ll be making double the amount his making by his age insha Allah. Let’s go!

    • @mohamedali2132
      @mohamedali2132 Рік тому +4

      Inshallah wish you the best brother.

    • @mrusman1712
      @mrusman1712 Рік тому +2

      Wish y the best bro I love the mentality and the love

    • @khadraali8373
      @khadraali8373 Рік тому +2

      Waxanka daalay nin Somali waxba maahan wanku faraxsanahay faarax waxfiican lagasheegayo inaan maqlo ama arko

    • @youngblood6606
      @youngblood6606 Рік тому

      😂😂😂😂 way 2 Gooooo

    • @abdiyarebashiir1246
      @abdiyarebashiir1246 10 місяців тому

      This is Role model Keep going my brother ur succeed

  • @yahya-wadani
    @yahya-wadani Рік тому +13

    Waa rageedii, reer miyi inuu wali yahay ayu ku faanayaa mashallah, sharaf iyo wanaag

  • @ayaanmohamed154
    @ayaanmohamed154 Рік тому +20

    Maasha allaah tabarakallah ilahay hakuu barakeeyo maalkaga cadawgana hakaa indha sabo adiga iyo ciyalkaga anagana na gaarsii heerkaga I’m very proud ragga somaliyed ee ku mashquulsan kufsi iyo qabyalad look dadka xidigaha gaaray maasha allah again thanks Mr Hareri❤

  • @DHIIRIGELIYE
    @DHIIRIGELIYE Рік тому +44

    The important thing is not where you want to start the life from, but its all about where you are dreaming of to reach.

  • @adnanhashi3125
    @adnanhashi3125 Рік тому +13

    I am out of words to describe this genius man. Just I have to watched nothing much to say, He is above the beyond Masha Allah, Say to Masha Allah if watched.

  • @Mahmoud_Abdullahi
    @Mahmoud_Abdullahi Рік тому +63

    Truly inspiring. Watching from Wajir, North Eastern Kenya. I like his sense of Somaalinimo.

    • @ankosaleh2734
      @ankosaleh2734 Рік тому +3

      Walow wakusalamey ,alto driver here.. Greetings from northern petrol ⛽ station nko parking nkitumia WiFi ya camel 😂.
      The story is so inspiring .mungu mbele!

    • @mohamednoor3031
      @mohamednoor3031 Рік тому +1

      ​@@ankosaleh2734 ipo siku tutafika apo

  • @MahamuthAhmeth-fc1sh
    @MahamuthAhmeth-fc1sh Рік тому +8

    Ninka aduunka waa uu katabcaday marka aakhirana halkii roon ayaan ilaahay uga baryay dadaalka aad wado ilahy hakula garab galo janada fardawsana alle haku geeyo cipaadadana xasuusnow waxa aan kurajaynaya nolol fcn iyo aakhiro fiican❤

  • @runkasheeg9317
    @runkasheeg9317 Рік тому +28

    Ma Sha Allah waa nin wanagsan markaa arkay gabadha somaliyeed ee lacagta u xisaabisa waana calanka Cawaale jecel Ilahay ha barakeeyo ganacsigiisa

  • @sumayamohomed744
    @sumayamohomed744 Рік тому +17

    The mpst thing that pays my attention is his open minded and honest how he explain all his bisiness manshllh proud to see somali success man may allah give u more and give us❤

  • @xussendiya286
    @xussendiya286 Рік тому +8

    Masha allahu He is a business man and successful journey, He is a citizen man 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @RoyalkingGSGaza
    @RoyalkingGSGaza Рік тому +25

    Mashallah this is the first somali man started from scratch and now he’s self made millionaire Mashallah adeero you’re role model well needed information mr herer thanks kudos to this man wallahi hardwork pays off

  • @aminabdishakour
    @aminabdishakour Рік тому +83

    Masha Allah. He passed through every possible tragedy in this world such as: war, immigration, poor budget, etc. Well deserved for success after all that hard work and maintained focus.
    Thank you Isaaq for showing us your private and business life to inspire us, and prove to us that everybody can do it, no matter how it takes. Thank you Abdisalan hereri and hereri media for the amazing work.

  • @Bakarashid0
    @Bakarashid0 Рік тому +86

    Mashalah is a motivational video, he said that before you have seen the video, you can do this, you can do it, I learned many lessons from this short video, the most important thing is that life is not easy and you need to overcome every obstacle. face it, inshallah I hope that one day I will achieve a great success in life

    • @sumayamohomed744
      @sumayamohomed744 Рік тому +2

      True and hardwork alwys pays off if u do persistance u can achieve it wish every one best😊

  • @MsFatimaMahmoud
    @MsFatimaMahmoud Рік тому +2

    Doqon kibir yaqaan meel ma gaaro was RaJul nin Raga ManshAllah Alle ha ilaliyo malkiisa&ehelkiisa Alle how Barakeeyo malkiisa Mansha'Allah

  • @cabdiqanimuuse7925
    @cabdiqanimuuse7925 Рік тому +1

    Nin isagoo danle seexday nin maha waa erayga aan kumashquulay wallahi mahadsanid mudane

  • @abdiwahabhusseinabdi569
    @abdiwahabhusseinabdi569 Рік тому +21

    Masha allah ,wariye qiima leh clsalaan hereri aad baad ugu mahadsanthy inaad nooso gudbiso maqaalo sidaan uxiiso iyo qiimo leh ,ganacsade isaaq runtii waa wayo arag Sido kale wa codkar allaha barakeeye runtii wa hidden tallent ninkan ,waxan jeclan lahaa inuu umada somaliyed ufaa,ideyo sidoo kale hoga tusaaleyo dhalinyarta somaliyed

  • @Mofamisa77
    @Mofamisa77 Рік тому +19

    Masha allh hareeri waa wariye buuxa,umadan soomaaliyeedna positive images ka keena,na tusa guulaha dadka soomaaliyeed,barnaamijyo tayo leh oo ka maran waalida dadkeena inoo keena ,mahadsanid sire

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax Рік тому +31

    Walal isaaq wa qof qiima badan oo cashar adag ka bartay nolosha qeebaheeda kale duwan wa qof ku dayasho mudan guulayso mudane mar walba Cimri dheer iyo caafimaad allaha ku siiyo walal Isaaq ❤❤❤ 👏 👌👌
    Dadaalaa wuu gaadhaa oo cad waaye
    Mahadsanid Wariye abdisalam hareeri ❤❤❤

  • @abdiwahid997
    @abdiwahid997 Рік тому +4

    Qabiilka intaan iaka iloowno aan wada guuleysano issq somali❤️🇸🇴oo kale qofkii ku mashqula hor umarkiisa wa sidaan waaw masha allah😍💪🏽🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Abdihamid2024
    @Abdihamid2024 Рік тому +6

    Soomalinimadu waaa dahab ❤️ nin waxbadan aan kabartay sido kale 🥬 dadaal badan ❤sida uu nafsiida uga adag yahay nolasha fiicane ee u ku nool yahay 💪❤️ I am proud 🥹 my brother sido kle u mar yimid hargeisa Cadey.
    Dadaalko oo qofi video save forever waan haysan doona wlhi casharo badan ayaa ku jira ❤️❤️❤️❤️

  • @Anab44
    @Anab44 Рік тому +8

    MadhaAllah tabaarakalaah qof kii Ilaahey wax siinayo waa iska sidan Ilaahey hakuusiyaadiyo anagana Ilaahey Irsaaqad Waasac ah hanasiiyo Hadana Nin kibirsan oo isqaaqaadaya maaha MashaAllah baraawo

  • @nabaadlove6019
    @nabaadlove6019 Рік тому +32

    MANSHALLAH, aad ayaan ugu faraxsan nahay sheekooyin ka guulaha soomaalida, isaaq guuleyso wllo, Hereri mahadsanid sheekooyinka laab qoynta ah oo noo soo tabisay, ❤❤❤

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 Рік тому +54

    Masha Allah. Mabruuk. Waa nin business-ka America fahmey. Ilaahay ayaana kugu garab galay. Hadii aanad diintaada iyo dhaqankaaga ka tegin Waxani waa aduunyee wax kaa maqani ma jiro. Tusaale wacan ayaad dhalinyarada Somaliyeed u noqon kartaa

    • @amalabdullahi328
      @amalabdullahi328 Рік тому +1

      Qofka alle ku xirnen hormar maba garo tasna xisabta ku dar

  • @halimaomar9820
    @halimaomar9820 Рік тому +27

    Wow. His story and accomplishments is incredible. All the challenges he faced.. all the countries he traveled through to get to where he is. It’s like an amazing story.

  • @mahadguray4241
    @mahadguray4241 Рік тому +5

    Maansha allaah
    Waanu ku amaanaynaa
    Guulaha uu xaqiijiyay
    Waanu nooyahay roolmodel
    Aanu ku dayano guul Isha allaah

  • @youngblood6606
    @youngblood6606 Рік тому +72

    Am very proud 👏 of this muslim Brother

  • @MohamedAGeedi
    @MohamedAGeedi Рік тому +100

    Royal Transportation was started in 2008 with one town car and a dream. Isaaq began his journey with the belief that hard work and persistence matters. Now, years later, Royal has continued to grow and moved to the Plainfield area.
    With many people helping keep the dream alive, look where we are now

  • @hawafarah-r3e
    @hawafarah-r3e Рік тому +22

    Masha Allah waxaan aad iyo aad uga helay sida aad xaaskaaga uga fakireeso, sabataas baa guul ku gaartay iyo sadaqada aad baxsato. iska ilaali dadka kula shaqeeyo oo ajnabiga ah, inkas too ay shaqaala kuu yihiiin guushaada ma rabaan.

    • @waayo__aarag1
      @waayo__aarag1 Рік тому

      Hhhhhhhhhh nag ma horu mar lagu gaadha

    • @zoviechulie5133
      @zoviechulie5133 Рік тому

      @@waayo__aarag1 haaa 😏

    • @abdimuse9189
      @abdimuse9189 Рік тому +1

      ​@@waayo__aarag1hooyadaa naag weyaan hormarna waad kugaari

    • @fatimaabdinour2703
      @fatimaabdinour2703 Рік тому

      Marku yurub ka imanayay 1cunug ayay waten markas hormarka iny qaybkatahy ayay cadayn utahy hdy naag xun ahanlayd sidan manoqden

  • @abdialiyusuf3408
    @abdialiyusuf3408 8 місяців тому +1

    We proud you MR I$AAC
    WAA KU DANYAN DOONA INSHALLAH
    ILAAH HAKU XIFDIYO

  • @aminaa8098
    @aminaa8098 Рік тому +4

    Aad iyo aaad ugu helay qisada waxan said ugu si helay sidu xaskisa ugu fanay iyo sidu guri weyn qasri ah ugu dhisay iyo gabdha u shaqeyso hadalka wngsan ka shegay m.a malin hormarkan mid ka wngsan wan gari dona hadu alle idmo😊

  • @bezani
    @bezani Рік тому +50

    It's good to see Somali success story which we dont see very often and it will give us the young generation hope, that if he can do it I can do it too, thanks Mr Hereri for bringing to us this kinds of programs🙏🏽

  • @Carafaad.Cabdikerim
    @Carafaad.Cabdikerim Рік тому +13

    maansha allaah, halgan iyo karti, samir iyo dedaal ayuu isku darsaday wiilkan ilaahay haw barakeeyo ganacsiga, iyo reerkaba, marwadaada markaad soo hadal qaaddi MARWADAYDA ayaa la yiraah masuul mahadsanid.

  • @addesom
    @addesom Рік тому +30

    "Hardworking is the secret of success" Ninkaan waxuu heerkaan ku gaaray erayga uu dhahay ee ah in howlkarnida tahay furaha guusha ayuu dhaqan geliyay oo uu ka rumeeyay.

    • @Queennouran336
      @Queennouran336 Рік тому +2

      That’s true the more aad hawal kar tahay Waa the more aad nolosha guul ka gaadho 💪

  • @dalmar199
    @dalmar199 Рік тому +29

    Hey Mr isaaq I want to extend my heartfelt appreciation and congratulations to you for your remarkable hard work and the incredible success you have achieved. Your story is absolutely fascinating and truly inspiring.
    It's evident that you have dedicated countless hours, perseverance, and determination towards your goals. Your achievements stand as a testament to your unwavering commitment and the sacrifices you have made along the way.
    Your story serves as an inspiration to others, showing that with passion, grit, and a steadfast belief in oneself, anything is possible. You have overcome challenges and obstacles, and your success is a testament to your resilience and strength of character.
    I want to express my sincere admiration for your accomplishments and the positive impact you have made. Your journey serves as a shining example of what can be achieved through hard work, perseverance, and a relentless pursuit of excellence.
    May your success continue to soar, and may you inspire countless others to reach for their dreams and realize their own potential. Congratulations once again, and thank you for sharing your incredible story with the world
    Dr Hassan from hargeisa

  • @xusenowa912
    @xusenowa912 Рік тому +8

    Mr isaaq wish you all the best and I am happy for you and your family may Allah sw give you more and more, you made us proud to be SOMALIAN
    👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @monirahassan460
    @monirahassan460 Рік тому +22

    Xaaskiisa siduu ugu faanayo masha allah ❤

    • @charkoshanghai
      @charkoshanghai Рік тому +2

      Nagta an qabo ayu ku celceliyaana 😂 si kalee miyo u dhaho xaaskayga

    • @sucaadmaxamad1484
      @sucaadmaxamad1484 Рік тому +8

      ​@@charkoshanghai lahjadiisa weeye wax ceeb ah maaha

  • @nimaanahmed5420
    @nimaanahmed5420 Рік тому +8

    Hal mah-maah ayaan ka bartay ninkan #Nin isagoo danleh seexday nin maha.🙏this guy is a legend wlhi

  • @Sunflower-wo2xw
    @Sunflower-wo2xw Рік тому +77

    Congratulations to Isaaq. As Somali I’m very happy to see A successful business somali man like Isaaq. I’m sure it wasn’t easy journeys, however with his hardworking and Determination and convictions is what made him succeed. Thank you for sharing your success with us. May Allah bless you always🤲🏾.

    • @mascuudali2785
      @mascuudali2785 Рік тому

      Maxaa ka wadaa Isaaq?🧐

    • @pharthuzdiamond8476
      @pharthuzdiamond8476 Рік тому +6

      @@mascuudali2785 dee waa ninka aad muuqaalkiisa daawanaysid magiciisa

    • @Saxarlaaaa5489
      @Saxarlaaaa5489 Рік тому +2

      ​@@mascuudali2785 de waa magaca ninka

    • @abdi1985
      @abdi1985 Рік тому

      Waa isaaq rer hargeeysa ma Ahn in aan kufaano somali ma Ahn

    • @a.m.9096
      @a.m.9096 Рік тому

      @@abdi1985 kkkkk maxay yihiin markaa?

  • @dheefsan
    @dheefsan Рік тому +2

    I wanted to take a moment to express my heartfelt appreciation for sharing the motivational video featuring Isaac, the Somali businessman. It truly touched me and left a lasting impression. Isaac's story is incredibly inspiring, particularly for someone like me, and I'm sure it resonates with many other Somalis as well.
    The journey Isaac embarked on at the tender age of 11, fleeing conflict and civil wars in Somalia, is a testament to his resilience and determination. From driving trucks and military cars in Saudi Arabia during a time of ongoing war, to traversing through India, Uzbekistan, Europe, and finally the United States, his unwavering commitment to creating a better life is truly remarkable.
    I was moved by Isaac's relentless pursuit of success, working as a taxi driver in Seattle and later in Indiana. His confidence, hard work, persistence, and unwavering patience in the face of numerous challenges have undoubtedly shaped his life. It's awe-inspiring to see how his journey led him to establish Royal Transportation, a company now valued at a staggering 30 million dollars. The luxury services his company provides, such as weddings and events, demonstrate his visionary mindset and ability to excel in multiple domains.
    Isaac's success not only transformed his own life but also had a profound impact on the Somali community, instilling hope and faith in every individual's potential. His words, "Every Somali can do this in America," resonate deeply within me, igniting a fire of inspiration and ambition. His honesty and kind-heartedness, as evident through his willingness to help others, further exemplify his exceptional character.
    Once again, I express my gratitude to you, Abdisalan Hereri, for sharing this video. It serves as a reminder that no matter our background or the adversities we face, with determination, hard work, and a positive mindset, we can overcome any obstacle and achieve greatness. Isaac's journey is a beacon of hope for all, and his story will undoubtedly continue to motivate and empower countless individuals.
    Thank you for sharing such a powerful and uplifting message.
    Alle ha Usiyaadiyo Amiin ❤

  • @jiijocadey1425
    @jiijocadey1425 Рік тому +2

    Walaahi lacagtiisa iyo wax igala weyn hadalkiisa qiimaha basan ee ah in aad qabiil atahay in aad somali tahaa kahoreysa masha alaah aad ayaan uku farxay waxaan aragnay faqiir somalinimadii kacararaya alaha ku barakeeyo ❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😭😭🤲🤲🤲

  • @isakeikountry9515
    @isakeikountry9515 Рік тому +42

    Wallhiii this was very motivating to see fellow somali Adaire making it Big overseas Big Baller Shot caller Allahuma Bariiiklek

  • @ahmedmursalasharr5060
    @ahmedmursalasharr5060 Рік тому +5

    MaSha'Allaah AllaahyaBaarik AllaahyaCaafilXayyi,, walaal Somaliyed ee Nolosha ku Guuleystay,, Waa Hadiyad uu Allaah Bixiyo.. MaSha'Allaah.

  • @mahadabdulaahimuxumed1966
    @mahadabdulaahimuxumed1966 Рік тому +4

    Aad baan kuugu qirayaa hal adeygaaga iyo kartidaada aad dal aan dalkaaga aheyn hormarka intaas la,eg aad uga sameysay.
    Qof walbo oo doonayo inow noloshaan ookale kasameeyo ayaad dhiirigilin utahay.
    Guuleyso isak
    Hareeri mahdsanid adne
    Its very proud to be somali❤

  • @secretarygeneralsg2778
    @secretarygeneralsg2778 Рік тому +4

    He is so cool, hardworking, he is patriotic,he is focused very clear and sharp. Masha'Allah. May Allah bless him more.. ISSAK is wonderful man

  • @higherself_mowlid
    @higherself_mowlid Рік тому +8

    This guy is a mover and a shaker in American economics. Even presidents ask for his endorsements. What a life👌🏾

  • @mohamedcade143
    @mohamedcade143 Рік тому +13

    Waa nin qalbi wanaagsan soomaalinimadu ku weyn tahay misana daacad hadlaya Allaha u barakeeyo business ka reerka caruurta iyo guryahaba

  • @haniabdulkadir9794
    @haniabdulkadir9794 Рік тому +5

    Mansha aalh wu dadaalay isaaq hal kalmad ba ku dhibsaday naagtayda wa ceeb xajidayda dheh ilhy ha u barakeyo. Xolhaga

  • @Abdura2323Abdura-xl5jl
    @Abdura2323Abdura-xl5jl Рік тому +6

    Allaha kaga dhigo xolahada kuwa aad biri aqiro aad jano ku gartid allaha kuguma fitneyo
    Waa deq alla bixiyo iyo dadal raged waan kugu faraxsanahay guleyso walal adun iyo aqiro

  • @abdulrahmansheikhadan7225
    @abdulrahmansheikhadan7225 Рік тому +4

    MashaAllah tabarakallah, Ilahey maalkisa iyo juhdigisa iyo caqligisa haubarakeyo

  • @mohammedabshir6331
    @mohammedabshir6331 Рік тому +10

    There are no words to describe this other than inspirational and motivational. i will be watching this from time to time- thanks Hereri for showcasing this.

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 Рік тому +16

    Barakallah fiikum. This is really truly Somalian who succeeded with hard and motivated man. ✅✅✅✅

  • @Mamursal5
    @Mamursal5 Рік тому +61

    This was the best interview so far. Camera man was good and the editing was great!!!

  • @apdikariinmoh880
    @apdikariinmoh880 Рік тому +13

    Masha allaH isaaq waa dadaalay waxay ku tusinaysaa school inaan wakhtiga layskaga lumin dhalinyaro aan shaqaysano intaan xooga leenahy maskax fiicana aan la nimaadno

  • @YghGgh-q2d
    @YghGgh-q2d Рік тому +6

    Isaac's story of resilience and success as a Somali businessman is truly inspiring. His unwavering commitment to his goals and willingness to persevere in the face of challenges serve as a reminder of the incredible potential that lies within all of us. His story is a beacon of hope and inspiration to anyone with the courage to pursue their dreams.

  • @AbdifatahKilaz
    @AbdifatahKilaz Рік тому +2

    Qof kasta oo taajir ah Meel hoose ayuu wax ka soo bilaabaa Hadaad Dadaasho Meel kasta waad gaadhaysaa guul insha ALLH mar kasta

  • @engcabdirasaaqaadam9575
    @engcabdirasaaqaadam9575 Рік тому +33

    Masha Allah, proud of u brother, u are role model to all Somali people, proceed it and never give up.

  • @muhiadinhersi2691
    @muhiadinhersi2691 Рік тому +10

    9 cisho oo aan cumradda tagay baan sanadkii fasax ahaa. 7 am 9 pm waa shaqeeyaa maalintii. Intaasi waa sirta ninkaan u sahashay in uu horumar sameeyo.

  • @kaltumhassan7692
    @kaltumhassan7692 Рік тому +6

    Bismilaah Maasha Alaah Ilaahey Maalka iyo reerkaga hakuu barakeeyo malka fidnadiisana ilaa hakaa badbaadiyo diintaadana hakuugu thabido Amiin

  • @dalkaab1436
    @dalkaab1436 Рік тому +7

    إن شاء الله
    Waan guulaysan donaa Aniguna waxan donaya Anigo Rabi SWT kaashanaya inaan Maalin maalmaha kamid ah Bi'idnillah 🎤🤲🏻☝️ 7:50AM

    • @zahraabdikarim
      @zahraabdikarim Рік тому +1

      inshallah wll macan wad gaadhay

    • @dalkaab1436
      @dalkaab1436 Рік тому

      @@zahraabdikarim jazakillahu khaira

    • @dalkaab1436
      @dalkaab1436 Рік тому

      @@zahraabdikarim إن شاء الله waa Habeen jumce ah Allahayow adiga ayaa i gaadhsiin karee Guul mid aduun Iyo mid Aakhiraba i gaadhsii Yaa ALLAH 🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @mohamedfarah6328
    @mohamedfarah6328 Рік тому +12

    This guy is very eloquent. His hard work and committment has paid off. I like his love and passion for his beloved wife and how is appreciating the work of his staff. He had alot of good qualities to learn from him.
    Many thanks to the seasoned journalist, Mr. Herrari for this motivational interview with Issack. I encourage you to continue posting such inspirational vedios.

  • @abdiazizibrahim9402
    @abdiazizibrahim9402 Рік тому +17

    Mansha allah waa nin jecel xaaskiisa iyo calankiisa iyo shaqadiisa guuleyso bro waxaan kuu rajeeynaya inaad billionaires ka American ka mid noqoto wadna garey ilaahay haduu ku garab galo.

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 Рік тому +7

    Allah qofkii wax siinaayo miyi ama baadiyo iyo magaalo shaqo kuma laha

  • @wiilkaReerCigalle
    @wiilkaReerCigalle Рік тому +3

    4 Qodob ayaan ka faaiiday oon hadaba leeyahay
    1 - ku faan Somalinimo
    2 - diintaada ilaasho
    3 - daacad ahoow tuug ha noqon
    4 - beenta iska ilaali
    suma walaahi waad guulaysan ✅

  • @sakariyefilfil6578
    @sakariyefilfil6578 Рік тому +2

    Masha allah allaha kuu barakeeyo adeer hormar wacan cabdisalan hareeri ustad adigana wan kaga mahad celinaa barnamijkan wngsn

  • @abdirizakadam8582
    @abdirizakadam8582 Рік тому +2

    Mashaa allah God blessing you Somalia ogaada Xawaadlle waa wadni meel kasta uu joogo like this man

  • @abdirahmanomar7820
    @abdirahmanomar7820 Рік тому +5

    Masha Allah , a successful Somali Business man , Allah ubarakeeyo xoolaha iyo familkiisa.

  • @Dr-Hashimi
    @Dr-Hashimi Рік тому +19

    Wuxuu yiri “NIN ASIGOO DAN LEH SEEXDA NIN MA’AHAN” 😮👏👏👏👏👏

  • @abdallasheikhhassanhussein6042

    Ninkaan waa waa nin wanaagsan hormar kagaaray noolasha xadana jecel diin islaamka aad ujecel dalkiisa somaliya jecel oyo dadkiiss mashaa allaah allaha barakeeyo

  • @AnwarMoameD
    @AnwarMoameD Рік тому

    Xadithkii Nabiga CSW soo run ma noqon.
    Reer miyiga u tartamayo guryo iyo hanti.
    SubxanaAllah

    • @mohaak2266
      @mohaak2266 Рік тому

      Inaa wax qabsataa kuma xirno miyiga iyo magaalo waa adiga ragnimada laga Yaabo inaaa qol mugdi ku jirto meel ka bilaawdo la dahy marka nin raga congratulations dheh ❤

  • @husseinmahad7595
    @husseinmahad7595 Рік тому +3

    Masha Allah. What an amazing story, may Allah SWT bless you and your family. Thanks to Brother Abdisalan for sharing such an inspiring story!

  • @najahmoh8465
    @najahmoh8465 Рік тому +25

    So proud to see first somalia millionaire he is so humble and i like the way he mentioned his wife
    Masha allah alle haku barakeeyo anagana hana siiyo

    • @AH78078
      @AH78078 Рік тому +1

      There are a lot of millionaire from Somali

    • @najahmoh8465
      @najahmoh8465 Рік тому +2

      @@AH78078 its first time i saw it wllo

    • @YasserAA93
      @YasserAA93 Рік тому +3

      He is one of !
      But this brother is so unique 🇸🇴

    • @najahmoh8465
      @najahmoh8465 Рік тому +1

      @@YasserAA93 yeah wllo he is

    • @wiilkaReerCigalle
      @wiilkaReerCigalle Рік тому +3

      Somalida isma taqaan ee boqolaal ayaa millionare ah lkn qurbaha ayay wada joogaan

  • @zarieabdullahiyusuf473
    @zarieabdullahiyusuf473 Рік тому +5

    Masha Allah isaaq waa nin guuleystey, waan kufaraxsanahay heerka uu gaarey, waxaan rajaynayaa inuu ilaahey usii ziyaadiyo, I appreciate million times his effort and his success🥰🥰🥰

  • @MrGengad
    @MrGengad Рік тому +2

    Very hard working man, I really thank him for sharing his knowledge. He is loaded with wisdom.

  • @findhos
    @findhos Рік тому +1

    William ruto ban mooday... Alkah ha guuleeyo qof kasta oo dedaalaya amen

  • @Hassanynwa
    @Hassanynwa Рік тому +18

    Waxaan ka Faa’iidey Nin Isagoo dan leh seexday Nin Maaha. Alla maxaa anigoo dan leh iska seexday oo niyadda iska iri war Waxaan Waa Aduun ha hor caraaarin.

    • @sumiyanuura4621
      @sumiyanuura4621 Рік тому +1

      Hurdada wa lo bahanyhy 8saac seexo inta kuso harty lee dayacin wa guuleysanee I.a

    • @peaceprosperity3951
      @peaceprosperity3951 Рік тому +1

      Aniga 8 hrs hurdo 8 hrs kale Social Media 8 hrs kale fadhi ku dirir. Rag wuxu isku dhaafey karti, dadaal iyo caqli.

  • @MubaarakKanadi-vf3mj
    @MubaarakKanadi-vf3mj Рік тому +7

    Maasha alaah waa uu dalaalay walaahay ilaahay haw barakeeyo ganacsigiisa waa nin wax badan fahmay legend weeye