📚 📝Aqri waxyar - U Aqri si caqliyeesan📝📚

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 жов 2024
  • --------------------------------------
    Thanks for watching
    Please Subscribe to Our Channel
    Haduu Videoga ku cajabiyo La wadaag walaalahadi kale hadii Hada nagu cusubtahayne nagu soo biir Adoo tabanaya "Subscribe" hana iloowin ina iconka gambleelka tabato.
    Iga soo raadi cinwaanadeeda baraha bulshada
    🔗igala soco facebook
    / salmaan.maadow
    🔗 igala soco instagram
    / salmaan.maadow
    🔗si aad ula socota naqshadahaan sameeyay
    www.behance.ne...
    Mahadsanidiin waa walaalkiina salmaan maadow

КОМЕНТАРІ • 275

  • @SalmaanMaadow
    @SalmaanMaadow  2 роки тому +70

    🔗 Accountigayda TikTok: www.tiktok.com/@salmaanmaadow
    🔗 Lectureka: ua-cam.com/video/IlU-zDU6aQ0/v-deo.html

  • @mhbaando
    @mhbaando 2 роки тому +8

    Intaaan UA-cam Somali ay leyhin arkay Kii ugu faaidada badnaa, wakan, wax badan ayaan ka faaiday, Wana kaga mahadcelinya waqtiga aad galisay so saarsta muqalkan iyo kuwa kalaba

  • @ilyaasaliahmed9011
    @ilyaasaliahmed9011 2 роки тому +5

    Msha allh wall qaali cawa ayaa igukaa horeeyo inaa ku arko iyo inaa kufiirsado waxbadan ayaa kaa faiday runtii waxan noqondoona qofka kaliya marwal ba kugu xiran geep going waad kafiican tahay dadka maaliyacna iskaga hadlayo waxaa itahay macalin 🙏🙏🙏❤❤❤❤❤❤❤✌

  • @khadarmaxamed7613
    @khadarmaxamed7613 2 роки тому +2

    Noo soo badi wax akhriska mowduucyadeeda ustaad salmaan ibraahin

  • @Galool._media.
    @Galool._media. 2 роки тому +6

    Mahadsanid macalin salman maddow
    Run ahantii waxa tahay qof Aan wax badan ka faiiday

  • @Cabdirxamaan_Garanwaa252
    @Cabdirxamaan_Garanwaa252 2 роки тому +12

    Isteelka soo jeedintaada waa heer kale, mahadsanid

  • @marwanaasir7608
    @marwanaasir7608 2 роки тому +13

    Thanks you teacher
    The finel exams is comming pray for us 😇

  • @Arabow27
    @Arabow27 2 роки тому +11

    Masha Allah mudane waakula socdaa Allaha ina wada xefdiyo adiguna Allah kaa abaal mariyo mudane

  • @xasanyare-kz9es
    @xasanyare-kz9es 4 місяці тому +1

    يا معلم حفظك الله wallahi.waan jeclahy. daruustaada ..waana...daneeyaa wax.badanana.waan kafaa.idy allaah.miisaanka.............xasanaadka.hakuu saaro mucliky thanks شكرا لك شكرا جزيلا.

  • @shucaybcxamiid2305
    @shucaybcxamiid2305 2 роки тому +9

    لقد استفدنا منك كثيرا بارك الله فيك وأحسن الله إاليك وأدخلك جنات الفردوس الأعلى

  • @Noor_Al-Basair
    @Noor_Al-Basair 2 роки тому +10

    Wllkey Salmaan maadaw Alle cilmiga, caqliga, caafimaadka iyo ciibaadada hakuu barakeeyo Markasta waxaan kuu Rajaynayaa Guul aan dhamaad lahayn Mahadsanid.

  • @Anfac__anna
    @Anfac__anna 2 роки тому +5

    Aad io aad waa qaanuunka aan leeyahay 😇
    Hadda Examka waxaa iika dhiman kaliya 4 maalin 3 maado oo igu adkeed waan sii diyaarsaday inta klena isbuuc imtixaan ka inaa diyaariyo rabaa😌no wel wel sxp🤎

  • @yasinguray2856
    @yasinguray2856 2 роки тому +2

    m.a mahadsanid walaal salmaan madow

  • @quruxdaxamarcadey413
    @quruxdaxamarcadey413 2 роки тому +5

    The best way of learning is teaching waa xikmad an meel ka aqriyay oo wax badan iga anfacday. Thanks ustaad maadow

  • @mohamoudosmankahin722
    @mohamoudosmankahin722 2 роки тому +14

    جزاك الله خيرا وبارك الله فيك أخي أستاذ سلمان وكثر الله أمثالك في الأمة.

  • @maxamudxasan8834
    @maxamudxasan8834 2 роки тому +2

    Mclin mawduuc ka soo samee meesha ama booska wax aqriska Allah ku sharfee

  • @fardowsomaxamed8944
    @fardowsomaxamed8944 2 роки тому +3

    Mahadsanid walalkey waxa iso jitay wax xifdinta waxa kadhawajisay 4 hab own waxkubartay 1:hurda kugu filan 2 sariir inadan wax ku akhrinin
    3: cashirka itow qoyanhay ina kulabato
    4:ina dadkale wax usi aqriso

  • @waxtarkawalaalkamedia1400
    @waxtarkawalaalkamedia1400 Рік тому +1

    ustaad shukran marka koowaad. alaha ajir kaa siiyo dadaadalkaan aad bixineeysid inaad noo faaideeyso. tan labaad waa rabanaa inaad nooga soo sameeyso mowduuca meesha waax ku baraneeyno sida laga rabo ine ahaato

  • @XasanCarab-h1c
    @XasanCarab-h1c Рік тому +2

    Damaantoda waa iska badali dona ustaad❤❤

  • @MohamedAhmed-zv1mp
    @MohamedAhmed-zv1mp 2 роки тому +2

    Jazaakallaah akhii fillaah

  • @munocadeey3701
    @munocadeey3701 2 роки тому +2

    Ustaat Xisaabta ka soo Hadal 👍👍👍

  • @nasriincabdiqaadir7463
    @nasriincabdiqaadir7463 2 роки тому +1

    Thanks wll wlahi wax badan ayaan kaa faaidnay

  • @AyuubXasan-ev9rd
    @AyuubXasan-ev9rd 3 місяці тому

    mahadsanid ustaad maadoow aad ku jecelahay illahay dartiisa

  • @Cadar200
    @Cadar200 2 роки тому +1

    shukran ustaad wlh waxaad tahay qof muhiima allah swt aduun iyo aakhiroba wanaag hakugu abaal mariyo

  • @abdallaMoa
    @abdallaMoa 2 роки тому +6

    Soo jeedin
    Ustaad Salmaan, marka hore waan ku salaamaya. In badan oo dhaxalgal ah baad u soo gudbisaa dhalinta Soomaaliyeed. Aad baan kaaga mahadcelinayaa arrinkaas.
    Intaa kadib waxa aan soo jeedinayaa in aad ku soo darto koorsooyinka Afoogi casharro ku saabsan barnaamij aad u muhiim ah oo inta badan Soomaalida wax badan aysan ka ogeyn. Waa barnaamijka OBS.
    Mahadsanid.

    • @sahankacilmiga841
      @sahankacilmiga841 2 роки тому +1

      OBS maxaa lasoo gaabiyey

    • @abdallaMoa
      @abdallaMoa 2 роки тому +1

      @@sahankacilmiga841
      OBS:
      O: open
      B: broadcaster
      S: software

  • @Suhayb344
    @Suhayb344 2 роки тому +7

    Aqoonta barta aan adduunka gaadhnee❤

  • @cumarcalicumar8299
    @cumarcalicumar8299 2 роки тому +1

    allah ha ku barakyo ustad pomadoro ad bu i anfacay ku dhaqmaa

  • @ahmeddaacad4729
    @ahmeddaacad4729 2 роки тому +1

    Masha Allaah macalin waa mahadsan thy ,waxaana u baahanah nay in meel wax akhris aan samaysano waxa ay ku fcn thy

  • @hassanabdullahimohamed8792
    @hassanabdullahimohamed8792 2 роки тому +1

    THNKS PROF SALMAAN😍😍❤️

  • @maandeeqahmed1438
    @maandeeqahmed1438 2 роки тому +1

    Haa booga ugu yaraan halsaac aqrijiray thnks my teacher

  • @wiilkakiev3130
    @wiilkakiev3130 7 місяців тому +1

    Macalin salmaan mahadsanid

  • @ahmedomar2318
    @ahmedomar2318 2 роки тому

    Thanks prof salmaan

  • @okaashibrahim6272
    @okaashibrahim6272 2 роки тому +1

    fadhi nidaamsan,bareeg taaym,iyo jawi qurxoon, waa rayi fiican waadku mahad santahay walal qaali .👊👊👊👊👊👊👊🤛🤜.

  • @xalimoibrahim5800
    @xalimoibrahim5800 Рік тому +1

    Okay thank you salmaan good like

  • @munasarabdulaahi4530
    @munasarabdulaahi4530 7 місяців тому

    Jazakalah noso Badi mhdsanid💯☑️

  • @cumarcalicumar8299
    @cumarcalicumar8299 2 роки тому +1

    qabka ugu fudud asxbta wax u wada aqrin karan ustad so samey

  • @waran216
    @waran216 2 роки тому +1

    Runti video-gas waxan daawaday 2020 noloshayda waxbarasho wax weyn ayu ka bedelay , Aad ayan kaga mahadcelinaya ustad in dhalinyarteena aad la wadagtay casharkas qiimaha leh ❤❤

  • @xawomaxamadaxmad2674
    @xawomaxamadaxmad2674 6 місяців тому

    Thanks ustaad dhamaandood way isameeyeen lakiin kawaran aradeyg keligiis wax akha risata maguuleeysankaraa

  • @cabdicasiis6
    @cabdicasiis6 2 роки тому +3

    Salmaan madow waa ku saalamay zxp 🖐❤
    Waxan raba in aan inyar wax kula wadaago wllo cilmiga imika la barto waxa inoo keen gaallo bal ka waran hadaynu is ka dayno waxa ay nooso bandhigeen oo aynu anagu waxa aynu baran is ku dhigno 😇🖐

    • @yohero2102
      @yohero2102 2 роки тому

      Awalki hore galo wax ma aqone watay wagii danbe musliminta buugtodi loo turjumay
      Markas bay ina dhafeen buugtenina gubeen
      Waxkasta wxa soo saray asalki muslim imkana ningala unba lashegin
      Kawaran hadan ku dhaho xisbta1 2 3 asalki wxa laha crabta
      Imka tay crabtu isticmsho ١٢٣ asalki wxa laha hindi
      Noloshu wayab🤷‍♀️

  • @khaalidkheyre2513
    @khaalidkheyre2513 2 роки тому +1

    Maasha Allaah, aad baad u mahadsantahay ustaad, aad baan ooga faa'ideystay muuqaalkaan iyo muuqaalada kaleba aad inoo soo gudbiso , Jazaakallaahu kheyr ustaad

  • @hafsanuradinmadow3860
    @hafsanuradinmadow3860 2 роки тому

    Mahadsanid Walaal @Salmaan Maadow. Wax badan ayaan kaa faa`idey. Allaha badiyo tusaalahaaga. Qodabka 8_aad ee ah ah in la hurdo 8_saacaadood beryahan si adag baa lagu sameeyaa. waxay ubadantahey in laseexdo 5-6 saac. sikastaba ha ahaate waa inala wadaagtey sida ugu fiican ee wax loo akhriyo. Mahadsanid markale.

  • @qamarhassan7120
    @qamarhassan7120 2 роки тому +5

    Thank you so much teacher

  • @xasaniidibraahim5957
    @xasaniidibraahim5957 2 роки тому +3

    Asc ustaad waxaan aad kaaga sugaynaa mawduuc aad horey u balan qaaday oo ku saabsan, sidaa caadooyinka xun loo jaro ama loo joojiyo fadlan noosoo diyaari mahadsanid

  • @Iammoha1
    @Iammoha1 2 роки тому +1

    Ustaad maanta waxaan helay halka meel ee aan fahmi lahaaa marwalba oo wax badan raadiyay marka ustaadi alle hakaa abaalmariyo

  • @yuusufuk3664
    @yuusufuk3664 Рік тому +1

    Tnkz ustaad ❤

  • @abdikhabirmohammed455
    @abdikhabirmohammed455 Рік тому

    جزاك الله خيرا

  • @fadumoomar9156
    @fadumoomar9156 2 роки тому

    M.a mahadsanid mudane

  • @mohamoudabdideria2469
    @mohamoudabdideria2469 2 роки тому +3

    Aslm Wll Ciwaankaga Video-ga (Heading) ka uga dhigtay aan Wax kaa dhaho.
    1. (Akhri)✅ = but not (Aqri)❌

  • @mohamudshosman972
    @mohamudshosman972 2 роки тому +1

    Thanks bro

  • @fikir-keyga6363
    @fikir-keyga6363 9 місяців тому

    جزاك الله خير 🤍

  • @sahalali9568
    @sahalali9568 2 роки тому

    Msha alah ustaad maadow alle haku sharfo
    Aniga ahaan midka isaameyey waa goortaan wax aqrinayo sariirta baa ku aqriyaa inyar goortaan wado aqriska caajis baa darema wax aqriska kaneh waaba jojinaya mawduuc inoogu so diyari hade macqul tahy 😍❤❤🙏🙏

  • @cybersecurity1047
    @cybersecurity1047 2 роки тому +1

    noo soo samee macalin sida loo samaysto meel aqris ka ugaar ah

  • @husseinmursal7830
    @husseinmursal7830 2 роки тому

    wcs mahadsanid ustad salmaan maadow allah ku cizeeyo adun iyo akhiro

  • @mohamedmohamudhussein2411
    @mohamedmohamudhussein2411 2 роки тому

    Goobta waxbarashadu waa muhim Ustaad Salmaan.

  • @muxsincade2520
    @muxsincade2520 2 роки тому +1

    Thanks brother 🙏 💙 ❤ 🙌 💯

  • @rumaancabdilaahi3185
    @rumaancabdilaahi3185 2 роки тому +1

    M.sh wll waa mahadsantahay waxa igu adkaa waxa uu ahaa sida wax loo aqriyo
    Waana fahmay waana ku faaiiday m.sh wll garbkaaga Alle galo

  • @siyadissa8041
    @siyadissa8041 2 роки тому +2

    Cajiib

  • @noloshamedia1509
    @noloshamedia1509 2 роки тому +1

    Ustaad salmaan Allah yacizak

  • @cimaanmaxamed5916
    @cimaanmaxamed5916 2 роки тому +3

    Examkii shahaaduga ah ee f4 ka ayaa nooga dhimanthy muddoo ilaa 12 maalmood ah mxaad noogula talin lhyd intaas iyo siyaabha aan umaraajceen lhaa waa aan hore uqaybney
    Asagan mowduuc nooga soo samee

  • @ArMaanXz
    @ArMaanXz 2 роки тому

    Goob Waxbarasho lagu aqristo Muuqaal gooni noga so samey

  • @drsalmacabdarashiidsaleeba4076
    @drsalmacabdarashiidsaleeba4076 2 роки тому +1

    Masha_allh
    THANKS teacher

  • @mariemhadenmariemhaden2542
    @mariemhadenmariemhaden2542 Рік тому

    Thanks you hno waan cusubhaye haata

  • @ashrafcqadir7986
    @ashrafcqadir7986 2 роки тому +6

    𝐓𝐡𝐚𝐧𝐤𝐬 𝐦𝐚𝐜𝐚𝐥𝐢𝐧 ♡︎

  • @yohero2102
    @yohero2102 2 роки тому

    Horta ilhay khayr haku siiyo
    Waxn isdhaho kuwaydiba wadka hadashay shugran
    Habka noteka loqato aya idhiba lkn imkan iska dhisin shugrn
    Dadka wxn ushegin kuwan hore u isticmali jiray ee icawiyay adna adna aad hda shegtay
    1 fahanka guud ma ilobaysid abid wa runta mcln
    2.dadka bar anigu madoyinkan so qato marka sa laygu sodhigo xafada imado ban qof xafada joga qandrasta oo gidi uga shekeya inta kadib dib uma ilobo mida kale class ka marka lajogo cashrka ladhigo zxp ka ugu celi odheh sug meelba igu adkeede an ege kadib wad usharixin basba
    🖐

  • @mudandahirmaxamud7256
    @mudandahirmaxamud7256 Рік тому

    Ustaad waa runtaa Ani sas udhaqmi jire sanad walba wxaa soodhafa wa iloobaa mrka exm galaya buuga dhan waa xifdiyaa isbuca labad waa ilooba

  • @rahmoduran3913
    @rahmoduran3913 2 роки тому +1

    Thanks you ustada

  • @nadifanafta5191
    @nadifanafta5191 2 роки тому +4

    Aac macalin aniga waxne mabaran daroof awgeed waxaane ahhey qof fahmo badan waxbarashane jecel aadne ufahmo badan lkn ahelkeyga waa reermii maxaa igula talineysaan adiga iyo asxaabtaada

    • @ashrafmedia9995
      @ashrafmedia9995 2 роки тому

      Abaayo hadaa magaalo ku nooshahay Ha qarsan Duruufahaa hadaa rabto inaa wax barato wlahi maanta hadaa tagto school Lada barayfadka ooo aad dantaada u sheegato wlahi way ku soo dhowaynayaan haday waxbarasha kaa go'an tahay

    • @ahmedomarosman9540
      @ahmedomarosman9540 2 роки тому

      Mogadishu hadaa joogto walagu caawinaayaa i.a

  • @adiljb5943
    @adiljb5943 2 роки тому +2

    Waxan u mahad Celina Dr najiib wll inta iga Soo wacay aad ayad u mahadsnthy wax badan ayan ka fai,day

  • @mahamednaaji7911
    @mahamednaaji7911 2 роки тому +1

    M.a ustaadi mahadsanid

  • @zaciimkaofficial2203
    @zaciimkaofficial2203 2 роки тому +2

    Maclin waxaan aha arday dhigtaa jamacada la mid aha jamacadaha dalka wxaan rbaa inaan Ika cawiso sidee wax aqriska iku daadali lahaay hdne inta badan waxaan dhanaa waad baran kartaa hdne caajis iyo murugo jirto Marka sidee ugu bixi karaa dhibka iheysto maclin thngs

    • @nawaal7876
      @nawaal7876 2 роки тому

      Aboowe ani xitaa saasa ahay inaan si fcn wax ubarto waa jeclahay hanan ki aan wax uaqri lahaa waa aqaana lkn caajis iyo walwal 😢🥺
      Lkn hada waa iska aqriyaa hbn walba courses ki hore iyo kuwa maanta aan jamacada ku soo qatay si joog ta ah Alx hada waa roonade cajis ki waa iga tage farxad bdn darema marka wax aqriyo🥰🤲

    • @zaciimkaofficial2203
      @zaciimkaofficial2203 2 роки тому

      @@nawaal7876 abyo wlh angba waan murugtii hd waan ka fcnday Alx lkn wax aqriski waan wadaa per day cashiradi waan qataa markaan arky inaan liito exam jamcada i.n wlshey guul waan gaari doona rajada lee rumeyn

    • @nawaal7876
      @nawaal7876 2 роки тому

      @@zaciimkaofficial2203 haa apowe marka wax aqris ka bilaawdo xogaa farxada dareeme🥰

    • @SalmaanMaadow
      @SalmaanMaadow  2 роки тому +1

      Walaal Muqaalkaani daawo: ua-cam.com/video/J8-o0ex2iLY/v-deo.html

    • @zaciimkaofficial2203
      @zaciimkaofficial2203 2 роки тому

      @@nawaal7876 yes wlh faraxad hada dareemo happy wlh markaan wax aqriyo anga dhan hdne is jeclanyo sbto ah xasuus cashardii gala

  • @hamzadjama7006
    @hamzadjama7006 2 роки тому +2

    Ustad salman baraka allah

  • @MusseAbdi19
    @MusseAbdi19 2 роки тому +1

    USTAAD M.A WAX BADAN AYAAN KAA FAA,IDEY M.A USTAAD SIDA AAD WAX INOOGU SOO GUDBINAYSID

  • @mowxele7304
    @mowxele7304 2 роки тому +1

    masha allah jazakalaah ustaad

  • @BaasheCraxmaan
    @BaasheCraxmaan 10 місяців тому

    Haa wll

  • @mohadahir4619
    @mohadahir4619 2 роки тому

    Mahadsanid ustaad.

  • @mohamedisackabdi6971
    @mohamedisackabdi6971 2 роки тому +1

    mahadsanid wll salmaan maadow.
    waxaa isoo jiitay noteka aad qaadatay horey ka akhri.
    ustaad ilaahey hakusiiyo cimri dheer iyo cibaado suuban.

  • @HILWAINFO
    @HILWAINFO 2 роки тому +2

    Barakallah ustaad allaha ku xafido

  • @safamohamed7441
    @safamohamed7441 2 роки тому

    Jasakallah allah khyr ustad 🙏
    Aniga wxa I so jiitay qodobka ah in jifto wqti igu filan ,mna sameyn jirin taas oo wxa ahay dadka exam hdi uu u jiro aan 2 hrs wx ka badnen an jifan ,taas ayan rba in aan badalo 🙏

  • @suhaylaimaan1798
    @suhaylaimaan1798 2 роки тому

    Mahadsanid ustaad Allaha kaa jazaaisiiyo

  • @maankaboy-fo6gp
    @maankaboy-fo6gp 9 місяців тому

    Mowduuc ka soo samey sxb
    Waa ku wataa

  • @tamaangaraad9440
    @tamaangaraad9440 2 роки тому

    one ofthe best tnx

  • @cabdirahmanchanel1542
    @cabdirahmanchanel1542 2 роки тому +1

    M.a ustaad Allah ku xafido

  • @abdiwelimustaf1328
    @abdiwelimustaf1328 2 роки тому

    Ustaad mahadsanid jazakallaah

  • @SareyFarah
    @SareyFarah 4 місяці тому

    Thanks walaal❤😊

  • @ayanabdi5894
    @ayanabdi5894 Рік тому +1

    Maaasha allah ❤

  • @AbdalaShiikh
    @AbdalaShiikh Рік тому

    Mahadsanid

  • @اممجاهدالسلفيه
    @اممجاهدالسلفيه Рік тому +1

    Mahad sanid jasakalahu khayr

  • @garaadxaliye
    @garaadxaliye 2 роки тому +2

    BISIMILAAH
    AAD AYAAD UMAHADSANATAHAY MACALIN
    RUN ahaantii waxaad tahay.macalin aan wax badan ka faa iiday wllhy
    Waana kaaga mahad celin
    Intaas kadib waxaan rabaah in kula wadaago qodobadan aad noo akhrisay qodob aad ii saa meeyay aan kuna faa iiday waana qodobka(waxaad baratay qof kle bar)
    Waaa xaqiiq taasi waxaana samay sanadka lagu jiro waxaana noqday ardaydaga ugu sareeya dugsiga (result 99.2%)
    Waana resultigii igu sareeyay ee aan keeno waxaana ahay arday fasalka form 2 ah
    Markaa macalin dhib ayaan ka cabanayaa haddii aad xal u hayso waa (marka aan imtixaanka udiyaar garoobaayo waxaan dareemaa cabsi dheeraad ah xitaa hadii aan maadada lagalaayo xiftisanahay
    Qodobka labaad waxaan dareemaa in aan casharkii aan soo.qaybay aan isku qalqaldaayo
    Qodobla.3 aad waxaan wax u ilaawaaa si dhow waliba aad u dhaqsiiyo ah?
    Waan kaaga mahad celin hadii aad iga soo jawaabto macalin abaalkaaga ma gudi karo wllhy alllah ahku sharfo macalin
    Waa bilaahi tawfiq

  • @ahmed-nour638
    @ahmed-nour638 9 місяців тому

    Masha Allah waa talo qaali ah

  • @caways_carrabay
    @caways_carrabay 2 роки тому +1

    Mahadsanid Ustaad

  • @qarnimedia3110
    @qarnimedia3110 2 роки тому +1

    Thanks ustaad❤

  • @cabdullahiseylac9157
    @cabdullahiseylac9157 2 роки тому +1

    Mash allah allaha ku sharfo ustaad

  • @mariemhadenmariemhaden2542
    @mariemhadenmariemhaden2542 Рік тому

    Mrc beaucoup teacher ms je prend ta conseil

  • @mursalmudakar2387
    @mursalmudakar2387 Рік тому +1

    Macalin qaaliya

  • @cabdigood226
    @cabdigood226 Рік тому +1

    Promodo method. ( 25 min oo aad wax akhrido si xeeldheer. Ka bacdi qaado 5 min oo nasiino ah).

  • @ahmedsahaladamhassan8508
    @ahmedsahaladamhassan8508 2 роки тому +12

    One of the best 💯

  • @izooqueen4524
    @izooqueen4524 Рік тому

    Thank you Ustada ka ani srirta igacawiseeey😢 ❤

  • @daadir3042
    @daadir3042 2 роки тому +1

    Waankaaga mahad celin sida wacan aad inoogu soo wax jeedisay

  • @Mohamed-zv5gz
    @Mohamed-zv5gz 2 роки тому +1

    Thank you ustaad

  • @mouminadem9797
    @mouminadem9797 2 роки тому +1

    Macalin waxyalada ad shegtay inta badan wan tijabiyay hada ka hor wana ka helay natija fican