Amiira 900k waxay gashay 19/4/2024 1M yana waxay gashay 12/6/2024 bil iyo 23 cisho ayay ku soo jirtay 900k ilaa 1M Ceyda na 800k wuxu galay 13/4/2024 900k na wuxu galay 14/6/2024 800k and 900k wuxu ku gaaray 2 bilood iyo hal maalin ama 61 maalmood omg sidoo kale maalintii Amiira la saadalinayay xiliga ay 1M ku dhacayso ceyda wuxu dhahay maalin khayr leh baad ku dhacaysaa yacni jimcaha ayad ku dhacaysaa maalinkii u sheegayay isagaaba ku dhacay 900k Team qab qab is not easy Hambalyo Abowe ❤
Hambalyo king cayda 900k waan kuu hambalyeyneynaa farxada waan kula wadaageynaa dabaaldageeda shanshada hambalyo waxan kuu rajeyneynaa 1m dabaaldegeeda waad u qalantaa intaa ito in ka badan hambalyo hadaan nahay team king cayda
Hambalyo Hambalyo congratulations wllkei king ceyda Caydaruus cabdiqadir Axmed Abowe Anaka Role model Noo tahay wiil yar UA-cam Jamacad isku wado oo Haldane si muqaal qurix badan noogu so galiyo musasal usoo jile oo hal haween UA-cam ka baaqanin abowe mcn 900k iyo kabadan u qalanta mafahntay keep goin 1m bishaan dhaxdeeda ka sugeena 10m u qalanta boweh wlhi gadaal hafiirn hortada Lee usoco keep goin intaan iyo kabadan kaga fadhina wllkei ceyda you Role model me wllka
Amiira 900k waxay gashay 19/4/2024 1M yana waxay gashay 12/6/2024
bil iyo 23 cisho ayay ku soo jirtay 900k ilaa 1M
Ceyda na 800k wuxu galay 13/4/2024 900k na wuxu galay 14/6/2024
800k and 900k wuxu ku gaaray 2 bilood iyo hal maalin ama 61 maalmood omg sidoo kale maalintii Amiira la saadalinayay xiliga ay 1M ku dhacayso ceyda wuxu dhahay maalin khayr leh baad ku dhacaysaa yacni jimcaha ayad ku dhacaysaa maalinkii u sheegayay isagaaba ku dhacay 900k Team qab qab is not easy Hambalyo Abowe ❤
😂😂
🎉
Balaayo afxun😂😂😂😂
@@ShaficiBoy-ky1cf balaayada afka xun waa adiga lkn isma ogid waayo qof baad reply iskaga so galaysa adigoon wax qalad ah ku arkin qoraalkisana saana dhahaysaa
@@adoontiallesiman262 sorry abyo 🙏🙏
Koko qurux meshey ku jirto jecliya💋😍😂
Same
Meel Koko joogto laygama waayo hanbalyo king ceyd 🎉
wlhi koko meeel ay joogtoh lqygma waayo congratulations cayda ❤❤🎉🎉🎉🎉
Haa wlhi koko waku racsanahay hdaa 1m dhaqso ku gaarto hal Mar xalfda wada dhigan laheeden🎉🎉🎉😂
Qof uku horeeyay ee like usaaray ceyda hambalyo🎉❤
Reer commentsland Hdaa xariifyaal tihiin ceyda io Amiira hal mar Xaflada ha isla dhigtane 1m bishan ugu tuura yaaq😂😭💕
👍🏻🤌🏾
❤️❤️❤️
Team koko one like 🎉
TEAM KOKO ONE LIKE ❤😊
No ex no nexct koko is thebest
🎉🎉🎉🎉
❤❤❤❤just like
No ex
No next
Cayda is the best 👌 🎉
youtube.com/@safwaancancelo?si=XOhFtdU_0iX8QldY
Illaahay labadaada waalid iyo adigaba janada haku geeyo hadaad booqato janalkayga aamiin yaa rabbi the 😢😢😢
TEAM CEYDA ONE LIKE ❤😊
🎉hambalyo 🎉hambalyo🎉
HplyoYo❤
Hambalyo
Hambalyo wllkey ceyda
Cayda iyo amiira 1M xafladiis inee isladhigtaan inta jecel ❤🎉
Balaayo kugu dhacday waxay kuhadlii day
TEAM CUMERKO ONE LIKE ❤😊
❤❤
Hanblyo🎉🎉🎉❤
Ok❤❤🎉🎉🎉
Dhrjopie
Jh😂
Hambalyo king cayda 900k waan kuu hambalyeyneynaa farxada waan kula wadaageynaa dabaaldageeda shanshada hambalyo waxan kuu rajeyneynaa 1m dabaaldegeeda waad u qalantaa intaa ito in ka badan hambalyo hadaan nahay team king cayda
Team Amiira like 👍
Amiira wan kujaclahay❤
Team million Qurux one like 😂😂
Caawa Wad Seexaneysaa Ma ogid in aad soo
kici.doontid ee ku Sali Nabigeena Muxamed scw
Sundus iney team walpah ku biirtay ma isku raacnay 😂👋
Yes😂
Intoodi hore kushid naayen xoga buuq waye😂
My
Yes 😂
Yep😂🎉🎉🎉🎉
Inta saliga nabiga jeceyl aanku salino nabigeena muxamad salaahu caleeyhim wasalam 📿📿🤲🏻😭🙏🏻
Ala koko Meel ay ku jirto jecliyaaaa ❤❤❤❤❤
Kusaliya nabigeena muhammad scw hadii aad jeceshahay inay nolashu kuu hagagto inshaAllaah❤🕋☝🏼
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
One like team ceyda qab qab ❤🎉 congrats brother inta iyo inka badan
Coming soon 1 milyan ❤🎉🎉🎉
Dunidaan masoo marin ruux ka qeyr badan nabi Muhammad scw ❤❤❤❤❤❤
scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤
Inta bari soo meyso love ha ii saarto 🖤
Cida nabiga jecel loofta saara❤
Koko wax yar aa kuu dhiman waad gaaree l.n
Hambalyo King Ceyda ❤😢
Waa markii ugu horaysay uu Asad Ceyda la dabaal degin 😢 hambalyo Ceyda 🎉
Tacsiya talo asad asiga xita cawa waxa maa soo dhigin UA-cam ka rer maleysia halka wiil ogu fcn waye tacsiyo hadi dhacdo waxa maa soo dhigo
@@aaminasharif6498 wuu soo dhi gay beenta dhaaf
@@aaminasharif6498so daawo he naag qaawan bu so dhigay xita😂😂😂
@@aaminasharif6498 wax masoodhigin aa soodaawo wuu soodhige
San sugayay cawa dhan king Kuma wayo hambalyo hambalyo 900k
Koko mele jogto joogiya😂❤❤❤
Congratulations Congratulations Congratulations Congratulations Congratulations Congratulations Congratulations Congratulations Congratulations Congratulations Congratulations Congratulations Congratulations Congratulations Congratulations Congratulations Congratulations Congratulations Congratulations Congratulations Congratulations Congratulations Congratulations Congratulations king ceyda waa uqalantaa intaa inkabadan
1m hala gadhasiyo hala mara wada dhigtan xaflda 1m amira iyo cayta❤❤❤❤😊😊
KU sali nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created Mohamed scw 🕋😢😊❤😊❤
S.C.W❤
Nambarkaesoqur1000
Guys next koko 600k comen soon ❤❤❤❤ babiya heeeeee ❤❤
Team Koko like 😊❤
Koko is not easy
Waa markii ugu horeysay ee asad ka maqanyhy dabaal dega ceyda keep going❤❤
Koko queeen nuura ceyko waan idin wataaa😂😂😂😂 guuul badan🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤
Congratulation million times bro ceyda inta io in kabadanba wad uqalantaa🎉keep going bro❤🎉
Hambalyo ceyda 900k is not easy🎉😅 dadaalka nagu bixisidna aad iyo aad ayaa ugu Mahad san tahay❤🎉
Kusalia nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad scw scw 🕋❤❤
kusali xabiibkeena muhamed scw ❤❤❤
somaliyey maxa innagana sida so kale inoo diidey inoo isku garantagnaano😢
hampalyo king ceyda🎉
Sidaan ufarxay ani 900k galay wallahi keep going abowe mcn
الف الف مبروك عيد congratulations king ceyda keep going 1m subscriber insha allah ❤❤❤❤
Ceyda Congratulations 900k congratulations ❤🎉🎉🎉🎉 intaan in ka badan ayaan ku rajeynayaa i.a❤❤❤
Hamplyo hamplyo king ceyda 900k family intaan ka bdn uqalantaa 1m i.a team ceyda isn't easy 🎉🎉🎉🎊💖🥰
Dunidu waa khafiif
qaarkood waa wariif
Hadaad like isaarto
Waxd thy xariif l❤❤❤
Hanbalyo hanbalyo 🤴 ceyda isn't easy ❤ insha Allah 1m
Ceyda iyo Amira number ka weybiaku baneenayan un MANSHALLAH farxaadiinu makahela harto❤❤❤❤
Hambaliyo hambaliyo hambaliyo my brother ❤ king ceyda intaas iyo in kabadan ayaad uqalantaa keep going walaalka 💙❤️🥰👑
Hambalyo Hambalyo king ceyda, wad u qalantaa guusha walal, horumar wacan, Guuleyso💖❤️🎊🎊
Hamplyo my bro intaa in ka badan ayaa u qalantaa 🎊🎊🎊🎊🎊🎊🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Hambalyo hambalyo wallkey king ceyda intaa iyo in kabadan kurajeynaa ❤🎉
Congratulations cayda 900k commingsoon 1m💗🎂🎉🧨
Hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo king cayda 🎉🎉 900k kabadan ayaad uqalantaa 1m aan sugaynaa ❤❤
MANSHALLAH EiD iyo 1m plus 900k❤MANSHALLAH
Hadii qofki 1.m mar subescabis dhihi karo wlhi keligey ba ku katsina lahaa wllka intas iyo inkabadanba wad u qalantaa hamplyo 🎉❤
Team fadil is back like❤❤❤😊
Mash Allah tabarakallah hambalyo Cayda❤
Tnkle Team27 is quraaan saara dadaaa mash Allah quurin adinkaa nagu haya UA-cam Somali
Keep going ❤
Team amiira one like 👍
M.ceyda qof gbdhaha xushmeya sundus qarib idinku thy ilali ada ad uwanajiya iyo koooko sundus iyo cumeer dharke kukenen isku doq wye halmr soxiro ❤❤❤❤
hambalyo🎉 Cayda team koko 😊
Hambalyo mi poi waa u qalantaa 900k kasii bdn adoo arday ah absolutely will hoog keep going 🐐 🎉
ماشاء الله مبرووووك على 8k مبروك🎉🎉😊❤❤❤❤❤
Hambalyo Hambalyo congratulations wllkei king ceyda Caydaruus cabdiqadir Axmed Abowe Anaka Role model Noo tahay wiil yar UA-cam Jamacad isku wado oo Haldane si muqaal qurix badan noogu so galiyo musasal usoo jile oo hal haween UA-cam ka baaqanin abowe mcn 900k iyo kabadan u qalanta mafahntay keep goin 1m bishaan dhaxdeeda ka sugeena 10m u qalanta boweh wlhi gadaal hafiirn hortada Lee usoco keep goin intaan iyo kabadan kaga fadhina wllkei ceyda you Role model me wllka
Walkay cayda hanbalyo tagero buuxa ku alahy❤😊
Congratulations cayda intaa iyo I kabadan ayaad uqalanta 🎉🎉🎉
Malmihi dabaldaga farxad baaa nirajenayaa ❤❤❤😢
Hanbalyo Taliye 🎉 intan iyo ka ban baa uqalantaa horay usoco❤❤❤
Ayyy finally 900k subscribed intaan iyo in kabadan waad u qalantaa ❤🎉
Hambalyo hambalyo king cayda nin dhalinyara oo dadaalay masha allah wlhj
Horay usoco ayaan ku leyahay dadaalkaaga halkaa kasii wad wllkay❤❤😊😊
Congratulations king Cayda next target wa 1M 🎊🤴
Masha allha wlh cawa saa ufarxy wilikey uma farxin abwe guuul xaly markaa dha haaye gm son 900 isma dheheenin haben danbo wlh abwe kinceyda hadaa nahy tiim kinceyda waa sugi lahy 1000 subsgarab allha ha ku rumeyo cawa cumer iyo abyo amira qurux oo dha heen bishaan waa kaa rey abwe guul wcn
Hanbalayo Inta iyo in kabadanba wad uqalanta🎉❤
Hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo
Ceyda million times congratulations 🎊 👏 💐
hambalyo🎉🥳🥳 king ceyda 900k subscribe wax yar ma ahan 😮😮
ceyda habalyo habalyo habalyo 9000K king ceyda 🎉🎉💐
Hambalyo❤ team qabqab 1 milion iyo 900k❤
Ceyda marar badan ku caayee kuna xantee ee icafi Alle hakuu dambi dhaafee
M.a hambalyo king cayda team comets inaga mar walpa waxn kufaraxsan nahay farxadooda like 👍 team commets ❤
Congratulations my brother king ceyda aheey keep going intaa io in ka bdn waa uqalnta
Koko markan arkay waan farxay
Mnsha alh kng ceyd hnplyo Hnplyo Hnplyo Hnplyo kun iyo kowjer hnplyo waxaa thy wiil wngsn oo ku dayasho mudan markatana waxa kulla jirta ducada walidkaa bwe horay u soco hadafka aad dunida ka ledahy waad gari Insha allh hormar wacn
Hooyadey waxey I dhahay adi team 27 aa laguugu sixray iga soogaaro😂😂
Kabadan baa nal dhaha iska adkeyso
Walahi kula mid ahay hooyo igu dhibsatey team ka qashin kuwan dartod u aruriye Ali dhaha malin wslbo😂😂
hambalyo hambalyo mr 900k farxada waa kula dareemi my yuotuber king cayda🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Congratulations 🎊our king wahasugnawa wa 1m
Hambalyo Hambalyo 900k my brother coming soon 1 million❤🎉l. a❤🎉❤❤❤❤❤❤❤
the one only person #Faadul dum dum is back 😂🎉❤
Hambaliyo hambaliyo hambaliyo wllky cayda insha ALLah 1m waan kaa sugeynaa dadaal kaaga mayaro meesha la sii wad 1M keep going brother ❤❤❤❤❤
Coming soon 1M CAYDA
Omg hamplyo hamplyo wllkey ceyda intaa iyo kabadanba waad uqalanta wayo ardaga unbaa kula garan ardeynimada dhibteda iyo shaqada aad isku heyso wllhi nin adag ayaatahey inshallh waxa no balana 1milyan iyo adigo qalin jabiyay💯🎉❤
Team qab qab is not easy❤❤
Congratulations 🎊 insha Allah 1m waad gaareysaa haka qabiin farxadana waan kula qaysaneynaaaa❤❤❤
HABMALYO WLL CEYDA NEVE GIVE UP❤🎉
Www ala farxad badana hada nahay team amira and kng cayda 🎉🎉🎉🎉🎉🎉labadina hambalyo waidin jclhay❤❤❤❤ilove🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Team 27 is not easy 😂😂😂
Congratulations wllky king cayda ❤🎉❤🎉❤❤❤
Yees 1milyan inshaalaah❤❤
Omg wlhi cawa kuso folow gareyay wakujiraa dadkaa tirineeseen❤❤hambalyo🎉