AWALE ADAN 2016 GUJADA KALGACAYLKA OFFICIAL VIDEO (DIRECTED BY STUDIO LIIBAAN)

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 1 тис.

  • @abdiato21
    @abdiato21 6 років тому +111

    War hado awale aadan af chines xitaa ku heysaayo cod ayuu leyahy wlhi😃💖✌
    Awale Adan 2019?

  • @mowlidahmedmohamed514
    @mowlidahmedmohamed514 4 роки тому +25

    Farodwso gabar la dhoho mar ban jeclan jire xasuus bay i galisaa heestaan❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @ASMA-j
    @ASMA-j 4 роки тому +93

    2021 ban dawaynaya kama daalo
    Wadnaha geeskisa
    Garku ku fadhisto
    Intey suntu gaadhin
    Ama la gabobin 💜

    • @inakassim7919
      @inakassim7919 3 роки тому +7

      Malagu guursaday wali😅

    • @hoodoawil709
      @hoodoawil709 3 роки тому

      @@inakassim7919 iin I iij iiii>>>u>>the oil j.lo í >>jol>>>I ibook ii>i>iii kh jr.

    • @ibrahimshiine6733
      @ibrahimshiine6733 2 роки тому +1

      Wadnaha geeskisa
      Garku ku fadhisto
      Intey sunutu gaadhin
      Ama la gabobin

  • @Qaraamiyahan
    @Qaraamiyahan 11 місяців тому +6

    ERAYADII: MURSAL SALEBAAN
    LAXANKII: AWALE ADAN
    CODKII: AWALE ADAN
    MUSIC BY: ARIDO
    VOCAL RECORDING BY: STUDIO LIIBAAN
    EDITED CAMERA BY STUDIO LIIBAAN
    SOOSAARIDII: LIIBAAN JAMA
    Copy Right STUDIO LIIBAAN

  • @amiincox6206
    @amiincox6206 Рік тому +11

    Wadnaha geeskiisa
    Gadhku ku fadhiisto
    Intay suntu gaadhin
    Ama aan la gaboobin
    Gudoonsha naftayda
    Fardawsa u geeya
    Gujada kalgacaylka
    Go'aan haka gaadhe
    2016 ayaan heestan xasuusta markay soo baxday isagoo igu cusbaa jcylku Ana aan iska ciishoon jiray sababto ah qoftii aan ka helay way igu adkaysay kadib waan iska daayay anigo isku dayay iloobo lkn way igu adkaatay Ana heesaha calaacalka ayn iska dhgysan jiray in badan lkn markii danbe wuu iga yaraaday xiisihii aan u qabay kadib markay isii fogaysay Ana aan naftayda u sheegay inaanay I qalmin waxaan kala kulmay 😢😪

  • @amiiraadan3017
    @amiiraadan3017 Рік тому +17

    12/12/2023 yaa dawanaya farta tag 👋😁❤xita 2024😊

  • @Juusto1-u9z
    @Juusto1-u9z 9 років тому +10

    boqorka fananiinta waxaa tahay qof qalooca aqoon oo allah u dhameey sharaf noolow waligaa cawaale adan cawaale yare

  • @cabdullaahiyaasiin2507
    @cabdullaahiyaasiin2507 5 років тому +54

    Heestaan , waxay ka mid tahay heesaha aan ugu jeclahay kuwa uu ku luuqeeyo Al-fannaan Cawaale aadan Diheeye.
    2019 , ayaan daawan.

  • @samaaleabdul3178
    @samaaleabdul3178 5 місяців тому +6

    Xasuus weeye hestan Laascaanood iyo 2016 baan ku laabtaa cajiib anyone in 2024 💔.

  • @MuniirHaadi
    @MuniirHaadi 8 років тому +56

    Heesaha cawaale
    Tan uugu jecelahy
    Nice
    IGA gadantahy
    Zxp👏👏👏👏👏👏👏

  • @sabahsiyad
    @sabahsiyad Рік тому +28

    2024 wan hupa inadawanayso plse like isara ❤😂

  • @hodmaniitaqueen
    @hodmaniitaqueen Рік тому +8

    Guduunsha nafteyda 🥰
    Wiil haaji ugeeya😊
    Gujada galgacaylka
    go'aan haka gaadhye❤
    2023/7/18 maalin talaadu ah🔐🖤

  • @ENG_Mowlid_Hagiaden
    @ENG_Mowlid_Hagiaden 3 роки тому +6

    Gudoonsha naftyda
    firdowsa afcad ugeeya
    Goaaan haka gaartee🛑🌎🥰❤

  • @abshirmohamed5899
    @abshirmohamed5899 9 років тому +11

    salaan gobeed mugdishu adaa hantiyey shacbigeedi cawale noolow best director film cajiib ah liiban jama bravo brother

  • @ENG_Mowlid_Hagiaden
    @ENG_Mowlid_Hagiaden 3 роки тому +8

    Gudoonsha naftyda
    firdowsa ahmed ugeeya
    Goaaan haka gaartee🛑🌎🥰❤

    • @ibrahimshiine6733
      @ibrahimshiine6733 2 роки тому

      Gudoonsha naftayda
      Fardowsa ugeeya
      Goaan haka gaartee

  • @baxarozquraxoz5488
    @baxarozquraxoz5488 8 років тому +15

    wow waan ka aamin sanahay fanaankan wlhi cawaale waa halka fanaan ee soomali heysto✔✔✔✔✔✔✔✔✔✔✔✔✔✔✔✔✔

  • @MaxamedCabdi-p4f2r
    @MaxamedCabdi-p4f2r 5 днів тому +1

    "Wadnaha geeskiisa
    Garku ku fadhiisto
    Intey suntu gaadhin
    Ama la gabobin ❤"
    "Heestan waxaan dhagaysan jirey 2012 waagaz oo aan zi dhab ah u jeclaa gabar aan deris ahayn. Hadeertadan waa 2021 waana xaaskeyga aan jeclahay waana gaaray hadafkaan lahaa, balse xasuusteeda heestan maanka iyo qalbigeyga weli kama suulin.
    Fadlan hadaad iga danbaysid like ha ila dhaafin ."

  • @sadamsuleiman2362
    @sadamsuleiman2362 6 років тому +3

    Guudonshaa nafteyda fardowsa uu geeya guujada kalgacaylka go'aan haakaa gaadee......haka gaadee "FARDOWSA" naf igu qaliyaa 😍😍👌❤️💓💓💓💓💓

  • @asmacabdi9223
    @asmacabdi9223 6 днів тому +1

    Who still watching 2025😊

  • @arabmulla2330
    @arabmulla2330 7 років тому +18

    Best fanan cod iyo qurux leh
    Oo somalinimada tixgaliya
    Qabyalada ay ka dheerty

  • @ayaanleshire9907
    @ayaanleshire9907 9 років тому +2

    Cawle xayaa faan waan ku tageer sxb ilaahay hamigaag haku guuleeyo sxb nin aan ka gamo fanaantii somaliyeed ayaad tahay sxb waanbku faana sxb salan sare

  • @moulidhussein9807
    @moulidhussein9807 2 роки тому +6

    2023 inta wali dawanaysa like wa ino 2024ka

  • @mohametabdisaahid5171
    @mohametabdisaahid5171 4 роки тому +4

    Heestan ilaa markay soo baxday ilaa hadda yaa dhagaysanaya 😍😍

  • @queenayah7769
    @queenayah7769 8 років тому +16

    big fan from caasimadda, my favorite Somali singer man.

  • @amarrahje6689
    @amarrahje6689 7 років тому +5

    maalintay zoo baxday Illaa maanta kamaan xiiso dhicin waayo Sxbday baa LA dhahaa Markaa markasta waan KU xasuustaa 💋💋💋💋💋 Aad baan ujeclahay

  • @abdallemoha1059
    @abdallemoha1059 7 років тому +27

    wooow heesti naftayda ka turjumaysay jcylkaygii frdowso naftayda ugeeya go an haka gadheee

  • @Nimco_tHeganeY12
    @Nimco_tHeganeY12 Рік тому +53

    Who's watching 2024❤😂

  • @AbdoAnas-y6b
    @AbdoAnas-y6b 6 місяців тому +3

    Awaleh aden nin Cissé Wayne ❤🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @aroneri2762
    @aroneri2762 8 років тому +75

    although it's not understand what he said but I like Somalian music good bit nd nice voice
    much respect and love for Somalian people
    Aron from Eritrea

  • @AwooweSomali
    @AwooweSomali 9 років тому +68

    Here are the lyrics, my Somali-music-loving friends. (Miraha heesta waa tan, asxaabta heesaha Soomaaliga jecel):
    Guhaadda jacaylka
    Galiilyo naftayda
    Ilmada goboleyso
    Midaan gam'i waayo
    Intaan la gurguurtay
    Garowsho waayey
    (2X)
    Wadnaha geeskiisa
    Garkuu ku fadhiisto (2X)
    Intay, intay suntu gaadhin
    Amaan, amaan la gaboobin
    (2X)
    Gudoonsho naftayda
    Fardowso u geeya
    Gujjadda kalgacaylka
    Go'aan haka gaadhee
    (4X)
    **** **** ****
    Gujjada kalgacaylku
    Garaadkiyo maanka
    Caloosha gunteeda
    Xiskaygana gaadhay
    Timaha guudkeeda
    Hawadu galbineyso
    (2X)
    Quruxdan la guddoonshay
    Garaara ku yaala (2X)
    Intaan, intaan la guduutay
    Miyaan garrowsho waayey
    (2X)
    Gudoonsha naftayda
    Fardowso u geeya
    Gujjada kalgacaylka
    Go'aan haka gaadhee
    (4X)
    PS: *Liibaan Jama*, thanks for the good work and being an awesome producer, director and editor. :-)
    PPS: And as always, thank you Awale Adan for keeping our Somali music alive and kicking after we've lost many other good things about our culture and traditions.

    • @mahdiahusen
      @mahdiahusen 9 років тому +1

      Masha allah, thank you walal. Feel free to visit www.awaleadan.com

    • @AwooweSomali
      @AwooweSomali 9 років тому +1

      +Mahdia Houssein, Amazing! I didn't know Awale had his own official site. I've just bookmarked it and will definitely visit it regularly. Thanks for the link, *Mahdia*. :D

    • @mahdiahusen
      @mahdiahusen 9 років тому +1

      +Somalia You are welcome brother. it's new website, still under construction.

    • @AwooweSomali
      @AwooweSomali 9 років тому

      +Mahdia Houssein Oh my! Maantoo idil baan is weydiinayay oon is lahaa "Tolow magacan Mahdia xaggeed ku maqashay?" I am such a slow guy. lol
      Maydiyaay i deeqdee
      Marwo lagu dagaa tahay
      Mahdiyaay ku doortoo
      Jacaylkaagu waa deeq
      Mahdiyaay Munaay danteydaay
      Da'daad ii xambaartiyo
      Kuwaad dihatay een dhalay
      Sidaad ugu dadaashiyo
      Sidaad noogu diran tahay
      Ma wax dunida yaaloo
      Lagu doorsan baa jira?
      Aniguna jawaabteydu waxa weeyaan (of course on behalf of Awale lol), 'May, there is none that can take the place of the one and only *Mahdia*'. Nice to meet you, dumaashi. :-)

    • @mahdiahusen
      @mahdiahusen 9 років тому +1

      +Somalia spot on walaalkey. Thank you so much and barasho wanaagsan dumaashi. You are such a great abwaan lol.

  • @rahmareyso4565
    @rahmareyso4565 9 років тому +1

    Mahadsaniid awaleh Mohamed bk baa waad ka horeysa hadad fardoussa uu heystee merci mille fois awaleh casri meilleur chanteur djiboutien

  • @mohamedwarsame5910
    @mohamedwarsame5910 6 років тому +49

    Who is still watching 2019 😂

  • @khadraqalbiuroonkhadraqalb885
    @khadraqalbiuroonkhadraqalb885 9 років тому +2

    Www masha allaah hees qiima leh fanan qaran oo ana jeclhy dheel macaan waaba ka helay sida uu u dhelaayo yaasalaam muuqaal quruuux badaan maasha allaah liiban jamac thnks bro caawaale love u noolow cadowga ha jabo lkn fiicnaa laheedee iyado magaceyga ku juro cawaale waxaa ka sugaa waa hees macaan oo khadra ah plz waxaa ahay tagerahaaga insha allaaah guul aya ku rajeynaa waana ku codeyayy in badaan

  • @najmahajji3924
    @najmahajji3924 4 роки тому +4

    Awale Adan Fanku Waa Adiga Iyo Wax Lagu Qurxiyey Horey Usoco Boowe Qali♥️🎧🎶

  • @DhulCun-oz5tl
    @DhulCun-oz5tl Рік тому +2

    Wakhtigano kale Markan Laba qori hayo waa Heesaha aan ka Helo😢❤

  • @mostaphaothmanfarah589
    @mostaphaothmanfarah589 5 років тому +4

    Who still whatching 2019😍😍runta iska sheeg hadad halkan so boqatay😂28/march/2019😓xazuuz Gooniya☺

  • @sanamcadeey9370
    @sanamcadeey9370 7 років тому +32

    who is still watching 2017👌👌💙

  • @SahalDaljir
    @SahalDaljir 4 роки тому +6

    2020 4 15 inaan dib udaawDo stay home lee waaye😁

  • @elmijaras1202
    @elmijaras1202 Рік тому +2

    I am still listening 🎶 😌 xss igu leedahay qofteydi magacaeeda farwoyso 10/7/2023❤

  • @abdirahmanartan6544
    @abdirahmanartan6544 5 років тому +18

    The Hit Maker Awale Aden
    Somali Millionaire Viewer's Artics.....🇸🇴🇩🇯🙏❣😘🥰

  • @papparaggadhexe4886
    @papparaggadhexe4886 9 років тому +1

    wixii hore ka kac walee waad la heshay Awale aadan gudoonsha naftayda fardawsa u geeya goaan ha ka gaadhee

  • @jamilamohamed9584
    @jamilamohamed9584 9 років тому +6

    Wooow caadi ma ahan heestan 😍 😍 nyczz 1 cawale well done 👌 👏

  • @XamseSiciid-y2g
    @XamseSiciid-y2g Рік тому +2

    My watching in soomlida country ❤

  • @whitephoenixofthecrown8523
    @whitephoenixofthecrown8523 9 років тому +6

    Hees iga dheh😍! Fanaanka sanadka😊. Heesahaan oo kale waan ku heystaa, Inkastuu sidaas ii siin qancin😂. ✌🏽️✌🏽🇸🇪🇸🇪🇸🇪🇸🇴🇸🇴✅✅💖💖
    Xoxo~::/Gossip~Guy!!!!....❤️❤️

  • @mahdimahamoudoumar469
    @mahdimahamoudoumar469 9 років тому +1

    saxiibayaal dhaman barasho wanagsan xogaa kudarsadoo AWALE WUU ISKAA JARAY HESSAHAN HABALYO ADIYO DUMARKAAD KUU QANCIIYAAY

  • @samatarabdo1486
    @samatarabdo1486 9 років тому +3

    I like it, Awale waa xidiga sanadka.
    🇸🇴🇸🇪🇸🇴🇸🇪🇪🇺💚💵💶💷💴💸🌅🌙👑

  • @MustafaMohamed-vr1kj
    @MustafaMohamed-vr1kj Місяць тому +1

    Who is still watching this song 🎉2025

  • @mariaahmed9762
    @mariaahmed9762 5 років тому +13

    2020 inta ila daawanaysa like dhac

  • @mubarigmurbo7846
    @mubarigmurbo7846 9 років тому +1

    waaaaaaay iga daadagtay heestani wayna iga gadantahay
    fardowsa u geeeya mawjada kalgacaylka go aan ha ka gaadhe
    axyaa weedho la.qaadankaro

  • @abdirahmanhalane5583
    @abdirahmanhalane5583 4 роки тому +6

    2021 inta ila Daawaneysa Liketa

  • @maryamafadoul3196
    @maryamafadoul3196 9 років тому

    Eesh eesh cala cod, niin aan kuu faanoo dheeh hadi aan ahey reer Jabuuti nolow cawaleh aden deheyeh huno ilahey hagu xafido in shaa ALLAH lakin aqhiro xasuuso oo ilahey qabaac hunno cawaleh ilahey hagu soo haadeyo ameen

  • @rafiiqofficial
    @rafiiqofficial 2 роки тому +27

    still waiting for 2023❤❤❤ awale adaan big lovelay❤️❤️❤️

  • @cimraanmohamed3693
    @cimraanmohamed3693 2 роки тому +1

    mn sha alllh codkii oo qof ah 16/96/2022 yaaa ila daaawanaya

  • @shiineabdirashiid3717
    @shiineabdirashiid3717 5 років тому +6

    Who still wath xasuus ayeey itahay December 15 like iireeb

  • @shukrixajibanaaney7746
    @shukrixajibanaaney7746 8 років тому

    Awale fanaan somalida ku weyn

  • @fannumber0ne584
    @fannumber0ne584 8 років тому +13

    Awaale adaan kujecliyaa bbe mwaaaah a big kiss from this cute girl love you so much xidiga africa

  • @fardouzjannogazhoabdiwahaa2351
    @fardouzjannogazhoabdiwahaa2351 6 років тому

    quruxda la gudonshay garaarku yaal gudonsha Naftayda fardowsa u geeya waligayba cawale wn jecla horay uzoco wllo😍😘

  • @qurxoonsidahooyadeed6676
    @qurxoonsidahooyadeed6676 7 років тому +5

    Cawale waa madax wlhy wali isago qof haysta ma arag Viva awale adan❤❤fanan qaliya adi iyo qoyskaga💋💋noolada

  • @saalimbadri8817
    @saalimbadri8817 9 років тому

    wadnaha geeskiisa garkuu ku fariisto intuu suntu gaarin amaan la gaboobin.. yaa Salaaam Awaale Aadan..

  • @salmanhassan3612
    @salmanhassan3612 8 років тому +6

    heesta heesaha #awaale adan fanaan jira

  • @abdinurseefka
    @abdinurseefka 9 років тому +1

    shaaab shaaab heestaan is the best ever live performence Guhaadda jacaylka
    Galiilyo naftayda
    Ilmada goboleyso
    Midaan gam'i waayo
    Intaan la gurguurtay
    Garowsho waayey

  • @samranahmed6946
    @samranahmed6946 9 років тому +3

    ahaaa hees wayy waa fanan casri ah i love awale nolow wadani lahubo♥♥♥

  • @abdishakuurdaahir7214
    @abdishakuurdaahir7214 5 років тому

    Awale gabadhisa ayan kaso doonan insha alah markey iso korto tolmoon😁

  • @nazir9751
    @nazir9751 4 роки тому +51

    Who is still watching 2021😂😂😂👋🇩🇯🇪🇹🇸🇴 we love you

  • @sundusmuqtar6529
    @sundusmuqtar6529 9 років тому

    Awale fanaan fan kugu hayzto malh alla ku dhowro

  • @Aleena-h5n
    @Aleena-h5n 9 років тому +8

    Awale Aax Ku Jecliyaa

  • @cobragaming5290
    @cobragaming5290 4 роки тому +2

    23/3/2020 hbn Habenadeyda kle ka duwan yacni aan xaas yeshay 💥🥰

  • @zhadiyaupdi5082
    @zhadiyaupdi5082 4 роки тому +4

    August 2020🤚❤ Mgacyga Fardous😭😥

  • @KhaledAhmed-cp6hx
    @KhaledAhmed-cp6hx 9 років тому

    cawaale waa habar gidir✌✌✌✌
    anaa dhaar umari karo

    • @Kharyeuk
      @Kharyeuk 9 років тому

      really woww

    • @baxarozquraxoz5488
      @baxarozquraxoz5488 8 років тому

      khaled sxb waligay ma arkin qof ka run badan😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @sheekadaDahab
      @sheekadaDahab 8 років тому

      Hahahahhahahaha Wlhi kal iyo laab aad iiga qoslisiisay Habar Gidir waaye weliba Ceer Maxamed lolz Run badanaa lolz

  • @زینیجسوکیآلہ-ب5ذ
    @زینیجسوکیآلہ-ب5ذ 4 роки тому +17

    Who ,s listening watching 2021 / 1/3👊👊😭😭😭

  • @nacimaeeshqiyazakfananzare515
    @nacimaeeshqiyazakfananzare515 8 років тому

    Awale adam fanankyga❤❤👀👀

  • @princessamiisha4391
    @princessamiisha4391 9 років тому +18

    dhirindhin dhiiiriirin dhan dhan dhaaaraaara yallah C'mon Awale ur the one and only
    haka gaaaaaadheeeeeeh

  • @mubaarigsiciid-fb8rp
    @mubaarigsiciid-fb8rp 7 місяців тому +1

    Who is still watchinG 2024😂😂😂😂🙌🙌🙌

  • @fardowsaf5761
    @fardowsaf5761 8 років тому +24

    waaw my name fardowsa u geeya hahahaha

  • @foziaabdullahi5212
    @foziaabdullahi5212 14 днів тому

    Gudonsha nafteyda
    Feisal Abdirashid Amin ugeyaa🤴❤ Awaalkaga jana in sha Allah 🤲

  • @khaalidmaawelo9422
    @khaalidmaawelo9422 5 місяців тому +3

    Team 2024❤😂

  • @AOH4963
    @AOH4963 Рік тому

    Midaan gam'i wayo intaan la gurguurtay garawsho u waayey😢❤

  • @naemabilan5387
    @naemabilan5387 2 роки тому +14

    Still watching 2022 Love this song❤🥰

  • @maxamedcabdi3149
    @maxamedcabdi3149 2 роки тому

    Xasuus ban Ii Dayn😇
    Heestan Dhagaysiigeeda waxa igu Danbaysay 2017 waxan Diba uu Dhagaysanayaa December 2022

    • @hodmaniitaqueen
      @hodmaniitaqueen Рік тому

      Ana xiligey iga qabtaa dhegestaa waaba iqabataa🥺

  • @bahjasaeed2899
    @bahjasaeed2899 9 років тому +8

    Nice song Awale aadan 🎤🎶🎸❤💋💚😍

  • @mustaphekablalaxofficial3525
    @mustaphekablalaxofficial3525 3 місяці тому

    Hestan waxaan ku xasusta 2021 magalada hargeisa anigoo joga ayaan gabadh fardawsa la dhaho is barany o reer hargeisa. De asbuuc baan ku murqaamayay😅😢😢

  • @abdiazizsheikhabdullahi7919
    @abdiazizsheikhabdullahi7919 4 роки тому +5

    Xasus 4/5/2020 at 23:19 on Monday anigu najma jcl

  • @analka1432
    @analka1432 9 років тому

    cawaale maha fanaan somalia ah eee waa fanaan somaaliyeed

  • @warsamexajimowliid1982
    @warsamexajimowliid1982 9 років тому +3

    الله يا عسك .
    my legend Awale Aadan
    tu es vraiment chanteure
    wlhi I appreciate your songs
    አቤት አቤት gacanbaan kuu taagay apti

  • @ayafaiseli45
    @ayafaiseli45 2 роки тому +1

    2016 Heestan mrki igu horaysay wxn ku dawaday Barnamijki galab wanaagsan ee Hctv caawana waa 2022 xasuus🥰

  • @nimaali201
    @nimaali201 5 років тому +13

    You have the best voice among the new artists, Awale Adan.

  • @daariqkadiye5875
    @daariqkadiye5875 7 років тому

    Hhhhh gujada gal gacaylka
    Iyo wax yaabo aan uku healay oo ahaa timaha guud hawada galbinayso
    We will proud Awaale aadan wish u long life
    Jir oooo jooook
    U are the best song of the world

  • @dailyxiin
    @dailyxiin 4 роки тому +3

    CawaaLe aadan Legendry 👑.....

  • @superherohdsomaliboy3286
    @superherohdsomaliboy3286 5 років тому

    Liibaan studio video quruxbadan inaad soo saarto dadkoo dhanbaa garanaya
    Horumar wcn wllkay
    Liibaan Jamac

  • @abdikadirabdullahi7148
    @abdikadirabdullahi7148 2 роки тому +8

    Afer 7 years ago on top still listening 👂 from a 🇸🇴 🇨🇦 we north America ever

  • @xusenadenosman460
    @xusenadenosman460 2 роки тому +1

    Nin ka KaliYa ee sOmali uGu Codka mcn Awale aden Osman 2023😁🤩🤩🤩🤩😊😎

  • @abdishakur9
    @abdishakur9 7 років тому +25

    He’s on another level!!!! Absolutely mind blowing, absolute stunner, the magician 🎩 sxb booqarkh century ayaa tahyeee ♥️♥️♥️✊🏾 he’s about that life...

  • @KaderAli-gz8hy
    @KaderAli-gz8hy 9 років тому

    Inaba caadi mahiiin heestaan Awale Adan''Wadnaha geeskiisa
    Garkuu ku fadhiisto
    Intay, intay suntu gaadhin
    Amaan, amaan la gaboobin
    Gudoonsho naftayda
    Fardowso u geeya
    Gujjadda kalgacaylka
    Go'aan haka gaadhee''

  • @maryamadahir1199
    @maryamadahir1199 9 років тому +21

    Awale Aden. He literally became one of my best fanan ever. Really obsessed with this dude tho.

    • @twintaamiiradamaafiyadafro4166
      @twintaamiiradamaafiyadafro4166 9 років тому +1

      Hhhhhhhh English sakaraadka bby iga dhaaaf😢😂😂😂

    • @aishahassan6195
      @aishahassan6195 9 років тому +1

      +Maryam Jama Raaqiya inay kula kaftamooso aa laga yaabaa ma iska xanaaqee hani

    • @caddaaladsinaan947
      @caddaaladsinaan947 9 років тому

      I don't see wax qaldan. Why ee Afka weeyn ula gashay taloow?

    • @maryamadahir1199
      @maryamadahir1199 9 років тому +1

      aicha hassan. Lmao. Nope, I'm not mad at her but that's her answer tho!!

    • @yaxyesalad1201
      @yaxyesalad1201 8 років тому

      +Maryam Jama you hot i think waxaad tahey gabdha fahantey cawaale heestiisa

  • @fathimed7695
    @fathimed7695 9 років тому

    masha allah cawale aden ilahay cudbu ku siyay halka ka waad

  • @fardowsaibrahim1850
    @fardowsaibrahim1850 8 років тому +6

    wanka helay

  • @mahdideheye8513
    @mahdideheye8513 9 років тому

    fanan koore cawale adaan deheye ilahay ba kugu manaystay cod ee waxan ka codsanaynaa inad hees cusub ka so sartoo duqi ismacil ama Ana hayaa ila so xidhidh waxad tahay codka shacabka somaliyeed codsigayagaa no tix galii fanan saree ciwàn kayguna waa (diplomacy deheye) i live in jarman

  • @abdiabdi500
    @abdiabdi500 7 років тому +4

    awaleh wan fanan reeer jabutu ah wa fanan cod macaan mashaa allah awaleh Aden daheyeh

  • @abdullahiabdi8965
    @abdullahiabdi8965 3 роки тому +2

    Who is still watching 2021

  • @nadahmeddoualeh8306
    @nadahmeddoualeh8306 9 років тому +3

    Wow !! Awaleh fanan qaraan félicitation meilleur chanteur somalien super!!!!!