Barnaamijka tixanaha degmooyinka gobolka Banaadir | Qeybta 3-aad | Degmada Yaaqshiid.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 чер 2024
  • Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
    Item ID: FCVNSML
    Author Username: leto
    #SUBSCRIBE #SNTVNEWS
    sntv.so
    sntvnews.com
    / sntvnews
    / sntvnews1
    / sntvnews

КОМЕНТАРІ • 30

  • @Aden-Chemistry-54_
    @Aden-Chemistry-54_ 2 місяці тому +6

    Guul Mogadishu ❤
    From Gedo baardheere
    MashaAllah
    Aniga waxaan kudhashay Mogadishu Benadir Hospital
    Laakin waxaan udhashay Gedo

  • @UmaAhmedMacan
    @UmaAhmedMacan Місяць тому +3

    masha allah ilaahay nabada haydiin Siyaadio dhibtana haydinka dul qado reer muqdisho wad samirten
    from hargeisa ❤

  • @ismacillapasta138
    @ismacillapasta138 2 місяці тому +5

    Dagmadeyda yaqshid yasalam allaha kor ka dhigo si qas waxa u salamaya ciyaal dagmo iyo ciyaal suqbacad

  • @CabdiBalad-hs6sc
    @CabdiBalad-hs6sc Місяць тому +2

    Masha allaah sidaas noogu so hudbiya waan ku farxay meel aan ku shaqaysan kiray ayaan ka arkay iyo xaafadaydi iyo bilicda iyo horumarka ka muuqda lkn inaad u leexatiin hotel lafwayn iyo hotel al xaramayn aad baan u jeclaa

  • @HalimaHussein-lz3iq
    @HalimaHussein-lz3iq 2 місяці тому +2

    Maansha alaah guuleeysta dowlada somaaliya

  • @capeandre99
    @capeandre99 2 місяці тому +2

    1 billion love ❤ degmadeyda dhigeyga 🥰🦵💪

  • @user-nx8rc7de2c
    @user-nx8rc7de2c 2 місяці тому +2

    Masha Allah waa kaaa dhalinyarada wax baratay mirahoodi gudomiyaha shaqo fiican oo lagu amano ayuu qabtay

  • @safiyocismaanyuusuf1898
    @safiyocismaanyuusuf1898 2 місяці тому +3

    gudoomiyaha waa mahadsanyahay fadlan kudadaal inaad dib usoo celiso dugsigii jeneraal daa uud kaasoo muhiim u ah horumarka waxbarashada deegaanka

  • @mohamadomar4591
    @mohamadomar4591 2 місяці тому +4

    Yaaqshid xaafadii aan ku dhashay,,ilaa iyo hadana aad daganahay gurigii aan ku dhashtay ❤❤❤❤

  • @degan4
    @degan4 2 місяці тому +3

    Alxamdulilah

  • @YoungShakur1989
    @YoungShakur1989 2 місяці тому

    Degmadeydii Yaaqshiid xafadeydii suuqbacad❤

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 Місяць тому +1

    odoga uguweyn baa ugu deyro badan dhamaan dhalinyaradu aad bey u mahadsan yihiin dareen kooda wadaniyadeed

  • @SAHANDOONOFFICIAL
    @SAHANDOONOFFICIAL 2 місяці тому

    Police stations should take fingerprints of wrongdoers/criminals so that they keep their fingerprints and identities in records.

  • @AbdishMuse
    @AbdishMuse Місяць тому

    Yaqshid ma dhawee yaahuu dheh😅

  • @ahmedibrahim3070
    @ahmedibrahim3070 2 місяці тому

    Toofiiq

  • @ahmedibrahim3070
    @ahmedibrahim3070 2 місяці тому +1

    Guuuuuuul MUQDISHO Alia CADAWGA HAKA qabto

  • @dekamuhuyadiin
    @dekamuhuyadiin 2 місяці тому

    Juungale❤

  • @degan4
    @degan4 2 місяці тому +1

    Aaway Gudoomiyo Bud iyo tooray.?

  • @Maanoww1
    @Maanoww1 2 місяці тому

    Dharkenley meel igu sheega😢

  • @cilmixuseen7199
    @cilmixuseen7199 Місяць тому

    D yaaqsiid 1971. Xuduud: boondheere shibis kaaraan hiliwaa d salaam w nabada. 4 waax heegan horseed towfiiq juungale. Suuq bacaad. Isgoyska sanca. 4 jirdiin. Towfiiq. Baar ayaan.

  • @abdisamadmohamed2699
    @abdisamadmohamed2699 2 місяці тому

    yaaqshid sooma aheen lix waax oo kle ah Heegan. Horseed. Towfiiq. Juungal. Tawakal. kowda luuliyo warkan halagu laabto.

    • @abdullahialihassan7963
      @abdullahialihassan7963 2 місяці тому

      Lamo kama mid ah Daarusalaam ayaa qaadatay

    • @abdisamadmohamed2699
      @abdisamadmohamed2699 Місяць тому

      @@abdullahialihassan7963 waaxdda tawakal la garty kowda luuliyo oo ah dhanka suuqa xoolaha iyadan Daarta maala raaciyay shekada sooma aha yaqashid jardiinka ka bilaameysaa kuna egaanysaa ex.contrl balcad.

    • @abdullahialihassan7963
      @abdullahialihassan7963 Місяць тому +1

      Suuqa Xoolaha dhanka qorax U dhac Daarusalaam waaye, Yaqshiid sidaas ayee 2 Waaax Ku weysay

  • @user-nx8rc7de2c
    @user-nx8rc7de2c 2 місяці тому +1

    Masha Allah waa kaaa dhalinyarada wax baratay mirahoodi gudomiyaha shaqo fiican oo lagu amano ayuu qabtay