CEYDA OO HOOYADIISA MARKEE IMAADAY FARXAD DARTEEDA LA OOYAY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 січ 2024
  • Subscribe for more #cumeer #bigfan #ceyda #hooyo

КОМЕНТАРІ • 1,1 тис.

  • @Cabdiraxmaan8
    @Cabdiraxmaan8 6 місяців тому +168

    inta waalidkood unool yahay caafimaadka iyo cimriga alle ha usiyaadiyo ,inta waalidkood ka dhinteen alle ha unaxariisto aamiin 🤲

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 6 місяців тому +78

    meeqa saacadood baan sugayay asxaabtii kale ilaa hada may soo dhigin Thanks Cumeer sidoo kale waa muuqaal farxad iyo oohin is kugu jira Ani heesta hooyada hadaan maqlo ilinta ma ceshan karo Alle hooyooyin keena cimri dheer iyo cibaado suuban ha inoo siiyo 🤲🤲❤❤😢

  • @nimanimaabdidirieh6135
    @nimanimaabdidirieh6135 6 місяців тому +136

    I cried 😢 when i watched this video 🥺
    We all love you mamy ❤
    Masha allah congratulation ceyda 🎉

    • @hoothohassan6113
      @hoothohassan6113 6 місяців тому +2

      Wlhi kuLa mid ahy sidas oo ay tahy ma hysto hooyo😢

    • @nimanimaabdidirieh6135
      @nimanimaabdidirieh6135 6 місяців тому +2

      But me i have a mom
      But bro if you don't have a mom sorry 🥺

    • @zafwaanhalac9500
      @zafwaanhalac9500 6 місяців тому

      @@hoothohassan6113 sorry mcnto🥺😭

    • @afnaanmohamed9765
      @afnaanmohamed9765 6 місяців тому +1

      Inta hooyo dhimatay allha unaxariisto inta noolna allha dhawro

    • @shadiyaabdishire5121
      @shadiyaabdishire5121 6 місяців тому

      @@afnaanmohamed9765 HooYo mcn❤️

  • @najmoqueen6935
    @najmoqueen6935 6 місяців тому +76

    maasha allaah farxadeydu waa hooyaday, dhamaan hooyooyinkeena muslimka ah allaha cimri dheer ha siiyo😢 ❤🤲

  • @SharmaSheeko
    @SharmaSheeko 6 місяців тому +100

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeyo hadii aad janalkega boqato ❤🎉Cumeer Fans

  • @user-eb8jt5ln9h
    @user-eb8jt5ln9h 6 місяців тому +23

    Ugu daanbeen wee imaaday hooyo mcn ulahay hakuu xafido King cayda😊😢❤

  • @aarkamudugofficial28
    @aarkamudugofficial28 6 місяців тому +68

    Maamo Suldaano
    Maamo Team27
    Like 👍 Saara 👍 👌
    Hooyo Macaan Soo dhawaaw ❤❤❤

  • @unknownchick31
    @unknownchick31 6 місяців тому +31

    Wlh shacuurteyda wey isbadey ilintana waa ceshan waaye qofki hooyo heesto Jano aduun ayuu heestaa.Hooyadeyna Allaha u naxariisto🙏🏾🙏🏾🙏🏾

  • @idilboulalehidilboulaleh3136
    @idilboulalehidilboulaleh3136 6 місяців тому +12

    So emotional , allaha ku dayoo mama macaan wll caydaa ❤️Mashaalah tabarakallah for your family and friends 👍April 2023 it was like your day when I welcomed my 3 kids after 6 years in United States of america 😒😒

  • @yasminali7953
    @yasminali7953 6 місяців тому +67

    King ceyda congratulations m.a ❤🥰

  • @user-ch9op2nq4e
    @user-ch9op2nq4e 6 місяців тому +51

    Waan laa farxsanhy caeydo iney hooydi utiine mnzha allh mabruuk wll lkn wll xanuunka hooyo Lanta waan daremay heesta hooyadan wlhi wll qalbiga ayey itaabtey 2015 Ayaan wayey hooydey 😢xanuun badan 😢alle mamo haku naxriisto adii iyo Aabo allow janadii gee ameeeen ameeen

    • @samatardiriye1226
      @samatardiriye1226 6 місяців тому +2

      Allh Qalbiga ku qabojiyo😢

    • @BashirAbdi-
      @BashirAbdi- 6 місяців тому +1

      Qalbiga alaha kuu qaboojiyo hooyana alaha unaxariisto 😢🤲

    • @user-er6ur7vf9l
      @user-er6ur7vf9l 6 місяців тому

      Inta hooyo haysto ale haudaayo intay kadhibatey sidayda illhy hoyinkeen jano yinkiisa hainagu kulmiyo😭😭

    • @kaltuunibraahim9781
      @kaltuunibraahim9781 6 місяців тому

      ilahy ha unxariisto wllo😢

    • @alaskacade2326
      @alaskacade2326 6 місяців тому

      Wllhi isku mid nahay ilahey janada fardow haka waraabiyo 😢😢😢 asna ilahey cimri dheer iyo cfmd allah u siyadiyo hooyadiis iyo hooyoyinka soomaaliyeed🤲🤲

  • @JOKERGRAPHIC.
    @JOKERGRAPHIC. 6 місяців тому +22

    I cried 😢 when I watched this video 😢
    We all love you mamy ❤
    Masha allah congratulation ceyda 🎉

  • @ismahaancumar6159
    @ismahaancumar6159 6 місяців тому +8

    M.a farxad waarta kuu rajeyna wllkey mcn ceydaruus allah ha.inoo xafido mamo yin keena oo idil inta dhimatyna allah ha una xariisto aamiin yarbi insha allah abowe farxadiina waa farxad deyda❤

  • @umuudaadir7034
    @umuudaadir7034 6 місяців тому +12

    Wllhi cawa waan ooyay
    Congratulations king cayda❤ 🤴
    Allah hakuu deesto hooyadaada mcn❤

  • @AminaAli-cr5jk
    @AminaAli-cr5jk 6 місяців тому +7

    Wllhi ilinta waa ceshan waayay markaa farxada ceyda arkay congratulations ceyda alle hooyooyinkeen haynoo xiftiyo❤❤🎉😊😊😊

  • @user-ef8sw4mv1x
    @user-ef8sw4mv1x 6 місяців тому +31

    Congratulations ceyda m.a we all love you mummy💖💖

  • @zuhraaahmad5124
    @zuhraaahmad5124 6 місяців тому +6

    Maashallah Hamblyo wll ceyda allaha kuuu daayo hooyada hana kuu xifdiyo ❤❤ wlhi emotional weeeye videoga ilaahy hanoo daayo hooyoyinken intii dhimatay allaha u naxariisto 😢❤

  • @FowsiyoQalanjo
    @FowsiyoQalanjo 6 місяців тому +5

    Masha Allah Alle ma tuso hooyo macaan aduun iyo akhiraba alaha noo daayo hooyo macaan wlhi WA oyy marka maqlay heesta hooyo mel walba ay jogto hooyo macaan alaha Ku dhawro cimri dheer iyo cibaado suuban ayaa u rajeynayaa hooyo walba inta hooyo an dunida u jogin alaha u naxariisto amiin yaa rabii ❤❤❤❤❤

  • @JamilaMohamed-ch6rh
    @JamilaMohamed-ch6rh 6 місяців тому +48

    Congratulation King Ceyda So lucky ❤🎉

  • @anasluckyboy9465
    @anasluckyboy9465 6 місяців тому +17

    Wlhi wan oyaya 😢😢
    Hooyoo waa Hooyoo Mel walbo ey jogto 😢😢😢❤ Hoyoo Mcn wankujeclahay ❤❤

  • @king_amiid
    @king_amiid 6 місяців тому +22

    KING CAYDA CAWA WAAD FARAXSANTAHY M.A ILAHAY HA
    KU DAAYO HOYADA ❤

  • @user-yt6dv4se9n
    @user-yt6dv4se9n 6 місяців тому +4

    M.a inta hooyinkooda unool illahay cimri dheeer Ha siiyo inta ay gayriyootay Allah Ha u naxriisto 😢❤

  • @qadarcanshuur7971
    @qadarcanshuur7971 6 місяців тому +1

    Cayda mabruuk maalin farxad wallaahi oohintaa iga dhamaatay ohooyo ayaan soo xasuustay hooyo allaha kuu daayo aamiin

  • @BileCali13-tu8jp
    @BileCali13-tu8jp 6 місяців тому +14

    Masha Allah 🎉keep going Pro 👏 king cayda 🎉🎉

  • @haliimoxuseen5570
    @haliimoxuseen5570 6 місяців тому +24

    Ilinta waa ceshan waayay heesta hooyo marka maqlay 😢ilaahow hooyooyinkeen cimri dheer sii cayda hooyadiisna waxaan leenahay welcome hooyo🎉❤inta hooyadood ka dhimatayna ilaahay ha unaxariisto😮❤

  • @user-ii8cr9ji6n
    @user-ii8cr9ji6n 6 місяців тому +38

    Hooyo waa lamahelaan ❤❤❤❤❤ ilaahayow janada iigee Aaiin ❤❤❤❤❤❤❤

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 6 місяців тому +70

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️☝️

  • @Abdulaziz_12i
    @Abdulaziz_12i 6 місяців тому +164

    I cried when I watched this video it reminded me about my mom who passed away one year ago and my dad I don’t have anything in this world but I know they are in a better place alx

  • @craxmaanmaxamed8922
    @craxmaanmaxamed8922 6 місяців тому +5

    Ceyda walaahi waan kula ooyay walaahi calooshaa I hurray masha Allah ilahey anoo xafido hooyo suldaano allow ciibrigeeda udheerey ceeydana walaahi waan la ooyay walaahi😢😢😢😢😢😢😢😢❤❤❤❤😭😭😭😭

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 6 місяців тому +30

    Xasuusta Alle Waa Muhiim Mar Walba ❤

  • @kadra9957
    @kadra9957 6 місяців тому +4

    Masha Allah Masha Allah ❤❤❤
    Beautiful welcoming ☺️
    Keep going the best team 27 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @raxmo687
    @raxmo687 6 місяців тому +11

    Hooyo so dhawow m.a ❤ceyda farxada wan kula qeb sanena 🥰🥺 allaha idin xifdiyo team 27

  • @deeqodagan7932
    @deeqodagan7932 6 місяців тому +22

    Wlhi waan ilmeyey allh no daayo hooyoyinkena ❤❤❤janatul dunya ❤🎉

  • @Ayuush5
    @Ayuush5 6 місяців тому +4

    M.a wxaa moodaa inay hooyady thy saa ula farxay m.a guulayso wlle cimri dheer io caafimaad hooyo io adigaba m.a❤❤❤

  • @ayanosman8452
    @ayanosman8452 6 місяців тому

    M.a welcome hoyoo suldana cumeir big fan❤❤❤❤ tnxs we were eargly waiting

  • @user-xx6dy9zh1p
    @user-xx6dy9zh1p 6 місяців тому +1

    Ceeyde sxb aan taageero iyo sxb cumeyr guul wacan ❤❤❤❤

  • @fatimaadammusa8173
    @fatimaadammusa8173 6 місяців тому +3

    Walahi vedio emotional ah weeye dhowr mar baan ku ceshtay shucuurtayduna wey is bedeshay ilma iga socotay waan kula daremaya farxada caydow illahow hoyoyinkeen dhowr inti dhimatayna u naxariiso❤❤❤

  • @aishaabdi4687
    @aishaabdi4687 6 місяців тому +3

    Masha allah tabaraka laah king cayda iyo hoyadis ilahey ha isku barakeyo, hoyadey mcn waa u xiisay wllhi ilahow ii deeyso oo.cimri dheer iyo cafimaad buuxa ii sii yaa rabi ilahow nbd nagu kulmi iyo anagoo cafimaad qabno hayadey waa hadiyad qaaliya ilahow rabiyooow ii deeyso oo ii xifdi hoyadey mcn nadiifo shiiq Ali 31/1/2021 aa iigu danbeysay mommy I miss you so much ❤😢

  • @user-sc7pu9ro4o
    @user-sc7pu9ro4o 6 місяців тому +1

    Hooyo macaan waxaa kaa soo salamaayaaa mogdisho,alle ha ku xafido hoooyo

  • @user-cb4hh1gp3m
    @user-cb4hh1gp3m 6 місяців тому +2

    M.a King 🤴 cadey waa bari allow nodaa hooyo cimir dher iyo cibdo sobab mam team 27 alll thnkzs saa walking farxd ula qebsten wxaas wlla lag dhahaa

  • @ahmedabdiali1296
    @ahmedabdiali1296 6 місяців тому +17

    Kusaliya Nabigena maxamed (scw❤)😢🫵☝️

  • @Somaligamer2
    @Somaligamer2 6 місяців тому +15

    Ceyda masha allah hooyadaa u timid waan ku faraxsanahay ana waxaan rajaynayaa in hooyaday u tagi doono insha allah aamiin yaa rabi❤❤❤🎉🎉

  • @umalamir
    @umalamir 6 місяців тому +2

    Masha Allah caydo Alleh hakudayo anagana Alaha nodayo hooyo macn❤
    Allaha unaxariisto hooyoyinKa abadkoda la tagy😢

  • @Oubah-hm7nk
    @Oubah-hm7nk 6 місяців тому

    Masha Allah hanbalyo hanbalyo kun jeer farax malintada guushadu waa guushayda geesi qaran wllky hooyo macan ifka nolol ku deeqdi niyad sami ku nolow ❤❤❤ilove you

  • @user-im5jc3uc6p
    @user-im5jc3uc6p 6 місяців тому +4

    wallhi waan Ooyay dareen hooyanimo iqaaday ilaahow hooyooyin keen Noo dhow inta Ay kadhinteena Unaxariiso🥲

  • @deqaabd
    @deqaabd 6 місяців тому +12

    Masha alah ceyda cawa waiga nasib badantahay alaha ikaso aniga inaan anago nabad qabno aan kulano ❤

  • @user-wt3yk2qh5m
    @user-wt3yk2qh5m 6 місяців тому

    Mash alla tobarakah hooyo mcn welcome back 🎉🎉🎉🎉🎉

  • @ahmeddhubad8442
    @ahmeddhubad8442 6 місяців тому

    King cayda sxb waan ine taberna adiga iyo team 27 waa barkaygii ugu horaysay comment aan so qorayo wlhi 😢😢😢 ooyay sxb waad ducaysantahay mashaa allah hooyaday ayaan soo xasustay ilaahay hanoo xafido hooyoyinkeen dhamantood❤❤❤❤❤

  • @user-deeqo
    @user-deeqo 6 місяців тому +15

    ماشاءالله تبارك ربي يحفظك ويسعدك ❤❤❤❤

  • @user-oz6uu2oj8c
    @user-oz6uu2oj8c 6 місяців тому +7

    Congratulations king cayda 🎉🎉❤😊waaw Hooyo 😊😊

  • @wardamohamedhusen9278
    @wardamohamedhusen9278 6 місяців тому

    Ceyda waa naxariistii o qof Allah ku dayo hooyo mcn..❤❤❤🥰

  • @ayanibrahim0162
    @ayanibrahim0162 6 місяців тому +2

    Wlhi aniko inta ka fersanayo Yan darenkeyga ceshan waye oo oye dadka lajogo kwrn love you hoyoo yasha somaliyed ❤️👸🥺😭

  • @quenazuu6580
    @quenazuu6580 6 місяців тому +37

    Emotional vedio 😭😭inta ila midka oo hooyo dunida ku faarijisey alla yarxamah yaa umiil xanun🤲😭😭

  • @user-bb8xo1mz7x
    @user-bb8xo1mz7x 6 місяців тому +12

    Inteena u iman farxada laka daremaye wllhi😢❤ilahey haku dhowro hoyo❤

  • @dagancabdi1620
    @dagancabdi1620 6 місяців тому +1

    M.a faraxada waaa qayb noloshada kamid ah illlahy hoooyoyinkeen hanoo daaayo❤❤

  • @anisoalixaaji5286
    @anisoalixaaji5286 6 місяців тому +2

    Ceyda video yaashada San udawan doona hooyo hadan maqlo ohin maiga istagayso😭😭😭😭 moom alaha haku naxriisto

  • @safiyoabdulqaadir5964
    @safiyoabdulqaadir5964 6 місяців тому +3

    King ceyda qof nasiibleh baathy Ani xitaa wllhi dareenkeyga wakacay hooyo hooyalee waye😢❤❤❤

  • @NasracarabXasan-jb5gu
    @NasracarabXasan-jb5gu 6 місяців тому +5

    inta il farxsn in ay cayd iyo hooydii is arkaan i soo raaac😢

  • @shadiyaabdishire5121
    @shadiyaabdishire5121 6 місяців тому +2

    Wllhi niyad baan u farxay ilahay ha ku daayo HooYo cimri Dheer io cafimaad ❤❤❤❤❤🎉😊

  • @caaliyacismaan5805
    @caaliyacismaan5805 6 місяців тому +1

    M.a hooyo mcn wallhi ilinta wan ceshan waye 😢farxd ceyda wan la daremaya Allah noo xafido waldkeena 🤲

  • @user-vu7zl3ts5v
    @user-vu7zl3ts5v 6 місяців тому +5

    الف الحمد الله علي سلامه نورتي مليس ي ماما

  • @LadanAliIsmail-ju8ne
    @LadanAliIsmail-ju8ne 6 місяців тому +8

    Masha allah ❤inta hooyo mcn allah Ku siiyo cimri dheer ha siiyo wll caydarus ❤🤱💞

  • @Taliso269
    @Taliso269 6 місяців тому +2

    Welcome mamo suldaano❤❤very emotional video 😢😢hooyo 2ad iyo kabadan ba sodhawow🥰🥰🥰

  • @khadraaxmed4578
    @khadraaxmed4578 6 місяців тому +1

    maasha allaah waa ilmeeyey runtii hooyaday mudo dheer ma arkin ilaahay nabad inuu igu tuso ka tuugi cimri dheer alle hasiiyo hooyoyinkeen akhiro jano haku casumo farxada waa dareemi karaa teamka sida sharaftale usoo dhoweeyey ceyda hooyadii sharaf iyo karaamo

  • @samraanAli8122
    @samraanAli8122 6 місяців тому +23

    Ilaahw Yaan Waayin Aniga HooYadai Sababtoo Ah waa HadiYada Kalia Aan Heesto Hooyo mcn Cimriga allah ku BarakeeYo Aad Baan Kuu Jeclahai ❤🥺

    • @najmacaydiid8031
      @najmacaydiid8031 6 місяців тому +1

      Aamin sidoo kale wllhi was hadayada kaliyen haysto😢😢😢😢

  • @ubaxinafunny4133
    @ubaxinafunny4133 6 місяців тому +3

    ilinta waa ceshan waaye heesta hooyo marka maqlay😭😭ilaahow hooyooyinkeen cimri dheer isii inta hooyadooda ka dhimatayna anika kow ahy ilahay ha unaxariisto😢😭😭hooyo welcome

  • @user-kr5ke2xd7o
    @user-kr5ke2xd7o 6 місяців тому +2

    wlhi sidi ano la jogo ayan u ilmeyay😭🥺❤ Allaha ha ku dayo hoyo mcn❤

  • @aaminahussein6876
    @aaminahussein6876 6 місяців тому +13

    I cried when i heard my mother's song😢😢

  • @nimcomohamed2152
    @nimcomohamed2152 6 місяців тому +6

    Masha allh❤️❤️ hooyo mcn keda ayn daremayaa😢 balse hoyadeey ma arag😢 oo anigo yar ayy dhimatay😢😢 Wan kula farax nay masha allh❤ hooyo waa la ma huraan❤️❤️ allow hoyooyinkeyna janada fardowso geey🤲🤲 Amin yarbi🤲❤️❤️

    • @xamdimocalin1026
      @xamdimocalin1026 6 місяців тому +2

      Sorry 😢 abayo allaha unaxariisto hooyo kitaabkeeda midigta Allaha ka siiyo janatul firdowza Allaha idinku kulmiyo adina qalbigaga Allaha ku qaboojiyo 😢

    • @nimcomohamed2152
      @nimcomohamed2152 6 місяців тому

      @@xamdimocalin1026 aamin yaarabi 🤲🤲

    • @AmiiroTahliil-fi7sr
      @AmiiroTahliil-fi7sr 6 місяців тому

      Ilahey ha u naxriisto amba kula mid ban ahay😭😭

  • @AbtigaAbtiga-fr5ss
    @AbtigaAbtiga-fr5ss 6 місяців тому +2

    Masha allah hooyo mcn team27 hooyo ayaa u wada tahay rabi ha ku xafideeee❤

  • @mamacawale2482
    @mamacawale2482 6 місяців тому +1

    13k remaining only so i wish the second we will reach 400k i.a cumeer iam big fan to you

  • @ayanmohamud3401
    @ayanmohamud3401 6 місяців тому +6

    Soodhawow hooyo suldaano 😢😢😢😢😢❤❤❤❤ abaayana soo dhawow baan leeyahay❤❤❤❤

  • @hanimaxamed2713
    @hanimaxamed2713 6 місяців тому +8

    Alla inta ilin kusoo istaagtay😢🎉Hoooyo allha iika xifdiyo😢

  • @King_siciid
    @King_siciid 6 місяців тому +2

    I.a intiina kale waxaan rajaynayaa inay nin wlba maalin tiisa gaarto Ana iisoo duceeya in maalin uun aan is aragno waxa iigu danbaysay 4years😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @fardoussaabdillahiibrahim5252
    @fardoussaabdillahiibrahim5252 6 місяців тому +2

    machallah King ceyda.Hooyadaa runtii waa qurux ❣️❤️ soo dhawoow hooyo

  • @hawaabdi8027
    @hawaabdi8027 6 місяців тому +4

    Masha allah waaba maama reer magaal ah wiilashi hab bay dhinac kala marty❤

  • @gaviyare
    @gaviyare 6 місяців тому +5

    Machallah hooyo welcome to Malaysia ❤😂

  • @user-oe5or6pp1i
    @user-oe5or6pp1i 6 місяців тому +2

    Hooyo man🫶🏼😭😭ilaahey hakuu barakeeyo ceyda💕😭

  • @suusanali6039
    @suusanali6039 6 місяців тому

    Masha Allah alle haku daayo hooyo mcn ❤

  • @shucaybhassan6252
    @shucaybhassan6252 6 місяців тому +26

    Emotional ❤😢

  • @JOKERGRAPHIC.
    @JOKERGRAPHIC. 6 місяців тому +6

    SHaCaB hadaaNu Nahay darEeN naGu jiRAA 😢😢❤

  • @hanihusseincali3830
    @hanihusseincali3830 6 місяців тому

    Mashallah hooyo mcnt allaha ku xifdiyo

  • @Abshir095-vl4so
    @Abshir095-vl4so 6 місяців тому +1

    Maasha allah hambalyo
    hooyo mcn ❤❤
    Wa farxad io baxariis leh Rabii ha xafido Aaamiin
    Wan kaqaday salantada macan
    Waxa joogo macalimo lawaye ayantan

  • @amuunqalpi1394
    @amuunqalpi1394 6 місяців тому +4

    Gacmaha allaha idiin barakeyo hadaa bejkeyga boqataan ❤🎉 cumeerko fns

  • @salmamahad1667
    @salmamahad1667 6 місяців тому +3

    Sidee wiilasha dhan laabta uwada gelisay 😢😢 hooyo mcn

  • @xanaandhuxulow
    @xanaandhuxulow 6 місяців тому +1

    Mashallah 🥰 Welcome Mama

  • @saadaamcabdi3157
    @saadaamcabdi3157 6 місяців тому

    MaashaAllah❤❤❤❤❤hooyo mcn Allaha noo daayo

  • @shukriabdi8870
    @shukriabdi8870 6 місяців тому +3

    Oooh wow Hooyo mcn m.Allah cedya hanbalyo 🎉❤

  • @Madridista686
    @Madridista686 6 місяців тому +4

    Gacmaha ilahey hakubarakeeyo hadii aad janalkeyga ii booqato 😥😥😥🙏

  • @hipohaji
    @hipohaji 6 місяців тому +1

    Wa Waaaw hoyo suldaano hooyo qalbi fiiican wlh 😢❤❤❤❤❤

  • @aaminaaadanmaxamuud3682
    @aaminaaadanmaxamuud3682 6 місяців тому

    Masha allah tabarakkallh hooyo alleh ha ku caafiyo

  • @HafsoWambar-xj6fo
    @HafsoWambar-xj6fo 6 місяців тому +7

    Ceyda aniga waa la ooyey daacadii ilaahayow hooyadeyda ii xafid❤❤

  • @Sucaad38
    @Sucaad38 6 місяців тому +3

    Cumeer iyo asad isku views waaye maanta🎉😂😂

  • @user-bl3ob5nv4o
    @user-bl3ob5nv4o 6 місяців тому

    Masha Allah hooyo mcn Allah ha ku xifidiyo insha Allah hooyo ❤❤❤❤❤❤

  • @Mohammuud
    @Mohammuud 6 місяців тому +1

    M.a ceyda farxad ka maqneed buu helay ilahy hau siyaayido 🥺😭❤️

  • @Mohammuud
    @Mohammuud 6 місяців тому +3

    Cumeer hoyadiis muula jooga isheega pls 🥰

  • @Jessyyy107
    @Jessyyy107 6 місяців тому +5

    Emotional Vidio😢❤.masha alah ceyda congratulations 🎊 💋💋💋💋💋💋😭😭😭😭

  • @fatumofatumo-oc4lc
    @fatumofatumo-oc4lc 6 місяців тому +1

    Masha Allah 🥰 Hooyo.mcn❤️

  • @MaxamadCabduqaadir-ou5rh
    @MaxamadCabduqaadir-ou5rh 6 місяців тому +2

    Mashallah hooyo macan allaha noo wada dhaafo ❤❤❤❤❤😢❤❤❤❤

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 6 місяців тому +3

    Wllhi been ma sheegayee maamada iyo Asad markay bah isa siiyeen waan ooyay qoraalkana iyadoo ilin iga socota ayan soo qorayaa 😪😪