OOMAAR BARBAR FT HANI UK | GOOJA CADDE | SHOWGII OOMAAR BARBAR LONDON 2023

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 сер 2024
  • / @aflaantapro Fadlan
    Subscribe Noo Saar
    SUBSCRIBE + LIKE + SHARE 🚨 FOR MORE VIDEOS.
    / abdijabar_photography_uk
    You Can Contact us for all Business inquiries.
    🎥Wedding 🎥Events 🎥Promotion 🎥Music Videos 🎥 Short Films
    Email: Aflaantastudiouk@gmail.com
    Welcome To Aflaanta Studio
    Home of Somali Music Video
    * Update 24 Hours
    * Quality Videos
    * Reliable Ideas
    If you are Enjoyed | Subscribe Us Free
    And Check Alert Icon 🔔
    Contact Us What's Up
    +254722258310
    Contact Us Mobile
    +447724113129
    abdijabar_photography_uk
    Facebook : @Abdijabar Ali Mohamud

КОМЕНТАРІ • 613

  • @MohamedIbrahim22193
    @MohamedIbrahim22193 11 місяців тому +33

    Goojacade marki la qabsaday inta soo booqatay iidoor laqe❤

    • @farduussiyad1785
      @farduussiyad1785 3 місяці тому

      Adeer waa huwan liqa goojo cade weligiibuu meesha ahaa bankuye magaca ciduu kulabaxayee caan ku noqday 2023 waa dhiiga ragaaga huwan liqa iyo barmuudoba 2023 loobixiyey 😂ileen markii aararkii sanadka kugaraacayey fadhiisteenbaa la bartee intiibaana lahadal hayey arku fadhiyey ee kugu cunayey bal iminka maqal wax sheegaya nacalaa laangaab nimada kaaga yaale anaa kugu kalifay inaad magaaladaada dusheedii usoo dalxiis tagto aan xeeb kaaga jeexo

    • @MohamedIbrahim22193
      @MohamedIbrahim22193 3 місяці тому

      @@farduussiyad1785 adeerada iyo aabaha baa i xirxiran sida ariga adna dumar ba tahy oo waxas kala doodimaayo awoodaa Aad sheegaysid kaalay hada sarkaaladaada igaga furo

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 11 місяців тому +42

    Nabigii ugu dulqaadka badanaa ugu khayrka badnaa ugu naxariista badnaa intuu ilaahay abuuray oo dhan waa nabi muxammed sallallaahu calayhi wasallam (SCW) .igula salliya suubanaha 😍😍
    Keep going por❤

  • @craxmanahmedjaama7458
    @craxmanahmedjaama7458 Рік тому +28

    SSC inta ila midka oo markan Goojo cade qabanay Heesta soo raadiyey 😂😂😂

    • @CarabShiikh
      @CarabShiikh Рік тому

      diyaar waliba abwaanadii samaysay baa isoo xasuusisay halgamaa ismahaan araweelo lagans

    • @hamthanourabeauty2159
      @hamthanourabeauty2159 Рік тому

      Wa ikan qalas

  • @prettyhamdi4345
    @prettyhamdi4345 11 місяців тому +24

    inta Heestaan Daawanaysa Ka Dib Markuu Dhacay DagaaLkii Looga GuuLaystay ii Door is Muujiya GuuL Reer Daraawiishoow 🐎 ❤❤❤ 25/Ogosto/2023 MaaLin Jimco Ah Taariikh Hir Gashay Ximbaarsan GuuL 💯💯💪🐎 😇

    • @nimcoabdirisak4347
      @nimcoabdirisak4347 11 місяців тому

      🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

    • @fadumoosman5365
      @fadumoosman5365 8 місяців тому +1

      Guul ssc iyo harti taariiq lama ilaawaan idoor kabahiii ka cararay goojacade harti baa leh

    • @HoodoXasan-pl9oq
      @HoodoXasan-pl9oq 4 місяці тому

      Hadan da wana ya abo idoora 😂

  • @yaaskaabdulahi6280
    @yaaskaabdulahi6280 Рік тому +23

    odayga dheer ee fananada ku dhagdhagaayo inta ila artaga like 👍

    • @lamiahassan887
      @lamiahassan887 Рік тому +1

      Waaba laga celcelinayaa balada gacmaha dheer🤣

    • @naruurab1114
      @naruurab1114 Рік тому

      Isagaas baaba heesta ku soo raadia. Wuu marqaansan yahay is iri😮

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Рік тому +15

    GOOJA-CADE INTHE BUILDING.💪🇸🇴

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Рік тому +19

    Ilaahayoow dadkayaga Nabad Dhexdooda Dhig Aamiin

  • @Jibrilosman-oi5xb
    @Jibrilosman-oi5xb Рік тому +45

    GOOJA CADE Harti liqe, Barmuuda 🇮🇹🦁👊

    • @lail111
      @lail111 Рік тому +3

      Fulayniimo inta god isku astay adigu nool ba waliba hadlaysa xaga nogu jiir idoor dabacyuun inta isku qariniisiid god doofarka anaguna meel walbanu gadhnay oo calankayda laga aqonsanyahay aqonsiida raadinaysee oo ka so shaqnaysay 30ka sano harti ba fuqa ku dhuftay in 4 months miskiin iska faan.

    • @Ahmedwali-ji2sf
      @Ahmedwali-ji2sf Рік тому

      Jibril: Absolutely you are. Waa Darood ku xaarkii labaad.

    • @eternalbliss1767
      @eternalbliss1767 11 місяців тому +1

      Kkkk Goojacadde meesha iidoor lagu diirtay oo hubkii looga dhigay taliyahoodii dhamaa iyo 400 oo maxbuusna looga qabtay😂😂😂

    • @ayaanyussuf2548
      @ayaanyussuf2548 10 місяців тому

      Harti liqe mise iidoor liqe😂😭✌
      See dareeme 😂

  • @apasyusuf1461
    @apasyusuf1461 Рік тому +17

    HEESTAN MANTA UNBAY XALAL TAHY 😂🎉

    • @Hafsamohamed-yp5ih
      @Hafsamohamed-yp5ih 11 місяців тому +1

      Yeees😂😂😂💪💪💪🎠🇸🇱💪💪

  • @Iskuukah
    @Iskuukah Рік тому +18

    Inta ila aragtay Hani Uk ninka inuu gacanta meel qaldan uga dhacday Ee iska fujisay farta taag 😂😂😂😂😂

  • @mohamedabdullahisaid2457
    @mohamedabdullahisaid2457 Рік тому +17

    gooja cade weey xurrobi goor dhaw insha allah 😍

    • @cabdaleyasiinoffacial7526
      @cabdaleyasiinoffacial7526 Рік тому +1

      Harti oodhan baad ku xorayn weydeene ma Ruush iyo maraykan baa idiin xoreynaya😂

    • @FatimaMohamed233
      @FatimaMohamed233 Рік тому

      @@cabdaleyasiinoffacial7526maanta warka isii goojacade guri harti weyne❤

    • @Hafsamohamed-yp5ih
      @Hafsamohamed-yp5ih 11 місяців тому +4

      See dereemee mnta😏😏😏🇸🇱💪💎🚈🎠🎠😃😃

    • @user-de3nd6md4t
      @user-de3nd6md4t 11 місяців тому +3

      Rumowday inaDeR😊😊

    • @user-de3nd6md4t
      @user-de3nd6md4t 11 місяців тому

      ​@@cabdaleyasiinoffacial7526 hhhh mxa daremee qurxYyy 😅😅😅😅😅

  • @xariiromar8367
    @xariiromar8367 Рік тому +8

    Habrihii idoor gabadh guur doon ah ba laga dhigay legend Oomaar 😂😂😂😂 7harti gang are not easy 🦾🏹🇸🇱🐎🏇

  • @xafsacabdilaahi1707
    @xafsacabdilaahi1707 Рік тому +24

    Gooja cadde harti liqe 😂😂meshan ciidka ku ciidayo isaaqnimo allaw nagu dil❤❤

    • @mrwhatsup5120
      @mrwhatsup5120 Рік тому +1

      No calacal 😂😂 ma fahantay daba cayuney

    • @carayschannel6747
      @carayschannel6747 Рік тому +2

      Sool oo dhan Godkaas ba kaga so aruurtay 😂😂😂. Harti Ku Hel wa Habaaf 😊

    • @Ahmedkafi-
      @Ahmedkafi- Рік тому +1

      @@mrwhatsup5120 mic 🎤 isku qaadeen wlh

    • @lail111
      @lail111 Рік тому +2

      🤣😂Adigu ku liqe o god doofar ku jiira bal car ka so bax hada tamar ledhay adigu nool ba nolosha isku astay fulnaymo iga dheh Alxmdulilah inu ilahay Harti iga dhigay idoornimadu wa haabar iyo ciil.

    • @suhurosman1007
      @suhurosman1007 Рік тому +1

      ​@@lail111 😂😂😂😂😂

  • @shaaibamir5604
    @shaaibamir5604 Рік тому +11

    Ciise samaroon isaaq dhulbante uun ba ku aroosan kara Goja cade ❤

  • @hamdaabdiinaabdi7993
    @hamdaabdiinaabdi7993 Рік тому +19

    Gooj cade caadi maha waa barmuudo geesibaa laga helaa lipaax geesiyada qaranka❤❤❤❤❤gooj cade caadi maha

    • @maxamedshirdoon5479
      @maxamedshirdoon5479 11 місяців тому +2

      kkkkk 2 minute ma lagaga saaray

    • @eternalbliss1767
      @eternalbliss1767 11 місяців тому

      Kkkk Goojacadde meesha iidoor lagu diirtay oo hubkii looga dhigay taliyahoodii dhamaa iyo 400 oo maxbuusna looga qabtay😂😂😂

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 9 місяців тому

      Ma idin liqay

  • @SuhaybCabdi-wt8qb
    @SuhaybCabdi-wt8qb Рік тому +5

    Heestan laxankeda iyo codka ba aad ban uga heelay waliba codka inaanta waxa la dono haa loga jeedo lakin wa hees shidan aniga ahan way i shidantay dadka kale garan mye✌

  • @TheQueenshankaroon
    @TheQueenshankaroon Рік тому +7

    Ciise iyo samaroon iyo isaaq iyo dhulbahanta iyo faqashini iyo madhibaan. Uun baa ku aroosan kara Goja Cade Somaliland is one no qabil one love reer Somaliland❤❤❤❤❤

    • @daganabdulahi7588
      @daganabdulahi7588 Рік тому +2

      Gojacade somaliya waana dhul harti darood fiqi shini madigaan iyo dhmaan somali weyn

    • @mohammethsuleiman9620
      @mohammethsuleiman9620 Рік тому +1

      ​@@daganabdulahi7588 hahahahaahahahhaaahahahahhaahahaahahaahahahahhahaaahahhhahahhaaaahhhhhhhhhhhaaahahahahaahahahahaahhahahahahahahahahahhhahaahahahahhhhahahaahhahahahaaahhahhahhhhhhaahhahahahhaah
      hurdada katooosa daydream kujırtaaan askari ah qabilada ushegay mooye qofka kle kama ag wareegi kro.
      gooojacade waa saldhig kamid ah saldhigyada ciidanka militryga Somaliland
      aan kuufaaideeyeee gobolada sool sanaag iyo togdheer 3 saldhig ee ugu waweyn ex: Goojacade ., Boodacade , waraabe cade saldhıg kastana 50,000kun oo askarı kuqayıla oo hoy uah .

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 9 місяців тому

      Xabaalo Idoor ma naqday 😁

  • @salminabaari7114
    @salminabaari7114 Рік тому +7

    Cadi maha guul darawishta ❤🎉

  • @zarcah9147
    @zarcah9147 Рік тому +6

    Inaabti haniyeey❤ quruxeey dirica ayaad aad uguga. Sii qurux badan tahay.. Lebbiska kale❤all the best❤

  • @abdikhadarmahamed8780
    @abdikhadarmahamed8780 Рік тому +8

    Goja cade dhulbahante iyo i saaq ba way jogaan cidamada somaliland🤙🏽🤙🏽😊

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Рік тому +8

    Goojacade is On the air 🫴🏼

  • @dhuuxyarechannel1486
    @dhuuxyarechannel1486 Рік тому +8

    Goojacade habarjeclo uunbaa ku aroosan karta yaa kaadhkaa xoqan kara aan habarjeclo ahayn awoodaha ka jira africa mid kamida weeye habarjeclo💪💪💪

    • @sahramohamed3870
      @sahramohamed3870 Рік тому +2

      Dabo cayuun wiil darwiisha ka saaraya maalin dhow sii fadhin maysid walle

    • @ashaaden7950
      @ashaaden7950 Рік тому +4

      Awood baan ku joogaa wlaaal ilaa hada aynigaaase😂Baroorta dhaaf car wataase iga xorayso 😂

    • @dhuuxyarechannel1486
      @dhuuxyarechannel1486 Рік тому +1

      @@ashaaden7950 legemed baad tahay indro qli sharafeey buuufi maxasta 👸

    • @AxmedcaliAxmedcali-rd1wp
      @AxmedcaliAxmedcali-rd1wp 4 місяці тому +1

      Waxbaa baalaha iga yaacay😅😂🏃‍♂️🏃‍♀️🏃‍♀️💃🤣😂

    • @AxmedcaliAxmedcali-rd1wp
      @AxmedcaliAxmedcali-rd1wp 4 місяці тому +1

      Daba cayuun cawaro habar maxbuus 🤣😂🤘👌

  • @cabdinasirmuxumed6591
    @cabdinasirmuxumed6591 Рік тому +62

    Heestaan waxaan umalayn inuu abwaan habarjeclo aha sameeyay legend

  • @bmw3909
    @bmw3909 11 місяців тому +3

    Goojacade, Khaatumo State 🇸🇴❤️

  • @ayaanibraahim5857
    @ayaanibraahim5857 Рік тому +10

    Gooja cade barmuuda isaaq is not easy habalhii harti kkkk

  • @naimamohamoud1950
    @naimamohamoud1950 Рік тому +9

    Heestan waxa fahmaya uun inta isaaqa micnaha heestaa😂😂
    Abwanka heesta sameeyayna waa habar jano✊🥰🥰

    • @fadumoosman5365
      @fadumoosman5365 11 місяців тому

      Inta kale idoor ma soomaaliguu naga badiyaa

  • @craxmaansaacid
    @craxmaansaacid 11 місяців тому +3

    Kadib xoreentii goojacade ayaan dawanaya aniga ah will mj

  • @said_osman220
    @said_osman220 Рік тому +11

    Fananka iyo fanaanada way isku dhac sanyihiin . Muqaalka 100%✅

  • @minaseaadjama
    @minaseaadjama Рік тому +14

    Gooja cade waa barmuudo 😂wle afkiina isku toogateen abwaanka idiin dhibey koley waa isaaq 😂Viva gooja cade ❤

    • @said1498ify
      @said1498ify Рік тому

      Waa is toogteen maad tidhi waa is dileen

    • @fadumoosman5365
      @fadumoosman5365 Рік тому

      Isaaqaa is toogtay oo isdilay oo dameero qayliyay ah najaas qurun amusa

    • @said1498ify
      @said1498ify Рік тому

      @@fadumoosman5365 Jin Isaaq jecel baa kugu jira. Isaaq ba kamaan hadale bal wax fahan.

    • @gerogia890
      @gerogia890 Рік тому

      wa isaaq weliba hj😂😂😂haayada is not easy

    • @CarabShiikh
      @CarabShiikh Рік тому

      @@gerogia890 heestaan ismahaan arawelo baa samaysay laxankana xariir axmad isdaji abtiyo

  • @sukhranasir
    @sukhranasir Рік тому +5

    Gooja cadeba waxa igaga darna aniga intaan hestan dawanayey legend ka odayga ee xaga dambe tagna😂😂😂🙌

    • @feysalhanad2323
      @feysalhanad2323 Рік тому +1

      Odayka wuuba iga qosliyay wlhi legendary waye 😂 wuuba iskaga dhigay

    • @mjofficial820
      @mjofficial820 Рік тому +1

      commentkan sidhan uradinaaye lee😅😅😂

    • @sukhranasir
      @sukhranasir Рік тому

      😭😂😂😂

  • @ahmedzaki6206
    @ahmedzaki6206 Рік тому +8

    Gooja Cade Harti Liqe🦁🦁🦁

  • @jamaahiirwase
    @jamaahiirwase Рік тому +23

    Goojacade hade made History ❤! Thanks Hani and babar

    • @Abdulhatti-Muse66
      @Abdulhatti-Muse66 16 днів тому +1

      Maxaa Kaa raacay Gooja cade 😂🖐
      Jamahiir N Qalasyo is Power 💪

    • @jamaahiirwase
      @jamaahiirwase 15 днів тому

      Kkkkkk.... Part 2 coming soon Xabiibi;)... Waa balan
      Saliid Cumbe ayaa kuu diyar ah! Ee meehi sii Salax ;)

  • @HamdaHamdamaxamed-my5xi
    @HamdaHamdamaxamed-my5xi Рік тому +5

    Goojacadee harti liiqe😮

    • @lail111
      @lail111 Рік тому

      Goojacade adiga ka so bixi kari weye adigu nool ba qodatay godki lugugu aasi laha xagas nogo jiir idoor dabacyuun,

    • @abdihafitanwar1001
      @abdihafitanwar1001 2 дні тому

      Hada waa laga saray idoor ​@@lail111

  • @user-mg4oy9xg5u
    @user-mg4oy9xg5u 16 днів тому

    Goojacadde khatumo state of somalia

  • @yusufahmedsaid2038
    @yusufahmedsaid2038 Рік тому +3

    Goojacade waaaw rag baa haysta ku aroosay way hoos dhigay goojacade waaaw halista goobaha ku caana cid kasta geli weyday aar may hani dilaan kuwii 🎉

  • @fadumoosman5365
    @fadumoosman5365 11 місяців тому +1

    GOOJACADE HUWANTA IDOOR BAY LIQDAA HAM YAM KKKKKKK🌺🌺🌺🌺🌺🌺

  • @f.warsame1069
    @f.warsame1069 Рік тому +2

    GOOJA Cade. Kusow Carar. Maha 🏃🏾🏃🏻‍♂️🏃🏿‍♀️🏃🏻‍♂️🏃🏿‍♀️

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 9 місяців тому +1

    Wax walba oo la Saadaaliyey sidoodi ayey u dhaceen
    Alxamdu lilaah

  • @mohameddagane2764
    @mohameddagane2764 9 місяців тому +1

    Heesti Gooja cade Best Song waaye.One Day I will come to Laascanood take a picture at aargada Shuhadada then will go visit to Gooja Cade inshaallah. I'm Ogadeen boy from Garissa ,NFD ,Kenya.

  • @fadumoosman5365
    @fadumoosman5365 Рік тому +1

    HANI UK IYO BARBAR LABO FANAAN OO COD MACAAN GUULAYSTA

  • @MOHAMADJanan-ss4sy
    @MOHAMADJanan-ss4sy Рік тому

    GOOJA CADE ISUGA TAGA BALANTII AROOSKA MAANTA WAA XOR GOOJA CADE VIVA GOOJACADE🇲🇵🌴🌴🌴🌴🌴🌴💨💨💨💨💨💨💨💨💨💨💯💯💯💯💯💯💯

  • @ayaanyussuf2548
    @ayaanyussuf2548 10 місяців тому +2

    Goojacade iidoor liqe 😂😎✌
    Waxaan salaamaya dadkii lahaa Goojacade waa Harti liqe ama xabaalaha daaarood hada see dareeemeesiin😂

  • @sihamfaroukmohamed7990
    @sihamfaroukmohamed7990 9 місяців тому +1

    Goojacade Cade maha 🐎🐎💙💙

  • @HassanAhmed-mr1ro
    @HassanAhmed-mr1ro Рік тому +10

    Jooga Cade caadi mahaa harti liqer😂😂❤

    • @BigBoss-oc9es
      @BigBoss-oc9es 11 місяців тому +1

      Gooja cade xabaalo idor 25/8/2023

    • @eternalbliss1767
      @eternalbliss1767 11 місяців тому

      Kkkk Goojacadde meesha iidoor lagu diirtay oo hubkii looga dhigay taliyahoodii dhamaa iyo 400 oo maxbuusna looga qabtay😂😂😂

  • @fadumoosman5365
    @fadumoosman5365 Рік тому +1

    GABDHAHA DHULBAHANTE BAA LEH GOOJACADE💚💚💚💚💚💚

  • @lulahmedmoge8308
    @lulahmedmoge8308 Рік тому +9

    Darood geesiyada Afriko ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fadumoosman5365
    @fadumoosman5365 7 місяців тому +1

    Goojacade isaaq liqe

  • @ibrahimfarax2192
    @ibrahimfarax2192 Рік тому +1

    Goojacade qabrigii daarood 😂😂😂😂 viva duriyada sheikh isaxaaq.

  • @anisoomar7282
    @anisoomar7282 Рік тому +14

    Goojacade is not easy nin isaaq hello😂😂😂

    • @dhiibsanetvshow
      @dhiibsanetvshow Рік тому

      Ha bea😂

    • @eternalbliss1767
      @eternalbliss1767 11 місяців тому +1

      Kkkk Goojacadde meesha iidoor lagu diirtay oo hubkii looga dhigay taliyahoodii dhamaa iyo 400 oo maxbuusna looga qabtay😂😂😂

  • @SalmoCabsiye
    @SalmoCabsiye Рік тому +15

    Only nin issack Goojacadde ku gaafayn kara❤

  • @MOHAMADJanan-ss4sy
    @MOHAMADJanan-ss4sy Рік тому +1

    OOMAR AND INAABTIDAY HANI UK🌹👋 .S.SARE 👋🐎🦁FROM WESTERN COPENHAGEN 🇩🇰🇪🇺🇲🇵 HOME TOWN LASANOD VIVA

  • @SiciidxasanCabdalle
    @SiciidxasanCabdalle 11 місяців тому +3

    Thanks hani and babar❤❤❤

  • @ifraahabdi
    @ifraahabdi 20 днів тому

    Oomaar bar bar allaha ku cafiyo wllkeyga 😢😢😢😢

  • @hamseomer4277
    @hamseomer4277 Рік тому +2

    Gooja cadi Ma ha 😱😱😱😯😯😯😯😯Arooso😱😱😱😱😳😳😳👏👏👏♥️🤧🤧🤧♥️♥️♥️♥️♥️

  • @ramlajei5674
    @ramlajei5674 11 місяців тому +1

    Gojacade danteyda hadey ku gurto galinba igu qadan meyso😅😅 25/8/2023
    3hrs only😅😅😅😅

  • @MushtaaqAhmed-bd8pm
    @MushtaaqAhmed-bd8pm Рік тому +2

    Jah free dhaga hadal dhazhii hurti badane😄❤️❤️

  • @mjofficial820
    @mjofficial820 Рік тому +29

    no one is talking about the legend (someone’s uncle) dancing 🕺 his own way

  • @Ahmeyowjubaa
    @Ahmeyowjubaa Рік тому +3

    Ismahan arawelo ❤❤ abwaanadena❤

  • @dawza1318
    @dawza1318 Рік тому +4

    Goojacaduhu caadi maaha ciidanka qaranka ayuunba ku guursan kara 💚🤍❤️

  • @xamdamahamuud1446
    @xamdamahamuud1446 Рік тому +12

    gooja cade harti liqe barmuuda🎉🎉

    • @mohamedhasan9214
      @mohamedhasan9214 Рік тому

      Wed harti weye goja cade kacarara🤣😁😂

    • @lail111
      @lail111 Рік тому +1

      Reer dhan o kyiali ku nool bathiin subxanallah na goojacade adigu ku liqe oo god doofar ku jiira noolol bad isku astay fulayniimo iga dheh marka xagas nogu jiir cali hartiina bakhtigadi bu sugyia inu cuno anagu ma faano bakh bakh iyo iska hadlakana ma naqano iska nac nac leh oo iska nafiis miskiin bathay ee.

  • @kayhass2510
    @kayhass2510 3 місяці тому

    Goojacade gangs Qalasyada

  • @umalkhayrapdilaahi2686
    @umalkhayrapdilaahi2686 Рік тому +13

    Goojacade ninkii gali karaa waa inuu ahaadaa 1. Police
    2. Milatery 3. Commando
    4. Mawadiin xag jir kuaha somalilandernimada

  • @hamdiahmed2237
    @hamdiahmed2237 Рік тому +7

    Laxanka caadi maahan🥰

  • @Tooxcade
    @Tooxcade Рік тому +1

    waxa comment ah ee meeshaan lagu soo qorayo kuligood waa Qabiil. Soomaali meel walba ayjoogto cudur ka hayaa waa isku mid. enjoy the song and fanaaniinta. wake people Qabiilaysi waa laga tagay

  • @baashehassan3923
    @baashehassan3923 Рік тому +5

    Gacanta isku dil waa sidan oo kale😂😂😂

  • @Maxamedabdinuur10
    @Maxamedabdinuur10 8 місяців тому +1

    Darood ismail❤💪

  • @rashidgoondibi1454
    @rashidgoondibi1454 Рік тому

    Gooja cade raga somaliyeed ee ku dhintay labs dhinacbba waxa haboonayd inay cadowga somali kudhintaan iyagoo magac somali u dadalamaya

  • @fadumoosman5365
    @fadumoosman5365 Рік тому

    ILAAHAY WAXAAN KA BARYEYNAA IN NABAD DHEX DHIGO UMADA SOOMALIYEED EE DAGAN WAQOOYIGA SOMALIA🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💚💚💚💚

  • @fadumojama22
    @fadumojama22 Рік тому +8

    Gojacade waa qaboraha idoor insha Allah wanu gubayna godakana wanu duminayna dofarka iyo dhurwagana xalbanusinayna ileen fule idoor bakagalaye

    • @sabahahmed8917
      @sabahahmed8917 Рік тому

      kkkkkkkkkk qabuuraha badhyo culusta

    • @said1498ify
      @said1498ify Рік тому

      Heesta fahma Gooja cade caad maah waa la gali kari wayay. yaa gali kari wayay?

    • @sabahahmed8917
      @sabahahmed8917 Рік тому

      @@said1498ify Badhyo culusta ayaa gali kari wayday

    • @Ahmedwali-ji2sf
      @Ahmedwali-ji2sf Рік тому

      Daarood ku xaar two

    • @fadumojama22
      @fadumojama22 Рік тому

      @@Ahmedwali-ji2sf idoor dabacayuun car kasobaxa god dofarka fulayo xafayado xidha

  • @fadumoosman5365
    @fadumoosman5365 Рік тому

    IDOOR DABACAYUUN gobaad geenyadii haweenay midii aan yara gaclooday qalbiga waayadaan u go ay guraan ku dulmeerayaaye dhaxanta sow ima garaacin. Calaacalka idoor dabacayuun ee gabdhaha dhulbahante🌺

  • @fadumoosman5365
    @fadumoosman5365 Рік тому

    Waa qosol waa calaacal idoor dabacayuun iyo faan iyo jeesjees dhulbahante❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @fadumoosman5365
    @fadumoosman5365 Рік тому

    GOOJACADE QABUURAHA IDOOR DABACAYUUN💚💚💚💚💚

  • @user-vs2ku8mi1f
    @user-vs2ku8mi1f Рік тому +1

    Somaliland National Army is Very Hard

  • @saeedshirefarah697
    @saeedshirefarah697 Рік тому

    Goojacade Waa Meel Somaliland Macne ugu Fadhida waa Xarunta Guurka ee Ciidanka Bari Jooga

  • @zunduzxajicumaryare4470
    @zunduzxajicumaryare4470 Рік тому +1

    Reer somaliland oo kaliya ku aroosan kara

  • @GuuledMuuse-cz2nc
    @GuuledMuuse-cz2nc Рік тому +5

    Inta odayga so raadisay😂🤟

  • @guledfiigal656
    @guledfiigal656 Рік тому +1

    Gooja cade

  • @mms7038
    @mms7038 Рік тому +10

    Darood daba jilic gooja cada nafta u keenay iyo somaliland wlhi gooja cade harti liqe darood habeeye

  • @fadumoosman5365
    @fadumoosman5365 Рік тому

    IDOOR DABACAYUUN ARGAGIXISO DUMAASHIYADAYDA EAST LONDON BAAN DAGANAHAY WAXAA KU YAALO XERYAHOODA QAXOOTIGA KKKKKKKK NO HEART FEELIG💙💙💙💙💙💙💙💙OG GIRL

  • @idresawdaacad7206
    @idresawdaacad7206 Рік тому +4

    Dadka oo dhan gooja cade ayaa ka dhex guuxysa wlhi war odaygan wayne ee hani ka dhanaansanya maydan arkay😂😂

  • @MaxamedAxmed-gp2fp
    @MaxamedAxmed-gp2fp 2 місяці тому

    Inta daawanaysa markuu haafqiyaabuhu kudhacay snm jun 20 2024 khamiisa😅😅

  • @yusufgaban7460
    @yusufgaban7460 7 місяців тому

    Masha Allah , Inaba Caadi Maaha Heesta, barbar & Hani Uk

  • @fadumoosman5365
    @fadumoosman5365 11 місяців тому

    HANI UK FANAANADA SANADKA UGU HEESO BADAN INABA CAADI MA TIHID GUULAYSO🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺❤️❤️

  • @mustafexuseen-uu5xi
    @mustafexuseen-uu5xi Рік тому +4

    gooja caadde hartii like ama xabaalo hartii weeye

  • @abdallehonest2715
    @abdallehonest2715 11 місяців тому +1

    Heestan omarow way ku dhabowday galin kuguma qadan 🙏

  • @user-ls7bf6mn5y
    @user-ls7bf6mn5y Рік тому +1

    Goojacade harti liqe caadi mah

  • @abjanyare5052
    @abjanyare5052 Рік тому +1

    Goojacade xabalaha majeerten

  • @asmafod1435
    @asmafod1435 Рік тому +12

    Harti liqee Barmuudaaaaa 😂😂😂😂😂 Way is toogteen Waar Abwaanka magaciisa soo Raaciya Sameeyay Waa Isaaq Kolay Allaaa isaaqu dhib badanaa

    • @naciimadhuux3057
      @naciimadhuux3057 Рік тому +2

      Wlhi reerka gacanbaa loo tagay viv geesyadii isaaq

    • @CabdinuurMaxamud
      @CabdinuurMaxamud Рік тому

      God baad ku jirtaa ee mxd haysaa

    • @mohameddaqare1358
      @mohameddaqare1358 Рік тому

      Goja cadan ku dhuuntay weeye io haday dantayda tahy meelaha halista wan galaya gooja cada shegaysaye marka ha ilawin labada fanan ba wa harti

  • @fadumoosman5365
    @fadumoosman5365 Рік тому

    IDOOR DABACAYUUN BAA IS TOOGTAY OO IS. DILO DAMEERO QAYLIYAY HEESTA WAXAA SAMEEYAY D5 IDOOR MAXUU YAQAANAA WAA IDO🐐🐐🐐🐐🐐🐐🐐🐐🐐

  • @Husseincartan
    @Husseincartan Рік тому +4

    Goojacade ❤❤❤❤ ii kallay

  • @Humble14311
    @Humble14311 2 місяці тому

    Heesan manta anoo gooja cade joga ban dhaysanyaa 💙🐎🤚

  • @mohanhuunle1904
    @mohanhuunle1904 16 днів тому

    Heestani markay Soo baxday erayadeeda qaar wan ka booday xiligaa lkn hada wan dhagaysta😂

  • @hirsifow2183
    @hirsifow2183 8 місяців тому

    Heestan markii la qaadey SNM waxay moodeen iney ku nagaanayaan Goojacade. Nus qiyaame ayey,SSC SNM ugu dhigtey Goojacade. Cashar lama ilaabaan ah unforgettable lesson ayaa SNM loo dhigey.

  • @hirsifow2183
    @hirsifow2183 7 місяців тому +1

    Heestan SNM ku faana ayey is lahaayeen laakiin SSC ayaa dhulka la jarey oo sababey iney Oromo sheegtaan.

  • @aminjallec184
    @aminjallec184 Рік тому +3

    Gooja cadde ❤💪

  • @burhanhassanmohamed8793
    @burhanhassanmohamed8793 Рік тому +5

    2:50 seconds yaa ila arkay Odayga Fanaanada waa ku dayay ayadana waa ku fahantay lol 😆 😂 🤣 sorry Baba

  • @fuaadshareero-hq5li
    @fuaadshareero-hq5li Рік тому +1

    Gooja cade harti liqe

  • @taamir2243
    @taamir2243 Рік тому

    Team ma ifahmosin waye odaygaaa

  • @fathimuuse3713
    @fathimuuse3713 Рік тому +2

    Gooja cade igu soo orod maaha jale.

  • @fadumoosman5365
    @fadumoosman5365 11 місяців тому

    GOOJACADE DADKAY KA BADATAY MARKAA ABWAANADU HEES BAY KA SAMEEYEEN🌺🌺🌺🌺