Walaahi waqtigii siyaad bare alle ha u naxariistee saan uma qurux badneyn tiyaatarka maanta ayuu ka qurux badan yahay guuleysta madaxdeena sharafta leh uu ugu horeeyo MD farmaajo guul nabad iyo nolol
Waagi siyaad alah unaxariisto aad bay qurxonayd 'lakin hada wax dhismaha oo cusub' wuxuu ku socda wadadii adeerkiis is xilqaan wa iska wax uqabsadii adeerkiis' wa loo dhasha hogamin
😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍Masha Allah waa farxaa markaan arko dadkaygii somaliyed oo nabad ku baashaalaya ilahay nabad waarta hana siiyo reer muqdisho in badan bay murugo iyo dhibaato la rafaaden xaq bay u leeyihiin inay sida caasimadaha aduunka la tartamaan oo wadankooda ku raqxaystaan ilahow somali is jeclaysii
runtii madax weyne farmaajo ku qabiil ma ihi balse wa nin daacad ah qabiilna aqoonin ka shaqeeya midnimada iyo qabka somaliya 🇸🇴🇸🇴🇸🇴☝️🤲 hambalyo somali weyn🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤲
SOMALILAND iyo SOMALILANDERS 1 da 'First of JULY' Ama Luulyo maalin MADDOW "BLACK DAY" oo sida habeenka u maddow ayay noo tahay!! Wax qiimo oo ay u leedahay dadka iyo dalka SOMALILAND ma jirto! Somalilanders wax qiimo oo ay ugu fadhidaa ma jirto...is raacii labada wadan ee SOMALILAND iyo Somalia ay is raaceen weli waanu QOOMAMAYNAA, hashayadii MAANDEEQ ee awoowoyaday ay LUMIYEEN ee ay KHASAAREEYEEN weli TIIRAANYADEEDII kalmado qoraal ah DAREENKEEDA lagumo soo koobi Karo lagumana sharaxi Karo...TIIRAANYADEEDII...!!! KHASAARIHII, XASUUQII NAF iyo MAAL lahaa, XABAAL wadareedka meel kasta kuu aasan, ABAAL daradii is raaca SOMALILAND iyo Somalia naga soo gaadhay, oo weli reer KOONFUR XAASIDNIMO iyo CADAAWAD, XIQDI, iyo BEEN ABUUR nala daba socdaan iyaga oo reer KOONFUR afkana ka leh walaaladay SOMALILAND, Kuna mashquul san XAASIDNIMO, BEEN ABUUR, ILAAHAY wuu ARKAA. GUNTII IYO GABAGABADII...CONCLUSION: MIDNIMO SOMALILAND iyo Somalia way dhimatay dibna usoo NOQONMAYSO INSHA ALLAH BI IDNI LAAAH...aaamiin...aaaamiiiin...aaamiin YAA RABIL CAALAMIIN...Reer KOONFUR waa abaaalaawayaal. ..WAQOOYI iyo KOONFUR waligood isma fahmayaan sabatuna waxaa weeye DHAQAN KA 2da dad ayaa aad ukala duwan oon isku mid ahayn side HABEENKA iyo MAALINTA. SHARKA KOONFUR ILAAHAY hanaga fogeeeyo oo 2ba wadan oo kale dal iyo WADAN ah ALLAH ha inaga dhigo...aaaamiiiiiiiiiiiiiin.
We have best president farmaajo and best ever prime minister Hassan Ali khayre they deserve to vote again and again maashaallah guul iyo midnimo from burco
26 June waa maalintii SOMALILAND INGRIIS oo ah "United Kingdom of Great Britain" Xornimada ka qaadatay... nasiib darro xornimadaasi oo hashii MAANDEEQ way luntay, dib ayaanu ula soo noqonay raadkii in aanu beesha caalamka ka mid noqona ayaanu ku taaganahay 30 SANNADOOD of kale HADII ay nagu qaadanayso diyaar ayaanu u nahay "BELAAAAYO" ayaa dib idiinla midawdo. ..MIDNIMO way dhimatay...26 JUNE WAA TAARIIKHDAYADII EE KOONFUR MAXEY TAARIIKH SOMALILAND LEEDAHAY "Mohamed Abdillahi XaarMaajo" marba u xusayaa. ..ITALIA SOMALIA AMA KOONFUR MAXAA U DIIDAY INAY FARAHA KA QAADAAN TAARIIKH SOMALILAND LEEDAHAY...INTA AY FARAHA KA QAADAAN OO AY TOODA oo ah 1 LUULYO UGU EKAAN WAAYEEN??....GEBAGABADII: MIDNIMO WAY DHIMATAY DIBNA USOO NOQONMAYSO INSHA ALLAH....aaaaaamiin.
Alxmadullah haday xafladii si nabada usoo dhamatay wanba kabaqayey in qolyahii ku qarxiyaan ilahy haka qabto si nabad iyo nolol loo helo ♥️♥️♥️♥️✅🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Walaahi waqtigii siyaad bare alle ha u naxariistee saan uma qurux badneyn tiyaatarka maanta ayuu ka qurux badan yahay guuleysta madaxdeena sharafta leh uu ugu horeeyo MD farmaajo guul nabad iyo nolol
Beenta mahan
Waagi siyaad alah unaxariisto aad bay qurxonayd 'lakin hada wax dhismaha oo cusub' wuxuu ku socda wadadii adeerkiis is xilqaan wa iska wax uqabsadii adeerkiis' wa loo dhasha hogamin
@@deeqoali57 kkkkkkkkk 🤣 Sikastoo arkaba calaa kulixaal waa wax lagu farxo wll hadii Illaahay laga baqayo
😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍Masha Allah waa farxaa markaan arko dadkaygii somaliyed oo nabad ku baashaalaya ilahay nabad waarta hana siiyo reer muqdisho in badan bay murugo iyo dhibaato la rafaaden xaq bay u leeyihiin inay sida caasimadaha aduunka la tartamaan oo wadankooda ku raqxaystaan ilahow somali is jeclaysii
Farmaajo guul waa wadani
Masha Allah madaxweyne, laakiin waxaa kuu dhiman inaad argagaxisada ka saartid degmooyinka ay maamulaan
Madax waynuhu waa hal qofe dadku ma aho wax kasta inay dowlada kasugto
aragagixisadu waxay ku hoos gabanayaan kuwa maamulo sheeganaayo
runtii madax weyne farmaajo ku qabiil ma ihi balse wa nin daacad ah qabiilna aqoonin ka shaqeeya midnimada iyo qabka somaliya
🇸🇴🇸🇴🇸🇴☝️🤲 hambalyo somali weyn🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤲
Aniga ku qabiil maahi lkn gari sodog iyo seedi ma taqaana iyo allaha beey taqaan xafidu allah maxamed c farmaajo waa daacad allaha noo soo celiyo
pro trick: watch series on Flixzone. Me and my gf have been using them for watching loads of movies lately.
@Emery Forrest yea, I've been using flixzone} for since december myself :D
Wllhi ilmo 😢 iqabatey Madaxweyne sidan wax uqabanaya Dadkiina ay mucarad iyo xaasidnimo kuyihin markan arkey 😭😭😭 allah markale farmaajo hanoosoceliyo 4+
alle soma celiyo ethopia iy xarmaje
Amiin amiin Allah so celiyo farmaajo markale waayo wa nin wanagsan intii xaasid ku ah Allah ka qabta amiin intii igu raacsane amiin amiin dhaha
Amin ya Allah
Dowlad nimaaa lagu helaaa qurux
Madaxweyne mahadsanid alle haku sharfo waxan rajeyna inad markale noso labato❤🇸🇴❤🇸🇴❤
Mash'allaah barakalaah ilahayoow wadankeyga & walaalaheyga somaliyeed waxaan u rajeynayaa guul & nabad inshaallaah ❤🇸🇴🇸🇴❤
Guul iyo gobonimo ... Soomaalia ha noolato. Mahadsanid Mudane Madaxweyne abaal wad nogashey... Tarikhda ku xusaysa 🇸🇴
Guul Guuuuuuuuuu Guul Guuuuuuuuuu Guule.
Maashallah Maashallah Maashallah Maashallah Maashallah Maashallah Maashallah Maashallah Maashallah Maashallah Maashallah Maashallah Maashallah Maashallah Maashallah Maashallah,
4 Haliigu daro
SOMALILAND iyo SOMALILANDERS 1 da 'First of JULY' Ama Luulyo maalin MADDOW "BLACK DAY" oo sida habeenka u maddow ayay noo tahay!! Wax qiimo oo ay u leedahay dadka iyo dalka SOMALILAND ma jirto! Somalilanders wax qiimo oo ay ugu fadhidaa ma jirto...is raacii labada wadan ee SOMALILAND iyo Somalia ay is raaceen weli waanu QOOMAMAYNAA, hashayadii MAANDEEQ ee awoowoyaday ay LUMIYEEN ee ay KHASAAREEYEEN weli TIIRAANYADEEDII kalmado qoraal ah DAREENKEEDA lagumo soo koobi Karo lagumana sharaxi Karo...TIIRAANYADEEDII...!!! KHASAARIHII, XASUUQII NAF iyo MAAL lahaa, XABAAL wadareedka meel kasta kuu aasan, ABAAL daradii is raaca SOMALILAND iyo Somalia naga soo gaadhay, oo weli reer KOONFUR XAASIDNIMO iyo CADAAWAD, XIQDI, iyo BEEN ABUUR nala daba socdaan iyaga oo reer KOONFUR afkana ka leh walaaladay SOMALILAND, Kuna mashquul san XAASIDNIMO, BEEN ABUUR, ILAAHAY wuu ARKAA. GUNTII IYO GABAGABADII...CONCLUSION: MIDNIMO SOMALILAND iyo Somalia way dhimatay dibna usoo NOQONMAYSO INSHA ALLAH BI IDNI LAAAH...aaamiin...aaaamiiiin...aaamiin YAA RABIL CAALAMIIN...Reer KOONFUR waa abaaalaawayaal. ..WAQOOYI iyo KOONFUR waligood isma fahmayaan sabatuna waxaa weeye DHAQAN KA 2da dad ayaa aad ukala duwan oon isku mid ahayn side HABEENKA iyo MAALINTA. SHARKA KOONFUR ILAAHAY hanaga fogeeeyo oo 2ba wadan oo kale dal iyo WADAN ah ALLAH ha inaga dhigo...aaaamiiiiiiiiiiiiiin.
ALLAH AYAA MAHAD LEH NASIIYAY DOOWLAD DHEXE OO SHARAF LEH U ADEEGTAY DALKA IYO SHACABKA IYO DIINTA DUCA AYAAN IDIN SOO DIRNAY
Somali bakhtiday
Mashaalah
We are come back Somali Guul Somali 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😭😭😭😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Yaa rabi dowladena no xafid amiin
We have best president farmaajo and best ever prime minister Hassan Ali khayre they deserve to vote again and again maashaallah guul iyo midnimo from burco
26 June waa maalintii SOMALILAND INGRIIS oo ah "United Kingdom of Great Britain" Xornimada ka qaadatay... nasiib darro xornimadaasi oo hashii MAANDEEQ way luntay, dib ayaanu ula soo noqonay raadkii in aanu beesha caalamka ka mid noqona ayaanu ku taaganahay 30 SANNADOOD of kale HADII ay nagu qaadanayso diyaar ayaanu u nahay "BELAAAAYO" ayaa dib idiinla midawdo. ..MIDNIMO way dhimatay...26 JUNE WAA TAARIIKHDAYADII EE KOONFUR MAXEY TAARIIKH SOMALILAND LEEDAHAY "Mohamed Abdillahi XaarMaajo" marba u xusayaa. ..ITALIA SOMALIA AMA KOONFUR MAXAA U DIIDAY INAY FARAHA KA QAADAAN TAARIIKH SOMALILAND LEEDAHAY...INTA AY FARAHA KA QAADAAN OO AY TOODA oo ah 1 LUULYO UGU EKAAN WAAYEEN??....GEBAGABADII: MIDNIMO WAY DHIMATAY DIBNA USOO NOQONMAYSO INSHA ALLAH....aaaaaamiin.
Masha allah allow dowladeena garab sii
Mnshanallha 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯💞💞💗💞 mnshanallha 🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯💞💯💯👏💯🇸🇴🇸🇴👏💯🇸🇴💯💞💗💞💞💯🇸🇴🇸🇴👏. mnshanallha guuuul guuuul guuuul guuuul guuuul guuuul guuuul guuuul guuuul guuuul guuuul guuuul guuuul guuuul guuuul somali.somali
🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️ صومالي وافتخر
Keep going somalia nabad iyo nolol
Gull alahayow noziyaadi amin gull dowladeena insha alah hormar iyo barwaaqo iyo wadajir waraa.
Allah ayaa mahada is kale iyo madaxweynaha j.somalia oo rabo dadkiisa iyo dalkaba hormar gaarno alle
Thanks anigoo ah dhalinta hadda wax diyaar u nhy inaa is badal smyno from madaxda bari
maashaa allah dowladnimaa nadeeqdo
Guuul dowladeena ilaahow cadawga ka qabo amiin
Masha Allah
NABAD & NOLOL THANK YOU!!.
Qabyaladi wan ilowne hormarna wan ku talabsane farmajana wa madaxweynahena
qabyaladii waxay na gaarsisay in tiyaatarka ari seexdan
Mash a allllh. Guul dalkeyga. Hooyo♥️♥️♥️ Waxmagaratadii. Geedo ful by noQdeen
Asc ilahay Daylad caadi ah in sha allaah
Guuuuuuuuuuuuuuùuuul iyo gobanimo
Cajiib waa wax la hanbeelyo shaqada wanaagsan ee dawlada qabatay guul soomaaliya
Mashallah Allow noo dhowr wadankeena iyo dadkeena🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Mahadsanid fadumo cali wacshe wallale thanks
Happy independence soomaliyey
26 JUNE Somaliland 🇮🇹
27 june Djabouti 🇩🇯
01 July SOMALIA 🇸🇴
thats the italian flag...
You couldn't find Somaliland flad because it's NOT recognized as a country. Italian was the closest flag you got 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🤣😂🤣😂🤣
Guuleysta!!....well done!
Mashalah taberka Allah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴⚖️💯👍♥️
Maan sha allaah tabaaraka allaah tabaaraka
Alxmadullah haday xafladii si nabada usoo dhamatay wanba kabaqayey in qolyahii ku qarxiyaan ilahy haka qabto si nabad iyo nolol loo helo ♥️♥️♥️♥️✅🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Insha Allah waxkabadan qaban karnaa ilaah ha ina waafajiyo sidaano kale
Masha Allah horay u soco madaxweyene farmaajo
Guuuul somaliya
Farmajoo Allllahyw kusoceliii wax noo kadhamo malahan
Farxad badanaaa❤❤❤❤❤❤
Mudane madaxweyne allaha noo kaa xifdiyo wlhi waxad tahay dib usoo nooleyntii qaranka somalia meeshaa kasii wad mudane
📢 ulululuuuuuuuuuuii 🥰😍😘.ka naxoo nafta waa kii ku fikirayey in ay soomaaliga soo noqoneynin.
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴☝️☝️☝️☝️☝️🤲🤲🤲🤲 Allow dhawr Calankeena iyo Dawladeena iyo madaxda hogaaminaya dalka iyo dalkaba 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💋💋💋💗💗💗💗 aamin amin amin allow
Daylad allaha aqbayo madax Wayne maxamed c/laahi fanmaajo Ku sonoqo kursiga in sha allaah ilahay hakaa dhi caadil libaan guul iyo gobonimo
Masha alaa
Mashaa allaah mudane MD guulleso🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤👍
Manshaa Allah guuleyso mudane
Masha Allah guul insha allah 🇸🇴👋❤️♥️🎊🌳
Soomaalia dib ayay usoo kacaysaa inshallah...... Guul iyo gobanimo Nabad iyo Nolol Allah haydin garab galo
Guul soomaaliya
Mashallaha illahaya ha no siyada wanaga waxa Soo xasunaya wagi hore
Msha allh
Farmajo gull iyo gobonimu
Masha Allaha guuul Somaliya 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Hantiyeey Macaan Pls Back!!!...thanks All.
Woow Masha Allah nabad iyo nolol guul ayaan urajeenee 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💋🙏💯💋💯🥰🙏❤️💯
M.a Allah nabad io no lol gul Somalia gul insha allah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Nolol iyo nabad guul somaali wayn
Mashallah guul iyo goba nimo
Man alaah alaah wa guull
Msh ale hadayo madaxda
allahayoow faramajo nodaaf hmbalyo umada somaliyeed guul iyo midnimo somalidi wa sonqatay mrlabad urdada ayey kakacday alah mhadiis👏🇸🇴🇸🇴💙🇸🇴❤❤❤❤👍
Mansha allah guuleyso ❤❤❤❤
Maasha Allah waxaase madxa maskx fayooba
Maashaallaah tabaarakallaah
Guul Nabad Iyo Nolol ♥️🌹❤️
Msh allhaa
mashaa Allaah illaahow noodaa dowladeena wax la taaban karo ayeey qabatey waqtigii ay jirtey
Mash Alalh🇸🇴
Mashllh dalkeena wuutagay alx illh hanosaidiyo farxada io quruxda dalkeena
Wacyigelintu waa tan u dhawaansha Alle'swc' maaha fanka, nagruumana waxaa leeyahay Allaha u toobadkeen oo ka fariiso fanka!!!
Allow hana tusin dhibaato dambe yarabi markale iyo somali oo hormar iyo wanaag kuwada nool cadalad iyo nabad waarta 🇸🇴✊🏽
Qaran ba na wada deeqa
Masha allh🇸🇴💉🎉
Ma shaalaah
Ani waxaan qabaa in juhdigaas iyo lacagtaas in CXDS lagasho oo xeryo loogu dhiso.
Aabe farmajo guul
Maaşallah. Hayırlı olsun.
Farxad wlh
MashaAllah hampalyo. Somali Somali 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Saaas waaaye hore haloo socdo quruxda ka muuqadta niyadaa noo dhismeysa hadaan nahay dibadjoogta midnimo soomaali iyo qaran xoogleh ayaan ku haminayaa
farmaajo guul so
Halkii noo xanuuni jirtay way nabogsatay viiva soomlilaan hadiyadan idiin keenay 1960 kii waan lasoonoqday viiva soomlilaan
Manshaallah
War tiyaatar shilin ku baxay ajar ka helimaysaanee. Masaajid dhisa
Noolow jaale madaxweyne farmaajo
Mashaa Allah qurux
Soomaali sanad guuro wacaan
Walala yaal uhabalyeeya
Wallee shaarba dheere meel iyo waqti uu joogaba waa isku fikir. War horta waakee dal jirka dahsoon ? Waa sanam uu ruushka keeney.
DANLEEY WAA U OOYIN ILEEN WAA DAD GUMEESIGA KA SUGAYA FARIIMAHA AAY IDAACADAHA LASOO JOOGSAN LAHAYEEN
isha ka tuurtay hhhhhhhhh
💙🇸🇴💙
Wada kaca waa wax lagufarxo somalia. Hanoolaato huuno
Waxaad iga mudan tahay wanaag mudane madaxweyne.
waxaa kafiicnayd inuu kajaro xadhiga masaajid
Somalia dalkaygii alow cadow kadhowr