Casharka 1aad Principles of Marketing Chapter 1 Marketing

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 вер 2024
  • Marketing I

КОМЕНТАРІ • 58

  • @salwadahir2167
    @salwadahir2167 Рік тому +15

    Ustaad Waa naga soo daahisay wllh 😢 💔 Finalkisa 21 bishan gali rbaa anyway ardeyda iga danbeyso si wngsn uga faaideysan doonan Insha allh

  • @natashachannel1241
    @natashachannel1241 Рік тому +2

    Illahy ajar iyo xasanaad siiyo macalin Markaan aad ayaad noo caawisay xili walba ilahy hakula jiro🙏🙏🙏🥺🥺🥺💯

  • @sakariayuusuf9950
    @sakariayuusuf9950 Рік тому +4

    Ustaad, waxa aan rabnaa Quick Book enterprise sida: employee loo soo geliyo, payroll ka loo active gareeyo, bank statement ka iyo customise of reports ka.

  • @user-dt6tg7ci9i
    @user-dt6tg7ci9i 6 місяців тому

    Mahadsanid macalin🙏

  • @salmocalimohamedzaliima6692

    Ustad mahadsanid aad ayaa umahadsantahay

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 Рік тому +3

    Aslaamu Alaykuma Elmi online Academy waxaan ku waydiiyay online miyaad ku dhigtaan barashad Business administration ka mise Xagan UA-cam ka ayuunbaad kusoo gudbisaa thanks my dear teacher

    • @elmionlineacademy2840
      @elmionlineacademy2840  Рік тому

      UA-cam oo keliya.

    • @hodanibrahin1569
      @hodanibrahin1569 Рік тому +1

      ​@@elmionlineacademy2840salaam Alaykuma Buugaagta xageen ka heli karaa please

    • @hodanibrahin1569
      @hodanibrahin1569 2 місяці тому

      ​@@elmionlineacademy2840salaam Alaykuma wll business ka Oo dhamaystiran mad course kasoo diyaarisid business administration

  • @abokorcarabileeye3177
    @abokorcarabileeye3177 Рік тому

    ustaad axmed mahadsanid.
    alle haku barakeeyo

  • @mohamedyare851
    @mohamedyare851 Рік тому +7

    Ustd marka hore waan ku saalmay waxn filaa in aad cfmd qabto aniga ahaan fikir ayaan qabaa ustdow fikirkeyga wuxuu yahay madama koorso cusub noo bilawday waxaan jeclaan lahaa in group telegram ah oo aaad noogu so dirto slides aaad so sameysid si inta kula socda aay wax kaaga faa'ideystaan hadaba wax waa lagaa faa'idaa
    Waxa ka sii qurux bdn marka aad isla heysato ppt iyo video ga .
    Aniga fikirdaas ayaan qabaa maadama aan ahay ardada kugu taxan mar weliba lkn waxaan dhib ku qabaa slides mesha ka heli lahaaa .
    Mahadsanid

    • @elmionlineacademy2840
      @elmionlineacademy2840  Рік тому +7

      Insha Allah waad heleysaan wax aad u baahan tihiin. Qorshaha 2023 ayay ku jirtaa resources iyo course material sidii aad u heli lahaydeen.

    • @ahmedadem9102
      @ahmedadem9102 Рік тому +1

      @@elmionlineacademy2840 Mahadsanid macalin

    • @fadumoyasin1335
      @fadumoyasin1335 10 місяців тому

      ​@@elmionlineacademy2840❤

  • @maxamedsoocade3480
    @maxamedsoocade3480 Рік тому

    Macalin nosobadi waad muhadsantahay

  • @crahmaancolaad6924
    @crahmaancolaad6924 Рік тому

    Shukrn Ustaad Elmi

  • @alimohamudabsuge6804
    @alimohamudabsuge6804 Рік тому

    ustaad marka hore waad mahadsantaha, kaliya waxaan kaa rabnaa inaa Bogagta dhigto hoose noso dhigto saan marwalba u dagsano.

  • @Ubah-ce9os
    @Ubah-ce9os Рік тому

    Allah ha ku sharfo macalin

  • @nihaamxasan2282
    @nihaamxasan2282 Рік тому

    Mahadsanthy ustaad qaaliya ilaah haku xafido

  • @axmedcali3951
    @axmedcali3951 Рік тому

    Allah ha kaa abaaliyo ustaad

  • @maxamedcawilaxmed-de3sp
    @maxamedcawilaxmed-de3sp Рік тому

    Mahadsanid ustad in badan

  • @cabdikariimfarxaan9988
    @cabdikariimfarxaan9988 Рік тому

    Masha allh alle ha kubarakeeyo

  • @daadir2020
    @daadir2020 Рік тому

    Mahadsanid ustaad

  • @ibrahimdiriye2531
    @ibrahimdiriye2531 Рік тому

    Ustaad mahadsanid

  • @jamalali6204
    @jamalali6204 Рік тому +2

    Advanced Accounting courskaa ustaad inoo bilow

    • @elmionlineacademy2840
      @elmionlineacademy2840  Рік тому +1

      Waxaan xooga saara courses basic/principles oo ardayda oo dhami u baahan tahay. Advanced courses jaamacadihiina ayaa idin siinaya. Sidaas ula socoda.

  • @caarif1695
    @caarif1695 Рік тому

    Alle haku sharfo

  • @abdihakiinabdullaahi9967
    @abdihakiinabdullaahi9967 Рік тому

    Ustaad mahadsanid balse Halkee ka helaa buuga

  • @farhiaabdiali5452
    @farhiaabdiali5452 Рік тому

    Thanks ustaaad❤❤❤

  • @daadir2020
    @daadir2020 Рік тому

    Allaha ku barakeeyo

  • @alihareed7874
    @alihareed7874 Рік тому

    Thnkz Ustaad

  • @ayubbulshokaab5548
    @ayubbulshokaab5548 Рік тому

    Aad baad umahadsantahy ustaad waxaan ku waydiinayaaa hadii aad Nala wadaagi karto appka aad casharada ku soo duubto

  • @Abasabdiwahab
    @Abasabdiwahab Рік тому

    Thanks teacher

  • @abdalleyare8590
    @abdalleyare8590 Рік тому +1

    Asc ustaad waxaan kaaga mahadcelinayaa juhdigaaga iyo dadaalkaaga.

  • @ibrahimabdighani9184
    @ibrahimabdighani9184 Рік тому

    Ustad mhdsnid waa koorso aan aad udanaynayey

  • @saidali6960
    @saidali6960 Рік тому

    Ustaad, buuga ma iisoo diri kartaa adoo mahadsan.

  • @maxamedraage1359
    @maxamedraage1359 Рік тому

    Macalin buuga xage ka helnaa

  • @ahammethzameel1191
    @ahammethzameel1191 Рік тому

    Waalaikum salam sir , aad ban Kugu mahadcelina üstad casharadan soo badi wxan donayaa ina Ka faaiidesano

  • @qcqadan1371
    @qcqadan1371 11 місяців тому

    Ustad si fiican looma arkaayo

  • @Ciiltirecade97
    @Ciiltirecade97 Рік тому

    Ustaad sideen ku helaa Ppt ama slides ka

  • @osmanbazar2429
    @osmanbazar2429 Рік тому

    Mahadsanid ustaad axmed course muhiimaad maanta noo bilowday

    • @mohakhalif319
      @mohakhalif319 Рік тому

      Am procurement student, really am appreciating this lecturer.. he alternate explaining both afsomali and English..

  • @zahromahamed4893
    @zahromahamed4893 10 місяців тому

    Intee ka helaa bookman ustaad

  • @ibrahimdiriye2531
    @ibrahimdiriye2531 Рік тому

    Anigu waxaan haysaa daabacaad Swedish ah aan ahayn global

  • @ZumayaIzmacil
    @ZumayaIzmacil 6 місяців тому

    Imisa Sano kugu qadanaysa ina barato kuliyadan

  • @deeqoaboosy4900
    @deeqoaboosy4900 Рік тому

    Mahadsanid ustaad lkn sanadkaan taxation ma bilaabaysaa maada daas aad ugu baa hanahay hadaa nahay ardayda accountinga semester 5 mahadsanid mar labaad ustaad

    • @elmionlineacademy2840
      @elmionlineacademy2840  Рік тому +1

      Maxay ahayd maadadaasi ma garanaayee. Malaha waxaad u jeedaa public finance. Dalkastaa wuxuu leeyahay nidaam u gaar ah oo cashuur qaadis. Ka dalkeena waa in lagu dhigo jaamacadaha dalkeena oo ardaydu barato kaas intay mareykanka kiisa baranayaan.

    • @deeqoaboosy4900
      @deeqoaboosy4900 Рік тому

      Maada daan sidaan horay usoo sheegay waxaa la dhahaa taxation waxayna siguud oga hadashaa direct and indirect taxation waxayna mararka qaar ku dabaqdaa hindiya caanshuur teeda kaas oo buuga versionkiisa laga soosaaray

    • @hodandiiriye-bk4cf
      @hodandiiriye-bk4cf Рік тому

      @@elmionlineacademy2840 Asalaamu Alaykuma ramadaan Mubarak my teacher waxaan ku waydiiyay online miyaad ku dhitaa casharaantan mise UA-cam channel kaaga uunbaad soo gali saa thanks my teacher

  • @khadarmohamed295
    @khadarmohamed295 Рік тому

    ASC hadii diyaarada Emirates ay faa'ido badan ku heshay iyado saldhigyo ku leh badhtamaha aduunka nimanka qoray boogana ay qiryaan in ay xuntunta caalamka ku taal taaso gees walba u ikic karta mudo yar oo lagu qiyaasay 8 sacadood, maxay u yidhahdaa sidan (((( Greenwich Mean Time (GMT) is the mean solar time at the Royal Observatory in Greenwich, London, counted from midnight ))))

    • @dunidacusubmedia2162
      @dunidacusubmedia2162 Рік тому +1

      Masha allh ustad aad ayaad umahdsnthy ilhy cilmigaada habarakeeyo aduun iyo aakhiro

  • @wardaisak9978
    @wardaisak9978 Рік тому

    𝐉𝐚𝐬𝐚𝐤𝐚𝐥𝐥𝐚𝐡 𝐤𝐡𝐚𝐲𝐫 𝐦𝐚𝐜𝐥𝐢𝐧

  • @libanfarahalasow982
    @libanfarahalasow982 Рік тому

    Mahadsanid ustaad

  • @cabdifatahshakta6776
    @cabdifatahshakta6776 Рік тому

    Thanks teacher

  • @abdifatahjama174
    @abdifatahjama174 Рік тому

    Thanks teacher

  • @bileafgab417
    @bileafgab417 Рік тому

    Thanks teacher

  • @Waayeel1
    @Waayeel1 Рік тому

    Thanks teacher