"Walaahi Doorasho Dalka ka dhacaysaa ma jirto Hadii Cabdilaahi Darawal ka hadho......"

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 9 лип 2024
  • #SKY_CABLE_TV
    Sky Cable Tv Ka Daawo Barnaamijyo Khuseeya Qaybaha Kala Duwan Ee Arrimaha Bulshada, Warbixinno Dalka Iyo Dibadda Ah, Madadaalooyin, Riwaayado, Diwaanka Dhacdooyinka Caalamka, Daraasado Iyo Cilmi-baadhisyo Khuseeya Nolosha Bulshada, Sugaan, Aataarta Qaddiimiga Ah Iyo Arrimaha Xiisaha Wata Ee Aan Ugu Talogalnay Daawadayaashayda.
    Ka Mid Noqo Daawadayaashayda Nagaga Xidhan :-
    Facebook : / skycabletv.tv
    UA-cam : Https://ua-cam.com/channels/dql.html...
    #Skycabletv #Skycablesports

КОМЕНТАРІ • 26

  • @fatimahashim5596
    @fatimahashim5596 24 дні тому +1

    ILLAAHAW CABDILLAAHI XUSSEEN NOOBARAKEE

  • @XamseXariir-jo4nl
    @XamseXariir-jo4nl 25 днів тому +3

    Arabow hanaga jiidhina waanagi buurta kasoo. Dagnayee maanta. Ayay. Noogu. Dhawdahayee. Aynu. Kala xishhoone. Zxpayaal

  • @user-sg5np8xe9h
    @user-sg5np8xe9h 26 днів тому

    Iskafadhiista oo aamusa doorasho waydhacaysaa insha allaahu haduu diiday soow khaladkiisa maaha

  • @user-rn8jc6nx5h
    @user-rn8jc6nx5h 26 днів тому +2

    Ma imikaa laydin soo toosiyay

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 26 днів тому +1

    Inaga daaya kilaafka

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam 26 днів тому

    Sax weeye cuqaal iyo Horseed party diida sharciga raaca thanks

  • @user-yi2dx6yv3n
    @user-yi2dx6yv3n 26 днів тому +1

    Ma imikaa soo toosteen xagee ku maqneydeen

  • @abdiwahidabdallah9939
    @abdiwahidabdallah9939 26 днів тому

    Hhhhhhh isaaqiii iyaga iswalaya wayaab wllhi

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam 26 днів тому

    MAANTA MA DUL QAADAN KARTAAN XAALADO BADAN BAA LAGU JIRAA TANA WAA KA MID UUN

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 26 днів тому

    dee hakareebine sasaba ?

  • @ibnubacays8063
    @ibnubacays8063 23 дні тому +1

    Waar yaa illahay yaqan show arab isma dhaamo xaga caqliga c/laahi darawal isga diiday inu galo dorashada o bila kalsoniya noqday ururadi kaleba way galayaane maxu isagu ku diiday nimanyahay arab camera da haku so hanjabine c/lahi darawal isaga kalsonidisa so dhisa wcs

  • @smartmustafemedia8511
    @smartmustafemedia8511 25 днів тому

    Arabow waar HY baa idinka Horaysa ee suga markiina.

  • @sharmaakhecisman8878
    @sharmaakhecisman8878 26 днів тому

    Masiibo alla kugu rid waar dhinacaaga ololi darawaloow

  • @zamzamabdi295
    @zamzamabdi295 26 днів тому

    Wadhi wadhi hoheey cakuyeey hoh

  • @fahdiabdilahi7692
    @fahdiabdilahi7692 24 дні тому

    Caynka weeye wale

  • @sharmaakhecisman8878
    @sharmaakhecisman8878 26 днів тому

    Askari uraya cidi wax ku falimaysee ku karaamo seega inta qado la idiin qaado af uraya hanoola imanina

  • @sharmaakhecisman8878
    @sharmaakhecisman8878 26 днів тому

    Cabdilaahi darawaloow qudhunkaa soo afuuf

  • @Xasmas
    @Xasmas 26 днів тому +1

    Viva Besha ARAB S.Isxaq❤

  • @Mahmed-td2bk
    @Mahmed-td2bk 25 днів тому

    Waar nimanyohow isla yaaba umada ka xishooda 21000 ayaa idiin diiwaan gashan maxaad wax ku doonaysa isbaheysina ma heysid kursiga h.awal waxay ku fuushey jeegaan ay h.jeclo kuwada jireen waa laba reer oo waaweyn markaa arabow si kale wax u dhiga buuqa inaga daaya

  • @hassansheikh-4395
    @hassansheikh-4395 26 днів тому

    Inaad iska hurdaan ayaa wacnayd ma imka ayaad wax Ogaateen goor xeedho iyo fandhaal ka la dhacay ,waa yaab dadkani ma imika dhabarka laga soo taabtay maxY qoonsadeen imika ?

  • @user-cp7mi7te3j
    @user-cp7mi7te3j 26 днів тому

    WAAR ARABOW LAANGAAB AYAAD TEHEE JOOG GAR,EXEJIS BAA DIRRIIDA DHACAYE REERO HABARYOONIS LAYAAL BAAD TIHIIN WADANI SOO RAAC

  • @Keysek
    @Keysek 25 днів тому

    War hedhe cabdilahi darawal iyo Arabiow inder wuxxu muse dalka gaarsiiyey ayanan kaso Kabane. Horta dadkeenna aynu midayno. Musena aynu iska saaro.
    Idinkuna kuso biira waddani.
    Hanjabadahan cadowga ka faa iidaysanaya. Bilahi calyakum

    • @smartmustafemedia8511
      @smartmustafemedia8511 25 днів тому +1

      ANOO MUUSE ADEER I YAHAY BAA RABA, IN DALKA LAGA QABTO. DOORKAN CIRRO HA LA WADA TAAGEERO.

    • @Keysek
      @Keysek 24 дні тому

      @@smartmustafemedia8511 gob ba tay innder. Waxa la yirahda afka qalad consensus. Oo ra,yi guud oo bulsho meel kuwada nooli gaadho . A GENERAL AGREEMENT. manta dalkeenna aya ubahan in labadbaadiyo wadajirkiisa. Iyagoo cadow farabadan doonayan in ay ka faa,iidaystan Kala qaybsananteenna

  • @aliosman9609
    @aliosman9609 26 днів тому

    Bal horta GOBALNIMADA GABILEY. iyo BL.GUBDLE