Masha Allah Wiilkeen Waxan Allah ugu barye meel fiican inu ka soo baxo Oo hooyadiis iyo Walalahiis keensado meel fiican ka soobaxo Abu jaalo qeer allow ku siiy meel fiican ayad ka sobaxde adna qeer Baan ku rajeeye kuwa ku Caaye adiga iyo wiilka abtiga u tahay denbi aye ka dhaqeen hadana denbi aye aruursadeen Maacaleenaa iĺlahay Wax ka qarsoon maleh insha Allah qeer ba idin rajeeye
Maxamed yare waan uducanayaa in ilaahay xifdiyo abudujaanana ilaahay khayr badan ha siiyo abudujaana sidaad wiilkaa yar u caawisay ilaahay wax aad ku faraxdo aduun iyo aakhiraba ha ku siiyo
Maansha allah inankaayar intii caawisayba alle ha caawiyo, illaahay bari maxamedow wixii illaahay kuuqabto ayuunbaa qabsoomaya,guulbaan kuu rajaynaynaa
Walalayal aad ayaad u mahadsan tihiin intii maxamed yare caawisay oo u horeeya abtigii gurigiisa u joogay maxamed habaryar horay u soco diintana ku dhaganow wixii hora illahay dartiis agotag ajar ayaad ka helaysaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤habo horay u soco gadaal ha fiirin iyo wax la soo dhafay❤❤❤❤❤❤

Wiilkaan Wiil aqli badan ooma eka lkn illahay wanaaga ha waafajiyo
Masha Allah tabarakallah Alle ducadeena hakuu aqbalo wiil waxtar leh Allaha kaadhigo hooyadaana ha iloobin kasoosaar meesha in.a
I'm from Hargeisa waan uducaynaynaaaa❤❤❤❤❤❤
Ilaahey haku geeyo adoo nabada Amiin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Maxamed yare waan uducanayaa in ilaahay xifdiyo abudujaanana ilaahay khayr badan ha siiyo abudujaana sidaad wiilkaa yar u caawisay ilaahay wax aad ku faraxdo aduun iyo aakhiraba ha ku siiyo
ASC MAANSHA ALLAH WANUDUCAYNEY MAXMD YARE IYO ABUUDIJANA QAYR ALAHA IDINSIIYO
Soomaaliyeey wiilkan waxwaad uqabateen ilaaahayoow idinxifdi laakiin wiilkaan kuwaaniya inuusan kabixin diintiisa muslinimada ah kuwaaniya❤❤❤❤wabilaah towfiiq
Dhar winter kii ugu xumaay haloo soo gado Mohamed yare.soo dhaweynta person Airport wan ka qeyb gali lahaay.Mohamadoow hooyo Illaahay haku xafido noqona kii diintiisa ku adkaado.waalidkiis iyo walalhiis caawiyo..Abu Dujana adiga Illaahay janada hakuugu bedelo♥♥♥♥♥♥♥♥
Amiin yaa rabi
Asc waa idin salaamay mocamed iyo abuu dujana
Mashaallha Mashaallaha❤❤❤❤❤❤❤🤲🤲🤲👍👍👍✌️✌️
mashaa allaah ❤❤❤ illhey haku amaana yeelo maxamed abuu dujaana awowe❤illahey aduun iyo aaqiro haku amaana yelo aamin yrabbii guul wrto insha allaah❤❤❤
Guud ahaan dumarka somaliyeed waa gob gob❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ducadii habiinkii aan arkay wiilkaasoo dhibaataysa,waanalaga aqbalay,ehelwanaagsa oo kaalintii waalidkii ubuu yes buu helay Abudajaana ugu horeeyo alle ha xifdiyo
Marka hore ilaahbaa mahad leh abuu tijuana wuumahad san yahay habo adna ilaah haku xafido diintada adkayso salaada waad tukataa waxa kuu hiiliyay waa aAllah oo salaadiisa aad adkaysay hadana ilaahbaa kudaalacanaya marka Allah kuxirnow hooyadana ogow iyo walalada
I'm from Hargeisa ducadii ilaahow cimrigiisa dheereee cunugaa hanballyo hanballyo hanballyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Maansha allah inankaayar intii caawisayba alle ha caawiyo, illaahay bari maxamedow wixii illaahay kuuqabto ayuunbaa qabsoomaya,guulbaan kuu rajaynaynaa
Dadkaan gaar ahaan Mahamed dadka dhahaayo habaryarta waxba ha dacweyn waxaan gacanta waxaa ku haya dowlad dowladana waxey sameeyaan iyagaa og dowladu wey waayeen wax ducuminti wey waayeen marka waxa loo waayey hooyadiis iyo walaaladiis waxa loo waayey dowlada wey raadineysa marka taladu maahan wuxuu isaga xukumo ee ogaada asxaabey❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Waasax ee rabi hafududeeyo
I'm From Gabiley Somaliland guul hanballyo hanballyo hanballyo hanballyo hanballyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Dadaal doqontii luntay markii la belay tiri maxaa leyga helayaa baribaan lumin Mohamadow noqo nin ragga oo hooyadii iyo walaalihis iyo adeerkiis waxtara Amiin
Walalayal aad ayaad u mahadsan tihiin intii maxamed yare caawisay oo u horeeya abtigii gurigiisa u joogay maxamed habaryar horay u soco diintana ku dhaganow wixii hora illahay dartiis agotag ajar ayaad ka helaysaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤habo horay u soco gadaal ha fiirin iyo wax la soo dhafay❤❤❤❤❤❤
Hambalyo Hambalyo Hambalyo guuleysta ee safar salaama🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Illaahay hakugu xafido Kanada ilaahay sharta gaalada iyo munaafiqiinta hakaa qabto
Walahi maxamed yar unuraya wajigisa farxad bakamuqata inshaallah khayr
Maxamed ❤❤❤yare ❤❤❤Hanbalyo ❤❤❤Hanbalyo ❤❤Hanbalyo ❤❤❤❤❤❤❤
Mashallaha ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Asc waa idiin sallaamay adiga iyo abuu dujaana
Mashaa Allaah
Maasha Alaah ❤❤❤❤nabad Alaha kugu geeyo habo
Guulayso habo❤❤❤❤❤❤❤❤
Congratulation Mohamed feel free you are Canadian waxbaro rafaadka raaxa ayaa ka danbaysa! masha Allah
Kaftanka hana Abuukar aymaxad kubilowdo waa funny maashaa allaah tabaarakallaah asagana lacag soodir kulahaa
Maanshaa Allah Tabaaraka Rahhman
asc alxamdulilaa ilaah ayaa mahadaas iska leh iyo abu dijaana jisadaada jana fardoosa cafi iyo musaamax
masha allah adiga iyo hana iyo intii garab istaagtey wiilkan yar
❤❤❤❤❤❤❤❤
Habalyo ❤❤❤
Cunugaa yer aadbaan kuusalaamy❤❤❤❤❤❤
I'm from Somaliland guul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Adoo isaaq ayaan ahey dhahdo ayaa ku rooneyd somaliland wax.ladhaho. iney jirin adba waad ogtahey 😮😮😮😂
Mashaallah Mashaallah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Hana ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤meeeday
Maxamed habo aadan kuu farxay Kabaha biro hoosta lagaga xidho ayaa jirta markaad kanada tanto iibso kabaha kuma dhacaysid hadad shabaga hoosta ugu xidho
Wiilka dadka u hambalyeynayo uma jawaabayo salaanta xitaa uma soo celinaayo allaha noloshiisa u saxo
❤❤❤❤❤❤❤duceynayaaa
Safe travel
Maanshaa Allaaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ hanballyo hanballyo hanballyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Amaine
Maxamed youtube iyo tiktok u fura
Hanballyo hanballyo hanballyo hanballyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Gabadhanaa ka hada shay pointing Aad loogu baahnaa oo xaga diinta inuu ku adkaado
Walalayal aad ayaad u mahadsan tihiin intii maxamed yare caawisay oo u horeeya abtigii gurigiisa u joogay maxamed habaryar horay u soco diintana ku dhaganow wixii hora illahay dartiis agotag ajar ayaad ka helaysaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤habo horay u soco gadaal ha fiirin iyo wax la soo dhafay❤❤❤❤❤❤
Hanballyo hanballyo hanballyo hanballyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤