AWALE ADAN 2016 UBAXA DOOLO OFFICIAL VIDEO (DIRECTED BY STUDIO LIIBAAN)

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024
  • ERAYADII: ABWAAN SAHAL CABDULLAHI BULLE
    LAXANKII: AWALE ADAN
    CODKII: AWALE ADAN
    MUSIC BY: A/A NAAJI
    VOCAL RECORDING BY: STUDIO LIIBAAN
    EDITED CAMERA BY STUDIO LIIBAAN
    SOOSAARIDII: LIIBAAN JAMA
    follow her FANPAGE on
    / studio-liibaan-2863249...
    Copy Right Liibaan Jama

КОМЕНТАРІ • 218

  • @mesutahmett3900
    @mesutahmett3900 8 років тому +8

    Dabcigaaga Taaa gali Guurka waa lagu dawoobaa 《Heesaha dhanba awale faraha halooga qaado mid walba barteeduu dhigaa 💯✔✔✔✔✔✔✔✔

  • @AwooweSomali
    @AwooweSomali 8 років тому +36

    Miraha heesta (the lyrics):
    Xiddiguhuba way damaan
    Ugub dayax markuu joogo
    Adna dumarka quruxbaad
    Ku dadi, dahab la moodyay
    Dadnimiyo xishoodkaba
    Adaan Muna kugu doortay
    Dabcigiyo asluubtiyo
    Naftey deeqday edebtaadu
    Da'dey iyo filkaagiyo anaa
    Dumarba kaa soocday
    Aqal laba dar yaalaan rabaayood
    Xariir ku daahdaayee
    Inaan daadihino ubad baan
    Rabaa una dadaalnaaye
    Dabcigaaga taa geli
    Guurka aa lagu daboobaaye
    Dabcigaaga taa geli
    Guurka waa lagu dadoobaaye
    ****(((((~~~~)))))****
    Sidii ubax dannoodiyo
    Ka baxay doonle gudaheeda
    Aday deymadaadii Munaay
    Qoortu igu daashay
    Dookhiyo kalgacaliyo
    Adaan daacad kugu doortay
    Darajada hankaagiyo hanaan
    Doora kugu raacay
    Asturnaanta dadaniyo adaan
    Diinta kugu raacay
    Dadab iyo aroos baan raabaa
    Inaan dakeeyaayee
    Culumada digrigaan rabaa
    Inay duceeyaanee
    Dabcigaaga taa geli
    Guurka waa lagu daboobaaye
    Dabcigaaga taa geli
    Guurka waa lagu daboobaaye
    Dabcigaaga taa geli
    Guurka waa lagu daboobaaye

  • @sahraxasan3672
    @sahraxasan3672 8 років тому +12

    Cawale aaadan allh idaayo geesi cise oon mar na. La garab dhigan Nin waye Aaado aaado horay usoco qarka ma ku gadhayan

  • @Skipperhway
    @Skipperhway 2 роки тому +1

    Heestan boqoradayda ayaa jecel. Ana waaba jeclaaday. Nice.

  • @shamsoqueen1179
    @shamsoqueen1179 8 років тому +3

    Awaale fanaan soomaliyed😘😍 noolaaw dhiigow❤️

  • @aburamenation2091
    @aburamenation2091 8 років тому

    inta aanan heesta daarin ayaanba ogaa in ay hees fcn tahay waayo maba arag awale oo hees xun qaadaya
    well done
    my fav somali singer

  • @kariimaapdi8649
    @kariimaapdi8649 5 років тому +1

    💞aday deymadaadii qoortu igudaashy💞 axyaaa wlhi cawale fanan waxbadn og 👑👑

  • @caaqilskms1674
    @caaqilskms1674 8 років тому

    fanaan cod macaan awale aadan tageero buuxdo baan ku hayaa waxaad ka fecantahay qaarka yar oo bilaa camalka iskaga heesayo thanks awale yare

  • @iqracadeey4497
    @iqracadeey4497 8 років тому +1

    awale adan wa my number 1 fanan he's songs are the best 💕 who agrees

  • @zooyafaruuq9994
    @zooyafaruuq9994 8 років тому

    Fanaanka kaliya een taageero cawaale casri aqal laba daryaan laan rabaa inaad xariir Ku daahdaayee inaan daadihno ubad baan rabaa una dadaalnaayee dabcigaaga taa gali guurka waa lagu dawoobaayee heestu caadi maaha caawaale hambalyo heesahaaga MCN long life

  • @dhoolmohamed4271
    @dhoolmohamed4271 2 роки тому +1

    Fav since 2018

  • @mahadiadawe
    @mahadiadawe 8 років тому

    Aada baan ugu qancay heestan duubista liibaan jaamac waan ku qancay

  • @shamsoelmiofficial512
    @shamsoelmiofficial512 7 років тому +3

    walee guurku waa lagu dawoobaa been mahan fanaan qaran cawaale aadan nolow inbadan

  • @papparaggadhexe629
    @papparaggadhexe629 8 років тому

    Axsan yaa fanaan jira magac dumar oo aanad u heesin wuu yar yahay Awale Aadan

  • @Nuradinhassan
    @Nuradinhassan 8 років тому

    wwwwww fanaanka caanka ah ee soomaaliyeed al fanaan cawale aadan aad baan kuugu hambalyeynaaa sxb alfanaan cawale jiroo joog isha baxarka

  • @asmaguhad2422
    @asmaguhad2422 7 років тому +3

    axsan yaafanaan Nice song 😍❤👏👏👏👏👏

  • @khadarkhan7672
    @khadarkhan7672 8 років тому

    Awale iyo Amaan maxaa kala hesta hees waliba waa amaaN dhanka dadiska u bdl shekada fanaankeNi

  • @nimcohonesty4817
    @nimcohonesty4817 7 років тому

    heesta wey iga gadantahaye cml my fanaan igu qaali ah

  • @makavelikevin8988
    @makavelikevin8988 8 років тому

    Awale adan deheyeh !!!! la star des star

  • @aminismail2979
    @aminismail2979 8 років тому

    13 minutes ka hor aya laso galiyaya ..I'm one of then those who watched this video. . 😊vive Awale

  • @indhouroonabdi8979
    @indhouroonabdi8979 8 років тому

    woow woow woow all yaa cizaaak amaan aamaan badanna wiilashayaduu.illahow idiin xiftii.way igu socoto heestani

  • @abrahamhenok664
    @abrahamhenok664 8 років тому

    Madhaxle waar codkaagu wuu xumaadee iska qayil ehlu mirqaanbaad tehee

  • @abdihakimmire4532
    @abdihakimmire4532 8 років тому

    sida ubax ka baxay Doolo gudahooda,
    dadka qaar baa sikale u fahmaya hees macaan Cawaale nooloow inbadan......

  • @moosoowabdalla4608
    @moosoowabdalla4608 8 років тому

    culumada digrigaan rabaa inee duceeyaane dabcigaaga taa gali guurka waa lagu daboowaa , waaaaw

  • @princeupdyphitahosman7719
    @princeupdyphitahosman7719 8 років тому

    Xidiguhuba wy dmaan ogow dyax mrku joogo adnah dumarka quruxbaad kudadee dahb lmoodiiyeey dadnimiyo xishoodkaba adaan Adan narjis kugu doorty dabcigiyo asluubtiyo nftey deeqdy edebtaado da'dey iyo firkaagiyo anaa dumarba kaasoocdy
    Aqal laba dryaalaan rbaayood xriir kudagaaye inaan daadihino ubad baan rbaa una dadaalnaaye dabicigaaga taa gli guurku wa lagu dboobaaye ......
    best song
    AWaLe da one N only somali fnaan bnaanka ylo

  • @gagssodan5058
    @gagssodan5058 2 роки тому

    Xasuus wlh arooskeya hore legu duway

  • @abdirahmanibtilo8589
    @abdirahmanibtilo8589 6 років тому

    Heestaan inaan dhagaysto kama daalo waaaaw fanaan aa tahy good song

  • @maryamaruunmaryama3871
    @maryamaruunmaryama3871 8 років тому

    wadani dhab ah cawale adan dahiye nolow cadwgaga cagta hostod

  • @princemuscab1276
    @princemuscab1276 8 років тому

    cawale adan heesi hiisa mawa xumadan ???

  • @burhanyusuf3456
    @burhanyusuf3456 8 років тому

    Cawale fanan qaran caay maa lehihd coz will banan dagaay keep it up my niga

  • @mahadabdi3346
    @mahadabdi3346 4 роки тому

    Awale waa fanan qaliyaa oon tagero

  • @Aflaamtacusubhindi
    @Aflaamtacusubhindi 8 років тому

    alla ya cisag best singer ever

  • @kabtanfiqqi9971
    @kabtanfiqqi9971 8 років тому +13

    qofki 447 ee dawada ahay 😂
    hambalyada keena hadi kale hees dambe ma dawanayo 😡

  • @cilmicabdi4027
    @cilmicabdi4027 8 років тому

    ninkaan macalinka fanaaninta waayin kaleexo

  • @muqtaarawees3946
    @muqtaarawees3946 8 років тому

    inaba caadi mahan heesta fanaan qaran awale adan

  • @abdirahman2421
    @abdirahman2421 8 років тому

    boqorka fanka ayaa thy cawale adan

  • @neimamohamed6242
    @neimamohamed6242 7 років тому

    awaleh aden hees iga dheh esh cala fanaan vive bro

  • @jaayadabillioner4066
    @jaayadabillioner4066 8 років тому

    awale adan rug cadaa caan baxay

  • @sahraxasan3672
    @sahraxasan3672 8 років тому +4

    13 fataal ee dawaday hadana dislike siyay kayabay maxay kaso donen haday ucajabin cawale cagtisana ma gadhaysan

  • @omarmohamud2656
    @omarmohamud2656 7 років тому

    awaale adan ad ba ku tagersanahay fanan iga dheh

  • @xilkasabdullhi7742
    @xilkasabdullhi7742 2 роки тому

    Xasusu hestaan dumaashidey jeclanjirtay❤️❤️

  • @maxamedxasanmiicaadkule8066
    @maxamedxasanmiicaadkule8066 5 років тому

    Waar abwaan sahal buulo abawaan iga dhe iyo faanana is helay

  • @boldbaatarbatireedui5545
    @boldbaatarbatireedui5545 8 років тому +3

    first comment lol i love you cawaale

    • @kabtanfiqqi9971
      @kabtanfiqqi9971 8 років тому

      hambalyo

    • @bashirhawaadle6986
      @bashirhawaadle6986 8 років тому

      +kabtan fiqqi war wax wacan mad ugu hanbalyeysid wa kuside gashe

    • @kabtanfiqqi9971
      @kabtanfiqqi9971 8 років тому +1

      Bashka Dahir kkk bro hambalyada bixi dee ha isku dhejin

    • @farhiyoahmed519
      @farhiyoahmed519 8 років тому

      +kabtan fiqqi
      Lol what a slammen comeback that is😂

  • @hassanmahamad7245
    @hassanmahamad7245 8 років тому +1

    awale adan la star des star longue vie à toi mon frére

  • @bnersihoudon9142
    @bnersihoudon9142 7 років тому

    Mon frère awaleh aden j'aime bien cette chanson franchement j'écoute plus mille fois merci beaucoup

  • @liibaanalcadala8033
    @liibaanalcadala8033 8 років тому

    awale iyo amaan maxa kala heysta allow isago daadis qaadaya natus laba arki maaye

  • @qanciyemohamed163
    @qanciyemohamed163 8 років тому

    masha alha heestan wey qanciisay wlhi

  • @doseoffarah3068
    @doseoffarah3068 8 років тому

    thank you liiban jama👏😊

  • @HamdiMohamed-zd7mf
    @HamdiMohamed-zd7mf 4 місяці тому

    Heestu igu socotaa

  • @shamsoelmiofficial512
    @shamsoelmiofficial512 7 років тому

    dadab iyo aroos ban rabaa inan dakeeyaayee culumada digrigan rabaan iney duceeyaanee dabcigaga taa geli guurku waa lagu dawoobaayee

  • @burhanyusuf3456
    @burhanyusuf3456 8 років тому +1

    Hablaha hang out kuu heesta iskaa dayaa gurkaa waa lagu dawobaaa bashal is nothing walahi

  • @abdinour2778
    @abdinour2778 8 років тому

    aad iyo aad Fanaan aan ku Faano axsan hees mcn

  • @tafareinthehouse4843
    @tafareinthehouse4843 8 років тому +1

    inaba caadi maaaha inthe house cawale

  • @fadumaali269
    @fadumaali269 8 років тому

    wwwwwwww cawale adan fanan aan amisanahay cadawga cagta ka hoos

  • @amalabdideekh349
    @amalabdideekh349 7 років тому

    wwww my fanan wadka baxstaay runti

  • @farhaanabdullaahi349
    @farhaanabdullaahi349 4 роки тому +1

    26/12/2019. What a song ❤️😍😘✌️

  • @MohamedHassan-yy1re
    @MohamedHassan-yy1re 8 років тому

    Axsan Fanaan dhalinta hada jirta inta kale waa iska hees iyo ana waa ikan

  • @mounamenounemounamenoune3108
    @mounamenounemounamenoune3108 8 років тому

    oui Awaleh Macha Allah belle voix et c chanson ma parmi ou ma pousse de change d'avis merci

  • @Karite7
    @Karite7 8 років тому +1

    my favourite singer awale casri long life legend keep moving

  • @kazimoskhanoz
    @kazimoskhanoz 14 днів тому

    Awale goat 🐐

  • @kingmo7037
    @kingmo7037 8 років тому +2

    Awaale 👍👍👍👍

  • @Khadar_aden
    @Khadar_aden 8 років тому

    well done awale adan
    waxad thy fanaan qaran

  • @mohamedhaji5303
    @mohamedhaji5303 8 років тому +1

    fanaan Qaran Ah Lkn Maay Ku Hesiin👏👏👏👏

  • @abdismaddakaneali3627
    @abdismaddakaneali3627 8 років тому

    Waaw waan kahelay heesta wayna iga gadantahay

  • @abdiwalimohamed5012
    @abdiwalimohamed5012 8 років тому

    waaw inaba Caadi ma ahan meesha ka siiwad hoshaada

  • @kingabdiaziz5987
    @kingabdiaziz5987 8 років тому

    canfarigu hees macaan buu soo qaaday sannadkan

  • @chiwaniboyz1178
    @chiwaniboyz1178 7 років тому +5

    cawale nin caynayo wuligey ma arag iyo nimcan why

  • @nimaqawrax7806
    @nimaqawrax7806 8 років тому

    Awaale fanaan ree djbouti noolaaw dhiigow

  • @salmaanabdi457
    @salmaanabdi457 8 років тому

    Hestan 0:00 may ka bilabantay na horta

  • @sacidbashi40
    @sacidbashi40 8 років тому

    cadi ma ahan tlhi

  • @bilanali2002
    @bilanali2002 8 років тому

    je suis la 771ème personnes

  • @xuseencali8689
    @xuseencali8689 8 місяців тому

    Heestu way badalan thy

  • @kawsarmukhtar8800
    @kawsarmukhtar8800 5 років тому

    Awale adan

  • @eng-yahyemahamoudjama742
    @eng-yahyemahamoudjama742 7 років тому

    fanankeena qali awaale adan

  • @hanihassan3561
    @hanihassan3561 8 років тому +7

    Nice song💕, lkn xee kugu talaa wilasha sanadkaan maba ogo guurka inuu dawo yahay 😜😜😂

    • @manofman7855
      @manofman7855 3 роки тому

      Jnuuuuuujjjuujjjnujjujjujnjunjjjjnujujjnjjnnuuujnunjujjnuunnnuujjjjjjnju

    • @youngmoha5759
      @youngmoha5759 3 роки тому

      Waxan ka mid ahay kuwa yaqaan qiimaha guurka iyo in uu yahay dawo✊

  • @nadraothman5986
    @nadraothman5986 8 років тому

    +liibaan jama ThnkS inadeer👌🎧🎶❤

  • @fatoumaosman7271
    @fatoumaosman7271 8 років тому

    humm, super comme chanson awaleh garde ton charisme pour toujours

  • @abdirahmaandacwi
    @abdirahmaandacwi 8 років тому

    alfaan cawaale aadan waankuwataa bruh

  • @samirasadaq2605
    @samirasadaq2605 8 років тому

    nyc awake on top sound aya kawadata

  • @hamzecawl9773
    @hamzecawl9773 8 років тому

    awaaale super star Somali singer
    no one know the secret

  • @abukaryusuf4418
    @abukaryusuf4418 6 років тому +1

    Hees an cadi ahayn walahi

  • @kenedidhadi8701
    @kenedidhadi8701 8 років тому

    Nacaam heestan waa iga gadantay sxb

  • @asmaaloveasmaqurux9570
    @asmaaloveasmaqurux9570 8 років тому

    waaaw cawaale aadan waan kugu heystaa eeboow

  • @anobmohamed2411
    @anobmohamed2411 8 років тому +1

    17 views uu mara mantana laso galiyey bilo iyo sanado ayaanu dhowreyna intu gaadho good luck man

    • @kingabdiaziz5987
      @kingabdiaziz5987 8 років тому

      in aad noolaan miyaad ogty

    • @ABEXJR
      @ABEXJR 8 років тому +1

      +Abdi Aziz wad maad u noqon rabtaa 😂😂😂

    • @kingabdiaziz5987
      @kingabdiaziz5987 8 років тому

      +Abubakar Ahmed may bro lkin insha Allah may dhihin waxey u hadashay sidii qof hupa in uu noolan doono

    • @ABEXJR
      @ABEXJR 8 років тому

      +Abdi Aziz Haa ok bro 😂😂

    • @anobmohamed2411
      @anobmohamed2411 8 років тому

      +Abdi Aziz sorry inshalah

  • @ayubomar2479
    @ayubomar2479 8 років тому

    Nin culus nice song lpx

  • @abdiissa2694
    @abdiissa2694 8 років тому

    Waw waa hees macaan badan awalle viva

  • @Simanqaali
    @Simanqaali 8 років тому

    nice song my fanaan igu qaaliya cawale

  • @ayushliban4534
    @ayushliban4534 8 років тому

    true legend Awale adam nice song keep going on my bro.

  • @roseroda8053
    @roseroda8053 7 років тому

    cool awaleh hess mcn and fiqqi hambalyo

  • @zakiabdi8617
    @zakiabdi8617 7 років тому +1

    Awale Adan legent

  • @monirwarsame7244
    @monirwarsame7244 8 років тому

    nice song fanaan jira awale

  • @captanibrahimsergio78
    @captanibrahimsergio78 6 років тому

    Awale Adan Fanaan Qarn ❤

  • @ahmetovic2847
    @ahmetovic2847 8 років тому

    great song al fanan awale

  • @mohamudmuruq2477
    @mohamudmuruq2477 8 років тому

    masul jira tahay

  • @mutazmuhumed146
    @mutazmuhumed146 7 місяців тому

    28/1/24. Sunday 1:26am❤

  • @AbdikadirTJ
    @AbdikadirTJ 8 років тому

    +liibaan best song

  • @mphore
    @mphore 8 років тому

    waaaaw nice song

  • @abdifitahafrika5673
    @abdifitahafrika5673 2 роки тому +2

    18-09-2022
    4=39

  • @mohamedabdulkadir3328
    @mohamedabdulkadir3328 8 років тому

    awale dadan 👏👏

  • @abdirizaakdiyaanock1756
    @abdirizaakdiyaanock1756 8 років тому

    Axsan fil caaaalam Cawaaale aaadan nice song♡¤☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆★★★★★★★♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♥♥