Allaha u naxariisto fannaan siciid mire madina hospital ayuu ku geeriyoodey waxaana meydkiisa la keeney ceelasha biyaha uu la noolaa eeddadiis gabadhanna lagama yaqaan eeddadeed inshaa allaah hooyada iyo gabadha maqan alle ha soo sahlo inshaa allaah.
Allahu akbar walal ka barnamijkaan Allahabad ku barakeeyo Mida xigta walalkeey hooyadiis Allaha u Sahlo Walidka aan heeysano walalayaan aan ilaashano nimco weeyn Ayaan heeysanaa
Alaha unaxariisto saciid mire xeydar family sacid mire xeydar waxey dagan yihiin sos waana nin duduble maqalasame ugas nur ayuu kayahey alaha kusaholo hoyada
Asc dhamman wan idin salaamaya. Wiilkan waxan odhanaya wall kolay aabahaa asxaab ay isu xidhan yihiin ama ay sigaara u saaxiib yihiin buu lahaa dabcan kuwaasi way ogaan karayaan hooyada xataa haduu famliga ka qariyay ee raadi saaxibadi waliba fanaaniinti hore ee ay wada shaqayn jireen kuwaas wa laga yaaba inaad xogo dhawdhaw ka heshee inshallah allaah hakuuso dhaweeyo hooyada iyo walaashaba aamiin
Wiilkaan wn aqaan isku fasal ahaan jirnay reer sos baan ahay balse caruurta halkaas ku koray ma ahi ciyaal sos oo dhan wn aqaan bcz anoo yar oo 4 years jira la igeeyay xanaanada caruurta la igu heyn jiray ilaa dugsi sare kasoo dhameeyay SOS herrman gmainer primary and secondary school waxaan school sos kusoo qaaday waqtiyo aad u qurux badan
Qalbigyga kalmada taabatay INA KA DUCEYSTO BES BN RABAA cajiib kuwa badana manta wa garan layihn
Illahay hakuso sakhiro walal Hooyo macan illahay haka farxiyo
Jazakallaah kheyr cabdi casiis
Baariga isma qariyo waa nasiib baarinimada waalidka Illahay ha u soo sahlo hooyo macaan iyo walashiiba
@@halimamohamed7431
MashaAllah
Masha alah awoowgiis baan aqaaney alaha unaxariisto adeer mire xaydar amen
Waa wiil qalabi wanaagsan ILAHAY ha xifdiyo aduun iyo aakhiraba
Ilmo hooyo iyo aabe leh oo dayaca maraya subxanallah allow barakeee wiilkan waan lamurugooday wlhi😭😭😭😭😭
Illahay ha kuu soo dhaweeyo haday nooshahay haday dhimatayna illahay hawnaxariisto
Walaahi waan ooyay hooyo waa hooyo Inan Ka ducaystaan doonayaa hooyo illahay hakuu soo dhaweeyoidan illahay🤲🤲🤲
Allah hakuu soo dhaweeyo hooyadaa waa nin qalbi fiican oo iimaankiisu buuxo
Illaahay hakuu sahlo bro fanaankeenana allaha u naxariisto aamiin
Abdiaziz allaha ku darajeeyo caawinta masaakiinta &baafinta. Ajar &xasanaad allaha kaa siiyo. (Alahuma amiin)
illahaya ha ku sahalo Hooyo macan rabi ha ku soo fudeyo inshallaha Abdaziz adiga illahaya qeera ha ku siyo
ASC Mansha Allah wiilkan waxaan ahay habaryarti Allaha u sahlo hooyadi Mansha ALLAH Thanks ❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️
Ana eedadiis
Wll hadaad habaryartitahy magaraneysid miyaa xaga aay kudanbeysay hooyadii kucaawi wll
Aamiin
Ilaah ha.u so sahlo hooyadiis adigana ilaah haka ajar siiyo wllkey 🤲🤲
ILAAH waxaan ka baryayaa in uu hoyadaa kuu sahlo.
Aamiin Aamiin Aamiin
Allaha isku sahlo ehelka dhamaan jasakalahul qeer cabdi caziiz wllken
Allaha u sahlo Hooyo macan iyo walashii insha allaah aamiin yaarabi
Allaha u naxariisto fannaan siciid mire madina hospital ayuu ku geeriyoodey waxaana meydkiisa la keeney ceelasha biyaha uu la noolaa eeddadiis gabadhanna lagama yaqaan eeddadeed inshaa allaah hooyada iyo gabadha maqan alle ha soo sahlo inshaa allaah.
Ilaahay ha kuu Soo dhaweeyo
Shaqo wacan ayaa noo haysaa guuleyso mar walba iyo meel Walbo
Illahay ha u soo sahlo hooyo macaan iyo walashiiba waa baari wiilka Illahay ha xafido mashaa allaah
allaha kusahlo
Masha allah Allaha u sahlo wiilka hooyadiis iyo walaashiis wlhi waa qalbi xumo in hooyo oo aan kaa dhiman oo aadan macaan hooyo arag. Cabdilcaziiz
Adigana khayrka aad hayso Allaha kaa abaal mariyo🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Way dhacda ani hooyaday marka dhashay oo aabahay is fureen bay i tuurtay dibna iiguma soo noqon,qaxii baa isugu kaaya horeysay
ASC MASHA ALLA RER MIRE XUDAR CAWALE INSHA ALLA
Masha allh illhy ha ku barakeeyo Cabdicasis .illhy ha ku so sahlo hooyadaa
iLaahey ha u sahlo wilkaan Hooyadii kurbada Alle ha ka dul qaado Amiin Amiin Amiin yaa Rabbi
Allaha u sahlo Hooyo macaan iyo walaasha Bi Qudrate Allaah
Allaha Idiin soo dhaweeyo Maamada iyo Gabadha idinka maqan Insha Allaah, si deg deg ah.adna C/siis Allaah hakaa jisaa'I siiyo insha Allaah.
Ilahay hakuu soo fududeeyo hoyadaa insha allaah
Ilaah ha usahlo hooyadiis waan dareemikaraa xanuunka hooyo la,aanta ay leedahay
Abdi Aziiz illahey haku xifdiyo Aduun iyo Aakhiro adiga iyo Ehelkaga
Alla swt hau sahlo wiilkan hooyadisa iyo walashisa iyo ehelada hooyo yaarabi
MIWA FANANINTA HALA WEYDIYO INSHA ALLA
Allah ha uu sahlo hooyo macaan
Allaha usoo dhaweeyo hooyadii iyo walaashiiba
Ilahay ha u soo sahlo hooyadiis 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻
Xasan Ali Qeyro buuba u eg yahey.
Illahey ha soo ifiyo
Abtigeey Siciid Mire Xeydar, Allah ha u naxariisto
Siciid Mire Heydar💚 Allha unaxariisto
Allaha u soo sahlo hooyadi iyo walashiis
Allahu akbar walal ka barnamijkaan Allahabad ku barakeeyo
Mida xigta walalkeey hooyadiis Allaha u Sahlo
Walidka aan heeysano walalayaan aan ilaashano nimco weeyn Ayaan heeysanaa
Walalo talefinkag isoo dir
Maasha Allaah. Hooyadiisna allaha u sahlo.
Maskiin Illaahow hooyadii usahal aamiin
Asc dhaman wad salaman tahiin waxan layahay alaha u so sahlo hoyo macan iyo gabadha yar abdiaziz Really ajar iyo xasanaad an dhamaaan allaha ka siyo amiim Ramadaan kariim umada muslimiinta Mel Walbey ku nolyahii Asc❤❤❤❤
Eedada wuuba u egyahay maashaa Allah
Ninkan waa uegyahay reer xeydar cawaale walibo zaid ayuu ugu egyahay mshallah adeer soodhawaw
Allaha kuu sahlo hooyo inshaa allaah
Ilaahay haw naxaristo siciid mire xaydar wuxu ka tirsan kooxdi hegan
Ilahay ha uso Sahlo
Hoyadi Allaha u Sahlo Inay is Arkan insha Allah
Allah u Naxariisto saciid mire xeydar dariskeyga xalasha Anigoo yar mar dhaw dhintay xita fooriyaye Afgooye u wada qaxnay
Ale khayr ha ku siiyo ccasiis khayrka aad wado ale misaanka xasanaadka ha kuu saaro
Ilaahay waxaan ka baryaynaa inuu ilaahay isusoo dhaweeyo wiilkaas iyo hooyadiis
Ilahy hoyo ha ku so sahlo amin amin yalah
Cunug saalixa waye alaha ku barakeeyo ducaysane sharafbaad leedahay hoyadane haday awoodo waa ku korsan lahed lkn nolosha ba iska adkeed wayna ku korsan wayse qayr ale haku siiyo abowe hoyada ayado oynee inee meshad ku gayse ban qiyaasaya oo houo fican aheed
Elintir ilaahayoow idin xafid yaarabi
Allaha u sahlo hooyadiis iyo walaashiis
ilaahay ha kuu sahlo
Alle ha usahlo inta waalidkeed ka maqan ama caruurtooda ka maqan.
Allaha u naxariisto janatul Fardowsa Allaha Ka waraabiyo,Fanaan Saciid mire Xeydar
Allaha usoosahlo amiin insha allaah
Saciid mire xeydar abtigey waye Allah unaxariisto
Allaha kuu sahlo, bi idin laah kariim.
Hoyoyinkan qalbiga adag ilmaha dib ugu soo noqonayn
Maxamed Mire Xaydar ayaa macalin ii ahaa dugsigii hoose/dhexe Afgoye
ALLE HAKU SAHLO HOOYADAA IYO EHELKAAGA OO DHAN AYAGA OO NABAD QABA
Allaah sosahlo hooyo macanto insha allaah
M.a allha usahlo hoyadiis iyo inta walidkod kamaqan yihiiin
Saryun Ali
Ilaaheey ha u sodhaweeyo hooyo waa lamahuraan
Alaha saqiro waase nin naziib badan
Ma sha alla. Allaha kubarakeeyo c/ziiz
ILLAHOW KULA KULMI HOOYADAA.
alla ha u so dhaweyo walidkiisi ninkan wa nin qalpi fican
waa runtii siciid mire xaydar iyo maxamed mire xaydar labaduba way dhinteen allaha ha u naxariisto
ALLAHA USAHLO HOOYODIIS OO NABAD QABTA
Alaha kuu sahlo hooyadaa ❤❤❤❤
Cajiib waaba isku eg yihiin Allha u naxariisto 🤲
Asc cabdi casis rayili wad mahad santahy ilaheyna qer hakusoyo sida aad dadka ugu dadasho ayan kugu jeclhy wilkas waan aqan waa ilmo sos anigaa soo korinay deeq ayaa layiraa ilaheyna ha ukalmiyo hoyodis alow usahal
Alle ha kaa abaal mariyo
Edo rabbi ha kuu Soo sahlo hooyo macanto
Alle ha kuu soo sahlo walalo hooyo qaali
Eedo allaha just Sahlo hooyada
Masha alah haduu helay reerkii aabihii
Way dayaceen wiilkaan waalidkiis hooyo inay ilmaheeda isaga tagto kolay maaqaan waxa ku kalifi kara. Ilaahay hooyo hakuu soo sahlo
Kuwo aan wax ku kaligin ba ka taha oo ani kamid ahay
@@deeqoali57 Waan ka xumahay walaal Deeqa laakiinse waa arin aad looga naxo anigu Hada hooyo caruur haysata baan ahay waan yaaba markaan maqlo hooyo ba a ilmaheeda ka tagtay waxaan dhahaa tolow saad kuwaaga u jeceshahay uuma jecla miyaa
@@hibaqahmed4405 aad iyo aad way dhacda eaana arkay catuuro badan oo mamo atkin
❤❤❤
Allah kuu sahlo hooyo laakiin caloolxumo ayada qabta manta
Allaha kuu sahlo hooyo
Allaha usahlo wixii ka maqan insha allaah
Aduun iyo xaalkiis
Illaahaw usoodhawee hooyadii iyo walaashii
Alaha unaxariisto saciid mire xeydar family sacid mire xeydar waxey dagan yihiin sos waana nin duduble maqalasame ugas nur ayuu kayahey alaha kusaholo hoyada
Rer cali xeydar gufey miya
Asc dhamman wan idin salaamaya. Wiilkan waxan odhanaya wall kolay aabahaa asxaab ay isu xidhan yihiin ama ay sigaara u saaxiib yihiin buu lahaa dabcan kuwaasi way ogaan karayaan hooyada xataa haduu famliga ka qariyay ee raadi saaxibadi waliba fanaaniinti hore ee ay wada shaqayn jireen kuwaas wa laga yaaba inaad xogo dhawdhaw ka heshee inshallah allaah hakuuso dhaweeyo hooyada iyo walaashaba aamiin
Waa runtaa saas ayaa ugu sahalan
Subaxanalah hadaa suu ku igady walhi wa aduun
ILLAAH hakuu Sahlo ina Saciid Mira Haydar AFURAAY AFURAAY AXDIGII GUDATEE AFURAAR AFURAAY Abihii Mira Heydar wuxuu ahaa xiligaa Taliyaha Saldhiga Booliska Degmada JALLALAQSI waa Famil Layaqaan Wadaniyiin fiican ahaa
Masha Allah cabdiaziz 30 Sanu oo qax ah umadiina lakala lumay ayad ilaah kusoo diray intii aadan platform kaga wax ugu qabankartana waad ku caawisay
Mansha Allaah🌹🌹👍♥️♥️💖💖💖💖🌹🌹♥️🤲🤲🤲🤲
ASC Allha Awooda Badan Ha U Soo Sahlo Hooyadis IYO Walaalshis Inshaa Allaah Amiin
Wiilkaan wn aqaan isku fasal ahaan jirnay reer sos baan ahay balse caruurta halkaas ku koray ma ahi ciyaal sos oo dhan wn aqaan bcz anoo yar oo 4 years jira la igeeyay xanaanada caruurta la igu heyn jiray ilaa dugsi sare kasoo dhameeyay SOS herrman gmainer primary and secondary school waxaan school sos kusoo qaaday waqtiyo aad u qurux badan
School-ka hoyga xamar ayaan wada dhigan jirnay waliba qeybta boarding
Illaahay haw soo aruursho maamadiis iyo abaayadiis
Insha allah waa la helayaa
Alha ku soo dhaweeyo wllo
Allah ha u sahlo hooyadii
Wariyahan wa reer badiye, documenty la akhrinayo studio dheexdisa wa khalad xaga xeerarka tvyada
maasha allah hooyo alaha kuu sahlo