Barnaamijka tixanaha degmooyinka gobolka Banaadir | Qeybta 2-aad | Degmada Howlwadaag.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 вер 2024
  • Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
    Item ID: FCVNSML
    Author Username: leto
    #SUBSCRIBE #SNTVNEWS
    sntv.so
    sntvnews.com
    / sntvnews
    / sntvnews1
    / sntvnews

КОМЕНТАРІ • 13

  • @Asraabdulahi32
    @Asraabdulahi32 3 місяці тому +1

    Waa ku mahadsantihiin television ka qaranka soomaaliyeed barshada dagmooyinkeeba Noosoo badiya

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed 3 місяці тому +1

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Asraabdulahi32
    @Asraabdulahi32 3 місяці тому

    Masha allah dagmada aan ugu jeclhy degmooyinka guuleysta reer howl wadaag

  • @Youngmali09
    @Youngmali09 3 місяці тому

    Mashallah war Somaliyeye dalken aan tabcano dol fican heysanaa wallahi qorbaha dalaga Waa la bacrimiyaa

  • @AhmedAbdirahmanahmed-fq7kz
    @AhmedAbdirahmanahmed-fq7kz 3 місяці тому

    Masha allah waa dagmo tarikh iyo xasuus aan iloobikarin iitaalo oo aan jeclahay

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 3 місяці тому +1

    MAASHA ALAAH ILAAHOOW NOO SIYAADI

  • @malaboa591
    @malaboa591 3 місяці тому

    Dukaamanka hortooda yaan jidadka laga xirin ee iska dhaafa in hortooda lagu ganacsado, si loo helo jidad loo maro

  • @Bambelmo
    @Bambelmo 3 місяці тому

    Quraanjo isku tagtay bulac wey jiidaa, ee canshuurta aan bixino wadanku hanoogu dhismee.

  • @samataraxmed3318
    @samataraxmed3318 3 місяці тому +1

    Masha allaah ❤❤❤❤❤ muqdisho

  • @munasalah2289
    @munasalah2289 3 місяці тому +1

    ☝🤲🤲🤲❤❤❤❤🥰🥰🥰🥰🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🏼💪

  • @leylaali5560
    @leylaali5560 3 місяці тому +1

    Maansha Allah 🇸🇴

  • @cilmixuseen7199
    @cilmixuseen7199 3 місяці тому

    H wadaag 1972 4 waax : sayidka , saqaawudiin, axmad gurey, xawo tako. Xuudaha: warta nabada, waabari, hodan dayniile. Beerta daraawishta ee saidka.

  • @abdinasirabdullahi1037
    @abdinasirabdullahi1037 3 місяці тому

    Aaway map ka Degmada