SHUSHU ABDI OO QARXISAY SIR WEYN KIISKII CANADIAN BOY OO LA RABO IN LAGU SHIRQOOLO CANADA.. SEE

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 січ 2025

КОМЕНТАРІ • 7

  • @hamdi27889
    @hamdi27889 20 годин тому

    6 hablood oo sai walaahi ah ayaa ku dhaartey oo dhigey baasabooradodii. Guriceel waa ninka ugu daran why waa abdigii joogey uk 🇬🇧 ee ilmahan iyo gabadha u geystey Hana wuxuu la hadlayaa habeen hore marka waaba guriceel dadka ugu daran ee wiilkaas jecel inuu waxyeeleeyo ee ogow sis shushuu❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hamdi27889
    @hamdi27889 20 годин тому

    Abaayadey shushuu nimankan cayr ee wiilkan daba socda ee uu ka mid ah Jamaal sistar waxaa sharcigada waa ilmo lagu kexeeyey sharcigoda oo ninka Abtiga ah ee joogo Jawhar ❤❤❤❤

  • @jamilajamila-h8v
    @jamilajamila-h8v 20 годин тому

    Tiisa wuu ka cafin karaa laakii sharaciga canada qabanaaye waa xadhiga inaya iyagu soo Celiyaana baa u wanaagsan

  • @Rahmah-Mercy
    @Rahmah-Mercy 19 годин тому

    T4,T3 Taxi return weey xareeyaan Soomalida iyagoo maqan weliba qaar aa 20 sano iyo kabadan maqan aa loo xareeyaa.child benefit caruur dalka ka maqan wa dembi hadii lagu ogaadane waa baxar kale.

  • @aminasalad7410
    @aminasalad7410 21 годину тому

    Hadi. Toronto la geyo ame idmiton Aman maha. Hadi ay doonto qof bay lacag sinay oo dilay ee wiilka yaan la geyin

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned 22 години тому

    Wiilkaan̈ Saywalhy allaah ku fakiyaya iyo abu dajana ola yidhi canadian tahay hadia agtada laga waayo lagala hos baxo iska jir saywalhy kuso dhahday intaad ku fakaday HANA parant allaah og inay daacad utahay inkasto layiri xabiibacaysay laakin inay shirqoshey ubadnayd ama kelyaha kala baxdo alaahu aclam kis lala oynaayo maxaa kenay love you iyo 4 bosmabanan 1wm kkkkk maalintey imaan lahayd safaarada lageyay alaah matusin koley wey baa1atay allaa maxaamed nasiib badana soon ugu duceyay salaad sujuud alaah dartii😢😢😢