HEESTII IRY DHIIMY WAA HEES MAAY QARAAMI AH WAANA ORIGINAL WEYNA DHAMEYSTIRANTAHAY CODKII SAMATAR

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 лют 2025
  • BAIDOANEWS
    AMAANDHOOREY

КОМЕНТАРІ • 25

  • @mysalah06
    @mysalah06 Рік тому +4

    Wow what a beautiful language and beautiful word choices by the Abwaan R.I.P

  • @HassanAbdiH
    @HassanAbdiH 12 днів тому +2

    Irédhiimé,
    Asar gaabédkii,
    Adé ii islaantaa,
    Iséng oo arraawaasaang.
    Irkéné gaduudké,
    Arlaabé felleroo,(filir, feller)
    Hogollé uung ii,
    Asal liiské jiidi,
    Lankii Allé tusaaw
    Suurud arageey,
    Illii baré éng jeeddé,
    Orsé deyaasé.
    Geenémé amuuddeey,
    Oownémé darshee eh,
    Abaar éng haaynee,
    Enjeg éng haaynee,
    Suud améntiyee eh,
    Ooté hoos midoow eh,
    Hanballé aftiing eh,
    Dhulkenné isgoowké,
    Ha kii afuufaaw,
    Uunsé liing towaanee,
    Iding liin fadaané.
    adduunyi kii hariirtee
    Arlaadii dheertaa,
    Yoow hal seeteeng
    Indégaa ké taallo,
    Iyeené reedkaa,
    Obboow oboow,
    Kobtung illaashee
    Farnyaawa aameey
    I sug guraasoo.
    Adiiné doogi,
    Ké alool humaayeey
    Aménkiibé wirrég terreey
    Lugté hunjhuf ku saarteey,
    Oorkii maabé ké og iniis terroo
    I efi eréteeyné daar guraasoo.
    Ammaang ké deeshoo,
    Ambar eddaayéng lu ku heli
    Ebeeyke eh teroo,
    Oloongté waa maay
    Lé ké erroo,
    Mareer oor-gaaboodii
    Ummuddé islé faddeey,
    Alafkey nagétii terroo.
    Haté leey i aragdeey
    Lé ké erroo.
    Agalké hoo ku qaaddé
    Uliis miing fadaaso,
    Ariir ii wal éng dhalné
    Garab yerii eté waa,
    Lé ké erroo.
    Eleeng hoobbé deeshé,
    Adé lé ké deyaaw,
    Iyee hoobbé deeshooné
    Meel eber eh lé deyaaw,
    Saas idiing ké seetaang,
    Nolol taasaa erreey,
    Walaa kaleebe ash me eh.
    Doo éntaa yaallee,
    Aglégoo bersheey,
    Murugaa abuureey,
    Huburow éng seedoo bé,
    May erree?
    Ilaaheey,
    Illé leey iing saaré, (kiing saara)jiib.
    Eelé libee korii
    Anné waa,
    Fulé ubbur gali,
    Anné waa,
    Mé eh orooshé leey walaashee,
    Amuushoo dooréteey.
    Éng seedoo,
    May erree?
    Mé aaytémaasoo,
    Abaawshee mé eh,
    Wal iing edaa,
    Erretaa lé i eeddiyeey,
    Obsé leey miing hernee,
    Afyaalaa isku weeleey,
    Uunsénneey nebedaa,
    Iiddii yaa lé deeri,
    Baa erreey.
    Ukung langsheee gemi
    Afshee mal waayaaw,
    Usbé langsheey gooyaaw
    Afsheey mal waayaaw,
    Ahdé lang galaayoo
    Éng oofiyaanné
    Afsheey mal waayaa,
    Iing oomidoo biring,
    Baa i terreey.
    Ootaa dhénnegoo tegeey,
    Afaaf kalee weydiiyeey,
    Ajallaa dhimménaayteey
    Iilkaa ké ségédeey,
    Kiing énjegeeey,
    Moogdaa iyeeyow,
    Baa erri.
    Enjegoow kii yeryaa
    Oboor mé ké galoo,
    Aaréng hoobbé roogi
    ufteey may ha ii rori,
    Baa i terreey.
    Anrabkaa dhuundhuugeey
    Wal leey aduudeey,
    Jeelkii asalkii
    Haalkung usubaa,
    Uségii leey aha
    I aamin meke idooysithaa
    I aamin baa erreey,
    Iidow dhirif laantaa,
    Eelaa ii riddeey,
    Is efiinooytiitaa,
    Hataa oggolaa,
    Aruursooy,
    Éng fidhiidoo,
    Baa i terreey.
    Meey iniis inkaaree,
    Owaad maabé jeraa,
    Oboow ii abooyow baa enaa,
    Ilaahey illé leey iin saaré.

  • @AhmedMohammed-ed4dj
    @AhmedMohammed-ed4dj Рік тому +3

    Murtida heesta waxa muujinkaree umada oodhan ka wada bogan karto waa Lyrics kee ,,, Amaan dhoorey howshaada waa qabyo hadaadan keenin heesta Lyrics keeda... Abwaano waaween oo maayga kuheessaa joogee , halla keeno heesta Lyrics keeda ❤❤❤❤

  • @مممم-ح8ج9ث
    @مممم-ح8ج9ث 2 роки тому +1

    Wwwwww heesti xasan adan samatar afka maya

  • @mrnuurcabdi6278
    @mrnuurcabdi6278 2 роки тому +2

    Aad ii aatda ingmahatsanta amaandhoorey

  • @ahmedadanmahamed5105
    @ahmedadanmahamed5105 8 місяців тому

    Waa hees may may oo aad u xigamad badan qofakii fahamaya

  • @FaadumoHassan-cq5yt
    @FaadumoHassan-cq5yt 10 місяців тому

    Amaan dhoore taageeriyaashaada ayan kamid ah wyo qofka keliya damiir umadeed leh ayad tahaye

  • @abdiinshaar2981
    @abdiinshaar2981 Рік тому +2

    Sawirka saaran waa mid aad uqiimo badan

  • @oma2635
    @oma2635 3 роки тому +2

    My people they are target 🎯 dhagaaxay wa jaree somali bantu kenya good night we love AS

  • @salatissackabdi5051
    @salatissackabdi5051 Рік тому +2

    Lyrics keeda inteen kahelaa

    • @AhmedMohammed-ed4dj
      @AhmedMohammed-ed4dj Рік тому

      Heesta Lyrics keeda ayaa larabaa muhiimada music ma ahee waa murtida 🎉🎉🎉🎉 Amaan Dhoorey Lyrics ayaa la idinka rabaa dheh halla keeno Lyrics ka heesta

  • @mowliidmacaani3141
    @mowliidmacaani3141 9 місяців тому

    Casar gaabadkii adi ii isalaantaa oo araabasaan irkini gaduudkaa waaw afkaada caano lagu qabay waaaay waaw

  • @salatissackabdi5051
    @salatissackabdi5051 Рік тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 2 місяці тому

    Hhhhh may inis ikare abaad maaba jira

  • @saeedali2507
    @saeedali2507 9 місяців тому +1

    Thanks

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 2 місяці тому

    Enjegow kii yarya aboor ma kaloo

  • @AbdifatahZ
    @AbdifatahZ 3 роки тому +2

    Sawirka hesta saaran inten ka heli karaa?

  • @husseinali1367
    @husseinali1367 3 роки тому +1

    Hhhhhh ok

  • @mowliidmacaani3141
    @mowliidmacaani3141 9 місяців тому

    Lankii alla tusaaw suuro arigee ilii bari injeedi orsi dayaasoo waaw caadi maaha laxankaan yaa saaray ha la iisheego

  • @abdiinshaar2981
    @abdiinshaar2981 2 роки тому +1

    Xasan caadan ma,aha

    • @salatissackabdi5051
      @salatissackabdi5051 Рік тому

      Waa runtaa xasan caadan ma ahan lkn waa xasan aadan samatar afsoomaliga iska sax😂😂😂😂😂

    • @abdifitahmjelle82
      @abdifitahmjelle82 11 місяців тому

      Sax xasan caadan ma ahan ee xasan aadan samatar waaye codka mirihii abwaan sahal macalin ciise albamkii iri dhiimy yaa atoora baadiye

    • @mowliidmacaani3141
      @mowliidmacaani3141 9 місяців тому

      Xasan caadi maaha ayuu ka wadaa