Confession ka kowaad inantaasi she need medical help omg walaasheed maxaa u geeyey hooyadeed baaba ka raaliya noloshaas oo wali haysata aabaheeda Naa hadaad comment kaas akhrisatid ilahay u noqo baan ku leeyahay oo walshaa xaasid nimada kala daba hadh subxaan allah
Subxanallah, horta gabadh ayada jiran ee ha radsato cawimaad, abah iyo hooyada wixi dhex maray ma ah wa dhib ah wa waxa normal ah. Si dhaqso ah cawimad ha u radsato si u ninka ay gabadh ka qaday u jab kaga tagin.
Asc abaayo in case haddi aad aragtid comment tigan waxan kuu shegayaa aniga xitaa noloshaas wan soo maray lkn is qaab ma ahan oo waxan ka simanahay in hooyadeen laga tagay oo cilac ay no so korisay waana dereemikaraa dareenkas aniga wxan ku shegi lahaa waxaa sameysay wa danbi oo qof walashaa ah ayad dhibateysay oo wax kaa galabsan oo na kaa yar hadduu abihii kudhalay ku tusisay sida kaana tagay hadda noloshaada way isbadashey sidi hore matched waan weynatey waxa loo baahnaa in aad ku fakirto sidee meshan meel ka fican hooyadey ku geeyn karaa ee ma ahan sida aad sameysay madama aad sameysay hada kasoo labo oo ku fikir hormarkaga iyo kan qoys kaga mahadsanid 😊
qof xanuusan weeye wlley therapy aad ma fiyoobid gabdha yar wax kugu my sameyn khaladna maleh haku naar tagin aabahaa khaladka leh isaga ku ciil bax bisinka dad noocaana ma jiraaan illaahy cafis waydiiso ninkaan aad is leedhywaad ka qaady isagaaa mas kugu noqon doona waxaa is leedhy waaa fiican yihiin kugu xumaan nabsi hagalin balaayana hadoonan noloshaada hormari hoooyadaana inaad heer gaarsiisid ku dadaal intaan xumaan ugu samyn lhyd be positive time ka aad ku bixinyso qoftaas aduu is gali hooyadaana nolosha ugu sareysa gali dadkaaas iyagaaa hadhow idinka maseeraya idin soo raadsan doona
Abaa ilahah ka baq wax fiican maad samayn soo toobad keen walasha aad isku dhiiga tihiine iska dhaaf adi mjeclid in saas laguula dhaqmo ha silcin wlashaa hada intaas ugu ekaysii wax kle ha ugu darin ilahay haku soo hadeeyo abayo dibada hadaad joogtidne caawinaad raadso therapist utag asi dayacaadu ini dayacay alle kala xisaabtamayo mlinta qiyaame sabbto ah danbi weyn buu galay ilmihiisi io xaaskisi buu dayacay alle hasoo hadeeyo lkn waxa kaa codsanaga adne hadaa wax xun sameesid alle wuu kala xisabatami so alle danbi dhaaf weydiiso wax qaldane ha sameen walahi 2gabdhood ila dhasheen isku aabe manihin midna isaga soo korsaday midna hooya soo korisay tan hoyo soo korisay say u wacaysay wey daashay xitaa tellka kama uu qabto kliya wxy rbtaa uun in ay xaladiisa weydiiso weligiis waxbarasho kamuu bixin asi io hoyadiisne hoyadey si xun bey ula dhaqmeen xitaa gabdha hoyo soo korsaty markay. Dhalanaysay ayeeydeen dharbaaxshay ku dhufaty bc of wiil bey rabtay lkm gbar baa u dhalaty allena ilaa hada wiil ma uusan siin walahi wan layaabay siduu u dhaqmayo
Abyo mcn iska daa walasha waxbo ku gumey sameyn iska daa danbi ha arursan ninkana u celi walasha runtana u sheg insha allah ninka ad hada heysato inu adina sas cml inu ku yeli dono allah aya og
My appeal to every Muslim, my brother or sister, the owner of the channel, I know that it is not my right to comment on your channel, but God is my witness that our circumstances are harsh and forced me to do this. Please forgive me. My brother, there is still a brotherhood of faith. I asked you for a bag of flour. My brother, we women cannot go out among men. There is still a woman with you. My brother, God has honored you. You are men. We are women. We cannot go out or work like you. My brother, where is the brotherhood of faith in your hearts? We are women. There is no brotherhood, no mercy, no compassion, no humanity. And give good tidings to the patient. It is the greatest hope while waiting for what we want. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' How many times I called and talked and tried hard, but no one responded. Oh man, we are with you. My mother ordered us food from the restaurant. More and today. My mother left. Crying. She said, Why are you crying, my mother? She said, My daughter, I ask. God, that I may be honored by death. She said, Why, my mother. She cursed us. She said, "My daughter, today the restaurant owner insulted me. I said, 'Why?' I said, 'How can I be better than people?' I ask God, my daughter. May God gather me. With death alone, a gathering that is better than this humiliation and this humiliation. It is true. I am saying this. It diminishes my value and respect. But, man. I swear to God that I did not say this. I kiss your boots. I am so hungry that my conscience no longer allows me to let you go and ask us for food. I kiss your boots, man, and I ask you by God Almighty and in the Book of God, man, I kiss your boots, man. He has caused us harm, my brother, so that we can buy a kilo of flour and pay the rent. My brother, have mercy on us. He who is in the show will have mercy on you, He who is in the sky. My brother, this is my WhatsApp number: 00967711500090. Whoever can help us, message me on WhatsApp. We will send him the full name. He will transfer us as much as he can. May Allah reward you. Allah knows that my family and I, our house rent is 20 thousand Yemeni riyals per month, and now we owe 60 thousand for 3 months. The owner of the house is one of those people who do not have mercy. By Allah, my brother, he comes every day and humiliates us and talks about us and wants to throw us out of the house and into the street because we were unable to pay him the rent. We will have until the end of the week, and if we pay him, he will swear by Allah that he will throw us out into the street without mercy. See my situation for yourselves. I ask you by Allah, the Living, the Eternal, to help me. By Allah, the Almighty, even at night we cannot sleep from fear. We do not have mattresses or blankets to warm ourselves from the cold. Everything is flooded from the rain, and we have no one but Allah and then you. My brothers, I kiss your boots, don’t turn me away empty-handed. Help us with whatever you can. Is it acceptable to you that we live in this place? We are girls and we have no one. Our father died in a car accident. Consider us your daughters and your honor, and help me with whatever you can. May God reward you with good =>[[}>] ^][;&&&//&..,~~~♡♡~~~♡~~♡~•~•••••~•(・|.}]◤)~♡~♡~;l.i.i.i¡¡.i.i.l.ii||`،-.»◇◇~~،،،.،،،،،،-,|;....................-.........,.;&&;;&😭😢😢😭
Subxanallah aniga mid ba saas igu samysay o abahy dhaly wa iga weynyd xita family qurbaha joga an guursady iyda burburisay Sida darted ilaa hder wax abahy dhaly mid aniga ila dhalty mahne ma jecli wa necbahy waligy wax kuma samyn ilahy haka jaza’isiyo taas 😢
who knows maybe she has the same problem as u but she just know how to except and manage her problems so leave your sister alone ofr you not for her,coz believe me you will be the one who will suffer the most.الله يهديكي اختي
gabada ma qaldana e ninka abaha shganaya baqaldan e waxaso xuuman aha gabada galiye isaga 2 dumara isko donti isagan siimi karin marka gabadasi qalda malha
Dumarka somaliyed inatay samar isleyihiin ayey udulqadanayan bahdilka sa ilmahoda xanun nafsiya ku dhacaya madama ay gabadheda weynthy ayna joogto qurbaha waxay ahayd inay iska furto ma jìrto dan ku khasbaysa inay iyadon la rabin hadana ay la sii nolato qof aan uqalmin hooyada waxa dhihi laha gabadhada hoos ufiiri
waa doqon gabarta maxey kaasameysay hooyadaa iyadaa meesha is dhigtay gabadhaan danbi ku male mida kale aabahaa wuxuu uga tagey hooyadaa ka waran haduu isaga dhibanaa
@@NasroXidig1 walal waa jiraa qabiil midgaan la dhoho soo baar gabooye miyuu la dhashay mise asagaa dhalay taas baanan aqoon lakin waa qabiil soo baar adiguba👍
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ) ❤️🫶🏻😢
Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤❤❤
Confession ka kowaad inantaasi she need medical help omg walaasheed maxaa u geeyey hooyadeed baaba ka raaliya noloshaas oo wali haysata aabaheeda Naa hadaad comment kaas akhrisatid ilahay u noqo baan ku leeyahay oo walshaa xaasid nimada kala daba hadh subxaan allah
Talo:
1) Wixii kugu dhacay dambi kuma lihid, Alle waydiiso inuu xaqaga kaga soo qaado waalidkaga.
2) gargaar waydiiso family doctor kaga, usheeg waxad darwemaysid , waydiisona inay ku diraa psychologist. Aad ayay ku caawini kuna bari sidii aad u ga dawoobi lahayd wixii kugu dhacay.
3) gabadha half sister kaga iska daaa, waayo danbi kamay galin. Alle na danbi dhaaf waydiso intad ku xadgudubtay.
4) isku day inaad akhrisatid buugagta cilmi nafsiga, kudadaal sidaad u badbaadin lahayd nagtaada iyo dadka kugu xeersan.
Waan ku soo ducaynayaa ❤❤
Fartuun walhi waa gabdha kaliya aan ugu jeclahy oona ukutagero social media wllshei nolow inte nolol jirto❤🙏🏻👸🏻
Subhana Allah look for the meaning of this verse please ولا يحيق المكر السيء الا باهله
Wishing you to reach soon half million 🎉 . Sweetheart ❤.you deserve more.
Subxanallah intay walashed dhibayso iyadu ma inay nolol fican heli bay is moodaysa xaasidku waligi horumar ma gaadho wll hada comment ga akhrisanayso gabadha walasha ah iska dhaaf oo nabad gali hadayna iyadu wax kugu samayn why aad udaba dhigani
Sikasto ha ahate Wllshy Abahy dhaley islama hdlo xarir nh malihi lkn hormaka ina ka hor istago wa guunimo subxanaAllah
Sidaa haku dhiman xataa hadey ku xumeysay wanaaji adiga adun aaqiro ka badan
Subxanallah, horta gabadh ayada jiran ee ha radsato cawimaad, abah iyo hooyada wixi dhex maray ma ah wa dhib ah wa waxa normal ah. Si dhaqso ah cawimad ha u radsato si u ninka ay gabadh ka qaday u jab kaga tagin.
gabada ma qaldana e ninka xumanta intas laga sameyi waye hado carurtisa kala xiigsaden dumarka u isko rari isagon kaso bixkarin waye qaladko
Subxaan Allah leave your sister alone please she did not do anything to you!!!
Soo maha I can't understand why she's doing that sübhanallah
Xasbuna Laah, waxaa iigu daran ayada xataa nolosheeda dhan waxeey ku soo koobtay ineey walasheed nolosheeda kala daadiso..War walaaley markaad yareeyda nolol fiican kuma korin aad tiri hadana god dheer aad ku socota.
Walashayda abbo dhalay sida u jeclahay allahuma barik walal wayn boos kasta ooy oga baahanyd Ana u buuxsha
Asc abaayo in case haddi aad aragtid comment tigan waxan kuu shegayaa aniga xitaa noloshaas wan soo maray lkn is qaab ma ahan oo waxan ka simanahay in hooyadeen laga tagay oo cilac ay no so korisay waana dereemikaraa dareenkas aniga wxan ku shegi lahaa waxaa sameysay wa danbi oo qof walashaa ah ayad dhibateysay oo wax kaa galabsan oo na kaa yar hadduu abihii kudhalay ku tusisay sida kaana tagay hadda noloshaada way isbadashey sidi hore matched waan weynatey waxa loo baahnaa in aad ku fakirto sidee meshan meel ka fican hooyadey ku geeyn karaa ee ma ahan sida aad sameysay madama aad sameysay hada kasoo labo oo ku fikir hormarkaga iyo kan qoys kaga mahadsanid 😊
Ala fartuney maxaan ku jeclahay. Qof aqli iyo dabaceed leh ayaa tahay masha Allah ❤
qof xanuusan weeye wlley therapy aad ma fiyoobid gabdha yar wax kugu my sameyn khaladna maleh haku naar tagin aabahaa khaladka leh isaga ku ciil bax bisinka dad noocaana ma jiraaan illaahy cafis waydiiso ninkaan aad is leedhywaad ka qaady isagaaa mas kugu noqon doona waxaa is leedhy waaa fiican yihiin kugu xumaan nabsi hagalin balaayana hadoonan noloshaada hormari hoooyadaana inaad heer gaarsiisid ku dadaal intaan xumaan ugu samyn lhyd be positive time ka aad ku bixinyso qoftaas aduu is gali hooyadaana nolosha ugu sareysa gali dadkaaas iyagaaa hadhow idinka maseeraya idin soo raadsan doona
Mashaa Allaah fartun is not easy❤️❤️👍
Abaa ilahah ka baq wax fiican maad samayn soo toobad keen walasha aad isku dhiiga tihiine iska dhaaf adi mjeclid in saas laguula dhaqmo ha silcin wlashaa hada intaas ugu ekaysii wax kle ha ugu darin ilahay haku soo hadeeyo abayo dibada hadaad joogtidne caawinaad raadso therapist utag asi dayacaadu ini dayacay alle kala xisaabtamayo mlinta qiyaame sabbto ah danbi weyn buu galay ilmihiisi io xaaskisi buu dayacay alle hasoo hadeeyo lkn waxa kaa codsanaga adne hadaa wax xun sameesid alle wuu kala xisabatami so alle danbi dhaaf weydiiso wax qaldane ha sameen walahi 2gabdhood ila dhasheen isku aabe manihin midna isaga soo korsaday midna hooya soo korisay tan hoyo soo korisay say u wacaysay wey daashay xitaa tellka kama uu qabto kliya wxy rbtaa uun in ay xaladiisa weydiiso weligiis waxbarasho kamuu bixin asi io hoyadiisne hoyadey si xun bey ula dhaqmeen xitaa gabdha hoyo soo korsaty markay. Dhalanaysay ayeeydeen dharbaaxshay ku dhufaty bc of wiil bey rabtay lkm gbar baa u dhalaty allena ilaa hada wiil ma uusan siin walahi wan layaabay siduu u dhaqmayo
Wlh hal gabro abahy dhalay jirto aduunka ujecelahy gabdho kale oo hooyadey dhashy jiraan waa nolosheyda qeeyb kamida gabdhahaas la’aantoda manolan karo aad bana isku jecelnahy nolada garbeheyga
400k ka badan ayaad u qalantaa wlhi abaayo🥰😍
حسبنا الله ونعم الوكيل
ولا تزر وازرة وزر اخري
Makushegaa waxa kaasaramariyay gabadaa qalbiga ayaad kagubaneysay mesha aad sabri laheyd dulka ayuu ilahay lajari lahaa فصبر جميل sabarka wuxu quruxbadanyhy aad markad usabartid qofka wax kuyeelo
Fartun abayo ku jeclhy illahy haku jeclado❤
Abyo mcn iska daa walasha waxbo ku gumey sameyn iska daa danbi ha arursan ninkana u celi walasha runtana u sheg insha allah ninka ad hada heysato inu adina sas cml inu ku yeli dono allah aya og
Hahaha walahi Fartuun waa funny. Hoydba waa la qabaa adi maxaa dad kaa waa weeyn afaarahooda ku galiyay 😆
7:04 😮 bisinka wlhi miskinta wnka naxey. Talada fartun wnku raacsaney😮
Adiga naftaada dulmineysid xanaaqa yuu kaa tan badin naftaada meel aan munasib ku eheyn aad ku rideysaa
Inaalilaahi wainaa illayhi raajicuun walaashaa aabahaa dhalay dulmigaa ka gashay waad helee subxaana laah
Waa qalad
Aabahaa xataa si walbo u uqaldan yaahy waa waalid
Aaqiradiisa udaa
Wcs wrx wbr ❤ Subxaanallah naa wllo adigaaaba xanuunsan ee daawa raadso ilaahee u laaabo oo gabadhaaas wlshaa cafis weydiiso amaanna siii xaqdiga kaa buuxo iska bixi😮😮
Wax kasta oo sameesid ogooow in beri qof kugu sameen dooono ee ilaahee ka cabso😮
Bismillaah xaasidsanaa
Yess love these noo so badi❤❤
Si fiican ayaa ula talisay walaahi ❤
Fartuun Wll wn ku slmay ❤cwa ano hya mobilka ayuuba iso dhcy muqlkaga wn ku frxsnhy runtuu😮❤
Iove you soo much abayo big respect ❤❤❤ from kismayo
Fartuun huuno waan jeclahay barnamijkaga horay usoco walal
Wan ku xisy yaqey come bck my queen ❤
Subxanllh naa wuxu mxy ahyd qumayo iga dheh mxy tiri ilaa ay kadhiman😢
Maashaa’allaah well done, well said. Allaha ku barakeeyo.
Subhanallah illahay ha so hadeeyo
My appeal to every Muslim, my brother or sister, the owner of the channel, I know that it is not my right to comment on your channel, but God is my witness that our circumstances are harsh and forced me to do this. Please forgive me. My brother, there is still a brotherhood of faith. I asked you for a bag of flour. My brother, we women cannot go out among men. There is still a woman with you. My brother, God has honored you. You are men. We are women. We cannot go out or work like you. My brother, where is the brotherhood of faith in your hearts? We are women. There is no brotherhood, no mercy, no compassion, no humanity. And give good tidings to the patient. It is the greatest hope while waiting for what we want. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' How many times I called and talked and tried hard, but no one responded. Oh man, we are with you. My mother ordered us food from the restaurant. More and today. My mother left. Crying. She said, Why are you crying, my mother? She said, My daughter, I ask. God, that I may be honored by death. She said, Why, my mother. She cursed us. She said, "My daughter, today the restaurant owner insulted me. I said, 'Why?' I said, 'How can I be better than people?' I ask God, my daughter. May God gather me. With death alone, a gathering that is better than this humiliation and this humiliation. It is true. I am saying this. It diminishes my value and respect. But, man. I swear to God that I did not say this. I kiss your boots. I am so hungry that my conscience no longer allows me to let you go and ask us for food. I kiss your boots, man, and I ask you by God Almighty and in the Book of God, man, I kiss your boots, man. He has caused us harm, my brother, so that we can buy a kilo of flour and pay the rent. My brother, have mercy on us. He who is in the show will have mercy on you, He who is in the sky. My brother, this is my WhatsApp number: 00967711500090. Whoever can help us, message me on WhatsApp. We will send him the full name. He will transfer us as much as he can. May Allah reward you. Allah knows that my family and I, our house rent is 20 thousand Yemeni riyals per month, and now we owe 60 thousand for 3 months. The owner of the house is one of those people who do not have mercy. By Allah, my brother, he comes every day and humiliates us and talks about us and wants to throw us out of the house and into the street because we were unable to pay him the rent. We will have until the end of the week, and if we pay him, he will swear by Allah that he will throw us out into the street without mercy. See my situation for yourselves. I ask you by Allah, the Living, the Eternal, to help me. By Allah, the Almighty, even at night we cannot sleep from fear. We do not have mattresses or blankets to warm ourselves from the cold. Everything is flooded from the rain, and we have no one but Allah and then you. My brothers, I kiss your boots, don’t turn me away empty-handed. Help us with whatever you can. Is it acceptable to you that we live in this place? We are girls and we have no one. Our father died in a car accident. Consider us your daughters and your honor, and help me with whatever you can. May God reward you with good =>[[}>] ^][;&&&//&..,~~~♡♡~~~♡~~♡~•~•••••~•(・|.}]◤)~♡~♡~;l.i.i.i¡¡.i.i.l.ii||`،-.»◇◇~~،،،.،،،،،،-,|;....................-.........,.;&&;;&😭😢😢😭
Gabadha caanka yaa waaye isleedahaty😮
Waa qudaad ku soo kortay ayaaa keenyso 😢😢😢
Haa dadkan waxba fahmi mayan gabada qalda malaha ninka abaha aha baa qaldka iskalha
Xasbiiyallahi waniicmaal wakiil
Saliida murqaha abayo muqdisho jooga inte ka hela
Fartuun qurux kunoqotay caatada masha allah
The first confession is just so unnecessary. Subhanallah
As gabdha confusion soo qortay walashaa wax ma ka haleyeyn denbina kuma lahaa wuxuu aabaha hooyada uu u geystay Ilaah isaga adoomada xisaabiyo isagana ugu filan xisaabin ee walaasha ha xumeynin aduunka waa waxyar adiga yeysan kugu noqon dulmiga.
Walahi maxa uu roon iney ayada focous is saartoy
Leave your sister alone plz she didn't anything to you 😢
Salidan abyo dadka Somalia jogo siden u dalban kara please iso jwba qofki igu dhaamo
Qaali dumar habo xagee kahela alaabtaan aad xayesiinaysid waanrabaaye🏇
War somalaay gabadhan like usara wuu cawina video dad badan ugara😢
Omg that's jealous 😮👀
Waxaan jeclaan laha in walasha videogan gaaro subxanalaah xaasid sanida adigane aduun Walhi kuma raaxesan doontid adigane waxad arki doonta qof kalsonidaada ku cayaar ilahay ka cabso dhaaf walasha 😢😢😢
Gabadhaas booska hooyadeed ee is galisay gabadha walasheedna waxy kaso qaaday naag la la qabo oo kale dhibkaasna waxa keenaya marka walidka uu la share gareeyo dhibaatooyinka oo dareemayo ilmahiisa waliba iyagoo yar waxaa kula talinaa inay therapy aado gabadhaas
Subxanallah aniga mid ba saas igu samysay o abahy dhaly wa iga weynyd xita family qurbaha joga an guursady iyda burburisay Sida darted ilaa hder wax abahy dhaly mid aniga ila dhalty mahne ma jecli wa necbahy waligy wax kuma samyn ilahy haka jaza’isiyo taas 😢
Ame ayada the
who knows maybe she has the same problem as u but she just know how to except and manage her problems so leave your sister alone ofr you not for her,coz believe me you will be the one who will suffer the most.الله يهديكي اختي
This might come back to her own children one day
Walasha qalad malahn bisinka😭
Magaranayo sabbta lkn vidio gaan waa ku cel ceshtay waa ku raaxaytay inaa ku raaxaystaa dareemayaa
Keeping bbe ❤
Waliga qof bani aadan ah ha dulmin iskada wllkagaye, gaal ha dulmin waa Iga talo.
Tu es très belle ma soeur keep going ❤❤❤❤
war gabdhaas cankaa no so raadiya wah😂
SAliida magaceed fartuuney❤
❤❤❤ waad kumahadsantahy waan kufaraxsanhy waan kujacelahay apaayo mcn
Subxanallah
❤
Yaab badana walasha faraha ka qaad
Omg she is jealous of her sister
Cadowsana gabadha mexe ka rabta walasheed
We listing we don’t judge mxaa ka leedihiin 😂😂
Waxa igu darned lamanihi cadanka aha ee yidhi labadayada midba dhinac bu ka qarabanbjiray ismana ogen 😂
@ aduunyo daalkeed waye idhaaf 😂😂
We judge shubada walashed kuso noqotay 😢
Fartun duvet ❤
Wa narcissistic gabadhan illahow wan ka magan galay qof nocasa ina la kumo ama wax igalan hooyada ayada ku farxsan adiga mxa ku wado
Naag Waba bile camal Mx ka galay
gabada ma qaldana e ninka abaha shganaya baqaldan e waxaso xuuman aha gabada galiye isaga 2 dumara isko donti isagan siimi karin marka gabadasi qalda malha
Naaya hooyadaa iyo aabahaa dhexdood kuma qaado edab malihid ka dhex fadhiiso.
Walaasha waa dhiigaaga, waxna kaamay halayn ee soo dhaweeso, xasidad baa tahay
CHEFUNA. SALAAN SARE. ABAAYO❤
❤❤❤❤❤
Xanaaq iqabtay runtii xasid malibano
❤❤👍🏽
Huuno xagee ka helaa
Hoyadaa oday uraadi massag siiyahw not you thankis
Dumarka somaliyed inatay samar isleyihiin ayey udulqadanayan bahdilka sa ilmahoda xanun nafsiya ku dhacaya madama ay gabadheda weynthy ayna joogto qurbaha waxay ahayd inay iska furto ma jìrto dan ku khasbaysa inay iyadon la rabin hadana ay la sii nolato qof aan uqalmin hooyada waxa dhihi laha gabadhada hoos ufiiri
Your sister didn’t do anything wrong to you though 😢😢
Kaw waba xasidad afliximsyso
🇸🇴♥️
waa doqon gabarta maxey kaasameysay hooyadaa iyadaa meesha is dhigtay gabadhaan danbi ku male mida kale aabahaa wuxuu uga tagey hooyadaa ka waran haduu isaga dhibanaa
This is sickness, she need help
Subxanallah xasisana wax midgan miya wax 😢😢😢
Midgan waa qabiil somaliyed walal ilahay ka cabso ka xishood dadkaas oo amaan sii somalida qaar dulmi socda
@@Inasuldan1235qabiil midgaan la dhaho ma jiro ee somalida aa isku cayso midgaan waa qof si xun u dhaqmo oo qofna wax u quurin oo qashin ah