SIDA WAX LOOGU AKHRIYO IMTIXAANKA! l NOLOL QURUX BADDAN! #27

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 344

  • @AyubYusufSakiin
    @AyubYusufSakiin  5 років тому +117

    Salamu Alaykum Xidigaha Channelka..waxaan rajaynaa in aad wacantihiin. Maxaa ka dhiga arday in uu galo kaalinta koowaad asaga oo aan sidaasi wax u akhrin sannadka oo dhan halka qofkeena uu wax akhriyo maalin iyo habbeen oo hadana ku baasa si dhib ah?! Sirtu waa qaabka wax loogu akhriyo imtixaanka ee ma ahan badnaanta muddada aad wax akhrisid! Adigana hada waxaad gacanta ku haysaa sirtaasi! Ha hilmaamin: Dhig Raadkaaga: LIKE/SHARE/SUBSCRIBE.Mahadsanidiin

    • @khadracraxmaan6675
      @khadracraxmaan6675 5 років тому +1

      Ayub Yusuf Sakiin
      ayuub what's appkaga ma heli karaa

    • @caishahussencaisha822
      @caishahussencaisha822 5 років тому +1

      Ayub Yusuf Sakiin wcs ustaad qaaaliya allaha kubarakeeyo

    • @saynabsaleemaan1625
      @saynabsaleemaan1625 5 років тому

      Wcs adigaa mudan wall

    • @anizaahmed8683
      @anizaahmed8683 5 років тому

      Wad mahdsanthy taloyinka wa qadanayaaa biri aya final exam leeyahay waxa rajeynaa iney ianfacdo insha allh

    • @sadiaa3215
      @sadiaa3215 5 років тому

      Waad mahadsentahay walaalkee jazaakalaah

  • @fartunothman8490
    @fartunothman8490 5 років тому +24

    Mahadsanid wllo Bari baan gali rabaaa wllayaal isoo duceeeya Alle dartii

    • @Xananxurmo
      @Xananxurmo 5 років тому

      Allaha kusahlo wllshey duceyso insha Allah wad kuguuleysaneysaa

    • @keyfladan508
      @keyfladan508 5 років тому

      bitowfiiq insha allaah

    • @sahrasuuryaan1051
      @sahrasuuryaan1051 5 років тому

      Allaha kufududeeyo mcnbadan

  • @cambarodabshid7087
    @cambarodabshid7087 5 років тому +15

    I am ☝️ shukran macalin guulayso labada daaroodba

  • @abdishakurdayib9790
    @abdishakurdayib9790 5 років тому +29

    Yaa kuu sheegay YÛSSÚF SÀKÎÎÑ inaan barri imtixan gelayo haddana buug dul fadhiyo

  • @hanoodyare_1087
    @hanoodyare_1087 5 років тому +48

    Firs one 😚👌👌👌
    qof walbo oo qoraalkan arko Ha ii soo duceeyo walaalayaal birito imtixaan final ayaa lee yahay 1200 arday ayaa la gali rabaa ani lee somalia ka ahay igu saacida ducadiina mahad sanidiin 😚👌👌

    • @caaishdhoon7203
      @caaishdhoon7203 5 років тому

      Allah hakuufududeeyo walalky

    • @hanoodyare_1087
      @hanoodyare_1087 5 років тому

      Ameen walaal mahad sanid kun jeer 😚👌

    • @umuahmed921
      @umuahmed921 5 років тому

      Alle ha kuu fududeeyo 1ka ugal indanka Alle

    • @hanoodyare_1087
      @hanoodyare_1087 5 років тому +1

      @@faizaluzah4148 wlhi billaahi birito imtixaan final ayaan lee yahay madaada chemistry
      Teeda kale wlhi been aan sheego wax iima tareyso sababtoo ah 100 million xitaa hadey like saarto qoraalka aan soo qoray wax iima tareyso laakiin 10 qofood oo walaalahey soomaliyeed si niyad leh hadey iigu soo duceeyaan wax badan ayee ii tareey
      Alle Ha ii aqbalo inta si niyad leh iigu soo duceysay dhamaantiin mahad sanidiin 😚👌

    • @maidaxuseen939
      @maidaxuseen939 5 років тому

      najaxnaa wll insha allh

  • @zuhuuradem3392
    @zuhuuradem3392 5 років тому +8

    Allaah haku barakeeyo adi iyo caailadaada shukran ban kuleeyay mudane ayuub wan kuu duceeyaa kolkasta khaasatan markaan arko natiijadii imtixanaadka oo lasoo dhajiyay Anna aan noqday qofka u sareeya ee fasalka Alxamdulilaah allaah ka sokow waxaad tahay hagihii ibaray habka ugu fudud ee wax loo akhriyo karo aad ban kaaga mahadcelinayaa abaalkaaga allaah janno haka dhigo amiin.
    InshallaH dhawr bil ka bacdi waxaan u fadhiisan doonaa imtixaankii shahaadiga ahaa ee Machadka waxaan rajaynayaa inaan noqdo qofka kaalinta Koowaad gala inshallah inshallah inshallah..

  • @saidabdulahiabshir9458
    @saidabdulahiabshir9458 5 років тому +11

    shukran malaayiin jeer Ustaad Ayuub sakiin waxbadan baaan Kaa faaidnay shukran

  • @bintumohamed249
    @bintumohamed249 5 років тому +2

    Jazakallahu khayr wallo yusuf sakiin

  • @xasanmalaay8221
    @xasanmalaay8221 5 років тому +3

    جزآك الله خير الجزاء بارك الله فيك فى علمك

  • @korneabdi6425
    @korneabdi6425 5 років тому +5

    Wakhti fiican ayaad soogalisay maadama Exam Aan kujiro mahadsanid wll AYUUB

  • @ummijannahduniya450
    @ummijannahduniya450 5 років тому +1

    Jazakallah Wallkey Macalinkeyga

  • @bisharabilan7183
    @bisharabilan7183 5 років тому +4

    Mahadsanid Ustaad barri bn u fariisan examka

  • @adj_1447
    @adj_1447 5 років тому +5

    first viewer keep going pro

  • @sahalmedia2126
    @sahalmedia2126 5 років тому +2

    mahadsanid ayuub

  • @munasrmohamed7336
    @munasrmohamed7336 5 років тому

    Mahadsanid macalin.waad icaawise imtaxan diyaris ayan ku jire

  • @umaymakosaar4079
    @umaymakosaar4079 5 років тому +2

    mahadsanid wll

  • @asmaahmed7570
    @asmaahmed7570 5 років тому +2

    thank you so much macalin ayuub yuusuf sakiin runtii waxaa tahay macalin aan caadi ahayn

  • @adeeghayemarket
    @adeeghayemarket 5 років тому +4

    Ayub aadban kuu salamayaa runtii waa dhiirigalim dhaxal gal ah alah haku xifdiyo dhamaanteen aan isu soo ducayno in allah imtixaanka inoo fududeeyo ❤

  • @mohamudjamac4516
    @mohamudjamac4516 5 років тому

    Mahadsanid walaalky ayuub
    Waan kuu dicaynayaa wllo
    Alle caqliga iyo fahamka ha kuu sii
    Baladhiyo
    Waxad niyadda ku haysana alle ha ku siiyo

  • @sadiaamin6391
    @sadiaamin6391 5 років тому +2

    Mashalaalah thanks Mclin ayuub

  • @hassanabdirahman5380
    @hassanabdirahman5380 5 років тому

    Ustaad Ayuub Yuusuf Sakiin Akhii Rabbi Xumaan Iyo Dhib Aduunba ha ka Dhowr Guulayso Wllo Waxa Aan kuugu Mahad Celiyo Ayaan Waaya Mahadsanid Qudha Inaan Ku Dhaho Waad Igala Wayntahy Inaan ku Duceeyo Unbaan Isleyahay Wllka Abaal Way u Noqon karta Akhii Alxabiib Xafidadkkalla Wan Suga Runti Dhiirigelintada Iyo Wanoyinkaga

  • @somalidashidan6453
    @somalidashidan6453 5 років тому +1

    Jazaklah Insha Allah

  • @imanhazan3465
    @imanhazan3465 5 років тому

    Thanks ayub yuusuf sakiin lakiin side nafta wax uu bara wax akhriska fadlan iso sheeg thanks Allah keep you

  • @aniisacali504
    @aniisacali504 5 років тому +1

    جزاك الله خير يااخ ايوب وبورك فيك

  • @ismailabdi97
    @ismailabdi97 5 років тому +5

    Thanks teacher

    • @yurubjamac6071
      @yurubjamac6071 5 років тому

      Waad mahadasatahay nalaso wadaga qabaka loo mamulo madarasada quran

  • @khaliilofficial8571
    @khaliilofficial8571 5 років тому +3

    mahadsanid shariid plz noo sheeg xiliyada ugo fiican ee wx la aqri karo
    wx badane la fahmaayo

    • @yasminabdi2887
      @yasminabdi2887 5 років тому

      Subixi arorta hore iyo galabti casarka qofkana we kuxirantahay marku isleyahay maskaxdisa wax we qawankarta

  • @kowtharquen4151
    @kowtharquen4151 5 років тому

    Masha Allah thanks Ustaad ayub Yusuf sakiin

  • @ajamac7776
    @ajamac7776 5 років тому

    Shukran tababarah noloshey da waa if iyo aakhiro liibaaan ayub Yusuf sakiin

  • @flowerfm472
    @flowerfm472 5 років тому

    Mansha allaah ayuboy 60 waxyara iga dhiman waxa quraan ku bilaabay 6sano iskuulna 7sano wax akhriskaygu mabadnayn imtixaanka kow ban.ahan jitey wax badan macalinka sharaxisan dhegeysan jirey.ilaa hoyaday tiraahdo maanta mabaaseysid wax akhri wan.xasuustaa saa waxan nowday qofki kowad waxan qaba fahmadu waa wax qofka allaah siyo wadna ku mahadsantahay talooyinkaaga muhimka ah ya ayub

  • @fadumoabdulaahi3215
    @fadumoabdulaahi3215 5 років тому

    Masha allaah mahadsanid wall illaah hakaa abaal mariyo runtii aqootaada wax badan baan kafa iiday illaah cilmiga hakuu barakeeyo illaah haku barakeeyo

  • @khadarabdullahi1562
    @khadarabdullahi1562 5 років тому +1

    Masha allah inkastoo wax aqriska la jecleyn balse waa muhiim thank you our teacher❤🖐

  • @Queen-Alii
    @Queen-Alii 5 років тому +13

    masha allh ilhey haku dhowro😍😍😍

    • @riimoclaahi234
      @riimoclaahi234 5 років тому

      Waxaan ahy ardayad dhigata jmcad waxaa rabaa in aad ila taleso waayo markaan dhiganaayay schoolka waxaa wax ku soo bartay Arabi lkn hadda waxaaa wax ku bartaa luqadaa english markaan schoolka dhiganayay qofba igama hor mare jirin yacnii kaalinta koowaad ayaa noqon jire lkn hadda waxaa kabaqaa in ey maado igu soo laabato kaalen iska dhaafbo

    • @ugaasqablan3564
      @ugaasqablan3564 5 років тому

      @@riimoclaahi234 wlhy kula mid ahay anna
      Anigu english kuso bartey lkn dal carbeed ayan tagey oo carabi ayan wax ku bartaaa
      Casharada qaar ayaanan fahmin markii la sharaxaayo lkn wax wn laqaybsadaa oo maadoyinka qaar iyagaan kaga sareeyaaaa

  • @mohamedomarali8256
    @mohamedomarali8256 2 роки тому +1

    Maashaallah

  • @ayanahmedmohamud7496
    @ayanahmedmohamud7496 5 років тому +1

    jazak'allaah wll waxa tahay macalin qaaliya 👍

  • @hibocadey4646
    @hibocadey4646 5 років тому

    mashllh ustd ayub shrf iyo xushmd ayd agteyda kajoogtaa allhyow nagu kulmi janadada aamin yaarbi

  • @zamzamibraahim9116
    @zamzamibraahim9116 5 років тому

    Mahad zanid wll yaa kuu sheegay inaan imika bug dul fadhiyo barina imtixaan galeyno shukran wll ducaad iga mudantey alle haku xifdiyo

  • @sulthangamersg1514
    @sulthangamersg1514 5 років тому +3

    Allah janada hku geyo ayuub yusuf keep going aderr

  • @soomaalijecelsamajecel5848
    @soomaalijecelsamajecel5848 5 років тому +2

    m.a ustaad aaad yaa u mahadsantahy xilli fcn ayaa noo so galisay waa xillgi imtixanadka jmcdaha magalada Mogadishu mhdsnid markle iyo mar 3aad
    Aduun dhigaada u sharaf badnaaw Aakhirane rabbi janadiisa hakugu arzaaqo

  • @nimcaanabiib6419
    @nimcaanabiib6419 5 років тому +2

    Mncha allh yusuf sakiin nio macalin aduuun

  • @ifraaxdelal9327
    @ifraaxdelal9327 5 років тому

    Masha Allah Ustaad ayuub shukran

  • @nimcomaxamed6411
    @nimcomaxamed6411 5 років тому

    ماشاءاللہ استاذ جزاكم الله خيرا و احسن الجزء

  • @fatumamuse3791
    @fatumamuse3791 5 років тому

    Masha allaah jasaakalaahu khayr wall qaaliya

  • @abdikaniomer5250
    @abdikaniomer5250 5 років тому

    Wlahi aad ayaad u mahadsan tahay Ustaad Ayub Yousuf wax badan noo kordhisay

  • @safaxaji8233
    @safaxaji8233 5 років тому

    Masha Allah xiligeeda ayad keentay mahadsanid walal

  • @abshirnoor5414
    @abshirnoor5414 5 років тому

    بارك الله فيك علي حسن معلوماتك وشكرالك

  • @amu9176
    @amu9176 5 років тому +2

    *Thankz Mcln Ayub Yusuf*

  • @Abdirashid_89
    @Abdirashid_89 5 років тому

    Shukran Ustaad Ayuub.

  • @abdirahmanarab7010
    @abdirahmanarab7010 5 років тому

    masha allah waa qaab wangsan oo lgu guul garikaro waxad baranyso alle adun iyo aakhirba haku wanajiyo dhiirigakuye taba bare aaan caadi ahyn baa tahy AYUUB

  • @imrashka5057
    @imrashka5057 5 років тому +1

    ayuub waad mahadsanthy macallin

  • @secretdiamond1745
    @secretdiamond1745 5 років тому

    mahadsanid ayub jaza kallah khayr wll

  • @aasiyocqaadir1755
    @aasiyocqaadir1755 5 років тому

    Tnks wllky aad baan ujclhy dhiira galintaada Allah haku xifdiyo

  • @abdullahimohamudabdullahi3572
    @abdullahimohamudabdullahi3572 5 років тому

    Mash allah sxb ayub yusuf sakiin aad iyo aad ayaad umahadsntahay

  • @salmacabdiraxman326
    @salmacabdiraxman326 5 років тому

    masha allah wll ayuub inbadan waan kafaa idnaa taloyinkaaga qurxoon alle hakuu baraqkeeyo cilmiga iyo caqligaba

  • @saynabsaleemaan1625
    @saynabsaleemaan1625 5 років тому

    Masha allaah illaah hakabalaa mariyo wall qaliah mahadsanid

  • @maryanahmed6181
    @maryanahmed6181 5 років тому

    Waqti an imtixan leyahy eye kuso aade shukran macalin jazaka allah khyr

  • @mukhtaarhaamud4555
    @mukhtaarhaamud4555 5 років тому +2

    MzH allh mcalinkayga
    Allh ku xafido

  • @YasirAbdi27
    @YasirAbdi27 3 роки тому +1

    Wlhi wax badanaa kaa faaiiday masha'allah

  • @mohamedrashid7117
    @mohamedrashid7117 5 років тому +1

    Wxn Ahay Arday Jaamacadeed, Waxa Ii Socda Final Exam-kii Semester 3. Maanta Wxn Galayay Maado La Yidhiihdo ENTERPRENUERSHIP DEVELOPMENT, Waayahan Danbena Wakhtigoo Igu Yaraa Hawlo Xaafadda Ka Jira Dartood, Wax akhriskaygu Aaf Buu U Yaroo -oo Mid-Examkii Ka Diba Waxba Ma Aanan Akhrin.
    Imtaxaanka Wxn Galaa 8:00 Subaxnimo, Waxa Aan Ku Galaynay 5units. 3kamid ahi aad bay muhiim u ahaayeen. Wax akhriskii maadada wxn bilaabay 6:00 Subaxnimo unit walbana Wxn Siiyay 25 minute. Waa Dul Marayay Anigoo Aaminsn in Aan Hayo Wax walba Oo Aanan akhriyay. Bacdeen Intaan Diyaar Garoobay Ayaan Baxay. Intii aan Jaamacadda Usii Socdayna Waxa Aan Sii Eegay Labadii Unit ee ii Hadhsanaa, Sidaasaana Examkii Ku Galay. Alle Mahadiisana Wax Iga Khalad ahaa Wxn Hubaa xabad TRUE AND FALSE. Sidaa Awgeed Is aaminaada iyo Caqli Adeegsiguba waa laba sirood oo muhim ah.
    Mhdsnid mclin Ayuub

  • @naima5387
    @naima5387 5 років тому

    masha alh walal ayuub alha ajar kaa siiyo dheragalinta quruxda badan

  • @asiaaadan5698
    @asiaaadan5698 5 років тому +1

    جزاك االله خير

  • @kaafisocarab7313
    @kaafisocarab7313 5 років тому

    Mansha Allah ayuub yusuf sakin ilahay hanokadayo runtii waad na anfacday waxaan kuleyahay waxaad tahay qof aaad uquruxbadan noloshadana kadhig mid aaad uquruxbadan

  • @fiicaneefaceedkaroon3629
    @fiicaneefaceedkaroon3629 5 років тому +2

    Asc Ustaad malaha Baahidyda ayaad ogaat Asxantu Ustaad jazaakallhu qeyrn

  • @mohamedgadhka1102
    @mohamedgadhka1102 5 років тому +3

    Thanks macalin

  • @sumayoabdulaahi6457
    @sumayoabdulaahi6457 4 роки тому

    Shukran ayub jasakalah xili fican baad soo galisey videogan wllo

  • @naimamohamed2229
    @naimamohamed2229 5 років тому

    Masha allaah thank you dhiragaliyeha. Nafta bani' adamka.

  • @cabdikariinmaxye
    @cabdikariinmaxye 5 років тому

    Shukran ustaadunaa allaha ku barakeeyo.

  • @cabdiqaniindho3281
    @cabdiqaniindho3281 5 років тому

    Mzha allh Jazakalllh Khayra Jazaa

  • @saamhealthchannel6634
    @saamhealthchannel6634 5 років тому

    Thnks bro ayuub yusuf sakiin barnamiska iscaateynta waanku guuleysaty jasaa kalaaah bro nooloow ok

  • @sagalmohamed8613
    @sagalmohamed8613 5 років тому

    Shkrn dhiiri galiyaha dadka aqoonyahna yub yusuf sakiin

  • @zahroabdullahi3258
    @zahroabdullahi3258 5 років тому

    waaa balan inaa ku so duceyo allaha ku barakeyo ustadiii

  • @Qadaro223
    @Qadaro223 5 років тому +2

    Mahadsnid ustaad ayuub

  • @marianorali9588
    @marianorali9588 5 років тому +8

    Mashallah aad ayad u mahdsanthy dhiri galiyaha nafsadeyda

  • @ifrahmohamedabdillahi6473
    @ifrahmohamedabdillahi6473 5 років тому

    Masha Allah Jazzakallahu walal

  • @abdiabdirisaq6076
    @abdiabdirisaq6076 5 років тому +2

    Masha allah
    Walale
    #Yosuf_sakin
    Saad noola wadagtay waan kaaga mahad celinayaa

  • @sidiiqabdidheeg8439
    @sidiiqabdidheeg8439 5 років тому +1

    Badanaa qof beri imtixaan gelaya oo hada video gan dawanayaa such like me 😃#farax nolosha oo qosol

  • @nuramoh5948
    @nuramoh5948 5 років тому +3

    Waxad moda inad i ogtay mashaAllah hada ayan ka imi onsogalay intii badnayd way iihadhay

  • @jamilajaahqurux8363
    @jamilajaahqurux8363 5 років тому

    Maansh allah shukran jazakalaah kheyr mcalin😘

  • @asmaarawello9162
    @asmaarawello9162 5 років тому +2

    Thanks wllo

  • @ikraandhemman6627
    @ikraandhemman6627 4 роки тому +1

    Janadul fardawsa ilaahy hku geeyo markasta waan ku ceshadaa video gn oon imtixan galyo si uu isi dhiiri galyo maclin aad uqiimo leh

  • @zamzamxarago5947
    @zamzamxarago5947 5 років тому

    Mnsha Allah sad nogufaideysey Rabbi hakugu faideyo.

  • @crahmanalahi5819
    @crahmanalahi5819 5 років тому

    Mahadsanid my ustaadiii alle haku dhowro

  • @abdirahmanarale
    @abdirahmanarale 5 років тому

    Mahadsanid ustaad qaali ah
    Allaha Ku dhowro

  • @muunahassan5004
    @muunahassan5004 5 років тому +1

    mansha allah

  • @MOHAMEDAHMED-fq6wc
    @MOHAMEDAHMED-fq6wc 5 років тому +2

    Mashaa allh allow ku xifdi

  • @AhmedAli-pg4mx
    @AhmedAli-pg4mx 5 років тому

    ayuuup wloo guulayso allh cilmigaaga ha kuuu barakeeyo

  • @bintumohamed249
    @bintumohamed249 5 років тому +7

    Hargaysan ka so salamaynaa wallo

  • @anasali3733
    @anasali3733 5 років тому

    Waad mahadsanthy maclin Ayuub yuusuf sakiin

  • @naciimacawaale5284
    @naciimacawaale5284 5 років тому

    maashaa allaah wll shukran

  • @dalxaabdi6154
    @dalxaabdi6154 5 років тому +1

    جزاك الله اخى

  • @drhothoclaahi3103
    @drhothoclaahi3103 5 років тому

    masha allh jsaakal khyr wlky qaliya marlabaad mclinkyga nolasha ale haku xifdiyo

  • @mohammedadem6550
    @mohammedadem6550 5 років тому +1

    20 kaan February ayaan imtixaan galayaa insha Allah waxan rajaynayaa inaan ku gulaysantoono talaalada Mahadsanid wll

  • @mohammadkafi9401
    @mohammadkafi9401 5 років тому

    Ma sha allah wllkey guuleyso adigana annagana Wan guulaysan dona sida Nola jeceshahy

  • @aishamohamed9558
    @aishamohamed9558 5 років тому

    ShukrAn alpha marh ustaad sakiin AllHa hku brkeeyo wx B adan ayaan kaa faaidnay

  • @asmac8524
    @asmac8524 5 років тому

    Masha allh maclinka guusha mahdsanid runtii Aaad ayad noodiiri galesaa allh haku xftiyo 👍

  • @deeqoahmed1771
    @deeqoahmed1771 5 років тому

    ماشاء الله تبارك الله خيرا بارك فيك معلم أيوب

  • @queenhaju9226
    @queenhaju9226 5 років тому

    Real teacher in my life thnk yh ustaad😍😍😍❤❤

  • @hassco1928
    @hassco1928 5 років тому

    ayuub yusuf sakiin
    thanks macalinka nolosha

  • @farxiyomalin3179
    @farxiyomalin3179 5 років тому

    Masha Allah ustaad waa nuuree ilaahay hakuu ziyaadiyo

  • @ayatali2661
    @ayatali2661 5 років тому

    Masha allh ustaad hore u soco illehY haku dhowr😍😍😍😍😍

  • @munaaxmed6293
    @munaaxmed6293 5 років тому

    Msha allh jazakllh ustaad