Kadis ayan uga farxinay 62 sano Jir 4 caruur ah gaari ugu xamaalo oo baahi la dul fadhiyay garigiisa

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 269

  • @apdqadirmaxamed8469
    @apdqadirmaxamed8469 Рік тому +1

    WAlaahi khayr baad shaqaysatay

  • @cabduqaadirabusalmaan-iq3nf
    @cabduqaadirabusalmaan-iq3nf Рік тому +28

    قال رسول الله صلى الله عليه وسلم من فرج عن مسلم كربتا فرج الله كربتا من كرب يوم القيامة

  • @alijama3401
    @alijama3401 Рік тому +11

    MAASHA ALLAH WAXAAD VAAWISAY NIN XALAAL CUN AH OO MUDAN KHAYR ILAAHAY HA KAA SIIYO AAMIIN

  • @xayaatsiciid697
    @xayaatsiciid697 Рік тому +21

    Ilaahay janooyinkiisa ha kugu abaal mariyo wallaal waad ka fujisay gaajadii😢

  • @luuljaamac2023
    @luuljaamac2023 Рік тому +6

    Cabdicasiis Allaha nookaa siiyo cimri
    Dheer oo cibaado leh Aduunka cizo iyo
    Sharaf ku noolow Aakhiran Allaha rugtaa
    Ka dhigo Jannadii Fardowsa. 🤲🤲🤲🤲

  • @hamze-t1w
    @hamze-t1w Рік тому

    mansha allah wallahy waxa aad sameeysay arin loo baahan yahay jasaakumulah.

  • @CadaalaDaacad-jy7te
    @CadaalaDaacad-jy7te Рік тому +1

    ماشءألله😢😢😢

  • @shugriduhul2170
    @shugriduhul2170 Рік тому +11

    ASC walaal C/casiis Jzk khayr
    Hubaal waxaa ah inta qisadan
    Fiirsatay iyo Aabahaas aad u
    Axsanka fashay in aad qalbiyadena
    Farxad gelisay, Rabbi qasnadihiisa
    Khayrka hakuu furu aaqiro iyo aduunba.
    Allaahuma Aamiin Aamiin Aamiin.

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 Рік тому +1

    Wallahi in adiga iyo inta muxsiniinta ah aan ALLAH dayacaynin, maxaa yeelay waxaad ka farxisaan inta awoodda daran ee kuwa wax haaysta ee kula nool Muqdisho aan caawinaynin ee isha ka fiirsanaaya.

  • @ifraxmaxamud9617
    @ifraxmaxamud9617 Рік тому

    Allah waxa aan ka baryaya in uu islaamka intii dhiban dhibka ka qaado aamiin cabdicasiis jazadaada janadii udgooneyd allaha ka dhigo

  • @adontiiale
    @adontiiale Рік тому +3

    Masha allh ilhy hakuguleyo aduun iyo akhiro duqa nh ilhy haubarakeyo wax aad siisay
    AMIIN YARBI🤲

  • @amaalsiciid403
    @amaalsiciid403 Рік тому

    Masha allah tabarikalaah ilahay ha ku xafido wllo sidaa aad uga farxisay ilahay swc ha kaaga farxiyo Aamin

  • @ashawooo
    @ashawooo Рік тому

    illahaya qeera ha ku siyo Abdaziz inta waxa uu qabataya umada Somaliyed allaha ha ku xafido adiga iyo caruutada inta kula shaqesa

  • @saldoibrahim-cj9ej
    @saldoibrahim-cj9ej Рік тому

    Mansha alaah ajir iyo xasanad alaha kaa siiyo asaga albaabad qeyr alaha u furo irsaqadiisana wasac alaha uga dhigo

  • @bintohalimacali6637
    @bintohalimacali6637 Рік тому +15

    جزاكم الله خيرا وبارك الله فيكم

  • @motivatingandrelaxingchann4044

    ❤❤❤May ALLAH bless you bro 🙏🤞

  • @halimojama2378
    @halimojama2378 Рік тому +4

    Maansha allaah , alle wax ka khayr badan ha Ku siiyo

  • @Siman-01
    @Siman-01 Рік тому +1

    Sidad Abaha somaliyed oga farxise Allah hakaga farxiyo aduun iyo aqiro

  • @xaawoismacil6413
    @xaawoismacil6413 Рік тому +2

    Alle hakaa farxiyo aduun iyo aaqirabo 😢waxaatahay madax Wayne baagida dadka adaa UGA ogaal badan kuwa sheegta madaxda

  • @halawieaden4008
    @halawieaden4008 Рік тому +2

    Allaahu Akbar Cabdicaziiz ilaahay janatul firdowsa hakugu abaal mariyo Mansha Allah 😢😢😢😢

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax Рік тому +4

    Masha Allah ajar iyo xasanaad Allaha kaa siiyo walal ❤❤❤❤❤

  • @abdidirie9966
    @abdidirie9966 Рік тому +2

    Cabdicasiis maashaa Allaah Allaha ku Barakeeyo Adeer isga iska dhaafe Annaga ayaa ilini nagu soo joogsatay odhay Cabdiraxmaan siday XAALADU uga casayd ee wakhtiga Xun ee Saacadu Maraysay ee uu marba dhinca fiirinayey ee aadka fujisay walwalkiyo walaaca UBADKA SUGAYA, 1000 kun jibaar Allaha kusoogeliyo Adeer ililn ayaan Xaji waayey. Khayrbaan hel

  • @hafsaahmed6296
    @hafsaahmed6296 Рік тому +2

    Act of kindness illahi waxan ka baryeey kheir inu kusiyo

  • @NHSHEARTTRANSPLANT
    @NHSHEARTTRANSPLANT Рік тому

    Maashaa allah samafale cabdicasis adduun iyo aakhiro allah ha ku xafido amiiiiin

  • @amalali833
    @amalali833 Рік тому +1

    Mansh Allah tabrakalaha Abdiaziz jazkau khair for helping people with in needs May Allah swt reward you Amin Rabi.

  • @bintikoofuur1058
    @bintikoofuur1058 Рік тому

    Maasha Allah ajiir iyo xasanad illahay ha ka siiyo Aamiin

  • @kiat987
    @kiat987 Рік тому

    Masha Allah qair Allah ku siyo ♥️

  • @celimataan4923
    @celimataan4923 Рік тому

    MAASHAA ALAAH ABDI AZIZ REALY ALLE HAKU XAFIDO HANA KAAFARXIYO

  • @illintir
    @illintir  Рік тому +33

    Fadlan share dhaha walaalayaal Mahasanidiin 😂🎉😢

    • @intisaarahmed5288
      @intisaarahmed5288 Рік тому

      Hadalka aad ciwaanka ogu dhigteen waa bah dil cadd nio saan waxka badal

    • @farhanqojobe60
      @farhanqojobe60 Рік тому

      In shaa ALLAH

    • @MoraMaxamed
      @MoraMaxamed Рік тому

      Please anne icawi hoyo xanusan dhakhtr waxekutagto haysanin ehee😢

    • @kowsaralihassan7674
      @kowsaralihassan7674 Рік тому

      Abdiasis ale qeyr badan haku siiyo aaqiro ayaad wax fcn u hor marsatey

    • @halimamusaali6851
      @halimamusaali6851 Рік тому

      ​@@intisaarahmed5288 waa runtaa mida kale qofka noloshiisa hoose ino wareste aheed mahe lama filaan wax la yiraa ma jiraan qofkana waa loo sheega inee camero ku socoto qofkiii ogaal kugu yimaado dadka waa loo soo ban dhigaa

  • @ubxmohamed1570
    @ubxmohamed1570 Рік тому

    Masha Allah allow cabdi casiis kher bdn kusii

  • @shukrisharaf
    @shukrisharaf Рік тому

    Ax 😢😢😢 waan ooyay wlhi ilaahey gacanteyda hasoo galiyo riziq aan umadiisa ku caawiyo 😢😢😢 walaal abdicaziiz ilaahey aduun iyo aaqiro wax aad ku faraxdo haku siiyo 😢😢❤❤❤

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 Рік тому

    Abi Aziz Really Guul iyo Gobanimo 👍🏽👍🏽👍🏽❤️👍🏽👍🏽👍🏽

  • @sowdamohamod7595
    @sowdamohamod7595 Рік тому +3

    Maanshaa allaah allow ku xafid aaqiro iyo aduunba

  • @ramlahabukar4521
    @ramlahabukar4521 Рік тому

    Ax ax ax m.sha allaah abdiaziz allaah ka abaalmariyo shaqada aad uheeso umada aaamin yaarabi

  • @isteelkaaxmed-qq6pg
    @isteelkaaxmed-qq6pg Рік тому

    Saad ugu farxisay illahey hakag farxiyo walal

  • @fadumoelms4582
    @fadumoelms4582 Рік тому

    Ilahay ha u gargaaro umada adigana khayr badan ha Ku siiyo Abdiaziz reallyaw

  • @xamdidaahir-il9ml
    @xamdidaahir-il9ml Рік тому

    Mashallha Allah ubarakeeyo cabdi caziiz

  • @xaredoomar9877
    @xaredoomar9877 Рік тому

    Masha allaah illaahey qeyr haku siiyo alle ha ku xifdiyo jizaakumallaah qeyr

  • @nashaadbarre6120
    @nashaadbarre6120 Рік тому

    Alle haka farxiyo wadka farxisay aabahan

  • @natalievyes3594
    @natalievyes3594 Рік тому

    ماشاءالله تبارك الرحمن الله يسعدك ولال عبد العزيز inlay khayre haaa ku siyo wllo Abdi Asis ♥️♥️♥️

  • @AhmedMohamed-zr3qu
    @AhmedMohamed-zr3qu Рік тому

    Masha allah illah haka farxiyo wall

  • @Ibna.Aadami
    @Ibna.Aadami Рік тому

    جزاك الله خير، كثر الله امثالك، الله يزيدك

  • @ismahaanali6163
    @ismahaanali6163 Рік тому

    Allaah swt hakaafaydo kurbada aaqiro walahay ducadaas waad xaday jzkq

  • @hamsahassan5788
    @hamsahassan5788 Рік тому +6

    Asc C/Aziizoow qofkii kurbo ka qaada qof walaalkiis illaaheey baa ka qaadi .Insha'Allah illaaheey baa adna kaa farxin.Waxaa fiicnayd in numbarkiisa ku soo qortid shaashada .Waxaan ka soo qaaday aabahay oo wax noo waayay .Illaaheey ha unaxariisto aabayaasheen..Asagana illaaheey irsaaqad uu san filayn illaaheey ha siiyo .Insha'Allah waan la soo xiriiri.

    • @farwoowsocadeey387
      @farwoowsocadeey387 Рік тому

      Wll muqaalka dhameyso maskinka asiga aya afkiisa ka shegaayo

  • @mayali8882
    @mayali8882 Рік тому

    Mashallah tabarakallah, Allah miisanka xasanad haku saaro. Umadena waa dhiban tahay Allaha ka qaado dhibka. Asaga iyo intii la mida. Amin yaa Allah
    Tan kale kow kaalmada Allah yaa la wadistaa kadib dadka wanagsan o muxsininta ah Walahi hada hadalkaga ku bilowdid Allah yaa kow kaalmaysana kadib dadka walalahay Allah meelkasta wuu ku fura. Dadkena waa inaa barna Allah Al-Raaziq
    Iyo istaqfaarta ayadana arzaqda lagu hela, Allah wayne hana waafajiyo wanagsan aduun iyo kan Akhiraba
    اللهم الف بين قلوبنا.

  • @Kheyr_show
    @Kheyr_show Рік тому +2

    Masha Allah abbe Allah ha u barakeyo xoogisa Allah ha ka dulqaado dhib Adunya aniga waxa kula talinaya adkaarta iyo Quran ha ku dadalo insha Allah faraj aya Allah u furaya si deg deg ah

  • @abdullahiadan7111
    @abdullahiadan7111 Рік тому

    illintir Allah ha caawiyo,wallahi wa ooyay,khaatumadeena Allah haka dhigo towxiidka

  • @halimohmohamed420
    @halimohmohamed420 Рік тому

    Intii noo kaalmeysay illaah swt ha u kaalmeeyo aamiin

  • @shankaroonfarah9535
    @shankaroonfarah9535 Рік тому

    Masha Allah abdicaziz allaha ku xafido yaa rabi

  • @MunaAdow-dk1xn
    @MunaAdow-dk1xn Рік тому

    😢😢😢 wll jazakallah alle hakafarxiyo Insha Allah

  • @SuhuurAbdi-rz8gn
    @SuhuurAbdi-rz8gn Рік тому

    illahay hakaafarxiyo wan ubobogay hawshad Hayao c casiis khayr io xasanad anlasokobikarin ayankurajaynaya mar wadnaga ohiasa wlhymarna wad Naga farxisa manshaallah

  • @maryannuur5781
    @maryannuur5781 Рік тому

    Masha alleh ajar alle hakaasiiyo walaal❤

  • @mariakarlsson356
    @mariakarlsson356 Рік тому

    Illaaheey ajer iyo xasanad Alle haku siiyo

  • @InaabdulaahimaxamuudXuse-ty7py

    Alow ugargaar umadeena soomaliyed 🤲

  • @khayrka855
    @khayrka855 Рік тому +1

    Mansha allaah alle ha ku barakeeyo walaal

  • @farxaancabdalaahi3703
    @farxaancabdalaahi3703 Рік тому

    Wll abdiasiis illaahay haku barakeeyo Abahasna illaahay ha caawiyo

  • @kifahmohamud-ro1mu
    @kifahmohamud-ro1mu Рік тому

    Mashallah allah ha ku barakeeyo

  • @asliimuur5024
    @asliimuur5024 Рік тому

    Maashaa allah guulayso illah ku xifdiyo guulayso cabdicasiis

  • @salahali4968
    @salahali4968 Рік тому +2

    ASIGA ISKA DHAF ANA OYEY MARKA SOMALI MEL KASTA EYE JOGTA KUWA IS CAWIYA ILAH HANAGA DHIGA

  • @عبدالقادرعلي-خ8ب

    جزاك الله خير يا اخي عبدالعزيز

  • @abshiroabdi8393
    @abshiroabdi8393 Рік тому

    Masha ALLAAH wad ka duco qadatay ALLAAH hakuu aqbalo inta dhiban dhbka iyo bahida ALLE haka dulqado

  • @shukriali3911
    @shukriali3911 Рік тому

    Abdicaziz Addun iyo Aqiro Allaha kugu Guuleyo Cimri Dheer Cibaado Suuban Cafimaad Awlaad Baariya Saalixin Oo Ado Kale Ah Allaha kugu Irzaaqo Hortada iyo Harerahaga ha Faristaan InshaAllah Wabillahi Towfiiq

  • @fardosodiriye7544
    @fardosodiriye7544 Рік тому

    Jazakallaaah qayr walle ala maxaa hoyo iyo abe dhibin wadankeena jogaa iyo dowlado an dareen lahayn o dantooda kaliwata

  • @nimomohammed5729
    @nimomohammed5729 Рік тому +1

    Allaha ha ku barakeeyo ❤

  • @omermhd985
    @omermhd985 Рік тому

    ماشاءالله
    Ilah waxaan kaga bartaa adiga ito familkadainuu idiin xafido cimridher iyocibado suban inii siiyo kurbdadi ayaad kaqadey wadka farxisey illah hakaa farxiyo🤲🏼🤲🏼

  • @missdeka
    @missdeka Рік тому

    Alloow adaa raasiq ehee arsaaq xalaala sii muslimka baahan😢😢😢😢

  • @saynubsharif4191
    @saynubsharif4191 Рік тому +1

    alaha kaa farxiyo aduun iyo aakhiro

  • @shushuabdulaziz3281
    @shushuabdulaziz3281 Рік тому

    Walaawo ilaahay janadi ha ku geeyo aamiin

  • @sahrachannel7287
    @sahrachannel7287 Рік тому

    Cabdicasiis ajar iyo xasanaad farabadan ilahay ha ku siiyo

  • @khalifdahir9121
    @khalifdahir9121 Рік тому

    Abdiaziz Iliin Tire wan kugu faraxna mar kasta oo tilaabo qado wayo waxaa tahay Ninka kaliya ee dhibinayasha u adeega.Guuullll good brother

  • @لاالهالااللهمحمدرسولالله-ج1ج

    ما شاء الله تبارك الله عبد العزيز جزاك الله خير وبارك الله فيك😢😢

  • @اممحمدعبدالرحمن-ف2خ

    ما شاء الله تبارك الرحمن الله يفرح قلبك عبد العزيز الله يرزقك ان شاء الله يرزقك حلال طيبه ان شاء الله يا رب

  • @zakariamohamedhassan1430
    @zakariamohamedhassan1430 Рік тому

    Sxpow allaha ka farxiyo walahai wn laqitoday walahai allaha ka abaal mariyo

  • @Kaartomo
    @Kaartomo Рік тому

    Masha Allah Ninka ugu waxtarka badan mediaha

  • @xaliimacali5595
    @xaliimacali5595 Рік тому

    Maashaa allaah clcasiis wllo allaha kaa farxiyo

  • @fatimamudey1434
    @fatimamudey1434 Рік тому

    Ilaahayow ku naxariiso wax kabadan oo barakeysan

  • @the_asfaahss7121
    @the_asfaahss7121 Рік тому +1

    Alle ha kaaa farxiyo

  • @aminasuleman9446
    @aminasuleman9446 Рік тому

    Masha allaah Illaahay ha
    Kaa farxiyo insh allaah

  • @Amiin-dk6tu
    @Amiin-dk6tu Рік тому

    Kheyr Allaha ku siiyo walalkeey

  • @munamohamed6369
    @munamohamed6369 Рік тому

    Ilahay hakubarakeyo walalo ...farxad an damaan iyo badal wanaagdan Rabi hakusiyo ...Abahasina ilahay rizk xalala hasiyo.

  • @saharwafa7539
    @saharwafa7539 Рік тому

    Maasha Allaah allaha kaa farxiyo sidaa uga farxisay

  • @umucabdalereehabarwaa3673
    @umucabdalereehabarwaa3673 Рік тому

    Asc ax maashaa allaah maashaa allaah farxatwaynaa jasaakalaahukhayrakan cabdicasiis

  • @ubahadan8902
    @ubahadan8902 Рік тому +1

    👍👍👍👍❤️❤️❤️❤️

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 Рік тому +1

    Ilaahay khayr haku siiyo saad umada ugu gurmato

  • @HindaNuur-b8m
    @HindaNuur-b8m Рік тому

    Manshallaah tabaarika allaa amin amin aammiin yaa rabi

  • @nimcoahmedmohamed9511
    @nimcoahmedmohamed9511 Рік тому

    Illaahay ha kaa farxiyo cabdacasiis really waxaad jeceshahay oo jano u horeyso alle ha ku siiyo abaahaa miskiinka ahna alle risiq aanu filanayn ha siiyo waan ooyey waa Darren xanuun leh guulayso insha allaah cabdacasiis

  • @foozia426
    @foozia426 Рік тому +3

    Maasha allaah cabdi casiis ilahay hakuu saacido insha allaah ❤

  • @fatumaxarar2112
    @fatumaxarar2112 Рік тому +2

    با رك الله لك وجزاك الله خيرا وجعل مثوي الجنة اخي

  • @safacraxmaan6452
    @safacraxmaan6452 Рік тому

    Maansha Alaalh farxad baanlaooyey Alaalh hakaafarxiyo wllo cabdi casiis sidaa dadkaucaawinayso

  • @ibaadohussien6644
    @ibaadohussien6644 Рік тому

    Illhey ha ka abaalmriyo

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 Рік тому

    ILLAAHAAYOW SOMAALI DHIIBTA KA SAAR

  • @aididfamily236
    @aididfamily236 Рік тому

    جزاك الله خيرا وبارك الله فيك

  • @ducowalidwadaraajo7283
    @ducowalidwadaraajo7283 Рік тому

    Allow ku caawi wllkey alle jeebka ku buuxsho

  • @fathiyafathiya8599
    @fathiyafathiya8599 Рік тому

    😢😢😢😢 omg 😭😭😭 masha Allah illahey hakaa farxiyo wll
    Dadbadan hala ogaado 🧏‍♀️

  • @halimasacdiya63
    @halimasacdiya63 Рік тому

    Mashallah wllo allah haka ajarsiyo

  • @xaawocabdulle2442
    @xaawocabdulle2442 Рік тому

    EHELU QEYR AMAANTAADU MALE QIYAAS IYO XAD LAGU BEEGO CABBIRKEEDA BALSE WAXAAD TAHAY SAMA FALE KU DAYASHO MUDANE ALLE HAKUU AQBALO DUCADA AAD KA XADDAY MASKIIN DHEXA OON FILEYN FILANWAA ALLOW KU SII 🤲🤲🤲🤲♥️♥️♥️

  • @cawocalicawodheman4938
    @cawocalicawodheman4938 Рік тому +1

    M,allaah

  • @maryandhaqane8681
    @maryandhaqane8681 Рік тому

    Masha alaah ilahay qery badan haku siiyo

  • @mumtazqalpih1292
    @mumtazqalpih1292 Рік тому

    Jazakallahu Qayr wll😢❤

  • @jamilanor653
    @jamilanor653 Рік тому

    Allah haku xafido walkey qali adi iyo intii qof
    muslim ah walalkiis caawiya❤