Soomalidu Waxay Diyaar u tahay In Lag Gumaysto ~ Xaqiiqo Ku Saabsan Beerka | Sh Cabdiraxmaan Bashir

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 вер 2024
  • Soomalidu Waxay Diyaar u tahay In Lag Gumaysto ~ Xaqiiqo Ku Saabsan Beerka | Sh Cabdiraxmaan Bashir
    Muxaadiro qiimo badan dulmiga iyo somalida waxa inoo soo jeedinayaa sh cabdiraxmaan bashiir xafidahullah
    -------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------
    ✔ Please Subscribe l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You ✔ شكرا
    -------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------
    -----------------------------------------------------------------
    Speaker: Sh Cabdiraxmaan Bashiir
    -----------------------------------------------------------------
    ****
    Fair Use Disclaimer
    Copyright disclaimer under section 107 of the Copyright Act 1976, allowance is made for "fair use" for purposes such as criticism, commenting, news reporting, teaching, scholarship, and research. Fair use is a use permitted by copyright statute that might otherwise be infringing. Non-profit, educational, or personal use tips the balance in favor of fair use.
    1. This video has no negative impact on the original works.
    2. The video is intended for educational and awareness purposes
    3. The video is transformative.
    4. Video content is always in demand from our community
    All Images and footage used in our videos are royalty free and licensed to the channel.
    -----------------------------------------
    Tools I use to edit my channel:
    Video Editing: Premiere Pro and After Effects-
    Graphic Design: PhotoShop and Illustrator
    Footage & Images Sources: Dreamstime/Envato Elments/Pexels.com/Pixabay.com/Unsplash.com

КОМЕНТАРІ • 19

  • @abdimalik-mo6ni
    @abdimalik-mo6ni 8 днів тому +5

    Man SHA Allah sheikh abdourahman Allah raali ha kanoqdo

  • @user-ez6od2yi8h
    @user-ez6od2yi8h 6 днів тому

    Ascwrwb shiiq cabdi raxmaan ilaah ha kaaeaali noqdo

  • @cabdiqaadircabdilaahi5462
    @cabdiqaadircabdilaahi5462 7 днів тому +1

    mu fakir sheekh cabdiraxman bashiir

  • @fatuomar758
    @fatuomar758 8 днів тому +1

    Masha allah

  • @gamessjr3228
    @gamessjr3228 8 днів тому +1

    Wlhi wa cajiib shekani😮😮

  • @s.o.6544
    @s.o.6544 8 днів тому

    Somalia kuwa cusub ee 1990 soo baxay aqli badan & akhlaaq midna ma laha in gumaysto way ku fiicnaan laheen, anaga waalidkeena siiba Muqdishu dhib badan oo badan bay soo mareen

  • @user-ez6od2yi8h
    @user-ez6od2yi8h 6 днів тому

    Beerkaa maxuu ahaa

  • @maliosmen1315
    @maliosmen1315 8 днів тому +1

    Qofka sogalinaya videos ka ayaa lahadlaya sheekha wn kuxidhanahay

  • @abdlkadirilmi9417
    @abdlkadirilmi9417 8 днів тому

    Sidan aaay somalidu wax ku wado runtii , ma ficno waa nuuc udiyarkarow inlakumaysto , mamul goboledka aya ka mida caqaba uku wayn ee qaranimo

  • @ragemohamed3843
    @ragemohamed3843 8 днів тому

    Walaahi shekh ilaahbaan ku dhaartay isku fikir baan nahay 2isbuuc ka hor ba waxaa isoo baxday in somalida ay rabto in la gumeysto sababtoo ah wey u diyaargaroobeen in la gumeysto iga qor shekhunaa gumeysi waaba roon yahay iyada oo idil baa lala wareegayaa oo la weynayaa hadey sidaan ay hadda ku jiraan hadey iska bedelin alle wuxuu yiri qoom ma bedelo ilaa ay iska bedelaan iyaga iskood

  • @artenwarsame6991
    @artenwarsame6991 7 днів тому

    Somalia waa brambaro

  • @maliosmen1315
    @maliosmen1315 8 днів тому

    Masha Allah sheekh Allaha ku barakayo lkn background waxan yaala kama helin

    • @hoygamurtidamadadaalada6140
      @hoygamurtidamadadaalada6140 8 днів тому

      Calooshaada waxa ku Jira ka waran, cuntadii shaley aad countay maanta sidey u eg tahay, bal taas ka feker

  • @Bagagac
    @Bagagac 8 днів тому

    Shekhan pagsa saxda ah iila wadaaga

    • @mohamednur1696
      @mohamednur1696 8 днів тому

      SHEEKH CABDURAXMAAN SULEYMAAN BASHIIR OTTAWA CANADA❤

  • @AbshirMaxamad-d2w
    @AbshirMaxamad-d2w 8 днів тому

    Dadka sooamaliyeed mid ma ku araknaa cilmi everyday ah wey ka caajisaan lkn sheeko hees siyaasad markasto wey rabaaan taas waxa daliil kuu ah 2 hr ayuu videogaan yaal hada 800 boqol xita ma daawan that is why kkkkk

  • @saydiiofow1335
    @saydiiofow1335 8 днів тому

    Psychologist cilmiga buufiska

  • @hassanmohamedroble8396
    @hassanmohamedroble8396 8 днів тому

    Waxaas buu noo sheegayaa, gumaysi bay rabaan ku lahaa, wu saad xun yahay.