AMIIRO OO SURPRISE QURUX BADAN IYO DABAAL DAG WAALI AH U SAMEENAY 1 Million HAMPALYO🥳🥳

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 30 вер 2024
  • #king #ceyda #subscribe #for

КОМЕНТАРІ • 2,4 тис.

  • @BishaarJey
    @BishaarJey 3 місяці тому +890

    ilaa hada maa arko qof love saryo saliga Nabiga mohamed scw ❤

  • @CaaishoAli-xy4yt
    @CaaishoAli-xy4yt 3 місяці тому +111

    Dabal degii kii ugu qurxanaay ayaa dhigteen walhi 😢dad qalbi wngsn 😢❤❤❤

  • @Özge_BalaM
    @Özge_BalaM 3 місяці тому +197

    Ma isku racnay dabaldagii ugu Quruxda bdnaa Ee Amira inuu sameeyaay Cayda😂❤🎉

    • @NajahJama-ek8mi
      @NajahJama-ek8mi 3 місяці тому +16

      Aadoo Wayne waligii amiro sikhasa iyo iyo meel khaasuu kula dabaldagaa❤❤❤❤

    • @SamdaXasan
      @SamdaXasan 3 місяці тому

      Waa haysaaa😂❤❤❤​@@NajahJama-ek8mi

    • @alonegirl8
      @alonegirl8 3 місяці тому

      Haahey❤

    • @Ridwayyyy432
      @Ridwayyyy432 3 місяці тому

      Haa😂

    • @ShaficiBoy-ky1cf
      @ShaficiBoy-ky1cf 3 місяці тому +2

      Mya makugu raacin

  • @Cadarmaxamed58
    @Cadarmaxamed58 3 місяці тому +22

    Caawa shacuurtayda waykacsanthy wllhi meeqa Mara ooyy hambalyo amiiradaydi😭👸❤️

  • @ShemsaYuzuf
    @ShemsaYuzuf 3 місяці тому +12

    Mahadsanid ceyda walhi aamiro hadaan la yoogi lahaaaa waxaan lo kale ayaaan u sameyn.lahaaaaa.hanpalyo halpalyo aamiradeyda marna suldamadeyda

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 3 місяці тому +194

    alla Amiira nasiib badanaa ehel iyo asxaab jecel o ku faanaya ayuu Alle siiyay Asad iyo Adna ayan hada kasoo baxay hadana ceyda xili aan muuqalo la idiinka baran baad soo wada dhigteen Faraxada gabadhiina waaye ❤😢 sidoo kale Amiira wax walbo oo wanaagsan way u qalantaa waayo waa qof aad u qalbi wanaagsan gob ah naxariis badanteena inbadan baad asxaabtaada guushooda ku faraxday lana qaybsatay maanta maalintaadii waaye ku raaxayso ❤🎉

  • @AraweloChannel
    @AraweloChannel 3 місяці тому +352

    Team qab qab love ha ila dhafina😢❤🎉🎉hambliyo boqoradena amiira qurux🎉❤

    • @MunaCabdiyusuf
      @MunaCabdiyusuf 3 місяці тому +2

      Team wal pa hambalyo amiira abaayo🎉🎉🎉🎉🎉

    • @AshaHussien
      @AshaHussien 3 місяці тому

      Koko❤❤❤❤❤❤

  • @farhiahussein5544
    @farhiahussein5544 3 місяці тому +150

    Ceyda asagoo yar buu nin rageed yahay👍 si sharaf leh ula dabaal dagay wlh

    • @gaduudocarwo4631
      @gaduudocarwo4631 3 місяці тому +10

      Haa masha allah

    • @Juusto-o4b
      @Juusto-o4b 3 місяці тому +11

      Waa sababta loo dhahay garashada iyo raganimada kuma xirna age tusaaale waxaa ah ceyda mashallh

    • @Bahjo-h1u
      @Bahjo-h1u 3 місяці тому +9

      Aad iyo aad ninkan aad bu masul uyahy respectful person wye

  • @ridwaanadeer143
    @ridwaanadeer143 3 місяці тому +7

    Congratulations 900k I can't wait 1m coming soon insha Allah

  • @Mubarignaiax
    @Mubarignaiax 3 місяці тому +8

    Team cayda aan 1 million gaadhsiino zxpayaal ❤❤

  • @Maxamedmubaarik11
    @Maxamedmubaarik11 3 місяці тому +93

    Illaahay labadaada waalid iyo adigaba janada haku geeyo hadaad booqato janalkayga aamiin yaa rabbi 😢😢😢😢

  • @adandiiriye4333
    @adandiiriye4333 3 місяці тому +166

    😂❤sundus clipka dheesha asagoo jar jaran kadaawadda tik tok like 👍 saaara😂❤

    • @aminaabdi2088
      @aminaabdi2088 3 місяці тому +1

      😂😂😂😂😂😂 saad u ogtahayna

    • @RayanNur-o3t
      @RayanNur-o3t 3 місяці тому +1

      Allla adiyaa 😂😂

    • @adandiiriye4333
      @adandiiriye4333 3 місяці тому

      @@RayanNur-o3t ma sheegee marka 😀😀😀😀

    • @adandiiriye4333
      @adandiiriye4333 3 місяці тому

      @@aminaabdi2088 kawar haaay lee adi😀😀😀😀

  • @Awomahamed1
    @Awomahamed1 3 місяці тому +149

    King Ceyd inu rag ah yahay ma isku raacnay nin yar oo fariid ah😢❤

    • @Gosha-rercarale
      @Gosha-rercarale 3 місяці тому +8

      Rag Rag dhafay waye waliba m.a😢😢

    • @Awomahamed1
      @Awomahamed1 3 місяці тому +7

      ​@@Gosha-rercaralemarwalba Amira miskiin waaye wu ixtiraama say horey ugu socoto😢❤

    • @Gosha-rercarale
      @Gosha-rercarale 3 місяці тому

      @@ShaficiBoy-ky1cf kir aa lagu yiri😂

    • @ShaficiBoy-ky1cf
      @ShaficiBoy-ky1cf 3 місяці тому +1

      @@Gosha-rercarale waa nin rag ah legend

    • @Gosha-rercarale
      @Gosha-rercarale 3 місяці тому

      @@ShaficiBoy-ky1cf sas waye😂

  • @safarsaciidmohamed9106
    @safarsaciidmohamed9106 3 місяці тому +8

    King cayda hambalyo 900k waxaan umaleeyaa in aan aniga aan garay 900k adiga iyo amiiro dhamaanteen waxa aan idin leeyahay hambalyo❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @CafiifoXagaafe-qx4lk
    @CafiifoXagaafe-qx4lk 3 місяці тому +8

    Qaaali dumary amiira qurx hamablyo🎉 hamablyo inaaa kudhaho kama daaalyo
    Dhaman asxaaabta 27 asxaabtadaan waaa umahdcelinayaa team walba ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @miskimowlid2319
    @miskimowlid2319 3 місяці тому +36

    Alla cayda sida u faraxsan yahay inuu isaga gaaray umalaysaa

  • @xaliimosacdiya2560
    @xaliimosacdiya2560 3 місяці тому +142

    Team Amiira one like Hampalyo 👍😢❤

    • @hafsamicraj
      @hafsamicraj 3 місяці тому +1

      hampalyo amiro qurux iyo team keda

  • @Badriaahmed-y6q
    @Badriaahmed-y6q 3 місяці тому +48

    11:00 markaa haysadid dad ku jecel💖🥳amiira strong woman😎🧕🏻👑

  • @UgbaadmaxamedCismaan
    @UgbaadmaxamedCismaan 3 місяці тому +13

    Ceydana aan gaarsiino caawa si asna farxada uu uqaato garsiya dee😊hampalyo amiira qurux miss 1m❤🎉🎉🎉🎉

  • @faadumomacalim4073
    @faadumomacalim4073 3 місяці тому +4

    Wlhi m.a dabal dag ka qurux bdn ma arkin abyo keep going waxaad haystaa asxab ku jecyl i family kujeceyl wwwwwww congratulations amiirdeyda intaan kbdn ma ooyi kari wlhi indhaha ixanooneen farxd darteeed ❤❤🎉😢😢😊

  • @CabdiraxmaanSharafow
    @CabdiraxmaanSharafow 3 місяці тому +324

    Team mss milyan one like❤

  • @AnzalmaxamedZiyaad
    @AnzalmaxamedZiyaad 3 місяці тому +33

    Jah markuu alle dadka hooyo aabo kaaga dhigo waa san asxp famly ku jecley baa isku heesataa miiraaaay kun jeee farax maaalintaada boqoradeydii🎉🎉🎉

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 3 місяці тому +38

    tan farxad way dhaaftay Amiira Alle asxaabtaada ha kuu daayo dad aan noloshooda ku arkin baa farxad darteed la ooyay Asxaabta kuu dhaw oo Family kaaga ka mid noqdayne maxad u maleen 😢😢❤❤

  • @AbdiRhmAbdow
    @AbdiRhmAbdow 3 місяці тому +4

    Ceydow ilmaha yar ee gathal tagan wey yabanyihin😂😅

  • @فلسن
    @فلسن 3 місяці тому +41

    Hampalyo our king madaxa noo saaran thy hadaa nhy team amiiroosssss 🫶🏻🙆🏻‍♀️❤️

    • @AshaHussien
      @AshaHussien 3 місяці тому

      A❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂

  • @queen___miski228
    @queen___miski228 3 місяці тому +108

    Team Amiira one like miss 1M❤❤❤

  • @Fadumo-ki9xx
    @Fadumo-ki9xx 3 місяці тому +42

    Ceydana aan garsiino caawa si asna farxada uu qaato garsiya de ❤hambalyo Amira kaliga boqorad🎉😊❤

    • @ShaficiBoy-ky1cf
      @ShaficiBoy-ky1cf 3 місяці тому

      Yaa gaarsiinaayo 😮😂

    • @Fadumo-ki9xx
      @Fadumo-ki9xx 3 місяці тому

      @@ShaficiBoy-ky1cf maxa IGA weydine hadadan fahmin hadalka hambalyo Soo qor mise Amu de war jeclida hush 🤨😏

    • @ShaficiBoy-ky1cf
      @ShaficiBoy-ky1cf 3 місяці тому

      @@Fadumo-ki9xx reer baadiyo baat tahay oo mobile loosoo dhiibay Kuma weydiin

    • @Fadumo-ki9xx
      @Fadumo-ki9xx 3 місяці тому

      H​@@ShaficiBoy-ky1cfhadaa ahey xita waxba kama galin danta raadso ani Dan ha IGA dhigan soco ado Nina baad naag la tartameysa uf iyo nacla goy ma goyside 😏

    • @HilalMahamed
      @HilalMahamed Місяць тому

      @@ShaficiBoy-ky1cfcaawaba waka garay 😂

  • @mohamedjamalali7806
    @mohamedjamalali7806 3 місяці тому +111

    Farxada amiiro darteed liketa igula dabaal daga sxpyal🎉

  • @DeeqoAbdullahi-s3h
    @DeeqoAbdullahi-s3h 3 місяці тому +4

    Congratulations 🎊 AMIIRADEENA❤ Hambliyo cayda 900k❤🎉

  • @Ramaasabukar
    @Ramaasabukar 3 місяці тому +3

    Vidoywkan wxa dawade hbn jumca ah ee igula sali xabibkena muxamad scw أللهم صل وسلم على نبينا محمد ❤

  • @Suusu863
    @Suusu863 3 місяці тому +50

    Wayyyy muuqaalkan oo kle saa u rapyyy 😭😭🥳🥳🥳

  • @Maskineyyyyy-ed4pj
    @Maskineyyyyy-ed4pj 3 місяці тому +52

    I.a waxaa sugnaa adna 1m adoo galay hambalyo amiiradeena😢🎉❤

  • @XASAAASI
    @XASAAASI 3 місяці тому +48

    AMIIRA QURUX WAXAAN KU YEHAYAY ILAHAY AYAA KARTI IYO AKHLAAQ KU SIYEY MARAR BADAN WAXAAN KU YEHAYAY HAMBBALYO HAMBBALYO HMBBALYO WAXAA INOO BALAN AH 2M INSHA ALLAH DHOWAAN WAYNU U DABALDEGI DONNA INSHA ALLAH KEEP GOING SISTER

  • @Khadaribrahimomar119
    @Khadaribrahimomar119 3 місяці тому +5

    Sxpo dhamas tiran noolaada tiem qab ❤qab saan uwada jooga hambalyo my KUWIIN. Mss amiira qurux ❤❤❤❤❤❤❤

  • @KhadiijoAhmad-ys7jp
    @KhadiijoAhmad-ys7jp 3 місяці тому +6

    Hampaliyo hampaliyo🎉🎉🎉amiiri qurux 1m intaasi kabadan ay kurijeen2m🎉🎉🎉🎉

  • @Amiiroqurux2
    @Amiiroqurux2 3 місяці тому +115

    Team Amiira qurux and cayda one like 👍

  • @Team_koko45
    @Team_koko45 3 місяці тому +26

    Team Amiira like 👍

  • @Mohammuud
    @Mohammuud 3 місяці тому +20

    Amiira channelkeeda waa oga soo hammbalyeeyay kana waa oga hambalyeena Hambalyo Amiiradeena kun iyo Kow jeer 😭Poqoradeena 👸💋

  • @YasineApdallah
    @YasineApdallah 3 місяці тому +5

    Hambalyo wiil hoog king ceyda 2 yrs 900k subscribers 😳🐐🔥❤️

  • @AZAMabdirahman
    @AZAMabdirahman 3 місяці тому +6

    Team ceyda 900 coming soon like 👍❤❤❤❤❤❤❤

  • @Sabiriinfahad
    @Sabiriinfahad 3 місяці тому +28

    Ayy that’s why you called the real king mash Allah abowe can’t wait your day 🥺🥳🥰👏👑♥️

  • @DeckaMohan
    @DeckaMohan 3 місяці тому +32

    maanta casriye nooga dhigteen hambalyo miraaaay

  • @Deeqaaxmed-nm9hp
    @Deeqaaxmed-nm9hp 3 місяці тому +25

    Hamplyo hamplyo hamplyo hamplyo aniga inaan galay camal baan ufarxay wlhi intaan kabad baad uqalantaa amiiro qurux hampalyo hampalyo hampalyo waxan hampalyo hampalyo hampalyo ❤❤❤

  • @Eva_1046
    @Eva_1046 3 місяці тому +4

    5:17 899k wxaa sugooya intuu 900k ka galaayo Ceyda iyo amiiro halmar xafladooda ha dhigtaan😭😭🫶🏿❤️

  • @maaizaqurux
    @maaizaqurux 3 місяці тому +2

    congratulations 🎉🎉 Amirateydii wan ku jeclahy kun iyo kow jeer ka badan farxd igu nolw mar walbo qalbiyey Abayo mcn ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ 🎉

  • @Bintulcaqli
    @Bintulcaqli 3 місяці тому +69

    Dunidaan masoo marin ruux ka qeyr badan nabi Muhammad scw ❤❤❤❤❤❤

  • @Mineyyyyyyy
    @Mineyyyyyyy 3 місяці тому +51

    Amirdena wlhi wan la oyeee xle ila mata farxd le😫🥺💐🎊🥳congratulations

  • @rahma.omanhassan
    @rahma.omanhassan 3 місяці тому +24

    Hambalyo abyo amiira ❤🎉🎉🎉🎉🎉 in sha allha 2m ay kujarenya 🎉 Team king ceyda one like ❤🎉🎉🎉

  • @Sihaam645
    @Sihaam645 3 місяці тому +7

    Ayy amiira Deena sida loo jecel yahay 🥺❤

  • @MohamednunowSaamimoha
    @MohamednunowSaamimoha 3 місяці тому +4

    Mss one million gabar qalbi wanaagsan
    Qalbigaaga wanaagsan wax walba ku thy

  • @FaadumoCraxiin-mr7zn
    @FaadumoCraxiin-mr7zn 3 місяці тому +37

    Wa markiii ugu horeysayyy aan chenlka ceyda comment kabixiyo farxada amiira darteed qab qab isn't eazy mss one 1m UA-camr 😍

  • @MaqdisAbdinasir
    @MaqdisAbdinasir 3 місяці тому +40

    Team Amiira one like 👍💪❤❤❤

  • @MssFaraxsan2024
    @MssFaraxsan2024 3 місяці тому +22

    TEAM Qab Qab isn't Easy yaqay ❤❤ congratulations my sister Amiira qurux kabax Amiiradeena hambaliyo hambaliyo 🎉🎉❤❤

  • @Sahara-fc2bz
    @Sahara-fc2bz 3 місяці тому +3

    Team qab qab is not easy ❤️Mashaallah congratulations 🎉🎉🎉🎉🎊🎂🎁❤️❤️walalshey Amiira qurux 1M subscribers kabadan u qalantaa sharafey ❤️wll wanagasan king ceyda Thanks ❤️👍2M coming soon 🎉🎉❤️❤️iinashaallah ❤️❤️

  • @SeynapCabdi-q6r
    @SeynapCabdi-q6r 3 місяці тому +4

    Markaad haysatid asxaab ku jecel saan le waaye❤❤❤❤❤

  • @Somaligamer2
    @Somaligamer2 3 місяці тому +7

    Hambalyo amira qurux 1m subscriber keep going king ceyda keep going 900k subscriber insha allah ❤❤❤❤❤❤❤congratulations ❤❤❤❤

  • @ruqiyabiixi7380
    @ruqiyabiixi7380 3 місяці тому +13

    Video gan ilaa Manta kaasugeyney wlhi ceyda hambalyo hambalyo hambalyo amiira quruuuuuuuuux 🎉🎉❤ sikin sikin UA-cam kaga ufirinayey ceyda❤❤

  • @yousra52
    @yousra52 3 місяці тому +14

    M.a ceyda amira abal ayad u gashey si qurux bdn uga farxisey team 27 dad is wada jecel allh isha idinka dhowro❤🎉

  • @DeeqoSalah-ky1om
    @DeeqoSalah-ky1om 3 місяці тому +4

    M.a wlhi biri subaxdee amiira sadaqan ubixinayaa insha Allah hambalyo hambalyo mcnto ❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @FahmoCali-c4f
    @FahmoCali-c4f 3 місяці тому +3

    900K coming soon mss Amiiro hampalyo kabadan uqalantaa wllhi ❤❤❤🎉

  • @sabiriinabdirahmansoo6586
    @sabiriinabdirahmansoo6586 3 місяці тому +28

    Please ceyda 1milyan Aan gaarsino

  • @technicaljbofficial
    @technicaljbofficial 3 місяці тому +16

    MSs I million somali second UA-camr girl 🎉🎉🎉🎉

  • @IlhaanIsmail-u4c
    @IlhaanIsmail-u4c 3 місяці тому +12

    Cwa reer Malaysia dhan wy qiransnyhiin mashhlh ❤congratulations Queen amiira❤🥹🥹

  • @MuniiraAadan
    @MuniiraAadan 3 місяці тому +5

    Alla ceyda 900k wuu galey coming soon 1m❤

  • @Nasroxasancusmaan
    @Nasroxasancusmaan 3 місяці тому +7

    Team qab qab mxa ceyda ku heysitiin please 1m hala garsiiyo❤🎉

  • @falishassan3662
    @falishassan3662 3 місяці тому +15

    Wlhi farxada la ooyay intas ka bdn u qalanta mss 1m dhaman team 27 guul idin rajeyn one love ❤ 🎉🎉

  • @ItsBariyayy
    @ItsBariyayy 3 місяці тому +17

    Omg waxan king Cayda lee sameyn karo io team walba

  • @queennadia4390
    @queennadia4390 3 місяці тому +12

    Mss 1m halis waye congratulations Amiradeyda ❤🎉🎉

  • @amiiroinajama967
    @amiiroinajama967 3 місяці тому +3

    Ilmaha yarka idinka gadaleyo wxay la ordee😂😂 hambalyo miss 1 m❤🎉😊

  • @kaafiyamustafe26
    @kaafiyamustafe26 3 місяці тому +2

    Congratulations 900k❤ qofki ugu horeeyey inaa noqda filaya😂🎉

  • @XAMAR_SHORTS
    @XAMAR_SHORTS 3 місяці тому +10

    Team amira one love❤

  • @AhdaliMusa24
    @AhdaliMusa24 3 місяці тому +84

    Team amiira 1 like ❤

  • @shukrihassan8437
    @shukrihassan8437 3 місяці тому +11

    Hambalyo mss 1m number one somali congratulations 🎊 👏 💐 🥳 queen 👸 👑 miiira cadey 2m coming soon 🎉

  • @Nalkanuura5
    @Nalkanuura5 3 місяці тому +7

    Team 27 ahay
    Waxaan kasii ahay team walba
    Waxaan kasii ahay team qabqab
    Waxaan kasii ahay team Amira qurux
    Hamblyo Amiradeena kabadan u qalantaa wlhi
    She is strong woman 🎉🥳🎊❤️❤️❤️

  • @IsmaaciilAhmeddd
    @IsmaaciilAhmeddd 3 місяці тому +4

    Team walba halizta hambalyo amiiradeena❤

  • @quruxsanyy
    @quruxsanyy 3 місяці тому +12

    waa dareen aad u qurux badan marka hesho waxa in badan rajaynaysay mansha allah go for wad team 27

  • @AishaKiin-ex6xg
    @AishaKiin-ex6xg 3 місяці тому +5

    M.a team qrx bdn dad is jcel 🎉🎉🎉 mss one million

  • @shirehirse-sc8lh
    @shirehirse-sc8lh 3 місяці тому +7

    Inta ila aragto team qab😊qab iney isku sideyn watan wan salam🖐😅🫶🏻🥺🙈❤️

  • @maymun1xasn2
    @maymun1xasn2 3 місяці тому +3

    Team walpa caadi ma tihiin wllhi 1m🎉🎉🎉🎉🎉🎉 congratulations

  • @AbdullahiMohamed-fr5lu
    @AbdullahiMohamed-fr5lu 3 місяці тому +2

    Hanbaliyo hanbaliyo hanbaliyo🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 amiiiira wllshy qli koko igu salm😂❤❤❤🎉

  • @KeynaanMohamud-qy8tp
    @KeynaanMohamud-qy8tp 3 місяці тому +11

    Wcs hampalyo hampalyo 1mlyn amiira qurux Ayaan taan farax yo hadaa nahay prank ayaa naka wataaa mss 1mlyn ❤❤queen of the qurux

  • @anasluckyboy9465
    @anasluckyboy9465 3 місяці тому +8

    The best person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohamed Salalahu caleyhi wasalam 🥰🥰💞💞

  • @najmanajuu5272
    @najmanajuu5272 3 місяці тому +10

    First comment ❤ congratulations Apyoh ❤

  • @MhdIbra-v6l
    @MhdIbra-v6l 3 місяці тому +28

    Mss 1m wa u qalantaan wlh waxa tahay shaqsi qalbi wanagsan ka badan Ayan ku rajeynaa in sha Allah waxa tahay sharafti oo qof ah amira qurux qalbi wanag u daa mss 1m cimamadaada mahesto wan turay 👑👑👑👑👑🥰👑👑👑👑

  • @jasonhimothytatum4439
    @jasonhimothytatum4439 3 місяці тому +3

    asc cotsiya wata cayda uma qalmo meshan pls one million an garsino pls thanks

  • @MiraaQurux
    @MiraaQurux 3 місяці тому +7

    My Queen miraa farxada aduunka daremoya congratulations 🥳👸❤😊

  • @shukricabdulahi5231
    @shukricabdulahi5231 3 місяці тому +11

    Team Qabqab hada nahy ceyda sa fiican uu farxadena uy sydyy wlh hmblyo abyo amiirayyyy❤🎉🎉🎉🎉

  • @ruunyuusufmacow7909
    @ruunyuusufmacow7909 3 місяці тому +12

    Hambalyo amiira qurux wallahi wakula ooyi xale hore usoco xbbti❤❤❤

  • @Sedcn
    @Sedcn 3 місяці тому +3

    Team qab qab 1k Lee dhiman

  • @nadraali0448
    @nadraali0448 3 місяці тому +5

    Masha Allah first amiira hambalyo
    Marka labaad team 27 wiilashoodu caalamkay la tartameen xaga iibka gift 🎁 ka wow our boys great.🎉❤

  • @macalindiinge
    @macalindiinge 3 місяці тому +5

    hambalyo hambalyo hambalyo wlshey amiira iyo wllkey ceyda❤ dhamantiin hambalyo

  • @shugriali1439
    @shugriali1439 3 місяці тому +5

    Amiiradeena Hambalyo kun jeer wlh waaa kula faraxsanahay inkastoo kaa fognahay we love u so much Amiira ❤

  • @Sucdiqurux81
    @Sucdiqurux81 3 місяці тому +5

    Amiiradena wllhi wan la oyee xle ila mata farxada aduunga congratulations 1M🎉😊❤

  • @yurubyurubjabril2973
    @yurubyurubjabril2973 3 місяці тому +3

    Hambalyo queen wad u qallantaa intas iyo in ka badn Guuleyso sister 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤ amiro qurux 🎉🎉🎉

  • @ManhaQurux-vs1hi
    @ManhaQurux-vs1hi 3 місяці тому +2

    Ceyda Congratulations 900k congratulations ❤❤❤❤🎉

  • @hoodoahmed5333
    @hoodoahmed5333 3 місяці тому +10

    Caleyk caleyk wlhi intaas io ka badanba way u qalantaa milyan qurux 🎉❤❤❤❤❤❤😢saan ula farxad ooyaaya wlhi madaxa dhan waa I xanuuunayaa❤❤🎉 wn Kuwataa wlhi amiiiray wll

  • @fadumomursal-bp3qu
    @fadumomursal-bp3qu 3 місяці тому +8

    Team cayda 1millin 2 days gudahoda I.a🎉

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 3 місяці тому +9

    Saxiibtinimo waxanaa laga dhahaa❤ hamplyo hamplyo amiira qurux 1m🎉❤

    • @raxmamahad2092
      @raxmamahad2092 3 місяці тому +2

      Haa zxpka ama asxaabta dhabta ahi waa kuwa kula qaybsada farxadaada m.a ❤🎉

    • @aaminaindho3742
      @aaminaindho3742 3 місяці тому

      @@raxmamahad2092 haa wlhy

  • @safiyoaden6189
    @safiyoaden6189 3 місяці тому +2

    Ceyda congratulations 👏🎉 lkn wad kutahde😢

  • @axmedbeackam9757
    @axmedbeackam9757 3 місяці тому +1

    1M xalala🎉hambalyo🎉🎉🎉🎉🎉😊❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤amiiira qurux pthe one an only