Hadalkii Ugu Horeeyay Trump Kadib Guushiisa .

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 лис 2024

КОМЕНТАРІ • 342

  • @kafaay
    @kafaay День тому +196

    Gaala Isma Dhaanto, Shartooda Allaha Naga Haayo!

  • @popular7493
    @popular7493 День тому +69

    اللهم احفظ الصومال 🇸🇴 ارضها وشعبها 🇸🇴 ❤️ 🇸🇴 ❤️

  • @Alinaasir644
    @Alinaasir644 День тому +107

    4 Sano manta kadip 2028 Muqaalkan Tariikh buu noqon Doono Waxn DawanaYa Glb Arbco Sacaduna ey tahaY (15:55)

    • @Bidhanmedia1
      @Bidhanmedia1 День тому +6

      Insha Allah

    • @MahadHagi
      @MahadHagi День тому +5

      Inshalaah😢 now 2030😂

    • @Muxammed22
      @Muxammed22 День тому

      Xiligaasi waxa uu noqon doonaa wakhti dalkeenu Isbadal qiimo leh ka dhacay inshaa Allaah.
      Wakhti aanka baxnay kaalinta 1aad ee musuqa caalamka.
      Wakhti aynu yeelanay dawlad wax isku falaysa oo aanan taag darnayn, inshaa Allah.
      Wakhti ay dhamaadeen hogaamiye kooxedyo calooshoda kaliya eeganaya oo u kala hogaansan itoobiya, kenya, imaarad iyo meelo kale, inshaa Allah.
      Wakhti laga baxay masuul ama wasiiir sheegaya inuu soomaali la hadlayo hadana af ingiriis wax ugu soo qorayo, isagoo og dadkiisu inaysan faxba ka fahmi doonin, insHaa Allaah.
      Wakhti laga baxay xildhibaano iyo wasiiro iyo madax sirdoon iyo saraakiil ciidan iyo madaxweyne sheeganaya inay dal madax banaan hogaaminayaan hadana wata baasabooro dalal shisheeye waliba dalal cadowa, Inshaa Allah.
      Niyada khayr haloo sheego dalkeenu wuu hagaagi.... Inshaa Allah.

    • @Maalinlechannel
      @Maalinlechannel День тому

      Ilaahay haduu na gaarsiyo

    • @AGUUN
      @AGUUN День тому

      Nolosha wanaagsan waxay ku bilaawataa qalbi daahir ah iyo niyad wanaagsan. Dunidu waa safar kooban, laakiin camalka wanaagsan waa sida kaydka aan dhammaaneynin oo aakhiro lagugu abaal-marin doono, Wax walba oo adiga kaa farxiya ama ku dhibaya, waa tijaabo lagugu fiirinayo.
      Sabar iyo Mahad-celin isku dar, maxaa yeelay nolosha waxay leedahay waqtiyo sarre iyo kuwo hoose. Qalbigii Alle ku xirana waligiis keligii ma ahan dono.🫶

  • @SalmaanWarsame-tb2qn
    @SalmaanWarsame-tb2qn День тому +36

    Ustaad cumar mahadsanid

  • @Yemenia-girl2noteverythingokay
    @Yemenia-girl2noteverythingokay День тому +20

    نحن مسنا الضر وين الامه الاسلاميه بكيت متنا من القهر لمن اشكي يا ناس نحن نموت من الجوع والله ماتكلمت الا من جوع ومن ضيق الحال انا وكامل اسرتي تشردنا من بيوتنا بَسَبَبَ الَحَرَبَ نَحَنَ فَيَ حَالَهَ لَايَعَلَمَ بَهَا الَا الَلَهَ حَسَبَنَا الَلَهَ وًّنَعَمَ الَوكيَلَ فَيَ مَنَ اوًّصَلَنَا الَى هَاذا الَحَالَ والله تعبت من هذا الدنيا والله ياخوان تعبت اختك في حال ميعلم به الا الله وًّالَلَهَ الَعَظَيَمَ مَا كتَبَتَ هَذا الَمَنَاشَدَهَ غَيَرَ مَنَ الَضَيَقَ وّالَفَقَر يَاعَالَمَ حَسَوّا فَيَنَا ارَجَوّكمَ وّالَلَهَ الَعَظَيَمَ رَبَ الَعَرَشَ الَعَظَيَمَ انَه الَاكلَ مَا فَيَ عَنَدَيَ بَالَبَيَتَ وًّالَلَهَ يَا اخَوّانَيَ انَهَ اخَوًّنَيَ بَقَعَدَوًّ بَالَيَوًّمَيَنَ مَافَى اكلَ وًّالَلَهَ وًّضَعَنَا كثَيَرَ صَعَبَ نَحَنَ ٥نَفَرَ دَاخَلَ الَبَيَتَ وًّابَيَ مَتَوًّفَيَ وًّلَا يَوًّجَدَ مَنَ يَعَوًّلَ عَلَيَنَا وًّسَاكنَيَنَ فَيَ بَيَتَ اجَارَ لَانَسَتَطَيَعَ دَفَعَ الَاجَارَ الَلَيَ بَاقَيَ عَلَيَنَا انَيَ دخلة على الله ثمَّ عليكِ اني في وجه الله ثم في وجهك اني اترجاك اتوسل اليك تساعدني لوجه الله. الله يَأْخي منَ الصَبَاحُ حُتا الان يَحُرّم علينا الاكل غير الماء اني اقسم بالله العلي العظيم على كتاب الله اني بنت يتيمه من ومعي اخوان صغار اقسم بالله على كتاب الله ان اخوتي ماعاد يقدرو ينطقو بكلمة من شدت الجوع وبيتنا ايجار وصاحب البيت مقدر ضروفنا يريد الإجار او بيخرجنا إلى الشارع و اني اسالك بالله وانشدك بمحمد رسول الله يا اخي لوانت مسلم وتحب الخير انك تساعدني بقدر استطاعتك ان تتواصل معي او تراسلني واتساب على هذا الرقم 00967711500090 وتطلب اسم بطاقتي وترسلي ولا تتاخر وايعوضك الله بكل خير اني بنت يمنيه نازحين منالحرب انا واسرتي بيتنا اجار الشهر بـ20 الف يمني والان علينا 60 الف حق 3 شهور وصاحب البيت من الناس الي ماترحم والله يا اخي انه يجي كل يوم يبهدلنا ويتكلم علينا ويريد من البيت للشارع لانناماقدرنا ندفعله الأجار شافونا الجيران نبكي ورجعو تكلمو الجيران ومهلنالاخره الأسبوع معادفعنا له حلف يمين بالله هذا بيخرجنا إلى الشارع فيااخي انت رجال إذا شفت اسرتك جاوعين تعمل المستحيل من اجل تامن لهم الاكل ولكن انابنت عيني بصيره ويدي قصيره ليس لي اب يسمح دمعتى ويحمينى من الذل والاهانة .🥺واخواتي سغار ساعدنا انقذنا قبل أن يطردونا في الشارع نتبهدل او نموت من الجوع انا اقسم بالله الذي رفع سبع سموات بلا عمد وبسط الارض ومهداني لااكذب عليك بحرف من هذا الرساله واني ماطلبتك إلى من ضيق وقسوت الضروف والحال الذي احنافيه واني وأسرتي نسالك بالله لولك مقدره على مساعدتنا انك لتاخر علينا احنا في اشد الحاجة والضروف القاسيه جزاك الله خير الجزا وحسبي الله ونعم الوكيل ولا حول ولا قوه الا بالله العلي العظيم ;-'-•"!;'(')"\|\(/(° ؛؛؛,,,|•ิ ؛؛؛,,,↑. ؛؛؛,,,Π•)\|¶:)'|؛؛؛,,,\\>؛؛؛,,,|🎉🎉😢\≧؛؛؛,,,@♡؛؛؛,,,♤♤؛@♤؛؛؛,,,؛؛،؛,,,//¶;://}◊¯-‹😢😢\_◊-‹|_◊/¯-‹◊¯-‹\_◊😢😢-‹|_|_😢😢😢◊/¯◊&;&;&;😭💔¯\-‹◊

  • @Abdulahixaaji
    @Abdulahixaaji День тому +63

    Shartiisa alle hanaga qabto kheerkiisana alle hanasiiyo

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk День тому +47

    Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw scw scw ❤️ please ❤️

  • @zuhairkingbou3966
    @zuhairkingbou3966 День тому +20

    thanks cumaar ishaar

  • @XayakallahMedio
    @XayakallahMedio День тому +15

    واعلموا أن النصر مع الصبر وأن الفرج مع الكرب وأن مع العسر يسرا ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman1308 День тому +13

    Gaalna gaal iima dhaamo guryahoodu ha ba.aan ilaahy sharkiisa haynaga xijaabo Aamiin Aamiin yaa Rabbi

  • @omaraaniomaraani81
    @omaraaniomaraani81 День тому +11

    Mahadsanida ustaad Omar ❤🎉

  • @GudoonHassan-j1u
    @GudoonHassan-j1u День тому +12

    isma.dhamaan wll cumarow waan salaamulah from hargysa🎉🎉🎉🎉❤❤❤

  • @ILLAAHGARAD
    @ILLAAHGARAD День тому +12

    Ku Sali nabigeeni muxamed scw ❤

  • @Cabdilahi-n5g
    @Cabdilahi-n5g День тому +14

    USTAAG CUMER INSHAAR THANKS FROM ETHIOPIA❤❤❤

    • @IsmaciilCisemaxamuud
      @IsmaciilCisemaxamuud День тому +3

      Somali ithopian wax la dhaho ma jiran adoon ithopian baa jira dadkayaga ithopian ku gumeysiga ku hayaaan waxa tahay qof raqiis ah ee meedha idka qaad ithopian hada tahay pagegeuga oromafa aad

    • @omaraaniomaraani81
      @omaraaniomaraani81 День тому

      ????

  • @Mohamed-e2d2k
    @Mohamed-e2d2k День тому +5

    Wll Yaal Aan Ku Wada Salino Nebigeena Muhamed Sallahu Caleyhi Wasalam
    صلي الله عليه وسلم ♥️

  • @calimascud8356
    @calimascud8356 День тому +18

    Gaaladu isma dhaanto ilaahay shartooda hanaga qapto

  • @najiibhassan494
    @najiibhassan494 День тому +18

    Cumar inshaar waxan ahay qofkii ugu horeeye ee like kuusaara

  • @maaximaxamedmaaxi6431
    @maaximaxamedmaaxi6431 День тому +18

    cumarow pro Qatar inaa imaadaa rabaa War bixin ka soo duub nolosheeda & shaqadeda plz

  • @Shakir-ali581
    @Shakir-ali581 День тому +18

    waxa Noo-gu Muhiimsan waa in uu Ciidankiisa kala Baxo Dalkeena 👮

  • @Ismahanyy
    @Ismahanyy 12 годин тому

    Shartiisa Allah naga xijaabo mahadsanid omar inshaar❤

  • @HamseMohamed-o3c
    @HamseMohamed-o3c День тому +8

    6 November 2024 16:36 in Nairobi from JJ wakhti Kadib inaan kuso noqdo komantigan Ayan rajaynayaa

  • @Bedri174
    @Bedri174 День тому +13

    isma dhaaman mid walba dhinac negative ah ayuu leeyay

  • @hajidos502
    @hajidos502 22 години тому +2

    Video badan soo gali ogaansho

  • @AbdirahmanOsool
    @AbdirahmanOsool День тому +2

    Alaha ugar gaaro walaalahena falastiin iyo dhamaan muslimiinta dhamaan Aamiin

  • @sahankacaalamka2727
    @sahankacaalamka2727 День тому +7

    Ilaahay asaa weyn

  • @sheekeeye369
    @sheekeeye369 День тому +25

    Annaga ka islaam ahaan waxaan aaminsanahay iney tahay doorashadani midii islaamka isku Hagi laheyd mideyn laheyd insha allh munaafaqiintana innaga dhax bixi doonaan.

    • @JehaanAbdiraxman
      @JehaanAbdiraxman День тому +3

      Astaq firullah Trump hadaa qeer kasugeyso yaab ayaa Lee dahay

    • @SkyStar592
      @SkyStar592 День тому

      ​@@JehaanAbdiraxman
      Wllo Khayr ka sugid Trump ma Ahee waxay u egtahy inuusan munaafaqadii Ku dhaqmi doonin
      Oo si cad uu kuugu sheego inuu Ku neceb yahay
      Dalkiisana uusan kuu Rabin
      Marka halkaas WAXAA ka baxaya Munaafaqadii Dimuquraadiga
      Markaa Waa laga yaabaa in ISLAAMKU ISKU TASHADO OO KA FAKARAAN DANTOODA AAKHIRO & ADUUNBA
      LKIN LABO GAAL WAA ISUGU KEEN MID

    • @FatimaALI-su2db
      @FatimaALI-su2db День тому +1

      ASC, Cumar Iinshaar, Hadaan Muslimiin Nahay waxan Aminsanahay in Arrin walba Gacanta Allaah ku jirto .Haddaan Bini Aadam nahay ,Anaga hoos aan ka tashaneenaa ,Allaah ne Kor. Wixii Alla idmo ay noqaneey ,diidiyaa ama doontiyaa.Allaah aa u qadarey in Donald Traam soo baxo.Waxaa jiro sheey aad mudid in Muslimiinta Shar u tahay oo Qeyr noo eh.Qalbiga Allaah aa gedgediyo .Laga Yaabo inuu Donald Traam Hanuuno.Allaah waa Kun Faya Kuun.

  • @samirr546
    @samirr546 День тому +13

    Odaygu waa mid la soo diray!!!!!
    Allah ha ka dhigo mid isbedel khayr qaba keena!!!

    • @KimzeYoungz
      @KimzeYoungz День тому +1

      Yaa soo dire

    • @samirr546
      @samirr546 День тому

      @KimzeYoungz ciidamadu waa badanyihiin,hadii cidii Alaah rumaysnayd dhulka ku masaxantay oo maatadoodii difaaci waayeen ka waran hadii cid kale la adeegsado oo ay dabka damiyaan,cida marka horeba is sharaftay ee xagooda loo tahriibo naftana loo huro!!!!!!!!!!

    • @gardodifardoodi
      @gardodifardoodi 15 годин тому +1

      Gaalkas wax uma arko

  • @zahroNur-nw2pe
    @zahroNur-nw2pe 10 годин тому

    YAA Rabi UU baqtiyaaa kaas

  • @faizahaybe7293
    @faizahaybe7293 День тому

    Jazakalah khayr wall

  • @luqmqanxasan9821
    @luqmqanxasan9821 День тому +9

    Kusaliya nabiga ❤❤

  • @IsmaciilCisemaxamuud
    @IsmaciilCisemaxamuud День тому +7

    Omar inshar mahadsantahy ❤❤❤🎉🎉😊😊

  • @CabdiwahaabCigii
    @CabdiwahaabCigii День тому

    Mahadsanid

  • @RafiidahCiise-k1q
    @RafiidahCiise-k1q 15 годин тому +1

    صلوا علي منقذ البشرية محمدا صل الله عليه وسلم

  • @ContentGrizzlyBear-ms9gd
    @ContentGrizzlyBear-ms9gd День тому +18

    الله اكبر ❤❤

  • @Mohammet24
    @Mohammet24 День тому +3

    Ilaah baa wayn ❤

  • @IbiEntertainment
    @IbiEntertainment День тому +9

    Ciidankiisa uun hanaga qaato, Musqulihii ayay naga buuxiyeen sxb ilaahay meelbaas haka’tuuro kulligooda inta Xerada Xalane iyo Ballidoogle fadhida iyo Ethiopian&Kenyan ka uraya ilaahay nacalad haku rido iyo inta taageersan bi’idnillah 🤲🏼

  • @ABDIMAJIDMOHAMED-v5k
    @ABDIMAJIDMOHAMED-v5k День тому +1

    Thanks ustad

  • @AbdirahmanIsack-im5oz
    @AbdirahmanIsack-im5oz День тому +7

    ALLAHU AKBAR😮😢

  • @samirr546
    @samirr546 День тому +3

    Shugran cumar inshaar.

  • @OmarMohamed-db3iy
    @OmarMohamed-db3iy День тому +6

    stop Genicde Gaza

  • @Fardawsacc
    @Fardawsacc День тому +7

    Somalida waa inu soo raafaa dhulkoda u baahan wllhi dan bay wadanka u dhisan doonane xagee lagu arkay dad dalkoodii ka Haajiraya ,sido kle been ka sheegaya dalkooda war Alle khayraadka uu nasiiyy yaan la in kirin bad io bariba wa nabad io khayr soo nqoda wllyow

    • @Abdishakiru21
      @Abdishakiru21 День тому +1

      🇩🇯🇸🇴❤️

    • @Hilowle-b6n
      @Hilowle-b6n День тому

      wadankeena been lagama sheegin cidkasta iska og dhibatada saacadiiba wiil bajajle aa la dilaa, mida mobile xun loo dilaa dad aa sigaar loo dilaa, mida xabad iskaga fakaneyso, qaraxa lacag la'aanta, magalada wada wasaqeysan e roobku hadu do'o guryaha sabeynayaan silacaasa rabta ina umada ugu yeerto, ilahey afkaga haku celiyo mooryaanta wadanka hysato ee meydka canshuureyso shartoda ma rabno iyo shababka dadka ku leynayo

    • @Xirsiev
      @Xirsiev День тому

      Adigu maxaad ku haysataaa dhulkaas aad sheegayso ??

    • @Hilowle-b6n
      @Hilowle-b6n День тому

      @@Xirsiev nabad, amni iyo shaqo fiican, Somalia intas malaga helaa, tukaan yar hada furato labada dhinaca lagaa cunaa canshuurtana waa bixinee zakaadka alshababna walaga qaada ka dibna tuuga saq dhexe ku dhacayaan 🙄

    • @Xirsiev
      @Xirsiev День тому

      @@Hilowle-b6n Soomaaliya waa god madow hoostiisa meel ruux aadmiyi joogi Kara maaha Hoogtada

  • @musababdijamal9556
    @musababdijamal9556 День тому +3

    Waa sax waa wada mujrimin

  • @Yemenia-girl2noteverythingokay
    @Yemenia-girl2noteverythingokay День тому +20

    I am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who broughtOh people, we are your sisters, by God 😭😭😭 We do not even find a loaf of bread inside the house that would satisfy you, oh nation of Muhammad. People are brothers. Oh God, make your righteous servants subservient to us. Oh God, make your righteous servants subservient to us. My appeal to every Muslim, oh Lord, if he sees this message, may He prolong his life, make him happy, and cover him. May God reward him. God is sufficient for me, and He is the best disposer of affairs. There is no power or strength except with God. Oh people, oh nation of Muhammad, oh people of goodness, oh people of mercy. We are your sisters and your children. By God, we do not even find a loaf of bread inside the house that would satisfy you. Oh nation of Muhammad, I only spoke out of extreme hunger and distress. My mother, sisters, and I are displaced from our homes because of the war. We are in a state that no one knows about except God. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs, against those who brought us to this state 💔💔 By God Almighty, I only wrote this appeal out of extreme poverty and poverty, oh people. I beg you by God Almighty, Lord of the Mighty Throne, that I do not have food at home. By God, my brothers and sisters have been sitting around for two days. Without food, by God our situation is very difficult, we are 4 people in the house and my father passed away and there is no one to support us and we live in a rented house and we cannot pay the rest of the rent. I am not lying to you nor deceiving you nor cheating you. I am a Yemeni girl displaced because of the war between me and my family over a rent dispute and the owner of the house. By God, my brother comes every day and humiliates us and talks about us and wants us to go out to the street because we are unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and talked to the neighbors again and gave us a deadline until the end of the week and we swore to God to let us out of the street now we are in arrears of 60 thousand Yemeni riyals for 3 months rent may God have mercy on us our country is suffering because of this war and we do not find our daily sustenance and we live my mother and sisters our father passed away may God have mercy on him and we do not have anyone in the world to come to us in these harsh circumstances my little sisters went out to the street and saw the neighbors eating and stood at their door giving them even a piece of bread and by God in whose hand is the heavens and the earth they closed the door and kicked them out and they came back crying dying of hunger no one has mercy on them and now the holiday has come back to me if no one of us helps us with a kilo of flour by God we will die of hunger brother I seek refuge in God and then in you and I want your help for the sake of God I ask you by God you love goodness and help me even if it is about the rent of the house send me a WhatsApp message on this number 00967711500090 and ask for my card name and send it and do not delay may God compensate you with all good My little sisters, look at their situation and help us and save us before they throw us out into the street and humiliate us or my family and I die of hunger. We ask you by God, if you are able to help us, do not delay on us, and may God reward you with good.'~~_«%•&»_~~_~&:»'////;&&;&;&;;&🎉😢😢😢😢;&;&&&//&..,!~~~♡♡~~~♡~~♡~•~•••••~•(・|.}]◤)~♡~♡~;l.i.i.i¡¡.i.i.l.|-.»◇◇~~،،،.،،،،،،-,,,,.,،،،,،،,,،،،،،،،،،،،،،،،،،-،،،،،،،،،،،،،،،،،،،،،،،،،،،،،،،،،,-،،،،،،،،،،,,،،،،،،،،،،،،،،،،،،،،،،،،،،،،،،،،،،،،،،,,،،،،،،،،،،،،،،،،،،،،،،،،&;&;;&😭💔👍

    • @FaasumoDheel
      @FaasumoDheel День тому

      My sister

    • @mohamedalpha1644
      @mohamedalpha1644 День тому +1

      Qofkaan carabtii baa itay ka yaabeen cometiga meel walbo way ku qoryaan waynu la qarabnayan ayey video kadiyariyeen waa been abuur wxani waxan lagu bahdilya yemen 😂

    • @InnocentBoaSnake-sz7bs
      @InnocentBoaSnake-sz7bs 19 годин тому

      Iso share chanalada ka hadaly​@@mohamedalpha1644

  • @ahmedmohamud124
    @ahmedmohamud124 День тому +2

    Gaaladu way Jabaysaa i.allaah

  • @User7654suy
    @User7654suy День тому

    حسبنا الله ونعم الوكيل.❤

  • @abdramanmohamed9566
    @abdramanmohamed9566 15 годин тому

    ٧ نوفمبر الساعة ٣:٠٠ مساء سيكون يوما ما تذكرة لي بإذن الله 😊❤

  • @maxamadxasan1293
    @maxamadxasan1293 День тому +5

    Salaama awoowe

  • @Cabdinuur-7
    @Cabdinuur-7 День тому +9

    Eygii baa soo laaabtay 😂

  • @MikailAbdullah-g3r
    @MikailAbdullah-g3r 19 годин тому

    ALLHAH ha ugarugaro fastin iyo qaza an udceno

  • @SadamiidxasanMaxamed-bn1or
    @SadamiidxasanMaxamed-bn1or День тому +1

    6/11/2024 afar sano kadib baan dawan doonaa muqalkan haduu rabbi idmo waana doorashaadii uhoraysay aan si toos ah oola socda USA

  • @sooyaanherbal
    @sooyaanherbal День тому

    Allah ugargaaro walaalaheena falastiin

  • @AbdirahmanKhalif-l9i
    @AbdirahmanKhalif-l9i День тому +3

    Mareykanku madax weyne maxukumo
    Waa maqaar saar yuhuud baa xukunta

  • @mohacj3325
    @mohacj3325 День тому +5

    Asc ogaansho❤

  • @SuheybMohamed-z4r
    @SuheybMohamed-z4r День тому +3

    Sopadi mantoo dhana ku sugaye oganshow

  • @HamdaMohamed-o7i
    @HamdaMohamed-o7i День тому +1

    Gaalo da alle ha jabiyo waa wax xun cadow ah 😢😊

  • @AliMahamoud-c8d
    @AliMahamoud-c8d День тому +1

    Maraykanku wuu ogyahay dumar inayna wax maamulayn waxan ku akhriyaan yurubta iyo qaarada dhimatay

  • @BareyDhowrsan
    @BareyDhowrsan День тому +2

    ilaahay run haka dhigo wax lagu farxo waaye

  • @haybecismaan6239
    @haybecismaan6239 День тому +2

    Aduunka ilaahbaa leh

    • @Xirsiev
      @Xirsiev День тому

      Aadmigaa na Khaliif looga dhigay

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 День тому +2

    Gaalo is ma dhaanto ee shartooda Allah naga qabto

  • @walalek-ju6tw
    @walalek-ju6tw День тому +2

    2M 🎉 coming soon 😊

  • @AhmedAbdirahmanAw-nuux
    @AhmedAbdirahmanAw-nuux День тому +2

    𝐌𝐚𝐧𝐬𝐡𝐚𝐥𝐚𝐡

  • @sharmarkeahmed2864
    @sharmarkeahmed2864 День тому +3

    Waa gaal run loow ah

  • @derah-mn5cd
    @derah-mn5cd День тому +2

    Lkn Wali ma guulaysan

  • @shaaficihassan2805
    @shaaficihassan2805 День тому

    Illahay xagiisa myaanu ka imaanin

  • @abdisamadvlogs5466
    @abdisamadvlogs5466 День тому

    Insha allah 2028 ameerika ayaan jooga ilahayow riyadeed ii ruumay aamon❤

  • @Sunari41Cabdi
    @Sunari41Cabdi День тому +4

    Trump ayan codkayga siiyay waxan ku siyay awoowga aya ibaray libaxa qayliyo kan amusan aya ka qatarsan marka Trump wa nin mowqifkisa cad yahay

  • @XassanSarif
    @XassanSarif День тому +3

    Allah shartiisa hanagaxijaaba

  • @LeebaanowKumar-y9v
    @LeebaanowKumar-y9v 15 годин тому

    WAA SANIDKII MINTIDKA!!
    MINTID×MINTID= MASLAXAD!
    QUNYARSOCOD×QUNYSOCOD=NIFAQ!

  • @HASANNOUR-uq2je
    @HASANNOUR-uq2je День тому +1

    Stop genocide in gaza😢

  • @hafsaahmed5515
    @hafsaahmed5515 День тому

    Ilahayow uu izraail kajpjiya hubka

  • @Wll.nuurdahir
    @Wll.nuurdahir День тому +1

    Guusha tram waan soo dhaweenayaa

  • @LeebaanowKumar-y9v
    @LeebaanowKumar-y9v 15 годин тому

    Waxad mooda kolkan damcey inaan qoro"waa dagaalki 2aad xaalkodi!!
    Maasha ALLAH!! WALLEE HOOYO WA KU DHASHEY!!👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @Mohaazzinho
    @Mohaazzinho День тому +1

    Wcs wll Omar

  • @apdinazirfarah1902
    @apdinazirfarah1902 День тому +3

    First View aar maanta lacag igu zii mazuul

  • @AminaH-t7f
    @AminaH-t7f 13 годин тому

    ASC. Walaal wa run inu dhaqaalaha mareykanka uu dhulka galay lkn. Way qarinayaan.

  • @ahmedhanadofficial3610
    @ahmedhanadofficial3610 День тому +1

    Trump fikirkiisa waa inaan kala nabad galnaa taasna ma xuma in ciidamada maraykanka laga qaado caalamka kale waa sida loo baahan yahay waana soo dhawaynayaa aniga xibiga dimoqoradiga waa dhiig miirato

  • @AbdiazizMohamed-n5b
    @AbdiazizMohamed-n5b День тому +2

    Nummer one

  • @ahmedsade9314
    @ahmedsade9314 День тому +5

    1 one

  • @AbdisamadKadar
    @AbdisamadKadar День тому +2

    My brother cumar inshar iska hagaji argtida Aad uqbto Ethiopia

    • @MukhtaarnuurAxmedmaxamed
      @MukhtaarnuurAxmedmaxamed День тому +2

      itobiya,waa csdawga,kowad ee somalida

    • @ismailomar7156
      @ismailomar7156 День тому +1

      Maxuu iska hagaajiya Ethiopia waa cadowga ummadda somaliyeed, midas shaki kuma jiro

  • @nuuurcabdii
    @nuuurcabdii День тому +1

    😌😌😌😌 😌 Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo
    Meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
    ( *Eber Eber Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
    Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho

  • @Abdirahiim_Cimraan
    @Abdirahiim_Cimraan День тому +3

    Omar ustaad bal wxa mawduuc kasamaysaa netflix iyo hollywood Adigoo mawduuc kasameeyey waligay Ma,arag hadii Aad Aragto comments

  • @AnnasMohamed-lu2zp
    @AnnasMohamed-lu2zp День тому +2

    Number 1❤

  • @User7654suy
    @User7654suy День тому

    Waxa la yiri: Gari Labo Qof Kama Qoslisoh.❤❤

  • @Maxamedibraahim-xv4nt
    @Maxamedibraahim-xv4nt День тому +2

    Yukreyn aa gacan gashey ruush Yaa ka qaban doono

  • @NaasirXaamud
    @NaasirXaamud День тому

    Cumaroow lacag iisoo dir. Wll

  • @qumanhorusocod6177
    @qumanhorusocod6177 День тому

    Walalihii Darbiga Alley qabaan

  • @Elyas-uv7jt
    @Elyas-uv7jt День тому

    Ogaanshow kor Allah hakayelo kana shartisa Allow nga qbo

  • @HuskaAli-t8r
    @HuskaAli-t8r День тому +1

    My first comment on UA-cam ❤🎉

  • @ProductionOgaansho
    @ProductionOgaansho День тому +2

    Asc. UStaad omar inshar. Xaldadada kwrn.

  • @yesserahmed
    @yesserahmed День тому

    Waa dameer iyo labadisa dhag wax faqi ah oo buuran uma dhaxeeyan

  • @shugriduhul2170
    @shugriduhul2170 День тому

    Wcs ustaad Omar Inshar Jzk kheyr
    Guuleyso A iyo Aqiro, Trump hab
    dhaqan kiisa naguma cusba,
    Alle ayaa Aduunkan maamula ee
    Maraykan ma maamulo, madaxda
    Muslimiinta iney midooban ayey
    Sharaftooda iyo cudud muuqato
    Lagana heybeysto ku noqon karan,

  • @ClaahiClaahi-d1i
    @ClaahiClaahi-d1i День тому +1

    Dagaalkii iiraaniyociraaq noosoosmee😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @naajix3424
    @naajix3424 День тому +4

    First 🎉

  • @farduusmuhidiin300
    @farduusmuhidiin300 День тому +1

    2027 wuu dumayaa isagooo joogo wuu burburayaa inasha alaah

  • @zakariyexasannur6458
    @zakariyexasannur6458 20 годин тому +1

    Waryah malin danbe muqaladada dawn mayi hadi yacni a dhahdo

  • @MohaydinMose
    @MohaydinMose День тому

    2024

  • @ummkhubayb2290
    @ummkhubayb2290 День тому +2

    Inkastoo uu gaal yahay in uu helo madaxnimada waan rabay .waayo tan muslimiinta ayay midayn u tahay kuwii caqliga leh .waayo asagu dhamaan so galootiga wuu celinaya .

  • @feisaldakane1300
    @feisaldakane1300 День тому

    Islaamnimada Allah kusoo hanuuniyo

  • @CabdiAxmed-n4u3n
    @CabdiAxmed-n4u3n День тому

    Cumar ishaar is the best

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish День тому +4

    Ma Trump kii Hore ayuu Noqodoonaa Mase mid Kale?😅😅😅😮😮😮

    • @omersamatar4219
      @omersamatar4219 День тому +1

      Nin haduu seexdo oo soo tooso waa isagii uun