Xukunka U Istaagida Heesta Calanka Iyo Waynaynta Gaalada || Sh. Xassaan

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 гру 2022
  • BOOQO daarulxadiith​​​​​​.com Hoyga Barashada Cilmiga Sharciga Ah...
    Kusoo Biir Channelkeena Telegram​ Si Aad Uga Faa'iidaysato... Sidoo Kale Lawadaag Asxaabtaada...Ku Dhufo Halkaan 👉t.me/Daarul_Xa...
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 21

  • @salmaansoofane8383
    @salmaansoofane8383 Рік тому +7

    Alahuakbar
    Sheekha inuuu arintan ka hadlo waan sugayay ilhy Haku xifdiyo

  • @abshirabdi2035
    @abshirabdi2035 Рік тому +2

    Asc media
    Manshaa Allah
    Sheikh jazaka Allaah khayraaaa

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa9762 Рік тому +4

    Arin aad umuhiim ah ayuu sheekhu kahadley,
    Baaraka Allahu fiykum
    Ilaahy diinta hanafahamsiiyo xaqana hanawaafajiyo dhamaanteen

  • @kaltuuncali9588
    @kaltuuncali9588 Рік тому +6

    كرمه الله وجهه

  • @adamisxaaq5160
    @adamisxaaq5160 Рік тому +2

    جزاك الله خيرًا ياشيخ الإسلام حسان حسين آذم ( ابو سلمان الصومالي )

  • @user-vg7kl7hy2w
    @user-vg7kl7hy2w Рік тому +3

    M a
    Ka hadalka arintan wan sugayay shukran sh hassan abo salmaan
    جزاك الله خيرا وأحسن الله اليك

  • @user-se8jk2lx1o
    @user-se8jk2lx1o Рік тому +2

    أيدك الله بروح القدسي

  • @abdallaMoa
    @abdallaMoa Рік тому +9

    Qofkii wali aan fahmin warkaan meesha uu ku socdo waa culimadii u istaagtay heestii qaranka Kenya iyo tii Bariga Afrika markii la daahfuraayay Abaal Marintii Sheekh Cali Suufi ee Qiraa'aatka. Sidaa ula soco.

    • @salmaansoofane8383
      @salmaansoofane8383 Рік тому

      Waaa lala socdaaa sxb waaana lasugayay waxay ahyd arin halisa oo ragiiii ictisaaam ay u badheedheen

    • @samowade1300
      @samowade1300 Рік тому +1

      Link-ga kusoo dar .

    • @BlissAden
      @BlissAden Рік тому +1

      Linkiga so dir walaal

    • @maxamedxasan2855
      @maxamedxasan2855 Рік тому +1

      Link soo dhig Adaa war hayee

    • @abdallaMoa
      @abdallaMoa Рік тому +1

      Si kastaba ha noqotee, "wadaadku mas'alada uu ku aafeysan yahay lagama dhageysanayo", waa sida sheekh Xasaan laftirkiisa uu yiri. Kuwa u istaagay heestaas iyo sheekh Xasaanba waa culimo madaxa ii saaran, iyada oo mid walbo warkiisa waxii ka sax ah la qaadan, waxa aan saxa ahayna la iska tuuri.

  • @abdikafinuur2799
    @abdikafinuur2799 Рік тому +3

    Mashallah sheikha kaliya aan ku kalsoonahay. جزاك الله خيرا

  • @mukhtarahmedxusen9092
    @mukhtarahmedxusen9092 Рік тому +2

    حفظك الله يا شيخنا

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa9762 Рік тому +2

    جزاكم الله خيرا وبارك الله فيكم

  • @mukhtarahmedxusen9092
    @mukhtarahmedxusen9092 Рік тому +2

    جزاه الله خير الجزاء

  • @cabdulaahicismaan1516
    @cabdulaahicismaan1516 Рік тому +1

    Xasaan xuseen

  • @muhammadabdihakim3472
    @muhammadabdihakim3472 Рік тому +2

    Mashaallah Sheikha ilaahey haka ajar siiyo.

  • @amf.ikhlas
    @amf.ikhlas Рік тому +4

    Bahda media ha ee rer Darul xadith AshM & XQ Waxa lagarabay in thumbnail ka ay soo saaraan sawirka calanka Kenya iyo kan East Africa ee ay wadadadi somaliyed ee xaflada Quranka isugu yimi malinki dhaweyd u hogteen hoosohoda labadaas calan

  • @boqortooyohararimpire
    @boqortooyohararimpire Рік тому +1

    kana xagee laga soo kiraystay sowtan carabi ina waashay ee 73 firqo soomaali ku tijaabinaysa sheesha waxaad waydiisaan calanka kiniya ee jeebabada ugu jira iyo calanka soomaalideed ee uu dadafanaay waxa ay ku kala duwanyihiin