Warar cusub oo kasoo kordhay xaalada Trump, Dhaawiciisu waa sidee? Fahhfaahin muhiim ah.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 12 лип 2024
  • Warar cusub oo kasoo kordhay xaalada Trump, Dhaawiciisu waa sidee? Fahhfaahin muhiim ah.

КОМЕНТАРІ • 235

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 Місяць тому +2

    Allaah ka soo saaray xaqii reer falastiin xamaas muqawinda Alqasaan la isugu tagay shayadiinta America 🇵🇸🤲☝️💪

  • @sadam1318
    @sadam1318 Місяць тому +10

    midkaan wax toogto allaha ku salado asaga iyo intii u heshiisay falastin in shaa allah

    • @fouzifouzi3393
      @fouzifouzi3393 Місяць тому

      Allaha naguma keeno dagaal sokeeye oo Mareecan ka dhaco. FALASTIIN ayaga iyo carabta kalee walaalahood aa baabi'iyay oo cadowga gacanta u galiayay.

    • @abdiwalixajiraabi3158
      @abdiwalixajiraabi3158 Місяць тому

      Gaal waa un gaal​@@fouzifouzi3393

  • @Libax962
    @Libax962 Місяць тому +15

    #Gaza stay strong 🇸🇴🇵🇸🇸🇴🇵🇸🇸🇴🇵🇸
    #Gaza allaah ayaa idinla jiro 💯✌🏽
    Gazaa noo daran alle ha guuleeyo

  • @rmondeck
    @rmondeck Місяць тому +1

    Thank you brother for informing us on the country we have live over 20years. We are glad to hear your opinion.

  • @user-mt4dq6se3t
    @user-mt4dq6se3t Місяць тому +19

    Hadii uu Cadaan yahay waxay odhanayaan wuu waalan yahay,dadka kalese waa argagixiso

    • @user-cc1ik5qk3o
      @user-cc1ik5qk3o Місяць тому

      Wlhi waa runtaa Muslim hadu ahan lahaa argagaxiso dhihi lhayen😅

    • @user-mt4dq6se3t
      @user-mt4dq6se3t Місяць тому

      @@user-cc1ik5qk3o ilaahay baa mahad iska leh aan muslim ka dhigan ninka wax toothy Allaa🙏

  • @umuamiiroumuamiiro
    @umuamiiroumuamiiro Місяць тому

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ustaad nadaara thanks alx alx Allah kamakiciyo mida kudhacdey baqtikiisa ayan kubishareysan laheyn guul flstiin

  • @hnoor4361
    @hnoor4361 Місяць тому +3

    Gacanta Alle Ku goo shiish darana muxuu maskaxda ugaga dhufan waayey
    Rabbi haw hiiliyo falastiin Iyo xuutiyiinba Iyo xisbulaahba àaaaaamiin yaa Rabbil caalamiin

  • @ShariifoQaliifAbdileKowt-hf7rz
    @ShariifoQaliifAbdileKowt-hf7rz Місяць тому +15

    Ilaahay ha halaago gaalada utashatay falastiin aamiin yaa rabi

  • @ruqiyocabdullahi3932
    @ruqiyocabdullahi3932 Місяць тому +4

    Mareekan dhibaatada qasa ey kawadaan ilaahay hoostooda haka siiyo

  • @SahroSharif-dw8oh
    @SahroSharif-dw8oh Місяць тому +3

    Dhagtaas alle ha uga dhigo midii uu kudhiman lahaa insha allaah yarabbi guul mujahidinda reer falastiin ayaga ayanodaran free🤲🤲🤲🤲🤲🤲🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸 free gaza guul mujahidinda reer falastiin guul xamaas insha allaah yarabbi ☝️ 💪 🤲

  • @maxamedcabdiciise9602
    @maxamedcabdiciise9602 Місяць тому +4

    Belaayo iyo masiibo alle howgadhigo isaga iyo mareekanka

  • @abdulhersi8043
    @abdulhersi8043 Місяць тому +4

    Wcs Suxufiga Soomaaliyeed Ee Ruugcadaaga Ah Legend Abdulkadir NADAARA Iyo Bahda Nadaara Show, Runtii , Waxaan U Arkaa, Shilkii Ka Dhacay USA, Waxay U Fiican Tahay, Ololaha Trump,, Aad Baan Kuu Salaamayaa Sami Guuleyso Inshaallah

  • @maryamabdallah3904
    @maryamabdallah3904 Місяць тому +20

    Maasha alaah alaah akbar alaah akbar alaah akbar tagbiir. الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله تكبيرات

  • @asmaxandule2950
    @asmaxandule2950 Місяць тому +5

    Khalkhal allaah ha galiyo Bedan iyo Taraam

  • @MawliidMuuse-my4iz
    @MawliidMuuse-my4iz Місяць тому +14

    Alle ha jabiyo yuhuuda iyo cadawga islaamka muslinkana alle ha mideeyo 🤲 Nadaara big legend 🙌

    • @rafiq5722
      @rafiq5722 Місяць тому

      Baidan sow kii lahaa Trump waa ku xigeenkeyga ma saasbu ugu naxaya

    • @FardussYussuf
      @FardussYussuf Місяць тому

      Amiin INSHAALLAHA walaal

  • @CabdiRaxman-t5m
    @CabdiRaxman-t5m Місяць тому +3

    Ilaahay ayaa jira falastiin

  • @user-vq7ir2vu2v
    @user-vq7ir2vu2v Місяць тому +1

    Masha allah Masha allah Masha allah
    Allow dhaman cadawga musliminta o DHAN usiyadi halaga insha allah 🤲 yarabi 🤲 Aamiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @user-jw4wr7fm2z
    @user-jw4wr7fm2z Місяць тому +33

    Alle mujrimiinta waawayn haka qabto caalamka🤲🤲🤲🤲🤲

    • @rafiq5722
      @rafiq5722 Місяць тому +2

      Rabiyow kuwan ki ray ee adiga kula tartamaya hal mar Awoodaada tus sidii Fircoon

    • @haajarahaajara4660
      @haajarahaajara4660 Місяць тому +1

      Aaammìiin

    • @king-kj2zn
      @king-kj2zn Місяць тому

      Waxa kala ogtihin ba iska yar ninkan baa dhaama piden wuxu kaso horjeeda arimaha yasarka sid isbadalka jinsiga iyo iska soo ridka uurkujirka

  • @yasminahendriks5851
    @yasminahendriks5851 Місяць тому

    Masha allaah

  • @user-qf2tw8yq2g
    @user-qf2tw8yq2g Місяць тому +3

    اللهم انصر فلسطين

  • @xaliimogeedi3204
    @xaliimogeedi3204 Місяць тому +5

    Dhagtaas alle ha uga dhigo midii uu u dhiman lahaa cafimaad alle kuma siiyo gaaal uraya

  • @MaxamudCisman-p8h
    @MaxamudCisman-p8h Місяць тому

    Wcs. Allah u Akbar. Shugran. Wall

  • @suleekhamowliid9296
    @suleekhamowliid9296 Місяць тому +2

    Alle hajabiyo yuhuuda iyo inta taageersanba

  • @Sayidabdirahmannurhirsi
    @Sayidabdirahmannurhirsi Місяць тому

    Wcsww wll mahadsanid guuleyso ❤❤❤

  • @IseAbdulle-ow8gu
    @IseAbdulle-ow8gu Місяць тому +4

    Allow ka dhig wuu dhintay 😮😮

  • @user-qj8zt9cr7f
    @user-qj8zt9cr7f Місяць тому

    Allahu akbar❤❤❤❤

  • @farhiyaosman8828
    @farhiyaosman8828 Місяць тому

    Dulmiga ayuu Allah ku halaagayaa inshaa,Allah

  • @user-me8fx1oi4k
    @user-me8fx1oi4k Місяць тому +3

    Hadhinto trum iyo joe biden

  • @CabaasCabduqaadir-by6hn
    @CabaasCabduqaadir-by6hn Місяць тому

    Allahu akbar☝☝☝

  • @user-ie8fl8kp9q
    @user-ie8fl8kp9q Місяць тому +1

    illaahey wax masiibo qorta xaugliyo ayig iyo isaraaiil

  • @SaqiirDile
    @SaqiirDile 29 днів тому

    Allaha guuleyo

  • @mohamedibrahim1741
    @mohamedibrahim1741 Місяць тому +1

    ❤❤❤❤
    Keep going nadara
    ifahan markaan. Kuuso. Qoraayo keep going

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 Місяць тому

    Allah akber Alxudulaah guul 🔪🔪🔪🔪👂👂🗣

  • @user-fo5ez2fg1u
    @user-fo5ez2fg1u Місяць тому +2

    Mahad sanid Nadaara show hore u soco sxb

  • @Qamar_QaLi
    @Qamar_QaLi Місяць тому +3

    Scw scw scw ❤

  • @huseinblack-fv4ty
    @huseinblack-fv4ty Місяць тому +3

    Ilaahey ha halaago gaaladas masaakiinta laaysey

  • @user-vz2gw2jw7k
    @user-vz2gw2jw7k Місяць тому

    Allahuma ansur falastin

  • @abdullahimohamedyaroow9763
    @abdullahimohamedyaroow9763 Місяць тому +3

    ninku hadii uu gaal yahay waa nin maskadaxda ka xanuunsan lkn hadii uu muslim yahay waa argagixiso caqliga reer galbeedka

  • @XabiibiCali-vy7xy
    @XabiibiCali-vy7xy Місяць тому +2

    Dadka qaar waxey aaminsanyihiin jilniin inuu ahaaa

  • @Ahmedali-gw7xm
    @Ahmedali-gw7xm Місяць тому +1

    Milwaukee waa magaalada ugu weyn gobolka Wisconsin. Isbuuci hore baa iigu danbeeysay. Milwaukee.

  • @user-cj8yl8dw8e
    @user-cj8yl8dw8e Місяць тому

    اللهم اهلك الظالمين في الظالمين وانصر اخواننا المسلمين في فلسطين وفي كل مكان يا رب العالمين

  • @user-cj8yl8dw8e
    @user-cj8yl8dw8e Місяць тому

    Gabka mareykaan ❤❤❤❤❤

  • @hamdigodane3616
    @hamdigodane3616 Місяць тому

    Ma rabno Trump warkiisa. Ka soo hadal Qaza

  • @anababdi7563
    @anababdi7563 Місяць тому +2

    Nin ayaga ah haduu wax sameeyo waa isku buuqsanaa

  • @kaynaanofficialchannel8777
    @kaynaanofficialchannel8777 Місяць тому +2

    Wcs subaxa limit ah. Xabaktiyo trm waan farxey run tii

  • @OmarHaji-rn3tz
    @OmarHaji-rn3tz Місяць тому +1

    Ilahay ha burburiyo maraykanka iyo inti lasocota

  • @abdullaahiabukar7339
    @abdullaahiabukar7339 Місяць тому

    Wacaleekum asalaam waraxmatu allaah wabrakaatu

  • @CabdulaahiBidhaan
    @CabdulaahiBidhaan Місяць тому

    Waa uu badbaaday laakiiin kuma faraxsani

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 Місяць тому

    Scwb Mr nadaara iyo guruubkisa

  • @muxamedmuusemaxamed195
    @muxamedmuusemaxamed195 Місяць тому +2

    Arimahaan sida ay iilla muuqato waa in dadkii kaxumaa xasuuqa xabsiga korkafuran waxaynu aragnay shalay keliya inta la baabi,iyay oo maato ah wayna eegaynaa maantana

  • @MohamedAhmed-rt3tg
    @MohamedAhmed-rt3tg Місяць тому

    took xumaayaa allah qaadka wajiguu ku dhufan lahaaa

  • @yuuplanii
    @yuuplanii Місяць тому +1

    Intuu baqtiyo ayan rabay

  • @kiinali409
    @kiinali409 Місяць тому

    Nasiib badanaa shaydaanul insigaan in maantay meydkiisu yaalaa fiicnayd lkn alleen riisii kadhigin waxba ka.a qaban kaeno ilaahayse nafta haku dhibo

  • @abdifatahibnu-sheikh4644
    @abdifatahibnu-sheikh4644 Місяць тому +1

    Asalamu Calaikum wrt walaal SALIGA NABIGENA HAHILMAMIN (SALALAHU CALAYHI WASALAAM)SHUKRAAN

  • @Hannah_fatima
    @Hannah_fatima Місяць тому +3

    ASC. Waa. Yaabay. Sheeko. Uu ka. Dambeeyo. Waaye.

  • @user-vb7yf7ol3k
    @user-vb7yf7ol3k Місяць тому

    # free Palestine 🇵🇸 ❤❤❤❤inchallah 🙏

  • @gavanamahamed4141
    @gavanamahamed4141 Місяць тому

    Baidan IYO tram WA ISKUMID xabad WADNAGA HALAGA dhacdo INSHA allah

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 Місяць тому

    Sheydan allaha dhafiyo umadda USA
    😂😂😂😂
    Mahadsanidiin

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk Місяць тому +1

    Trump asadaa o ku radinayo cod e ha dhinto islamka ayuu dhabay trump dadka QAZA kama kama ficno e 🐕‍🦺🐕‍🦺🐕‍🦺🐕‍🦺 eyga xun

  • @user-wq5jb9rg3n
    @user-wq5jb9rg3n Місяць тому +1

    Wcs wrxm nadaara

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos1940 Місяць тому

    Waagii hore waxaan moodi jirnay in Africaanka kaliya iyo carabta jecel yihiin kursiga
    Laakiin waxaan ogaaday kursi jecaylku yahay iyo hunguri waynaanta waa ragoo dhan meeshuu doono
    Hajoogee

  • @jamamohamoud2665
    @jamamohamoud2665 Місяць тому +3

    Ilaahay trump u dhntaa xabadaas

  • @MawliidSuudi
    @MawliidSuudi Місяць тому

    Ilahay Kuma sahlo

  • @Qaali12
    @Qaali12 Місяць тому

    War farxad leh waye runti. Alle ha jebiyo cadawga. Wadnahay ku ficnayd inay ugu dhacdo

  • @farahmohamed6966
    @farahmohamed6966 Місяць тому

    🎉

  • @FatimaMaxamed-xp3py
    @FatimaMaxamed-xp3py Місяць тому

    #hamaas

  • @mohamedabdulle6621
    @mohamedabdulle6621 Місяць тому

    Milwaukee waa magaalada ugu weyn state ka Wisconsin ee u dhexeeya Illinois iyo Minnesota

  • @saaidkhalif4416
    @saaidkhalif4416 Місяць тому

    Trump❌️
    Dhagey✅️

  • @adanibrahim1121
    @adanibrahim1121 Місяць тому

    Bro. waa dhaqanka mareykanka. Waaye

  • @ubah-tb5wl
    @ubah-tb5wl Місяць тому

    LOL nadaara you so funny wallahi waga qoslisay lol "kursiga caadi mahah" kursiga druges uu noqday.

  • @ahlumuxamad8691
    @ahlumuxamad8691 Місяць тому

    Alle ha ku barkeeyo nadaar

  • @FaisaMahamed-zl4lg
    @FaisaMahamed-zl4lg Місяць тому +1

    ilaahow dagaal ga qarxi mareykan oo burburi guryahooda iyo hantidooda sideey u burburiyeen falastiin ee hubkii lagu laayay shacabka falastiin u siiyeen israiil ilaahow wa kaa duuknay ya allaah ya raxmaan ya raxiim adiga ayaa awoodleh ee mareykan dagaal dhaxdooda ka huri oo eey ku dhamadaan shacabka mareykan ilaahow hal haka reebin guri iyo handi iyo dadkaba laay aamiin yaarabi

  • @ak.xaliye0
    @ak.xaliye0 Місяць тому

    Rabikumasooceliyo udhimo

  • @nimcoismaacil7033
    @nimcoismaacil7033 Місяць тому

    Alle☝️ reer galbedka ha isku diro.
    🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @azizaabdulle792
    @azizaabdulle792 Місяць тому

    Toogashadaas waxaa ku. Fiicneyd odayga yuhuudka ee Natanyahu,😊

  • @user-pj1mj2ms9x
    @user-pj1mj2ms9x Місяць тому

    Ilahey asaga biden iyo mamulka yuhuda Allaha mucjiiso dag dag aha ha tuso

  • @warismohamud8888
    @warismohamud8888 Місяць тому

    Cadaanka markey wax dilaan ayaa waxay yiraahdaan waa waalan yahay.

  • @AbdikarimAbdikarim-ty6bt
    @AbdikarimAbdikarim-ty6bt Місяць тому

    Weriye nadarow: waxaad ogtahay in America lagu dilay, dhowr madaxweyne. Intay ahaayeen m'aqaan.mahadsanid.

  • @sadam1318
    @sadam1318 Місяць тому

    waa sidii ay u asasiineeyen madaxweynihii hore ee ameerika 1962gii

  • @kaamilcali9731
    @kaamilcali9731 Місяць тому

    Waa xiligii daalimiinta negta laga galinayay 😮

  • @xafisoffical2047
    @xafisoffical2047 Місяць тому

    Nin xanuusan mahan waayo waa, Shekadan waxa lagu dilaa aqliga dadka caadiga ah

  • @ayubosman3781
    @ayubosman3781 Місяць тому

    MGalaad u shawarma Chicago

  • @saleebaancali9690
    @saleebaancali9690 Місяць тому

    hadeer ayuu tump edeb yeelanayaa oo uu joojinayaa is qaad qaadkii iyo kibirkii

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos1940 Місяць тому

    Aan usoo noqdo dadkayga soomaaliyeed imisaa dad qaali ah ay kursi jecayl naftooda ku waayeen mudo ah 60 sano iyo kabadan

  • @hony5804
    @hony5804 Місяць тому

    Jah walba haduu dililahaa kadib iskadhiman lahaa kaficnanlaheyd

  • @CadarFaarax-qo6tg
    @CadarFaarax-qo6tg Місяць тому

    Udhimo dhaswacaas idam allah

  • @user-ww2ev3io6i
    @user-ww2ev3io6i Місяць тому

    Wcs al nadara vraiment jai vous soutien fort

  • @mounahoussein-wo7qu
    @mounahoussein-wo7qu Місяць тому

    ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️

  • @abdiahmeddirie1643
    @abdiahmeddirie1643 Місяць тому

    Hawley iyo aakhirba waa la socday

  • @Mukhtaar2004
    @Mukhtaar2004 Місяць тому

    Milwaukee waa magaalo ka mid ah gobolka Wisconsin

  • @warisroobo1759
    @warisroobo1759 Місяць тому

    odeygan cadka,ah toogashadiisa waxaa lagu Marin habaabinayaa Xasuuqa ay cadawgu ku xasuuqeen Reer Falastiin ee Warkiisa kor uga bax.

  • @AmaanoStore
    @AmaanoStore Місяць тому

    Nadaava linkiguwaxageh❤

  • @user-nr7gx7lx2d
    @user-nr7gx7lx2d Місяць тому +2

    qof cadaana marku wax sameeyo waa walan yahay , waa isku buuqay lakiin marku qofkale wax sameeyo waa argagixiso

  • @cabdigoosaar5878
    @cabdigoosaar5878 Місяць тому

    WCS

  • @warismohamud8888
    @warismohamud8888 Місяць тому

    Wcs

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 Місяць тому

    THRUM, DHAGTA BIDIXDA AYEY XABBADU KA XAGATAY, WAXA TOOGTAY, WIIL 20 JIR AH OO REER PENNILAVANYA WA ISLA MAGAALADDA THRUM LAGU DHAAWACAY, WA SIDA AY SHEEGAYAAN IDAACADAHA MAREYKANKA .

  • @MohamedJaamac-c3b
    @MohamedJaamac-c3b Місяць тому

    war nio wax fican nosheeg trum hoduu rabo hadhintee kassoo hadal wllhena reer guza

  • @dahirmohamed7116
    @dahirmohamed7116 Місяць тому

    Hadad doontid dhagax baad rooti nogadhigin.
    Waxaan kuqoslay maghegtu soo duubana, malasugeyaa mise dibaa logu dhigin balanta
    Dheg miyaa laduubikaraa waaba wax yare
    Managu ciyaaraysaa saaxiib

  • @Commentkudhigle-s1g
    @Commentkudhigle-s1g Місяць тому +1

    MUXUU U DHIMAN WAAYAY NACALADA CADOW WAAYE CUNSURI WAAYE SOOGALOOTIGA WU NECEB YAHAY.
    MUSLIM MABA LA MAQASHIIN KARO.

  • @abdiqanilazio1181
    @abdiqanilazio1181 Місяць тому

    😢kan hadu so baxo muslim ma arki karo wlhi hada america jogi lahay markala togan lahay 😢