Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Like saara muuqaalka
Guuleyso addun iyo aaqiro aamin yrabbii awowe
Maashaalaah ilaaheey dhibka haka bixiyo wiilasheena maskiinka ah
Wiilka waxey rabaan in ay wax ku uruursadaan cadeyn in la dhoofiyay aaway
Wiilkas yaso dhoweynaya oo masuul ka noqonaya diyaarada mrku ka dego ya u taagan meesha oo so dhaweynaya oo kaxeynaya war wiilka wa lumaya 😢😢😢😢😢😢😢
Wcs saki yaa allaah ukaalmee wiilkaa yar yaa allaah ducadeni waa aqbashay soonki salaadi sujudi ugu duceynay yaa allaah Ugaro in uudiintiisa xejisto Aaaaaamiin Aaaaaamiin Aaaaaamiin
Uf waxaan ku nacay somalida markey wax yar qurbaha joogaan waxay iska dhigayaan ajnabi bal hadda maxaa ku kaliftay iney afkooda iskula hadliwaayaan iney jawaasiis ajnabi yihiin ayey u egtahay qowmiyadda kasta markey keligood yihiin afkòdey iskula hadlaan ilaa somali maahane
Maasha Allah hanblyo ❤❤❤
Mashaa alah
Keep up
Thnk you wll
Asc amiin amiin
Islaantaan dhahaysa 35 daganahay, somali community halaga fogeeye maxay ka wadaa? Islaan wareertay oo dadkeedii ka cararaysa
War mala waashay, wiilkaan wuu u baahan yahay somali community
Wiilkan waalidkis yu kuso laban
shelter kulahaa naag aduunka ka dhacsan kkkkkk shelter waa buuxaa oo Canadiankii aa banaanka jiifo..abtiyadiis aa buuxo uma baahno shelter iyo qurunkiisa. waa murtada H.Bile yaa moog iyadaa tiktok lasoo fadhiisatee.
Luqadaada ku hadal
Haka dherado somali lugoyo
Waa lacag doon balaayo dhuunta dig idin tiri
Wilka grab gala
Masha alah
Like saara muuqaalka
Guuleyso addun iyo aaqiro aamin yrabbii awowe
Maashaalaah ilaaheey dhibka haka bixiyo wiilasheena maskiinka ah
Wiilka waxey rabaan in ay wax ku uruursadaan cadeyn in la dhoofiyay aaway
Wiilkas yaso dhoweynaya oo masuul ka noqonaya diyaarada mrku ka dego ya u taagan meesha oo so dhaweynaya oo kaxeynaya war wiilka wa lumaya 😢😢😢😢😢😢😢
Wcs saki yaa allaah ukaalmee wiilkaa yar yaa allaah ducadeni waa aqbashay soonki salaadi sujudi ugu duceynay yaa allaah
Ugaro in uudiintiisa xejisto Aaaaaamiin Aaaaaamiin Aaaaaamiin