حسبي الله ونعم الوكيل انا الله وانا اليه راجعون لاحول ولا قوة الا بالله العلي العظيم استفغر الله العظيم الذي لا اله الا هو الحي القيوم واتوب اليه 🤲💙🤲💙💙🤲💙
4:42 ciyaalkayga 10 waaye hada hal iga xanuun san sakaraada kasoo tagay Ciyaalka ninkaa u dhashay 10 ahaayen. haa 10 ii joogta Midaa daraad iga dhintay!!! Kolba hadalku waa is dabo mar marin balse alle ha u sahlo amuurteeda
Allaha ha u gargaaro. Waxaanse muhiim aheyd in gabadha la weydiiyo caruurta reerka ay u dhashay oo adderadood, awoowgood iyo ayeeydood, eeddoyinkood iyo inta la mid ah. Masuuliyadda waxay saaran tahay labada qoys ee midna dhalay midna ay u dhashay caruurta. Haddii aan la garaneyn reerkay ka dhalatay, reerkay caruurta u dhashay maxaa ku dhacay?
@@kiinabdirizaaq8863 kolay qofka dhibku hayo baa naga war war badan ilmaha qbahood wuu dhinday bay diri ehel na wax iskuma qabdo maanda dankale abaha magaciisa iyo qabiil kiisay sheegaday umalayn mahayo qof inuu meel soo fariisanayo qabiil iyo magac aabe been usheegayo ilaahay baa og xaqiiqda way jiraan dad badan oo hooyo korsaday aabana soo korinin waa buux ilaahay maskiinda haw gar gaaro kolay anigu waan kanaxay dad keediina haw soo fududeeyo
Soomaliyey dadka dhiban haku digaanina oo cawiya masakiinta. Hooyadane ale hala koriyo owlada eheelkedane ale ha uu so sahlo. Walalka so baahiyina ale ajar haka siyo.
Wallaahi Daarood xasuuq iyo jab baa 91kii Muqdisho ka raacay!!! Dhammaan dadka wada 30+ sano jirka ah ee meeshan Dadkooda ka baafinayo ee Muqdisho garacyada looga yaqaano waa Ciyaalkii Daarood ee 91kii Muqdisho looga cararay ama aay waalidkood kala cararkii ku kala dhumeen!
Asc cabdi csis wali waa maryan kulmiye waa socdaa warkaan e. Plus kaliya ii aqri horta naagtaan. Calaacalkii hore waxay kagaday. Baabuurta loo aqaano lelaa.calaawi Cbdi casiis dhoobleeyaalagu dhacay dad. Ku boodday. Ay islawadeen barnaamijka
Asc cabdi csis horta waamhd santahay lakin naagtaan waa reer waydoow ogow hadaad xasuusato waa mar labaad ey kugu soonootay sheekadaan waa run c csis warkeyga aqri cibdi casiis warman runtime gali wait si aad ufahanto warkayga wali waasocdaahe fiori qabtaa ka hoosayso
Yaa Allah ilahoow caawi hooyadaan iyo 9 caruur agoon ah
Ilahayoow rabiyoow raxmanoow maskiintaan caawi😢😢😢aamiin aamiin aamiin yaa rabi
Ilaaahayoow caawe gabadhan SOOMAALIYEE
Allah akber fadlan caawiya
Walaha majeerteen fadhiga ka kaca.😮😮😮
Mashaallah May Allah bless Abdiaziz and May Allah open Faraj for the lady and her kids Amiin.
Ilaahoo caawi oo u sahal aabaheed. Aamiin.
Cabdicasiis Alle haku barakeeyo
Inaa llillaahi waninaa Illaahi Raajucuun. Illaahoow caawi adaa caawiye ah.
illahaya ha ku sahalo abaabo rabi ha ku soo fudeya illahaya illahaya ha kula koriya agonta ah Abdizaz illahaya qeera ha ku siy
Wakaas nambarkeda aan cawino plz
Illahoow ugargaar rabiyoow
ilaahey caruurta hakula koriyo😢 marba Hooyaded hade dhimatay Allah unaxariisto qabiil wax uu u tara maleh weena naxsantahay Gabadha sheekadeda lama fahmaayo
Gabadhan cawinaad ayay rabta ee Abee ma rabto intey hoyaded noled ama ninkeda nola maxay u radin weysey
Allaha usahlo aabahed allaha lako riyo caruur teeda
Ilaahowu sahal aabaheed
Ninkii aan waxtarikarin hawduceeyo,culayska gabadhan haysta ,mafududa,illaahaw,caawi,iyada iyo agoontaba.
Allah ha uu sahlo wiilkada Aamiin
Allaha u gargaaro isagaa gacan waynaa
Allaha kuu sahlo aabe waa dhibaato xanuun badan
Subxaanallah subxaanallah subxaanallah allow umada soomaaliyeed xaqa fahansii
Masha Allah AbdiAziz
Allaaaah ha uso sahlo abeheed agoontane allaaah hala koriyo
Ilaahow adaa weyn xaaax
Illaahay ha kuu soo fududeeyo aabaha amiiin amiiin yaarabi
حسبي الله ونعم الوكيل انا الله وانا اليه راجعون لاحول ولا قوة الا بالله العلي العظيم استفغر الله العظيم الذي لا اله الا هو الحي القيوم واتوب اليه 🤲💙🤲💙💙🤲💙
Rabbi ha sahlo waalidkeed...
Shacabka qaarkiis ha ka daayaan af'lagaadada iyo dumiga, iyadaa dhibaateysan...
Allah ha u gargaro
Allah ha ku sahlo
Miskiin Allah ha ku soo fududeeyo Aamiiin Aamiiin Yaarabi
Allaha kuu sahlo Aabahaa Bi Falli Allaah
Ax alow caawi aaamin yaarabi 😢
Allaah usahlo yarbi caweyo
Allah ha ku caawiyo
Rabi yoow u gar gar
Wadankena waxa oo u dagi la yahay waa dulmiga qafki oo dhiban ayaa la dhiba teyna allaah ha ku gar gaaro walashey alxamdulilaah
Ilaahay ha ugargaaro
Maxaa loo jirdilayaa waa gabar somaliyed hadaysan garanaynin abaheed ALLAHA usahlo abaheed oo nabad qaba
Sow Soomaali ma nihin oo sunta hargaha ka daran? Wax kasta oo xun naga filo, Muslimna waanu nahay 😏
@@niyaaladem aad iyo aad
Allha u sahlo waalidkeeda
Allow u sahal aabaheed maxa loo dila waa gabar soomaliyede
Amiiin
Maxaa loo dilayaa fabadha subhaanalaah
Allahu Akbar
Ilahay ha Ku sahalo dadkag
Allaah haku garab galo
WAA OOYE CALOOSHAA IHURTAY ILAAHOOW USAHAL AABAHEED😢
Allaha usahlo
Asc abdiaziiz allaha kaadhigo madigii daarood
Siduu u tarmay utaran
Aad iyo aad baan kuu jeclahau
Allaha ku jeclaado
Qabilka kaliya hada aftiir sax wadato iyo nanesta familyka qabilka sax ah ila jilibka hoos degankaga tagan yahiin waa easy qofka ugu horeyo mj ah arako intaas uu sheegto qof jalibkaas wacay qofkaas qof kala yaqaano reerka si fiicaan qaranka aruuriyo qofkaas keenayo hadu sax yahay, laakin mj cumar mohamud kaliya weey adagtahay sida laku heelo jilibka hoos sheeg dheh
😢😢😢
😢😢😢😢
Allaha ha u naxariisto ilaahay ha caa wiyo waa masaakiin abdicasiis phone kaa ha nasii si aan wax ugu qabto please
boqolal abo la an aya jogan wax Cayo Ma arkin dadkan san uxun xage jogan kuley alha ugargaro
Allow ugaargar
ax ax😢😢😢
ilahow u naxariisto miskintaan iyo agoontaan
Allow ugargar
Illhey ha u are gaaro
4:42 ciyaalkayga 10 waaye hada hal iga xanuun san sakaraada kasoo tagay
Ciyaalka ninkaa u dhashay 10 ahaayen. haa 10 ii joogta
Midaa daraad iga dhintay!!! Kolba hadalku waa is dabo mar marin balse alle ha u sahlo amuurteeda
Allaha ha u gargaaro. Waxaanse muhiim aheyd in gabadha la weydiiyo caruurta reerka ay u dhashay oo adderadood, awoowgood iyo ayeeydood, eeddoyinkood iyo inta la mid ah. Masuuliyadda waxay saaran tahay labada qoys ee midna dhalay midna ay u dhashay caruurta. Haddii aan la garaneyn reerkay ka dhalatay, reerkay caruurta u dhashay maxaa ku dhacay?
Saldhiga geey kuwa dilay
Maskiin qabiil qaymo malaha walaahi wadaas waa majeer deen dadkeedii haw maciineen
lama hubi inaaytahay inay dad radinaysi uma eka lakiin qof baahi waday ila egtahay gabadha intaaso ilmo ah maxay dadkidhalay ugu dayaceen irsaaqad wasaca alaah hasiiyo
@@kiinabdirizaaq8863 kolay qofka dhibku hayo baa naga war war badan ilmaha qbahood wuu dhinday bay diri ehel na wax iskuma qabdo maanda dankale abaha magaciisa iyo qabiil kiisay sheegaday umalayn mahayo qof inuu meel soo fariisanayo qabiil iyo magac aabe been usheegayo ilaahay baa og xaqiiqda way jiraan dad badan oo hooyo korsaday aabana soo korinin waa buux ilaahay maskiinda haw gar gaaro kolay anigu waan kanaxay dad keediina haw soo fududeeyo
Asc cbdi casia naagta aabehed iyo hooyadeed way joogaan majerteena waligeed meel kulama hoyan ee ninyow daacadaa waalkeyna ah run imataqaanid laakiin ogow innan hadii loo baahdo aan keeni karo cadaymoo. Waa m,m,k ookulah kafiirso. Dadkaan
Gabadha iyo qoskeeda miyaa taqanaaa ?
Soomaliyey dadka dhiban haku digaanina oo cawiya masakiinta.
Hooyadane ale hala koriyo owlada eheelkedane ale ha uu so sahlo.
Walalka so baahiyina ale ajar haka siyo.
dadka somalya joogo oo dadka caynaayo illaahay oga cabsada dadkaasi
Majerren onr nahamoud ismouhiya
Sheekadaan mafahmin ninku waa iqabaa iyo waa dhintay hadan cunug aa iga xanuunsan asoo sakaraad kasoo tagay klhadan cunug iga dhintay
Ha ka daba qaadan masakinta
Wallaahi Daarood xasuuq iyo jab baa 91kii Muqdisho ka raacay!!! Dhammaan dadka wada 30+ sano jirka ah ee meeshan Dadkooda ka baafinayo ee Muqdisho garacyada looga yaqaano waa Ciyaalkii Daarood ee 91kii Muqdisho looga cararay ama aay waalidkood kala cararkii ku kala dhumeen!
Gabadha waxbaa ka qaldan,toban ayaa iijoogta malaha waxay ula jeeday toban ayaan dhalay
Aniga xita marki hore waa kuwareeray lakin hadalka aya sida ka noqday
@@Madaxey-r2f waryaa ani qabiil masheegin ee meesha iigabax qabiil kuwaalatee
Wecel hadaad tahay dhib maleh dambi ma aadin galin ee isoo wac hadii lagu faquuqay oo gabar tahay anaa ku jecel
Dulmi ilaa intee socon doonaa
Ninkeed qabiilkiisa maxaad u waydi waysay,,,¿¿¡¡¡
MAXAA LOODILAA MASKIINTA YAA OOAGOONTA HEEYSATO
War dadkaan aawey diinta ay sheeganayaan.Dadkaan Shaciga hala marseeyo.