C,caziz abowe dadki barnamijka ka qabato ama kula fadhiyan markey ku duceynayan Amiin ta dheh niyadada kama war hayo lkn waxa ila qurux badan inad amiin dhahdo mahad sanid
ما شاءالله تبارك الله ربنا يبارك فيك ويحفظك يا عبدالعزيز الله يعطيك العافيه يارب من جد أحبك في الله وأحب برنامجك مره الله يخليك يا حبيبي قلبي أنت إبن الحلال يا أخي تقدم دائما إن شاءالله
ماشاء الله تبارك الله جزاك الله خير الجزاء يارب يارب العالمين اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين صل الله عليه وسلم الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر بارك الله فيك أخي الكريم ماشاءلله تبارك الرحمن الله يحفظك اميين امين امين امين يارب العالمين امين يارب العالمين
AlhamduLillah Rabbil Caalamiin in Aabahaan Iyo Wiilkiisa ay is heleen after waqti aad Iyo aad u dheer. CAJIIB! waa sheeko La moodo NOVEL OR FICTION AMA RIYO IYO DHALANTEED. SUBXANAALLAH ! (MAKING THE IMPOSSIBLE POSSIBLE WAA ALLAH OO KELI AH. “ALLAH OO KELIYA AYEEY AWOODAASI U SUGNAATAY !!!). MASHA’ALLAH TABARAKALLAH ALXAMDULILLAH RABBIL CAALAMIIN
Abdiaziz farxadihi soo socdey bay ka mid thay mashallaah runti farxiye aa tahay sigaar ah Baan kaaga duceeyey in maamo magaaladeena degan wiilkeeda dhawr iyo 30 Sano la èd aad sabab unoqotey in ay is helaan jzkl.kahyr 👍💯
Allah waan ooyey Abdicasiisoow Illahey ha ku liibaano baahi aan dhamaan ayaad Soomaali u heysaa dad is dhalay oo iswaayey ayaad isu soo uririsay ASW aduunn iyo aakhiraba ha ku liibaano sharaf iyo boqoenimo dushaada Allaha kaa yeelo💕🌹🍀❤️
Masha allah waa farxad aad uweyn alla mahadas usugnaatey allahu akbar abdi aziiz kor alla haka dhigo wll aduun iyo aqiro alla hakugu farxad geliyo yaa rabi
Fadlan share dhaha Mahadsanidiin 💖
Masha Allah
Guul alxamdulilah
Waa balan walal facebook youtube intaba waxan dhaha share wallhi
C/casiis adeerkkan baafintiisii hore way I dhaaftay ee link giisa halkan soo dhigi kartaa
CabdiCaziizoow clip-kii hore ee qisadan masoo dhigi kartaa halkan?
Masha allah allaha u siyaadiyo farxada abdiyoow wax ku dhibo allaha kuma tuso farxad adigana ku noolow 💐💐💐💐
Cabdicasiisow ducada aaaamiiiiin aaaamiiiiin🤲 dheh alaha kuu aqbalo wllkeyow camirada fiiri aad dhaheyso ducadaa kaaga muhiimsan.
Mashallah. Abdiaziz jazakallah khar
Masha alalh abe aad ufican waye adana cabdi,caziz Allah ka ajar siyo
Mansha allah Abdiaziz allah hakuxiftiyo
Masha allah hambalyo hambalyo walalkay qiimaha badan ilaahay ha ka farxiyo sida aad walidiinta uga farxisay ❤🩸💑💯💯💯
Masha Allah Abdi Aziiz adigane rabi ajir iyo xasanaad hakasiiyo aamin aaamin aamin yaa rabi 🤲🤲🤲 farxado bdn adiga usbb ah
Maasha allah waa farxad weyn somalida sidan bey ukala maqanthy allow isku soo sahal intii kala maqan aamiin yaa rabi
Masha allah wlhi farxad wey dhafte abahan qisadisi xanunka badned o farxd isku badashe alxm abdiaziz really wllky alle cimri dher io cfmd io cibado suban alle haku siyo umuda shaqo fcn ba u heysa ugas
Wcs wallo AbdiAziz really ilaahey ayaa ku mahadsan aabahaan hadii uu helay wiilkiisi iyo xaaskiisi
Mashallah jazakalahu khayr wllo 🎉🎉🎈🎈
Mashallah mashallah walaal Abdi aziiz ilaahay ha ku xifdiyo
Cabdi casiis wll qeer Alle haku siiyo wllky umada soomaaliyeed waad isku raadisay
Wan Ku faraxsan ahay inaan muqalka farxad a ah noqdo qofki u horeyay 🥰🥰
Maasha allaah alxamdulillaah illaahay baa mahad oo dhan iska leh illaahay Cabdi Casiis haku xifdiyo
Masha alaah farxada abasameyo alaah hanobadiyo farxada
C,caziz abowe dadki barnamijka ka qabato ama kula fadhiyan markey ku duceynayan Amiin ta dheh niyadada kama war hayo lkn waxa ila qurux badan inad amiin dhahdo mahad sanid
ماشاءالله جزاك الله خيرا يا نافع الخير
Masha allah waa farxad in uhelo aabahan wiilkiisa wiilkan hooyadis allah u sahlo
Allahu akbar masha Allah tabarakalah jazakalah kheyr cabdi casiis
Masha Allah tabarakallah farxad ka weyn majirto ilaahay inta dhiman ha u dhameys tiro abdiaziiz ilaahay janatul fardowsa Allah kugu abaal mariyo
Mashallah waa farxad iyo mugug isku jirta aduunka ayaa sidaas ah al ABDULAAHI rabbil caalamiin
Walal qofka waayel ka markuu ku duceeyo aamiin dheh
ما شاءالله تبارك الله ربنا يبارك فيك ويحفظك يا عبدالعزيز الله يعطيك العافيه يارب من جد أحبك في الله وأحب برنامجك مره الله يخليك يا حبيبي قلبي أنت إبن الحلال يا أخي تقدم دائما إن شاءالله
Masha allah tabaarakalaah Abdi aziz
May Allah bless you Brother keep the good works MashAllah
maasha alaah odayga ducadiisa aad uga helay walaalkeen ale ha u aqbalo
masha allah farxadaan jicilnahaye allaha dadka kalamaqan isku sahlo maqalkoodiyo aragtidoooda amiiin aaaamin
Mansha Allah ilahey qer ha ku siyo wlhi waa farxad abahan waa murugsanay hadana waa faraxsan yahay mansha Allah
Masha Allah kkkkk Aaamin Aaamin Aaamin ducada laguu duceeyay mahadsanid cabdi casiis
ماشاء الله تبارك الله جزاك الله خير الجزاء يارب يارب العالمين اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين صل الله عليه وسلم الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر بارك الله فيك أخي الكريم ماشاءلله تبارك الرحمن الله يحفظك اميين امين امين امين يارب العالمين امين يارب العالمين
ماشاء الله تبارك الله الحمد لله على نعمة الإسلام جزاك الله خير جزاء
Mansha Allah wa farxat abowe adhigana Ajar iyo xasanat Allah haksiyo
AlhamduLillah Rabbil Caalamiin in Aabahaan Iyo Wiilkiisa ay is heleen after waqti aad Iyo aad u dheer. CAJIIB! waa sheeko La moodo NOVEL OR FICTION AMA RIYO IYO DHALANTEED. SUBXANAALLAH ! (MAKING THE IMPOSSIBLE POSSIBLE WAA ALLAH OO KELI AH. “ALLAH OO KELIYA AYEEY AWOODAASI U SUGNAATAY !!!). MASHA’ALLAH TABARAKALLAH ALXAMDULILLAH RABBIL CAALAMIIN
Alxamdulilaah Alxamdulilaah Alxamdulilaah,, waa farxad ilaah ayaa mahad leh hadii wiilkaagii Heshay adeer,,, waxaa tahay adeer wanaagsan lkn aabahan markii hore ayuu ahaa qof xoogan lkn hada xoogaa waa daciifay.👍👍
Masha Alaah Abdiazis farxad kunoolow aduun iyo aqiraba
Maasha allaah Allaah aya mahad iska leh o wada kulan siyay wiil & aabihis masha allaah inta waalid koda kala maqana allaha isku keno insha allaahu
Farxad kale ALLAH AKBAR
Abdiaziz farxadihi soo socdey bay ka mid thay mashallaah runti farxiye aa tahay sigaar ah Baan kaaga duceeyey in maamo magaaladeena degan wiilkeeda dhawr iyo 30 Sano la èd aad sabab unoqotey in ay is helaan jzkl.kahyr 👍💯
Mansha Allaah waa guul👍🌹🌹🌹🌹💖💖💖💖🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Maansha allaah maansha allaah ilaahay ha kaa farxiyo Cabdiziiz
Waa farxad haduu Ala u sahlay wiil kiisa adigana ajar hakaa siiyo
Masha Allah ilaahay baa mahada iska leh oo kurbada ka qaaday aabaha cabdicaziiz ilaahay sida ay dadkaa u farxaan adigana aduun iyo akharaba farxad lakulan bidmilaahi kariim
Maasha allah cabdicasiis allaha ku barakeyo
Alxamdulilah Alxamdulilah ala ba mahad iskale man sha alah hambalyo hooyo na ala ha sahlo
ALLAH MAHAD LEH, ABDIAZIZ REALLY BAA MAHAD CELIN MUDAN. 👍🏽❤️👍🏽
Mansha alaah aamiin sifiican ayuu kuugu duceyee alha kuu aqbalo
Maasha allah hambalyo adeer
Masha allah tabarakalah hambalyo jazakalah khair wallaalo ilin tiri
Masha allah wllhi wan ku farxay nolol Qurux badanaa idiin rajeynaa Abdiaziiz mahadsanid abowe allah haka farxiyo ❤
Allah waan ooyey Abdicasiisoow Illahey ha ku liibaano baahi aan dhamaan ayaad Soomaali u heysaa dad is dhalay oo iswaayey ayaad isu soo uririsay ASW aduunn iyo aakhiraba ha ku liibaano sharaf iyo boqoenimo dushaada Allaha kaa yeelo💕🌹🍀❤️
MashaAllah Abdiziz Allah bless you inshaAllah
Aamiin. Ilaahaw cabdi. Caziiz. Kor kayeel
Mansha allah Hampalyo Hampalyo ayan lenahay war lagu farxo abdi asiz real guul bro alle haka ajar siyo adun iyo aqiraba insha allah
Magaceyga cadey candi sarmaan waaye magaylabaad waa AXADow
QABIIL GEYGA WAA RAXWEEN JAROON 1991 MA ARGIN ILAA AL AAN
Masha allaah alxamdulilaah iLahey aya mahad leh insha allaah 🙏🙏
Mashaallah ilaahay ayaa mahadaa iskaleh haduu haday isheleen wiilkaan iyo aabihiis adigana kheer allaha kusiiyo cabdicaziizow howshaad umada uhayso waa hool adag allaha kula garabgalo
M.ALLAH hmbalyoh Aabo 🥰ILAHYBA mhdleh🤲wn kula frxny
Mashallaah ❤ allah ayaa mahadleh màamada soo korisey khayr àllaha siiyo hadii ay hooyadiiis walaal ahaayeen hadana aysan aqoon maamada reerkeeda waa yaab.allaha sahlo.amuuraha in ay dhinac qaraabo kayihiin baa suuro gal ah xiliyadii horena dadka qabiil iyo abtiris ma aqoon
Masha Allh
Runti farxada walidka iyo wiilkisa aad baa ugu farxay Allh kuxafido if iyo akhiro brother
Aamiin yaarabi ilaah ha aqbalo waa wiil wanaagsan ❤️
Alhamdu lilaah mar hadii ay is Helen wiilka iyo Aabihii hooyadiina allaha usakhiro Abdiaziiz Adigana khayr farabadan Allaha ku siiyo
Mashallah wall abdicasiis alah abalkada janatul fardowso hakaga dhigo ado nol alah kugu tuso Riyo 🤲
Masha allah waa farxad aad uweyn alla mahadas usugnaatey allahu akbar abdi aziiz kor alla haka dhigo wll aduun iyo aqiro alla hakugu farxad geliyo yaa rabi
Maashaa allaah ilintire howl muhiim ah ayaad bulshada uheysaa hooray u soco
Ducada iyo farxadda ayaan wax loo dhigaa jirin Manshallah Tabarakallah
Msha Allah allaha ku barakeeyo wll abdiaziiz🥺❤💝💯🙏
Walaahi aad baan ugu qiirooday uguna farxay dadkaas isdhalay ee is waysana hadana is helay mashallah cabdi casiis reyalina waxan leeyahay guulayso if iyo aakhiroba adigana ilaahay hakaa farxiyo dadkaagaas aad ka farxinayso. Mahad oodhana allaah ayay u sugnaatay
Manshallh rabi ha ka farxiyo sida aad uga farxisid mar walba inbadan dadka wll
Mashaa allah allaha khayr ku kuöansiiyo iyo farxad, inta kala maqan allaha isku soo ifiyo
Man sha allah lph ayaad thy Abdiaziz
Masha allah walkey adiganah ajaar aale hakaa siyo
Abdiaziz really Allaha ku xafido walalkay isu raadshaha qoysaska kala habaabay Guul aan kuu rajeyn Insha Allah
mash allaaah aamiin ducada waa aabo wanaagsan oo ahlu diina mash allaah cabdicasiis allaah habarakeeyo
Mashallh waa arin lugu farxo
Maashaa allaah waa wax lagu farxo axdllh axdllh axdllh
Farxadii ugu wayneedء🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
اللهم امين يارب العالمين جزاك الله خيرا
masha.alaaaaaah.guuul
Masha.allaaah ducada allaaaha ku aqbaalo walaalkey reeraha kala maqanaa allaaha isku keeno ayago nabad qabo 👏👏👏🤲🤲🤲
Masha Allah
Ajar iyo xasanaad Allah hakaa siiyo
Masha Allah 🥰🥰🥰🥰🥰
Walaal abdirisaq alle ha ku barakeeyo alle ha kaa abaal mariyo wax fiican ayaad ayaa umada u haysaa
Alaha ha kubarakeeyo
Cadicasiisow baafiye guleyso
Cabdi casiisow odiga kaamirada Fiiri Ha dhihin waa waayeel, maahan ruux dhalin yaro sawir wada galaysaan, gift wuu keenay inaa isku sawirto macno ma sameeneyso
Walaal khar. Alhakusiiyo walaal
Maaashaa allaah cabdicasiis maantawaxaalaguugduceeyay awlada baari allaah hakaagadhigo aamiin baanleenahay eema awlaatbaakuujoogta
Mashalah ajir allah kaasiyo brother shaqada aad uheyso umada
Alxamdulillaah Waa illaah mahadi mar hadey is heleen.
Illaah khayr badan haku siyo.
asxaabey iso duceeya inuu ilaahey awlaad saalixiina isiiyo inta heysatana baari allaha uga dhigo intan heysana oon ani kamid ahay ilaahey hanagu deeqo aaamin ducadiinu waa ii muhiim wllayal
Ilaahy ha ku siiyo
Ubad baraksan Allah kuusiiyo inshallah
aamiin abaaya yaal
Allaah Awlaad Qayr badan ha ku siiyo.
Alle hagu siiyo kuwa baari ah
maasha Allah ilaahey mahadiis
Masha allah war qayr ah
ماشالله تبارك الله فيك واحسن الله إليك وغفر الله دنبك يا اخي عبد عزيز
MAANSHAA ALLAH
ABDIAZIZ REALLY
SOOMAALI BAAL DAHAB AH AYUU UGA JIRAA
Maasha Allaah Allaha ku xafido Realy
Allaha kubarakeeyo
MAASHAA ALAAH FARXAD JOOGTO ALLE HAKU SIIYO CABDI CASIIS
Mash Alllah❤️❤️❤️❤️❤️
Mashallaha illahaya ha ku siyadiya faraxada abaabo hadi ada heshaya Wiilkaga rabi ha idana siyadiya Abdizaz adiga illahaya qeera ha ku siya
Mansha allah tabaraka, illahay ayaa ku mahadsan in aabaha uu helay wiilkiisa.