Xasan shekhow anagu Itobiyan ban nahay Somalia Wa cadowgena" A. Farh

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 195

  • @AhmedDey-pr8dd
    @AhmedDey-pr8dd 2 місяці тому +34

    Hadaan nahay dhalinyarada kasojeda somali galbeed waxanahay somali dhulkuna waa dhul somaliyeed ethiopian manihin mana noqon doono waxaanan rajaynaynaa lamidawga walalahanaga somaliyeed gar ahaan dalka somalia from DDS faafan

    • @ogadenia3rddreemedia460
      @ogadenia3rddreemedia460 2 місяці тому +2

      Waa dameerka abiy

    • @realpaperboy6219
      @realpaperboy6219 2 місяці тому

      Nin rageed guuleyso walal somalidu wa hal gumeysta aya nakala geeyay moyane marka gumeystihi sidu noo kala qeybiyay ina ka aqbalno mahan wa anigo kalso jeeda lababaar degmada shilaabo kana so jeeda Somalia siiba degmada guriceel labada dhinac wan dagaa in nala kala gooyo ma ogolin.

    • @wmdghdgg1234
      @wmdghdgg1234 2 місяці тому +2

      Somali galbeed guul❤❤❤❤❤❤❤ we love you brother and sister ❤

    • @GelleWarsameSabriye
      @GelleWarsameSabriye 2 місяці тому

      @@AhmedDey-pr8dd well spoken

    • @AhmedDey-pr8dd
      @AhmedDey-pr8dd 2 місяці тому

      @@realpaperboy6219 sidoo kale brother somali waa mid

  • @halkamasaid-ms5yu
    @halkamasaid-ms5yu 2 місяці тому +3

    Yaxxxx Aden DUFLEEH😢
    TOLKII GALBEED SITI WAXBAA UMU QABEEN
    WA OROM

  • @YassinAhmed-yx3ol
    @YassinAhmed-yx3ol 2 місяці тому +3

    Asc Dal jire TV jamac gaalaad guleesoo kusoocoo Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleesoo kusoocoo guleesoo kusoocoo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @baadodhugad4157
    @baadodhugad4157 2 місяці тому +3

    Afkii Abay ee Baarlamaankiisa ugu sheekaynayay umbuu ku hadlay, kabaqaad uma baahna shicibka Dagaanka, ee Xornimo Buuxday Rabaan dadku

  • @abdiwahid997
    @abdiwahid997 2 місяці тому

    Ma Aad u amaaneysa nin taagan anaga Ethiopian ah banahay yaab war waab waa rufiyaan aby ushaqeeyaa somali hadu diiday mana matalo diid bay we are somalia 🇸🇴 for ever❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @ShafeecAdeen
    @ShafeecAdeen 2 місяці тому +2

    Asc dal jire TV wan kusalamy saxib jamac anagu hadanahy dhalinta somali galbed waxanahy somali itobiyana waxba nagama galin degankanaga ayay nagu gumaysata I.....a mar wan kabixidona somalia iyo itobiya hadu dagal dhaxmaro anagu somali unbanahy adn farax afka kamu hadlin sabab to ah ahdu dhig somaliyed kujiro gobolka sitti ayu wax uqaban laha marka somali kale xagay jogta

  • @abdulhassan8563
    @abdulhassan8563 2 місяці тому +4

    Aadan waa niin jaajuus ah ma iheen somali dhaat maskaxdiisa waa etobiyaan

  • @CabdiDhere-z1u
    @CabdiDhere-z1u 2 місяці тому

    JIGJIGA OF SOMALIA 🇸🇴 GUUUUUL SOMALIA 🇸🇴 GUUUUUL

  • @GelleWarsameSabriye
    @GelleWarsameSabriye 2 місяці тому +10

    Wixii wiil soomaaliyeed 1977 u dhintey xoreynta somali galbeed,ma Ethiopian baa maanta la hoos ordayayaa?

    • @aliabdi8347
      @aliabdi8347 2 місяці тому +1

      Cagadheer waa cadow soomaaliyeed imisaan idin sheegnay, farmaajo waxaa oo kale buu ogaa Markii u musaafurinaayay qalbi dhagax

    • @GelleWarsameSabriye
      @GelleWarsameSabriye 2 місяці тому

      @@aliabdi8347 kala saar qof iyo qowmiyad dhan."divide and rule"waa waxa gumeysigu nagu kala qeybinayo haddaan soomaali nahay.arigtidaada ku salee cilmi iyo caqli plz,haddii kale aamus plz

  • @SuldaanC.casiis
    @SuldaanC.casiis 2 місяці тому +6

    Ninkani Sidii Awoowayaashiisii Dabadhilifka Aha Ee Somaligalbeed Gacanta Ugeliyey Etoobiya Oo kale Ayuu U Hadlayaa wuxuu ka Midyahay Jaahiliintii Somaligalbeed U bedeley Ugaadeeniya Taasoo U Soconweydey

  • @CabdiDhere-z1u
    @CabdiDhere-z1u 2 місяці тому

    JIGJIGA OF SOMALIA JIGJIGA OF SOMALIA 🇸🇴 ANAGU WAXAAAN NAHAY SOOMALI GALBEED MANADOONO AXMAARO QUSHAASH MANI HI ETHIOPIA 🇪🇹 QUSHAAASH AADN FAARA ADIGA ABIYE AYAA KU WASAAA AAAD U MA CAANSOOO

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 2 місяці тому +1

    Waa runtii haduu Ethiopian sheegto ! Wuxu kun jeer ka sharaf badan yahay kuw maalintii Ethiopian ah, habeenkiin Somaali !

  • @abdallamohamedabdi29
    @abdallamohamedabdi29 2 місяці тому +1

    Waan Kaa Yaabey Sxb Meela Lagu Raaco Malah MadaxweynH Somalia Waxaa U Jwbey Garanay Lakiin Si Mga Leh Ayaa U Tiri Si Fiican Oo Macaan Micinah Intaas Le Eg Oo Buun Buunineysa Jwb Ku Filan Mah Waa AmxAr Nin U ShQeeya Weeye Dabdhilif Aden Fahar Ha Noo Amaanin Waa Adigoo Abyie Amaaney Waqti Danbe Kugu Qasaarin Maayo Amxxaaro Been Ayuu Sheegey Walalo Ma Nihin !Amxaaro Tag

  • @husseinabdi5204
    @husseinabdi5204 2 місяці тому +1

    Patriotic person Mr.Jama glad
    President Hasan sheekh had taken very good step to sign Egypt defence and security that's good massage for dictator aggressive and arrogant behaviour
    Let's wait if defence pack with Egypt will implement very urgent with action

  • @CabdiDhere-z1u
    @CabdiDhere-z1u 2 місяці тому

    SOOMALI GALBEED HA KA XOROOBAAAN GUMAYSTA HA ITOOOBIYA AXMAAARO QUSHAAASH QUSHAAASH

  • @mohamudsharif1288
    @mohamudsharif1288 2 місяці тому +5

    Kaas camal horaan u soo aragnay waa bahal camal

  • @rodajama7111
    @rodajama7111 2 місяці тому

    Waxaan deği Karaa meelkasta o Somali ah anigaa Kamid ah dadka usoo guuray jigjiga. Jigjiga a waa Deegaankayga . Wax aan ahay Somali meshaan doona ayan değilim so Mr Faarax isaga ayaan ahayn somaali
    Wax aan siineyn ethopia majirto Xabasha Quran hadaad kasaareynaa jigjiga

  • @CabdiDhere-z1u
    @CabdiDhere-z1u 2 місяці тому

    💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹ADAAAN NA HAY SOOMALI CADOWGEEENAAAA WAA ITOOBIYA QUSHAAASH GUMAYSTA IYO DOBA DHILIF OO BEEENAAALE AADAN FAARA NAAAG TA LAWASOOO EE ABIYE AKHAS CALEEG AKHAS CALEEG

  • @MedNimaan
    @MedNimaan 2 місяці тому +1

    Asc jaamac galad iyo xertiisa rer daljire .
    Aden faarax waa mayd aan waxba ku fadhin macne

  • @adama2578
    @adama2578 2 місяці тому +1

    WAA DABA-DHILIF ABIYE 👞👞👢👢👠👠👠🥾🥾🥾👟👡⛑️⛑️⛑️QABAHA U QAADA DHUUNI -RAACA DIINLAAWE AH. SOOMAALIDA DEEGAANKA MA MATALEE
    CALOOSHIISU MATALAYE

  • @AbdirisaqMahamud-lc4gw
    @AbdirisaqMahamud-lc4gw 2 місяці тому +1

    Waa gartiis mishaar iyo muudan ayuu karaadsanayaa wadanka uu kudhaxmilanyahay laga yaabe in uu niyada ka ogtahay in dhulku iyo dadkuba somali yihiin

  • @abdirashidaliadam284
    @abdirashidaliadam284 2 місяці тому +6

    Somali wan ku fanaa

  • @zakariasaiddjama9422
    @zakariasaiddjama9422 2 місяці тому

    Ascwb walaal. Afkaaga caano lagu qabay. Hadalka si fiican ayaad u dhigtay haddii uu wax ku qaadanayo. Baarak'Allaah fiik.

  • @CabdullahiHawarwaaa
    @CabdullahiHawarwaaa 2 місяці тому

    Aadan muuse waa badhaha abii Axmed asagoo soomaali galbeed ayuu madaxa u taagan yahay uu u caruriyaa isaga itoobiyo u noqdaan

  • @mahdimohamed3102
    @mahdimohamed3102 2 місяці тому

    Wa Niin Somalia ah oo Cise Wayne landhere Nollow

  • @rodajama7111
    @rodajama7111 2 місяці тому

    Jaamac Mahadsanid!!!

  • @AliWarsame-rl9pj
    @AliWarsame-rl9pj 2 місяці тому

    Jamacaw ciiseña maaha somalina maaha waa lama yaqaan ŵeeye waa oromo ciise kuriyay wayi aniga oo furla b ah iya kushegaya

  • @husseinabdirahman5173
    @husseinabdirahman5173 2 місяці тому +5

    NIN LAHAYSTO WAAYE😂😂😂

    • @Myo-v1k
      @Myo-v1k 2 місяці тому

      😂 wa ruun

  • @jamahussein6860
    @jamahussein6860 2 місяці тому +1

    Jamac😮.wax uu uqabtey somallida itoopia ma jiro dil mooyaane, somalina maaha,

  • @HaybeHassan-vn2xe
    @HaybeHassan-vn2xe 2 місяці тому

    Asc Waxaad ugu ducaysaan inaanu soo qorin ama ka hadlin media wax ka dambeeya kan.

  • @CabdiDhere-z1u
    @CabdiDhere-z1u 2 місяці тому

    AKHAS CALEEG AKHAS CALEEG AKHAS NIN LA WASOOO OO AADAN FAAARA MAXAAD KU HADLI AKHAS CALEEG NAAAGTA ABIYE AAAD U MAACAAN SOOOO WAS MADA ABIYE IYO AXMAAARO WAXAAAN JOOOGAAA JIGJIGA OF SOMALIA 🇸🇴 AXMAAARO QUSHAAASH

  • @MaxamedSanka99-qm6mg
    @MaxamedSanka99-qm6mg 2 місяці тому

    Awalbeey dhaleen xabashi ninkii hoos galay udaa ayaga balse somaliya kama gor gortami doonto dal iyo badba cidii hunguri kaga jirana waan sugeeynaa ee haiskeento

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 2 місяці тому

    Galadow xasan sheekh asagaa horay usheegay in somalida etopiya yihiin etopiyaan kuwa keenyana yiri waa kenyan aadan faraxna waa qawsaar dabadhilif axmaaro tegrey oromo kaba qaad uah

  • @mohamedyusuf9809
    @mohamedyusuf9809 2 місяці тому +8

    Qof somali xalaal ah oo an xaaran ahayn sidas ma dhaqmikara wa yaabe somali ma aha wuxu ka mid yahay Yuhuudda madow wana axmaarada

  • @Neima1000
    @Neima1000 2 місяці тому

    Wa bahal doqon ah Adan farax wa qooti ee nin somali cisse maha hala iska qabto. Wa wax uskag ah oo qooti weyin.

  • @cabdikariimmaxamuud-rg6nk
    @cabdikariimmaxamuud-rg6nk 2 місяці тому

    Qaxooti ha dhihin ee waa barakacayaal

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 2 місяці тому +1

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @talaalmaxamed5223
    @talaalmaxamed5223 2 місяці тому

    Waa ok

  • @user-sr86ui3xsuexi
    @user-sr86ui3xsuexi 2 місяці тому +2

    Haduu naf leeyahay dagaalkii SITI ayuu ka hadli lahaa.... Ninkan waa cadaw kana XUN Abiy Ahmed

  • @SafiaHussein-v4q
    @SafiaHussein-v4q 2 місяці тому

    Hadan cadow gaga nahay xabashi xabashi gumeysto ayaa tahay qof ku soo dirsadey ma jirto

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 2 місяці тому

    Cagadheer oo dhan etiobiya halagu celiyo, anaga etiobiya baa nahay soomaaliya na xilbaan ka haaynaa!
    Inta etiobiya lagaarin horta cagadheerta halaga saaro kismaayo.
    Ahmed madoobe iyo cagadheerta oo dhan hal jilib oo mareexaan ba ku filan.
    Maanta haddii farmaajo joogi laha mar hore baa la wada masaafurin laha sidii qalbi dhagax oo kale, laakiin Hassan dhiiqo baa soomaaliya ku haayo

    • @hoggaansane9275
      @hoggaansane9275 2 місяці тому

      Ma saasbaa kkkk.
      Laangaab laangaab dhalay, Soomaali oo dhan haday isku tanto, waxba kama qaadaayaan Ogaadeen.
      Malaha ONLF tii, oo xitaa Ogaadeen ku kala qaybsanaa ayaad Mooday in Ogaadeen lawada dhiibi karo.
      Cuqdadkw teeda kale Aadan Faarax waa Ciise.
      Mid kalana aan kuugu daro, Jubbooyinka Ogaadeen iyagaa leh, haday rabaan waaba ay gooseneck karaan, markaa ninnna deegaankiisa laguma xukumo.
      Malaha intii ay Ethiopia mu huabaynaysay beelaha kale in Ogaadeen kismaayo laga fogeeyo, oo ay Ethiopia ka baqaysay in ay taakulo ka soo dejistaan hub ah, qyaad mooday inaad malaha idinku lee dihiin.
      Sxb haddaad rabto nahabaar , haddaad jeceshahay Farmaajo hasoo noqdo bal.aan aragno markaa in Ogaadeen Soomaaliya laga celin karo.
      Laangaab cuqdad dismay.
      Alxamdulliaalaah iga dhigay Ogaadeen.

  • @abdulhassan8563
    @abdulhassan8563 2 місяці тому

    Somaliwey melkasta aay joogan Guul iyo midnimo

  • @rodajama7111
    @rodajama7111 2 місяці тому

    Aabahay umadhimin in aan Ethiopian noqdo :(

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 2 місяці тому

    SOMALIDI MEEL KASTO AY KU NOOL YIHIINBA NINYOW WAXBAA KU DHACAY SUBXANALLAH.TOLOW MAXAY GALEEN SOMALIDU.BARI HOOREY SOMALIDI BARIGAA JOGTAY KUWA LA GUUMEYSTIYO KUWA KALABA SIDAN OO KALEE KAMEY SOO BIXIIN.ISKA DAA MAANTA HE.MAXAA BAHDILEY SOMALIDA MAANTA SUBXANALLAH.

  • @MuhumadRayaale
    @MuhumadRayaale 2 місяці тому

    Asc jamac somalia gelbeed hadan nahay waxba kumahayno wankasohorjeedna bada somaliya

  • @rahmo3653
    @rahmo3653 2 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AliWarsame-rl9pj
    @AliWarsame-rl9pj 2 місяці тому

    Aden farah waa garac sitti ka soo jeeda

  • @AminoHussein-c3e
    @AminoHussein-c3e 2 місяці тому

    Sow umamuuqdo ninkasu inuhayo wado raghore kujabay
    Warhooy kufaanka cadawga ithobiya walagu jabaye kajoog warhooy kajoog inad utatnato cadaw. Ithobiya ninka
    Daacada uahanjirey markay xilkaqado .ogow isagay uguhormarta Qarajintisa.
    Adna jidkasad kusocota.
    Soomaalina waku aragtaa👍

  • @maryanali9871
    @maryanali9871 2 місяці тому

    Nin la ‘gumaysta Weegen u duceeya

  • @abdulhassan8563
    @abdulhassan8563 2 місяці тому

    Anaga niinkan uma hadlaaya walaahiisa somaliweyn wax dabadhilifnimo asiiga iyo ismaciil comar geeyle

  • @نعمه-ز9ذ
    @نعمه-ز9ذ 2 місяці тому +4

    Kn maa faaido leh gobalka siti indhaha iska tirey dabadhilif adanbfarax ibrahin uf

  • @abdiwahid997
    @abdiwahid997 2 місяці тому

    Nin layska haysta uma hadli karo somalida galbeed degta

  • @mahamudsahal5969
    @mahamudsahal5969 2 місяці тому

    Sxb Hala Xushmeeyo Madaxwaynayasha Mustaqbalka Somaliya isaga iyo Cagjar. Ma jiro wax u diidaya labadoodaba

  • @rodajama7111
    @rodajama7111 2 місяці тому

    Mudane Faarax wax aad uqabaneysid qof majurto taada uqabo Somali wax ay kuubaahantahey majirto

  • @rodajama7111
    @rodajama7111 2 місяці тому

    Meeshaan donaan degi wadankeyga kaaley naga kexee qurantan dhulka ku kaadinaye Jigjiga oo dhan hadeekale ADIS baan u soo talxiilayaa

  • @abdulkadirfarah
    @abdulkadirfarah 2 місяці тому +1

    Galadow geesi illaahay inaadeer maxilo intaad Nooshay halkaa ka wad

  • @rodajama7111
    @rodajama7111 2 місяці тому

    Maantay buu yiri Abseme uma uu dhalaln jigjiga

  • @AmranMaygaag-ud8uq
    @AmranMaygaag-ud8uq 2 місяці тому +1

    400 ee qof ee xasuuqi garba ciise ee si gaara somali marka laga yimaad aad masuulka u ahayd ayaa wali tacsidii kaaga baahan af garooc yahoow halkaas baa hiil kaaga baahan

  • @cashojimacle8713
    @cashojimacle8713 2 місяці тому

    waa nin la gumeystay oo la bah dishay

  • @qaasimadan1597
    @qaasimadan1597 2 місяці тому +3

    Su.aal.aden.faarax..ma.yahay.nin.xor.ah.oo.ku.hadli.kara.dadka.dulman.ee.ku.jira.gumaysiga.xabashida.

    • @ahmedismailbulbul9991
      @ahmedismailbulbul9991 2 місяці тому

      In uu ka hadlo Iska daaye. Wuux siiyay OO u sexexay dhoolkoodii. Galbeedka siti. OO yidhi canfaray. Dhulkan iyo dadkanab hooya qaata.maamulkisa. Kkkkkkkk markasi ayaa wax laga sugayaa in uu. Gumaysi ka hadlo 😂😂😂😂😂

  • @shukriiman9972
    @shukriiman9972 2 місяці тому

    Kaasi waa doqon xilka uu hayo ayuu is mooday inuu yahay itopiyan war beri bey xabsiga ku dhigi doonasn lata amin itobiyan u gudbiya

  • @amnoali8348
    @amnoali8348 2 місяці тому

    Somalia no need Somalia Hawiye 😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡

  • @ogadenia3rddreemedia460
    @ogadenia3rddreemedia460 2 місяці тому +1

    He is Oromo man

  • @HasankhadirmuhumadAhmad
    @HasankhadirmuhumadAhmad 2 місяці тому

    Nin yohow xasidka kada raga qabyaladi hadi ay waxqaban 40 sano somaliyey wax utari lahayd e qudhunka iska dhafa

  • @YusufAflahar
    @YusufAflahar 2 місяці тому

    Somali leh cadawgaygu waa Somali,maahee waa itoobiyaan oromow

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 2 місяці тому

    MA DARAJADA LA SIYEY AYUU NACAYB SOMALINIMO KAGA GAARAY.MISKIIN.HADALKIISA HA MIZAAMO OO SIDA SIYÀSSAD AHAAN HA UGA HADLO.LAKIIN MAGACA SOMALI INUU HALKAA GARSIYO MA'AHA.SIKASTABA HA NOQOOTAY LAKIIN SOW DHUL SOMALIYEED OO ITOBIYA AH AYEY U YIMAADEEN OO WALAALAHOOD AH.

  • @shaaciraxmed9967
    @shaaciraxmed9967 2 місяці тому

    Waala heyste

  • @ogadenia3rddreemedia460
    @ogadenia3rddreemedia460 2 місяці тому

    Ninka. Waa xaraan orom ah

  • @sadiamohamed2077
    @sadiamohamed2077 2 місяці тому

    Damn 🇸🇴💙S

  • @Alakhbaardiin
    @Alakhbaardiin 2 місяці тому

    Asc
    Aaden faarax ha odhan e dheh minyarada qotiga murtadka ah e abiye

  • @abdulkadirmohamed8285
    @abdulkadirmohamed8285 2 місяці тому

    KAAD SHEEGEYSID SOMALI UMA JEEDYEE MALAHA WUXUU KA XUMAADAY HADALADII MADAXDA JABHADA O.L.F KA JEEDIYEEN NAIROBI OGAADEEN NACEYB AYAA KA BUUXA

  • @mohamedosman1986
    @mohamedosman1986 2 місяці тому

    Waa runtiis somali maxeysatay waa dad walwalan waa waxkasta iska sheegta

  • @ShukriOmar-g3n
    @ShukriOmar-g3n 2 місяці тому +1

    Aadan faarax inuu doqon yahay dhabanadiisaa laga garanayaa

  • @shamsogarad6932
    @shamsogarad6932 2 місяці тому

    Waa qabbaan Xabashi

  • @XamarayXamar-od6zu
    @XamarayXamar-od6zu 2 місяці тому

    maxuu ka hadlayey ma bada ileen hada waxa laleysku heya waa bada wax xaqiiqada ah ee dhexmarey xasan iyo abiy inuu noosheego tan labaad inuu iraahdo soomaaliyeey waxaan ku nool nahahay itoobiya badana ma lihin ee rayiguunu waa maxay isagoo galin itoobiyaan baan ahey iyo cadowgeenu waa soomaali abiy ayaa lahaa soomaali baan ahey xoogaa caqligaa ku yar ayasn u maleynayaa

  • @AminaCali-t2d
    @AminaCali-t2d 2 місяці тому

    Abii khaain weeye turkiguu isagadhigayaa inuu soomaali wax uogolyay siyaasad baad wadataa ood iskadhigaysaa inaad itopia waxuogoshay haloo sheego siyaasiyiintan afku goanyahay hawsheegaan in lagumaysto soomaalida lalaayo sida xawayaanka dulinkookale

  • @ForeveryoneShareone
    @ForeveryoneShareone 2 місяці тому

    Waa hayin ogol in xamil kasta la saaro, isagoo xabsi ay dhigeen baa la arki waqti dhow

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 2 місяці тому

    Diridhaba dhul soomaaliyeed ma aho dhul Oromo

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 2 місяці тому

    NIN DHIIG LEE LAMABA MAGACAABO EE KUWA HAACOGA AH AYEY ADEKSADAAN.

  • @adenharedomar9310
    @adenharedomar9310 2 місяці тому

    Aden farah horta isagu Somali la hubo ma yahay? Anna kaso jeeda gobolka sitti 1 maalina nooma hadal nalamana tashan mana dooran waxaan cadaynaya aden farah nama matali karo Somali baan nahay bada iyo dhulkaba annaga ayaa iska leh waanan u dhiman

  • @MustafaAli-z5b
    @MustafaAli-z5b 2 місяці тому +1

    ADAN FARAH RUN BEE SHEEGAY WAAYO UGAADEEN WAA ETHIOPIAN 🇪🇹

    • @abdullahiibrahimyuusuf7264
      @abdullahiibrahimyuusuf7264 2 місяці тому

      Amxaar adiga naga dhaxbax

    • @wmdghdgg1234
      @wmdghdgg1234 2 місяці тому

      Adiga waan ku aqaan OROMO ayaa tahay noo daay magaceena Somali

    • @ruunmahameddeeq2364
      @ruunmahameddeeq2364 2 місяці тому

      Afkaga ku noqon mayno itoobiyaan wanna kafanaa alleh na nagama dhigin gumaysigana waan ka bixi donaa insha allah

    • @fatxishugri5284
      @fatxishugri5284 2 місяці тому

      Ma nihin ee soomaali baan nahay ee miyaad nagu nanabi

  • @AbdiweliDaud-n7y
    @AbdiweliDaud-n7y 2 місяці тому

    Abdi iley ayu sida uulahaaa Ethiopian beynu nahay xabsiiii galay adigeh iyo inti kula halmasho Ethiopia haidin wasto

  • @abuismacil6648
    @abuismacil6648 2 місяці тому

    Jamacow adigu waad nooc badantahay,
    Mar waxa tahay afhayeenka xasan sheekh, markale ONLF, marna farah macalin

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 2 місяці тому

    ABI SOWKA DHULKII SOMALIDA KU YIDHIIN QABSADA DHULKA SOMALIDA EY WALIBA ITOBIYA.WAXAY QAATEEN DIRE-DAWA, ETC...IYO KUWAKALEY OO HADA KU XIGTO JIGJIGA OO OROMODU AY DOONAYAAN WALIBA.

  • @IseFarah
    @IseFarah 2 місяці тому

    Waxa.somalidu.lakine.sidaa.aye.raaban.uu.maahadliikaro.waye.ethobiyaa..siidaa..aye..raabtoo.ethobi....ayu.uhaadlii.waa.afkii.i.ethobiya..ayuu.ku.hadlii..awode.mahlaahaa..wa.somalii.oodhan.wasidaa..ku.maadhacaan..siidaan.raabnwo..gabii..somal...

  • @YusufAflahar
    @YusufAflahar 2 місяці тому

    A.farax waa orom laynnoo qariyey Abii banana khasbay

  • @Adamabdi-w3m
    @Adamabdi-w3m 2 місяці тому

    Oo kaas waligiisba uma hadline dadkiisa la laynayey

  • @yuusufabdi5267
    @yuusufabdi5267 2 місяці тому

    Mid kastoo lasoo faraxumeeyo anaguu nagu soo labtaa.

  • @GeeddowYusuf
    @GeeddowYusuf 2 місяці тому

    Xaarka injirey badanaa

  • @Ismaaciilxarafjaar3
    @Ismaaciilxarafjaar3 2 місяці тому

    Kkkkkkkkkkk madcelintaa icajabasay😊😅😅😅😅

  • @Goradadan-ti9mc
    @Goradadan-ti9mc 2 місяці тому

    Wxu kajed erer

  • @waryaaofficialchannel3323
    @waryaaofficialchannel3323 2 місяці тому

    Ninkaas nacaska Ethiopia inuuyahay is moodo waa somali galbeed midakale ninkaan xilkaa loogu dhiibay waa ina la isticmaalo si Ethiopia bad somali iyo dhulkalo cusub kuqataan hadhowna laga tuura mesha waa doqon kan iyo kuwa ku ra iga ah

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 2 місяці тому

    Hassan Sheikh Mohamud iyo Masar waxay kuheshiiyeen iney dhabarka isku xoqaan mw HSM wuxu kutiri Masar kursiga Vila somaliya igu hay aniga na waxaan kudhar baxayaa Ethiopian oo gacanta reer DDS ban kudhar baxi Ethiopian taas weyo waxa laga hadlayo dhibkiina dadka jecel waa somaliya xaqiiqaduna waa saas

  • @KhatraXamuud
    @KhatraXamuud 2 місяці тому

    Waa ciise baanmaqlay siti

  • @Drsayidcali
    @Drsayidcali 2 місяці тому

    Aadan waa nin magac uyaal uu. yahay xilka uu haayo

  • @OmarIsmaelAden
    @OmarIsmaelAden 2 місяці тому

    Aden Farah magac ethiopian buu kuu hadleya sidu agjar misa wil gaste oo ethiopia jooga somalay ethiopia iska ceeliya ee kira japan kaa aad leeyihin heebel misa hebel oo somali ah aya idhi SaaS somalay dhashada

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s 2 місяці тому

    Somali galbed wa la hubayni mamulka Abiy e gabi ka lusha wa la jabin Adan Farah Cise o mudo la xasuqayay dhulkodi laga qatay malin xita ma u hadlay wa maya wana garac wecel ah

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s 2 місяці тому

    Adan Farah dadka u shegayo e Somali galben iska daye Cise o 7 sano la xasuqayo dhulkodi la haysto malin ma u hadlay wa maya wa wecel Damir lawe ah

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s 2 місяці тому

    Adan Farah wa Munafaq xun o benale ah o an xishon manta inu isku hadlo ma ahayn inta an cid kale la garin Cise xagebu ku ogyahay wa la xasuqay dhulkodi wa la qatay malin kaliya musan u hadlin Adan Farah waxu ku hadlaya Afka Abiy

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 2 місяці тому

    Dadka reer DDS waxaan leeyahey dhan daban gaale haracina oo dalkiina waa Ethiopian wixii ad xaq uleyihiin
    Rad dada idinko keligiin ah