Xuutiyinta Yemen oo noqday Carabtii u horeysay oo soo saarta gantaalo halista ah & Mareykan oo qiray

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 лис 2024
  • Xuutiyinta Yemen oo noqday Carabtii u horeysay oo soo saarta gantaalo halista ah & Mareykan oo qiray
    Wararkii U dambeeyey ee Caalamka & Falanqeyntooda Noogu Kaalay.

КОМЕНТАРІ • 25

  • @CabdikhadarIsmaaciil-f5i
    @CabdikhadarIsmaaciil-f5i 35 хвилин тому +3

    ALLE SUBXANUHU WUTUCALAA QOFKI XAQ UDIRIR AH WAA GARABGALAA EE ALLE HANA GARABGALO DHAMAAN INTI MUSLIM AH AMIIN YAAA RAPI ❤❤❤❤❤❤

  • @adanhasan1897
    @adanhasan1897 53 хвилини тому +2

    Guuleysta insha allah

  • @Khdarcrashiir96Axmed
    @Khdarcrashiir96Axmed 2 години тому +6

    Guul xamaas xuutiyiinta xisbulaah Iran dhamaan muslimiinta

  • @alqasasmedia
    @alqasasmedia Годину тому +2

    Hambalyo

  • @AxmedsiyadMaxamed
    @AxmedsiyadMaxamed Годину тому +3

    Waydadaaleen xuutigu

  • @nuurmahamad2978
    @nuurmahamad2978 Годину тому +2

    Guuleysta Muslim oo dhan

  • @abdimusefidow615
    @abdimusefidow615 45 хвилин тому +2

    Guul xisbullahi guul falastiiin guul Yemen

  • @ZiyeshJiin
    @ZiyeshJiin Годину тому +2

    Guul falastiiin jabka israel

  • @Money2025-0
    @Money2025-0 2 години тому +4

    Hamplyo Gaylan media for 400k

  • @ahmedabdelsalam2370
    @ahmedabdelsalam2370 2 години тому +3

    Hambalyo🎉400:000

  • @AxmedsiyadMaxamed
    @AxmedsiyadMaxamed Годину тому +1

    Sunigu wuu bakhtiyay

  • @MouminHersi
    @MouminHersi 22 хвилини тому +1

    Suunika wa waxa dhabarka qa jabicey islamka u sauudika iyo imiratka oo reer galbeedka holqalo u ah

  • @axmedmaxamed-i8v
    @axmedmaxamed-i8v 17 хвилин тому

    kulayst ❤❤❤❤

  • @Askaaxmedia-kl3bf
    @Askaaxmedia-kl3bf 3 години тому +2

    Dhinaca kale xuutiyiintu waxay xireen masaajiddii sanca madarasooyinkii sunniga ahaa dadka waxay ku khasbaan canshuuro badan oo ay usimanyihiin faqiirka iyo taajirkaba

  • @Nuurcabdii
    @Nuurcabdii 3 години тому +1

    🥺 🥺 🥺 Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo
    Meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
    ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
    Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho

  • @AbdifitahDaudhassan
    @AbdifitahDaudhassan 2 години тому +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nuuurcabdii
    @nuuurcabdii 3 години тому +1

    🥺🥺🥺🥺 Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo
    Meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
    ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
    Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho

  • @OmarMohamed-db3iy
    @OmarMohamed-db3iy 2 години тому +1

    Huutiyiinta waa rag adag dagaalama lakiin waa shiico. gaalada waa iska dhiiciyan.

  • @AbdisalaamMaxamad
    @AbdisalaamMaxamad Годину тому +1

    ham balyo lkn xayi siin ta naga daa

  • @IbrahimOmar-e3l
    @IbrahimOmar-e3l 2 години тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @MaxamudAbdirahman-ns3tg
    @MaxamudAbdirahman-ns3tg Годину тому +1

    Qofku haduu diintiisa ku adkaydsado cidna kama adkaan karto

  • @BaraarujiyeMedia
    @BaraarujiyeMedia 3 години тому +1

    Yemen iyo ciraaq iyo falastiin iyo lubnaan waa carabtii asalka ahayd halka wadamada kale ee carabtu yihiin qoom la carabeeyey oo gumaystayaashii gaaladu maamulka u dhiibteenoo ku ilaashadaan

    • @OmarMohamed-db3iy
      @OmarMohamed-db3iy 2 години тому +1

      Lebanon waa gaalo miiran Christian ayaa ku badan waligod dowlaad rasmi ah mayeelan.lakiin Huutiga rag adag daaladan neceb.

    • @AbdiShafi-oz9ri
      @AbdiShafi-oz9ri Годину тому

      Yaakudhahy carabtu gaalo malaha xitaa falastin baa leh ​@@OmarMohamed-db3iy

    • @drhamdawarsame6180
      @drhamdawarsame6180 13 хвилин тому

      Yeman ayaa ah carabta asalka ah inta kale waa dad la carabeeyay