CAAQIL YARE 2016 XASILI OFFICIAL VIDEO (DIRECTED BY STUDIO LIIBAAN)

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 сер 2024
  • ERAYADII: ABDULAHI XAMASH XAMASH
    LAXANKII: ABDULAHI XAMASH XAMASH
    CODKII: CAAQIL YARE
    MUSIC BY: BULSHAWI
    VOCAL RECORDING BY: STUDIO LIIBAAN
    EDITED CAMERA BY STUDIO LIIBAAN
    SOOSAARIDII: LIIBAAN JAMA
    Copy Right STUDIO LIIBAAN

КОМЕНТАРІ • 4,6 тис.

  • @dhiibsanetvshow
    @dhiibsanetvshow 8 місяців тому +166

    Waxaan hubaa inaa heestan midhah macaan aad dib usoo raadisay hada iga danbayso like isaar 😊❤

  • @apdiazizmaarka3423
    @apdiazizmaarka3423 2 роки тому +226

    Heestan Xasuus gaar ahbay igu leeday maantaan Soo Raadiyay 17/03/2022,Khamiis,2:00pm Hargeisa-Somaliland😭😭😭 Like saar hadaad iga dambayso.

    • @sharmaarkemohamuud9037
      @sharmaarkemohamuud9037 2 роки тому +1

      wnutagerazxp

    • @africankidd3642
      @africankidd3642 Рік тому

      @@sharmaarkemohamuud9037 sax wll walaalo

    • @maryanbedel6605
      @maryanbedel6605 Рік тому

      🇸🇴🥰🇸🇴💔

    • @maryanbedel6605
      @maryanbedel6605 Рік тому

      🇸🇴🇸🇴❤🥰🥰👩‍👧‍👦

    • @osmanabdihakimmohamed9483
      @osmanabdihakimmohamed9483 Рік тому +1

      Sido kale xasus ayey igu leedahay. Magaala aanku cusbahay. Anigo marka shaqa ii geysa dowlada kenya ayey baburka ka shidneed malinki intiisa badana. Heesto cusub, nolol cusub, shaqo cusub iyo magaala cusub ayey ehed

  • @higazih9734
    @higazih9734 6 місяців тому +12

    From Sudan 🇸🇩 we love you Somalia 🇸🇴
    I found this song on Tik Tok and worked hard to get it. Great love for the ancient Somali people from brotherly Sudan.

  • @cabdisamedyaasiin
    @cabdisamedyaasiin Рік тому +100

    Waagii Caruurnimo heesaha aan Dhagaysan jirnay ayay ka mid ahayd "Keliya si aan Markale dhagaha usoo xasuusiyo ayaan usoo raadsaday 🥺 3/11/2022 hadii aad igaga danbayso liketa saar

  • @fahmabarre4899
    @fahmabarre4899 8 років тому +125

    ilaahow wilasheena somaliyeed o sharafta leh nodaa waan kufaana Mel walbo aan tego Mashallah Allaha idin wada dhowro..... big love 💕💕💕💕💕💕💝💝💝💝💝💜💛💚💖💖💓 for all my Somalians bros

    • @darodali6364
      @darodali6364 8 років тому +6

      anana waanu kujecelnahay walashay

    • @kabtanfiqqi9971
      @kabtanfiqqi9971 8 років тому +2

      kkkkkkk sodhowow sister

    • @greatersomaliapeace2070
      @greatersomaliapeace2070 8 років тому

      Mahadsanid sister

    • @abdullahiahmedmohamed3925
      @abdullahiahmedmohamed3925 8 років тому +1

      same like that we r proud of u our sisters god bless you our sisters ❤❤💙💖💕💓👍👍💟💟

    • @greatersomaliapeace2070
      @greatersomaliapeace2070 8 років тому

      We are all Somalis don't let hater make us hate each other I am.talking to the people of the north they know themselves they call them selves somaliland
      Somalis are one

  • @bisharhaaji5988
    @bisharhaaji5988 4 роки тому +133

    If you don't understand Somali I will translate the chorus for you so he says " Your love has inflicted pain on me can you give me assurance of our love because i legitimately wedded you" he is basically talking about a girl that is separated from him and he is trying to win her back asking her if she still remembers him .
    Xasili means assurance.

  • @mohancade7999
    @mohancade7999 Рік тому +66

    Heestaan hooyadey Ayan Ku so xasusta 2016 ilayo hda markin allow mar Ila kulmisi 2023/1/10 Malin talada hda iga danbeeso like saarn❤️👋🏾

  • @amiir____qp495
    @amiir____qp495 3 роки тому +102

    2021 Hada dawaneyso Ismuuji
    From Hirshabella Baldweyne

  • @yonasredie1987
    @yonasredie1987 5 років тому +899

    From eritrea 🇪🇷 we love you to all somalia 🇸🇴 🙏❤️

  • @UpdyrahmanUpdyrahman
    @UpdyrahmanUpdyrahman 4 місяці тому +79

    2024. Manta ciidu 3 maraysa still watching ✋🏽🥺 Hada iga danbeso like saar

  • @yourmajestytheinternetuser
    @yourmajestytheinternetuser 3 роки тому +212

    I remember listening this in middle school, and now I’ll be in college listening the same song.

  • @user-vf3ux6xk1x
    @user-vf3ux6xk1x 4 роки тому +286

    2020 hadaad daawaneyso like ha iga la baqiilin

    • @mariekarter2041
      @mariekarter2041 4 роки тому

      Ha wadh layso
      Lma gdhn wali ader 😏😂

    • @mariekarter2041
      @mariekarter2041 4 роки тому +1

      Ha wadh layso
      Lma gdhn wali ader😏😂

    • @abdirssaqabdi2341
      @abdirssaqabdi2341 4 роки тому

      whsctzlisvoddxkkomdxzkoczoobzfge okdrbkknchoplmndstcesjsldfkobZjszkecog lizkdgkk lp

    • @yourlovelyfamily9666
      @yourlovelyfamily9666 4 роки тому

      ❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @monaadam3233
      @monaadam3233 3 роки тому +1

      Ader meshanad like ka rab tided janalka I Maha ee janakaga ka radi ok

  • @barkhadalijama9869
    @barkhadalijama9869 6 років тому +14

    caaqik yare nasab kamila bro full respect bana kuhaya jira oo joga waayo liketa iguqabata asxabta all full respect

  • @cusmanabdulle
    @cusmanabdulle 2 роки тому +45

    MagaranaaYo wxey gabdhaheena noobahdilaan mise waqtiga noogu dhuminaYaan 😰 lkn ayaga ma iloobeen in lga maarmin oo raga loodhigy xasilooni ❤😭
    Alla maxaan kuxasuustaa beledweyne i miss YOU more iqlaas mcneey 💔😭
    Waa xili 02/01/2022 3:15 qerka dhmnten korkeena allaha waafujiyo like and comment
    qofkii arkaa please 👍✅

  • @anas__akash6225
    @anas__akash6225 2 роки тому +23

    After 6 year hada dawaneso liketa haila dhafinn🥰🥰

  • @AbdirahmanMohamed-he6qg
    @AbdirahmanMohamed-he6qg 3 місяці тому +110

    2024 who’s watching 👀

  • @HamOoditgr
    @HamOoditgr 6 років тому +493

    love you our somalian people nice song from brazil 🇧🇷❤️

    • @user-tq6kh1jx2y
      @user-tq6kh1jx2y 4 роки тому +41

      Nigga pls you’re Somali beenta naga daaf

    • @HamOoditgr
      @HamOoditgr 4 роки тому +11

      What u mean bro who said to u that am somali 😎

    • @user-tq6kh1jx2y
      @user-tq6kh1jx2y 4 роки тому +24

      Explanation iPhone all your videos are in Somali 😂😂waar shaqo hel

    • @HamOoditgr
      @HamOoditgr 4 роки тому +19

      @@user-tq6kh1jx2y kkkkkkk waad qaldantahay who allowed u inaad gashid beejkeyga 😅😅

    • @HamOoditgr
      @HamOoditgr 4 роки тому +7

      @@user-tq6kh1jx2y am just joking bro 😅 ha ubixin 💙

  • @haruntez5093
    @haruntez5093 6 років тому +97

    Am a Kenyan and love this song!

    • @amiincareb5422
      @amiincareb5422 4 роки тому +2

      Hesstan. Waa hesta kaliya ee an kuxasusto. Ruxanan heli karin. Wali madagay sanaysaa. Hestaa

    • @nuurahmed8701
      @nuurahmed8701 2 роки тому

      @@amiincareb54229oo

    • @hafsishaden1618
      @hafsishaden1618 Рік тому

      Tuma number yako 🥰❣️❣️

  • @nebhalabir1201
    @nebhalabir1201 Рік тому +61

    I am from Iran Greetings to Somalia for this beautiful song 🎵 ❤️

  • @AmaalMaxamed-gf8rc
    @AmaalMaxamed-gf8rc 6 місяців тому +10

    Heestan waxan dib uso radiyey 2/22/2024 maalin jimca sacadu 22:40 ama 10:40 hadba sidad utaqanid hadad iga danbeyso like dhac kusi

  • @nimconalka4918
    @nimconalka4918 8 років тому +254

    waa nin mudan in codkiisa waqti. lasiiyo balaayada afka jawaanka aleh oo iska so qayliso ma aha 👍☺

  • @farahroyalboss8355
    @farahroyalboss8355 7 років тому +162

    nin walabo haduu heesa yaa umada yaa xumaha yaa kareebi ilaahoow nasoo hanuuni amiiin

  • @kaafiofficial4250
    @kaafiofficial4250 5 років тому +80

    Heestan hadad wax un kusoo xasuusatid bl like ta 2019

  • @hypocrisybasedonstupidity946
    @hypocrisybasedonstupidity946 4 роки тому +232

    2
    0
    2
    0
    STILL WATCHING💯❗

  • @abdirahmanomar8777
    @abdirahmanomar8777 5 років тому +301

    Yaa daawa naayo 2/4/2019 ha iga baqiilin like dhag kusii

    • @illkocaztiiburco1319
      @illkocaztiiburco1319 5 років тому +2

      ☝☝

    • @ahmedvlogabdi590
      @ahmedvlogabdi590 5 років тому

      I just wanna ya ya know ya ya damn ya ya know ya ya fat ya ya know ya damn ya fat ya damn ya fat fat ya fat ya damn ya ya damn fat ya ya fat ya damn fat fat ya damn damn ya ya fat ya damn ya fat ya ya fat fat damn ya fat

    • @ahmedvlogabdi590
      @ahmedvlogabdi590 5 років тому

      I don’t know 🤷‍♀️ was a valentines season but anyways I’m sooo

    • @balqiiscadey4676
      @balqiiscadey4676 4 роки тому

      Subxnllh inaad nolanyso iyo in kle maad ka warqabta

  • @DIGAALE380
    @DIGAALE380 11 місяців тому +13

    Waxaan hubaa inaa Heestan miraha macaan aad dib usoo booqadatay😊hadaa iga danbayso like isaar🤗😘🥰

    • @user-bj3xw6yg9g
      @user-bj3xw6yg9g 11 місяців тому +1

      Heestan xusuus gooni ah igu leedahay

  • @jamacmaxamed2327
    @jamacmaxamed2327 Рік тому +4

    Heestan waxan dhagaysanaya manta oo ay thy 21/1/2023 runtii hestan marka dhagaystay waxa so xasuustay extaydii oo muddo dheer iskugu keen dambeysay run ahantii heestan meelo badan ayay tabanaysaa alle haku xifdiyo wll caaqil yare iyo daadihayasha Chanelka qalpiga idinka zlama dhamantin ❤

  • @SamiraAbdi-ls4ek
    @SamiraAbdi-ls4ek 8 місяців тому +5

    Heestan Malinkii igu haryso ee aan maqlo wiil aan is jecelyn baa I qaadi jiray marku ilaa soo hadlo💔🥲
    . Caw aan soo radiye intay inaydaad igaga soo dhacaday heestii
    11/12/2023 fiiidnimo 6:47❤🤦‍♀️had iga dabayso lagta

  • @sadaamahmed1212
    @sadaamahmed1212 4 роки тому +202

    Waad ogtay inay Shan sano kasoo wareegte maxaad ka soo doontay imaka na hhhh😂😂😂

  • @ibraahimmuxsin8417
    @ibraahimmuxsin8417 2 роки тому +8

    Waxan dhagaysanayaa maalin arca ah waqti xaladiisa adeg tahay waqti iga ficaan rajaynaa i;a taarikhda 10/8/2022😭😭😭😭😭😭👏👏👏👏👏

    • @rosiina1120
      @rosiina1120 Рік тому +1

      Malintaan umul baan ahaay gabadheyda curad baa ii dhalatay maanta waa 8 bilood 10/5/2023 ayeey 9 bilood gareysaa inshaa alaah adigana culeeska alha kaa dulqaado wllkey koleey inaa ladantahay baan hada rajeynaa inshaa alaah hhh Meshaan xasuus baa nawada keentay koleey amuuraha alha saqiro

    • @Sophia__Mohamed
      @Sophia__Mohamed Рік тому

      ​@@rosiina1120 mashaalah habo macan❤😘

  • @princessemilliana4727
    @princessemilliana4727 4 роки тому +212

    xalaal baan kugu aroosi 😂😁 inta iga dambeysa like 👍👉 dhac iigu sii 🙏😍

  • @hadillaium
    @hadillaium 3 роки тому +91

    After corona virus December 2020 who is watching 😊

  • @shedo7275
    @shedo7275 5 років тому +596

    2
    0
    1
    9
    Who still watching

  • @CadnaanSomali
    @CadnaanSomali 6 років тому +428

    Yaa *2018* ila dawanaya heestan hees uma hayo 🤘🤘🔥😍

  • @AyaatQurux
    @AyaatQurux 3 місяці тому +2

    Marki dugsiga Fardanbihii ka imado tv ka dawan jiray hadana talefan aan leyahe aduunyo wa iska sidaa 2024😅

  • @maryamaabdullahi6375
    @maryamaabdullahi6375 7 місяців тому +2

    2018 dhegeysan jiray still ❤ 12/1|2024

  • @amiinahmed6535
    @amiinahmed6535 7 років тому +44

    I am Eritrea I love this music

  • @mohammedengabdikarinmohamm5943
    @mohammedengabdikarinmohamm5943 3 роки тому +12

    Stop saying "who listening in 2021" everybody will listen this song till the end of the world....this song is 'LEGEND kalmada aan ka helay XALAAL BAAN KUGU AROOSEE

  • @naimasahluun6846
    @naimasahluun6846 3 роки тому +77

    2021 aaan daawanoya like ha ila dhaafn hda isku mid nhy

  • @safayaosman9472
    @safayaosman9472 4 роки тому +194

    2020 and still watching ❤️👌

  • @abdallahassan8888
    @abdallahassan8888 4 роки тому +164

    Who else is beating self quarantine with this hit👌

  • @user-zd3ho3cf8q
    @user-zd3ho3cf8q 3 місяці тому +2

    2024 inta Ila dawa noyso🤚

  • @abdilahiomar1442
    @abdilahiomar1442 4 роки тому +103

    I am a Egyptian but I love Somali songs

  • @somaliisone350
    @somaliisone350 5 років тому +154

    I’m from japan 🇯🇵. Waan ka helaa Somalida heesaheeda 😂😂
    Sheekadaas somaliyay hala iska daayo
    Marba hadaad wadan sheeganayso wadan quman sheego I’m aromo iyo waxaas naga daaya 😂😂

  • @najuzpt1414
    @najuzpt1414 6 років тому +70

    Damn this song is lit
    It is the first Somali song I liked
    Big respect bro ❤❤❤❤🇸🇴

  • @CABDULAAHI_QARXIS
    @CABDULAAHI_QARXIS 6 місяців тому +6

    Waxaan Hubaa in aad heestaan miraha macan Dib usoo booqatay hadaa iga danbayso Like dhac kusii 👍😁❤

  • @abdulazizmowlid7
    @abdulazizmowlid7 2 роки тому +2

    Imisa qof ayaa og inaanu caaqil yare heestan lahyn, oo uu fanaan hore oo reer jabuutiyi leeyahay. Thumbs up 😂❤

  • @deqaabdullahi6036
    @deqaabdullahi6036 Рік тому +51

    After 7 years still listening ❤fv somali song .....👍👈

  • @norao5299
    @norao5299 7 років тому +188

    I am British and i am in love with Somali music

  • @abdikaniabdikadirmohamedmo7600
    @abdikaniabdikadirmohamedmo7600 4 роки тому +63

    2020 inta dhagaa sanooso like saare

  • @AhmedAkOfficial1
    @AhmedAkOfficial1 3 роки тому +20

    2020ka Hadad
    Daawaneysid Like
    Isar walal”❤️👎
    8m😎

  • @Badgirrll
    @Badgirrll 7 років тому +211

    Adaa Xididada Hal powlaha Wadnaha Xarun Weyn Kuyeesho Nafteydana Xero Ku.oote Adiga ma ixasuusaneysa Faraxoz 😍❤️

  • @oromoproduction3011
    @oromoproduction3011 7 років тому +555

    I'm oromo but I love Somali songs and Somali nation

    • @abdiazzmohamed7983
      @abdiazzmohamed7983 6 років тому +2

      Abdisa Mohamed I'm abush

    • @shakaljr9600
      @shakaljr9600 5 років тому +1

      @@abwaancabsiiye278 walasha.

    • @halimasacdo5551
      @halimasacdo5551 5 років тому

      @@abwaancabsiiye278 fuck in wewe ufula ww xashalillah adhi korka kutalo nunses

    • @mohameddahirabdullahi1352
      @mohameddahirabdullahi1352 5 років тому +12

      We hate Ithiopian people all of them

    • @xaawahussein2594
      @xaawahussein2594 5 років тому +2

      you are good and i hope you will understand what they are talking about

  • @ahmettcarloz3830
    @ahmettcarloz3830 2 місяці тому +2

    heestan waxan dhageyseyneyney habeen aan safar kubadeed kalabeyr u aheyn 2023/11/4 habeen jimce ah old is gold

  • @inafrica4942
    @inafrica4942 3 роки тому +11

    From Kisenyi Kampala UGANDA,somali girls are beautiful 🌹❤️

  • @ghostveiwer4649
    @ghostveiwer4649 3 роки тому +7

    Wa sep 2020 welina sabab la'an ban iska dawnaya😜 i watch it for no reason... kuwa ila midka like dhac kasi

  • @cabdilaahicabdiqadir9301
    @cabdilaahicabdiqadir9301 Рік тому +6

    After 7 yrs am still watching this song, what a song. Plz hit the like if u r still watching.

  • @abdi622
    @abdi622 Рік тому +48

    This song never get old even 2050 😏❤️

  • @AhmettMohamettupdullahi
    @AhmettMohamettupdullahi Рік тому +3

    Heestan sxpkeyy ugu qalisanaa dunida isla dhageysan jirne isku colleg😊e aheyn miss u sxp Ahmednuur Abdinuur Aadan🥺💔😢

  • @ashwaqjanay8222
    @ashwaqjanay8222 7 років тому +139

    i don't write in Somali but i'm Somali and i love this song so much it's going to be played in my uncle' wedding

  • @mohamed_kl519
    @mohamed_kl519 7 місяців тому +3

    2024 ismuuji🎉

  • @ducaalemedia4317
    @ducaalemedia4317 8 місяців тому +2

    February 2016 xasuus❤😊

  • @HaaruunAadan-nm3vq
    @HaaruunAadan-nm3vq Рік тому +12

    XISHOD NOQO OO XALAL BAN KUUGU AROSI
    👌 👏 😍 👍 LIKE DHAC KUSII

  • @ahmetabzhir
    @ahmetabzhir 5 років тому +252

    Who is watching 2021 ?
    Just like

  • @craahiidcrashiid8227
    @craahiidcrashiid8227 Рік тому +4

    OLD is GOLD stell wxaa fiirsanaa 16/7/2023 like me😪😪👋🤣🤣🤣

  • @XasanMuuse-io6gg
    @XasanMuuse-io6gg 8 днів тому

    2016 mar uu jaceyl ihaayey dhageysan jiray still waa jeclahay qofkaas lkin calafaa iga hiiliyey💔 miss you more 2024 dhageysanaya weliba xili danbe hada iga danbeysid like isaar

  • @issehassan8635
    @issehassan8635 3 роки тому +1

    2021 hadad dawaneyso lik ha iga la baqlillin

  • @SAKISALAL39
    @SAKISALAL39 2 роки тому +14

    After 6 years omg one love Somali mohamed 🇸🇴🎹🎤

  • @ameraabdulhi5888
    @ameraabdulhi5888 5 років тому +4

    2019 still wn dhagsanayaa🎵🎧🎧🎤🎤🎤🎤🎤adaa xididaha halbawlaha wadnaha xanuun wayn ku yeeloo 🎼🎶🎶🎶

  • @abdullahimohamed16
    @abdullahimohamed16 5 місяців тому +2

    I used to listen in my childhood 2016, after 8 years and 1 month i wish that i will be back here, now its 18/3/2024.

  • @QurxdaDalkeena
    @QurxdaDalkeena 4 місяці тому +2

    Hees dareen keeda leh 2018 ilaa 2024 kama daalin inaa ku raxeysto😂❤

  • @jii4jii418
    @jii4jii418 5 років тому +114

    Yadawanaayo
    2019
    8
    22
    Plis layk dhac igusii thnks

  • @albashirabdi9438
    @albashirabdi9438 7 років тому +37

    heestan wan jeclahy ani maran bdn waan iska dhageysata nolow bro caqiil yare😙👈

  • @BashirFlowBashir
    @BashirFlowBashir 13 днів тому +2

    We love somalian people from oromia

  • @mamomamush7997
    @mamomamush7997 2 роки тому +12

    I am from Kenya and I like Somalia song 🥰🥰🥰🙌

  • @zamzamruun6775
    @zamzamruun6775 8 років тому +230

    l love this song l wish in my wedding u could have come

  • @somalilandgirl8019
    @somalilandgirl8019 5 років тому +4

    Heestan wax ku xasuusta qof igu dheer really oo iyado ka shidan aros malysia isku baran
    So eny wy adiGu ma I xaSuusNaYsa M ❤😙😙😙

  • @axmedsahal7268
    @axmedsahal7268 2 роки тому +1

    Heestaan waa la iskaga daba yimi.
    Maxamed xamash fanaan la dhaho reer Jabuuti ah ahaa lahaa.waxaana la qaadayr 1986 djabiuti.
    Caaqil yare heesta barteedii buu dhigy.
    Lkn erayada iyo heestaan cidii lahayd ma xusin.
    Waayo fiicnayd inyu xuso.
    Mahadsanid caaqil yare heestaani iyadoo dhimatay ayad soo noolaysay

    • @abdiazizhirsi4799
      @abdiazizhirsi4799 5 місяців тому +1

      Walal wuu xusay ereyada inu Maxamed xamash lee yahay.

    • @axmedsahal7268
      @axmedsahal7268 5 місяців тому

      @@abdiazizhirsi4799 xaguu ku xusay walal.adoo mahadsan..

    • @hodmaniitaqueen267
      @hodmaniitaqueen267 4 місяці тому

      Heesta bilowga eeg erayada aaku qoranee​@@axmedsahal7268

  • @Sra-ij8qj2ll1i
    @Sra-ij8qj2ll1i 3 місяці тому +1

    Heestan waxaan waxaan dib u so raadiyay 19/5/2024 sacaduna thy 23:00 hadaad iga danbeyso wa markaga❤

  • @ilyaas100
    @ilyaas100 7 місяців тому +4

    Team 2024👋

  • @MohamedAhmed-bu7cy
    @MohamedAhmed-bu7cy 2 роки тому +9

    From Saudi Arabia I love this song

  • @MUUQAL251
    @MUUQAL251 8 місяців тому +2

    2024 yaa dawanaaya😂

  • @yonasassgly7388
    @yonasassgly7388 3 роки тому +2

    لافهم سر سعادة النساء
    ولكن كلم انسا قصة خبي ينفتح السكرية المسترك
    وخدا خبتاني وتين تكرهاني لسني نطق أجمل
    لذكرية لجمي هي مني لخيل ولكني ارجو
    الرحمة وتغبير لفرحة المتفغ من الاول

  • @abdurahmanali6712
    @abdurahmanali6712 8 років тому +23

    Wa Nin HABARGIDIR Koley Layab Maleh In HG Somaliweyn Dhinaca Fanka Kuwa Ugu Muhimsana Ku Yeshan Marwalbo Sanadwalbo xasan aadan samatar Boqrada Magool Binti Cumar gacal Kanan Cumar Shooli Indhabuur Hanuuniye Birimo Lafole Gadaco Cabduqadir Sanka Iyo In Kasii bdn Caqil Yare Hore Usoco Somaliwey Rerka Ugu Sareyo Dhinac Walbo Uguna Tunkaweyn Ayd Ka Dhalaty 💪💪💪💪

    • @meiranmoalin7665
      @meiranmoalin7665 7 років тому +4

      Novak djokovic ♥️♥️😍😍👏🏽👌🏽

    • @mariamdc8196
      @mariamdc8196 7 років тому +1

      waaaaw hees xasuus badan igu beertay iga dheh. caaqil yare

    • @xamdijacelhoyaded4265
      @xamdijacelhoyaded4265 7 років тому +1

      Novak djokovic war heedhe benta iskadaa inta shegtay aniga ma aqaano qabiilkooda base sanka ilaahey ha unaxaristo asaga iyo intii dhimatay muslim ah lkn sanka wa abgaal cusmaan waliba cidu kasiiyahay an aqana walalkiis ba darisnahay ilmahisa sido kale

    • @xamdijacelhoyaded4265
      @xamdijacelhoyaded4265 7 років тому

      Novak djokovic cabdulqaadir shiiq cali sanka maahan habar gidir wa abgaal cusmaan cidaa waliba og

    • @cfitaaxosmaan2196
      @cfitaaxosmaan2196 6 років тому

      Novak djokovic
      Hhhh qof mudan in
      Lagu qoslo magool yey fanan u ahyd Horta samatarna cabtoygas
      Qof ma dhagesato
      Hanuuniyana wa murasade
      Caqil yarane waa abgal
      Waxa HG naago kawada dhigay
      Aa fahmi waa yay dad

  • @Dologzz7
    @Dologzz7 Рік тому +20

    2022 and still watching i like this song ❤

  • @mulaamula5603
    @mulaamula5603 2 роки тому +1

    Heestan waxa original keeda lahaa cisman xashi muday cisman xamashxamash oo qaaday bilawgii 1970 waxaanu u qaaday gabadh uu jeclaa oo la odhanjiray xalwo

  • @ShukriXaaji-ob1jo
    @ShukriXaaji-ob1jo Рік тому +1

    Heestan waxaan dhagaysan jiry 2021 up to now waan dhagaystaa weli jecayl gay kuma guuleysan🥲

  • @CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY
    @CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY 6 років тому +27

    When you cant stop tears from my heart i love this song

  • @magicalmoments7991
    @magicalmoments7991 Рік тому +6

    I remember listening to these song in 2016 and it is still hit till today like if you are listening in 2022 😘

  • @calialdai6426
    @calialdai6426 Рік тому +2

    If u still watching this at 2023 ur a legend my bro or my siz

  • @rosiina1120
    @rosiina1120 Рік тому +1

    In kasto sidii hore aan u dhageysanin heesaha hadana heestaan mar kastoo waan soo xusaa si aan u dhageesto marka dhageysanayona anoo ooynayo baan dhagestaa 😭

  • @cadeymuu7
    @cadeymuu7 5 років тому +94

    Who’s watching xamsh xamsh in 2019 😭🤣😭🔥😍❤️

  • @mahirkhalid8653
    @mahirkhalid8653 5 років тому +10

    I am from oromia i like this song 2019

    • @dereya99ify
      @dereya99ify 2 роки тому

      This is one of the best songs I ever seen, I listened more than 1000 times and still listening, big respect the singer

  • @dereya99ify
    @dereya99ify 2 роки тому +1

    FanaNkan gacan iyo koofiyad baan u taagay, magaciisa ma aqaan laakiin waa dhashii janada loogu bishaareeyay

  • @NaniiAlpha
    @NaniiAlpha 13 днів тому

    Walalhai Waa Oyey 😢 HeesTan Waxan DhagesaNaYa Habeen Jawigana Aad Umacan QaBob JireY Cirkana DarUruhu Jiifan 😊😢❤

  • @halimamohamed4513
    @halimamohamed4513 7 років тому +87

    It reminds me of my wedding 😙😙😙😙😙 nostalgia one year down the line

    • @amilahzyd286
      @amilahzyd286 3 роки тому +1

      How is your married life after 3 years

    • @laaa2444
      @laaa2444 3 роки тому +1

      @@amilahzyd286 4 year since they said 1 year down the line plus 3 years

    • @amilahzyd286
      @amilahzyd286 3 роки тому +1

      @@laaa2444 🥰

    • @abdimajidabdowmaalim7814
      @abdimajidabdowmaalim7814 2 роки тому +2

      @@laaa2444 let's just assume that they are leading a happy life full of blessings. Marriage is sweetest when there is peace btn the couple

    • @abdihafidmohamed6433
      @abdihafidmohamed6433 Рік тому +1

      After 5 years

  • @munaabass3354
    @munaabass3354 5 років тому +95

    Songs don't depend with years...its just understanding the lyrics and how sweet it's also..am just enjoying it 2019 ..even thou it's 3yrs past

  • @zaydkhaliif4664
    @zaydkhaliif4664 4 роки тому +6

    Qofkii iga danbeeya oo daawanaya heestan liketa

  • @cabdirashidcawilcabdulahi208
    @cabdirashidcawilcabdulahi208 2 роки тому +1

    Hees shidan 💥💥💥
    Waxan dhageysanaya kaligey
    Subaxnimo khamiis ah
    Tarakhiiduna tahy 16/12/2021
    Sacduna tahy 6:00am
    Xalal baan kugu aroosay xasili so xasili jeceylkeyna waw 💥💟✌👍

  • @hashi9428
    @hashi9428 7 років тому +72

    Ya hesta u dhageysto intuu qoftisa ama qofkeda kuso xasusto
    Like sar si an uogano