OOMAAR 2017 iDHEH OFFICIAL VIDEO (DIRECTED BY STUDIO LIIBAAN)

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 сер 2024
  • ERAYADII: ABWAAN CABDILLAHI NAYRUUS
    LAXANKII: SANDHEERE
    CODKII: OOMAAR
    MUSIC BY: ARIDO
    VOCAL RECORDING BY: STUDIO LIIBAAN
    EDITED CAMERA BY STUDIO LIIBAAN
    SOOSAARIDII: LIIBAAN JAMA
    follow her FANPAGE on
    / studio-liibaan-2863249...
    Copy Right Liibaan Jama

КОМЕНТАРІ • 2,6 тис.

  • @aymanmusic6721
    @aymanmusic6721 26 днів тому +178

    Marku xanusaday kadib hadad dawanaysid 25/7/2024 lake isaar😢

  • @user-kd8vq3sk3f
    @user-kd8vq3sk3f Місяць тому +45

    Dad aya heestan dawan doona 7 sanno ka dib still 14 years old is gold nolal qurux badan dhamnten ❤😊

  • @NimcoAmiira
    @NimcoAmiira 26 днів тому +27

    Inta daawanaysa omar marku xanusaday ilahay ha cafiyo walalken qof qalpi wangsan ahaye 20/24/jul/26😢😢😢

  • @mohamoudbuuhoodlaawi1243
    @mohamoudbuuhoodlaawi1243 2 роки тому +241

    Waxaan hubaa inaa Heestan miraha macaan aad dib usoo booqatay😊 hadaa iga danbeyso like isaar🤗😂

  • @Aloneboy-ex2vi
    @Aloneboy-ex2vi 6 місяців тому +21

    it’s 2024 hadaa soo booqatay sanadkan like ii saar. Xasuus 2018kii aan dhagaysan jiray mar aan jeclaa Gabar nin iga raacday Anigoo Nafta u huray Hooyadeet iyo aabeheed waa geeriyooden maalmahay dhimanayeen wlhi anaa ilinta ka tiraayay Saas ay tahayna naxariis maysan ii muujij jij kale iska guursatay Alhamdullillah aniga Noloshayda waan watay waana ka soo gudbay waqtigaas. Hal talo iga qaado walale mar walba qofka kuu dhow waa cadowgaaga koobaad taas niyada gasho. “A friend today could be an enemy tomorrow.”🙂

  • @rizmohamed6403
    @rizmohamed6403 2 роки тому +154

    Heestan iyo fanaankaba waa jeclahay legend oomar👑
    Yaa daawanaya 2022✊🏻🩸

  • @NasraCabdulqaadir
    @NasraCabdulqaadir 25 днів тому +19

    Waxaan daawanayaa 27/7/2024 oo uu xanuunsanyahay fanankii heesta qaaday oomaar bar bar hadad iga danbeyso usoo duceee wll in ilahey caafiyo wllkeen😢❤🤲

  • @saadoawiljama6041
    @saadoawiljama6041 2 місяці тому +22

    Inta waraysigii A. Hereri kasoo Maqashay heestan hit like 😂

    • @user-farxaanmohamed
      @user-farxaanmohamed 2 місяці тому

      😂😂 isku mid nahayy ,kulahaa gabdhahaa ku beer laxawsanaye

    • @AishaMustaphe
      @AishaMustaphe Місяць тому

      Hdan so arky wreysiga oo so dony hesta

  • @queenbidaro2610
    @queenbidaro2610 6 років тому +571

    Waxii somali maxamed eh like ii saara

  • @ayuubdaahir7253
    @ayuubdaahir7253 6 місяців тому +50

    Inta dib usooraadisay heestan 2024 like iisaara❤ please

    • @user-vs3ut5pw5p
      @user-vs3ut5pw5p 4 місяці тому

      Aniga xita 2024 ala heestan hees maahan 😢

  • @chooseyourself4821
    @chooseyourself4821 5 років тому +352

    I just translated it into English “Eyes wannaa see you, finds light around you, the future of my life is you. I only believing you. ❤️ god created you for me, just a little time I lost it you is enough test for me. Come to me stay near me. Say it, say it, your sweet words.❤️ the first part is done😂😂😭😭 the second part you aramida love come to my soul nowadays I could eat it I felt dizzy and cried because of you ❤️god created you for me, just a little time I lost it you is enough test for me. Come to me stay near me. Say it, say it, your sweet words.😂😭❤️😍💯

    • @nimcohappy1897
      @nimcohappy1897 5 років тому +1

      Hi

    • @amiindeeqsi6400
      @amiindeeqsi6400 4 роки тому +7

      Fantastic translater ever 😂😂💯💯 and I appreciate it you keep trying

    • @dromarjama5487
      @dromarjama5487 4 роки тому +5

      Aramida maad turkujumin lkn sidakale yes baan kuhayaa

    • @anashassan9077
      @anashassan9077 4 роки тому +4

      Nawal Said well translated 💯💯❤️❤️❤️Owesome

    • @caddelovepro4543
      @caddelovepro4543 4 роки тому +3

      Wwww very good nawaal ommg'=

  • @AloneWalker13
    @AloneWalker13 5 років тому +122

    Inta aragaga doono iftiin ka helayo ayaha noloshedu wa adi adinkan kali ku aminay Best hees😍💓👍👈👍

  • @rayaanchannel9524
    @rayaanchannel9524 7 років тому +90

    I'm from 🇸🇴 and I love Somali 🎶 😂😂 shekey keenen

  • @maxmohr6344
    @maxmohr6344 7 років тому +746

    I'm from Maroco ilove Somalia mussic👌

  • @MoOsman990
    @MoOsman990 6 місяців тому +8

    From Germany i love Somalia 🇸🇴 music 🎵 ✌️

  • @jamaalstudio4012
    @jamaalstudio4012 4 роки тому +110

    Please intii daawatay 2020 like iisaara

  • @maliyoungnxgga2608
    @maliyoungnxgga2608 4 роки тому +106

    Intiii iLa DaawanaYsa 2020 Like Dhac Dhac ku siii

  • @Sumaya_iran
    @Sumaya_iran 6 років тому +248

    I am from Sudan 🇸🇩 but nice song

  • @aishoqueen8156
    @aishoqueen8156 3 роки тому +2

    Yaadawanaya 2021 like isara 🤑

  • @najuuqueen1016
    @najuuqueen1016 6 років тому +141

    War nin kaan Wan kahely isoo radiya tol Hdaaa nhy😍😍cajp waye Ninka Omar soo lama dhoho super fanan wye

  • @abdikaremak
    @abdikaremak 7 років тому +151

    first viewer reer muqdisho qadka ka xun rali ahada

  • @stephenstephen2917
    @stephenstephen2917 7 років тому +25

    *Cod100%* *Music100%* *Dance100%* *Style100%* *Video100%* *intaba* *bartoodaa* *dhigtay* 👌👌👌
    *Horey* *u* *soco* *OOMAAR* *Zxp* 👏👏👏
    *Thanks* *Liibaan* *Studio* 👍👍👍

  • @Naagnool124
    @Naagnool124 Рік тому +5

    Ilaahii ku uumaa iikaa abuuroo..imtixaan iigu filan inyaroon adiga ku waayaa..ii imo agteyda joogoo..idheh idheh ereyadaadii macaanaa Faarax idheh😂❤ 2018 maxaan dhiig ka keenay heestan

  • @mohamedhasan3884
    @mohamedhasan3884 6 років тому +7

    Heestan waxaan dhageestay mar aan waayay qof aan sidhab ujeclaa oo iga raacday balwad iyo qurun kadibna iga dhoofta jclka xanuun waaye wlh 😭😭😭

  • @user-kp8ds8pl5x
    @user-kp8ds8pl5x 6 років тому +267

    Music : 100/100
    Codka:100/100
    Laxanka:100/90
    Camera:100/100
    Yaa igu raacsan akhyaarta

  • @amiin7970
    @amiin7970 27 днів тому +4

    26/07/2024Ilahay Haku Caafiyo Walaalkeenow Caawa Adigaa Naga Xanuunsane Haloo Duceeyo😭😭

  • @zakariagoh6687
    @zakariagoh6687 2 місяці тому +5

    After waraysigaagii hereri waa hees macaan runtii inu isagu qaado ma moodi jirin

  • @IsmailabdiChannel
    @IsmailabdiChannel 3 роки тому +32

    Heestaan My Ex kusoo xasuustay Dhamaan inta Muslimiinta ah Ramaanka Kareen .. illahay caafimad haynoko dhameeyo khayrkeedana hayna waafijiyo insha allah

  • @lopp260
    @lopp260 5 років тому +166

    I'm from Nepal (so beautiful Somali song)

  • @honeydol3543
    @honeydol3543 6 років тому +80

    Am half Italian half somali .love somali music's woooow on lite

    • @ibrahimhussein1767
      @ibrahimhussein1767 3 роки тому +1

      Hda heesta kun jeer raali noqo kuugu soo arkay canedian aadba eheedee ma is badashay

    • @haniahmedmohamed7379
      @haniahmedmohamed7379 3 роки тому

      @@ibrahimhussein1767
      Hhhhh waa iga qoslisay wllh br

    • @iptilo
      @iptilo 3 роки тому

      Not Italia Say I'm Somalian

    • @Abdijabar122
      @Abdijabar122 2 роки тому

      @@ibrahimhussein1767 🤣🤣🤣🤣🤣 var xalala

    • @mahrizamohamed8422
      @mahrizamohamed8422 2 роки тому

      @@ibrahimhussein1767 😅😅😅😅😅

  • @ifraaxbintudaahir8930
    @ifraaxbintudaahir8930 3 роки тому +2

    inta 2021 ila daawatey liketa isara😍

  • @exqalbitagay7334
    @exqalbitagay7334 5 років тому +19

    💯💔💯Heestan kama daalo my love I miss you intii jcyl haayo farta taga 👇 👉👆

  • @ibraahimshakulyare3018
    @ibraahimshakulyare3018 7 років тому +66

    xagaa qadka layga habaray😂
    imisa cumar sholi aa jiraa😪😃
    mid wxa maqlayay nagativka cuntada aa ùuu soo dhacay lool👈

    • @mubarakibrahim1468
      @mubarakibrahim1468 7 років тому +2

      Ibraahim Shakul Yare kkkkkk

    • @rabiilealasali9248
      @rabiilealasali9248 7 років тому +3

      Ibraahim Shakul Yare dulufoow
      maalin walbo like aan
      Ku saara last king😅😅😅😅

    • @ibraahimshakulyare3018
      @ibraahimshakulyare3018 7 років тому +3

      Rabiile qalbi taajir
      thx u walal full respct 😍😍👈
      ani cidna maa dhaafo wlhi 😙

    • @ibraahimshakulyare3018
      @ibraahimshakulyare3018 7 років тому +4

      Yasmin love the old traditional somalia
      wllshy rumadeey kii yarayee cumar sholi ee buura dawld troup aa laa kacay yaan maqalyy😂😂😂😪

    • @ibraahimshakulyare3018
      @ibraahimshakulyare3018 7 років тому +3

      CJ KING 😂😪

  • @kaderismail4151
    @kaderismail4151 6 років тому +94

    Waa wiil sifiican
    Uheesay
    Idheh bbe erayadadii
    Mcnaaa WR gbdhoow rga dhaha
    Erayada mcn

  • @mohamedcabdiqani
    @mohamedcabdiqani Рік тому +9

    Yaa daawanaya 2023 Ani Cml👊🥺Ilove you Song

  • @munomohamettmohamuud9958
    @munomohamettmohamuud9958 2 роки тому +39

    2022 still litesening with rain 🌃 night
    With earphones and coffe❤️

  • @abaasmoha9717
    @abaasmoha9717 7 років тому +189

    asc wallyl cadawtinimada ıyo xasidnimada inta iska daysan like ısaara jasakalah 😢😢

    • @faith_updyomar7766
      @faith_updyomar7766 7 років тому +2

      Cumar Mohamod kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk malafiyoobooo🤔🤔🤔🤔🤔🤔

    • @abaasmoha9717
      @abaasmoha9717 7 років тому +3

      ha wall wan fiyobahay ına cumar ama kudhalay shaki ba igalay awlad ban ba iga lunte

    • @munokeyf2210
      @munokeyf2210 7 років тому +1

      Cumar Mohamod hhhhh

    • @marwoabdi8667
      @marwoabdi8667 7 років тому +1

      Cumar Mohamod like ur zong zo much bro nd ur. Voice ❤️

    • @djsentinas38
      @djsentinas38 7 років тому +1

      Cumar Mohamod tuugsi xumidaa waraa ku saarnaY

  • @LadanCiddi
    @LadanCiddi 6 років тому +213

    I’m from ERITREA but I love Somali Songs and the same time Somali people ❤️😍

  • @olinadavidova6740
    @olinadavidova6740 3 роки тому +63

    I love this song as my other half is somalian and who would think me being from somewhere else can actually sing this 😄😄😁😁😁😁🙏

    • @farahsamatar5690
      @farahsamatar5690 Рік тому +2

      I like the way you have put your thoughts into words of humour and multilingual ability despite being the half in foreign nation yet could sing song in somali!

    • @CiiseYare-bm4yy
      @CiiseYare-bm4yy 2 місяці тому +1

      Xasuus

    • @MohamedHandal
      @MohamedHandal 25 днів тому

      Thanks so much for loving our somalia song

  • @apdirahmanMohamed22
    @apdirahmanMohamed22 Рік тому +4

    Alla Mxay Xasus Ahayd Wakhti Aan Jacayl La ildarnaa Imika Waxan Dareemaya Mar Xaladii Aan Wagaa Ku Sugna Mid Lamid Ah Kaliya Dadka Qalbiga Saafida Un Kaliya Ayaa La Dhawacaa.
    Wan ogahy inaa Qoraalkayga Arkayso Hdaa Tahay Qof Sidayda Dhaawaca iyo Qalbi Jabka Wax Yar Adkaysi Ulayn Waxaan Kuu Rajaynaya Nolol Quruxbdan Samre Ayaa Sadkii Hela😭🫀💔❤️‍🩹😭😭

  • @ilyasyare3479
    @ilyasyare3479 7 років тому +453

    who is watching while scrolling down to read comments lyk meh???

    • @cabdiraxmaanyare4665
      @cabdiraxmaanyare4665 7 років тому +1

      Ilyaazi cadde 👆

    • @ilyasyare3479
      @ilyasyare3479 7 років тому +1

      Bisharo Abdi good job madam

    • @muztyosman889
      @muztyosman889 7 років тому +1

      Ilyaazi cadde walee aniga nikaan comedian aan ku go aa lkn waa nin fcn hala soo dhaweeyo

    • @ilyasyare3479
      @ilyasyare3479 7 років тому +2

      Musty Osman sxb codkiisa ma xuma wlhi, inkasto ereyo uu ka dhintay

    • @willianngamer7865
      @willianngamer7865 7 років тому +1

      Ilyaazi cadde me

  • @maryanruun3956
    @maryanruun3956 7 років тому +213

    omar ita ila tagerta like isra hadi kale wan oyna😭😭

  • @ayuushadan8035
    @ayuushadan8035 5 років тому +22

    21/3/2019 mlin khamiis omarow hesahaga markan dhgeesanayo iska ilmeeya inta jecel so martay 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @makahilmead4725
    @makahilmead4725 2 місяці тому +2

    So beautiful song indeed, I wish to listen every time.

  • @marwoabdimohamed6843
    @marwoabdimohamed6843 3 роки тому +5

    heestan anigo saxibkey talefon kula hadlayo xili habeen ah o jawiga daganyahy ayey niyadeyda kuso dhacday markas ayu my love igu dhahay yaa ku shegay heestan inan jeclahay😥kadib waba sii jecladay heestan youtupe kaso radiyey manta anigo u xiisay nolosheyda on malmal codkisa maqlin😭🥰😍

  • @zayaelhakemvevo5294
    @zayaelhakemvevo5294 6 років тому +238

    Inta amisan inu noqonkoro fanaan famous ah like i sara

  • @khuuriyeofficial5942
    @khuuriyeofficial5942 2 роки тому +2

    14/11/2021 haben salaasa weeyh wakhtigu waa 11:56 daqiiqo kolay qoraalkani xusuus ayuu nonayaaye liketa taabta asxaabta

  • @nylakhan5658
    @nylakhan5658 2 місяці тому +1

    I’m from Pakistan love Somali music 🇸🇴

  • @xamseaden4544
    @xamseaden4544 2 роки тому +38

    It's 2022 and some legends are here ❤

  • @axmed97151
    @axmed97151 2 роки тому +9

    Heestan waxaan daawaday 2017 ilaa hadana ma ilaawo😭😭 2022 hadii aad daawanayso🙏

    • @mumtaswarsame7834
      @mumtaswarsame7834 Рік тому +1

      Wlhi waa April 2023 23:41😢😢😢😢

    • @MustafeJimcaale
      @MustafeJimcaale 7 місяців тому

      ​@@mumtaswarsame7834 6 jun 2024 waqtigu cidna ma sugayo wllhi uu cararayaa😢❤

  • @leylahappi
    @leylahappi 11 місяців тому +4

    Waxaan dhagestey habeen arbaco 30/8/2023 saacaduna eymareyso 5:27 habenimo heestan waa hees aan kuso xasuusto markan maqlo qof aan jeclhey waayo markasta asi ayaan afkisa kamaqli jirey
    Waxaan rajenaa maalin un inaan arko waayo aad ayaan ujeclhey 🥺 ilaahoyaaw marun itus yaa rabbi 🤲🥺😥😭 hadu nolyahey 😢

  • @abdiwahabboon4927
    @abdiwahabboon4927 2 роки тому +48

    Still listening❤😭

  • @safwanhalac2127
    @safwanhalac2127 5 років тому +82

    2019 yaa jooga isku mid had a nahay iska reply like

  • @SihaamMohaa
    @SihaamMohaa 7 років тому +235

    www Oomaar wad naka so dahday boowe wacadala Kkkk war like I sara yaaqeey

  • @princemazou4058
    @princemazou4058 2 роки тому +25

    2022 still hittin different 💯🥺❤️

  • @parkhadmahamed4086
    @parkhadmahamed4086 3 роки тому +16

    2021 ma ila joogtah zxp ood waliba akhrinaysah commantigayga 👍✊😍

  • @amaliinayartashiidan6597
    @amaliinayartashiidan6597 7 років тому +40

    Wali heesta saaa u jacelhy 💯 % dhiiga aye ku dhaqajin wlhy
    codka 💯
    Eryada 💯
    Musicka 💯
    idheh idheh idheh waliba i see dheh ❤️❤️❤️❤️hadi hees laa soo qado saan cml laa imada yaaa ciyaal fanka😂🤣😂🤣🤣🤣😂

    • @user-wq1xl7pr4w
      @user-wq1xl7pr4w 3 роки тому +1

      Ano comments akhrinaya oo heestu marayso idheh idheh oo aan ana leyahay aya arkay qoralkan wan ku qoslay wllhi wan ku salamay

  • @manhajmowlid991
    @manhajmowlid991 7 років тому +135

    I am from dubai and i love Somali Song😍

  • @Lil_shaafi1
    @Lil_shaafi1 25 днів тому +1

    Hadda Heestan Dib usoo Booqtay ka dib marku oomaar humaagyo Halista qarsoon ee waayhan Addunku Wajahayo galay !!

  • @zakariyeahmedmohamed8006
    @zakariyeahmedmohamed8006 5 років тому +119

    2019 ya kadaal uso firiyay video kan 😂😂😂😂

  • @ilyasyare3479
    @ilyasyare3479 7 років тому +204

    Been lama rabee ninkaan waa heesay

    • @zizaj7399
      @zizaj7399 6 років тому

      Ilyaazi cadde hhhii

  • @abdirahmanhashir3390
    @abdirahmanhashir3390 6 років тому +19

    I am somali and I love the songs of Somali language

  • @Shacbaandauus9
    @Shacbaandauus9 5 років тому +27

    I’m from somalia but ilove somali music

  • @mohameddake2309
    @mohameddake2309 7 місяців тому +2

    Yaa dawaday 2024 Ani cml 😊

  • @Qanciye11
    @Qanciye11 7 років тому +16

    sxbkey Mujaajiliista ku Ogeen Goormo Isku badalay Fanaan Plz Like igu deeq Hadaa Somali tahay 😎

  • @somalitiktok3269
    @somalitiktok3269 7 років тому +99

    Ayaha Noloshayda Waa Adi baby❤️ like ha iLA DHaafina Plz

  • @kaztohgammer2773
    @kaztohgammer2773 6 місяців тому +3

    Wxaan hupaaa inaad dip uz00 raadizaY hezkan 2024/11/2 like hdad iga dampyz0

  • @nouhislam8076
    @nouhislam8076 6 років тому +53

    who is watching toDaY 😁

  • @ceebladalmar2266
    @ceebladalmar2266 7 років тому +65

    Heestan maba ka daloo dhaagayisashadeeda , best song

    • @saaxyuusuf1560
      @saaxyuusuf1560 5 років тому

      heesaha waa xaaraan lasoco

    • @dromarjama5487
      @dromarjama5487 4 роки тому

      Yaa kuyidhi hakaa raaxaysato inata waryaa daa

    • @saaxyuusuf1560
      @saaxyuusuf1560 4 роки тому

      @@dromarjama5487 Maya wll aduunka waa maalmo aaqiraa naga dambeysa

    • @dromarjama5487
      @dromarjama5487 4 роки тому

      Sifudud ayaad utidhi heesuhu waa xaraan daliil maad sheegin ,talabaad nasteexada naftaada lagbilaabaa Adigaba waad dhagaystay waad soogashay,
      Markaan qof wanaag faraysid gaar kufiicantahay waliba si adigoon si mutadawaca usheegaya

    • @saalaxmacow88
      @saalaxmacow88 4 роки тому

      ceebla dalmar

  • @suhaybofficail3459
    @suhaybofficail3459 7 років тому +78

    Asxbay waa suaale like maxaa laga hela bal isheega indr hadii wax ficaan laga helo hayga qarsanine

    • @deqoahmedwehliye8380
      @deqoahmedwehliye8380 7 років тому

      Suhayb Somalilander hhhhhhh lcg lga helaaa

    • @hidayahassan7259
      @hidayahassan7259 6 років тому

      Ani xataa waa kula yaabanahy

    • @maandeeqindho2137
      @maandeeqindho2137 6 років тому +1

      Suhayb Somalilander
      UA-cam aa Lcg kusiineyso hadaa hesho like badan aan maqley ee dawarsiga like ta bilaaw kkkkkkkkk

    • @halambeygroup5809
      @halambeygroup5809 6 років тому

      Like ta waa tuuksi dadban 1 cint ayuu ku helaya qofkii acount kuleh

    • @Ry-k-d3e
      @Ry-k-d3e 6 років тому

      Waw hes shidan

  • @Ayub252
    @Ayub252 26 днів тому +1

    Legend Hadeer bu tiktook walaaqayaa💭💭💭😁
    ADUUNYO
    ~27-07-2024~
    July 2024

  • @abdurahmanhersi4763
    @abdurahmanhersi4763 6 років тому +21

    Wixii cumar maxmuud ah like sare ❤️❤️

  • @munaali5957
    @munaali5957 7 років тому +80

    omaaar fanan na miyu noqday😂

    • @dahirgurey8813
      @dahirgurey8813 7 років тому +4

      kkkkkkk fanan kadeh wale ana wan so socda kol dhow ee ifirsada gbdhow

    • @sahrahappy4298
      @sahrahappy4298 6 років тому

      Woooooow

    • @sahrahappy4298
      @sahrahappy4298 6 років тому

      👌👌👌👌👍👍👍👍

    • @ajaj3007
      @ajaj3007 6 років тому +1

      Shactiroole walbo wax ka cod fiican ma jirto hadii hesaan

    • @haajir2010
      @haajir2010 5 років тому +1

      @@dahirgurey8813
      Efg

  • @muhsinqays6467
    @muhsinqays6467 7 років тому +7

    fankii ba wuxuu noqday dhari ninba qado darsanyo cidii igu racsan like isaara

  • @NasramohomedOsman
    @NasramohomedOsman 27 днів тому

    Inta marku xanunsatey so eegtey 2024 😂❤

  • @awliyoyare6330
    @awliyoyare6330 7 років тому +29

    oomaar wlhi wad kafakatay sxb heestan nice song waa ninki ugu horeyey oo rer mudug ah oo heesa

  • @iqracadeey4497
    @iqracadeey4497 7 років тому +223

    bas waye erayo hala iso diyaariyo ana kuso xige 😂😂

    • @ahmedjeebe7826
      @ahmedjeebe7826 7 років тому +1

      iqra cadeey sweet

    • @ibraahimshakulyare3018
      @ibraahimshakulyare3018 7 років тому +3

      iqra cadeey
      me and you ani abwaan nogu taagaa ee iso soo hapee hapa layapee next hes ani iyo adii 😂😂👈

    • @iqracadeey4497
      @iqracadeey4497 7 років тому +2

      Ibraahim Shakul Yare 😂😂 diyaar

    • @wartanabada9305
      @wartanabada9305 7 років тому +1

      Hhhhh Ma qurux badan tahay qofki style leh baa heesa sooma ogid hhhh

    • @Tafo775
      @Tafo775 7 років тому

      iqra cadeey Haa wlhi Canaradana ana kaa duubaya hhhh

  • @fartunfartun7724
    @fartunfartun7724 6 років тому +22

    Cool. The guitar says it all. We somali's continue to make good music

  • @hassanbariize5312
    @hassanbariize5312 3 роки тому +7

    Inta 2021 dawanasa lik igu deeqa hh😂😂idheh idheh erayadaadii macaana 😂

  • @samatinle3914
    @samatinle3914 6 років тому +11

    I am from puntland! I love somali music

  • @hamdicadey9041
    @hamdicadey9041 6 років тому +12

    Indhahaa aragada doonoo iftiin kahela agtaada ayaha nolosheeyda waa adi Adaan kaligaa ku aaminee ilaahi ku u maa i kaa abuuroo imtixaan igu Filane in yaro adi kuwaaye imoow agteeyda joogo I dheh idheh ereyadaadii macaanay

  • @yuukarhaye8470
    @yuukarhaye8470 3 роки тому +1

    2021 ma ila dawaneysa ismuuji
    🤙

  • @AmranXasan-ne6zw
    @AmranXasan-ne6zw 21 день тому

    OMAAR ALLAH CAFIYO INTA IGA DANBEESO AAN UWADA DUCEYNO 2024

  • @shaafaaofficial6797
    @shaafaaofficial6797 7 років тому +78

    *hhhh omar haduuba hesay waa inaan dabcasir hees uqoraa haba dhahyee haduu ilaah kuu idmaa marabo*

    • @sabrincadey6927
      @sabrincadey6927 7 років тому

      SHAAFAA OFFICIAL hhhhh kal iyo laban uqoslay wiilkan ilayn waxanu sowaday dabcasar kadhis hadu illah kuidmayo

    • @shaafaaofficial6797
      @shaafaaofficial6797 7 років тому

      sabrin cadey igu haley inaan maskinki alle cabdi rixman binu xaji dabcasir udhibo hees

    • @ilhanhirsi8173
      @ilhanhirsi8173 7 років тому +2

      SHAAFAA OFFICIAL kkkkkkkkkkkkkkkkkk

    • @dreamgalbj8906
      @dreamgalbj8906 7 років тому +2

      SHAAFAA OFFICIAL hhhhh haa wlh fanki cayaar bu noqday

    • @najaadosmanabdikaniosman547
      @najaadosmanabdikaniosman547 7 років тому +1

      SHAAFAA OFFICIAL kkkkkk walhi wad iga qoslisay hadiba ilahy ku iidmayo

  • @afrobosska9498
    @afrobosska9498 7 років тому +199

    waxay dadkan liketa dawarsanaya maanay xishoonayn

    • @filsanqaali1104
      @filsanqaali1104 7 років тому

      Ayanle bosska hhhhh hotaa yabay ani

    • @kowtheryasin3979
      @kowtheryasin3979 7 років тому +1

      Ayanle bosska hahahahhaha aaaaa layaabnyhy bwe

    • @afrobosska9498
      @afrobosska9498 7 років тому +1

      kowther yasin waa wax lala yaabo wll nin wayno like dawarsanaya

    • @kowtheryasin3979
      @kowtheryasin3979 7 років тому +5

      Ayanle bosska waa arin hada nagu so korortay wlle commentiga waxaa loogu talagalay in lagu falanqeeyo waxa LA daawaday hadase wax kale arki maysid aan plz like isii ahyn😖😖 so sad wllhi

    • @afrobosska9498
      @afrobosska9498 7 років тому +1

      kowther yasin really wllo wlhi

  • @inaabdulaaahi4040
    @inaabdulaaahi4040 26 днів тому +1

    27/7 2024 maalin sabtiya oomaar dartii isoo booqdey ilhoow caafiya yaa rabi😭😭🤲

  • @NajiiPAhmed12
    @NajiiPAhmed12 Рік тому +4

    Wixi iga dambeya like ii sara 😂😂

  • @boqoradapuntilandhodanshar5621
    @boqoradapuntilandhodanshar5621 7 років тому +50

    wow ! Nice wn jeclhy heestan 😥😍

  • @marianjama5366
    @marianjama5366 7 років тому +32

    Idheh ereyedaadii macanaa😍❤️😉😊😜

  • @hamdiabdulkadir6046
    @hamdiabdulkadir6046 6 місяців тому +1

    Indhaha Araga dono AYAA NOLASHADA DONOO idinku kaligi is Aminaa Utug angtiso dheeh ku imidee I meherso Macan Macan Bas Sas iyo si ka macan uu diyarban ahay msg from Canadan Fananita North America Thank you All 🗽🫂

  • @caaqilayubjamac9116
    @caaqilayubjamac9116 6 років тому +81

    I From Puntlnad i Like Song Omar Bar Bar

  • @mohamedabdulkadir5337
    @mohamedabdulkadir5337 7 років тому +53

    bästa erayo mcn, mar kii aan dhageesto heestaan I'm feeling something mana garan karayo wlhi ❤

  • @shuebunited6545
    @shuebunited6545 7 років тому +244

    Hesta inta ugu horeysa qofki jecel like plz

  • @nj5683
    @nj5683 Рік тому +3

    Hestan wiil aan isku class ehen oon jecla baan mrku kabaxy University ga aan mqly mlin anoo mooto bjaj saran isga anoo aqoon ayn uxisy kdibna raadiye xasuus sanad io afar bilod ka hor bay ahed😩💗

    • @mohamedbashiir2699
      @mohamedbashiir2699 Рік тому

      😮‍💨

    • @Walaalka-mi8er
      @Walaalka-mi8er 7 місяців тому

      Wllhi anixitaa wiil zxpo 😢nhy dhagaysan jiray heestan 😢 Ala waa xasuus 😢😢

  • @safiirkareermiyiga6105
    @safiirkareermiyiga6105 6 років тому +2

    Codka 100
    Musika 80
    Laxanka 70
    Stylka 50
    Ereyada 00
    Lkn wad soconeysaa
    Meeye Ciyaalkii 2050
    Nacalaa sheydaan kuyaale
    🤣🤣🖖🖖😎😎😍😍😍⚔️🇺🇿

  • @saidalaska3237
    @saidalaska3237 7 років тому +3

    #Waxbana #like ha noosarina # Jawidagan ku dhagaysta inta reer #Muqdisho soo laban # Way la wareegi doonan khadka

  • @adnanjanuzaj8154
    @adnanjanuzaj8154 5 років тому +19

    2019 ani lee ma kuso labtay video gan dawanayo mise wa laila dawanaya tolow inta iga dhaambyso like igu qabta

  • @maanseid
    @maanseid 26 днів тому

    2024 inta daawaneeso heestaan 😅

  • @raxmaahmedadan7214
    @raxmaahmedadan7214 5 років тому +4

    like igu qapo hadaad nabiga jecezhahay

  • @beschtestudio1434
    @beschtestudio1434 7 років тому +52

    Hadii anu nahay reer Puntland 🇺🇿 dhinaca hesaha kuma wacnin wanaloo haysaa lee. 👑

    • @daariqahmed8297
      @daariqahmed8297 7 років тому +4

      mahad Liban : adeer hana sheegan MA reer lee baad ahayd reer puntland lee MA yidhaahdane reero xambula lagu yaqana waxa jilicsan

    • @duraanmedia
      @duraanmedia 6 років тому

      Libaax Hadhsade hhhhh baajuneeey waligaba dad aadan aheyn iska dhig walagu garan doqoneeey

    • @suhayb3.228
      @suhayb3.228 6 років тому

      Libaax Hadhsade

    • @deeqojimale2820
      @deeqojimale2820 6 років тому

      Jaceyl

    • @deeqojimale2820
      @deeqojimale2820 6 років тому

      Asc and the other one is a little bit more of ⚄ and