Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Sidee aad ugu guuleensankartaa imtixaanka dawlada | Talooyin, Habraacyo |Dr Xuseen Axmed Salaad

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 сер 2024
  • Talooyin Habraacyo Ku aadan
    Sidee aad ugu guuleensankartaa imtixaanka dawlada
    Dr Xuseen Axmed Salaad oo ah aqoonyahan haysta Phd ayaa naga oggolaaday inuu soo jeediyo mowduuc ku saabsan SIDA ARDAYDU U UGU GUULEESAN KARAAN IMTIXAANKA QARANKA.
    kanaalka : / @qaamuusacademy9062
    Website : qaamuus.academy/
    facebook : qaamuusacademy1
    Daawasho Wacan.

КОМЕНТАРІ • 87

  • @Rolcm
    @Rolcm 4 місяці тому +3

    Aniga inaa wax bdn aqriyo waan rabay oo cashar kasta diyaariyo balse waqtika ayaa ii diiday wali waxaan isku qancinayaa waqti inaa haysto maalmha dhiman ayaan dadaalayaa i a ilaahoow ani iyo inti sanadkaan dabka saaran noosoo fududeey🤲 Yaa rabi

  • @cabdiraxmaanshekh7371
    @cabdiraxmaanshekh7371 2 роки тому +6

    Masha allah wad ku mahadsan tahay talada quruxda badan oo ad nala wadagtay anagana allah inaga dhigo kuwo wax badan ka fa,idey jazakallahu qeyral jaza

  • @maahirali8972
    @maahirali8972 2 роки тому +10

    Good advice
    Thank so much

  • @ISLAMICCHANNEL24A
    @ISLAMICCHANNEL24A Рік тому +3

    MASHA ALLAH our teacher thanks for more than one thousand and one 🙏 🙏 🙏

  • @fadumoibrahim2293
    @fadumoibrahim2293 2 роки тому +6

    Mamulihi imamumalik qeybtisi xawa cabdi 2010 wow long time our manager and our teacher nolow

  • @sacaadaat3178
    @sacaadaat3178 2 роки тому +4

    I admit that he is an expert in education.May Allah increade teachers such you in our People.plz we ecpect more.thankz.

  • @user-yw1wi9ir3x
    @user-yw1wi9ir3x 4 місяці тому +1

    Maasha macalinoow hadaan ahay fasalkii ugudanbeeyey4 and ito and ayaan kuudhegeysanaa insha alaah❤

  • @mohamedxasanxuseenxasan7613
    @mohamedxasanxuseenxasan7613 Рік тому +2

    Allah haka barakeyo cumrigaagana Allah dheerayo ustad

  • @user-eg7xh7yl4y
    @user-eg7xh7yl4y 8 місяців тому

    Thank you the wey you can help us techer

  • @bacdilaamik8054
    @bacdilaamik8054 2 роки тому +2

    Allah bless you our dear teacher

  • @shucebhagio8731
    @shucebhagio8731 2 роки тому +1

    Shukran ustaadi

  • @abdiabdulahi2191
    @abdiabdulahi2191 2 роки тому +3

    Thank you

  • @adifataaxmahamadsiyaad8594
    @adifataaxmahamadsiyaad8594 2 роки тому +8

    My allaah help you as you helpped us

  • @user-ec5vw8bq3j
    @user-ec5vw8bq3j 5 місяців тому

    Thankz❤😊

  • @uzamepio4345
    @uzamepio4345 2 роки тому +1

    Mgaceyka wa la dhahaa usame cumar xuseen thank you very much

  • @maslahahmed2021
    @maslahahmed2021 2 роки тому +3

    Thanks Ustad Waad mahdsantahay 💯🙏

  • @kamaalibrahim914
    @kamaalibrahim914 2 роки тому +2

    Ustaad Husein waan hubaa ardeygii raaca waanadaad nasiisay in uu meel fog tiigsanayo Adduunga waanada iyo wax sheega lacag ayaa lagukala qaataa xafiisyaana u Furan balse ustaad waad kumahadsanthy.
    QOFKII NAFTA HURIWAAYA IMTIXAANKA HAHURO WAX WALBA WAA DADAAL ..
    Dadaalaa wuu gaaraa
    Allah imtixaanka ha'idiin fududeeyo

  • @biryakacqadir3508
    @biryakacqadir3508 2 роки тому +1

    SHUKRAN USTAD🥺🖤

  • @apdulaahihaajiapdiofficial2578
    @apdulaahihaajiapdiofficial2578 2 роки тому +3

    Gentleman thank you

  • @sahramaxamed5211
    @sahramaxamed5211 2 роки тому +2

    Thanks teacher

  • @tawxiidchannel1906
    @tawxiidchannel1906 2 роки тому +2

    Thanks. Ustaad barnaamujka noocan oo kle ah soo badiya.

  • @mymyrajo3306
    @mymyrajo3306 2 роки тому +7

    Aniga waxaan rajeenayaa inaan guuleesto

  • @daniyaaldaniyaal7875
    @daniyaaldaniyaal7875 2 роки тому +1

    Thanks Teacher

  • @akiiracabdinaasri7632
    @akiiracabdinaasri7632 2 роки тому +2

    Thanki you teacher

  • @nasriinafi5258
    @nasriinafi5258 2 роки тому +3

    Thnks You so much more Allh Blessed You 😘📖

  • @sundus317
    @sundus317 2 роки тому +1

    Thanks my teacher

  • @MadaaleShow
    @MadaaleShow 2 роки тому +1

    Mahadsanid ustd

  • @sacdiyamaxamuud814
    @sacdiyamaxamuud814 2 роки тому +1

    Tnx ustad

  • @najmanalka4855
    @najmanalka4855 Рік тому

    جزاك الله خير يا استاد

  • @Ibtizam1914
    @Ibtizam1914 Рік тому +2

    Waad ku mhdsanthy ustaad latalintaada wanaagsan allaha Naga yeelo kuwii ku camal fala mar labaad mhdsanid

  • @hudamohammet3276
    @hudamohammet3276 2 роки тому +1

    Mansha Allh 👍

  • @aliweidow6549
    @aliweidow6549 Рік тому

    I like the man

  • @subeeregueh5052
    @subeeregueh5052 2 роки тому +1

    Thanks

  • @Qalpidhaya1
    @Qalpidhaya1 2 роки тому +1

    Thanks😊

  • @khadiijamaxmud2675
    @khadiijamaxmud2675 2 роки тому +1

    Thanks Dr

  • @sadaqpoy3959
    @sadaqpoy3959 2 роки тому +4

    From S.Y.L

  • @munacabdulahi994
    @munacabdulahi994 2 роки тому +1

    Thnks

  • @SamafaleMaxamed-hs1tu
    @SamafaleMaxamed-hs1tu 10 місяців тому

    M.a ustaad waad mahadsantahay

  • @abdiqani4550
    @abdiqani4550 Рік тому

    Mahadsanid ustaad

  • @daljir___10
    @daljir___10 2 роки тому +8

    Macalin waxaaad dhahday book Arabic manhajka downlada ayaa qoray lkn macalimow Kitaabkaa aad ayuuu u adag yahay luguma bes garayn ardayda Somalia
    Su,aalihiisa xittaa kitaabka lagama helayo

  • @mohameddaahirali4877
    @mohameddaahirali4877 Рік тому

    Thank you somuch

  • @user-yw1wi9ir3x
    @user-yw1wi9ir3x 4 місяці тому

    Maasha❤alaah macklin waad mahad santahay❤sanadkii ugu danbeyey 4ayaan❤ahay

  • @abdirizakmaaxcawad6725
    @abdirizakmaaxcawad6725 2 роки тому +1

    Scww aad iyo aad baad u mahadsan tahay pro

  • @tadhawor549
    @tadhawor549 Рік тому +2

    8:47 1)mistakes done by students.
    15:24 2) what's necessary to win in the exam

  • @XIDIGAHASTUDIO
    @XIDIGAHASTUDIO Рік тому +1

    M.a ustadi cilmigad baratay allaha kugu anfaco taladada wn ku faaidnay

  • @foosfoos7890
    @foosfoos7890 2 роки тому +2

    Masha allaah Alle hakuxafido sidda aad nookusoojeedisay dhiiri kalin taani quruxda badan

  • @faisomaxamad5244
    @faisomaxamad5244 Рік тому

    Mahadsanid ustaad ajar iyo xasanaad aanlasoo koobi karin alle hakaa siiyo mhddsnd 10001jèr

  • @cabdifitaaxjaamac79
    @cabdifitaaxjaamac79 2 роки тому +1

    Aad iyo aad ayaad muhadsan tahay ustead

  • @fardowsocqadir3033
    @fardowsocqadir3033 2 роки тому +1

    M.a ustade mhdsnd

  • @hussainismail2004
    @hussainismail2004 Рік тому

    Thank you so much ustaad m.a

  • @lpcadechannel7805
    @lpcadechannel7805 2 роки тому +1

    Waxbarashada hala xiro

  • @maxamedyuusuf-tu7kl
    @maxamedyuusuf-tu7kl Рік тому

    M.a

  • @ashiyadots2028
    @ashiyadots2028 2 роки тому +2

    Waa soo jeedin wanaagsan si guud se macallinkani presentationkiisa wuu khalday qaab qoraalka sida "Rememparing". Ereyga xifdinta ama qeybiddu waa "remembering ". Sidoo kale eregya Focused laguma bilaabo jumladd waayo ficilka jumladuhu kama bilaabmaan.

    • @kamaalibrahim914
      @kamaalibrahim914 2 роки тому +1

      Mhdsanid wll sikooniha email kooda ugu dir
      Maqaldame waa Allah.

    • @abdullaahimuuse4371
      @abdullaahimuuse4371 2 місяці тому

      No problem. This is type error.
      Yaa ku yidhi ficilka laguma bilaabo jumlada!?
      Go
      Come on
      Get ready
      Focus on your target
      Sidan lama dhihi karo miyaa?

  • @aishabarakalaafikummahadss1670
    @aishabarakalaafikummahadss1670 11 місяців тому

    Kelmadaha carabidad u badisay dadku carab maahe la soco macalin

  • @Gurey12
    @Gurey12 9 місяців тому

    12:26

  • @caabimohamed8554
    @caabimohamed8554 2 роки тому +1

    Amran

  • @cabdicasiismohamud-yk2zw
    @cabdicasiismohamud-yk2zw Рік тому

    Where is grade eight

  • @Kablefx
    @Kablefx 2 роки тому +2

    Inaan Guulaysto waan Rapaa Walina waxba Ima Diyaarsana Fourka Pal kawaran

    • @kaysacige9248
      @kaysacige9248 2 роки тому

      Insha allah waad guuleysan hada bilow wax diyaarinta waxa macquul ah inaad wada diyaarisid

    • @ikraanabdirisak8819
      @ikraanabdirisak8819 Рік тому +1

      Isku mid baanu nahay abwe illahay amrkiis caajis baa isku arkay markaan From four aan gaaray

    • @faisomaxamad5244
      @faisomaxamad5244 Рік тому

      Idinla mid baan ahy wll hda bilaw waqti baa inoo haraye

  • @aaminomadoobey8759
    @aaminomadoobey8759 2 роки тому +1

    🤞😊😊🤩🤩

  • @eidleabdirashiidomar9499
    @eidleabdirashiidomar9499 2 роки тому +1

    Ardayda jaamacada soo diyaari

  • @abdiaziznor2771
    @abdiaziznor2771 2 роки тому +1

    Hussein mooryaan

  • @cabdifitaaxjaamac79
    @cabdifitaaxjaamac79 2 роки тому +1

    Mudane adaaf maxaa
    Laga wadaa
    Macne ahaaan

  • @munoabdi4560
    @munoabdi4560 2 роки тому +1

    Mhadsanid wxbadan Baan ka faaidy

  • @marianshire5671
    @marianshire5671 2 роки тому +1

    Asc

  • @abaasabshir3583
    @abaasabshir3583 7 місяців тому

    4/1/2024 m.A ✍✅

  • @cwajid2978
    @cwajid2978 2 роки тому +1

    Please. Try to speak somali or Queen language I don't understand Arabic thanks

    • @sacaadaat3178
      @sacaadaat3178 2 роки тому

      Baro arabiyada waa luqadii diintaada waan ku raxaysta markuu ku hadlo arabiga Alx.

    • @kamaalibrahim914
      @kamaalibrahim914 2 роки тому

      Xoogga saar Arabic ga sxb

  • @AyaanCali-ly2bi
    @AyaanCali-ly2bi Рік тому

    Ilhey hano fududeyo exam dowlada

  • @abdullahinur5327
    @abdullahinur5327 2 роки тому +1

    You are Arabic linguistic so shouldn't teach any subjects at all

  • @bisharosharif175
    @bisharosharif175 Рік тому

    Thnks

  • @matsiidi9896
    @matsiidi9896 2 роки тому +1

    M.a