Dhaanto Cusub | Heedhe Soolay | Abwaan Axmed Budul | December 2019 | Footage Mixed

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 жов 2024
  • #caweyskadalmar #srtv #dhaanto
    For all inquiries email dalmar46@gmail.com
    💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕 Mahadsanid 💕
    ►MAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS
    ►SUBSCRIBE
    ►SHARE WITH FRIENDS
    ►LIKE
    ►COMMENT
    ►MAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS
    ✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like
    somali music

КОМЕНТАРІ • 1 тис.

  • @ahmedjr7902
    @ahmedjr7902 4 роки тому +201

    Somali galbeed inaan kaso jeedo sharaf bay itahay gaar ahaan ogadenia 🧡🧡🧡

    • @gucciyee1818
      @gucciyee1818 Рік тому +4

      Makahil

    • @Hassancali-lj1tv
      @Hassancali-lj1tv Рік тому +1

      Kkkk dadki ka wawena marka hore wa ina berka kala socota form sade darod curudada darod

    • @sadiqomar6679
      @sadiqomar6679 2 місяці тому

      ​@@Hassancali-lj1tvilaa aad sagaarada ka amaan galinaysaan isma sheegano awoow 😂😂

  • @saabiriinmuuse1847
    @saabiriinmuuse1847 Рік тому +125

    Daarood dadkaan ugu jeclahay waa Dhulbahante 🤴🏻🐎❤ from leelkase ❤❤

    • @mfayz980
      @mfayz980 Рік тому +5

      Thanks walal ❤
      Leelkase Tol jira weeye 🇸🇴🩸

    • @arbehirmoge186
      @arbehirmoge186 Рік тому +4

      We love you too 👊🏿

  • @rahimamohamed2553
    @rahimamohamed2553 Рік тому +76

    Guulaysta darawiish from naag cidagale ah reer Guled suldan❤️👏🏻

    • @carfoon3454
      @carfoon3454 Рік тому +6

      Gobtu isma qariso habryoonis waan idin ognhy ayeeyo

    • @eternalbliss1767
      @eternalbliss1767 10 місяців тому

      ​@@carfoon3454ciidagale iyo habar yonis waa garxajis ee ciidagale maahan habar yonis.😂

    • @hamdanawrish3298
      @hamdanawrish3298 Місяць тому

      Was ciidegale

  • @ibrahimmahamed5204
    @ibrahimmahamed5204 Рік тому +219

    Dhulbahantena ma ahi Daraawishna Dhankooda la igama Maro from Baydhabo ❤😢❤❤

    • @nimcoabdirahman5610
      @nimcoabdirahman5610 Рік тому +2

      My dhiiga ♥️

    • @carfoon3454
      @carfoon3454 Рік тому +10

      Thnks walalo somalinima inaga badan

    • @Darvish2023
      @Darvish2023 Рік тому +4

      Sharaf io karaamo wll wa mahadsanthy ❤😢

    • @barreibrahim9228
      @barreibrahim9228 10 місяців тому

      Hiij8i⁸😂😂😂⁷😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂the 😂😂of 😂😊😊😊😊9888j

    • @AbdullahiMohamedduale
      @AbdullahiMohamedduale 7 місяців тому +1

      Alle haku daayo wll

  • @MustafaFaraxa
    @MustafaFaraxa 11 місяців тому +57

    Dhulbahnte nolada inta ay nolal jirto from wiil Ogaden 🇬🇲

  • @manalomar424
    @manalomar424 Рік тому +71

    Guulaysta sool 🐎🇸🇴from mj🇸🇱
    Darawiishta hore u socda

  • @michaelcorleonejr
    @michaelcorleonejr Рік тому +66

    LAASCAANOOD, SOOL, SOMALIA 🇸🇴MY HOMETOWN 🎉

    • @Darvish2023
      @Darvish2023 Рік тому +2

      ❤🥺

    • @Z.Nuriii
      @Z.Nuriii 8 місяців тому +2

      Sool wa Somaliland ❤

    • @michaelcorleonejr
      @michaelcorleonejr 8 місяців тому +3

      @@Z.Nuriii Togdheer wa SSC Khatumo

    • @Joogdheer
      @Joogdheer 2 місяці тому

      @@michaelcorleonejryezzz 😂❤like me

    • @Charlyy14
      @Charlyy14 2 місяці тому +1

      ​@@michaelcorleonejrssc wax ladhaha majirte yan lagu maqlin 😂

  • @yuukaanaofficial9906
    @yuukaanaofficial9906 Рік тому +109

    Geesiyaasheena guuleysta from koonfur galbeed🇦🇿

  • @abdiadennn
    @abdiadennn Рік тому +221

    Dhulbahante waa dadka ugu jeclahay somali oo dhan noolaada my tolkay from Dhagaxbuur 😍

  • @Mahatka
    @Mahatka Рік тому +25

    Dhulbahante ma ihi lkn waa jeclahy FroM Hargeisa 😢❤

  • @abdiazizmohamed9591
    @abdiazizmohamed9591 2 роки тому +54

    Abwan Ahmed budul wu uhagar baxay wallahi ❤..From OG wiilka kismayo iska leh 🦅

    • @xabibtimoha5650
      @xabibtimoha5650 Рік тому +1

      💕💟

    • @ahmedabdi700
      @ahmedabdi700 Рік тому +4

      hooyoada miya kismayo kusiisay from marexan wiilka jubbaland iska leh💥💪

    • @abdiazizmohamed9591
      @abdiazizmohamed9591 Рік тому

      @@ahmedabdi700 qalbada ku jaban miskin ciilan ba tahy shalay adeeka iyo hawiyaha futada ku wadatay afka an idinka haratiyay ma forartay 😂 kac gedo bay abaar ka jirtaye caawi 😂 midgan yahow urbidix iyo urmidig ba ah 😭👈🏻😂

    • @SAFWAANMOHAMMED
      @SAFWAANMOHAMMED Рік тому +6

      @@ahmedabdi700 ok katali hee hoyo waxa kucayse garan waye

    • @AA-zk6fb
      @AA-zk6fb Рік тому +5

      @@ahmedabdi700 kismayo rag ba iska leh 🇬🇲

  • @MohamedHussein-oh8cd
    @MohamedHussein-oh8cd Рік тому +324

    Geesiyada Qaarada Africa .
    Daraawiishta ❤ .
    From Wiil Madhibaan

  • @axmedxaliimburale1840
    @axmedxaliimburale1840 4 роки тому +134

    Wixii Duriyada Daraawiishta ah like Hasaaraan

  • @امرأةالقوية
    @امرأةالقوية 2 місяці тому +3

    Anuu isaaq baan ahay dhaantadana waan jeclahay waxaa doontaan isoo dhaha dhulbahantoww ilmaderayal❤😂😂

  • @hibofaarax5076
    @hibofaarax5076 4 роки тому +70

    Daroodnimo an u dhagaysanooya darwiish walle inay gob gabi dhashay yihiin ❤👏🏼👏🏼❤👏🏼❤😍👏🏼😍😍👏🏼

  • @Positivity2817
    @Positivity2817 2 роки тому +58

    HALYEYADI DARAWISH❤❤dantadhan mudo radinay 😍Love All my somali people mel walba kunoshihin❤💯😍Salam from GARISA ❤

  • @aamirmatiasofficial5353
    @aamirmatiasofficial5353 Рік тому +81

    Sool oo dagaalka xorayntu kasocdo ayaan daawanayaa wan idin jeclhy abtiyaal❤ from galmudug

  • @cawilyare5220
    @cawilyare5220 3 роки тому +27

    Budul afkaaga caano lagu qabey ina adeer reerka aan soomaali ugu jeclahay inaan laxidido waa daraawiish ilaahow haweenkooda sharafta badan calaf iigu dar ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MohamedB614
    @MohamedB614 4 роки тому +95

    Sool Sanaag Iyo Cayn Reer Khaatumo ❤️❤️🔥🔥🔥 Reer DDSI ❤️❤️🌹🔥 Goobti Daraawish Guurigii Boqortooyada Garaadka 🌹🌹🌹 Xaaruunti Dhaqanka iyo Hiidaheena , Gabaaya iyo Geesiyaal ❤️❤️🌹🌹

  • @halaalmedia3416
    @halaalmedia3416 4 роки тому +62

    I LOVE ALL SOMALI WEYN MEEL WALIBO AY JOOGTO FROM XARUNTA SOOMAALI WEYN XAMAR CADEEY

  • @sundusyassin3829
    @sundusyassin3829 4 роки тому +31

    Dhantadaan maalmo badan ayaan sugayey halka taariikhda wayn hore looga qoray hurimaayo taleex ma hilmaami karo thanks axmed budul abti❤️❤️❤️❤️❤️🦄🦄🦄🦄🦄

  • @sacdiyasiman1348
    @sacdiyasiman1348 Рік тому +82

    Darwiish reerkan Daarood ugu jeclahay from Mareexaan
    Hooyadii geesiyada haybada leh dhashaay somaliyoo dhana marqaati ka ah inay geesiyo tihiin 😘😘😘😘😍

    • @carfoon3454
      @carfoon3454 Рік тому +1

      Thnks walalo cadowga isasoo baheystyna waa Soo afjareyna balan

    • @KingHaji
      @KingHaji Рік тому +1

      Curadka xagiisa inaan nalaga marin cid walba way ogtahay 🫶🏽

    • @mfayz980
      @mfayz980 Рік тому +1

      Wan idin jecelnahay Walal ❤🩸

    • @yuusufmaxamed6176
      @yuusufmaxamed6176 Рік тому

      .

    • @Hassancali-lj1tv
      @Hassancali-lj1tv Рік тому +1

      Moma Jamac siyd +marexn rer dini hdu yhy gesigi idhly landherenimo mku demina shb kk

  • @najaxnalkaofficial6532
    @najaxnalkaofficial6532 Рік тому +25

    Dhaantadan waxan markale dawanyaa lascaanod o la xoreyay guul dadkygii🙏🐎🥰🥰🥰

    • @hodamustafe8658
      @hodamustafe8658 6 місяців тому

      SsC khaaTuMo wa xor hada ina adeer ❤😂

    • @Joogdheer
      @Joogdheer 2 місяці тому +1

      Kwrn hda ku talo jirno ango g36inan wixi xagayga gaff ka dhc xL ka bixino hadi dip lotaabto khatumana wa kbxynaba isaaq dartiin ❤😊

  • @Maxamed-vv8yy
    @Maxamed-vv8yy 9 місяців тому +14

    I love this song for my all heart I never tired to listening this beautiful & love you darwidh Dhulbahante from Garissa.

  • @farhiyayousuf7053
    @farhiyayousuf7053 2 роки тому +51

    Dhantadan waban iskajeclehy from burco❤️gob iyo nasab reer ayeeyday dhulbhante reer hagar 🥹

  • @amineta9166
    @amineta9166 Рік тому +37

    Heeskan waxey ii baxeysaa maalin taarikhiya oo darwiish iyo harti oo dhan ay eid utahay snm ay jabtey allahu akbar🙏✔❤

    • @yaasiincabdulqadir4735
      @yaasiincabdulqadir4735 Рік тому

      ​@@ibrahimabdi6399 ader lascanod harti ba ka doobinaya e wali miyadan hurdada ka kicin😂

  • @soomaalidageeska186
    @soomaalidageeska186 4 роки тому +59

    Eesh qiyaasak
    Ree sool boorama ayaan idinkasoo salaamayaa
    Halyayadii daraawiishta
    More respect sxbyaal
    Idinka iyo Caweyska dalmar

  • @sagaro143
    @sagaro143 Рік тому +22

    Ilaahey amarkii reerka dhulbahante waan jeclahay

  • @hodansaciid8706
    @hodansaciid8706 2 роки тому +59

    Geesiyadi darood ismaciil waa idin jacayl ahay walahi 🥰🥰

  • @ogadenqueen
    @ogadenqueen 4 роки тому +20

    Ogaden iyo Dhulbahante mataano isjeceyl Guul iyo Gobanimo reer tolkeey

  • @xasanwadani3552
    @xasanwadani3552 Рік тому +13

    Halgamayasha darwiish waa dad nasab wxan idinka so salamaya from kgs 🇦🇿

  • @MascuudYarre-l9u
    @MascuudYarre-l9u Місяць тому +2

    Qabilkan somali ugu jeclahay wa dhulbahante wan idin jeclahay alaha idin xafido from mr

  • @RawdaAhmed67
    @RawdaAhmed67 Рік тому +28

    Halyeeyadi darawiish lagu hirtiyo hooyadii geesiyada haybadale dhashay halgama caniyo🐎🏹😢 Sooley hedhe sooley viva darwiishta🐎❤ halganka markan so dhamaysano san ban u dhantayn doona⚔️💪

    • @SalmaFayax
      @SalmaFayax Рік тому +2

      Ka waran maantay inoo baxaysaaa ❤❤

    • @RawdaAhmed67
      @RawdaAhmed67 Рік тому +1

      @@SalmaFayax Allah indr farxad melan is geeyo ban la ahy soley hedhe sooley🐎🐎❤

    • @SaraCabdullahi
      @SaraCabdullahi Рік тому +1

      ❤❤❤❤insha allaah guuul

    • @XmdaRidwa
      @XmdaRidwa Рік тому +1

      @@RawdaAhmed67 qalbii siwacan waliba dhadhan gooniya iiyeshay ba 🥺❤️

    • @FaxdiAbdi
      @FaxdiAbdi 8 місяців тому

      Seetahay❤🎉🎉

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh7822 4 роки тому +32

    Wa kaa Darwiish halgamaa caan ah sooleey hehdhe sooleey hal abuur gabayaa ah wa lagaga haray axmed budul abwaan dhaanto weyn ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hibomohamed2355
    @hibomohamed2355 Рік тому +8

    Hooyadi geesiyada dhulbahante guul iyo gobanimo from ogadenia

  • @ifraaxsiciid244
    @ifraaxsiciid244 Місяць тому +5

    Ilhyow adaa mahada iska leh oo dhulbahante iga dhigay ❤🎉

  • @Blackie919
    @Blackie919 Рік тому +13

    Ilahay ha naqabto cuqdadland. Haanoolato Somalia 🇸🇴

  • @saacidmaxamuud500
    @saacidmaxamuud500 Рік тому +6

    Garba heeygi darwiish from mareexaan🇱🇺🇸🇴

  • @mohamedhussein990
    @mohamedhussein990 4 роки тому +15

    Abwaan fanaan Ahmed budul waad mahadsantahay nasab dhulkiisii amaanaya sool adaa leh ahmadow

  • @Annoyed3DModel-hj2bi
    @Annoyed3DModel-hj2bi 2 місяці тому +3

    M a ilma aderadey dhulbahante guuleysta from mareexaan 🇱🇺🐎

  • @abdirahmanismail5992
    @abdirahmanismail5992 4 роки тому +25

    Gobalka gobalada gobta gobtoodi wale dhanto cajiib ah ❤ helyeyadi somali

  • @MalapMalapoh
    @MalapMalapoh 4 місяці тому +4

    Wlhi dhulbahante waan jelahy🥺❤💋 from OGAADEEN ❤️

  • @awilmax1028
    @awilmax1028 Місяць тому +3

    Heesta jecliya garanmaayo sababta nio insha Allah ilahay haygu soo xulo mid hablihii reer Sool qalanjooyinka ahaa aadban idin salamaya reer sool from burco

  • @zeynbshiiq
    @zeynbshiiq Рік тому +11

    Hlayayeeyadii daraawiishe ❤ from wiil reer xaaji saleebaan

  • @FathiOmar-y3w
    @FathiOmar-y3w Рік тому +6

    Ayayday macaan oo aan aad kujrlahy ayaa kadhalatay waa dhiigayga ii gu duceeya in ilahay u naxariisto amin

    • @sihamomarsimply5866
      @sihamomarsimply5866 10 місяців тому +1

      Ilahay ha naxristo walal macan adna ale haku xifdiyo dhashini bad tahay wan jecelnahy

  • @AhmedAhmed-eu7yt
    @AhmedAhmed-eu7yt 3 роки тому +15

    From jilib jubbaland ban kasoo dirayee gob baatihiin reer cali qaliif galeyr nolada wllhyga ❤️❤️🎶🎶2021 dhagysan jilib ban kadhageysnayaa

  • @Kader.Arab4336
    @Kader.Arab4336 Рік тому +80

    2023 February dagaalkoo socda inta daawanaysa farta taaga guul dhulbahante iyo daraawiishta✊️from dhagaxbuur

    • @wizzcismaanyare5327
      @wizzcismaanyare5327 Рік тому

      Yes Anaa Kamida

    • @carfoon3454
      @carfoon3454 Рік тому +2

      Nimaan walaal lahyn Buu warabuhu cunah walalday noolada

    • @MohamedHassan-fe6fo
      @MohamedHassan-fe6fo Рік тому

      👍

    • @asmaidilhassan3813
      @asmaidilhassan3813 Рік тому +1

      @@carfoon3454 faa,idol ma ka helayaan dagaalka wll dagaal wiil kuma dhashee wiilba ku dhinta ilahow colaadaha naga dami darawiishtana dareenzii inay s/land ka tirsan yihiin

    • @abdirahmanalteso3941
      @abdirahmanalteso3941 7 місяців тому

      @@asmaidilhassan3813kkk wll inamaa noogu dhashay anaka qruxeey

  • @luizjanti
    @luizjanti 4 роки тому +133

    ●Adigoon wax_hubin
    ●Been laguma hadlee
    ●Waan hubaayoo
    ●Laascaanood gobbay
    ●Hooy utahay❤🔥👌

  • @cabdiraxmanilkacase1432
    @cabdiraxmanilkacase1432 Рік тому +23

    Reer sool balankeenu waa iska xoraynta soomali diidka.🥰

    • @Kingtaplouz30
      @Kingtaplouz30 Рік тому +3

      😂😂😂😂sool waa somaliland ee adigu kaalay

  • @ubahmohamud5540
    @ubahmohamud5540 4 роки тому +36

    Ay😘😢 alla yacizak dhanto waligey ma dhageysan lkn mnta dhega ikacay😗sool sanag khatumo stet jiro jogaa mar un wan iman dona dhulkeyga hadan Nolahy😥

    • @inaaliaden4341
      @inaaliaden4341 Рік тому +1

      Wllhena🐎🥺dhigu biya maahan 🇬🇲🩸❤️❤️

  • @xasancumar5745
    @xasancumar5745 Рік тому +13

    Xaqiiqdii wan jeclaan inan mar uun arko somali mida ALLOW SOMALI MIDEE HADAD IGA DANBAYSO LIKE HA ILA DHAFIN WLLO

  • @suhaanasaiid-fx5or
    @suhaanasaiid-fx5or 2 місяці тому +2

    Dhiig Dhulos igu jiro Umalena i love them❤from Hg

  • @xayle_yare
    @xayle_yare 2 роки тому +9

    Waaw ka baax Reer Abtiyashey khatumo state🐎🐎❤my love💯🥺👑

  • @KhadarAbdillahi-fp5tq
    @KhadarAbdillahi-fp5tq Рік тому +66

    I love this song for my all heart I never tired to listening this beautiful song I am from 🇩🇯 and I really love darawish

    • @Naxcho_galanchozh
      @Naxcho_galanchozh Рік тому +6

      Don’t forget your history brother! You are a Somali!

    • @ZainabProductions
      @ZainabProductions 11 місяців тому

      @@Naxcho_galanchozhbut this song doesn’t amaan all somalis only dhulbahante

  • @ShaadioCfatah
    @ShaadioCfatah 9 місяців тому +6

    Darwiishta we love from hargeisa 😢❤

  • @shamsaomar9076
    @shamsaomar9076 4 роки тому +23

    Reer jigjiga tol jira iga walleeee iinoolaada⚘😍😚

    • @SahraMuhumed-uv2kq
      @SahraMuhumed-uv2kq 6 місяців тому

      🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🇸🇱🤲🫸🙌 5:10

  • @מוחמד45
    @מוחמד45 9 місяців тому +7

    I love ogadeen ❤❤❤from dhulbahante.wllnimo❤❤❤🎉🎉🎉kismayo

  • @Umel.kheyr1
    @Umel.kheyr1 4 місяці тому +3

    Much love from Somaliland besides politics we are all one big family, our love runs deep😇❤️🌹🌹trust we love each other to the galaxies 🌌 and back. Guul to both of us

  • @queenanaya275
    @queenanaya275 4 роки тому +34

    Kablalax daarood❤️🥰🥰🥰🥰

  • @abdimali-ro9kz
    @abdimali-ro9kz 4 місяці тому +3

    Hoyadii geesiyada dhulbahante guul iyo gobanimo from abgal ❤

  • @abdullahabdi9505
    @abdullahabdi9505 Рік тому +10

    SSC oo hor ahh inta dageysan hyso ❤❤ like isaar

  • @Ibtisamsahal
    @Ibtisamsahal 10 місяців тому +7

    Nin darwiish ah bn rawaa😢😢❤

  • @asmomohamed6920
    @asmomohamed6920 Рік тому +53

    SSC nolada🇸🇴🐎👑 from mJ 🇸🇱❤

    • @asmomohamed6920
      @asmomohamed6920 Рік тому +4

      @@ibrahimabdi6399 hooyda u ilaali wclyohow😌

    • @سارهاحمد-ت6غ
      @سارهاحمد-ت6غ Рік тому

      Xabibti hanoolato SSC 🥰🥰🥰❤❤

    • @سارهاحمد-ت6غ
      @سارهاحمد-ت6غ Рік тому +1

      @@ibrahimabdi6399 maya dabadada uraysa reer abarsoo halkan logama bahna khanis dabo dhibte

    • @Muna_Dalac
      @Muna_Dalac Рік тому +2

      @@ibrahimabdi6399 ilmo abaarso maxaad la ooyeysaan Hadi dhulbahante iyo Reer SSC la amaano yaahuu Qowmuluudh family 😂

  • @maxamedfarxan7130
    @maxamedfarxan7130 4 роки тому +26

    laascaanood 🇸🇴❤

  • @coffeelover8658
    @coffeelover8658 Рік тому +13

    Viva khatuma state . Reer abtiyashay ❤❤

  • @Hodansooiyosasnag1987
    @Hodansooiyosasnag1987 18 днів тому +1

    Sooley sooley heedhe dheeh sooley ❤❤❤❤❤❤❤. Much love from Seattle Washington

  • @alinuur980
    @alinuur980 Рік тому +8

    Geesiyaasha geeska Africa Reer sool, from Dishiishe

  • @faaizomaxamed1175
    @faaizomaxamed1175 3 роки тому +26

    Daroodnimo viv marexan horay usocda wlalayal❤

  • @a.qaniwargeys9936
    @a.qaniwargeys9936 4 роки тому +21

    Dhanto hadi la dhaho Reer JigJig aya ku heysta wale inta kle ee dhanto isku so dayayna wey dhawyihiin ee Horay ha usocdan Somali Galbed si garan idin slmy Waaa walalkiin oo Mogadisho idin jogo

  • @marryjama7368
    @marryjama7368 4 роки тому +10

    Abwaan axmed budul iyo cawayska dalmar ba salan sare mahassanid

  • @saluugla-darwiish8116
    @saluugla-darwiish8116 4 роки тому +23

    Gobindiina jeclhy reer DDS garab baad bootihiin dhigin heli mayno🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤

  • @MubarakHaadi-vt1jp
    @MubarakHaadi-vt1jp Рік тому +8

    Guushii goojacadde kadib heedhe sooleey

  • @kamaalhussainahmed365
    @kamaalhussainahmed365 Рік тому +6

    Dhulbahante guLaYsta Waligiin From godaY❤❤

  • @TheOnePercentt_
    @TheOnePercentt_ 4 роки тому +12

    Ahmed budul alle haku shrfo wad na sharafte

  • @Kensey321
    @Kensey321 3 роки тому +302

    I love all my Somali people for the sake of Allah swt.
    From Somalia to Somaliland to Ethopia to Kenya to Djibouti to
    All over the world.😍
    May Allah swt guide and protect all Muslims.

  • @bilalhared8795
    @bilalhared8795 Рік тому +8

    Big love to Darawish dhulbahante from djibouti

  • @sharmakeali5248
    @sharmakeali5248 Рік тому +12

    100 jeer ka badan wan dhagaystay maanta ka dib puntland iyo khaatumo wlh khaatumo ban jeclahay dhulbahante iyo majeerteen wlh bilahay anoo majeerteen ah baan dhulbahante jeclahay maalinta ay noqoto diyaar ban u ahay in aan naftayda dhulbahante dartii u hibeeyo tolkay waa gob lakin gun iidoor la yiraahdo ba daris la ah guulaysta yaa ehlu daraawiish❤❤

    • @maxamedcraxmaan-q4m
      @maxamedcraxmaan-q4m 10 місяців тому +1

      mj iyo dhulbahante waa ul iyo diirkood sido kle wa jclhyy dhigeygah MJ from dhulbahante.

  • @ilhaamomar1321
    @ilhaamomar1321 Рік тому +19

    2023 heesta soo radiyey hees weydhaaftey 😢

  • @lionheart6678
    @lionheart6678 4 роки тому +83

    Laascaanood baan kasoo diray Comment-igan.
    SSC iyo DDS waa walaalo Ever.
    ❤❤❤

  • @ayaanyussuf2548
    @ayaanyussuf2548 Рік тому +17

    Guusha jamaahiirta kadib inta dhageysaneysa😁❤✋

  • @walaalmuzlim8779
    @walaalmuzlim8779 Рік тому +9

    Guul SSC From Kismaayo ❤ Halganka Ha socdo 🥰🥰

  • @AhmedHassan-rl8mj
    @AhmedHassan-rl8mj Рік тому +6

    Finally Sool Oo ka madax banaanaatay SNM baan Dhagaysanayaa Heestaan Aadna waa ugu raaxaysan Abtiyo Hormar wayn baa idin rajayn Iyo inaa la tartaan maamulada somalia kajira aadna Kaalmaha uhoreeya kasoogashaan baa idiin rajayn Guul idinka Alle From Puntland🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @AshrafCarab
      @AshrafCarab Рік тому

      2023 iyo madaxbanini😂😂 udabal daga 25/8/2023😂😂

    • @Darvish2023
      @Darvish2023 Рік тому

      Waanka hayna habo macaan guulayso ❤

    • @Darvish2023
      @Darvish2023 Рік тому

      ​@@AshrafCarabwaalidka iga she3k3 ku dhe waxay Dhulbahante yhn ciyaal ba the😂😅

  • @khaderhussien
    @khaderhussien Рік тому +4

    Yaa joogo kadib qabsashadii gooja cade Viva daraawiish 🐎🎠

  • @shankarooncadey8588
    @shankarooncadey8588 Рік тому +7

    Guushi kadib sooley 🎉❤

  • @saluugla-darwiish8116
    @saluugla-darwiish8116 4 роки тому +17

    Dharwiisgnimo🌹❤ madxeey madax axmed budul sharaf korkaaGa ahaato💥🇸🇴🇸🇴❤❤❤🌹

  • @amiinharuun8517
    @amiinharuun8517 3 роки тому +28

    Dhantada wxn kuso arkay xulki sool oo ku dabaal dagayay xalay markay ka badiyen togdheer wn ka helay guulaysta ree Sool from Borama 😁

  • @MaaidoAhmed-d7c
    @MaaidoAhmed-d7c 7 місяців тому +3

    Dhulbahaante waa reerka kaliya dhigooda udaadiye somalinimo darteed..wlhi waa reerka uqalma..sharafta somaliyeed 😭😭...allow dhulbhaante la'aan hana dhigin

  • @izzabella-s6u
    @izzabella-s6u 4 місяці тому +17

    guulysta from 🤭💚🤍❤️

    • @SahraShabeel
      @SahraShabeel 3 місяці тому +3

      Duriyada tagtay hadal uma bahna❤

    • @samsammohamed7977
      @samsammohamed7977 3 місяці тому +1

      The first one 😮😢😊❤ hope you feel well soon

    • @samsammohamed7977
      @samsammohamed7977 3 місяці тому

      Mohammed expectation transportation

    • @Ronaldohhhh
      @Ronaldohhhh 2 місяці тому +1

      Idoor cagaHa wx ka day 😅😅

    • @Bahjamahir-p2k
      @Bahjamahir-p2k Місяць тому

      ​@@Ronaldohhhhwhatttt

  • @carfoon3454
    @carfoon3454 Рік тому +4

    Nimaan walaal lahyn Buu warabuhu cunah thnks wadadhalasho

  • @Ronaldohhhh
    @Ronaldohhhh 2 місяці тому +3

    Dhulbahante ❤

  • @ahmedabdi4853
    @ahmedabdi4853 4 роки тому +4

    Walee naagay leeyiin anaa taas og dhexyar dhuubo reer sool like ta iisaara

  • @Mujapdirahmaan40
    @Mujapdirahmaan40 2 роки тому +6

    Wan salamay Reer tolkeY Darawish ❤️✅

  • @shaficiyasin9625
    @shaficiyasin9625 4 роки тому +10

    Meeshan ku dhashay sool walle wa guri gobanimo halyeyo caan bay ku tahay ❤️

  • @idilosman6302
    @idilosman6302 Рік тому +3

    Khaatumo sooleey🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @DeMonQalbi
    @DeMonQalbi Рік тому +4

    Darwiish From Hooyday ♥️

  • @maizaupdyrahman4846
    @maizaupdyrahman4846 4 роки тому +38

    BuhoodLe Lascano❤❤

  • @nuuneomar4593
    @nuuneomar4593 2 роки тому +12

    wali Somalinimo ayaan U dhagaystaa
    Hiiraan bay Xuduntaydu tahay

  • @FaadumoMuse-s5f
    @FaadumoMuse-s5f 13 днів тому +2

    Dhulbahante maihi lkn waan kujecelahay form mj ❤🎉

  • @hawaaragsan189
    @hawaaragsan189 Рік тому +4

    Sooleey😘😘😘😘 hal abur gabyaba wa lagaga hadhay

  • @abdifatah_bashir
    @abdifatah_bashir Рік тому +8

    Alow ha i idilin intaan Daraawiish la xididayo 😍 Gobonimadi oo dad weeye