XAMMSS OO BEENIYSAY WAR KU SAABSAN YAXYA SIWAAR + IRAN/ISRAAAIL + DAGAALKA UKRAINE

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 вер 2024
  • XAMMSS OO BEENIYSAY WAR KU SAABSAN YAXYA SIWAAR + IRAN/ISRAAAIL + DAGAALKA UKRAINE

КОМЕНТАРІ • 56

  • @user-ug9zc1kv9f
    @user-ug9zc1kv9f 26 днів тому +9

    Mahadsanidin ugu kaaley warar xaqiiqa hbn weriyaal caalamiya oo hore BBC warbixin qiimo badan maxamed m.cade mawliid x cabdi

  • @laylosiyaad-qm8uj
    @laylosiyaad-qm8uj 26 днів тому +1

    bismillah asc sidokale waan idin kaga mahad celinaa adiga iyo m m cade sida aad noogu soo tabisaan wararka dhabta ku saleysan marwalba sidokale dadka reer falastin ee wllhena ah waxan allaha waaxidul qahaarkaa weydiisday ama uweydiinayaa in uu illahey dhibatada kadul qaado cadawga kabadbadiyo illahow ka soo gaar dadka reer falastin illahow anaga beylahbaan nahaye illahow dalka iyo dadka cadawga nooga badbaadi illahow aamiin

  • @Libax962
    @Libax962 26 днів тому +4

    #Mxamed #Mxamud Cade iyo sida xurnimada le oo u hadlayo aad ayan ugu faraxsannhay #BBsomali hado lajogi lahaa sidaan uguma raaxeesteen codkiisa #xurta-ah #thank you #mowlid ❤️

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 26 днів тому

    Ilaahoow guuleey reer qaza ee Palestine 🇵🇸

  • @ashaomer4235
    @ashaomer4235 26 днів тому +1

    Falastine Golaysda insha Allah 😢❤❤❤🇸🇩♥️♥️♥️

  • @adowmohamed2144
    @adowmohamed2144 26 днів тому +1

    Allahayow badbaadi umada jihadka kujirta ee falastin

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 26 днів тому

    Ilaahey ha jabiyo yahuud iyo America reer galbeed alaha baabiyo

  • @AbdiAliFaroole-jm4qp
    @AbdiAliFaroole-jm4qp 26 днів тому +1

    Ilaahow Guulee Walaalaheen Falastiin InshaAllah

  • @user-iw4ri7ur8e
    @user-iw4ri7ur8e 26 днів тому +3

    Asc allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin

  • @cabdicali8952
    @cabdicali8952 26 днів тому +1

    Maraykan cunaqabatayn. Iyo kuwasi waa argagixiso ....
    Isaga argagixisa ah iyo kuwa xasuuqa shacabka falastiin uu kula jiro ....
    Awood. Ayuu sheegtay. Wakhtigiidu. Waa. So dhamanaya. Isha allah

  • @AbdiAliFaroole-jm4qp
    @AbdiAliFaroole-jm4qp 26 днів тому +1

    Asc Sxb Allaha ku Xafido InshaAllah

  • @nestehamohame
    @nestehamohame 26 днів тому

    Mm cadeye iyo mawliid xaji wararaa xaqiiqo Ha ayan idnku barneye wadna ku mahadsatihiin ❤🎉❤

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 26 днів тому +2

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @abdimagan
    @abdimagan 26 днів тому +1

    Ilahayow ugargaar. Musliminta❤❤❤❤❤❤❤

  • @mustafeabdirashid978
    @mustafeabdirashid978 26 днів тому

    Mahadsanid maxamed maxamud cade

  • @KanadidMed
    @KanadidMed 26 днів тому

    Allahou yaramoux aux martyrs Palestinians

  • @user-qy6rh4pc6n
    @user-qy6rh4pc6n 26 днів тому

    Falastiin guuleyso isha Allan

  • @shukriabikar3031
    @shukriabikar3031 26 днів тому +1

    Allaha ugar gaaro falastin

  • @MohammedIbrahim-vu4bm
    @MohammedIbrahim-vu4bm 26 днів тому +6

    Ilaahayow gargaarkaaga iyo nasrigaaga usoo dedeji masjidul aqsaa iyo ehelkiisa reer Falastiin.

  • @cirjiidh77
    @cirjiidh77 26 днів тому +1

    HBN

  • @abusalmanalberawi1372
    @abusalmanalberawi1372 26 днів тому +1

    Allah ugargaaro falatiin

  • @user-mg4qu9pb1n
    @user-mg4qu9pb1n 26 днів тому +1

    Allahayow guul degdeg ah sii reer Falastiin jihaadka way ku samreene. Aamiin Aamiin Aamiin. Yaa Allaah.

  • @DrGaadaa
    @DrGaadaa 26 днів тому +1

    ❤wcs ❤

  • @mohamedfarahshirwac7318
    @mohamedfarahshirwac7318 26 днів тому +1

    wixii yahuuda iyo maraykanka iyo xukaamta carabta ee caamiliinta u ah yahuuda ay awoodi waayeen in uu fuliyo

  • @sharmarkecisman729
    @sharmarkecisman729 26 днів тому +2

    Wn idin slaamay m.h and m.m.c khubarada caalamiga ah ee warbaahinta

  • @abdinasirismael980
    @abdinasirismael980 26 днів тому +1

    Wariyahaan inoo keem mar wlbo bro waayo hadalkisa waa mid aad u miisaaman m.a adba ma xumid wariye lkn hadalka ayaad badisaa sid a barnaamijka ood baxdo ood bajka ku xirnaafa like saara hadalo aam munaasab ku ahayn abintaada thanks 🙏👍

  • @sacaddhaalib2336
    @sacaddhaalib2336 26 днів тому +1

    Ilaaheyow masiibo deg deg ah ku rid Israel ciidamadooda iyo madaxdooda uduro aan dhamaad laheen Ilaaheyow ku rid yaarabi Aamin

  • @abdireshidusmail6702
    @abdireshidusmail6702 26 днів тому +1

    A,calleykum HBN.

  • @ShArahiim
    @ShArahiim 26 днів тому +1

    Waxan aad ugu hambalyeynayaa baarlamaanka turkiga

  • @abdulwarsame7443
    @abdulwarsame7443 26 днів тому

    Cawa waa jimco NABiGA ha Lagu saliyo scw scw scw

  • @aragtidahorumarkabulshada8060
    @aragtidahorumarkabulshada8060 26 днів тому

    Israel Allaha Jabyo waa Cadowga Gaamuray Oo muslimka Xasuuqay

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 26 днів тому

    Guul Palestine 🇵🇸 mohamud cabaas

  • @maxamedcalicusmaan8141
    @maxamedcalicusmaan8141 26 днів тому

    Jab, jaha-warer iyo halaag allah kurido yuhuud iyo wixii lajira addun iyo aakhiro.
    ربنا إطمس على أموالهم واشدد علي قلوبهم حتي يروا العذاب الأليم

  • @OmarOmar-rw4he
    @OmarOmar-rw4he 26 днів тому +1

    ♥️🔻🔻🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🔻🔻♥️

  • @CanaanTaaji
    @CanaanTaaji 26 днів тому +1

    Asc hbn waxan idin waydiyy suuriya iyo
    iraaq ceelasha shidaalka uuhaysto
    Maraykanku ayaa lacagta kaqaada
    Baliga jawaba oo iifa ideeya

  • @user-mh2pk9cn3j
    @user-mh2pk9cn3j 26 днів тому

    Scw.scw.scw.scw.❤❤❤❤❤

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 26 днів тому +1

    Asc mowliid

  • @CanaanTaaji
    @CanaanTaaji 26 днів тому +1

    Asc hbn waxan idin waydiyy suuriya iyo
    iraaq ceelasha shidaalka uuhaysto
    Maraykanku ayaa lacagta kaqaada
    Baliga jawaba oo iifa ideeya 20:42

  • @LovelyDrumKit-db4qx
    @LovelyDrumKit-db4qx 26 днів тому

    Americo asagaa dhaqaalisu liitaa

  • @IbraahinCilmi-o6p
    @IbraahinCilmi-o6p 26 днів тому

    Guul falstiin allaahu akhbar

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 26 днів тому

    Asc Mohamed

  • @khadarhargogolle3488
    @khadarhargogolle3488 26 днів тому

    Wat degdega oo hada soo dhacay

  • @WacanMohamed-wq3yw
    @WacanMohamed-wq3yw 26 днів тому +1

    Alxmdulilaha hadii sinwar iyo Mohamed Daf Nolyhin guul inshallah ❤

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 26 днів тому +1

    MA JIRTA CID CUNAQABATEEN SAARI KARTA YUHUUDDA ?
    WAAYO QANIINYA, QANIINYA KA FUJJISA.

  • @sadecarured92
    @sadecarured92 26 днів тому

    ninkaan wax miyuu falanqeynayaa mise waa afhayeenka ruushka

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 26 днів тому

    Muslim.wax.iska.celinkara.ayaa.lahelay.xuuti..&xisbulaah.

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 26 днів тому

    M m Cade ‘ Maxaa Ayaantaan -
    Codkiisa Ka Qaldan. ! Ma jiran-
    Yahay? Booska Habaryarnimada-
    I daqminaysa! Habo Allaha ku -
    Xifdiyo’ Adiyo mawliudba 11 bil -
    Baan habeen iyo maalin idinku -
    Xirnaa.

  • @HousseinFod-qm1pq
    @HousseinFod-qm1pq 26 днів тому +1

    Asc Mowlid

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 26 днів тому

    Russia 🇷🇺 guul

  • @Worldwide24hrs
    @Worldwide24hrs 26 днів тому

    Calaamada Hurmuud Telecom iyo hotelka caanka ah ee Maraykan Holiday Inn wa isku egyihin... Somalidu wax un bay koobiyan marwalbo.... they not creative

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 26 днів тому

    Caqli.caqli.ayuu.mareykan.cayaara.muu
    Sahnuniyad.cunaqateen.saaraan

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 26 днів тому

    Ilaahey ha jabiyo yahuud iyo America reer galbeed alaha baabiyo

  • @CanaanTaaji
    @CanaanTaaji 26 днів тому +1

    Asc hbn waxan idin waydiyy suuriya iyo
    iraaq ceelasha shidaalka uuhaysto
    Maraykanku ayaa lacagta kaqaada
    Baliga jawaba oo iifa ideeya

    • @zahramuse7183
      @zahramuse7183 26 днів тому

      Cidna kama qaado waa wadamo ay burburiyeen ayagana ka taliya