HANI UK ANEEY TEYDA NOQOTAA DARWIISH HEES CUSUB

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 сер 2024
  • HANI UK ANEEY TEYDA NOQOTAA DARWIISH HEES CUSUB
    Ereyada= shaafici garadhiin
    Laxan = A. Badmadaw
    Musica= mustafe karama
    CODKA - Hani Uk
    NAGU SOO BIIR TO WATCH UPCOMING VIDEOS.
    Add me on Snap chat for updates @ iLyrics1
    License Number STys3G
    Xariir Axmed, Suldan Seeraar, Hodan Abdirahman Kiin Jaamac, Hees Cusub, Somali song, Hees shidan, gulleed simba, hodan abdirahman, Qamar Suugaani, SAFWAN HALAC, HALIMO GOBAAD, SHARMA BOY, ILKACASE QAYS, HEESO CUSUB, SHARMA boy ,
    ___________________________________________
    Editing Ahmed Hussen Ilka Case
    ©ILKACASE LYRICS
    make sure you click on Subscribe so that you don’t miss, future
    Videos.
    SOCIAL MEDIA
    FACEBOOK. / axmadxusen10
    IᑎᔕTGᖇᗩᗰ. / axmad_ilkacase
    Ilkacase Lyrics
    ilkacase
    Lyrics
    SOMALI
    Hees Qoraal

КОМЕНТАРІ • 605

  • @suhaniiabdi9421
    @suhaniiabdi9421 Рік тому +118

    Hees wey dhaafty m.a samidyda
    Dhulbahante power❤️👌 from mareexan power ❤️🇱🇺

  • @axelsafa-hf8pg
    @axelsafa-hf8pg Рік тому +80

    Darwishki maso tosay
    Maso noqqtay tarkhdu
    Talexiyo ilaa sool calanki
    Malaga tagay anay taydi
    Noqtay halyey Loma taliyan
    Gushii mataban taabshay
    Wiil darshii 🐎❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @user-ip3ok2fl3l
      @user-ip3ok2fl3l 11 місяців тому +1

      Somaliland is not easy

    • @soolmediainc49
      @soolmediainc49 9 місяців тому

      ​@@user-ip3ok2fl3lsomalilamd wa ta hoyaded la wasay😂

  • @zahuurjaamac6160
    @zahuurjaamac6160 Рік тому +65

    Darwish farac xita ima galin wana jeclhy ❤😂 from🆎️

  • @aboukarmahamoud7195
    @aboukarmahamoud7195 Рік тому +85

    From Awdal state of somalia 🇸🇴
    Reer khaatumo guulaysta 🇸🇴 kasa inaka dhexeeya

    • @ismailnasri9936
      @ismailnasri9936 Рік тому +4

      Somaliland weeyi laaska iyo borama ilaahay ha barakeeye.

    • @ahmedhassan6097
      @ahmedhassan6097 Рік тому +6

      ​@@ismailnasri9936mujrimiinta laand allah hacadaabo

    • @mfayz980
      @mfayz980 Рік тому +2

      @@ismailnasri9936 ha sheegan Laascanod
      Dadkii lahaa baa u tashtay waxayna goaan sadeen inaysan cid aan iyaga ahayn u talinayn

    • @X.Mohamad
      @X.Mohamad 8 місяців тому

      😢😢SOOMAALILAND FRON DILLA❤❤AWDAL

    • @skyshooter4009
      @skyshooter4009 2 місяці тому

      Awdal and Sol are heartbeats for all of us Somalis. Love and support from Garissa. No xawash should ever step on those lands.

  • @amuun_xoxo
    @amuun_xoxo Рік тому +20

    Guul Darwiishayy🇸🇴🐎
    From galmudug❤️🦁

  • @wondroussoul5414
    @wondroussoul5414 Рік тому +22

    Darawiiish oo somali iyo idoor dib isku baray, tariiqdii halyeeynimo dib uso ceshay allahu akbar alxamdulilaah idin jecliiyaa tolkeey, caabudwaaq ayan idinka soo salamaya SSC tagtay oo tashatay 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🐎🐎🐎🐎🐎

    • @user-sn5yz7vg8v
      @user-sn5yz7vg8v 4 місяці тому +1

      ❤❤❤❤❤❤
      ❤❤❤❤❤❤

  • @imankhashim9837
    @imankhashim9837 Рік тому +22

    Thank you Hani ❤
    Viva khatumo state ❤
    Viva Dulbahantae❤
    Viva Darod ❤
    Viva Somalia 🇸🇴 ❤

  • @user-rn3zk7tb1t
    @user-rn3zk7tb1t 9 місяців тому +9

    I love the Song AND HARTI WAAQOOYI ,DAROOD but DARWIISH without SH. ISAAQ IS NOTHING...❤❤❤ you fight with the ones you love ,no kne can separate them except the one whk created them 6 the first PLACE. RABBI SWT

  • @aaminojubooy9203
    @aaminojubooy9203 Рік тому +28

    Inshaa alaah dhulbahante midnimada soomaali kuwii sooceliyey ayey noqonaayaan 🇸🇴👈💪💪💪 Waxaa iifarxada waqooyi oo calankeyga soomaali babanaayo. Guul👏👏👏👏👏🇸🇴

  • @abdihafiiid...............2008
    @abdihafiiid...............2008 Рік тому +18

    Banan bixi brussales safar dher ayan uso galay i.a kan Geneva Switzerland ayan isu diyarin asbuucan guul darawishta Khatumo 🐎 From 🇸🇱

  • @naafacmusdaf6396
    @naafacmusdaf6396 Рік тому +56

    Hees Dhiiga Daraawish Taabaneeyso Waye ❤❤❤! Hani Uk Asharaaf Dhalad Dhalad ah Ayaa Tahay…. Dhulbahante Codkaaga Ku Difaaac….💪

    • @Sunshine-id9tg
      @Sunshine-id9tg Рік тому +5

      Dhulbahante dhaley Hani reer abtigeed ❤️❤️

    • @CmonNowTellme
      @CmonNowTellme Рік тому +2

      Ali khalif Galaydh baa abti run ah u ahaa Alle ha u naxariistee

  • @hamdiay26
    @hamdiay26 8 місяців тому +20

    Jaceyl aan dhamaad labeyn baan idin qababaa dhulbahantow.. gabar Ajuuraan ❤

  • @Aishah-
    @Aishah- Рік тому +24

    Halyeey looma taliyaan ah Guushi ma tabantaabshay 🐎 🇸🇴 cawale aya naga badan from HG❤

  • @nimoabdi5548
    @nimoabdi5548 Рік тому +22

    ilahayow intidhimatay u naxariiso dhulkooda lagu sodontaye inta noolna guusha sii aamiin yaarabi ❤❤❤❤

  • @tusmoaadil1825
    @tusmoaadil1825 Рік тому +18

    Hani UK habaryar jir oo joog 🇸🇴💙🌹🎉👏👏👍💪✌🎉🎉
    SSC iyo soomaaliya hanoolaati🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴💙💙💙

  • @darwiiizhhawd9856
    @darwiiizhhawd9856 Рік тому +39

    Gabadhena Hani UK Boski Eedo Saado Cali AUN Bay No Buxisay
    Apti Hani Qaraney Gulayso Apti Mcn❤️🐎

  • @sabriinahaji2003
    @sabriinahaji2003 Рік тому +67

    Dhulbahante ayeeyoyinkayga gobolki halyeeyada❤Allaw lajir sool Guul insha Allah ❤️✊

  • @aminali9371
    @aminali9371 Рік тому +97

    It's such a beautiful song with a lot of pure melody revolution and sovereignty. One love to SSC

    • @KhalidAlirunsheeg
      @KhalidAlirunsheeg Рік тому +4

      Sovereignty? SSC? 😂😂😂

    • @apdyrizakalpha5885
      @apdyrizakalpha5885 10 місяців тому +1

      ​@@KhalidAlirunsheeg😊😊😊😊😊p❤

    • @mfayz980
      @mfayz980 10 місяців тому +4

      @@KhalidAlirunsheegyess Khatumo State Of Somalia 🇸🇴
      Nacabka ha iska naacnaac leeyan 😅

    • @KhalidAlirunsheeg
      @KhalidAlirunsheeg 9 місяців тому

      @@mfayz980 Sanaag ma hooyada ayah ku siisay? Hoy Habar Yoonis bari maad ka joogtid wad baa la horeysa e kkkkkkk

    • @michaelcorleonejr
      @michaelcorleonejr 7 місяців тому +2

      @@KhalidAlirunsheegHa Sanaag anaga leh ! Majority ka ah Ceerigaabo ila Ceelayo wa dhul Harti Darood tas ku biyo caab SSC Khatumo Guul

  • @Misaanka_Culus
    @Misaanka_Culus Рік тому +22

    25/08/2023
    Ugu dambeyn hamigeni wa rumobay 💙🐎🇸🇴
    Ilahoow waa mahadaa 🤲🏾

  • @ilwaadAbdurashiid4631
    @ilwaadAbdurashiid4631 Рік тому +15

    Dhulbahante waa dadka kali darood ugu maskiinsan wan jaceylahay guul dhulbahante❤23/7/2023

  • @Zaky_garad
    @Zaky_garad Рік тому +16

    Darwiishkii Masoo Toosay
    Masoo Noqotay Taariikhdu
    Taleex ilaa sool calankii ma laGa tagay🇸🇴
    Gacalow darwiish guul io gobonimo goorweliba✊🩸❤

  • @hamdasagal6593
    @hamdasagal6593 Рік тому +16

    Woow guul darwiishta dumarka daroodow cidii aan isaaq ahyna o dhan wax ka dhala wlhi kuwa isaaq u dhsheen dad maah hbo haniyey rabi haku sharfo ❤

    • @ismailnasri9936
      @ismailnasri9936 Рік тому

      Siyaasad ayaa hamday meesha laysku hayaa balse ha moodin inay isir laysku hayo,
      Haddii in uun isir laysku haysto gobol kastoo soomaaliyeed cid gaara dagta cidina cid u may tagteen.
      Sool-na nimankaasi garaadada sheeganaya ma waxay garan waayeen somaliland la hadla oo waxaad tidhaahdan adeer aynu wada hadalno kala gurano gaarkayaga aynu isku maamulayna.
      Sorry nimanka intaasi garan wayay cidna waxba uma hayaan dadkoodii
      Ayay noloshii uga ba’een
      Markaa sheekadu guur maaha
      Ninka sahanka ku raray waa inuu meeshu ku dajinayo yaqaana. Balse indho la’aan dhibaato uun weeyi.

  • @TheMadFarah
    @TheMadFarah Рік тому +23

    Guul from OG! 💚💙❤️

  • @somalimediaproduction143
    @somalimediaproduction143 Рік тому +18

    Wixii darawiisha like ha I saaraan

  • @mahamud_oodkac
    @mahamud_oodkac Рік тому +11

    M.a hees micno leh darawiish guuul from mj🇸🇴🇸🇱❤

  • @ashafarah6052
    @ashafarah6052 Рік тому +71

    Hees taariiqi ah masha’allah
    Guul iyo Gobanimo SSC ❤️🙏🇸🇴
    Thank you Haney UK🙏❤️

  • @mayranegaaleef1164
    @mayranegaaleef1164 Рік тому +15

    Guul daraawiishta❤🇸🇴🐎iyo jamaahiirta from Cali saleebaan

  • @nimcoabdulkadir4226
    @nimcoabdulkadir4226 Рік тому +16

    Viva Darwiish allaha idin xafido dadkeygii garabkiina ayaan nahay from galmuud

  • @idilali2217
    @idilali2217 Рік тому +14

    Naaska hooyo waa cajiib habo Hani wax xun ma sheegin thank u

  • @abdirizaksalaama
    @abdirizaksalaama Рік тому +40

    Hani waa naag ashraaf ah oo darwiish dhashay❤❤

    • @fatisait7576
      @fatisait7576 Рік тому +3

      🎉dhiigu biyo maahe kumaanu khasaarin😊Gabadhaanu habaryarta inahay😊

  • @hudaosman609
    @hudaosman609 Рік тому +13

    Heestaan tarikh dheer bay lahanaysa guul iyi gobanimo reer ssc, Hani UK inaAbti madaxa noo saarantahay 💕

  • @Manifmlanmoll
    @Manifmlanmoll Рік тому +8

    Best song Guul dhaman heer khatumo from USA 🇺🇸🇸🇴

  • @samaaleabdul3178
    @samaaleabdul3178 11 місяців тому +14

    What a song, Hees tariikhda baal dahaba ka gashay the one and only Hani uk 👊.

  • @osmanhassan8079
    @osmanhassan8079 Рік тому +5

    Hees guusha maanta ku haboon , daraawiish power 💪

  • @KhalidEbra
    @KhalidEbra 11 місяців тому +4

    Hani UK ❤ wajibkeeda wey kasoo baxdy ina adeerayaal gobonimada dhiiga baa loo daadshaa nabad iyo burwaaqo baa idin rajeyniyaa gacmaha is qabsada rabigiina tala saarta San ku neefle idinka usareyee❤

  • @ahmedhassan6097
    @ahmedhassan6097 Рік тому +9

    Sool sanaag cayn waxaaleh darawiishta barakeysan guul ssc guul somalia allah hajabiyo argagaxiaada : balaayolaand hagubato

  • @anabjama4158
    @anabjama4158 Рік тому +8

    Hani uk fanaan garan, codka macaan,ma ugu hiilisay.

  • @horemari.nafta1
    @horemari.nafta1 Рік тому +7

    ❤❤❤ I love Darwiish I am from hawiye Abgaal ❤❤❤

  • @IlhanCadaawe
    @IlhanCadaawe Рік тому +6

    Guul dhulbaante💙🩶🐎 ❤ ilma adeer yaala from mr 🇱🇺🩸😭

  • @ssimanumumustaq7148
    @ssimanumumustaq7148 Рік тому +5

    Hees Waa dhaaf tey 👑👑🇸🇴🔥🇸🇴

  • @mohamedanshuur4508
    @mohamedanshuur4508 Рік тому +5

    www ish calaa hees wlhi xaada ikacday dhulbahante Kuul iyo gobonimo ayaa idiinrajeynaa ❤️❤️❤️❤️ guulesta 😘😘😘

  • @cusmanabdulle
    @cusmanabdulle Рік тому +6

    Wow amazing song ssc guulo taariiqi ah bn nirajeynaa 🇸🇴❤

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Рік тому +1

    من لا يشكر الناس لا يشكرالله
    Waa Xadiith sunankiisu yahay tarmadi
    Abuu hurayra Radiya lahu canhu uuna kawariyey Nabbigena ﷺ . Tankale
    هل جزاء الاحسان الا الاحسان
    Iyana waa aayadda 60aad ee Suuratu rahman ama Alraxmaan
    Marka halka uu carabi kayiri maaha ee waa xadiith iyo aayad qur'aan.

  • @mfayz980
    @mfayz980 Рік тому +5

    Reer Tolkaygow Guul baan idiin rajeynayaa ❤️🐎🇸🇴🤲

  • @RidwanAhmed-ws3om
    @RidwanAhmed-ws3om Рік тому +4

    Heestan wata iso galin doonta Dagaalka From Dhagax buur ogadenia🙏Tolkyow jira waligin

  • @masaaricartan3846
    @masaaricartan3846 Рік тому +7

    waa hees aad qiiro badan lagana daalayn guul iyo gobonimo daraawiish abtiyaal tariikh sharaf badan waa leeyihiin

  • @Alonebird575
    @Alonebird575 Рік тому +31

    Historical song ❤❤❤

  • @marwinabintimarwan2480
    @marwinabintimarwan2480 Рік тому +2

    Wll an jeclhy darwiiish ❤from OG🇬🇲farhad warto idhin rajeyna abid♥️💕

  • @omarmoussaadem920
    @omarmoussaadem920 Рік тому +1

    Hani UK, noloow waa in somali oo dhani ay u hiilisaa Daraawiishta laga gardaranyahay. Waxa loogu yeedho Irir, Daarood, Digil iyo Mirifle, Ajuuraan, Somali Bantuu, amma cad-caddaan gabigoogu waa wada somali an kala sarayn, waana isku xaq dhinaca somalinimada, qabiil qabiil ka sareeyi amba ka wanaagsan ma jiro, waa in somalinimadu inna wada deeqdo...! Viva SSC.

  • @fatuushkim7276
    @fatuushkim7276 Рік тому +6

    Darawiishti may hurdeyasay awal😂🫶ina adeeryaal one love from HG❤🤘🏽

    • @ClxakiinfaaraxClxakiinbalayax
      @ClxakiinfaaraxClxakiinbalayax Рік тому +2

      Kkk😂Marki hore qadiyaD aan tayada aheyYn ayaaNU ku jirey 😂haddaaN Tayadayadii wadana😊thanks laandheerayaaL😊❤hg

  • @horemari.nafta1
    @horemari.nafta1 11 місяців тому +3

    Frist I loved Hani Uk
    I appreciate
    How does she defend her uncles? Truly, she is a brave girl

  • @Aisha-yy3lv
    @Aisha-yy3lv Рік тому +9

    Allaha idin guleyo hees dren leh. Darwish wlalheen🐎🐎💪🙏

  • @Faz-O
    @Faz-O Рік тому +12

    Guul iyo gobunimo drawish from ogadenia❤

  • @user-qd1dn2dt7n
    @user-qd1dn2dt7n 11 місяців тому +2

    GUUL & GOBANIMO KU WAARA ABID DARAAWIISHTA UMADDA SOOMAALIYEED EE KHAATUMO-STATE SOMALIA
    INSHAA ALLAH ❤❤❤❤❤❤.

  • @abdirizakjrali6377
    @abdirizakjrali6377 Рік тому +7

    Kaas ayaa inaga bdn 🇸🇴🇸🇴 from xamar

  • @user-kd8jj7fm9f
    @user-kd8jj7fm9f Рік тому +4

    Darwiishkii masoo Toosay ❤From Mj

  • @aminamohamed7017
    @aminamohamed7017 Рік тому +2

    Viva Harti guul iyo gobonimo Daraawiish🇸🇱🇧🇸🐎🐎🐎👍♥️❤️

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 7 місяців тому +2

    Khaatumo State Of Soomaalia Guulwacan

  • @saynababdi8232
    @saynababdi8232 Рік тому +5

    guulaysta waligiin insha allaah daraawiish 🐎🐎🐎🐎🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 11 місяців тому +2

    Afgaab iyo intii shahiiday Illaahay ha u naxariisto

  • @balqeesyousif3791
    @balqeesyousif3791 Рік тому +4

    Yes Darwiish kii ma sotosay inadeertay hani uk halyeeyad I love you ❤️😘💕 thankful

  • @officialrahmani_
    @officialrahmani_ 17 днів тому +1

    Favorite song abtiyaashay ssc🐎 from somaliland

  • @mfayz980
    @mfayz980 Рік тому +8

    Aad bay ii taabatay heestan
    Hani Uk Abtiyo wan ku wadanaa from Darwiish ❤

  • @Ahmedsahane
    @Ahmedsahane 11 місяців тому +2

    Guulaysta Daraawishey 🙏🏽❤ from Hawdka Mudug

  • @rushhassan1808
    @rushhassan1808 5 місяців тому +1

    Masha alllah my cazin hani uk she make history she remaind me her uncle alyaraxm ali khalif galayr she hero ssc love hani uk ever inabti

  • @ILKACASELYRICS
    @ILKACASELYRICS  Рік тому +4

    Halyeey Looma Taliyaan Ah

  • @haninuux8783
    @haninuux8783 Рік тому +8

    waxan hees wey dhaafteyy💙🐎❤️

  • @bahjasahalchannel1218
    @bahjasahalchannel1218 Рік тому +9

    Abtiyadey darwiish❤❤❤❤

  • @aishaluul3626
    @aishaluul3626 Рік тому +7

    Shaafiici garadhiin iyo hani uk guulaysta gacalayaal❤❤❤❤

  • @faisanuh7188
    @faisanuh7188 Рік тому +5

    Habo hani illahay ha ku xiftiyo guul iyo gobomino ❤

  • @baahiyechanal7288
    @baahiyechanal7288 Місяць тому

    Allah ha unaxriisto halyey af gaaab iyo halyeydii kale ee ku shihiiday.

  • @DAAUUSSTUDIO
    @DAAUUSSTUDIO Рік тому +3

    Hani shariif macruuf iyo shaafici garadhiin iyo badmadoow Cajiib wallaahi👏

  • @daadirm2669
    @daadirm2669 Рік тому +6

    Gobonimada waan tabay 🥺😭🇸🇴🐎🐎💪✊

  • @liltesmaofficial8326
    @liltesmaofficial8326 Рік тому +4

    Eesh calaa hees wlhi xaada ikacday 🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️

  • @istahilabdi135
    @istahilabdi135 Рік тому +7

    Naas hooyo waa cajiiib ❤️🫀

  • @Ragiihore
    @Ragiihore Рік тому +11

    Hees qiimo badan weeyi inkastoon aan ahay reer s/land hargeysa hadana waan wanan taageersanahay dhulbahante ❤

  • @mohamednuralfa
    @mohamednuralfa Рік тому +5

    Hani uk quruxda fanka❤

  • @FarxiyaaaMohamed
    @FarxiyaaaMohamed Рік тому +16

    There is so much emotions in this song I got very emotional thanks hani UK ilahayow dadkena iyo dulkena no ilaali cadowgana noga saar🐎🖤🤍💙

    • @Abdirahman-8
      @Abdirahman-8 11 місяців тому +1

      “Darwiishki masootoosay, masoo noqotay taarikhdu” waa erayo taabasho leh runtii. Walalaheen reer khaatumo guul iyo barwaaqo ban u rajaynayaa, hadaan nahay dhalinyada reer Caabduwaaq.

  • @ShakataCM
    @ShakataCM Рік тому +31

    Historical song for SSC Army and people❤

    • @crisaaqsaleebaanxabow
      @crisaaqsaleebaanxabow Рік тому

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉😢🎉🎉🎉😊😊😊😊😊😊😊😊😊❤❤❤

  • @sahraaxmed8688
    @sahraaxmed8688 Рік тому +11

    Illahow unaxariiso halyeey afgaab ayaa videos ku jira 🤲🤲😭

  • @mekor_kordahab7849
    @mekor_kordahab7849 Рік тому +6

    Darwishki maso toosay 🐎💪🏿

  • @hodanabdi6497
    @hodanabdi6497 Рік тому +4

    Masha Allah wan idinku diirsaday yaa darawiish ssc guul

  • @womenpowerfamily1769
    @womenpowerfamily1769 Рік тому +3

    Viva My Daraawish SSC Guul iyo gabanimo Ameen Ameen InshaAllah Ya Rabi🤲🤲🤲🤲❤️❤️❤️❤️❤️🐎🐎🐎🐎🐎🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥰🥰🥰🥰🥰🦁🦁🦁🦁💪💪💪🥰🥰🥰🥰🥰🇸🇴🇸🇴🇸🇴😍😍😍😍🍀🍀🍀🎊🎊🎊🎉🎉🎉🙏Allah noka dayo My Dear inadeer qaali Hani UK Ameen Ya Rabi🤲🤲🤲🤲❤️❤️❤️🥰🥰🥰😍😍😍🐎🐎🐎🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥰🥰🥰🎉🎉🎉🎊🎊💪💪💪💪

  • @sawdajoseph4193
    @sawdajoseph4193 Рік тому +2

    Inta 2023 kdib daawanysa Nolol qrux badan ayan urajaynaya Reer ssc xornimo iyo nabad waarta Ino rajaynayaa insha allh🤲🏽❤️

  • @nimoabdi5548
    @nimoabdi5548 Рік тому +4

    haa soo toose wayna guulaysten mashalaah tabaraklah ❤❤❤❤

  • @fisxaaq
    @fisxaaq Рік тому +4

    Ya Allah 😢😢😢 /gabadhaas abtigeed bay ixasuusisaa.

  • @Abdallehmoha
    @Abdallehmoha 3 місяці тому

    Heestan tariikh bay unoqon dhalinyarada ama jiilka naga dambeeya 😊
    Bal ka waran wiilka dawan doona 2050😂😂 dalkeena allah nabad nooga dhigo somalinimo wax dhama maleh

  • @raagemohamud-ew5mv
    @raagemohamud-ew5mv Рік тому +11

    Hani UK Abtiyo Noolow Halganka Daraawiish Qayb Lixaadlaad ka Qaadatay❤

  • @nimcomaxamed-hq1eq
    @nimcomaxamed-hq1eq Рік тому +17

    Waaaaw 🇬🇲🐎🐎🇬🇲🌎

  • @hamdamoha8153
    @hamdamoha8153 Рік тому +4

    Bini adamka kle ilmhas najecel ban udhlna idoorna aptigii dooxe ilhy dhulphnte idoor dib isku guursn hbo thnks 🤲💜

  • @najmodegan1644
    @najmodegan1644 Рік тому +2

    guul&gobonimo SSC dhamaan meelkasta ayjogaan guuleysta waligiin guuuuuuuul

  • @kowtharkhalif9237
    @kowtharkhalif9237 Рік тому +3

    Dumashiyal berifu place 😍😍😍darwish

  • @neaheapdiyare2386
    @neaheapdiyare2386 Рік тому +4

    Halyeyo loom taliyaan ah guushii ma taban tabashey 💞💕🐴🐎DARWISH

  • @inacabdirisaaq6529
    @inacabdirisaaq6529 Рік тому +6

    Alloow tabtaa noogu wad. 💙

  • @michaelcorleonejr
    @michaelcorleonejr 7 місяців тому +1

    Sool, Sanaag iyo Cayn SSC Khatumo Guul 🤍💙🐎🇸🇴

  • @sumeyahusseinibrahim4624
    @sumeyahusseinibrahim4624 Рік тому +1

    Goja Cafe Marta waaa Xorayay❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @salahadinomar2539
    @salahadinomar2539 6 місяців тому +1

    I never hear before like this song hani uk

  • @ocroafff5527
    @ocroafff5527 Рік тому +23

    hees macaan ❤

  • @Farayare451
    @Farayare451 Рік тому +2

    Taleex iyo sool calnkii malaga taagy
    Ilike song ❤ daraawiish❤🐎

  • @user-le9du5tc7c
    @user-le9du5tc7c 2 місяці тому

    Waaaaaw❤❤❤❤walaalaheen from hawiye🎉🎉🎉🎉