DEG DEG SHARMA BOY OO LIISKU HEESTO AABE SHEEGAY INUU ISAGA DHALAY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 вер 2024
  • INSTAGRAM IGALA SOO XARIIR 👇www.instagram....

КОМЕНТАРІ • 197

  • @ZakihonestOfficial
    @ZakihonestOfficial  10 днів тому +7

    INSTAGRAM IGALA SOO XARIIR 👇instagram.com/zaki_honest14?igsh=YjljMW1uOW91aGk2&ut

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 10 днів тому +22

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @zahrahashi2964
    @zahrahashi2964 10 днів тому +2

    Adiga ma u dhaaran kartaa in u dhalay meeshu ku dhalay maad la joogtay waxi u ku yiri unbaad maqashay e ha dhaaran subxaanallaah

  • @Red_CCC
    @Red_CCC 10 днів тому +2

    Aniga hadaan firiye wey isku egyihiin walahi 👍👍😊

  • @Saylaan
    @Saylaan 10 днів тому +7

    Magac buu ku raadinayaa waa oday waalan halasoo xiro team sharma odayga gurigiisa ugu dhaca

    • @user-vv7vw1mo1f
      @user-vv7vw1mo1f 10 днів тому +1

      Adigaaa maxad ka ogtahay Waxad Rabto miyad iska Shegii 😢

    • @Saylaan
      @Saylaan 10 днів тому

      @@user-vv7vw1mo1f waa nin reer punland ah maxaa kawadaa maxaa kaagalay dhiig baa iigalay berina wiilasheenaa kale baa sheeganaysaan niman waalan baa tihiin Dna xitaa kama qaadankartaan caruurtiina kuwa punland iskadaaye baadi cadey dey dalabka rap yaanan idinku qaraacine sharma waa ninka ugu dhaladsan daarood waa boqortooyo.

    • @AhmedMohamedaffey
      @AhmedMohamedaffey 8 днів тому

      Maya Sharma wa weceel

    • @Saylaan
      @Saylaan 6 днів тому

      @@AhmedMohamedaffey adiga naag kaa qurux badanuu haystaa iyo caruur kaa laandheeraysan weligaanaa wiilashayada sheeganjirteen reer baadi cad baadi

  • @ruqiaali7490
    @ruqiaali7490 10 днів тому +4

    SHARMAKE WAXA DHALAY CABDINASIR M BARE WAXA AYEYO U AH AABIHI DHALAY CUREJI ADAN WAA DAD REER DHUSAMAREB AH AABIHII HALKAS AYAN KU WADA DHALANAY WAA MJ CUMAR MAXA MUD JOORJE OO AH SHARMAKE DHALAY WUNA NOOLYAHAY HA CEEBAYN HOYADA SHARMAKE

  • @khatraharunaadamu6117
    @khatraharunaadamu6117 10 днів тому +12

    Shariif äxmad
    Dhartada waxbakama jirto
    Aabahu mabakudharan karo
    Hooyada ayaa kudharankarta

    • @kriswasdone
      @kriswasdone 9 днів тому

      🍔🍕🍗🍟🥩🥓🌭🥪🍛🍣🍤🥠🥮🍙🍚🍢🍡🍘🍧🍥🦪🍲🫕🌮🥟🍯

  • @mohamedgutaale9139
    @mohamedgutaale9139 10 днів тому +2

    Aniga waxaan aminsanahay in uu yahay abahii maxaa yeelay way isku egyahiin wana isku cod

  • @jamilafashe5629
    @jamilafashe5629 10 днів тому +1

    Zakiyow adiga viewskaaga iska raadso kuwaan sheekadooda wey iska af jarmi doontaa Inshaa Allaah

  • @siman111
    @siman111 10 днів тому +1

    Waa oday waalan nadiiro nayrush odeygi sheegtay cml warya edeb yeelo dulmiga jooji

  • @FardosaDakane
    @FardosaDakane 10 днів тому +2

    Haa anaa mombasa jogo ninkas wala garana wana baadi cado

  • @mrsocotraisland1939
    @mrsocotraisland1939 10 днів тому +2

    ODEYGAAN NANEEYSTIISA WAA ALAALAX KOONFURTA SOOMALIYA ALAALAX WAXAY U YAQAANIIN QOFKA KHAMRIGA CABA ALKOLISTE SIDAA DARTEED WARKIISA MA RUMAYSAN KARNO

  • @Jamuux
    @Jamuux 10 днів тому +1

    Sharmarke cabdinasir Maxamed barre waa wiil reer xirsi ah, reer cigalle ah, baadi cadow aan kala xishoono wiilkeena faraha nooga qaada wacalayahow

  • @SadioWarsame-rq6ql
    @SadioWarsame-rq6ql 10 днів тому +2

    Ninkaan dhaaranayo mid buu ku qaldan yahay ilmaha Hooyada dhashay unbaa ku dhaaran karto marka siduu isaga ugu dhaaranayaa?Ninka wuu jiri karaa laakiin dhalmada ayaa lagaa raba

  • @sacdiyaabdulla9478
    @sacdiyaabdulla9478 10 днів тому +3

    Walahi waba uegyahay saiid xata coodka🎉🎉🎉

    • @AslamAhmet
      @AslamAhmet 10 днів тому

      Wllhi waa seem xaga codka 😮😂😂

  • @UmmuXibaan
    @UmmuXibaan 10 днів тому +6

    Waxan wax hore ayuu ahaa wll sheekadan daahir calasaw barigii ay is dagaaleen sheekooyin kii wuu sameeyey weeyan weyna socon weydey wakhti dhaw ma aheyn

  • @lol-fq4xf
    @lol-fq4xf 10 днів тому +3

    Dna wa in la qada sharmane wa u fiican tahay inu okado abahiis runta ah sababta oo ah hoyo aya wax caden lahayd hoyana way dhimatay allh u naxariisto

    • @user-ss1do2cd8z
      @user-ss1do2cd8z 9 днів тому

      Gormay dhimatay sharmake hooyadis

    • @D-izzy00
      @D-izzy00 9 днів тому +1

      Aflagaado ayey ku tahay hooyadaas Allaha unaxariisto.

  • @ArdayMaxamed
    @ArdayMaxamed 9 днів тому +1

    Walala yaal isku firiya hadalka sharma iyo abaha joga banbaasa wa isku ekyihin hadan runta kahadlo codka sharboy dhagesta iyo codka abaha joga banbaasa bilaacalekum firya labada cod wa iskumid

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg 10 днів тому +2

    War waxan joona wakhti somalidii soshalmidiyaha kuwaasheten labada kuniyo iyo afarlabatanka hano waxay ka bayacmutarijitey carunta somalida had ma waxay kutasatay in ey somalida cagligoda kucayadho😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @saidma1683
    @saidma1683 10 днів тому +3

    Nagu..soo.washa..Majerten..majerten..idinkoo.dhehesin..Lee.dhimanesiin.Sharma..uga..fuqa..xiniin..yaha.Alaha..idin.cadabee

  • @user-db5ts6je7z
    @user-db5ts6je7z 10 днів тому +2

    War waxan beentii sharmo boy aniga aqaana Jorge cabdiqadir Aya dhalay Nacala dhalaygan WA beentii

  • @hodanfamillychannel
    @hodanfamillychannel 10 днів тому +4

    Waa uegyahy

  • @abuhassan673
    @abuhassan673 10 днів тому +1

    Horta waa isku cod hadii aan qaldanayn allahu yaclam

  • @cawilshidane5852
    @cawilshidane5852 10 днів тому +4

    Adkaatay dna yaa jiro adeer 😅😅😅😅

  • @user-vlogscountery
    @user-vlogscountery 10 днів тому +2

    OdaygAN AABIHI WAYE HORENA WUU USOO HADLAY EE KALEXDA ODAYGA

  • @sadiajimale1022
    @sadiajimale1022 10 днів тому +1

    Subxaanalah, ninkaan ummadda halaga qabto, war ilaahey ka baq, yaa ku soo adeegsaday, Sharma muxuu kuu dhimay. See qof ugu dhaaran karaa been isaga maa ah Hooyadiis.

    • @user-vv7vw1mo1f
      @user-vv7vw1mo1f 10 днів тому

      Adiga waxad Rabto miyad iska shegiii Maxad ka ogtahya Arintan 😢

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 7 днів тому

    Yaahu yaahu yaahu akhrud yaahu akh akh

  • @user-sn5yz7vg8v
    @user-sn5yz7vg8v 10 днів тому +2

    Subxaana laah sharma 32 magarin fanka isago yar soo galay
    Sharma xoolo ma shs DNA uma baahno
    Waayo odaygaan wuu noola why hada usheganyaa

  • @MaxamedCarab-wg2sj
    @MaxamedCarab-wg2sj 9 днів тому

    Asc ugu horayntii bini Adam ka wy isku wda ekaan Karan balse odigan unu dhlaa macquul ah wyoo ah wuu u egyahay sharma boy waa marki lawaad hala sii tixraaco

  • @mahaddirirgeesood9556
    @mahaddirirgeesood9556 9 днів тому

    Hawiye guri ba madaxa ka galay
    Sharma maraykan bu joogaa ma waxay moodeen inuu ceelasha biyaha ku noolyahay 😂😂😂😂😂

  • @ilyaasmaal742
    @ilyaasmaal742 7 днів тому

    Sidee shariifku ugu dhaaran Karaa ninkani inuu dhalay iyo in aanu dhalin dadkani miyay waalinyihiin mise koofuta ayay waxani dhaqan u tahay

  • @samiyaahmed5736
    @samiyaahmed5736 10 днів тому

    odeygaan cabsan warkiisa naga daa ala qofku markuu magac yeesho xaasid ma waayo markii hore muu soo sheegto war bax

  • @DecksAbdul-ck4sw
    @DecksAbdul-ck4sw 10 днів тому

    Abdicasiis Alalax sifiican baan u aqaanaa waa Rer Mombasa,lakiin sharma boy adeeradiis baan aqaanaa, see wax loo wada.

  • @user-cu4fo5yk2f
    @user-cu4fo5yk2f 9 днів тому

    Sharmo boy wacal ma ahan aabihiisna waa kan ee wadiin xoog maa jiro

  • @AwaleBoy
    @AwaleBoy 9 днів тому

    Somali iyo fudayd iyo doqonimo maxaa kala hystaa war reer commenti dagdaga jojiyaa

  • @xamdimuuse4520
    @xamdimuuse4520 10 днів тому

    Asc saki hooyo seekaanoqotay mawaxaad aamineysaa ninkaan kabihinabiga soolaqay oo mako iyo madiino soogubay waxaanweydiinaayaa ninka hada soohadlay xaguujiray marki sharmaarke makta looheesta isagoo sheeganaaya inuuhantileeyahay sharmaarke cadawgiisa alahakaqabto odaygana iimaanka alaha usugo ilaaheyna hakabaqo

  • @hodanfamillychannel
    @hodanfamillychannel 10 днів тому +7

    Muuu caawiyo markii lagu dulminayey nayrobi

    • @hawohosh9198
      @hawohosh9198 10 днів тому

      Wuu ka maqnaa ayaa la yiri baadiyi ninan lahayn bey ag joogtaa baa la yiri

  • @fowzia-hy6fc
    @fowzia-hy6fc 10 днів тому

    Yaahuu war heedhe sheekadaan kama duwana kuwii hore aan u arki jirney ee nadiira nayruus cawaale aadan malyuun maanka iyo kuwa kale oo badan dadkii halkaan ka sheegtay iney dhaleen xagee ku danbeeyeen umada xaqa Allaha tuso beentuna wax wanaagsan ma aha illaaheey ha laga baqo !shariifka ninka la dhaho illaahey ka baq umada beenta ka daa 😢

  • @AbdinajiibMaxamuud-w6r
    @AbdinajiibMaxamuud-w6r 9 днів тому

    Their voices is same

  • @Bare-z3l
    @Bare-z3l 10 днів тому

    Sharma qofka dhalay hooyadii umbaa cadeyn kari laheyd lakin DNA/ ga Ayay ku kala bixi karaan sidaad u sheegtay waaye mahadsanid

  • @ilyaasmaal742
    @ilyaasmaal742 7 днів тому

    HADAANAY CEEBAYN AHAYN MAXAAD SHARMAARKE TOOS UGULA XIDHIIDHI WAYDAY INTAANAD ADIGA IYO KANLEH WAAN DHALAY YARKA MAXAAD SI TOOSA UGULA HADLI WAYDEEN EE AAD SHAASHADA UGUSOO FADHIISATEEN

  • @ZElmi-sv5wh
    @ZElmi-sv5wh 10 днів тому

    Khad ayuu cunay ee sida u hadlaayo ayaa laga dareemaya waa nin hawada saaran ee sheeko sheekada ha dhaafo Sharma Boy waa Puntlander.

  • @XuseenCali-ie7ws
    @XuseenCali-ie7ws 10 днів тому +2

    Sharmaboy aabihi iyowaalalihi hadaanan aqoon wa aaminilahaa waxa dadkosheegayo War ilaahiinkabaqa

  • @D-izzy00
    @D-izzy00 9 днів тому

    American passport uu rabaa.lol
    Sidii qof caadi xitaa uma hadlaayo. Waa saqraan.

  • @user-jo9iu2cm8c
    @user-jo9iu2cm8c 10 днів тому

    SHARMA BOY WAA WECEL AABIHIIS LAMA YAQAANO XAQIIQDA

  • @sadiyaali9508
    @sadiyaali9508 10 днів тому

    Shariif jareeroow dadkuu xaaraan timeeyaa waa jareer edebdaran najaaso

  • @nuuraabdalla5927
    @nuuraabdalla5927 10 днів тому

    Samankan qof la aaminaayo majirto intee dad dhahaaya waa beentayo aragnay oo lacag baa nala siiyay odagan haduu run sheegaayo muu mar hore hadlo

  • @farhoabdulle3123
    @farhoabdulle3123 10 днів тому

    Khalad Waaye Ninkan innuu dhaarto 100% Hooyada Lee Og

  • @faridfarid6561
    @faridfarid6561 10 днів тому +3

    Ma sheekadaan baad keenteen in dadka la isku qabsado😂

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 10 днів тому

    Waxaa kale saarayo DNA, it's simply like that.

  • @sadiyaali9508
    @sadiyaali9508 10 днів тому

    Beeenta joojiya najaaso ayaa tihiin qof xalaal lagu dhalay ayaad ijaafeyneysaan yaahuu ku kharaara sharma boy ilaaheey AYAA MAJEERTEEN KA DHIGAY

  • @JigoAday
    @JigoAday 10 днів тому +1

    Sharma ka amus xayawaniinta

  • @FarhiaAdan-lz3yu
    @FarhiaAdan-lz3yu 10 днів тому

    Oday weyn oo isceebeyay subxanlaah

  • @Bare-z3l
    @Bare-z3l 10 днів тому

    Kolley waxaa in la abaal mariyo u Baahan dadkii soo koriyey xitaa sharma inuu yiraahdo adeerkay maadaama isoo koriyey si uu igu duceeyo Aabow samirsii iyo habar yarbo mahadsanid

  • @JojoSeylac
    @JojoSeylac 10 днів тому

    Waba isku egyihiin horana umaqle sharma boy inuu badi cade yhy hoyadisna wey dhima tay😢

  • @saynabjama8160
    @saynabjama8160 7 днів тому

    Odaygu wuu u egyahay runtii sharama ninwayn oo taajira wax kukalifaya magaran karno wilku waa fanaan magac mooyee maal mahaysto waba fanaan ah haka soo hadeeyee lakiin markaan fiiriyay odayga aad bay isuguveg yihiin

  • @Ahmedlbrahlm-s6l
    @Ahmedlbrahlm-s6l 10 днів тому

    Scw ❤❤

  • @andynathon4771
    @andynathon4771 10 днів тому

    Allahu aclam ilaahay baa naga og waxaanaan ogeyna ma mala awaali karno laakiin waxwalba waa fudeyd DNA ayaa lagu ogaan karaa laakiin waxaasoo dhan waxay khuseysaa ninka yiri anaa dhalay iyo kan wiilka ah oo ladhalay inaga waxba nagama khuseeyaan aan faduul ahayn ❤❤❤

  • @user-jo4ns8eo8r
    @user-jo4ns8eo8r 10 днів тому

    ZAKI HONEST KU XERNAADA WAR BAAHIN DHAMEES TIRAN WA MAHAD SANTIHIIN

  • @suhailah7170
    @suhailah7170 10 днів тому

    It's very easy to fix DNA. will tell us the truth

  • @Ramdammubarak
    @Ramdammubarak 10 днів тому

    Odeeyga waa laqasbaaya tiim kii Nairobi baa soodiray odeeyga😂😂😂

  • @user-sm5pp9wt3l
    @user-sm5pp9wt3l 10 днів тому

    Sharma boy kaligii Maarheeze gabdhaa la dhasheye ma kaligii nuu dhaley

  • @aishadarawish3967
    @aishadarawish3967 10 днів тому

    This father didn’t raise him and didn’t have contributed his life or didn’t have a connection with his son for that long ::::
    Instead of contacting him why in social media

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 10 днів тому

    waxa wax lala yaaba ah wiilka hada marku caan noqdey dhibaatoyin soo marey maxa hada keenay

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 10 днів тому

    Aabahaan xaguu jirey layin sharma boy waa wiil qokasta uu yaqano meel kastana uu tegey oo soomaaiya iyo afriko amid ah xagee jogay odaygan inay sharmo boy sharaf tiisa kuciyaran ayay rabaan qofkii qof ceebeeya isagana Rabbi ayaa ceebaynaya tas ogada.

  • @art_lto2450
    @art_lto2450 10 днів тому +1

    sharma boy fatherkii😢

  • @ShugriXasan-o3u
    @ShugriXasan-o3u 9 днів тому

    Sharmaboy.wuu.u.egyahy.

  • @zahrahashi2964
    @zahrahashi2964 10 днів тому

    Weligiba zn arkaaye ninkaan wa dhaartaa nin hadalkiisa la aamini karo maahan

  • @abdirashidfarah2474
    @abdirashidfarah2474 10 днів тому

    Waa la ogaan karaa DNA in laga qaado hadey been noqoto aabihiis ma aha hadey DNA run noqoto waa aabihiisa

  • @user-cu4fo5yk2f
    @user-cu4fo5yk2f 9 днів тому

    Waa isu egyihiin aad iyo aad waxaase lagu kala baxaa dna

  • @RuweydaAdam
    @RuweydaAdam 10 днів тому

    Ninkan se cml hadalka dhibayo

  • @learn_quran_with_umu
    @learn_quran_with_umu 10 днів тому

    Sharma boy hoyadi uganda ayey kula.joogtaa nakivale iyo.walaliih.hooyo

  • @ilyaasmaal742
    @ilyaasmaal742 7 днів тому

    Waxaad isku dayaysaa in aad wiilkan yar ee wakhtiga fiican maanta ku jira aad ceebayso alle ku ceebeeye iskaga hadh waxba maad dhaline alle calaamo kaamuujiye. Haday Runkaa tahay markuu yaraa ayaad eeuu baahnaa ayaad ku murmi lahayde waxaad eegatay Jeebkiisa iimaanka alle kaa qaadye. ilyaas hargaysa

  • @user-zl1yk6sw7r
    @user-zl1yk6sw7r 9 днів тому

    Odeyga waa caanimo raadis waaye

  • @HAAMUD100
    @HAAMUD100 10 днів тому

    Sharma Boy waa raxaweyn ee hawiyi iyo darood midna ma ahan

  • @ShuebSanchez
    @ShuebSanchez 10 днів тому

    Shar.ake😊

  • @burhanroble7888
    @burhanroble7888 10 днів тому

    Maxeey cajuibkutahay somali somali leewaayeeh

  • @anwarmohamed9335
    @anwarmohamed9335 10 днів тому

    Sharma boy ma garac baa ma garanayo aabahii miyaa teyda kale hadoo abahan lacag leeyahay oo shidaal soo saaro maxoo sharma boy muqdisho ugu daruufeysnaa mise maanto ogaaday ino dhalay ??????

  • @user-js1of9cz3o
    @user-js1of9cz3o 10 днів тому +2

    Sharma haduu aabahiis yahay sharma mar kuu aabonimada u baahnaa xaguu jiray sorry hadaa dhashay xataa ma ogidoo maanta maya shalay xagee jirtay sharma ayeeyo majeerteen baa korsatay

  • @frank77w
    @frank77w 10 днів тому

    Haduu run sheegayo muu la xiriiro. Maxaa social media keenay. Sharma numbarkiis lama waayeen

  • @SahraCali-gk4pc
    @SahraCali-gk4pc 7 днів тому

    Ala uu ugeyahay waalaahi macala wilkayar

  • @israwadani9113
    @israwadani9113 10 днів тому

    Koley wuu u egyahay laakiin dhiiga markii laga qaado baa la xaqiijin karaa waase yaab wiilkii buu shoog ku furay

  • @Garaadmaxamuud-hn5wh
    @Garaadmaxamuud-hn5wh 9 днів тому

    Sharma boy wiil lumay oo la layay ma aha oo bafin u bahan waa sharaf dil

  • @mohamedbashiir9200
    @mohamedbashiir9200 10 днів тому

    Yorye diiti goodnight ayaadhalay la iskumana resto hada

  • @jamilafashe5629
    @jamilafashe5629 10 днів тому

    Labadaan sheydaan oo hunguriga wado hadey Sharma boy ay iney sidaas lacag ooga qaatan ha wacdaan hadduuba sidaas lacag ku siinaayo ninkaan shariifka isku sheegaayo gormuu run sheegi jirey cadaabta uu isku inkaaraayo Ilaahey wuuba ku fogeynaayaa sabatoo ah been aan sal iyo raad toona lahayn oo aan u dhaaran karo ayuu wadaa

  • @Daljirka-Dahsoon
    @Daljirka-Dahsoon 10 днів тому

    Kan ayaan hore ma aheynoo markuu dhahay gabar HG saaxiibkey aa dhalay kkkk

  • @fadumayahie6610
    @fadumayahie6610 10 днів тому

    Wa u egyahay

  • @sainabyussuf8252
    @sainabyussuf8252 10 днів тому

    Shalay markuu jilicsanaa xaguu jiray

  • @ruqiyaabdille
    @ruqiyaabdille 10 днів тому

    Haduu dhalay Xataa Warkiisa laguma Jairo, looma baahno, Waayo, it’s too late👈

  • @Kimodadon
    @Kimodadon 10 днів тому

    Shariifka shariif maahanee waasaqajaan reer Finland 🇫🇮 weey avoid gareeyaan ama iska ilaaliyaan waakanee maasagaa goobjoog ahaay goortii uu uurgaley mise DNA 🧬 kaqaadey intui ku dhaaranaayo isimka Ilaaheey iska ilaalsha saqajaanka

  • @abdirashidfarah2474
    @abdirashidfarah2474 10 днів тому

    Sida aan maqlay sharma aabihiisa runta ah wuu joogaa kan intuu ka imaaday hada muu hurdo ka soo kacay

  • @fadmazahracabdinuur1643
    @fadmazahracabdinuur1643 10 днів тому

    Waa isi shabahaan

  • @abdallahadan9991
    @abdallahadan9991 10 днів тому

    Muxu wax ugu qaban waayay intaasoo sano usoo xiriirin waayay

  • @ismailhussein5296
    @ismailhussein5296 10 днів тому

    Danta ogu jirto maxa waaye
    Marwalabo afaaro dad ayuu galaa,u sheega dantiisa haku mashquulo,wuu edab daran yahay

  • @anabgelle8723
    @anabgelle8723 7 днів тому

    Kadaab ayaatahay.daalim ah Daahiro calasoow ayaa kusoodiray

  • @Mohamed-Ozil
    @Mohamed-Ozil 10 днів тому

    Beenta ugu waa 32 been cad 23 jir weeye xaqiiq

  • @moha064official5
    @moha064official5 10 днів тому

    Sxb sharma boy sheekadiisa iska daa ee adiga geedka derbiga kuugu sawiran waa calamad caan ah ee iska gaar inta aan miiska lagusoo saarin.

  • @yasminmaxamed5504
    @yasminmaxamed5504 9 днів тому

    Dadkaan mashquul badanaa ma iyagaa ogaa meeshuu ku calool galey yaahuu

  • @nimahassan1798
    @nimahassan1798 10 днів тому

    Waxan wa marhore wll

  • @sundusahmed3174
    @sundusahmed3174 10 днів тому

    Wuu u eg jahay subhana ALLAH 😮