DEG DEG Shirka Diyaaradaha Itoobiya Oo Bahdishay Gabar Somali Ah Iyo Ceebta Kudhacday Shirkaddii

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024
  • This video is about DEG DEG Shirka Diyaaradaha Itoobiya Oo Bahdishay Gabar Somali Ah Iyo Ceebta Kudhacday Shirkaddii

КОМЕНТАРІ • 87

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi5595 Місяць тому +7

    Aniga hal mar ayaan raacay markaasna diyaaradah ayaa kale aan rabay ayaa waayey oo muqdisho ayaan u socday ee itoobiya waan necbahay mar danban raaci maayo inshallah

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish Місяць тому +5

    Soomaalidu Dhego Maleh. Diyaaraddaan iska Daaya waa laga waayay😮😮😮

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg Місяць тому

    Maansha Alaah tabaarkalaah ♥️👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👍👍❤️❤️❤️❤️❤️❤️butland🎇🌺

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish Місяць тому +5

    Illaa Goorma ayuu soconayaa Bahdilka Quudhsiga Nalagu Hayo qof ahaan iyo Qaran ahaan😮😮😮

    • @mirejr484
      @mirejr484 Місяць тому +1

      Qarankee?😂😂

    • @abdurahmanmohamed1293
      @abdurahmanmohamed1293 Місяць тому

      marka aan ka baxno reer hebel gabafhan marka la ogaado qabiilkeeda qaar ayaa ku farxaya

    • @asamadhassan1419
      @asamadhassan1419 Місяць тому

      Intaa hogamiyayal wanagsan oo wax tar dadka & dalkaba u leh

  • @dalkiisomaliya3352
    @dalkiisomaliya3352 Місяць тому +4

    Waa runta aniiga marna maqadan laheen diyarad itobiya ah waan usheega ha goosaniina

  • @dalmarcabdilaahi8566
    @dalmarcabdilaahi8566 Місяць тому +4

    Noloshayda hal mar baan yurub ka soo raacay.
    Halkaa Marna istaaqfurula.

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 Місяць тому

    Yaaan Laga Goosan
    Waan kugu Raacsanahay Brother ❤

  • @wadanichenal
    @wadanichenal Місяць тому

    ❤❤❤❤

  • @AbdiOmar-gw6dp
    @AbdiOmar-gw6dp Місяць тому +3

    Waa u sixrannahay
    Diyarrada xun waxaaba la inaga dhaadhiciyay waa tan africa ugu fcn
    Waxaasna iyaga inagu shubay

  • @samirehabdi181
    @samirehabdi181 Місяць тому +1

    Verry gpod idea

  • @Hadalwaamurtimahmah
    @Hadalwaamurtimahmah Місяць тому

    Yaa

  • @abdi6533
    @abdi6533 Місяць тому +2

    Waa sax hadalkaaga somalida daniir malaha kama danqanyaab qifka somaliga ah waa in la joojiyaa raacida diyaradooda

  • @CabdiraxiimFaarax
    @CabdiraxiimFaarax Місяць тому

    Waxa naga qarsoon ayaa ka badan waxa aan ka ragno xabashada.

  • @rooraayecalimurjaan377
    @rooraayecalimurjaan377 Місяць тому +2

    Waa waxaan loo noqon!

  • @husseinyussuf7117
    @husseinyussuf7117 Місяць тому

    diyaaradohooda yaan la raacin walaalayaal waa cadowgeena itoobiya 😥😥😥😥😥😥😥😥😥😮😮😮😮

  • @abdullahiahmed9601
    @abdullahiahmed9601 Місяць тому

    Waa kuu raacsanahay no More Ethiopian airlines

  • @abdulahimaqadindullane
    @abdulahimaqadindullane Місяць тому

    Lkn ma jirto #Shan_wasiir baa soo socotee shan somaliya kuraasata laga #qaato dadka wax la qaadan karro usoo tabiya

  • @user-ff4je1yq3l
    @user-ff4je1yq3l Місяць тому

    INAANAAN DIYAARADOODA RAACIN
    AYAAN KAHA AARSANKARNAA

  • @waryaaofficialchannel3323
    @waryaaofficialchannel3323 Місяць тому

    Waa runtii somalida hadaa ladhaho deg weey iska degayaan aygoo saxan waliba

  • @user-ff4je1yq3l
    @user-ff4je1yq3l Місяць тому

    WALIGEEY WAAN DIIDIJIREY ANNIGOO. OGAA IN ITOOPIA AY TAHAY CADOW JAAHIL AH DADKA SOOMALIGA AH WAANKA DHAADHAACIN WAAYAY

  • @ubahmahamud9046
    @ubahmahamud9046 Місяць тому

    Waligay maraacin 2011 mar aan afrika aaday baa laygu yiri raac Ethiopia air lkn waan u quuri waayey lacagtayda cadow gayga Somali dayn mayso cadow daba orod marka hala baqtidilo duliga maqfirada la

  • @user-xi3yv1zn3o
    @user-xi3yv1zn3o Місяць тому

    Asc. Adeer Inanta ha dacwooto. Diyaaradda Ethiopiana waa la ganaaxi. Ganaax culus. Inantana magdhow culus baa la siin. Adduunka qaanuun baa ka jira.

  • @fathi44091
    @fathi44091 Місяць тому

    Waxaan idinka codsanlahaa inaad gabadhaas raadisaan oo aad ka warraysataan sida wax ugu dhaceen

  • @abdirahmanmoalim5562
    @abdirahmanmoalim5562 Місяць тому +1

    Walaal waa runtaa lkn Kenya ayaa saa looga cararey ee ma ogtahay ayadana

  • @simbamkali1928
    @simbamkali1928 Місяць тому +1

    Hagosanina Somali hadaa tihiin -Iskadayaa Ethiopian Airlines

  • @cabdigedi8145
    @cabdigedi8145 Місяць тому

    Waa runta hada somalida weey iska dayeen

  • @afgaradmediaproduction3569
    @afgaradmediaproduction3569 Місяць тому

    5 mar baan raacay hadan ka shalaynayaa
    3 kamid ah somali basaa sarned baan dhihi karaa lkn 2 kala mar aniga basaa somali ahaa marna 2baan ahyn

  • @muheidinismailmose1083
    @muheidinismailmose1083 Місяць тому

    Asc, Ethiopia saw idinka gumaysato, Idina Somali uma aydaan dulayn.

  • @abdulahimaqadindullane
    @abdulahimaqadindullane Місяць тому

    War dadka waxay qaadan karaan uga sheekeya walalaayalow
    Aduunka qof aan #ticket goosan ma jiree

  • @abdulkadirhusseinaw-ali2537
    @abdulkadirhusseinaw-ali2537 Місяць тому

    Gabadhaas dacwad ayey ku furi kartaa.
    AETA ayey gaarsiin kartaa ilaa qiyaamaha lkn somaalidu dulqaad dheer ee raaga male.

  • @abdihassan4382
    @abdihassan4382 Місяць тому

    turkish Airlines aya jirta qadar Airlines aya jirta masar Airlines aya tagta iyo qaar kalo badan

  • @ruqiyaabdisamed1444
    @ruqiyaabdisamed1444 Місяць тому

    Walaahi waan rumaysanahay in 100/85
    Ay soomaali soo haliso

  • @TruthNeverHurt462
    @TruthNeverHurt462 Місяць тому +1

    Qofki somali ah ee raaca itobian diyaradiisa haku dhax wasaan maxa saaray boqolal diyarad ooka nadaafad fiican aya socda sida qadar airline turkish airlines xata Emirate airlines ayaa dhaamo taas waaba laseexda oo transitka hotel free ah ayeey kugeeynayan oo magalada ah waxan dhiqlaha kabuuxo maxa kusixray

  • @mubarigyusufawed7075
    @mubarigyusufawed7075 Місяць тому

    Aadbaan usoo dhawaynayaa in argagixisadii somali xataa diyaradihii laga dul ugaadhsanayo

    • @faliswarsame3327
      @faliswarsame3327 Місяць тому

      Ma.waxaad.tahay.kuwii.katuug.san.jiray.dhulaka.soomaalida..afkaaga.huurada.leh.naga.daa.

  • @nasriina6617
    @nasriina6617 Місяць тому

    Diyaaradaa saxan kuwan ka hadlayaan waxba ma ogo dadkana ha isudrin

  • @Garaad.1
    @Garaad.1 Місяць тому

    No more Ethiopia airlines somwliyey

  • @user-rk3to8lo6v
    @user-rk3to8lo6v Місяць тому +1

    Adigu dayaarad ayaad ka hadlaysaa waddanka etoobiya cuqdad ayaan ka qabaa oo dadkaas noocay yihiin ayaanba aqbalin

  • @alisaidmohamed6413
    @alisaidmohamed6413 Місяць тому

    Diyaaradaan qiimo sare ayay ugu kacaysaa gabadhaan waxay ka timid waddan wax layska waydiiyo lagana xisaab tsmayaa

  • @maxamedxuseen1740
    @maxamedxuseen1740 Місяць тому

    Laba gabdhood iyo wiil Soomaaliyeed oo reer Kanada ah ayaa raacay diyaarada Itoobiya. Waxa la siiyey cabitaan sumaysan. Waa dhawr sannadood ka hor, illaa maanta caafimaadkoodu ma fiicna.

  • @naimohersi7038
    @naimohersi7038 Місяць тому +1

    Wey ku fican tahay somalita maxey itobiya tiyaradoda ka tonana

  • @user-ff4je1yq3l
    @user-ff4je1yq3l Місяць тому

    KU WAA XABASHIDA JECELOOW
    WAXAAD KA HESHAAN NINA WAX HA KA SIINNA DADKA GUMEEYSIGA TAAGEEROOW RAACA DIYAARADA ITOPIA

  • @ayubamore5599
    @ayubamore5599 Місяць тому

    Somaliyey walalayal ethiopia wa cadowga somaliyed ee iska daaya tigitka ethiopia AIRLINES joojiya saasa laydin galaya AIRPORTka ethiopia sidalogu gala diyarad kasta Somali aya laga reebaa war lacagtina miyad isku bahdilaysan JOJIYA oo ismaqla lacagtina laydinku gumeysanaya wuxushta iska dhaafa wixi ticket ahna cancel gareya qashinka uf uf

  • @fartuunisse1045
    @fartuunisse1045 Місяць тому

    Nac nacda joojiya diyaaradada aduunka sharci iyo khadad bYkushaqeeyaan ,jaaniska kali ah ee somalidu waa diyaaradda itobiya waa dariskeena waxaan ugamaarmikaraa,waa anaga oo diyaarado iibsanna

  • @mohamedkhelif8442
    @mohamedkhelif8442 Місяць тому

    Gabadha hala raadiyo oo warbaahinta cnn bbc iyo aljazeera u geeya si ay faah faahin dheraad ah u bixiso ceebta ethio airline ay u faafto

  • @waryaaofficialchannel3323
    @waryaaofficialchannel3323 Місяць тому

    Somalida waa damiir labayaan kan neceb sii jeclaada wayo maxaa amxaar Airlines u gosanayaan narka hore duqomo

  • @moeawale4891
    @moeawale4891 Місяць тому

    EAL waa tuugo oo waliba cusuri ah Muslimka iyo aad u neceb lkn qaar soomali kamida kuwa madax ku sherega oo deegaanka soomaalisu kamid yihiin ayaa lagu sixray.

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m Місяць тому

    kkkk war anigu waxaa kuma arag walaahay waxaan soomaray 2021)2)20)keedii toosbaan usooraacay laaymaba baadhine xagaan maray anigu toloow adis ababa maan soomarin miyaa sxb meelkalaan naray malaa

  • @abdullahiduhul3430
    @abdullahiduhul3430 Місяць тому

    Kuwee tikidka dadka ujaraayay ayaa iga diiday Arrintaa dhowr jeer oo anbaxayay waxeey kugu riixayaan in Ethiopia Airlane raacdo marka walaal hunguri baa nahoday

  • @hawoali120
    @hawoali120 Місяць тому

    Haracinin itoobiyan diyaradoda 😢😢😢😢😢

  • @abdullahiyussufali5576
    @abdullahiyussufali5576 Місяць тому

    Warka wu cadyahy.

  • @aboubaker-y1g
    @aboubaker-y1g Місяць тому

    Miyay surtalgal ahayn in gabadhan Soomaaliyeed ay dacwad ku furto Ethiopia airlines???

    • @asamadhassan1419
      @asamadhassan1419 Місяць тому

      Waa ay maslaxeynayan hadal an meel jirin wey u shegan wana ku sameyan mar walba somalida, marka tun jilec bey ku arkoden

  • @MaxamedXasan-xx2se
    @MaxamedXasan-xx2se Місяць тому

    MAXAAD KUFALAYSAAN XUMAANTA INTAA LEEG EED UHASAAAN ITOOBIYAANKA IYU SOMALILAND WAAR ISGA DAAYA XAASINIMADA OGAADEEN OOW

  • @maden7818
    @maden7818 Місяць тому

    Diyaaradaha Itoobiya
    boycott halagu sameeyo yaanba tigid dambe laga goosan wasaqda.

  • @AbdiAbdirahim-pf2fz
    @AbdiAbdirahim-pf2fz Місяць тому

    War ruune

  • @user-cu3de1yj7i
    @user-cu3de1yj7i Місяць тому

    Somaalida dagdag ayaa iskaga jiro diyaradan aya baxee biri ijar ayee iska dhahayan war iska firsha diyaradaha raceysaan sumcada somaali noo illalsha

  • @mathszone8025
    @mathszone8025 Місяць тому

    waa SaaS markaad idin isliideen waa LA idin liidaa Lee.
    xaqa waxaa idinka zoo baxaya madhibaan iyo jareer iyo

  • @abdulahimaqadindullane
    @abdulahimaqadindullane Місяць тому

    Sharciyada wadamadana waa lagu kala duwanyahay

  • @ashaabdullahi4659
    @ashaabdullahi4659 Місяць тому

    Maxay ka raacaan jijiga ooy adis ku tegaan tolkaa maad runta sheegtid

  • @user-ff4je1yq3l
    @user-ff4je1yq3l Місяць тому

    NIN HAL GEELA AH AYUU FUUD SIIYAY SI UU CAANO UGA HELO MARKAASEY KA DHIMATEY WARTALO XUMIDAA
    LAYIRI WUXUU KU JAWAABEY GEELA DANBAAN FUUDKA LOOQABOOJINAYAA

  • @aliabdilqadir1326
    @aliabdilqadir1326 Місяць тому

    War Somalidu way babantahay

  • @fadumaahmed684
    @fadumaahmed684 Місяць тому

    DADKA Somaliyeed oo dhahaayo Ethopia noo roon in somali ay somali u tahey ETHOPIA GABADHAS CASHAR HA U NOQOTEY GABADHA SORRY HOOYO MCN MAR BAN GUUL GARI DONA AAN YASIDA KA BIXI DONA INSHA ALLAH

  • @user-pz2kj3fq5h
    @user-pz2kj3fq5h Місяць тому +1

    Kkkkkkk somali meelkastee waa sidaa baallogubahdilaa , iyagaana jecel

  • @user-rk3to8lo6v
    @user-rk3to8lo6v Місяць тому

    Kuwa raacayo iyagaa axmaqiin ah

  • @User2-y6u
    @User2-y6u Місяць тому

    Waa run, xagaagan waxaan u bixi weeyney diyaarada ithopia darteed iyada kaliya ayaa tagta halkan u soconay.

  • @hawoali120
    @hawoali120 Місяць тому

    Sorry Somaliyey haracinin itoobiyan airlen

  • @bintohalimacali6637
    @bintohalimacali6637 Місяць тому

    Walaahi naag elterea ah ayaa tiri mar aacayo

  • @hussainkayad1327
    @hussainkayad1327 Місяць тому

    Soomaali dambe in uu raaco maaha diyaarada ethiopia, raaca diyaaradaha kale caalamka

  • @dalkiisomaliya3352
    @dalkiisomaliya3352 Місяць тому +1

    Sameeya in loo kaco ee haloo dagaalam sooshalmidiyaha ku cayriya

  • @caliphabdoe708
    @caliphabdoe708 Місяць тому

    Booking office Wrong

  • @khadrayoonis9420
    @khadrayoonis9420 Місяць тому

    NINKA KENIYAKA AYAA RABEY IN UU GABADHA AFDUUTO MARKA ALLAAH AYAA U SOO DIRAY WASIIRKA IN BADBAADSHO GABADHA WALHADKA AHAYD 😂🎉

    • @2daysago_
      @2daysago_ Місяць тому

      Ilaahi kacabso waxaad rabto ha iska sheegin.
      Ninkaas kenyanka waa wariye weyn oo dalka caan ka ah hadana CNN ayuu ushaqeeya waa heer caalami. Ninkaas ayaa ilaahi amarkiis duubay sheekada maogii sheekadan lamaba ogaan leheen.
      Ilaahi baa ninkaas Kenyanka usoodiray oo duubay hadii kale gabadhaas waalagu caga tuman lahaa walina la jir dili lahaa

  • @snw9257
    @snw9257 Місяць тому

    Iyo toogo

  • @faliswarsame3327
    @faliswarsame3327 Місяць тому

    .walaahi.itooobiy.iska.daa.diyaarade.xataa.qof.itoobiyaan.ah.maracen.gabadhu.ayaada.qaldan.maxaa.ugeeyeye.dadka.jaahilinta.ah.afooda.sIda.baqtiga..usoo.ura.ayaan.necbahay.nacalad.haku.dhacdo.ayaga.iyo.kuwa.kaqba.qaadka.uaha

  • @hussainkayad1327
    @hussainkayad1327 Місяць тому

    Soomaaligu waa axmaq waalan sidaasay u arkaan ethiopiaanku , joojiya raacida diyaaradaha Ethiopian airline maanta laga bilaabo