DILEMMA: SAAXIBTEY IYO NINKEYGA TOLOO MA I QAYAMOOYAAN?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 29 вер 2024
  • FADLAN LIKE, COMMENT IYO SUBSCRIBE II SAARA.
    FOLLOW MY SOCIALS:
    INSTAGRAM: FARTUSHH
    SNAPCHAT: FARTUSH
    SONG: CHRONIXX- LIKES

КОМЕНТАРІ • 410

  • @basrabashir5726
    @basrabashir5726 3 місяці тому +108

    Wax lagugu caayo iyo ceeba malihid guurkada illahay hakuu barakeeyo ubad qeerqaba oo saalixin dhayibiin ah illahay ha idinku irsaaqo Aamiin

  • @aniso7Aninso9090
    @aniso7Aninso9090 3 місяці тому +5

    Adiga waan kuu xiisnay gacalo ,lkn waxaan saaid ugu Momo siciido,come back blz😢hooyo walaahi jeclhy ❤❤❤

  • @Joyqouting
    @Joyqouting 3 місяці тому +1

    Fartuuneey mashallah sis, saan u faraxnay walahi, sincerely happy for your union walaalo, ilahay ha idin barakeeyo

  • @sareedo8184
    @sareedo8184 3 місяці тому +1

    Masha Allah mabruuk guriga Allah haku barakeyo inta dhalinta gurdonka ahna Allah ha u sahlo guur khayr qaba ❤🎉🎉🎉🎉🎉❤

  • @miskiabdiqafar8345
    @miskiabdiqafar8345 3 місяці тому +1

    Ilaahy guurkaga hakuu adkeyo awlad bariyana alaah kusiyo ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @SumaiJamac
    @SumaiJamac 3 місяці тому +1

    My favourite girl fartuun qali back ❤❤❤🎉 ilaahay guur khayr leh ha kaaga dhigo ❤

  • @suhayradam2434
    @suhayradam2434 3 місяці тому +4

    Love you too sweetheart ❤
    Ilaahy hku barakeeyo guurkaga 🎉❤

  • @indho_adayg3268
    @indho_adayg3268 3 місяці тому +18

    Maamo isniino is backkkk 😂❤🎉🎉🎉🎉

  • @hibaaqahmed9099
    @hibaaqahmed9099 3 місяці тому +5

    I had no idea! Congratulations! 🎉

  • @bassflix5982
    @bassflix5982 3 місяці тому +1

    10ft😮 mashallah hambalyo to both of you🎉🎉🎉

  • @maryanhappy5356
    @maryanhappy5356 3 місяці тому +2

    Adoo marwo ah iyo aniga iyo intaa ilaa mid ah oo sidii single uu ah baa noso noqotay waa na cidlesay hda nhy team single 😂 welcome back ❤

  • @ameyra1
    @ameyra1 3 місяці тому +1

    Yeey finally the queen is backkk😭❤️🫶🫶

  • @NajmoCabdi-j4u
    @NajmoCabdi-j4u 3 місяці тому

    Ilahay ha kuba rakeeyo abaayo isku waaraa ilma baari ah ilhay ha idin kala siiyo sidaan ugu farxay walshay habalyo mar labaad🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤

  • @halimah7164
    @halimah7164 3 місяці тому +1

    Mabruuk habo ilaahay ha ku siiyo waxaad jeceshahay ha keenin waligaa xaajiga

  • @zeitunadan
    @zeitunadan 3 місяці тому +1

    MashaAllah tabarakallah, welcome back, sister ❤

  • @ahlam8554
    @ahlam8554 3 місяці тому

    Fartuun hadalkagasii waan ku farxay hooyo maa cidlaynoyii hooyo aanii lee ii haysta❤🥰

  • @sahromahamud
    @sahromahamud 3 місяці тому +2

    Manshaallaah Guurkiina Guur Qeyr ❤️✅

  • @umufatimadegen9965
    @umufatimadegen9965 3 місяці тому

    Fartuney hanbalyo hanbalyo ❤❤ xabiibti ilahay Reerka ha kuu barakeyo mashalaah ilahay awlad salixana haku siyo ❤❤❤❤

  • @Nafyar394
    @Nafyar394 2 місяці тому

    Wlh ilhy dartiban ku jcly ila 2021ku dawn jiry😂❤gurkagana wnku farxay abayoy

  • @Queen-pb9kg
    @Queen-pb9kg 3 місяці тому

    Walal gang welcome back yaqey we miss you ❤🫂and hambalyo once again iskuwara ubad Qeyr qaba kala hela abayoy ❤️

  • @munodiirshe
    @munodiirshe 3 місяці тому

    Illahay hakuu barakeyo abayo guurka insha allah owalaad bariyahna allaha kusiiyo❤

  • @kadraadamahmed3793
    @kadraadamahmed3793 3 місяці тому +1

    Welcome back ❤

  • @hoodoeprahim2683
    @hoodoeprahim2683 3 місяці тому +2

    Ma necba ee wuu ka helay si uu ugu dhagsado ayuu kaaga fogaynayay markuu dareemay inaad kala fogaaten shptaa ayuu ka faaidaysaty inuu qabana waa suure

  • @RahmoAhmed-ll9cj
    @RahmoAhmed-ll9cj 3 місяці тому

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉hanbalyo quruxleydeenaa wankugu farxay wan kujecelnaahay we love you so much wlhi❤❤❤❤❤❤❤

  • @xuriyonaanaale2511
    @xuriyonaanaale2511 3 місяці тому

    Mcny Guurkada waan kufaraxnay RABBI hakuu adkeeyo Duceyzan sideedaba duceysane heshaa

  • @Khaalidcade01
    @Khaalidcade01 3 місяці тому

    ani waxan dhihi laha body language wax kitusi exam: miiska cuntada marka isugu timaadan hortiisa siisaar marku arko asagaaba kudhahaya xay thy waraaqdan ileen inad adiga saartay wu ogyhy kadipna adi iigaga sheeke uun ku dheh that is it

  • @samiiramohamed537
    @samiiramohamed537 3 місяці тому

    Hanabalyo fartuuun reerki balaadhee barakooba alle hakaga yeelo reerka

  • @dekanadifhassan6196
    @dekanadifhassan6196 3 місяці тому

    MashaAllah bride of the year you're back congratulations 🎉

  • @Mssdaily
    @Mssdaily 3 місяці тому

    Allah kuu adkeeyo byoh guurkaga wllh said aa ugu farxay😊 ilmo bdno qurux bdn allah idin siiyo adi io abowe❤

  • @qweenhalimahqweenhalimah1950
    @qweenhalimahqweenhalimah1950 3 місяці тому +1

    Sweetheart you won our hearts❤️

  • @miskiomar4399
    @miskiomar4399 3 місяці тому +2

    Naag saaxiib magasho Nina lama aamino waxbaa kadhaxeeyo ama wey isqabaan

  • @hafsaaden9198
    @hafsaaden9198 3 місяці тому

    Fartuun mabruuk guurka alaha kuu barakeeyo you are marwo hada waa kaa muuqataa nuursiga kkkkk awguuriy

  • @Israa-fj5xj
    @Israa-fj5xj 3 місяці тому

    Mashaa alaah hambalyo aroosadeena owlaad baari ah inshaa alaah

  • @abdulazizd
    @abdulazizd 3 місяці тому

    Hambalyo. Abaayo waa farxad inaad guursatay ❤❤ mashallah

  • @ikrannaasir6420
    @ikrannaasir6420 3 місяці тому +1

    Keep going🎉❤ wllshey❤ mcn 400k🎉 i.a

  • @nasuutahir6025
    @nasuutahir6025 3 місяці тому

    Tuuney love you babes💗🤝

  • @zeinababdullah7590
    @zeinababdullah7590 3 місяці тому +1

    Sa unureysid le😊😊masha Allah ❤

  • @Izaphara1
    @Izaphara1 3 місяці тому +1

    Welcome back ❤tuuney

  • @ikranabib7919
    @ikranabib7919 3 місяці тому

    Masha Allah tabaraka Allah
    Congratulations 🎊 Fartun you and your Husband Farxad ku waara❤❤❤❤❤

  • @Mona09083
    @Mona09083 3 місяці тому +1

    Allahuma barik abayo ❤

  • @ShaafiyaIsmaaciilxasan
    @ShaafiyaIsmaaciilxasan 3 місяці тому

    Masha alah marki uhorayzay adoo marwo ah noso fadhisato

  • @xamdiboss3071
    @xamdiboss3071 3 місяці тому

    Alle hakubarakeyo reerkga fartuuney love you

  • @nesraabdi7113
    @nesraabdi7113 3 місяці тому

    Masha Allah ❤️ sister you are so beautiful and we missed you so much ❤️

  • @mariankasim-go8le
    @mariankasim-go8le 3 місяці тому +51

    Abayo Fartuun Gurigaaga Allah kuu barakeeyo, Nin ku ixtiraamo ku jeclaado aanan ku khiyaanin Allah kaaga dhigi, Ilmo baariyaal eh korintooda iyo kala dhicintooda Allah kuu fududeeyo Ilaahey haku siiyo qalbigaa kaaga duceeyay abayo mcn Allah kuu aqbalo

  • @sahramoha2430
    @sahramoha2430 3 місяці тому +34

    Fartun welcome back dear ilaahy gurigaaga hakuu barakeyo❤

    • @nyg1162
      @nyg1162 3 місяці тому +1

      Amin❤

  • @fatmasaid1923
    @fatmasaid1923 3 місяці тому +21

    Fartuuney from 2018 to now waku dawadaa malinkaan nikaaxaga arkayna waxan u farxay sidii walashay oo guurtay oo kale
    I am so happy for you
    Ilaahay owlaad badan oo cafimaad qabo oo barako leh haku siiyo guurkaga iyo gurigaagana haku barakayo siz

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali 3 місяці тому +23

    WELCOME😅ME BACK
    AROOSADA SEE DAREEMEYSAA
    BOOSKII. SIGLE EAA FAARUQISEY
    KAWARAN. XAASLEY. TAHEY. MAANTA
    HABALYO HABALYO❤❤

  • @anisaahmed7753
    @anisaahmed7753 3 місяці тому +2

    He had interest in her friend that’s why he didn’t wan to his wife to be friends with her. Also I would be done 👍

  • @Haajira.raliyo
    @Haajira.raliyo 3 місяці тому +3

    Waa laba mid inay warqada soo sameesay made up si ay guriga u baabiso tan kale wa in ay wada socdaaan uu rabo inuu kaga naxsado surprise kaga dhigo inuu arooosaayo hadhowna marmarsiyo kaga dhigo ma goyn karo i have a business with her

  • @iqrahassan6529
    @iqrahassan6529 3 місяці тому +1

    Ceeb iyo caay toona ma lihid 🥹❤️abayo fartun I love you

  • @amiraahmad3935
    @amiraahmad3935 3 місяці тому +13

    As my opinion: ma ila ficno inee qof kle u balimiso bas wxaa ila ficn iney goni ula hadasho ee control yeeshto oo san fududanin like FBI iney shaqeeso U know “she had to know the behind “ and i gonna say abaayo niyada daji i can feel it that U stressed out, don’t worry it gonna fine abaayo❤. Alle hkuu dajiyo qalbi ee na” ilaahayoow runta ii cadee. My mind says allllot things but Ilaayow kheyr hku wafijiyo hkuna cadeeyo runta I.a ❤️‍🩹

  • @mankanur7758
    @mankanur7758 3 місяці тому +4

    Wlh fartuuney nikaxaaga said ayaa uku farxay farxad dardeed ayaan u ooye waana ku so duceeye in sha allah guur qeer qawo ilahey haka digo quruxey in sha allah waqdi fiican noo sheek guurgaada saa arooskaada dardiis engariiska uku so laabto waligaa ii faraxasanow nolol iyo guur qurux badan ku rajeynaa ❤❤❤❤🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼✨✨

  • @hafsaomar4156
    @hafsaomar4156 3 місяці тому +7

    Abyo waxkasto samesato waa waa kuraxsanahy guurkana Allaha ku barakeeyo❤

  • @rikhaatt
    @rikhaatt 3 місяці тому +5

    Fikrada furtuneyyy waa top balse labadha qof in lasu dhax galo muhiim mhn amase mahabuuna lkn waxey sameyn karta cod iney duubato labdha dhinac boo then haisku barbar dhigo.

  • @HamadFeyr
    @HamadFeyr 3 місяці тому +7

    Ani sidii arooskii washay ugu farxay guurkaaga masha Allah ❤

  • @yasmincueta2826
    @yasmincueta2826 3 місяці тому +9

    Welcome back queen hambalyo xappti😊❤

  • @halimaqueen8067
    @halimaqueen8067 3 місяці тому +2

    Fartuun guur wanaagsan isku waaro xaajigaada caruur baariyaal ah allow dhaxdiina ka beer isku duqooba qilaaf dhaxdiina allow ka ilaali guuuuuleysto abaayo insha Allah ❤❤❤❤❤

  • @nimaabdullah3528
    @nimaabdullah3528 3 місяці тому +5

    finally shefuna way solabatay abyo allahuma barik qoyskaga cusub we love u walal gang since 2018

  • @SumayoBintumohamed-t9l
    @SumayoBintumohamed-t9l 3 місяці тому +2

    ani ahan wxn dhihi laha intaadan wareesan labadodaba wxa sameysa contctigoda firi ama massageyada ilen hadad weydiso gaashan be galayan moplkodana weka shakinayan, so wxe isdhaafsaden only shaqo io wxas hde ka hadlayen wa normal lkn wxyabo kle ine jiran laga yaba wax baar labada phone aygo ogeyn kudaremen ama qof ka wcnaa iidhib dheh

  • @GAANI.
    @GAANI. 3 місяці тому +1

  • @samiragedahasodhiib1644
    @samiragedahasodhiib1644 3 місяці тому +1

    Aniga convention iyo dilemma naso badi Aniga intas jeclahay naso badi

  • @maanmohamed-tu3kx
    @maanmohamed-tu3kx 3 місяці тому +6

    Yeeeyy🎉fartun is back ❤️lkn wan oga tiktok iyo snp ban kaso arkay😂❤

  • @khadramuhumed3597
    @khadramuhumed3597 3 місяці тому +1

    Alla saa isku barateen noo soo geli fartuuney 😂😂😂😂

  • @Layrgaming-y5j
    @Layrgaming-y5j 3 місяці тому +2

    Gabdha waxaan ku la talin labada qof iney qof ba mar balan sato laakin qof kale yey san ka xeysan mid walba markey la hadleyso na iska dhigto iney kan kale runta u soo sheegey oo waxa qarsan ey san jirin

  • @Abdifatah3
    @Abdifatah3 3 місяці тому

    Hambelyo Hambelyo
    Laba aan kala maarmin
    Laba aan kala maagin
    Gayaan ku midoow
    Mudnaantiyo dookha
    Lamaanaha is doortay
    Rabow miro deeqa
    Rabow nolol miigan
    Muftaaxa ladnaanta
    Awlaad la majeerto
    Intay mudan yihiin ba
    Usaar midigtood
    Aaaamiin aaaamiii
    I❤❤❤❤❤❤❤❤
    ❤❤❤❤❤

  • @aminapharah3906
    @aminapharah3906 3 місяці тому

    1. WHAT!!!! thats wrong, she needs fllow your plan!! omg like maybe her brother,,,, your better than me. trust is out the door, she is trifling and so is he....

  • @YasmineAbdi-pk3wf
    @YasmineAbdi-pk3wf Місяць тому

    مبروك يا قلبي انا احبك اكثر 🎉🎉🎉🎉❤❤❤ الله يحفظك ويسعدك يارب العالمين

  • @ShukriMM-tp3uo
    @ShukriMM-tp3uo 3 місяці тому

    ASALAM CALEYKUM FRTN
    HMBLYO HAMBALYO ❤️QALI💕GURKAGAN ALLAH HA IDIN BARAKEEYO ADIGA IYO XABIIBKAG. ALLAH HA IDINKU
    IRSAAQO OWLAAT BARI YAAL AH OO CAFIMAT QABAAN
    WAXAN ALLAH IDINKA REJENAY ABE FICAN IYO HOYO FICAN ABOOTO & ABOOKO WANAGSAN INSHA ALLAH.
    ALLAHU MA AMIN🤲🤲🤲.

  • @FowsiyoDd
    @FowsiyoDd 3 місяці тому

    Asc habo I agree with u ha kenin odeygaga & gurigaga cusub privet haku ahaado family gurkaga ki lagu nasto gabar & caano wiil & caano nolasha wa respect isku wara isku duqowa jana fardowsa acla isla gala insha Allaah owlaad bari ah Alaah ha idinku irsaaqo amiin habo

  • @fahmomaxammed2256
    @fahmomaxammed2256 3 місяці тому +1

    Saxiibtinimadi soceli bal inu kahadlo hadu kahadlo weydii

  • @xafsa1939
    @xafsa1939 3 місяці тому +2

    M.a waa nuroosaa😭😂🫶

  • @asmaanaxariisbdn2105
    @asmaanaxariisbdn2105 3 місяці тому +1

    Fartuun abayo waku xiisey hambalyadada hawada ku mariyay hadana ina inta kugu reebayo waku faraxsanahay allow ku xafid wanaag kugu bartey kuguna jecladey ❤

  • @deqosalah10
    @deqosalah10 3 місяці тому +3

    Welcome back caruusa ❤❤❤🎉🎉🎉🎉mabruuk Alf mabruuuk

  • @xawaluul2451
    @xawaluul2451 3 місяці тому +6

    Welcome back sister❤

  • @yusramohamed9840
    @yusramohamed9840 3 місяці тому +2

    Welcome back sis is good too see you and I miss you and congratulations I was so happy when I heard that you got married

  • @queenaa3385
    @queenaa3385 3 місяці тому

    See laguu caaya walaala kujecelbad haysataa wlaalo waanu kuwada faraxsanahay guurkaga wiil iyo caano barakooba wlaalo mcn farxad waarta ayan kugu ducaynay❤❤❤❤

  • @liishoawed1934
    @liishoawed1934 3 місяці тому

    inantaa talo ahaan waxan u siin lahaa dhibku meeshu ay kasocoto waa ninkeeda sababta uu yada uga fogeynayeyna waa inay yagu wakhti isu helaan oo ay yadu ka fogaato gabadha si ay san u ogaan khiyaanadooda markaa labadaba ha weydiiso midba keligii lkn mid kasta markay la kul mayso ha ahaato sidii qof aysan macno weyn waxan ugu fadhiyin oo xogtoo dhan lasocotay micna yadoo aan qeylin buuqin sidii sirdoonka ha uweydiiso kadibna labadooda jbwbod ha is bar bar dhigto ninku haduu naagta la qabo iyo haduu ganacsi bes kula jiro se hadiiba uu ganacsi furtay sababta yada looga qarinayaa maxay tahay oo sxbteed looga kalsoon yahay

  • @Nina-le1lk
    @Nina-le1lk 3 місяці тому

    I would find the account password and transfer all the money to my card and spend it all and divorce him

  • @sagalabdirahmaan4815
    @sagalabdirahmaan4815 3 місяці тому

    Fartuuneey horta hambalyo
    Sheekada naagta iyo sxbteeda iyaaaaaa😂 ani waaka shakiyay naagta armuu laqabaa naa baastarka warqada indhaha ysaar oo kalsoonidiiba dhimataye mar hadu sxbteed lagalay deal waliba isago kareebay😢

  • @ShushuaademShushu
    @ShushuaademShushu 3 місяці тому +2

    Opnion: markaad way diinayso qof add ku kolsontahey keen haddenad laheen qof add ku kalsoon tahayne, cod ka duub labadooda si ay hadhow haddey arrintu gaadho reerkaga/maxkamdda, add maqeshiisiid rerkaga/maxkamada
    ilahay ka bari inuu sharkooda ka ilaaliyo oo problemka kaa saaroo wllo "amin"

  • @Commentkudhigle-s1g
    @Commentkudhigle-s1g 3 місяці тому

    NINKA KU GURSADAY NASIB KALIYA WAYE JIRKAAN QURXON ILLAH U XALALEEYAY.

  • @ciisehashim4249
    @ciisehashim4249 3 місяці тому

    Prank ur mom with a new American boyfriend 😅😂😊

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 3 місяці тому

    NINKAAGA WAYDII ASAGA IYO SXB WAX KA DHAXEEYA IYO SABABTA UU U YIRI USKA GOOY GABADHAA???

  • @Huda-e5o9h
    @Huda-e5o9h 3 місяці тому +5

    Finally she’s back

  • @Shankaroongessod
    @Shankaroongessod 3 місяці тому

    Routine gurgaga jikada iyo fadhiga kali qolka jifka maya

  • @Maya-w5d2s
    @Maya-w5d2s 3 місяці тому

    Routine morning ila haben naso samee😭😍

  • @kinnur8398
    @kinnur8398 3 місяці тому

    Labadas wax baa ka dhaxeyo in ey is qaban a laga yabaa gabdhaha la qabo gaber sin gal hala saxibin

  • @SalmaSiman-lz9wc
    @SalmaSiman-lz9wc 3 місяці тому +3

    Welcome back queen❤

  • @Calisheeko
    @Calisheeko 3 місяці тому

    Hanblayo hanbalyo walashay walahi wan faraxay

  • @Hanaan-Wacan
    @Hanaan-Wacan 3 місяці тому +1

    Absolutely 💯 Welcome back qalanjo manshallah ya caruusaha♥️💞💕✋🙌🎁❤️inshallah amiin illahay ha ku adkeeyo dear ubad barakeysan oo bariyal ha ha idin kala siiyo🤲
    Secondly, Isaga ha straight ha u weydiiso iyadoo hadey cadeyn heysato waxad igu tiri saxiibada ma jecli waxan u gooyey dartaa lakiin waxan arkay in aad adiga Xiriir wadad tihin ood business leedihin…ima Adan sheegin why, and than cadeynta u raciso…! Reaction ka uu bixiyo ayey ka fahmi kartaa sirta Dhanta ah ee ku talabi laheyd!!!!!🫣

  • @farhiyahhassan6784
    @farhiyahhassan6784 3 місяці тому +1

    Hambalyo ❤❤❤ fartuun Hambalyo Nolosha cusub farxada ayaa kaa muuqato ❤❤❤❤😂😂😂

  • @Edbashir
    @Edbashir 3 місяці тому +3

    ❤️🔥 alf Mabruuk

  • @hamdafilms129
    @hamdafilms129 3 місяці тому

    2:43 😂😂hadee hadaa xagay fiirin lahayd

  • @hanifarah6370
    @hanifarah6370 3 місяці тому +1

    Alla fartuun waan kuu xiisnay Mnsha allh barakallaahu arooskaga❤aad ugu farxay rabigey barwaaqo iyo awlaad saalixa dhexdiina hadhigo ❤🎉 farxad kuwaara abid ❤🎉

  • @i.ismael4330
    @i.ismael4330 3 місяці тому +1

    Gabadha sheekada koowaad leh make sure inaa update nasoo siisid madaxaaba i xanuunay anoo furniin ku qaylinaya baa is arkay😂

    • @truelife6820
      @truelife6820 Місяць тому

      Abyo updat malasobixiyay tolow ilen Ani hda leeba arkoyaahe wayabahnay
      Shekada hamda home decor kashekeynoyso ayadana sodhageyso
      Ileen ragga nagaha ay caayaan weeyba kahelaan na walaley dadki qayano badanaa

  • @nagaddoualeh6610
    @nagaddoualeh6610 3 місяці тому +4

    Finally you are back❤

  • @Nurayn-z9k
    @Nurayn-z9k 3 місяці тому +2

    Welcome back dear congratulations again and again fartuun wlaal aan jecelnahayba tahay guurkaagu mid badhaadhe iyo barwaaqo noqoy❤❤❤❤

  • @sofiahussein4572
    @sofiahussein4572 3 місяці тому

    Aniga waxaaa jeclahay convocation ka

  • @aayahacali5788
    @aayahacali5788 3 місяці тому

    Ilaahay guri barwaaqo ha kugu simo

  • @muniiroali
    @muniiroali 3 місяці тому +3

    Fartuun welcome back sis ❤